WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | RUSSIA | UKRAINE | SOMALIA

  Рет қаралды 65,559

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 204
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 Ай бұрын
Abii axmed waa ibliis laakiin laakiin inshaa allaah waaka adagnahay waana burburineeynaa❤❤🏝🏝🏝🕋🏝🏝🏝
@CaamirMuuse-qd5hw
@CaamirMuuse-qd5hw Ай бұрын
Thanks c/di xaafid thanks abtidoon❤
@KhadijaAbdi-ct9jn
@KhadijaAbdi-ct9jn Ай бұрын
Maansha allaha wuu mahasanyahay engineer iyo wariya cabdifatax
@mohamedsalad5120
@mohamedsalad5120 Ай бұрын
Masha'allah tabarakallah Engineer Ahmad illhay hanoo ka daayo adeer nin qaali ah hadaba qiimo badan ba inoo tahay ugaas😊😊
@maodevid
@maodevid Ай бұрын
Thank you engineer Ahmed
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr Ай бұрын
Engineer Ahmed Abtidoon aad iyo aad u mahadsan tahay. Kheer Allah u ku siiyo.
@suadfarah5701
@suadfarah5701 Ай бұрын
Xasan sheekh haday dhab katahay difaaca waddanka, ha jooiyo qaadka , diyaarada ithopia iyo emaraadka dabada ka wada.
@maahirahmed7069
@maahirahmed7069 Ай бұрын
Mazha Allah Engineer ku aad buu umahadsan yhy adiguna Sido kle waxa kaloo codsanaynaa diplomacygii abdifitaax adigana inaa inoo cazuumto mararka qaar thanks wariye abdixafiid
@leylafiidow5484
@leylafiidow5484 Ай бұрын
❤❤❤ wariye Cabdi xaafid iyo Injeneer Axmed waan idin Salaamay horey u socda
@mohamedabdullahimohamed7641
@mohamedabdullahimohamed7641 Ай бұрын
Eng.allaha ku xafido adiga iyo wariye c/xafid
@libanali3640
@libanali3640 Ай бұрын
With you engineer ❤️... from Djibouti
@mohamed201yare3
@mohamed201yare3 Ай бұрын
Masha allah Engenerka iyo haafid
@beedilaacshe1028
@beedilaacshe1028 Ай бұрын
❤❤❤ masha alah engineer alaha ku xifdiyo
@saidaali412
@saidaali412 Ай бұрын
Masha Allaha si fiican ayaad u dhigtey oo u faahfaahisey arimaha Soomaalida
@sahrafahiye7315
@sahrafahiye7315 Ай бұрын
Waa.idin.salaamay adiga iyo dumashigey axmed hore usocda.waa.idin daawanaa.soo qabo injineerka.cabdihafid mahadsanid
@BabulAlHudaOFFICIALS
@BabulAlHudaOFFICIALS Ай бұрын
Abdihafid waha tahay qof dadka lashaqeya qimeya masha allah
@hbadmahhbadmah
@hbadmahhbadmah Ай бұрын
Ahmed Gurey naftaada wacyi geli!
@abdulahiadan4331
@abdulahiadan4331 Ай бұрын
Mahadsanid engineer Anigu kulafikir bn ahy
@eviethebaby
@eviethebaby Ай бұрын
Lama goodloow Ashhaado
@YusraAbdulkadir-g4z
@YusraAbdulkadir-g4z Ай бұрын
Eetha ing mahadsintiing khyr Allah siinsiiya ❤❤❤
@mubarakcabdi7843
@mubarakcabdi7843 Ай бұрын
Asc cabdi xafiid adiga iyo dhamgaysta yaasha guulaysta
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 Ай бұрын
Xildhibaanada itobiya taageerada u muujiyey wa cadaw somaliyeed waxy la mid yihiin kuwan kale e ad garaneysan, Ilahayna wu kula xisaabtami doona inshallah
@mahamudabdinor9412
@mahamudabdinor9412 Ай бұрын
Bal qaabk ay odayaashu kilirka ubixiyeen noo soo faahfaahiya plz British somali TV idinkoo mahadsan
@cukaashcibaar1607
@cukaashcibaar1607 Ай бұрын
Masha Allah engineer ka🫡
@Amir-Muse
@Amir-Muse Ай бұрын
Engneer ka legend aqoon yahan ah waye m.a😂😂❤
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Mahadsanid
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 Ай бұрын
Ing allaha Ku xafido itobiya waa cadaw ❤❤❤❤❤
@abdosalim6636
@abdosalim6636 Ай бұрын
Asc mashaa alaah Noo joog injiyeere Mahadsanidiin ilaah ha idin xafido
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 Ай бұрын
Masha allaah injinerka waad mahad santahay
@Qaybiye
@Qaybiye Ай бұрын
war ninkaan odaygaa waan wataa oday somaliyeed haloogu caano shubo thanks alot.
@SadeAdar
@SadeAdar Ай бұрын
wariye abdixafid & Eng Abti doon Waxaad tihiin labo nin oo noosoo tabiya warka kama danbaysta ah kiisa la hubo 🫡 Allaha idin xifdiyo
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Ай бұрын
waan salamaya cabdi xafid iyo barfasorka kadib ruushku ha guulaysto waan tagerayna waayo ma aha cadawga islanka ruushku. in musliminta oo dhan way tagerayan ruushka waa muqadis
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 Ай бұрын
Nin Abeeso koriyoow Adigaa u Aayine Axdi ma lahan xabashidu lagu aaminaaye
@Kihkjc
@Kihkjc Ай бұрын
Masha alaahoqonyaha somaliyed ofahansan sida uu wax u sharaxayo oo an adiyoad ujecelahay cimri iyo cafimad elehaku siyo dad yar Aya uharay somali o adiga oo kale ah guulayso eng
@khadijasheikhali6955
@khadijasheikhali6955 Ай бұрын
MASHA ALLAH ENG KA ALLAHA YACISAK
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant walaalkey cabdixafit qeer sheega adiyo barfasorka ❤❤❤
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
SOMALIA, DAMBIGA UGU WEYN AY GASHAY, AYA AHEYD IN AY DOWLADDAHA JAARKA CIIDAMADOODA U OGOLADAAN IN AY, NABAD ILAALIN U OGOLADAAN.
@AbdiazizHassan-d8n
@AbdiazizHassan-d8n Ай бұрын
Engeneerka❤
@FadxaXasan-dr2xq
@FadxaXasan-dr2xq Ай бұрын
Amxaarada soomaaliyawday waa konfur galbeed waakuwa yiraahda 8 iyo 9 ayaanahay
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu Ай бұрын
Xildhaankii Ethiopia taageero waa basaas markii horaba u shaqaynay iyaga ayuu lamid yahay caada qaate alle ayaa kashifay
@MustafeAhmed-n5r
@MustafeAhmed-n5r Ай бұрын
Maaha calling sax ah
@abdiazizali6198
@abdiazizali6198 Ай бұрын
Brith TV Ruushka guul
@ahmedgure4265
@ahmedgure4265 Ай бұрын
Ijib mafadaaw kkkkkkk
@Jameeco
@Jameeco Ай бұрын
Salaama caleykum Saaxiib sare cabdxafiid
@GullitShire
@GullitShire Ай бұрын
Tak dere cabdi xafid iyo borofesorka labadinanba 😊
@zubeyrmohamed9653
@zubeyrmohamed9653 Ай бұрын
ASC Ijibere iyo wariye Abdihafid wa idin salamay . Waa nasiib daro in dad xildhibano ah oo ay Ethiopian Taageraya Marka waxa dhihi Lahaa kuwas xilka halaga qaado waa qeyr mas,uuliyin dadkoda soo dortay ha soo dirsadan kuwo kale balse doqontaas ma istahilan in sii fadhiyaan Barlamanka ,
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
Subax wanagsan ❤🎉
@xaryanxarago3587
@xaryanxarago3587 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulkadirmohamedadan7416
@abdulkadirmohamedadan7416 Ай бұрын
Waxa xaqiqa ah masar iyo ithopia in ay ithopia dhanto masar waliged cid ay kaalmaysay lama arag damacan ithopiana wuxu yimid marku madaxwayne xasan safarkisi ugu horeyay iyado anan dhib jirin tagay masar shegayna in ay masar la jiran ithopia haday masar usi dayso biyaha masar malin cad ayay ka tagaysa dawlada ad garabka ka radinaysid wa ina taqanid tariqdeda masar iyadanan difacan karin wadankeda ma ahan awod la aan e wa doqonimo 3 dawlo o muslimin ah aya dhinaceda ku baba'aya o ay indhaha ka firsanaysa liibiya suudan iyo falastin masar waxa dhama turkiga o difacay asarbijan iyo liibiya iyo somaliya wuxu no yimid anago baylah ah masar baxar ayay na galinaysaye cid nagama dhicinayso
@abdulkadirmohamedadan7416
@abdulkadirmohamedadan7416 Ай бұрын
Ma ahan inan raali ka ahay damaca ithopia lkn wa inan maskax kale la imaana ama cid kale o lagu kalsonan karo
@najiibyare4483
@najiibyare4483 Ай бұрын
Aamus orom xun baa tahy waxad ogtahy malehe orod wax aqri
@Filbirri8
@Filbirri8 Ай бұрын
You are right. People don’t understand diplomacy.
