Boqor Buurmadow Oo Dhulka Jiiday Garaad Jaamac + Ciidamada Somaliland Ee Laascaanood Lagu Hayo

  Рет қаралды 48,710

Amiir Pro

Amiir Pro

4 күн бұрын

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribers | Share | Comments | Like

Пікірлер: 284
@simdachi
@simdachi 2 күн бұрын
This time Boqor I salute you for this historical lecture. Many thanks for enlightening our people. For this the govt should welcome you
@guledxarrago419
@guledxarrago419 2 күн бұрын
boqor adoo waxaasoo taariikha haya oo garaad gala dagaalka sirtiisa haya ayuunbaad meelo soke ku meermeeraysay boqor naga qabo waxan bilaa taariikhda ah ee gala dagaalka kow ku ah
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 2 күн бұрын
Wuxuu sheegaaayo oo dhan waa been waa uun u jawaab garaadka
@NimcoFf
@NimcoFf 2 күн бұрын
​@@farhiyadahir3725taariikhda aad leedahay waatee ma inaad ku faanto sayidki oo yidhi adba cali baad leedahee carar mxaa dhama
@Abdirahmanseadjaamac
@Abdirahmanseadjaamac 7 сағат бұрын
Taariikhda boqor buurmadaw waa inuu koofilkii ingiriis tuurta ku qaadijiray shiikh ilaa berbera taariikhda garaad jaamac waa inuu surka kajaray koofilkii uu buurmadaw tuurta ku qaadijiray walibana taleex lakeenay madaxii koofilkii u xambaarijiray buurmadaw taariikh la isku magaadho ciyaal Abaarsoy soo baro taariikhda marka hore
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 күн бұрын
Allah ha ku barakeeyo si wanagsan baad u dhigtay tariikhda u gu sheegtay
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 2 күн бұрын
Mnsha allah adeer allah yabarik nin sikhraansan oo garaad sheegta oo munaafaq ah ayaa iska ciya sida eeyga oo marba cid ka shega wxn sal iyo raadba lahayn
@awiladen7814
@awiladen7814 Күн бұрын
🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-Axmed
@user-Axmed 2 күн бұрын
Bor hadu jiro wa Boqor Cismaan aleylehe bulacaad bad kaga dhigtay nin aan taarikh hayn ba ba,ay
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 2 күн бұрын
2024 ayaa lagu jiraa technology ayaa aduunku isticmaalayaa kuwaan qabiil iyo qurun ayey dhalinta dhexdhigayaan..
@hibaabdi7647
@hibaabdi7647 2 күн бұрын
Ma marku runta sheegay ayay qabiil iyo qurun noqotay
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 2 күн бұрын
Kkkk runta mar kaad maqashin aya qabyal iyo qabiil kuu meraysata
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 2 күн бұрын
marka la idiin sheego runta ayay qabyaloodowdaa miyaa ciilanay😂😂😂
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Күн бұрын
@@khadarhassan6019boqor buurmadow awoowgiis waxaa la yiraah saalax waxaana lagu wasay garadag taariikhdaas aabahaa weydii qabiilna kaas baad ka tahay.kkkk
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 Күн бұрын
@@MohamedAli-nm8oe anigu maba ahi h.jecodaad imoodee lkn garadag adiga laftarkaagan baa hadaada aynu joogno laguugu? wasayay🖕
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 2 күн бұрын
Fariid boqor buur madaw geesi geesi qaran buufi garaadlaawe waa bilaaa taariikh wreeryi geesi qaran buurmadaw
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 күн бұрын
Guul soomalilnd 💚🤍❤️ buurmadow Hada ayuu la amaani Kara
@abdirahmanjama1322
@abdirahmanjama1322 Күн бұрын
Boqor buur madaw geesi geesi dhalay nin rageed isaaq ka dhashay horu soco boqor❤
@randomin8390
@randomin8390 2 күн бұрын
maasha allaah guuul somaliland ❤❤❤❤
@abdirahmanabdilaahi6563
@abdirahmanabdilaahi6563 2 күн бұрын
Waa in boqorka laga qora taariikhda la qariyay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Waa taariikh yahan lkn siduu ufiicanyahay ayuu inagusoo fakanayaa
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 2 күн бұрын
Taariikhda beenta ah ee Draawiisha waxa sameeyey faqash iyo kacaankii
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 2 күн бұрын
Boqor arsinal abtina kuma aha garaadke ha ceebayn dhilaaku dhashaye waana cadaynayaa 😢garaad jaamacoow please ninkan hadu dhulka ssc yimaado walaahi taariikh aan waligeed dhacin baan ku samaynayaa afka ayaan kaga kaadinayaa😊😊😊madilayo asaba is dilaya hj reer bicid yahan u daaya adinku waadka xoshoonaysan anaa luuqadisa fahmayee😊😊😊
@abshirismail1055
@abshirismail1055 2 күн бұрын
Kķkkkn goordhow waxaa soo socota in boqorku yiraado sayidku habar hecluu ahaaa
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 күн бұрын
Boqor buur Madoobe caawo qac buu kayeersiiyay garaad jamac Garaad Cali bas boqor.
