BOON XIRSI INBADAN JABUUTI AYUU MAJAAJILEYSTE KA AHAA OON DAAWANI JIRNAY. ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@khalidmukhtar42548 жыл бұрын
Alle haw naxariisto boon xirsi shalay ayuu hargeysa ku geeriyooday taariikhduna ay ku beegnayd 17-12-2016 maalin sabti ahTacsi ayaan udirayaa anoo suldaan khaalid kalle ah
@noorcali16948 жыл бұрын
Alla qaabriga ha uu Nuuriyo Amin Amin
@mohamedyusuf-cm5co4 жыл бұрын
Allow kuu naxriiso boon iyo intii dhimtayba
@mahadhussein41574 жыл бұрын
Lacag badanaa odaygu wuuba taajiray kkkkkkkk
@abdiazizIbrahim-kc3in5 жыл бұрын
Allow u naxariiso Marxuunka
@MohamedAbdisalam-f9v6 ай бұрын
Lacagtu dhibkaa Waa leedahay ilaa qof Ilaahay u naxariisto mooyee intee garanayaa dad aan waxba haysan oo maanta Ilaahay wax siiyey oo cararay oo phone ka bedelay ama xidhay ama aan qaban imminka haddii hal qof shan milyan helo markaasaa.baqdin u bilaabamaysaa wuxuu shaydaanku ugu sheekaynayaa dadkoo dhan baa wax ku weydiisanaya markaa shanta milyan way kaa dhamaynayaane meelahaas u carar markaa Ilaahay ha ina asturo
@cumargalaydh66116 жыл бұрын
Alle haw naxariisto boon xirsi legend wayn bu ahaa
wanu uu darsaney bon xirsi hadanu nahay reer jabuuti kkkkkkkkkkkkk
@apdirahmaanhandule15883 ай бұрын
Maalin dagaal hhhhhh
@ciyaalgooladahorex36327 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkmmmmmmmkkkkkkkkkkkkmmkkmmmmmkmkkmkkkkkkkkkkkk the one only legend boon waa la,raftay 💗💞💞💞🙋🙋🙋🙋 reeer magaalnimada anaa,yaabey alaya,raxme