HODAN ABDIRAHMAN & WARAYSI DHINACYO BADAN TAABANAYA WAX KALE

  Рет қаралды 292,283

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

WAR-GALIN.., www.amazon.co.....
Dhamaan agabka aan isticmaalo sida Vitamin-da iyo wax yaalaha nolosha muhiimka u ah halkaan ayaad ka iibsan kartaan si toos ah,
Waad mahadsan tihiin.
www.amazon.co.....
If you are interested in any of the vitimins or equipment I use, you can buy them here.Thanks
HODAN CABDIRAMAAN WAXAAN TAAGEERO BUUXA U AHAY SHARMA BOY WAA NIN DHALINYARO AH OO WAQTIGIISA JOOGA HAL-ABUURNA LEH.
HODAN WAXAAN AHAY FANAANAD SOMALIYEED RAASKAANBOONI ILAA IYO RAASCASAYR WAAN U HEESAYAA.
MAHAD CELIN GAAR AH;
LIBAAN JAMAC,
• AYAANLE PATO | MIYAAN ...
HODAN CABDIRAXMAN,
MOHAMED ABDINASIR AYAANLE
• Video
IYO DHAMAAN DAAWADAYAASHA.

Пікірлер: 817
@AsadDiaby
@AsadDiaby 3 жыл бұрын
Hodan Abdirahman waan ka fuqey anigu waa lajamad weyn labo fanaan ayaan iska dhashay noolow Madaxweynaha mustaqbalkana waan salaamayaa big legend abdihafiid noolow adeer
@fahiimacooking5649
@fahiimacooking5649 3 жыл бұрын
Subxanallah illah wuxuu na amray in xijaabka qadano waley inta no shahay xijaabka qado
@KhanYunis7
@KhanYunis7 3 жыл бұрын
Masha allah Wll Alle haku sharfo wax runta usheegayba adigaa jira dadka kale qof dhahay is astur waa yar yihiin
@simaneymediapro625
@simaneymediapro625 3 жыл бұрын
Hodhaney is a lovely person, she is beautiful inside and outside ❤❤❤
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 жыл бұрын
Mashallah!!!! Ina Abdirahman qadarin wayn baan u hayaa suldanka Mursal Muse Barakallah iyo dhashiisaba . Hargeisaa ku guuxaysa ee dhakhso nogusoo noqo adoo nabada mashallah...
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 3 жыл бұрын
Hodan abdirhmn she's so cute qof Qalbi ficn mashaallah
@anzalalbii6700
@anzalalbii6700 3 жыл бұрын
Waleee maanta ayad legend keentay hodon cabdiraxman wa fananad an aad ujeclahay aqlaaq leh afgaaban dadka aya saalntay ayan kamid ahay hodon cabdiraxman taagraheda calamka ayan kamid ahay si guud ayeyna ino salanta salaamulah sis wee wee🙏
@gudoomamaxamed2205
@gudoomamaxamed2205 3 жыл бұрын
Haa walhi wallo shukrn wallky
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Aad iyo aad Hodan waa gabar qaali ah oo cod kar ah waliba qalbi wanaagsan oo dadku iskugu mid yihiin.
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 3 жыл бұрын
MashaAllaah waa gabar qalbi fiican Abaayo fanan wax Alle jecelyahay mahan Abaayo Aduunka walaga tagaa Akhiro xasuusnaaw Abaayo is astur xijabka qaado waa wajib Ayad dhan ayaa ku soodegtey Abaayo Allaha kuxafido .