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 2 күн бұрын
Kan boqor waxba kama oga doqon Burmadow muuse juudaan Baa ku cayrsaday ee muuse iska celi 😂😂😂😂😂 darawiish dhulbahantaa keenay darawiish War abti kuma aha habar garacad ah baa ku dhashaye war isaaq Tariikh maleh iska amus ilma qawma luudh ilma Abaarso war iska amus doqon baa tahay oday yahay belaayaa Abti ku noqotee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 War laascanood iska ilow😂😂😂😂idoor Tariikh maleh tariikh dooda waa ilma qawma luudh ilmo Abaarso weeye tariikh dooda😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Shortfilims3968
@Shortfilims3968 2 күн бұрын
​@@farhiamursal7256... Dee hadad tidhi isaaq tariikh ma leh somalida kle dee cida tarikh kle ada shegi qoladan damerka calnka ka dhigatayna 2024 bey hawlo kle radinayan 😂😂😂
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 күн бұрын
​@@farhiamursal7256qalbada ku jabaan niinku ciilaad caayaysaa wuu ju ciilay isaaq
@abdirahmanadenweli4909
@abdirahmanadenweli4909 2 күн бұрын
Argagixisaad tihiin saa adaa sheegtay inaad taageertid oo inaadeerkaa baa haysta
@marwoali6189
@marwoali6189 2 күн бұрын
MA IN RAGAAGII LA XASUUQAY BAAD HANBALYAYNAYSAA TAASI WAA KAA DUUFTAY.
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 2 күн бұрын
wuu kala shaqeyay wixii dhacay qayrkii ayaa ku shaqaystay
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 2 күн бұрын
Sidee ayuu boqor ku yahay dal iyo dadba malahane dibad joogga
@fartuunisse1045
@fartuunisse1045 2 күн бұрын
Subxaanalaah war ninku beenbadanaa,sidee masuul u noqday .
@abdulkasem1398
@abdulkasem1398 2 күн бұрын
Buurmadaw si wacan ayuu u hadlay. Abti abti ayaase hadalkiisa ku badan. Maanta abtinimo ma joogta, waxaa la diidanyahay jirtinaanka Somaliland.
@YFC-lo9nj
@YFC-lo9nj Күн бұрын
2000 ee wiil. Dhulbahante ma Isaaq baa jabiyay mise British Empire oo aduunka nus haysatay.
