WARARKII UGU DANBEYAY MARAYKANKA | DABKA LOS ANGELES | TRUMP

  Рет қаралды 63,793

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@AbdiGabre-y3c
@AbdiGabre-y3c Күн бұрын
Ilaahay ha u siyaadiyo dabkaas insha alaah ❤❤❤
@Thehabonchannel
@Thehabonchannel 23 сағат бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر ❤ allaha u siyaadiyo
@muktarige9966
@muktarige9966 3 сағат бұрын
Allaaha ,(SWT) HA USIYAADIYO,AAMIIN.AAMIIN.
@reemali6728
@reemali6728 Күн бұрын
marlabaad iyo Mar sadexaad subax wanaagsan cabdi xaafid adiga iyo inta kugu xiran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muktarige9966
@muktarige9966 3 сағат бұрын
Iyaguba dhataarbey ka qoslaayeen dhooshe,allaaha ubadiyo.waa war farxadleh
@maxamedsuge6941
@maxamedsuge6941 Күн бұрын
C/Xafiid Binu Adamka Cafimaadka Iyo Nabadgelyada Way Ku Kibraan Wana Ku Qooqaan Wayna Is Mahadiyaan Waxaan Ka Dambeyaa Halaak Iyo Hoog U Dambeyo Sida USA Oo Kale
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 22 сағат бұрын
آلهم آنصر أخواننا في غزة
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 16 сағат бұрын
❤❤❤ Allaahu Akbar To Gaza
@fartun9503
@fartun9503 15 сағат бұрын
Masha Allah❤❤
@Asiya-f9i
@Asiya-f9i 20 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉Aalahu akbar Aalahu akbaar Alaahu akbaar
@fartun9503
@fartun9503 15 сағат бұрын
weey ku fiican thay Allahu Akbar ❤
@MUBAARIGMuhammad1999
@MUBAARIGMuhammad1999 Күн бұрын
Ilaahay haw ciqaabka haw siyaasiyo gaalada
@SumayaElmi-sq7nd
@SumayaElmi-sq7nd Күн бұрын
Ilaahayow u siyaadi yaa rabbi raxmaan
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Күн бұрын
Aamin yaa rabi ilaahay waa caadil hubka ay bxinayeen lgu qaraacay msaakiinta Palestine badalkeedi heleen
@muslimohh1001
@muslimohh1001 Күн бұрын
Ilahey ha u siyaadiyo Amin rer gaza waxa san u galay wa hubkeysiyen is
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 14 сағат бұрын
Waxaani masiibo ka timid Allaah oo u tuusayo kuwa u naxariisan wayey kuwa dhibaataysan inay ayaguna ku dhici karto mid ka tanweeyn.
@fartun9503
@fartun9503 15 сағат бұрын
Thanks brother 👍👍
@AliAhmed-pl8jr
@AliAhmed-pl8jr Күн бұрын
Asc cabdi xafid dabka maraykanka allaha usiyaadiyo allaha burburiyo siday u burburiyen falastiin ciraaq iyo afgaanistaan
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 22 сағат бұрын
Amiin
@caliosman7948
@caliosman7948 10 сағат бұрын
Qaxooti waa la wada noqonaa ilahey qolo kaliya qaxooti kama dhigin Ragii tujarinta ahaa ee ameriko hadii manta dhar uu qof soo usticmaley lagu cawinayo waa dulmiga ay wadaan
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 18 сағат бұрын
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ILAAHOW MUSLIMIINTA FALASTIN DHIBKA KADUL QAD YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@OsmanIbraahim
@OsmanIbraahim 21 сағат бұрын
Ilaahey ha baa biyo dhamaantood
@abdallayuusufyuusuf984
@abdallayuusufyuusuf984 21 сағат бұрын
Alxamdulilaah ilaahoow banbas ka dhig
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz Күн бұрын
Ilaahay ha siyaadiyo aamiin yaa rabi yaa is wetdiiyey isda loo gumaadayo reer gasa guulayso cxaafid wariye wanaagsan oo soo gudbiyo xaqiuqooyinka asc
@MaslaxbadalibraahimGaraad
@MaslaxbadalibraahimGaraad 22 сағат бұрын
Allow maraykanka oo dhan gub
@ZahraOsman-o9k
@ZahraOsman-o9k Күн бұрын
masha allah
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 Күн бұрын
Ilaahayow usiyaadi oo haka fududeyn ee kucuslee xaaladda dabka.