@aishachannel8286
@aishachannel8286 3 жыл бұрын
anigu fanaan majecli illaahay ha soo hadeeyo
@ismahanmohmoud89
@ismahanmohmoud89 3 жыл бұрын
Mashs Allah walaalayaal kusaliya nabigeena Muxammad
@abdinasirxasan1124
@abdinasirxasan1124 3 жыл бұрын
Allahuma sali wasalami calaa muxamad
@ZamzamElmi-rb7bn
@ZamzamElmi-rb7bn Жыл бұрын
Hodan Apdirahmaan qof wanagzn dadka somaliyed wad jecelyihiin love you 😍
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 3 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin Reer magaal is helay iyo reer magaal dhageysanaayo iyo reer magaal comment ka bixinaayo
@fathiahassan3721
@fathiahassan3721 3 жыл бұрын
Kuli reer magal yaah hhhhhhh
@sahracali988
@sahracali988 3 жыл бұрын
😅😅😅🙏wada reermagaal bnahay
@maariyafarah8549
@maariyafarah8549 3 жыл бұрын
Reer miyi 😂
@nawaalmaxamuud7551
@nawaalmaxamuud7551 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@64yearsago59
@64yearsago59 3 жыл бұрын
anigu reer baadiyaan ahay waanan daawanayaa ka waran😂😂😂
@hawamohamed2315
@hawamohamed2315 3 жыл бұрын
Hodan cabdi rahman waa qof qalbi nadifa Dhiga ugu sharaf badnaw
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Amiin abaayo
@abdirahmanomar7600
@abdirahmanomar7600 3 жыл бұрын
Abdihafid dadka siyaasiyiinta markuu wareesanayo waadba kabaqi jiray inuu sidaa uqoslo ukaftan badan yahay wlh uma maleesid masha allah oday somaliyeed Allah kudhowro aadban ufurfuran tahay ukaftan badan tahay masha allah
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 3 жыл бұрын
Fanaanad soomaali oo dhan u dhaxeysa codkar ah xushmad leh noolow intay nololi jirto , iyo cabdixafid saxaafi qiimo iyo qadarin mudan horey u soco wll qaali.
@fay6834
@fay6834 3 жыл бұрын
Hodon waa jeclahay waxaana kasii jeclahay Mursal, Waxaan Idiin rajeynayaa Farxad badan iyo ubad baari Ah from Puntland ❤🎊🎉🇸🇴
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 3 жыл бұрын
Hodan Abdirahman dheere fanki Awdal ee haybada lahaa ✅🙏
@samiraswety2115
@samiraswety2115 3 жыл бұрын
Hodan c/raxman gabar qalbi fican masha allah xabibti waku wadana
@ikraanmohamed7276
@ikraanmohamed7276 3 жыл бұрын
Maryan mursal ta jiilka danbe weeye hodan abdirahman one love ❤🎉🙏
@bellasisou1044
@bellasisou1044 3 жыл бұрын
Mashallah walaashay been maad sheegin waa maryan murasal ciise bootaan ❤️jiilka yar ee sookacaya
@hennatutorials9562
@hennatutorials9562 3 жыл бұрын
She is an amazing person. Heesteeda walba tii kale ayay ka darantahay. I love her voice 😘
@qali8884
@qali8884 3 жыл бұрын
Masah Allah
@rahmasharaf8625
@rahmasharaf8625 3 жыл бұрын
Me too 🥰
@hodanali185
@hodanali185 3 жыл бұрын
@@rahmasharaf8625 alyýnAmm
@khadraabdi1114
@khadraabdi1114 2 жыл бұрын
HAYE
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 3 жыл бұрын
اللهم انا نسالك حسن الخاتمة يارب العالمين
@hodanfarah8651
@hodanfarah8651 3 жыл бұрын
Aaaaaaamiin Aaaaaaamiin yaa rabi
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@fatumaali1463
@fatumaali1463 3 жыл бұрын
Hodan gabadh qalbi furan weeye lkn fanka iyo qaawanaanta waxaa laga dhaxlaa qalbi madow please ilaahay hanuun waydiiyo
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 3 жыл бұрын
Illahay hasoo hadeeyo iyada iyo anagaba
@kaysemohamed3575
@kaysemohamed3575 3 жыл бұрын
Talo fiican alle haka abaal mariyo
@ruuxdaacadaooyaabay
@ruuxdaacadaooyaabay 3 жыл бұрын