@KawsarMohammed-rb9jn
@KawsarMohammed-rb9jn 2 күн бұрын
Taariikh alle haydin siiyo idoorow taariikhda dhulbahante miyad ku qabsaten waxan waa wax qoran cid ad ben ushegi kartan majirto from hawiye😂
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 күн бұрын
Waa run waa wax qoran sayid muxamed inuu wadaad lsba go sita oo aan dagaal aqoon way qoran tahay inuu cabdi darwiish berbera ka soo kexeeyey oo uu beer keenay oo uu cabdi darwiish ciidanka darwiish halkaa ku aasaasay way qoran tahay markuu seyidku yidhi caro dhulbahantaan degayaa waxaa lagu yidhi waa oomane nimanka ingiriisku lacagta dul dhigayna 7 ahaayeen oo 6 baa isaaq ahaa seyidkuun baa daarood kaga jirey oo aan isna abaanduule ahayn ee wadaad ahaa qaadiriya ah
@TripleA0825
@TripleA0825 2 күн бұрын
Munaafaqoow 26 kii june waxa la ogolaaday in ay Somalia la midobaan oo xorriyadda la qaateen 1 july hal dawlad baana sidaa lagu dhisay Daraawiish na ciddii ahayd ee diyaaradaha kagu duqeeyay waa la yaqaanaa iddoor na waa kuwii tunka ku siday Ingriiska ilaa haddana ku sita Oromo iyo amxaaro
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 күн бұрын
😂😂😂 alla run badanidaa walal
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 күн бұрын
Ingiriisku wuu diidanaa inay ku biiraan koonfur wuxuuna kula taliyey inay ku biirin makay ka diideena wuxuu kula taliyey inay bal intaanay ku biirin ay marka hore komonweltiga galaan taana way ka diideen dadkii dayuuradaha lagu duqeeyey ragii ingiriisku ugu tegey taleex ee dagaalamay ilaa ay dhinteen isaaq bay ahaayeen meesha seyidku uu cararay ilaa iimeey
@zainababdi-salam3015
@zainababdi-salam3015 2 күн бұрын
Buurmadaw wajigisa xanuun ba Ka muuqda iyo gargariir, salaamad.
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 күн бұрын
Muse Bixi wa wadaniga dhabta ah ee adigu 30 000 ki ee Muse ka goyayausd dibjir uu noqotay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Dibjir inuu noqdo anagoo reerkuu kadhashay ah ayaa kashaqaynay anagoo diidayna macaaradada dawlada 2000k oo halaadbuu leeyahay oo nugaal ilaa sanaag daaqa hadii reerkiisu dhexda uxidho cid qaban kartaa majirto lkn anagu waanu necebnahay wixii magacayaga kucaaya madaxda
@user-Axmed
@user-Axmed 2 күн бұрын
Aar boqorka kaxishood need bad tahaye
@saynabSr
@saynabSr 2 күн бұрын
​@@FaadumoMaxmuud-qu9khlaba kun oo halaad miyay badanyihiin? Waxaan u malaynayaa qof ka laba kun oo halaad ku faanayaa waa qof aan geelaba waxba ka aqoon ama been ayuu sheegayaa
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 күн бұрын
Nin dhaba ha noqdo Been Madow oo dadka Somaliland Cadowga ha ka difaaco ama Googaradaa uu Xidhay ee Hunta Gudaa ha Xidhnaado. Maanta waabu dhaamaa
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 күн бұрын
Naya balaya Abti guu naqato Naya sawtiy ingiriis qabaya Awoweyasha yo Abee yasha goramu idoro darawisha Aha
@Umo580
@Umo580 2 күн бұрын
BURMADW WELIGIIN BA BASAASIN BAD HAYEDEN SUBXAANLAA
@yaakcon
@yaakcon Күн бұрын
Inta uu Ina Maxamed Abdila Xasan uu gabyey Isaaq buu ku caayayey oo gaalnimadooda ka yaabay.
@G.M820
@G.M820 2 күн бұрын
Soyaalka Darawisheed waxa la bedellay xiligii uu talladda yahay Siyaad Barre oo Darood ka dhigtay mid ay ku fanaan intay intii xumayd ee ay ku lahaayeyn Isaaq ku sheegen ayey qateen soyaalkii wanagsanaa ee uu Isaaq suntaday balse dadku maaha kuwa maanta dhashaye waa soo jireen soyaal ruug ah Buurmadawna waa ka run sheegay soyaalka Darawisheed waan ku mahadsan yahay.
@YFC-lo9nj
@YFC-lo9nj Күн бұрын
Dee boqor, xoriyadii ay Soomaaliya qaadatay huu xusayay Garaadku. Waa sidee boqor miyaad is yeelyeelaysaa?
