TRUMP | DHIIQADII ADUUNKA | SOMALIDA | US ELECTION KALA BAX

  Рет қаралды 9,255

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 23 минут бұрын
Kamala ma heleyso sanadkan Somalida cidna ma siinaayan codka USA
@FaadumoMaxamad-z8m
@FaadumoMaxamad-z8m Сағат бұрын
maraykan ale haburburiyo muslimiinta kusuganna ale habadbaadiyo
@dualeelmi371
@dualeelmi371 56 минут бұрын
Waa barbardhac lakin Michigan ayaa kala sari donto oo Islam badan degen yihin isaga ayey na siin donaan
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Сағат бұрын
Yaa Allah yaa Allah yaa Allah yaa midkii sobaxa kayel kii gacantiisa ad kuburburin lahayd maraykanka iyo yahuuda iyo ingiriska
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 5 сағат бұрын
Soo dedeji warka, waxan kala socdaa Melbourne
@DAXIIX_Filim
@DAXIIX_Filim Сағат бұрын
Walal ma Australia joogtaa
@eastafricanpost3784
@eastafricanpost3784 Сағат бұрын
Idhinka oo kamala wax ka sheega laidhin ma arko waxan fila inaa kamala tagertaan
@KhalidYaare
@KhalidYaare 9 сағат бұрын
Why you don't open
@Shamuure-k6e
@Shamuure-k6e 2 минут бұрын
Trump waa lajan somaliland wuu aqoonsanya 👍 good
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 4 минут бұрын
Midna u codayn mayno waa dameer iyo labadiisii daan ismana dhamaan
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n 2 сағат бұрын
Taraam waa nin usoo damdam leh inuu Reer Falastiin dhinaatada kusiyaadiyi ilaahow shartiisa kuculi oo wijigiisa nagajeedi 😂😂😂😂😂
@Neima1000
@Neima1000 Сағат бұрын
Somaliyey uu voteya trump uu iska hadla
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Сағат бұрын
Dimogradiyad bey sheeganayaane maxay ku sameeyeen umadda ninkan Trump waa nin og haddii loo foodo abaalna ugu haynaya Somalida wax idinka galay dimocradi u fooda Trump Somaliyey
@MaxamuudShuukow
@MaxamuudShuukow Сағат бұрын
Cidda badin doonta lama hubo maxeey tahay naag ameerika xukunta ma aragtay
@abdifatahyare8352
@abdifatahyare8352 34 минут бұрын
Trump ayaa u codeeye
@dualeelmi371
@dualeelmi371 52 минут бұрын
Donald Trump ayaan takernaa no more khaniis iyo Muslim laay Yahuud taakeer wey dhamaatey
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Сағат бұрын
Kamala H. waa munaafaqad oo dhiig yahuud ku jiro madowna farac uma galin. Candace Owens ayaa sheegtay. Sheekada waa kud ka guur ee qanji u guur. Allahu waclam waxa dhici doono kheyrka Allah nala kulmiyo.
@dualeelmi371
@dualeelmi371 54 минут бұрын
Codka Islamka ee Trump lasii nayo waxaa lagu iqaabayaa hisbiga Democratic oo 100.100.000 oo Islam ah hortooda lagu layey
@Lasoco
@Lasoco Сағат бұрын
ℹ️⚠️ℹ️⚠️ Yaa ka dambeeyay qaraxyadii pagerka?📟💣💥 Sideena loo fuliyay? Yahuuda miyaa ka dambeysay?😮 Khubarada caalamka waxa ay ku falanqeeyeen ka fiirso kanaalka Lasoco. ☺️👍🏼
@NasriinMahamett
@NasriinMahamett Сағат бұрын
Trumb baa soo laaban doona siday ila tahay
@degaghedi1738
@degaghedi1738 4 минут бұрын
Uma voting lkn trump ayaa laqaataa waayo waxaa lagayaabaa in illaahay idinkiis dagaalku joogsado madaama uu Putin saxib yihin halkaas Gaza dan ugu jirto illaahow soo saar kii gaze dani ugu jirto Aamiin
@Caliya7
@Caliya7 3 сағат бұрын
Trump ayaan dooran lahaa aniga, but you don't know why
@MohamedKoribAli
@MohamedKoribAli 2 сағат бұрын
@@Caliya7 Allah ku cadaabo hadii Aad yahuudka tageertid
@Caliya7
@Caliya7 Сағат бұрын
@@MohamedKoribAli walaalkey horta labadaba waa yuhuud laakiin sabab ayaa jirta
@MohamedKoribAli
@MohamedKoribAli 44 минут бұрын
@@Caliya7 sabab noceee
Prince Of YEMEN Meets Donald TRUMP!
12:23
Dulla Mulla
Рет қаралды 421 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 9 МЛН
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | ISRAEL | IRAN | SOMALIA
35:42
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 25 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 9 МЛН