Hodan waa fanaanad lkn waa qof wanagsan qalbi fcn oo cod fcn oo heeso fcn leh oo dagan oo af gaaban oo xishoota alalha ku barakeeyo walaashay hodan love you more 🙏🙏🙏🙏
@saraisse3019
@saraisse3019 3 жыл бұрын
Wan idin salamayaa dhaman walalahey reer borame dad qalbi wanagsan somali isugu mid thy xin iyo xasad ka maran 🖐🖐🖐 Salan qaliya reer borame yar iyo weyn oll of them love sow much ❣❣❣❣❣❣❣ Sara isse from hee puntland qardho
@ciiltiresheikhdahir8062
@ciiltiresheikhdahir8062 3 жыл бұрын
Hodan abdirahman ad ban utagera waana jeclahay inan malin indaha saro Ayan ilahay kabarya ❤❤❤❤❤
@Imraan53
@Imraan53 3 жыл бұрын
Hodan waa hiba nuura fanaaniinta xiligan ❤❤❤ codkeeda iyo aqlaaqdeeda
@zeinabh3509
@zeinabh3509 3 жыл бұрын
Well came to Canada 🇨🇦 hodan.We love you 😍
@hadiyaaragsan1433
@hadiyaaragsan1433 3 жыл бұрын
Number one Somali 🇸🇴 singer female hodan cabdiraxmaan cisman mahabe darta baan usogalay
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 3 жыл бұрын
Masha Allah Abdihafid mahadsanid inaad Hodan Abdiramaan keentay aad baan u taageera hodan iyo oday geedaba waxaan rajaynayaa in aay Oslo Norway noogu timaado waanu ku sugaynaa wllo insha Allah
@Masago2025
@Masago2025 3 жыл бұрын
Walaal ilaheey kacabso Fanka Nabiga scw kama dardaarmin qabrigana waxba kama gooyo pls jirkaaga asturo Hodon aduunkaan waa laga tagaa taas ku xisaabtan
@elclasicotube2550
@elclasicotube2550 3 жыл бұрын
Wlhi bentama ahan midas
@asmaibrahim7292
@asmaibrahim7292 3 жыл бұрын
Boqortooyo Hodan Abdirahman wa dhal fanan haybadu wa udhalasho keep going indr qali ❤️❤️❤️😍😍🥰🥰
@amaalmohamed6808
@amaalmohamed6808 3 жыл бұрын
Hodan sharaf ayay leedahay waa gabar aan badanaa dadka waxba u dhibin ❤️❤️❤️❤️
@sahrahassan4535
@sahrahassan4535 3 жыл бұрын
Gabadh fariida ooqalbi furan baadtahy laakiin allh hakaa hadeeyo fanka waxdhhmana Allah hakuugubadalo aamiin yarabi
@muniiryusuf9994
@muniiryusuf9994 3 жыл бұрын
Fanaaninta ree borama waa dad somali oo dhan jecel Masha allah
@sleepingbeauty.8359
@sleepingbeauty.8359 3 жыл бұрын
Somali jecel keeda mexeey taare
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Hahahaha somali yaa neceb marka 🤣🤣 Tariikhdu ma guurte bal dib u noqo dadkad isleedahay u duurxul wa kuwi somali midnimdeda raadinayay 1960ki ee bal dib u fadhiiso
@aaminaqueen9164
@aaminaqueen9164 3 жыл бұрын
Aad iyo aad walaalo happy to have it
@sumayosusu
@sumayosusu Жыл бұрын
@@sleepingbeauty.8359 adi so somali ma thid hda dadkaga jeclato mxay dhibe?
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 жыл бұрын
Aniga gabadhan waxan ku jecelahay degananta umana so jawaabto dadka xun ee u gefa mararka qaar inta ila mida fadlan like iskumuujiya
@amaalqueen5981
@amaalqueen5981 3 жыл бұрын
Hodan abdirahman halyeeyad mantunbad keentay qofkii loo baahna borama kaa soo salaamay😘❤ hodan dheeman❤
@mariyaclrizaaq3984
@mariyaclrizaaq3984 3 жыл бұрын
Waa kujeclahay hodan abdirahman dheere👸😘❤❤
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
Barnaamijka quruxbadan ee abdixafid aad baan ug haysanaa . Well done sxb. Sidoo kale fanaanad qaranka HODAN ABDIRAHMAN WE LOVE YOU WAANA KU TAAGEERSANAHAY WALAALO
@samisfamily5703
@samisfamily5703 3 жыл бұрын
Hodan fananadaydiii Rabbi haidin xiftiyo 🤲🤲❤️🥰
@aiyashacuud6978
@aiyashacuud6978 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo soqabo safiyay waan Ku jecelnahay ❤️🌹❤️🌹🌹🌹🌹
@ishqyboy
@ishqyboy 3 жыл бұрын
The social media is becoming the town square for the global village of tomorrow for sure.
@snrotho
@snrotho 3 жыл бұрын
Ugas halkan qol kamid ah qolki jiraanka lee wayo 🤣🤣🤣 Dhe inanta xijaabo dheh
@ishqyboy
@ishqyboy 3 жыл бұрын
@@snrotho Haa qolkan "next-door" lee waye ugAs 😂😂😂 To be honest "fanaanad & xijaab" can't be on the same page my brother 😂😂😂
@snrotho
@snrotho 3 жыл бұрын
Yeah sure May Allah show them the way InshaAllah
@sahraosman2285
@sahraosman2285 3 жыл бұрын
Waankaa qabnaa thanks Hodan Abdiraxman markaleee markaleee markaleeee.
@idilsalaad3489
@idilsalaad3489 3 жыл бұрын
Hodan runtii aadban u taagera wanageeda iyo dadnimade wana fanan qiimo badan oo qancisa Qof walbo codkeda gaaro Marki dadka xasidka laga reebo masha Allah ina mar uun arko wan rajeena ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@bilanbarkhad7619
@bilanbarkhad7619 3 жыл бұрын
Hodan clraxmaan fanaanad aan taheero respect ayaa ku hayaa wllo
@ikrasharaf5955
@ikrasharaf5955 3 жыл бұрын
Queen of world 🗺 👑 hodan abdiraman 👸🥰🥰🥰🥰🥰
@fadxiabdirahman3379
@fadxiabdirahman3379 3 жыл бұрын
Hodan abdirahman muraayadiii fanka soomaliyedd
@farixatahlil1773
@farixatahlil1773 3 жыл бұрын
Hadan cabdiraxan dheere nolow intey nololi jirto adiga iyo xaajigaga waliba fananka kaliya ee an ka tageri horgeysa mursal muuse cumar qadarin weyn ayan u hayaa allaha idin xafido❤❤❤❤❤❤
@maxamuudaden3618
@maxamuudaden3618 3 жыл бұрын
Hodan full respect
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 3 жыл бұрын
❤️👌👌👌💯👍👍👍 our rockstar Hodan cadey in from our home town ( MN-MPLS). Salam sare Adiga Iyo walaalkey
@mixilesugaal8646
@mixilesugaal8646 3 жыл бұрын
Hodan cabdiraxmaan waa boqorad aan fanka somaliyeed ugu jeclhy. Waa geesiyad gabar karti leh, dadka hodan neceb waa dad maan gaab ah. 10 sano tageero u ahay wlhi guulayso
@apdirahmansalepan3107
@apdirahmansalepan3107 3 жыл бұрын
Wllhi inta Aad tagerto ana wn tagera Only One
@safiosaafiofficiall1637
@safiosaafiofficiall1637 3 жыл бұрын
Hodan haday suurta gal thay inay qoraalkayga aqriso hees kaligeed ah oo muqdisho hanoo soo diyaariso oo vidow leh insha alllah cabdixafiiid naga gaarsiii walal
@maryamaabdirahman1802
@maryamaabdirahman1802 3 жыл бұрын
Hodan Abdirahman dhere dar alle kuu jeclahay huuno qaali ❤❤❤❤❤
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Hodan bilan ilaahay haku xafido adiga iyo qoyskaagaba. What a legend star!🥰❤❤❤❤🙏
@saxarsheq1061
@saxarsheq1061 3 жыл бұрын
Cod kar nimada duriyadii direed baad utahy🥰❤
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt 3 жыл бұрын
Dir maaha waa samaroon
@MssDD1
@MssDD1 3 жыл бұрын
@@Abdulkadir-ml3kt samaroon soo DIR maahan
@muniiraomer7797
@muniiraomer7797 3 жыл бұрын
@@Abdulkadir-ml3kt 🤣😂samaroon ma daroodba moodaysay manad gobanida ka fahmin inay dir yihiiiin raba kadhigay❤️
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt 3 жыл бұрын
@@muniiraomer7797 mayee wllo waa qabiil iskii utaagan daarodna maha dirna maaha
@faysaabdi7316
@faysaabdi7316 3 жыл бұрын
@@Abdulkadir-ml3kt wll kolay aqoon uma lihid ayaan filayaa lkn samaroon waa dir dadka yaqaana waydii Eeg dir waa dad aad tiro badan wll waxa ka mida isaaq ciise samaroon biyomaal madoluug iyo inbadan oo hada xasuusan karin