@Goohe-z
@Goohe-z Ай бұрын
Qushasha waa Qashin af ethiopianka
@Khalidrasta99
@Khalidrasta99 Ай бұрын
ITV News adinka idin kaga kalsoonahay warkiina Waa Cadaalad adinka markasta mudan🙏
@sacdowcilmi790
@sacdowcilmi790 Ай бұрын
Ascwrwb waa idinka gudoomney ilahey ha idinsiiyo cimri dheer caafimaad leh alle ha idinsiiyo anaga iyo idinkaba injireere iyo cabdi xafid iyo karariustayasha waan idin salamney❤️
@Abdirashdmahamad
@Abdirashdmahamad Ай бұрын
Nimanka itoobiya taageray waa inla laaya dhamaantoof oo qofkasta oo soomaali ah ay taargat unoq Daan mida kale xeer ilaalintu waa inay dacwad kasoo gubisaa xasaanada loogag qaado kadib a maxkamad lasoo taaga hadiikale waxkadaran ayaa la arki doona
@CumarGuureeye
@CumarGuureeye Ай бұрын
Ingineere adigoo mahadsan iga jawaab
@EidXaaji
@EidXaaji Ай бұрын
Waa Ogaaden Kuwa Xaylasalase Ku wareejiyey Dhulka kuwa Basaasiinta u ahana wa Ogaaden.Masar ma Dabb Somalia kubaxaya Ayey Daminaysa Mise Dabb Horrleh ayey shidaysa Jacaylka Masar uqabbto Somalia Flastiina u Damqan wayday kajawaab
@AdanYusufAli
@AdanYusufAli Ай бұрын
MAHADSANIDIIN❤
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i Ай бұрын
Ha nagula soo galgalane reerkiina usheeg
@mubarakcabdi7843
@mubarakcabdi7843 Ай бұрын
Asc. Kawarama hadii xassan sheekh urabo in uu ciidamada masar uu ku. Qabsado maamul gobaleedmyada kasoo jawaBa
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Ай бұрын
Ilaaheey ha guuleeyo muslimiinta oo dhan gaar ahaan falastiin iyo soomaaliya jaajuusiintii dad ayaaba qabiil ku difaacaayo
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 Ай бұрын
Msdaxwsyne ismail waa uu odayeeyay
@maxamedaxmed9786
@maxamedaxmed9786 Ай бұрын
Injineerka usheeg qushaasha waa wasakh
@abdisiyad9058
@abdisiyad9058 Ай бұрын
c/xafiid aniga oo aad idiin ixtiraamaya ereyga sxb kaa uu adeegsaday mafadaaw iyo waalagu fadsiin xoogaa waalaga roonaa dowlada waa ay kabuuxaan jawaasiista xabashada lashaqaysa kuwani way cadeesteen ee kuwa aamusan ayaa kabadan waraabuhu midka ciyaa iyo midka aamusan kan aamusan ayaa kadaran kuwa fara kuriris jawaasiis ah yaanan qoowmiyad loogu gafin waad mahad santihiin
@casiloGedi
@casiloGedi Ай бұрын
Ma fadoo waa la idin fadsiin waa af soomaali ceeb maahan
@casiloGedi
@casiloGedi Ай бұрын
Amxaaro waa cadawgeenii hore waana kan danbe
@abdisiyad9058
@abdisiyad9058 Ай бұрын
amxaar waa cadaw waa kufaar taa la iskuma heesto qofkii soo dhaweeyaa waa cadaw lkn waagii maxkamada yaa xamar keenan xasuuqii xamar yaa hurmuud u ahaa calankoodii yaa xamar kataagay waa la ogtagay waa taariikh qoran arintan waa sitaasad loo soo dhiibay jawaasiista amxaarada oo larabo in la isga horkeeno qabaa ilka soomaaliya ee ereyada doqon magaratada ah yaanan idaacadaha lagu oor kacsanin arinta inta aad fahanteen waa ka qota dheertahay soomali isku maqan fadhiga ka kaca idinkaa isumuuqatiin cadawga waa idinku soo maqan tahay
@Aadane1
@Aadane1 Ай бұрын
Alla dhawaydaa Xassan markuu kismayo kusoodhawaynayay Kenya iyo Ethiopia waana madaxwaynihii ugu horeyay isagoo xilka haya jigjiga kaday kuna tilmaamay dagalkii77 askartii kudhimatay inay qalad kudhinteen Abtidoon iyo C xafidba waa taageero wayn😂X Sh Maxamuud sax iyo qaladba
@haashimmohamedelmi7880
@haashimmohamedelmi7880 Ай бұрын
Xildhibaanada koonfur galbeed waa laba kaarlayaal u shaqeeya sirdoonka Ethiopia wexeeyna galeen qiyaano qaran waa na in lagu soo tagaa maxkamad.