@GggfFtffy
@GggfFtffy Күн бұрын
Allow usiyaadi oo biyaha kajar oo meelaha dhaqalaha dumi
@ZahraOsman-o9k
@ZahraOsman-o9k Күн бұрын
allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Күн бұрын
Yahhuud waa hanti beeshay waa illaah mahadiis!!
@dJFnKY-q6z
@dJFnKY-q6z Күн бұрын
Mahadsanid wadaagista! Su'aal aan la xiriirin ayaan qabaa: Jeebkayga OKX wuxuu hayaa lacag, waxaanan haystaa 12 erey: iron observe slam major mad decorate feed photo awesome vast kitchen faint. Sideen ugu diri karaa Binance?
@Umxasan
@Umxasan 22 сағат бұрын
taraam. jiaxiim kii uu guhajabay. reer qasa
@RORO-RoRo-r4o
@RORO-RoRo-r4o Күн бұрын
Meeqaa balad.islaam ay gubeen oo ay.ka guween naf iyo maalba quwad ayuu ku faanay illaahay quwadiisana wataa الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر كبيرا والحمد لله كثيرا وسبحان الله بكره واصيلا
@muktarige9966
@muktarige9966 3 сағат бұрын
Alxamdulillaahi Rabbil caalamin. Allaahu Akbar
@MakeAmericagreatagainforlife
@MakeAmericagreatagainforlife Күн бұрын
Dhimashada wa 24
@NuuribraahimCaalim
@NuuribraahimCaalim 21 сағат бұрын
Mareykanka..kamafalibàdna..gasa
@deganaden5067
@deganaden5067 Күн бұрын
wa saax
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 23 сағат бұрын
Cabdi xaafid waa Ku sallaamay adiga martiqaadka intaa kadib dhacdadani waa awoodaha illaahay biyo la'aanta iyo waxa dhacaayi waa rabaaniye waad ogtihiin trum iyo acteurkii ayaa ayay jawaabto u tahay sidaa darteed mana joogsanaayo dabkaayi ilaa maraykan dhulka lasimo waa cawaaniin wax Sheegtay
@maryamaa8419
@maryamaa8419 Күн бұрын
Subax wanaagsan walaal Cabdi Xafiid adiga iyo inta kugu xiran. Walaal sideen kuula soo xiriiri karaa waa muhiim Mahadsanid walaal.
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 23 сағат бұрын
Marka aad warmest to qolooyinka beeraha waa kuu shagayaan waxay qotaan ceelal Malin malinta ka dan beysa ceelasha waa sii dheeraanayeen
@seynabxasan-f2i
@seynabxasan-f2i Күн бұрын
اللذى جعل لكم من الشجر الأخضر ناراً فإذا أنتم منه توقدون Oo macnaheeda yahay: Allaha idiinka yeelay geedka cagaaran dab oo markaas aad husataan ( shidataan ) waana madagta laga shito geedaha cagaaran, ee aan ka shidmeyn kuwa qalalan. ولا حول و لا قوة الا بالله.
