No video

SIR LAGA HELAY ITOOBIYA SAYLAC | XOGTA DAAHSOON | UNSC

  Рет қаралды 82,956

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

#subscribe
FEYSAL ROOBLE OO ARIMO XASAASI AH SOO BANDHIGAY | ITOOBIYA OO BUR BUR QARKA U SAARAN
SOURCE: Wiki Review • Video
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV
Helicopter carrying Iran's president suffers a 'hard landing,' state TV says without further details
A helicopter carrying Iranian President Ebrahim Raisi suffered a "hard landing" on Sunday, Iranian state television reported, without immediately elaborating.
According to Tehran Times, Iran's Foreign Minister Hossein Amirabdollahian was also present in the helicopter.
Raisi was traveling in Iran's East Azerbaijan province. State TV described the area of the incident happening as being near Jolfa, a city on the border with the nation of Azerbaijan, some 375 miles northwest of the Iranian capital, Tehran.
US does not support major Rafah ground operation: Blinken
US Secretary of State Antony Blinken spoke with Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry, reaffirming that Washington does not support a major military ground operation by Israel in Rafah, the State Department has said.
Earlier we reported that Shoukry told his counterpart that continued Israeli military operations in Gaza, and especially in Rafah, near the Strip’s border with Egypt, have “grave security risks”.
Report: CIA chief heads to 'emergency' meeting in Doha as cease-fire talks 'near to collapse'
An official briefed on negotiations between Israel and Hamas says CIA Chief Bill Burns is traveling to Qatar's capital for an emergency meeting with the country's prime minister, as talks "near to collapse."
US faculty speak up and stand alongside student Gaza protesters
With pro-Palestine students arrested and campus protests broken up, educators are increasingly rallying in support . www.theguardia...
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisr...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 454
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 ай бұрын
idoor xishood Faysal Rooble waa nin fiican wadani jaalayal waxan rajeeynaya somaliya hadii qof iyo cod noqto wlh bilaahi nin ugu badan cod shacabka helaaye weeyeh aniga puntland ban ka so jeeda shacabka puntland iyo muqdisho kuli way taageeran Taas ogaada waa geesi libaax ah halgama ah meel fognah wax ka arkka well done 👍 faysal Rooble we poroud you cuz 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍😂
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 3 ай бұрын
MaSha'Allaah Aqoonyahan Somalian Mr FeysalRoble sxb guuuleyso shaqsi. Qaali nagu ah. Abdyxafiid aad baan kuu salaamayaaa.
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 3 ай бұрын
Faysal Rooble abaal weyn baan kuu haynaa haddaan Soomaali nahay..
@aygyoutube
@aygyoutube 3 ай бұрын
Dal Saddexad oo Somali leedahay ayaa dhalanayee ku Biyo Cab. Adigu is Xoree intaanad Somalida Xorta ah ka Hadlin 😢😅. 🎉🎉❤❤ Somaliland will Prevail ❤❤🎉🎉
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 3 ай бұрын
Somaliland xagee joogtaa sowtii shirkii jigjiga lagu kala jaray mantana awdal hubka lagu soo daldalayo markad isu mashquushan ayay donaysaa Ethiopia in ay qadato dhul iyo deked aan tacab ka gelin caqliga ha shaqeyo ha isu mashquulina
@kaaha1233
@kaaha1233 3 ай бұрын
Isagoon xor ahyn ayuu dad xora ka shekeynayaa😂😂
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 3 ай бұрын
@@kaaha1233 tag hargeysa soo arag Ethiopian dariiqyada yaacaya cidii xora adaa shegi doonee
@bulsho2796
@bulsho2796 2 ай бұрын
Riyo haday dub leeyihiin dabadoodsa ayay ku qarsan lahaayeen Nin aabihii Ethiopia la joogo ayaa inaga nasteex iskaga keen dhigayaa.