@zamzamyussuf1418
@zamzamyussuf1418 3 жыл бұрын
Hodan abdiraxman Waa gabad af gabaan oo xushmaad leh fanand qaran wan jecla ina lasoqabto
@abukarabdi1512
@abukarabdi1512 3 жыл бұрын
Abdi hafiidow sxb screan blue effect ka daa muqaladaada dhan wx fican bad so gudbisaa lkin ma qurux badno wlhi. Intii kla aragty like👍🔥
@awabdilleofficial9079
@awabdilleofficial9079 3 жыл бұрын
Walgiay naag fanaanad ah mataageerin hodan kahor thanks c/xafiid
@najah832
@najah832 3 жыл бұрын
Masha Allah hodan qof wngsan weyan wllhy adban u jeclahay Alle haku dayo adiga iyo caruurtadaba wllo
@fardosaabdullahi519
@fardosaabdullahi519 3 жыл бұрын
Iney qiyamihi tahey waxad ku oganeysan gawadh qawan so fadhido o waliba meshan layawi lahen o maxa uqawantahey dhihi lahen walaba kucewin lahen yan wareysaneyna illahow gabdhahanaga no astur dhamten na astur
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 3 жыл бұрын
Waxaa wax laga naxo waa calaamaatul qiyaamaha Allow na soo hanuuni danbigeena Allow noo dhaaf
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Naa shaqo yeelo qof qaawan uma jeednee hadii muuqeedu ku dhibayo maxaa ku soo gashey? Ma qof baa kugu qasbey inaad daawato.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 3 жыл бұрын
Lol arimoo tan ka weyn aya somali dhex talaa ee orod oo ku mashquul, Dhiiga qubanaya, dulmiga iyo cadalad dara umada somaliyeed ay cadeeysteen 🤦🏽‍♀️
@medhabib3410
@medhabib3410 3 жыл бұрын
Madaxweynaha Muustaqbalka Adban ku tagera ruunti big brother u are a special reporter, always happy Masha-Allah Barak’Allah. From Djibouti 🇩🇯. Next Soocdal yare no balami Insha-Allah wan tagera
@najibxasan8368
@najibxasan8368 3 жыл бұрын
Wooow tiirkii fanka somaliyeed ku taagna hodan abdirahman cisman maxabe bagaad so qabatay lkn waraysiga waad so koobtay please markale soo qabo farsad fiicanbad beeldaraysee Odaygeedii mursal muuse ku xigsii oo isna soo qabo curadkii xidigaha geeska fanaan aan isna aad ujeclahay fankiisa inta ila qabta like ta
@abdiabdi8867
@abdiabdi8867 3 жыл бұрын
Sharma boy maslax mideeye si wada jir ah u soo qabo cabdi fitaax Wan ku aminsanahay
@nagiibhazard7371
@nagiibhazard7371 3 жыл бұрын
My favourite singer Hodan Abdirahman Maxabe😘💔
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
hodan waa keentay c'xafid mahadsanid cadey taagera xoog leh ayaan u ahay 🙏🇸🇴🌹💯
@Theblues1992
@Theblues1992 3 жыл бұрын
Hodan Abdirahman Goormaa Muqdisho Imaaneysaa Walaal Aadbaan Kuu Jecel Nahay Guuleeyso.💜
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 3 жыл бұрын
hodan waa qof wanaagsan runtii maaha qof qabiil ku dhaqanta,runti qabiilma samaroon badankood maaha qabiilyin
@kamiilahkulmiye1755
@kamiilahkulmiye1755 3 жыл бұрын
Absoltely
@rahmasharaf8625
@rahmasharaf8625 3 жыл бұрын
Runtaa wllo qli wxn is idhi malaha aqoonta ku badan ba u sababa ilayn watii hodan ba ku heestee tiri cilmigu caqliguu kabaa
@apdirahmansalepan3107
@apdirahmansalepan3107 3 жыл бұрын
Qabiilka Kuma Dhaqano hdnhy SaMarOon Zaed❤️✔️
@fahadyare1534
@fahadyare1534 3 жыл бұрын
I love hodan Abdirahman 🇸🇴❤️💝💓 keep going i
@somaliboy2270
@somaliboy2270 3 жыл бұрын
