mashallah noolaad hore u socda adna ilahay hakaa abaal mariyo🤲🤲🤲💗💗
@amalidiris96412 жыл бұрын
Somalidu wa gob lamahayo qomiyada kale u sidan isu cawiya ilahay waxan ka baraya dhulkeno barwaqa iyo dadkeno mida iyo inago dinta islama ku sugan amin
@saidelmi75502 жыл бұрын
Arzaaqda ilaahay baa bixiya,, Ilaahay u tawakala,,ogoow na aduunyadu waa imtixaan,, marna faqri ,marna xoolo,,adiga waxa lagaa doonaya,, sabar iyo shukri Hana ka quusan nolosha,,, Muftaxa faraxdo waa salaada Ee ilaali arzaqdana ilaahay baa ku ilaalin ,
@ygyounggangsterabdihamiid7982 жыл бұрын
Wlhi aad ayan ugu farxay Suxufi cishqi allah ku daayo zxp in bdn