@user-qr8xl8kg7r
@user-qr8xl8kg7r 2 күн бұрын
Buur madow waa jaajuus aan macna lahayn wuxuu ilaa wakhti dheer ka daba nacnacleeyahay rag aanu kabahooda la qiima ahayn inkastoo uu reerka uu kasoo jeedo oo dhami ay noqdeen qoom la duleeyey ilaahay ha idiin siyaadiyo duliga aakhiro iyo aduunba
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Shiikh bashiir aabihiibuu ilaaway boqorku oo xaaji xasan ahaa oo daraawiishbuu ugu sareeyay
@YFC-lo9nj
@YFC-lo9nj Күн бұрын
Garaad Jaamac wali waa Garaad kii Dhulbahante. 7da milyana Dhulbahantaa siiyay.. Muuse aftaag yaa siiyay lacagta
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 Күн бұрын
WAAYAAB WAXAAN MAQLIJIREY DAMEERKA FARDO LADAAQAA KAMD BUU ISMOODAA. BAASTAR MADOOW. MIYAA MAANTA 😮😏🤐🤐🤐🤐 AFNOOLIBA WAA ISKA BADHAACIYAA 🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 күн бұрын
Balaayo ku abtisataye waxani wax la soo dhawaysto maahee naga daa gaajaa iyo qabiil baa qalbiga madoobeeyaye
@najahboorash5378
@najahboorash5378 22 сағат бұрын
Taariikhda dhabta ah daraawiidh anagaa leh faatabakh bey reer xamar kuyidhaahdaan dhulbahante
@aminaawil8037
@aminaawil8037 2 күн бұрын
War garaad Jamac kuu soo jawaabi maayo aa ha ku daalin dhulbahatay kala gurkiisa waa la guu dhaamaa aa orod Muuse waxa u shag oo Isaaq land u r te aliya guul soomaali wayan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙❤️❤️garaad Jamac waa geesi soomaaliyada wuxuu dadka tusay awood yartiin oho nacabka aad soomaali u qabtaan Gaeaaf guulatso ❤❤❤
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 2 күн бұрын
Muxuu ku jawaabi odayga beenta iyo xumaanta ku caan baxay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Ma jawaabi karaa horta
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 2 күн бұрын
WAA RUNTII BOQORKA ISAAQU IYAGAA DHISA OO DUMIYA ARIMAHA SOOMAALIDA WAA LABKA SOOMAALIDA
@mymmym8283
@mymmym8283 2 күн бұрын
MUUSE RAGAAS NUCLEAR KA AH AYUU ILAASHAN WAAYEY, ALLA MUUSE JILICSANAA. MUUSOW AF IYO ADIN HADAANAD MIDNA WAX ISKAGA CELINAYN PLS RAGA KU DIFAACI LAHAA ILAASHO
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 күн бұрын
Tarikh 25 august na adiga iyo kuwa kula midka ah aya ka dambeyay
@MohaamedAli-py2lx
@MohaamedAli-py2lx 2 күн бұрын
Aad iyo aad iyagaa na hoosaasiyey oo cadowgavsoobraacay
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Yes buur madaw waa jifadayda waana raga huwanta lasocda isaga iyo odayga xiiran teeda kale afkan boqorka ee ah dhulbahante ha go,aan waa afkii wadani hadaad isaga maqashay wadanina maqashay
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 2 күн бұрын
Jin boqorow yaad kadhaxashey kursigan baas.😂😂
@asheekh15
@asheekh15 2 күн бұрын
Taariikhda darawiished ninkii aanu is diley baaqoray iidoorna meelkagama jiro meelaad cidhiihdyato 2024 kamabanaana Mr jokoraa kulaylka cayda iyo beentana waxaakaakenay waaruntaa kugubtey oo ninkuyaqanaa kuhelay Sayidka ayeydiis baa anaga ahayd Mr iidoor inuusan waxba islahayn waxad kugarata markay arintukuxumato ayay islaan dabadeeda ku ordaan oo yidhadan hebel reer ayeeyaan unahay alaakariim Maana arladaqaybiyoo qoobad idinsiiyey qolqolkiina maanaaku xidhay qaalinka cadhoobey nintaariikhdisu tahay ruufyaan nimo taariikhwacana doonaya adeer baldocuun isugubaydh ruufyaan nimo iyo darwiishnimo inookala leexi xoolaha layskuwaa adaa afkaga kaleh ingirisbanu soowadanay oo dalka kuburburiney hadana axmaaranu soowadanay oo dalka kuburburiney darwiishna waan ahay meeqa afbaakuguyaala Magacagu hada lagabilaabo waa BEEN MADOOW Hadayay
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 2 күн бұрын
Boqorku woxoogaa campaign ah ayuu noo dhax raaciyey. Laakiin sidiisuba Nin xun maha
@awiladen7814
@awiladen7814 2 күн бұрын
Hhhh war inagumed kani goormuu darawiish sheegtay buur baabad saraydene laangab kani🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 күн бұрын
Tariikhda dhabta si fiican u dhegeyso Beentii idaaja iyo daroodisamkii siyaad baad rumeysateen….