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 3 ай бұрын
Spot on
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 3 ай бұрын
Hadalka feysal wuxuu gubaayaa. Oramada. Afsomaaliga baratay. Ee comantiga. Iyo life. Ka ku jira. Iyagaa. Iscadeynaaya ma is celinkaraan
@GgGff-mc6wq
@GgGff-mc6wq 2 ай бұрын
Asc waxay ila tahay in soomaliya ay guulaysatay allana ku mahadsan alxamdulillah waxa kalo mahad mudan inta ka shaqeysay guulaha an gaarney labasii sano o u xilka hayey dr madaxweyne xasan sheeq iyo r wasare xamse cabdi baree waxan IA LA tahay qof kasto o damiir soomalainimo ku jiro ama xitaa shaqsiyaded I uu ku faraxsanyahay guulaha an gaarnay kii an ku faraxsanayna allaha caafiyo horta soomaliya soomali ba leh niniki damiir lahoow 64 sano e an xorta nahay Mar kastaba marxad ayan soo marenay waxa jira kuwa badan o codwga soo hor kacay o dalka keenay waxa jirey kuwa badan uu cadowga u yeeray o hub ka soo qaadan jirey waxa jiray kuwa badan o heshisyo badan u saxiixay waxa jirey ku hadana badihi iibasaday hadana alxamdulillah weli ma gaarin natiijadpdi o weli waxba uma qabsoomin cadowga intaas waxa jiray shaqsiyad damiir leh u furaay xeriga ay xiraan cadow kalkalka iyo cadowga alxamdulillah manta intii wa aqon badanahay manta inti wa ka diblomasiyad fiicanahay manta intii wa ka xoolo nadanahay sidaa darted waxaba naga ma qaadi doonan cadowga iyo cadow kalkaalka kuwa badan horey ayey u fashilmen kuwana wey fashilmi doonan insha allah mana laga uaabo in guuleystan hogamiyihi isku dayana kursigisa ayu ku waayi doonaa asago ceebeysana gacanta ayaa lagu dhigi doonaa ama ayaga ayuu raaci doonaa waxan u rajeyna dowlada fedraalka in ay dhisto ciidamo xoog leh o caqlaaq wanagsan o an lahayn waxa loo yaqaan balwada ay qorato xirta masajidada iyo ardada jamacadaha diiniga ka baxay iyo ardada caqloda wanagsatahay wa in lagu noqda qaabka loo qoraayo ciidamada dalka kuwa xooga amniga minishibayada asluubta badda cirka dhamaan dowlada fedralka wa in ay dib u eegtaa yes ku aamintey amniga shacabka nin balwad leh ciidan ma noqon karo qadiyadna ma lahan cidamada codoawga cidanki lagu bedeli laha ha LA diyariyodalkan lagu aamini lahaa dalka gudahisana lagu taba baro guul soomaliya asc
@lutfi9892
@lutfi9892 3 ай бұрын
Faqash radio, isgaaba meeshuu ku dhashey Ethiopian ka taliyaan ee ha xoreeyo, maroodiga takarta saaran ma arkee takale ayuu arkaa
@maxarte5753
@maxarte5753 3 ай бұрын
Eng. Faisal, not a big fan of you but you said it well on all issues discussed. Your points are meaningful and well placed. I hope you will be among the top team that will be working with the Somali gov representation at the UN security council seat for Somalia. Eng. Faisal has the intellect and caliber to be member of the top Somali team at the UN.
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 3 ай бұрын
MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidakum, Shukran Jazaakallaahu kheyran. Waa noo mohiim warkaaga aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay
@alinoor6515
@alinoor6515 3 ай бұрын
Prof roble scholastic view
@alinoor6515
@alinoor6515 3 ай бұрын
Roble very noble person and scholarly analysis.keep up
@user-jk4xo5yz4l
@user-jk4xo5yz4l 2 ай бұрын
Fasal Rooble oo kale ayaan u baahanahay,Hamsa iyo Mwne Hassan Sh iyo Ragga la mida oo aqoon iyo wadaniyad oo daacad u ah wadankooda .wadanka maanta Czdow ayaa u soo duuley Cadowgana midnimo Ayaa lagu wajihi karaa ee laguma wajihi karo qabyaalad iyo kala qeybsanaan. Taasi ogaada Somaaliyey.
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 3 ай бұрын
Bismilah maamulgoboleedyadu abiye lasafan yihiinwaa in hameel loogawada jeestaa waxa laleee jira xildhibaanada barlamaanka soomaliya inbadani heystaa basaboorada itoopiya hadda xilogana Abiy lajoogan taasna waa inlaga hadlaa❤😊😅ma mettelan soomaaliya
@HassanMohamed-fe2ic
@HassanMohamed-fe2ic 3 ай бұрын
Fayisal Roble Masha alah caqonyahan somaliiyed alah ku barakeyo caqontata iyo cilmigaga hadan nahay solii waan ladagalamayna itobiya waayo wacadauga muda somaliyed
@CabdiraxmaanIsmaaciil-lk7zj
@CabdiraxmaanIsmaaciil-lk7zj 3 ай бұрын
Ii
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 3 ай бұрын
Amin
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 3 ай бұрын
Mahadsanid Faysal rooble dhulkayagu waa dhul Soomaaliyeed anaguna waan difaacayna Saylac soomaali oo dhan way na garab joogta Guul insha allah 😊
@Ciiltire572
@Ciiltire572 3 ай бұрын
Qofka Somaliga ah asigaa laga rabaa in uu Ethiopia iska diido in loo sheego daruuri mahan
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 ай бұрын
We proud you Mr faysal Rooble 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 3 ай бұрын
Ma sha allah Adeer Aqoonyahan Faysal Abdi Rooble ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedismail4241
@ahmedismail4241 3 ай бұрын
Adeero miya faysal
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 3 ай бұрын
@@ahmedismail4241 ha
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 ай бұрын
Faysal Rooble thanks 🙏 nin fiican baa tahay wadani ah laakin hasan shiikh ma ahan nin wadni ah waa wlh gadaal bad ka ogaan doonta wuxu yahay 👍👍
@SaalaxCkariim
@SaalaxCkariim 3 ай бұрын
Itopia in dhahay is katuureysaa ee Somali wey taqaanaa wale 1977 ayaad sooxasuu saneysaan 🇸🇴🫡
@abdirizakanyah7484
@abdirizakanyah7484 3 ай бұрын
Feisalow masul wanku salaamay aad ayad umahadsantahay, buuga Ethiopian ay qoren oo lagu qoray af Ethiopianka Hadi ad heysid waxan jeclan laha inad ila wadagtid si an uturjumno❤❤❤❤. Mahadsanid
@ashoahmed7391
@ashoahmed7391 3 ай бұрын
💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ PROSPERITY, PEACE & WAR
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 3 ай бұрын
Great Faisal Roble
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 3 ай бұрын
Faisal Roble wadani xurnimo jecel noolow aboow
@bashehusien3810
@bashehusien3810 3 ай бұрын
Maxaad ka qaadi kartaa Ethiopia .Annaga oo reer somaliland ah leh talada dhulkayaga ma khusayso somali .Xoog hadday noqotona somaliland baa diyaar ah .
