WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA | HEZBOLLAH | ISRAEL | IRAN

  Рет қаралды 36,196

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

DEG DEG: WEERARKA ISRAEL OO FOOL AH IYO MAALMAHA SOO SOCDA | XOG CULUS
Biden says holding ‘discussions’ on possible Israeli strike on Iran’s oil facilities
Israel said closely coordinating with US on response to Iranian missile attack, expected in coming days; oil prices jump, Gulf states wary Iran will retaliate on their oil sites SOURCE: www.timesofisr...
.
The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.)

Пікірлер: 30
@luulmohamud
@luulmohamud 4 сағат бұрын
Allow yasir islaamka guulsii mideey oo quwee Rabiyow yuhuuda jabi iyo inta raacsan munaafaqiin iyo mushrik ba Wan ku salaamay halyeey howlkar ah heegan ah had iyo jeer guuleyso 👍
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 4 сағат бұрын
Ustaad Cabdulxafiid Allaah hakucizeyo, waan ku harraad baxnaa wararkaaga. Mahadsanid.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 сағат бұрын
Mahadsant walaalkey cabdixafit qeer sheeg israaiil dhulka halagooyo amiiiin ❤❤❤❤❤
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 5 сағат бұрын
Jumco mubaarak dhamaantiin
@SidrahHassan-h6d
@SidrahHassan-h6d 2 сағат бұрын
Illaahow maanta wa jimce illaahow Rabiyow Raxmaanow gaalada jabi muslimiinta u gargaar anagana shahiid nagu maanlinteena malin khery qabto nooga dhig cimridheer cibaado suban cafimad illaahow nasi illaahow na sug ya Raba
@Aniop45
@Aniop45 3 сағат бұрын
Ku saliya nabiga❤
@5daaroodbrothers
@5daaroodbrothers 4 сағат бұрын
Waxaad ka sheekaysay hal dhinac oo kaliya, waxaadna uhadashay sida aay wax u arkaan maraykanka iyo Israel, aaway dhinacii kale aragtidiisa iyo fikirkiisa.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 4 сағат бұрын
Yuhuud, iraan iyo reer galbeed wa isla shaqeeyaan
@charkoshanghai
@charkoshanghai 4 сағат бұрын
Asc abdihafid wan ku salamaaay , an kaftamee jumcaha dress code ka wax yar in an ka badalna oo khamis iyo cumaamad ku dhacno miyay kula saxsanayn 😅. Salute from Jabuuti allaha yahuuda jabiyo insl shaa allah.
@PiccoloFeedho-vd5zm
@PiccoloFeedho-vd5zm 4 сағат бұрын
Warka Aljasiira.arabi .ee.dagaalka.alqasaam.ee.qasa.ee.maanta
@afrahap4406
@afrahap4406 4 сағат бұрын
Cajiib
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq 3 сағат бұрын
cabdi xafid waxaan kugula talin laaha qaraxyadaa ad barnaamijka ku furto naga jooji hadaanad joojinaynin xaga dambe gee hadaanad gaynayn caodka ka badal hadaadan badalayn codka naga gaabi waa dareemayaa waxay kaaga dhigantahay laakiin dhankayaga waa dhaga xanuun iyo naxdir
@mohamedhaji5749
@mohamedhaji5749 4 сағат бұрын
A hafid waa isku khaldaysa iran baa markasta laga soo hkrjeeda
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 4 сағат бұрын
jimca mubaarg ❤🎉
@ahmed-kx4mw
@ahmed-kx4mw 3 сағат бұрын
Warka saxsanaantiisa inaga hubi ilmaadeer miyaa mise waa habrowadaag?
@IBRAAHIM-z8w
@IBRAAHIM-z8w 4 сағат бұрын
Waxba kama qaadi karaan iraan garbo badan iyo xulufooin beeyleedahay ciyaaladay laynayaan sidoodi
@alijama6723
@alijama6723 2 сағат бұрын
Hadii mid la dilo mid kale soow iman maayo dhamaan mala wada dili
@zamalemameh3502
@zamalemameh3502 2 сағат бұрын
Wold remyt ayannu lee nahay
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 5 сағат бұрын
Hadh cad ayay iiran ku jimcaysatay musjidka ugu wayn Tehran si nabad ah Yuhuudi maxay yeeli kartaa ?
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 2 сағат бұрын
Yaab badana alow aan balo hogaan nugu ridan bal maxa Dana dhigay Danielle
@Inverthon
@Inverthon 5 сағат бұрын
Jamca wanagasan
@osmangure6040
@osmangure6040 5 сағат бұрын
C/xaafidow waxa wacan in aad dadka aad waraysato ay yihiin kuwan aad hadda waraysato kuwo ka koreeya Aqoontabiyo tayada ahna dhexaad lana jira bulshada rayadka soomalida ee dhiban. Kan jira sida xassn sheekh oo kale oo horror soomalida ku ah dagalka sokeeyaha
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 4 сағат бұрын
Hadad jeceshahay jabka yuhuuda like saar
@mohamedfarah1269
@mohamedfarah1269 3 сағат бұрын
War heedhe galin shaqeyso galin na waxsoo duub bentadii iyo soo fadhigadii nagu bataye😮😮😮
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 2 сағат бұрын
Waar maaxaad innkan Ku saaniiftey.waa juumo
@aweesabdullahali1633
@aweesabdullahali1633 2 сағат бұрын
Shaki maakaaga jiro in shidaalka aduunka uu gaaridoono 1 liter 10 ilaa 13 dolar
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 3 сағат бұрын
Labadii sir kuheshiisa caadilkey kucoloban yahuud iyo shiico waa kuwii muf kadhigay muslimiinta siiriya ciraaq i. w.m hees dilaan 😏
@geesabadane7415
@geesabadane7415 5 сағат бұрын
War ninka calaamada ka dulqaad waa noolyahaye
@Samed____Yare_____45
@Samed____Yare_____45 4 сағат бұрын
Abaha miya xaka galay ninkan shaqadisa haqabsade daa
TOOS: Doodda Jimcaha
BBC Somali
Рет қаралды 544
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2,1 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,8 МЛН
FILO PART 127
28:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 64 М.
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2,1 МЛН