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 2 күн бұрын
Ader .ina bahaal takhida wxa kaah baaro
@awiladen7814
@awiladen7814 2 күн бұрын
@@AbdirahmanMohamed-hm8nd hhhh tarikhda aad sheegayso de afxakame waydii gar.adag iyo ceel.afwayn ninkii xukumay buu.ahaaye xagad jogteen laangabow 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 2 күн бұрын
@@awiladen7814 warya xannun ina dhilo darwish ayu ahy niin issaq
@awiladen7814
@awiladen7814 Күн бұрын
@@halilmamohamed4493 hhhh de kacankii siyad barre na isaaq buu.ahaa hhhh sheegta kacaan kii siyad barrena illeen darawiish iyo siyad barre labaduba way idin xasuuqeene hhhh muslinimo niman igu dhaqayn muuminimo khaasa gaal aad magansataa dhaama maxasta kuu dhawra kii sidas lahaa isaaq buu ahaa ingiris maganta u.haa hhhh goormad darawiish isaaq noqday🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 күн бұрын
darawish raga ku qoran akhriya kuma jiran dhulmahante wa sayidka iyo walalahiis iyo iyo isaaq
@user-fj8vk5og1q
@user-fj8vk5og1q Күн бұрын
Dhulbahante daraawiish askar uun buu ka ahaa inta badanna geela usoo qaada
@ayaanmaxamed8315
@ayaanmaxamed8315 2 күн бұрын
5 somali waa hal qofkii amxaar raba adas abab aadgalnimada.latag❤
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 2 күн бұрын
Habar dabo jilicsan daraawiishna ma ahayn kuwa gaalada tuurta ku sidana ma ahayn ee badankoodu buuraha ayey riyo ku haysteen. Dad dantooda raacda ayey ahaayeen waxay ku amaanan yihiin inaanay gaalo jeclaan jirin.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 күн бұрын
boqokii buur madow wlahay wa is kala baixiyaay maanta wuxu u hiiliyoba mantaa manta runta ayuu taabsiiyaya guuul iyo gobanimo
@saciid_iid
@saciid_iid Күн бұрын
Garaadlaawe cali intuu soo jiray wuu maqlaayey 26june ma maantu dafiray
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 күн бұрын
sheekh bashiir faraah oomar kite fiqi muuse galaal one man geesiyada hj yaa gaadhayaya ina shixiri ibhim gadood xaaji suudi maxmed darwiish ahamed kayse maicheal iyo eleskander ibrahim buqul xajis sudi raga hj tariikhda aduunka qortay bashe iyo kumanan kale geesiyda baxabuusho walee inay ciyaar ahayn
@axmeddhinbiil84
@axmeddhinbiil84 Күн бұрын
Alle how naxariisto sayid maxamed c//lle xasan anigoo ah axmed ismaaciil dhinbiil awoow ayuu ii ahaa aabahey ayuu abti ruma u ahaa waxaana dhaley faadumo cismaan xasan gabayadiisii oo dhan anaa haya dad aan shaqo ku laheyn yaa ku faanaya
@abdihashi9863
@abdihashi9863 2 күн бұрын
Boqor Buurmadow aad Aya uga qayliseen waayo? Waa Nin aad idin yaqaan Taariikhdan uu ka sheekayna idin gubtay war kale Mala hubaa Garaad Jaamac in uu yahay Ina Garaad Cali xan ayaan ka maqlay Dhulbahante
@saciid_iid
@saciid_iid Күн бұрын
Taariikhda aad ka hadleyso dhulbahante I dhahay isku hayaan dhagahana waa qafilan yihiin ee hakudaalin
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf 2 күн бұрын
Caruurtii ina jiciri sowkii layey ingiriiska ayga ah si eeba baridaaba helimaysid ina shiciryoow inamadaadiiye
@Zain341
@Zain341 Күн бұрын
Magac daraawish wax bixiyay sudi buu ahaa kulahaa xarunta taleex may noqoteen .
@khadraosman1724
@khadraosman1724 Күн бұрын
Subxaanallah Allah ha hadeeyo odeygan
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 2 күн бұрын
Comments odaygaan iska Matagorda marka uu rabo garasdka gaari maysid hataa kobtiisa ee cadow u shaqeeye Soomaali kala dile waana ninja Amiirka u ah cadowga Soomaaliyeed si ay Soomaaliland ay u hesho ictiraaf ayuu cadow ugu abuuray dalkeena Soomaaliyeed horta in uu hadlo naba ahan waanu ku baranay weli Hawiyihii aad muqdisho ugu baryo tagtay ee ku soo dhaweeyey waxa ay ku modern mise waxaad noqotay waa mid danbe aysan kuugu qaldami doonin. Garaadka waa ninkii ka xoreeyey kuwa amxaarka daba u dhaqo. Qaraarka ayaa kaa matajinaayo.
@AxmedmaxamuudCumar
@AxmedmaxamuudCumar 2 күн бұрын
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 күн бұрын
sayidka dna diisa maha darood reerkiisa marki la badhay
@Maxameddashir
@Maxameddashir 19 сағат бұрын
Dhigdhig❤ boqor ❤
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q 2 күн бұрын
Yac daraawiish ama darwiish magac somali ay leedahay ma aha ee raali ahow adeerkaana ma bixin taariikhda ha khaldin dib u dhegayso gabayadii sayidka
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 күн бұрын
Buugii laga qoray hala soo ban dhigo afkoodaa juuqda wada gabaya wuxuu idaajaa u sheegay bay ku wada hadaaqayaane afsomali la qoray 72gii waxay ku qoreen oo ay marin habaabiyeen bay run moodaane buugaagtii laga qoray markay taariikhdani dhacaysey ee carab iyo ingiriisba lagu qoray baa loo baahan yahay maant
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od 2 күн бұрын
DARAWIISH MA ADAAN A HEEYNE WAXAAD AHEEYD KUWII XAMBARIJIRY GUMEYSTAHA HADANA WAA ADIIGAA AMXARADA UBARORANAYAA😂😂😂
@rayalefifty3069
@rayalefifty3069 2 күн бұрын
Ninka caytama ee cayda caan ku ah oo hoogayoo ba'ayeey meelwalba lataagan iidoor waxay uyaqaanaan geesi. Bal wuxuu kuhadlayo fiiri, ileen amxaaro iyo gaal jacaylka ilaa awowyaashood ayay kasoo dhaxleen
@abduge1237
@abduge1237 2 күн бұрын
Anaga anaga anaga iyo cuqdad somali waan ka go'ay waayo waa la idilay meel islama galaan.
@saciid_iid
@saciid_iid Күн бұрын
Daarood buka kafaaiideyso ninka iidoor waa runtiis afweyna cashuur kaqaaday oo hada dilay. Afweyne mee
@EAsportsGamer25
@EAsportsGamer25 2 күн бұрын
Weligood dhulbahante tariikh muu yeealan xabadaa darawiishtaa ugashay oo isaaq laga soo xaday Kadaa hafashilinee😂😂😂😂
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 2 күн бұрын
nin kaa aqoon badan aabahana aabihii baa ka wanaag sanaa waa garaad soo jireena adna dhuljiif dilaala oo aan reer koodu taariiq lahayn baa tahey
@Iphone20249
@Iphone20249 2 күн бұрын
Awowgaagii wayasda wax ku qarsanjiray usheeg huwanat buurmadow waninshaqaysta laakiin taariikh buu haya halkeedana dhigay lakiin galadagaalka magaca waxaa uyeelay qabiilkiisa isaaq gaar ahaan habarjeclo magaca dara wiish waxa iska laha isaaq
@user-gh3dr5ip1u
@user-gh3dr5ip1u Күн бұрын
Haddaad run sheegayso sayidka ka hor Maxaa Isaaq looga heli waayey Rag sida Sayidka oo kale Gumeysi uga hor yimaada... BERBERA DIINTA MASIIXIGAA LAGU BARAN JIRTAY..
@marymw-yh1ib
@marymw-yh1ib Күн бұрын
Alaylahe waalagu xanuujiyay taariikhdii daarood xanuunkeedii waakusoo riday inaad hadlaysaad moodaysaa waadna isku xaartee maryaha maydho saa ceebo isaga fujinmayside
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 2 күн бұрын
Buurmadow adigaa basaasay ciidamada ee macid baa ka adkatay shame of you
@mudiali719
@mudiali719 2 күн бұрын
Baharsame oo dhulbanhante ma aha oo harti ah? Dad kala saar keney boqorkii ceeb ceeb abti umada ka xishoow
@mohameda7585
@mohameda7585 Күн бұрын
Historiga quruxda badan wa la iskula daarta
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 2 күн бұрын
Aniga buurmadow abtibaada ii Tahee dhulbahante gaaladu u dubatee inaga daaya hayska ciyaan marna hay dawarsadaan
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 Күн бұрын
Alle haunaxariisto
@aliabdi5708
@aliabdi5708 2 күн бұрын
Gormad reer abtiga runta u jegaysaa ma imiko ad ka so horjeto misee jalay marka ad rac sanayd cidee ayaa lagugu tiriyaa ma tolkaa misee reer abtiga
@aliwaays3501
@aliwaays3501 2 күн бұрын
Caqli madow iyo hunguri madow. Kaasaa dad dagaal geliyey oo lacagna kagz cuney.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Boqor markii hore waad wacnayd lkn beesha hj waad kafogaanaysaa waayo hj makaanu nahay taladayadu suldaan cabdillaahibay ka go,ohdaa qarankana waanu kutaageersanahay inuu talaabo kaqaado huwanta
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 2 күн бұрын
Viva 26 june 1960 jamhuriyada barakaysan ee somaliland. Buurmadaw Waxan ku leehay ninkan Gala dagaalka GARAAD MAAHA EE WAA GARAADLAAWE AABIHII KA BEENSHEEGA WAKHTI WALBA OO INKAAR IYO HABAAR WAALID QABA
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 2 күн бұрын
Masha allah warkaagu waa xadiis maanta
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 күн бұрын
Haa lkn siduu ufiicanyahay uunbuu taladii suldaan cabdilaahi maroorsanayaa hj suldaanbay uga dambaysaa talada
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 күн бұрын
darwiish waxa kenay xaji suudi iyo maxamed darwiish wayna qoran tahay ragii isaaqaa aha darwiish waxaa kenay darwiish ninka kenay sSomalida dhulkeeda waaa xaji suudi shabeele siday qoreen galada darwiish ma ahayn sayidka eee xaji sudibi ba akenay darwiishta xaji suudi xata taleex buu ka dhashay
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 Күн бұрын
Inaan gumeed abti jeceela war ciidi kuma raabte😂 reer kina raac hada dhulbahante nahay langab lama hadalo hhh
@dhoollayareahmed5259
@dhoollayareahmed5259 Күн бұрын
Sayidka gabayadiisa waxa ku badan cayda iyo. Nacaybka isaaq ilaa ina shixirigaa waakuu lahaa arkimaysid ina shixirooyow inamadaadiiye. markaa haday wax taraan ma nebcaadeen. Sida dhulbahante meelo badan ugu ammaanay.
@MaxamedXinif
@MaxamedXinif 2 күн бұрын
Boqor. Madoobow. ingiriis Ragii. Qaadi. Jirey. Ee. Dhabarka. Ku. Qaadi. Jirey Yeey. Ahaa. Yeen?