@hamdiyamohamed4307
@hamdiyamohamed4307 3 ай бұрын
Somaliland Hanoolato Abiye Ahmed wa boqortooyo May Allah protect Ethiopia & Somaliland we gave Ethiopia Seylac as. Gift Somaliland loves Abiye out King
@Deka1zr7cc8x
@Deka1zr7cc8x 3 ай бұрын
Iam from somailland and I hate Ethiopia because they want me to part of great Ethiopia but we are somali people
@hamdiyamohamed4307
@hamdiyamohamed4307 3 ай бұрын
@@Deka1zr7cc8x liar if you are not somaliland you could not say that because in 1988 they took care of us and let us live in their country with peace when in Mogadishu they were hunting us killing without mercy we love Ethiopia May god protect Somaliland and its people Muse bixi too Amiin Walahi we dont want you anigu muslim ayan ahay lakiin idin marabno please live us alone we are tired of your Goverment your cruelty live us let us go
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 3 ай бұрын
@@hamdiyamohamed4307Muslim ma tihid miya gaal baaad leedahay waa walaal
@hamdiyamohamed4307
@hamdiyamohamed4307 3 ай бұрын
@@axmedaxmed5455 War Ethiopia 65% wa Muslim dadka ku harowsataan muslim matihid ee gaal miya tahay thats long time ago harowsi so Keep religion out of This Somaliland Allah SWT Aya iilaalinaya adigu iyo kuwa kale waxba kama qadi kartid socotey tagtay we left you behind goodbye
@rskxa
@rskxa 3 ай бұрын
Faisal Roble Excellent analysis Thanks
@axmedcali733
@axmedcali733 3 ай бұрын
Xasad iyo xiqdiga loo qabo somaliland inay ku fa'iido mooyee waligeed ku qasaari mayso. Ciduu qalbiga malax buuxisiyey ayey dhibi haysataa. Guul iyo gobonimo SOMALILAND.
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 2 ай бұрын
Bada aad ka hadli adigu ma lihid berbera ka hadal tan anna leh anna somali ayaan ahay anno reer saylac ah
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 3 ай бұрын
Faysal noolow kheyr Allah ha ku siiyo.
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 2 ай бұрын
Somaliland iyo Itoobiya waa labo Dawladood oo Walaalo ah, Aqoonsiga iyo Heshiiskuba wuu dhacayaa.
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n 3 ай бұрын
Dowlada somaliland iyo soomaliya talyaani was laga dowlad oo Siman waxad within xaasidiin waxad within cadawga somaliland somaliland guul guul itoobiya our brothers somaliya waa cadawga somaliland
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 3 ай бұрын
60kun aya inoga dhimatay iska saaridooda Ethiopiankii na tuugsan jiray ee muqdisho nala joogay aya janaralo iyo saraakiil isu bedelay manta amxaar muqdisho lama arki kaaro Ethiopia bad iyo deked xeelad ama xoog midban ku heleyna ayay yirahdeen marka ay idin so qixiyaan ayad miirsan doontaan
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 3 ай бұрын
Somali dan ku wasey
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 3 ай бұрын
Nacalad kugu dhacday 😢Oromo ah
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 3 ай бұрын
Oromo togsi ku so gashay isaq land sixir ku jok tan balayo saxir badan nacalada ku dacd
@user-hs2il1ui2s
@user-hs2il1ui2s 3 ай бұрын
Adeer cid cadawkugu ihi majirto adigaase cadaw kuah umada anigoo ree awdal ah ayaa sida kule hadaad itoobiya rabtidna adigaa xadka dhaafi oo utagi saylac iska daaye berberanad siin Karin waayo waa dhul somaliyed adiga iyo dhulkaba ninkudamiir dhama Dusha kaala socda
@abdisalamsaid8713
@abdisalamsaid8713 3 ай бұрын
Masha Allah waan bogaadinayaa AbdiHafid iyo martidiiisa waa Chanel aan ka ganban qadiyada Somalida. Ninkaaas manta War kii ugu muhiimsanaaa wuu nooshegay Ee Somaalaay baraaruga
@AbdirahmankalifBurgal
@AbdirahmankalifBurgal 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ King of somali Feisal rooble
@w410921
@w410921 3 ай бұрын
The world is tired of the failed state, Zoomalia
@cabdallacagey2632
@cabdallacagey2632 3 ай бұрын
Okay came and get sea
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 3 ай бұрын
SOMALILAND & Ethiopia forever 🎉🎉🎉
@abmoh9216
@abmoh9216 3 ай бұрын
Zoomaliland
@hh-cl3bn
@hh-cl3bn 3 ай бұрын
@@Abdirahmanmohamed5104 I bet you, you're a Somali ,,probably oromo ,,,stop hiding man
@waadanijigjigawi4623
@waadanijigjigawi4623 3 ай бұрын
@@abmoh9216 what would that make you?
@muhyadinmohamoud3947
@muhyadinmohamoud3947 3 ай бұрын
Guul somaliland
@deeqaliban7674
@deeqaliban7674 3 ай бұрын
Waa xaqiiq dhamaan warka aqoonyahanku sheegay.