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 22 сағат бұрын
This is small punishment god
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan Күн бұрын
Allow usiyaadi Adigaa awoodbadane Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow mareykan usiyaadi dabka kasocodo Allow
@0marabdi209
@0marabdi209 Күн бұрын
Meyeerka LA waxaa layiri waa Rainbow
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Күн бұрын
Asc wrwb
@FarxiyaMohamed-p6b
@FarxiyaMohamed-p6b 8 сағат бұрын
Asc. Cabdixafiid. Mareykan. Aduunka. IsLaamka. Ama. MusLinka. Ugu. Badan. Ayaa. Jooga. Ama. Carab. Ha. Agadanhado. Ama. AFRiKa. Ha. Abafando. Caranga. Oo. SomaaLi. TarxiiLeysa. Ayey. Na. Só. Dhaweeyeen
@muktarige9966
@muktarige9966 3 сағат бұрын
Waxay faliustiin ugeysteen,ayaa kabadan ,intey nasoo dhaweeyeen ilaahey ayaa dubaha inoogu dhuftey, saas u ogow walaal
@IIBRAHIMMUSA
@IIBRAHIMMUSA Күн бұрын
Asc
@AminaAli-q8z
@AminaAli-q8z Күн бұрын
Haa saxaafadu ma ilashaybay katimi waar islayaab adeerkaana wuxuuyiri way isookoriyeenoo waanjeclahay kii magaca somaliga lahaa faysal rooble
@reemali6728
@reemali6728 Күн бұрын
أسلام عليكم ورحمة الله وبركاته صباح الخير والعافية والعمر كله يارب العالمين 🤲 🤲 🤲 🤲
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Күн бұрын
Ssxaafadu waa gabata miyaa.Amaankaga cusbooneeysi waxani waa ciqaab Rabbi u soo diray daaliminta dulmiyey caalamka siiba reer Ghaza
@AbdiazizHassan-uw9qd
@AbdiazizHassan-uw9qd 23 сағат бұрын
California lama soo celiyo biyaha. Biyaha lagu qubeesto kuwa kaa dida iyo saxarada waxaa loo is ticmaalaa bacriminta beeraha biyonla aan baa ka jirta California
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Күн бұрын
Subax wanaagsan weriye A.hafid iyo Ustaad Hollywood iyo dhamaan asxaabta ku xidhan Somali Brits Tv.
@abdi-hollywood
@abdi-hollywood Күн бұрын
Wanaagsan walaal, mahadsanid.
@muktarige9966
@muktarige9966 3 сағат бұрын
Halaamin, holywood waa bulaacadaha ama boosaneerooyinka,NAARTA
@GggfFtffy
@GggfFtffy Күн бұрын
Dhimashadu waxay gaartay 27 sas lasoco
@AminaAli-q8z
@AminaAli-q8z Күн бұрын
Waar waxba may gubanjirin gubasho dabiiciyayahayd tana waa halasg kan maxaad kawaraysanaysaa
@museosman8296
@museosman8296 23 сағат бұрын
Ara boowe waa maqaadiir alle haku ma ku quusanayaan ?
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Күн бұрын
Saxaafadu ma sheegtyo miya Amarka illah iyo musiibooyinka Rabbi u soo diro mujriminta
@ubahabdi453
@ubahabdi453 Күн бұрын
Fusuq iyo fasahaad alle aya haysta Allah idinkama makhtiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@TrikAdan
@TrikAdan 23 сағат бұрын
Trump ha iska tuureen shacabka use
@MamaNeymar
@MamaNeymar 9 сағат бұрын
😂😂😂😂maca iyo sokor iygaa wey xisaabinaayn qasaarah ku dhacey laakiin midka ey u geeysteen falstiiin yuu u xisaaban yahay illaahey caadil weeye Marka anag iyo mareykanka rabigeeyn baa cadaalad noo sameeyey ee adkeeyst falstiiin fiiri
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
'WATAAS BEENTII MASAAJIDKA | ITOOBIYA OO MARKALE GUULEYSATAY'
29:20
MUCJISADII DABKA LOS ANGELES | HALIS HOR LEH SOO LABA KACLAYSAY
12:35
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
Russia expelled from the military base / A stab in the back
12:49
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН