Muxuu hooyadii ugu abtirsadaa. Calasoow lama baxdo habargidir kkk
@mariammohamed638927 күн бұрын
@ waan la baxnaa calasow iyo calas iyo calaseey
@HamdkI26 күн бұрын
Mj haw jawaabina dadku mj waa ku shaqaynaysanayaan waayo dadka kale waa gun laakiin lacag baa laydinka sameeyaan war mj sadkan ha la hadlinina
@jakey242426 күн бұрын
@@mariammohamed6389 kkkkkk waa beentaa. Dadku wuu is yaqaan kkkkk. Hg lama baxdo calasoow kkkkkk
@ابوانعبدالعزيز27 күн бұрын
Haday Cadaato Sida Qoraxda AJ inuu Raxanweyn Yahay Waxaa Hubaal Noqonaysa Majeerteen inay Dad Badan Qarsanayaan Marka in Dadkay Qarsanayaan Waa Qasab loogasoo Celiyaa ❤
@امةالله-س2ه4خ27 күн бұрын
qof weyn oo is qaranaya oo dadkiisi kacararaya cidina maso celin karto ilaahay mamada qalbiga ha uqaboojiyo
Caawa sawirkiisii baa la keenay ka quests beenta 9 jir asagoo ah oo buurxakabo jooga
@sidrasirad947527 күн бұрын
DAROOOOD WAXAY YAQNAAN WIXI LAGU YIDHI WAX LA MIDA ISKA DHEH WAR DAHIR HADA LA ISKUMA HAYSO HOOYO DABO SOCOTANA MAJIRTO DAHIR ISKA DAA OO NINKAN HOOYADA OOYSA SUUXAYSA GABOWDAY EE BERITOOLE DHIMAN KARTA KA NAX MAXA KA SIIYA DAHIR BERI HADA DOONTO QABSO HOOYO KA DABO OYDA KEEN ISGU WUXU YIDHI WA OGOLAHAY HADII LA I QABSADO DNA WANA ISKA QADAY MAR HORE DNA DAHIR WAABKII WIILKA SOS KU KORAY DADKIISI URAADIYAY
@AA-ze7zk27 күн бұрын
Waa sax Simple of that Hooya I'm not your child I'm sorry good luck with your kid 🎉❤ waa saas
@jamilajamila-h8v27 күн бұрын
Majeerteeno waxaa layadina ku ogaa burcada badeeda maanta waxaa ku darsateen burcada dadka Subxaanala
Wlhy waxaan hubaa Odeyga Cumar Maxamuud waxaan nahay Asxaab waxaana ku dharanayaa in islaata uu keeno Aj ee hooyadey weeye yiri waa naag Mareexan ee Odeyga Majeerteen ee dhaley Aj Wlhy uu nin Cumar Maxamuda kaa yeeleyn been sheeg inaad i dhashey so sorry 🛑🛑🛑🛑🛑🛑🛑🛑🛑🛑🛑🛑🛑🛑🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹🧬🧬🧬🧬🧬🧬🧬🧬🧬🧬🧬🧬😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳
@maryami229927 күн бұрын
Waligiin xamar ma tagin sawirkiisii baa la keenay 9 jir kaam buurxakabo jooga
@Abdirizack_ar27 күн бұрын
Daahir ka didid umbuu meesha ku hayaan Yaxbul.
@OmarAhmed-fg7kc27 күн бұрын
Walahadli jiray loma hadleh waxbaa laguhadlah waxkuhadlah
@AbdiNasir-f9g27 күн бұрын
😂Daahir calasow legand , okiyale xume daahir ma sunta ku dishaa
@FarxiyoXuseen-xb2lh23 күн бұрын
Majeer teenoow ilaaheey ka baqa aduun ku waa wax yar hooyadaas Idina Teeda yuu ilaaheey Idina ku haligin
@mohamedabdullahi675427 күн бұрын
Maamada iyo ilmahadeeda dhowr jeer buu bloogey
@mohamedmuuse-ck5gm27 күн бұрын
Daahir akasow waa qof ilaahay
@SHAMSOMOHAMED-s4z27 күн бұрын
Saaaax garaaad waaaa dad uuuuu ciiileeey ooooo rabba wiiilkan ineey cillaad u yeeelaaaan ceebahoooodu moooryaantaaan isma arkaaaaan
@MoDhaqane27 күн бұрын
Daahir iyo daarood maxaa kala heysto
@alidamey298827 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkax. Daahir Calasow.Waa Boqor Boqor Shaley Ee Ka Fuqa Cimaamaddiisa.Ok.
@fadumosaid11427 күн бұрын
Wiilkaan carruur maaha waa qof weyn yaa qasab ku leh isagaa khiyaar leh macidbaa khasbi karta mida kale ma 9jir baa ciddiisa garanwaayey.
@yking561227 күн бұрын
Aj waligiis mogadisho ma arkin 😂😂😂
@FarxiyoXuseen-xb2lh23 күн бұрын
Wecal waxaa ah dad islaameed kuwa kudhaaranaayo
@fartunabdulahi844927 күн бұрын
Daahir abtigiiis baa layaqaan lakiin aabiihiis lamayaqaan kk
@MoDhaqane27 күн бұрын
Maxishoodayaal caaac war ninka ha is cadeeyo asagey hooyadii raadineysaaye daahir yaa raadinaayo
@AA-ze7zk27 күн бұрын
MAXEY TAHAY IMOOW AJ QOLKA DAHIR OO Ù LACAG IYO VIEWS KU RAADINAYO INAD KU QASABTAN WAA NO WAY WLL.
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux27 күн бұрын
Dad cad xaaraam laga abuuray Faa iido malahan Cidaaan daaroos waa wacelo Awoowgood ayaaba wacela ah Wacelna ma daahirsama
@bby627 күн бұрын
Warya masawirka Boqorka beelaha D5 kabixi mesha dameer alasow wa adoon baniadam bu ahan jiray
@FalxadoSahra27 күн бұрын
aAj family lacagta DNA halaga bixiyo
@AA-ze7zk27 күн бұрын
WAR DAHIR CALASOW MA ABTIGIS BUU KU ABTIRSADA? 😂😂😂 SOW AABAHA MAHEYN ABTIRSIGA WAA OK DAHIR HOOYADIS BAR LIIDO AYEY KU TUMAMJIRTEY LKN WAA WAX TAGEY " BAR LABAMBA". AJ FAMILY WAA XOR ISAGANA XOR AH. WAA KU DHALEY MA XOOGBA? WAR HA IDINKU TAAGNATO NAC NACDINA.
Ma u eega m jeerteen dhiig m jeerteen malaha,, waa raxan weyn m jerteen waa og yihiin
@FarxiyoXuseen-xb2lh23 күн бұрын
Walee dad la aan Baz Idina heeyso aaqiradiina waad Isa seejiseen
@FarxiyoXuseen-xb2lh23 күн бұрын
Aw laadiina yuu Idina ka Maran aniga maamada ineey dhashaan qabaa cadaaladu hashaqeeyso
@ahado311623 күн бұрын
Cigaal a suuq
@SHAMSOMOHAMED-s4z27 күн бұрын
Mamada we iiilkeediiiii u raadiya wiiilkaaaan qalad baaa loooooo haystaaaaa sawiiiraddana waaa uuubisi sawirayaaaa candhooooo asagaaaba aaabbe la aaan ah oooo qasab wiilka Kuma qasbi kartaan afkaada u gelisaaan afka mama wiilkeeda dartaa moooyee cadeemo kale halaga hello oooooo deee guri walbuuuuu degnaansn karaaaaaaaa
@somaliano99kingkonghimself7527 күн бұрын
Mj kuligood waa in labaraaa DNA hada waaa in la baraaa
@mohamedsheriff10927 күн бұрын
Boqorka daarood kama hadlaayo arintan daahir calasow
@fadumosaid11427 күн бұрын
War reer kaan shurunshuurka ah maxaa daarood dabadhigay.
@xasanxaaji576827 күн бұрын
Dad damiirka ka dhintay hafir sanina
@KuyuuriKuyuuri27 күн бұрын
Waar soomali wareer badanaa ninkan wuu soo afjari kara arinkan haduusan wax qarineen aadyar muu dhaho hooyo waa ku cadeena DNA ku qaadayaa ku qanac mida kale Hooyadiis io abihiis io familygiisa aaway maysoo hadlan waar waxaas hanogu sheekaynina Mj noow😂😂
@hamdiismaciil701327 күн бұрын
Kkkkkkkkkķkkkkkkkk waa ke kan somali usimatahaya
@raxmaabdillaahi655827 күн бұрын
Waxaan majeerteen ay sheegayaan layaab ayaan u arkaa waliba ninkaan kahadlayo daahir calasoow
@Duqabto27 күн бұрын
Masan nasab dhalay xata haduu yahay raxawayn maxaa ka galay oo malinkasta loo radinayaa markhati somaliyeey galada haduu kiis soo galo dawlada barta shacab ma baaro 😂😂😂😂
@marftoons524927 күн бұрын
DNA
@sucdisiad331627 күн бұрын
Shantaay ayaa ku sheegay Yaxbul Ilbuun.
@saidahassanfarah818527 күн бұрын
Ka okiyaalka madoow aj maaha majerteen ilmo inkaa haugu dhacdo dhilo ayaa ku dhashay aj waa caasi waladiin walaahi tan waa ceeb ilmo waa ilmo dhilo