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 3 ай бұрын
Guul SOMALILAND 🎉🎉🎉
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 3 ай бұрын
Adiga leh guul somaliland? Maxaad ku guu lee satay.. abiyeh kaa ley igu meyso. Miyaad ku guu lee satay? Tan kale miyaa dan ogeen in ay somali lee dahay. Oo nin walboo somali ah..uu dhi giisa u daa di nayo. Meel walba oo somalia ka mid ah. Anigu nin Mj ah ayaan ahay. Wlh haduu dagaal baloow do. Diyaa rada ayaan toos u soo qada naya. Waa na ku dhi ma naya saylac iyo meel walba oo wadan keyga ka mid ah?
@manaaldahir7270
@manaaldahir7270 3 ай бұрын
Kursigaas sheley laku guuleystey ee xubinta qaramada midoobey waxaan ku talin lahaa In feysel rooble loo dhiibo waa nin guul kasoo hoyin karo oo waliba aqoonteeda leh
@omerjama8679
@omerjama8679 3 ай бұрын
Faysal rooble tuli guuleed haka waramo oromo ayaa kililka afraad ku dartay
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
Laguma darin dhul Oromo mana dhagayso ee adigu NAFTI nagaa badeena ma sii KARTID
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 3 ай бұрын
Maxaa ka rabtaa feysal ama. Jaarsadii orama. Ee afsomaaliga baratay baadtahay​@@Fowzia69
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 3 ай бұрын
Hargaysa saba saw laguma darin itoobiya
@marwoali6189
@marwoali6189 3 ай бұрын
SL XOR BAY DHULKEEDA U TAHAY HAKU DAALINA .
@samirgaming3918
@samirgaming3918 3 ай бұрын
Wooow masha allaah waano qurux badan dabacsan maxariis leh ayuu uu hadlay 1000 jeer mahad sanid
@abdiabdillahi8798
@abdiabdillahi8798 3 ай бұрын
Allaha awooda leh yan baryayna hadaanahay reer awdal inay usuurtobin ishamallah
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 3 ай бұрын
Dagaal baynu ka xignaa waxaasi oo dhan Gadabuursi oo dhan bay u taala kuwa Ethiopia iyo jabuutiba
@mohamedsouleiman6986
@mohamedsouleiman6986 3 ай бұрын
Somaliland Will not be hostage to somalia. Somaliland recognition ka sheekee prof. Ethiopia iska dhaaf.
@user-ll4tm1sv9f
@user-ll4tm1sv9f 3 ай бұрын
Somaliland baa lah bada maxaa kagalay
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 3 ай бұрын
Subxaanllaah reer somaliland falastiin uma jeedaan miyaa wax maanta haysta .allow caqliga usoo celi
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 3 ай бұрын
XAARKIINAAD NAGA NECEB TIHIIN OO AANU OGNAHAY!!!!!.AXMAARKA AYAA IDIN KA DHOW!!!!!!.
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 3 ай бұрын
@@mustafahassan2555 waan ogahay inaadtahay axmar afsomali bartay inshaa allaah waqtigiin wuu soo dhamaan doonaa
@muhudinibrahim9587
@muhudinibrahim9587 3 ай бұрын
Faisal waa muwaadin soomali ah ❤
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 3 ай бұрын
Somaliland way ka go,antahay in Ethiopia bad iyo dakad ciidan in aanu siino. Anigaa raali uga ah in aanu bad siino walaalaha Ethiopia 🇪🇹 . Somaliya uma taalo arintan ee ha iska xoreeyso ciidamadda Kenya iyo Ethiopia ee jooga naydhabo iyo gedo, ee canshuurta ka qaadaan ciidanka Ethiopia. Somaliland Aqoonsi caalami ah ayay heleysaa Somaliland. Guul Somaliland Guul Ethiopia.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 3 ай бұрын
Hhhhhh dhulbahante iska celin waydey😂 macdela ethiopia
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 3 ай бұрын
@@dilara-jj5yj dhulmahante anigaa gumeysto oo waa adoonkeeyga 20024 ayuu xoroobay imikana waan ku socodaa oo adoonkeyga igama xoroobi karo intaa waa in aad fahantaa maskiin yahow.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 3 ай бұрын
@@AnsaarCarbeed adoon aan adiga ahyn miyaaa jirta wax maxbuus ah 2024 ada jira wax madxa lga garacey ada jira wax bilaaa tabar ah ada jira
@faizaali2889
@faizaali2889 3 ай бұрын
Somaliland and Ethiopia are brothers and sisters ❤❤❤
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 3 ай бұрын
Ethiopia haday brother tahay shirkii somaliland lagu kala jaray maxey ugu qabatay jigjiga? Sidookale maxey awdal hubka ugu soo daldaleysaa
@hh-cl3bn
@hh-cl3bn 3 ай бұрын
​@@user-ov2wz5eh9uqofkaan Somali ma ah, waa oromo ,,,believe me ,
@somaraust5471
@somaraust5471 3 ай бұрын
Somali diid, Ethiopia maxay ku qabatay aan ahyen walalaha Somali ay kareebto oo cidla kugu cunto. Warya Jeegaan iyo Kulmiye hore oo noo keeyney Amxara ayaamihi Siilanyo iyo Kulmiyaha hadda oo noo keenay Oromo nfti naga. Dhalinyaradi ba marna badda lagu guraya marna cunto iyo jaad sumeysan u dhimaniya. Allow qofki Somali neceb isga isku mashquuli.
@user-gw7tq6zv7m
@user-gw7tq6zv7m 3 ай бұрын
Adoonti xorida somaliland wax ku bartay sida Faysal futogaab iyo somali qadhmuun iya lanoga taag laayahay. ABIA AHMED ANAGA SOMALILAND AYA DIFAACAYA YA MALAACIIN HADHAAGI AGOONTA FAQASH😂😂😂😂😂
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 3 ай бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@abdigoole9539
@abdigoole9539 3 ай бұрын
Faisal Roble, waxaa cid walba u cadaatay in aad nacayb iyo cadaawad xaad dhaaf ah u hayso dalka iyo dadka reer somaliland. Waxaanad sheegaysaa been cadaan ah oo cid walba garanayso.
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 3 ай бұрын
Uskagow Anagoo Joogna Gobolada waqooyi baa Neceb Ethiopia Faysalna Guulays leenahay
@shiineabdullahguure8640
@shiineabdullahguure8640 3 ай бұрын
Aqoonta Allah ku barakeeyo
@user-xu2vr1lc7d
@user-xu2vr1lc7d 3 ай бұрын
Salaan sare prof faysal
@fosiali263
@fosiali263 3 ай бұрын
Wey waasheen walaweyntii jamuuriyada somaliland wa dalkaygii meeshaan doono ayaanu dajinaynaa bishana 10wadan oo afrika ah ayaa ku dhawaaqaya walaahi
@abdiabdillahi8798
@abdiabdillahi8798 3 ай бұрын
Masha allah cabdixafid maanta wad naga farxisay faysal rooble kol hadad ino haysa wad salamantihin allaha idinxafid
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 2 ай бұрын
Waa guul walhi boiskaas inlasoo celiyeey oomaanta abuukar baale jagadaas noo fadhiyo kana midnahy15kaa xubnood ee aduunka ufadhiya qaramada midobey
@bulsho2796
@bulsho2796 2 ай бұрын
Walahi baan xassan sheekh tiisu halkan ka shaqaynayn Riyoo ama ha riyoonin heshiiskani waa suuro galayaa.
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 3 ай бұрын
bismillah asc horta alx lillah illaheyba mahadleh sidokale abukar baalle waan umahad celinaa iyo mw hore m c farmajo wayo farmajo waaninki curiye sumcada manta noosoo hoyaday sidokale inti soo dhaweysay waxan leyahay mahasanid Somalia 🇸🇴 ❤❤❤hanolato illahow wadanka cadawga nooga qabo illahow aamiin
@gt-somalia7640
@gt-somalia7640 2 ай бұрын
Well done Aqoonyahan Faisal Roble
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 3 ай бұрын
Bismilah raxmani raxiim waxad soo warbin u 😢 gudbixisay umadda wax ka qarsoona❤❤ee Cadowga Abiy maleegayey
@Gio19910
@Gio19910 3 ай бұрын
Feysal Rooble shaqsi bulshada soomaaliyeed u leh #Mug_Miisaan Guuleeyso mudane.
@elyasdjima5729
@elyasdjima5729 3 ай бұрын
Anaguu waxanlenahay Somaliland hadannahay reer somaliland
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 3 ай бұрын
Iidoorow dhulka somali baaa leh hadaad ethiopia rabtid u guura ethiopia dhulka anaga leh 😂😂😂
@user-bw4rp3ih7w
@user-bw4rp3ih7w 3 ай бұрын
Cudur iidoor la yiraahdaa kugu dhacay miyaa Subxaanallah 🤔
@user-nj4bb2lj2k
@user-nj4bb2lj2k 3 ай бұрын
Orod siilka hooyada kadi faac amison ta xamar kugu talisa
@user-nj4bb2lj2k
@user-nj4bb2lj2k 3 ай бұрын
Somalida ma hooyada siisay dhulkayaga siilka hooyada ka difaaco amison ta xamar gudaheeda ku gutalisa wata gabdhihiini ay caruuraha ka dhaleen
@user-bw4rp3ih7w
@user-bw4rp3ih7w 3 ай бұрын
Bismillaahi Raxmaani Raxiim you are sick 🤢 🤢🤢🤢🤢🤢🤢
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 3 ай бұрын
@@user-nj4bb2lj2k waxaas iska ilaw ethiopia hadad rabtid u guur lkn dhulka somaliya aniga leh
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 3 ай бұрын
My brother, the former president said to Prime Minister Ahmed Abiy, “I will sign four ports for you.” President Hassan also said, “Why does Ethiopia not agree with me? I signed for it what it wants.”
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 3 ай бұрын
.faysal.rooble.iyo.cabdi.xafiid.aduunka.guul.sharaf.iyo.karaamo.ku.noo.laada.aqrina.janada.insha.allah.soomaali.wey.guuleysan.jaajuusinta iyo.munaafaqiinta.kaba.qaadyada.itoobiy.alle.haduleeyo
@maxamedwarsame2553
@maxamedwarsame2553 3 ай бұрын
#somaliland waa dal xora ee maaha ogaadeniya ay haysato maaha waa dal xora oo ciduu doono heshiis la, galaysa faysal rayigiisu waa diciif iyo aragtiyo daciifa
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 ай бұрын
KAN WAA WAASHAY SO CAWRI SOMALILAND Wxn idin tusau SOMALILAND❤ idinkoo saa u xaasidaya LA AQOONSADO HORU MARKA AY HDA MID KA WEYN GAADHY
@hargeisacity8149
@hargeisacity8149 3 ай бұрын
Somaaliya oon smaliland lasocon itoobiya ma iska cilinkartaa badan aad sheegayso somaliya malaha mana imankarto cida xukunta ayaa leh kirayan karta ee hadad doonayso inaan itoobiya ka celino somaliya ha aqoonsato
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 3 ай бұрын
❤🤍💚cabdi xaafid oo kama ilbaxdid faaysal rooble oo gariah oo itoobiya oodhan ka daga tuli guuleed oo cadaw ga soomaalilaan ah ale haay naga qabto sharkiisa aamiin aamiin ❤🤍💚❤💚🤍💚🤍❤🤍💚💯✌
@ApdirahmanFarhan-ut6bq
@ApdirahmanFarhan-ut6bq 3 ай бұрын
Waar bada ma hoyadiin ayaale ama somali hahadasho ama adi hadal waxba kama qaban kartaan wlhi nacabku hayska ciyaan?