Gabadaan fananada ah guud ahaan wax ay ka hadashay kole wax uu alle raali ka yahay ma.ahan.lkn waa udaceenana maalmahii qeyr lagu jiraa in uu illah qalbigeeda fanka ka.madooweeyo
@somaligirl6046
@somaligirl6046 3 жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabbi
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 жыл бұрын
AMEEN YAA RABBI
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
ahlaan hodanteyda caashaqa soo dhowow xabiibti aad baan kuu jecelahay ❤❤❤🌹🌹🇸🇴🇸🇴🙏👍
@SagalBaasheChannel
@SagalBaasheChannel 3 жыл бұрын
Cabdixaafid waa gentleman walaahi maasha allaah so proud of you walaalo✋✋✋✋✋
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Hodan qurux waa fariid aqli badan walhi huno nolow sharfeey hesahayga runtii Wan jclhay
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 3 жыл бұрын
Hodan abdirahman gabdh aad uu jecelahay runti allah iga dhowro qaali nolow intay nolol jirto ❤🌹💋
@abdullahiahmed1212
@abdullahiahmed1212 3 жыл бұрын
Hodon Abdirahman waa fanaanada keliya ee aan codkeeda 100% taageero
@haliimosacdiyo8263
@haliimosacdiyo8263 3 жыл бұрын
hodan gabara taagero somalidana qaali ku ah ana fankeeda aan jclhy ❤❤❤❤💯👏👏👏👏👏
@dr-ayaanabdiadeed5603
@dr-ayaanabdiadeed5603 3 жыл бұрын
Hodan waan ku taageera keep going sis dhal fanan
@siradm
@siradm 3 жыл бұрын
Hodan iyo xaajigeeda sharafta leh ee intaas ladhibayo waa salaamayaa iyo adigaba qoyskan siiba Mursal aad baa loo dhibaa sababta ma ogi! Mursalow iska sabar Soomaali dhibkeeda u sabar inta idin jecel baa badane waxba yaysan ku xanuunjin, Hodan waaba iska jeclahay amar Ilaahay waa qof macquul ah oo aragti fog reera dhibna aan ahayn waxan leenahay guulayso walaalo mcn
@nasrayuusufelmatan2258
@nasrayuusufelmatan2258 3 жыл бұрын
Hodan waa qof wanaagsan rear wanagsan aabe iyo hooyo caan ah reer sharafeed kuso barbaartay noolow ayaanu kulenahay
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 3 жыл бұрын
Fanaan wuu dhalay Abdirahman dheere Masha Allah
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 3 жыл бұрын
Xijaabka xidho allaah ka baq hodan
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 3 жыл бұрын
Thank you Abdi xafid ♥️💕💕
@addan76
@addan76 3 жыл бұрын
Masha allah hodan c/rixman Qof qalbi fiican
@amuunabdi2828
@amuunabdi2828 3 жыл бұрын
Fananad somaliyeed❤❤❤
@quruxlay3845
@quruxlay3845 3 жыл бұрын
MASHAA ALLAAH HODAN ❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 жыл бұрын
Masha Allah, walee Waa Fariid Hodan maanta Ayuunban Bartay
@highflyer215
@highflyer215 3 жыл бұрын
Hodan is simply Queen period, mursal muuse is king too, respect my people.🙌 Heesihiisuna waa wada dareen aqoon gaara Uma lihi mursal lkn ilaa hairaadsan baan taageerayaa wax lamidana ma arag Walai.
@omardahirabdi986
@omardahirabdi986 3 жыл бұрын
Asc abdifitaH waxad ka dhamaan ladahay qof qaawan inaad buun buuniso war ilahey ka baq
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 3 жыл бұрын
Nag karti leh hodn😘❤
@miskiali9815
@miskiali9815 3 жыл бұрын
hodan abdirahman my favourite singer❤
@guleedadan3403
@guleedadan3403 3 жыл бұрын
Mashaalah. She is a bright lady.