@CabdiLahay
@CabdiLahay 2 күн бұрын
Sidhaba Marka loo hadlo soomaali waa isku mid Markaa waa dacaayad. In isaaqu dhabarka Ku qaadi jiray. Soomaalidu. Waa dad aan ogolayn duli . Takle magaca daraawiish yaa bixiyay Waa run reerka ugu badan waxa uu ahaa reerka sharafta badan ee dhulbahante
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 күн бұрын
Dadka wax qaadi jirey waxa laga keenay afrikada kale sida kuwa beeraha falaba looga keenay meelo kale ma kula tahay dadkii lagu yidhi hanagu dhalin oo hanagu dhiman dhabarka lagu qaaday waxaasi waa cay geeljire lama raran weligii
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 2 күн бұрын
War abtiyasha afka kalabax afka ku qalocaye afka balaaran😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@roodanuur461
@roodanuur461 2 күн бұрын
Maanta buurmadaw heeryadi baad tuurtay
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 күн бұрын
Afar boqol oo xidhan oo aan anigu sababteeda leeyahay dheh weliba aad bay kuugu dhega hadli doonaan in badan baad ku guban doontaa aakhiro iyo aduunba inamadii la jarjaray adigaa qayb ka ahaa dhulbahantena weligii ku dayn maayo af iyo adin toona
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 2 күн бұрын
Adiga rar baakusarnaa barigaas iidoor afkanolow😂😂😂😂
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 күн бұрын
Dadka rarku saaraa mahayn somali afrikafa kalaa laga keenay sida talyaaniguba koonfur u keenay dad beeraha u fala
@abdullahiabdirahman7115
@abdullahiabdirahman7115 2 күн бұрын
Meelbaad oga soharray aadbadna umahadsantahay boqor buurmadoow
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 Күн бұрын
Horta ma jilib ayu joga mase adis ababa
@aminaawil784
@aminaawil784 2 күн бұрын
Garaadku ma ah garaad bahararasame ee waa garaadka darood cidiina ku jawaabimayso wayo bilaa tarikhi baad tahay baal madoow baada aduunka kaga jirtan io somaali dhexdeedaba iska neefis wax matare yaahuu
@cismaantawakal5241
@cismaantawakal5241 2 күн бұрын
Daahir qodax ayuu ahaa Faarax qodax ma ahi
@daadirali6134
@daadirali6134 Күн бұрын
Ina igare nin geesi ah ayuu ahaa
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 2 күн бұрын
Beenale darawiistu dhulbahante ayey ahayen idinkuna korkina ayad ku qaadaysen oo tunka ayad ku qadi jirten ingiriska
@halimadirie5301
@halimadirie5301 2 күн бұрын
Taariikhda daraawiish soo dhegayso oo fahan dagaaladii daraawiishi gashay ee ay ku guulaysatay yaa hogaaminayey markay daaroodku ku soo biireen daraawiishi dariiq xun bay qaaday oo gudeheeday is gumaaday iyo somalidii kale ilaa ay jabtay inay dulmi gashayna waxaa u daliila siday u jabtay sanqadh dambe lagama maqal way dabar goday
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 2 күн бұрын
Ninmankii ingiriis xamaalijiray soma an isaqa gumeysigii markii la idinkuqadaey ee darawiish idinka duqowday baad ku kibirteen😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@caaishacandiwali1953
@caaishacandiwali1953 2 күн бұрын
Bahararsame iyo garaadkuu ku waa shay dagaalka gala buu la dawakhay xafidu laah garaad jaamac garaad cali garaad jaamac
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@fardousadan9298
@fardousadan9298 Күн бұрын
Nin rageed maalintey ragaataa lakala gartaa taariikhdu waa ma guurto
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Күн бұрын
Kkkkkkkk iidoor darwiish sheegan waa yaab yaabkiisa Iidoor wagaash iyo kufriga waacad alle uu yaala. calaacalka Habar maxbuus jeclo.
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Күн бұрын
Taariikhda geesibaad ku tahay laakiin dagaalka waa la qaadayaa
Q.1aad:- Dood ku Saabsan Is-fahanka MoU-ga S/land iyo Ethiopia
37:43
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 350 М.
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 50 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 85 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Baraarug Media
Рет қаралды 21 М.
Garaad jaamac G Cali  oo la dilay iyo Ninkii dilay oo la hayo
17:10
GUUGUULE MEDIA
Рет қаралды 4,6 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 350 М.