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
@@ApdirahmanFarhan-ut6bqoo adigu ma adigaa leh bada sow maaha Bad Somali ka dhaxayso?
@Ciiltire572
@Ciiltire572 3 ай бұрын
Somaliland iyadaaba cadow ku ah shacabkeeda oo Ethiopia ka gadatay maxaa cadow u taqaan cadaw gaaga waa Ethiopia 🇪🇹
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
@@Ciiltire572 U sheeg dadkaan MIYIRKAA ka tagay siday DARAAWIISH DHULKA OOLA DHACDAY ILAA HADA WAA WAASHEEN
@Ciiltire572
@Ciiltire572 3 ай бұрын
@@Fowzia69darwiish waa dad jira oo nolosha yaqaan gumesi diidna ah iska dul qaada muuse biixi
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
SIYAASIINTA ITOOBIYA DABA ORDAYA WAA LA YAQAANAA ITOOBIYA FARO AYEY KA HAYSAA, WAA HORE AYEY HANTISAY. MARKAA WAA IN XUKUNKA WADANKA LAGA DHEEREEYAA NIJAASTA. MEESHA AY NAFTOODA DHIGEEN SOOMAALI OO SHARAF LEH DHIGIMAAYAAN.
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 3 ай бұрын
Wae Ethiopia somalia o dhan halaga saaro in ay si sharci ah ugu jogaan mooyee
@Waris668
@Waris668 3 ай бұрын
Soomaalida itoobiya ayaa la iniga xoreyndhe inkale helimaysaane
@muhudinibrahim9587
@muhudinibrahim9587 3 ай бұрын
Somalia waa in ay ka faaidaysato guusha ay heshay oo UNSC. Oo in ay geeyso si ay ku dacwayso Itoobiyo Xasuuq (Genocide) ay ka Geysaysy Somalia waqtigi Meless Zenaawi iyo Tigrai
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 ай бұрын
Hadii reer waqooyi ay noo baahneyn maanta uma baahnin oo ninwalbaa tuuladiisa yaan loogu imaan waa sida NFD IYO GALBEEDKA SIDAAN KA NAHAY UNBAAN KA AHAAN SHALAYNA XABASHIDII MUQDISHO TIMID CID NOO KALMEYSA MA JIRIN IN LA SOO RAACO MOOYE HUBAAL WAAN GARAB TAAGANAHAY JIRITANKODA IYO MIDNIMADA ILAALINTEDA
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 2 ай бұрын
Somaliyeey is diyaariya iodagaal aynu si wada jir ah ugu difaacano dalkeena isu diyaariya,see ethopia oomaanta quranko katabar yar usoo hunguriyeeyn kartaa dhulkeena iyo badaheena iyadoo intaa ka quwad weyn inaguna ka tabar yarnahy ayeeynu ardis ababa kudhawaaneey ?haquusanina ee maanta hub iyociidan ayeey somaliya gees kageesvlaciirciirwysaa midoow iyo is faham baa inaga dhiman .hala is diyaariyo sidi carab looqabsaday yaan ethopiaan dhilkeena uqabsan qof waloow meeshaad joogto isku hubee oo soo dhaqaaq marka aynu maqalno inay usocdaan dhulkeena adna soo dhaqaaq .puntland kaliya awooda ayleedhy ethopia oodhan ayeey kuqabsan kartaa walahi ee qalbigaa lainaga gumeeyet oo 30kiisanay ina bahdileen ninwalbana xarig geed kula xireen ooinaka dhex shaqeeyeen,qabiil,maamulgoboleed,siyaasi jaajuus uah balay inaku jirabeen ,halka wax ionkaga reyn karnaa waa midoow,ee qulyubta halaga mideysnaado in dalka difaaciisa loowada istaago,maalintaas kuu wax tabanataa dhulka hadhigo waxa uutabanatee hasoo dhaaaqo bes .difaaca ciidewna iyo badaheenu waa muqadas aan cidna lioga haybaysanayn,ilaa raascaseeyr ilaa raascambooni ila lowyacado iyosaylac ,
@MukhtaarXasanhaybe
@MukhtaarXasanhaybe 3 ай бұрын
Waa fikirkaaga anaga waxba xoognagaga qaadi maayaan
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h 3 ай бұрын
Dhibaatada Somalida haysata iyaga isugu wacan ilaa hadana halkii dawadu tiilay wa layska indha tiraya. Xalku wuxu yahay in Somaliland & Somalia wada fadhiistan oo arimahooda si miyir qaba uga wada hadlaan lkn hadii lays dafiro xaqa cid walba leedahay la ixtiraamo runtii Ethiopia & cid kale ba wa laga guulaysan kara
@guursadebarresare7197
@guursadebarresare7197 3 ай бұрын
Hunguri waxwey la galiyaa wuu dilaacaa,Rooble junguri ayaa wada laakiin wuu dhiman.