@nimconimco2767
@nimconimco2767 3 жыл бұрын
masha lahaha hodana cabdiraxaman dheere aad iyo aad ayan u tagera adiga iyo ciyala kagaba wan salamaya
@Simmran
@Simmran 3 жыл бұрын
MashaAllah hodan abdirahman faananad qaali ah aad baan kutaagera
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 3 жыл бұрын
Masha allah waa runteed fanaanad Hodan Cabdixafid inuu yahay warye warayste mug wayn mutacalim ilbax aan xadgudbin.
@Daljir143
@Daljir143 3 жыл бұрын
Hodan waanu jecelmahay wlhy horay u soco baayo💙👸🙏
@iphone-kz2ws
@iphone-kz2ws 3 жыл бұрын
qof edeb iyo akhlaaq udhalatay oo reer magaala oo fur furan hodan waa fanaanad an jeclhy
@naimaali1272
@naimaali1272 3 жыл бұрын
Haa masha allah
@KhanYunis7
@KhanYunis7 3 жыл бұрын
Edebta io akhlaaqdu ma inTa lays qaawiyo bulshada Laso hor fadhiistaa🤔 Wll Alle ka cabso dadka Lama marin habaabiyo Waxaysan ahayna lagu tageero
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
@@KhanYunis7 Halka aad ka gubaneysid eed ka colaadineysid garan maayo, waxaadse ogaataa inta lagu sheegeyba iney tahay. Hodan runtii waa gabar sharaf iyo dadnimo iyo karti intaba leh, waxa kuu ayaan daro ah inaad u diidid gabar soomaaliyeed ciziga ilaahay siiyey oo aanad ka qaadi karin, asturnaanta aad sheegteyna dee adigu police kama tihin nolosheeda ee iyada iyo ilaaha abuurtey ayey ka dhaxeysaa ee adigu danbi meeshan haka raadsan.
@KhanYunis7
@KhanYunis7 3 жыл бұрын
@@faizam523 Kkkk wll mcn dar iLahay ku deg🙌 Anigu sharaF iyo cizi kama qaadi karo Wanaaga io kartideeda uma diidani nolosheedana kama xumi lkn gabadhu ha is asturto ayaan dhehay oo xijaabka sharciga ah ha qaadato ma inTaas ayad igu maagtay🤔 Aankula yara kaftamee waxani tageeranimo kabadane ma qaraabo ayad tihiin🥰
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Hodan is a lovely person 🥀🥺👸🏻🦋
@zhaacahassan4687
@zhaacahassan4687 Жыл бұрын
Boqortooyo hodan abdirahman 👑❤️😘
@zamzamhassan5603
@zamzamhassan5603 3 жыл бұрын
Maa is asturta waata soo qawan alle ha ku hanuunsho
@gudoomamaxamed2205
@gudoomamaxamed2205 3 жыл бұрын
Haa cawryin
@zamzamhassan5603
@zamzamhassan5603 3 жыл бұрын
Hhhh maxa ka cowryin astaqfurulah
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 3 жыл бұрын
Maasha Allah Hodan Waan jec lahay laakiin markey reer Ka kale ay du missy ayaan nacay
@abdullahimohamed454
@abdullahimohamed454 3 жыл бұрын
She is still beautiful manshallah
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 3 жыл бұрын
Yes bro she's tall and talent.i love her voice
@ibrahimissack3312
@ibrahimissack3312 3 жыл бұрын
Thanks walashay qali
@najmaqurux1919
@najmaqurux1919 3 жыл бұрын
Wawwww ManshaAllah gabar an ad ujeclahy wallhi hodaney wan ku salame mcnto love you sister ❤️🥰😘💕🖤
@apdirahmansalepan3107
@apdirahmansalepan3107 3 жыл бұрын
Fananada KaliYe Aan Tagero inta fanka ku jirta Only One💕✔️
WARARKII UGU DANBEEYAY | DUQAYMAHA XIZBULLAH EE TEL AVIV YAAB
20:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 12 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 13 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,1 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 3 МЛН
Qadada Aan U Sameeyay Ninkayga Xaaji Kafi Wuu Ka Helay
18:17
Kafi Abdi
Рет қаралды 32 М.
Wareysi Fanaanada Amina Cabdilaahi Xirsi Ahun oo dhan
37:09
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 328 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA: IRAN | RUSSIA | SOMALIA
29:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 54 М.
DEGDEG AABO DAHIR OO GARAACAY MARWA KHADIIJA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
32:14
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 6 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 13 МЛН