@mohamedalihashi572
@mohamedalihashi572 3 ай бұрын
Maxaad ka qaadeysaa waa nin somali ah, oo dad iyo dal lahe. Amxaar amxaar dhaley ayaad tahey wanna lagu jabinayaa.
@Shihaab464
@Shihaab464 3 ай бұрын
Professor Feysal Abdi roble waaan Salaamay Waaa Aqoon yahay Caqli wanaagsan ku Cabira Waqtiga la taagan yahay Qolyo isla dhashay Ee Ee Herrl Smaatar la yiraaha Ahmed iyo Abdi oo Canshuurti wax ku soo barty waa Saaqidiin
@alijama6723
@alijama6723 3 ай бұрын
AMA RUMAYSO AMA BEENAYSO ABII WUXUU KU JAHAY SAN YAHAY CASAB IYO MUSAWAC WIXII KALEBA WAA JAAH WAREERIN SAGAAL NIN OOWALAALA AH SIDEENAA SIDEEDU NINKA WADA SIRI SIDIINAA NINKUNA SIRTII GARAY SIDAYDAA LAGA YAABEE DIIN GARAARADA INUU WAA HALKII MUSTAFEE NEFIS SIYAASADEED KA DHIGTO JINI BAD INUU KU DHOCO HADA BAALEY RAGA NEEYTUGU SOOMA NIIBEE SIDII NADI QOYEY WAA NASH WAA NASH LAYN JIEY ABAA LAAWIHII ADUUN YADA UGU XUMAA WAX KALEBA SAMAY WALAALKA KHAYAANAY LAAKIIN SAXIIBKAA HA DHAGRIN BAL HOOGAA IYO HALAGAA EEGA TAARIIKHDAA QOF KASTOO DAMIIR LIHI WAXAA OO KALE HORE MAW DHECEEN ILAA BOQOR TOOYADII XAYLE SALAASE KA HOR IYO HADABA TA DANBAY DARANTA INTAYNU DUR YAMI LAHAYN BEEN IYO BORO BAGAAN DOOY NA DAA RUNTU RAGA KAMAVNIXISO WAA DHIIRI GELISAA
@OmarSholi-oj8ev
@OmarSholi-oj8ev 3 ай бұрын
Aduunku Somaliland hadanu aqonsanay safarado kamay samaysten malgashiyo balayin dolara may gashaden dadku ma waalna heshkuna had I San Santa Somaliland a an ka Aragon iskada somlida tagta darane maraykanban naga hor istagayn
@khadragelle7801
@khadragelle7801 3 ай бұрын
Dadka raba ictiraafka somaliland haka raadiyaan dawlad aan cidna gumaysan wakhtigan anu joogno xabashidii .dal somaliyeed ayey haysataa waxay taagan yihiin halka yuhuudu ka taagantahay falastiin markaa ma .uyeedho gumayta gaajaysan oo kaa tiro badan ayaa xornimo lagu rabaa caqli xumada iyo somali nacabku yaanu meelxun geynin kuwa madhan
@abdirisaqabayla3999
@abdirisaqabayla3999 3 ай бұрын
Nin wax badan og caqli iyo cilmi maashaa allaaah
@ahmednasirsultanabdurahman2370
@ahmednasirsultanabdurahman2370 3 ай бұрын
kani garadkiisu Gari iyo Jaarso uyuu u kale hiilinayaaye muxuu ka sheegi karaa Ethiobia iyo Somaliland
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 ай бұрын
Cabdi xaafidoow iyo ninkan 1su ' aala itoobiyada adshezgaysaan xageebay joogtaa aqoontii soomaalidu waa xasan ayaa iibsaday bada waa hadaad garasho leedihiin
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 3 ай бұрын
Waa taariiq qorantay in waqooyi .buntland .k.galbeed iyo jubaland u adeegaan lanasafan yihiin cadawga somaliyeed weycadaaday somaliga dhabtah iyo Kan plz igu shubada ah waalakala ogaday profeysarka waakumahadsan yahay wadaniyada uu nagu sii gubabinayo (hiranboy)
@warfaaden6369
@warfaaden6369 3 ай бұрын
kani wuu waashay waxa kadaran ku wa waraysanaya kkkkkkkkk
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 3 ай бұрын
Siilka hooyadaa yaa waalatay. Oram yahow
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 ай бұрын
Dhiladii ku dhashay baa waalatay.
@AliAhmed-ei8jy
@AliAhmed-ei8jy 3 ай бұрын
Warfaa walaweyntii oo DHAN baa waalatay
@momodidi7808
@momodidi7808 3 ай бұрын
Waa maxay dadkaan wada caytamaayo. Hadii lagu ciilay KZbin ka fogoow 😂
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
Shacabka Somaliland majority masgixiyan waa dad wasa bukka oo maanta waayo wali ma arag qof reer Somaliland ah oo iswaydiinaya ama waydiinaya kuwan siyaasada ku matala ( waar muusoow hadii aynu Ethiopia badda ka kirayno 50sano bacda 50sano dhulkii ay 50sano dhisaysay ma aayar unbay ka guurayaan oo bad baa cirka ugasoo dhacaysa Ethiopia? Ethiopia meel ay xoog ku qaadato bay rabtaa inkastoo Xabashi aanu maanta dhul inaga qaadi karin
@HiboNoura-yi1og
@HiboNoura-yi1og 3 ай бұрын
Habar gaalo waxa qudha o ay ino habambalyaynayan wa sida siyassi daquutka umadda muslimiinta e Somaliyeed u kalageeyay umaddi una kala qaybiyay dawladdi adkayd. Votkanni iyo wadanka dhamanti aya shisheeyo ka adeegta kassi darane xalannee aya u uyerdhya awamirta .
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 2 ай бұрын
Allah maxaa basaasiin isa soo uruursatay waxba somali haku maxaafsanina daarood waa jabay meelkasta wuu ku jabay
@aminbarud6306
@aminbarud6306 3 ай бұрын
Dhagtaa wax loogu sheegay coz waligii wuxuu isticmaalayay nagativka
@saadhussein5466
@saadhussein5466 3 ай бұрын
Madaxweyne hassan sheekh ilahey habarakeeyo waa nin qiimo badan
@HalaIyone
@HalaIyone 2 ай бұрын
Qiimaha ha aflagaadayn qabuuro Fahad kaad iska qabiilka tihiin wase orom yohoow waadku baabe'ee runtii
@w410921
@w410921 3 ай бұрын
Haday qadaadwayn Somalinimadu iyo bad baa Itoobiya qaadanaysaa ka run tahay, ha citiraafaan Somaliland badduna sidaas ayay ku badbaadaysaa. Hadii kale wixiinu waa riwaayad
@cabdisalanmursal4664
@cabdisalanmursal4664 2 ай бұрын
Waar soomaaliland iyo dadkeedu way ogol yihiin mou iyo in itoobiya heshiis ganacsi lala galo waana guul soomaaliland aadna way usoo dhawaynayaa markaas yamyam iyo qadaad wayn hayska hadasho
@user-np9gl8ej8v
@user-np9gl8ej8v 3 ай бұрын
Masham Allah, Feisal Rooble, noolow aqoonyahan Soomaliyeed
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 2 ай бұрын
Guuuuuul itopiya😂😂😂😂😂😂😂 bade sowka baryaya itopiya
@alijama6723
@alijama6723 3 ай бұрын
SHEEKADA WIILKA AXMED DHALAY ABIINA LA BAXAY EE AAN AXDIGA IYO WACADKA IYO BALANTA MIDNA AAMIN SANAYNI WAA DHICIS SIDUU U DHALAN LAHAA LAGA FEKERAYO OO HADANA INUU AROD KU SOO BOXO MAAGAN WAA SHEEYDAAN AWOODIISOO DHAMI KU XIDHAN TAHAY WEEDH QUDHA OO AH IN LA NAARO SI UU U HURUUFAADO IN SHA ALLAAH WAA NIN NAF TIISA KHAYAANAY NAYA OO GUUL U HAYSTA GUMAAD KA DAD KIISA WAA DIR XIGII ISAGU ISCUNAYE MUXUU DOOLALA TAGAA QAAR WAQTIGOODU QARIIB YAHAY OO ISAGOO KALE AH BUU XABSI KU OOTAY YES MAN YES MAN NO MAN BAA KU XIGTA GARAB KIISA MAALIN BAA LAGA BAXAY WAANA MAALINTUU SAAXIIBADII DHAGRAY IYGIINA WAA NOOL YIHIIN ISNA WAA SII SAQIIRAYAA ALLAAH BAA XAAL OG
@LuulLuulmohamed
@LuulLuulmohamed 3 ай бұрын
Maamulgoboleedku waxayba umaleeyaan iñey yihiin dowlad dowladii ayeyba Sanka ugajiraan oo shaqadeedii kuheystaan aduunka maamuladooda fiiriya jaahiliinyahey dowlad iskadhigdhigaya
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 3 ай бұрын
Then secondly, why does one of us criticize us? Where are your cadres?❤
@Fowzia69
@Fowzia69 3 ай бұрын
SOOMAALI SOOMAALI AYAA LEH BADEENA NAFTI NEGAAA IYO QASHIN MA QAADAN KARAAN WAAN KU DHIMANAYNAAA ANAGOO INTAA KA YAR AYAAAN XABASHI ISKA CELINAY BADEAHEENANA DIFAAACNAY MA DHACAYSO IN AY CAG SOO DHIGTO WAANA LAGU KHALDAMAYAA. EE SOOMAALI HA ISRAACDO
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 2 ай бұрын
Oromo MA laha dalka. Waxaa soomali waxii aan ahayn soomalina oromo da loogaynaya.
WASIIR XUKUUMADA ISRA KA TIRSAN IYO FADEEXAD AAN LA FILAYN
11:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
بين الحرب والقهوة | مختار فيصل الخنشلي | 131
3:31:16
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 562 М.
QORSHAHA FOG EE ITOOBIYA | 'XOOG | XEELAD WAA INAY BAD HESHAA'
27:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
WARAYSI GAAR AH | XAMZA | DAGAALKA GAZA | QADIYADA FALASTIIN
43:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | RUSSIA | UKRAINE | SOMALIA
25:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 54 М.
Daawo: Wixii kala Qabsaday Murashax Cirro & Madaxweyne Biixi
11:22
Dhamays Media Production
Рет қаралды 2,2 М.