@Somalidesho
@Somalidesho Ай бұрын
😢
@Somalidesho
@Somalidesho Ай бұрын
😂😂😂
@yonissharif1966
@yonissharif1966 Ай бұрын
Ninkaan binalaha naga dhaf
@Abdixakiin-xp8re
@Abdixakiin-xp8re Ай бұрын
rush,galka,ayuu,seefta.kalabaxay
@Zbsb-r1s
@Zbsb-r1s Ай бұрын
Dhashiike iyo tarante sate makaa celiyaan 120 dowlad gantaala haysta anaguna aan haayno hubqabiil oo asaĺkiisa kayimidEthopian
@AsadAhmed-p9p
@AsadAhmed-p9p Ай бұрын
Arinta Ethiopia kililka 5aad shirkii barlin ayeey ku qaten lakiin markii danbe odayasha shaqale ayey ka dhigatay lakiin oday bixiyay ma jiro
@muktaryusuf257
@muktaryusuf257 Ай бұрын
Badhaba mayaad ilawday 1992 hawiye
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 Ай бұрын
Xil dhibano.maahane kuwas waa damero cadawgu kubiyasto uuf magacina magac eey allaha dhigo
@mr.canadi3651
@mr.canadi3651 Ай бұрын
Masha Allah
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Ай бұрын
Ilaa habeenkii barnaamij kan la bilaabay ilaa caawa waan ku xidhanahay .
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h Ай бұрын
Sxb waalakala guuray in dhulka digil mirif qabsataan oo fowdada xamar taalo aa keentaan maa rabtaan marka raali ahaada
@ahmedgure4265
@ahmedgure4265 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk masar mafadoow fat Ama hafadin waalagufadsiin ❤
@MaxamuudXasan22
@MaxamuudXasan22 Ай бұрын
Baritan
@aminahassan9664
@aminahassan9664 Ай бұрын
Asc amxaaro shabaab nagama celin ee wey noo ketay guryaheena ayey jajabisay waana baabiisy caqliga hashaqeyo
@HassanmukhtaarHaji
@HassanmukhtaarHaji Ай бұрын
Injineere kuma necbi lakin Af maay Land haiiga cuyaarin. Masar hadii ey wax gasho Falastiin wax hauqabato. Odayaasha Somalia xikmada ayaa kadhamaatay
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 Ай бұрын
Waa runti eng ka odayal aya ka danbeyey werejinta gobolka
@AadanCali-l2u
@AadanCali-l2u Ай бұрын
Falan.qeeyaha. Bsv. Cabdi. Xaafid. Iyo. D. R. Axmed. Abdidoon. Mahad. Sanidin
@muktaryusuf257
@muktaryusuf257 Ай бұрын
Masar rafax eeg marka hore
@AbdirahmanHassan-tf9jy
@AbdirahmanHassan-tf9jy Ай бұрын
ENjinre,,,Hadal Somali nimo Wadaniyad kujirto Umadda Jiifto Kubaraarugu Usheegtay Allaha Kuxfdo
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h Ай бұрын
Barigii caydiid waa laxasuustaa sxb
@joharanur3260
@joharanur3260 Ай бұрын
Yaa gubay Somalia ma Hassan Sheikh mase cidkale.
@AnisaCgeele
@AnisaCgeele Ай бұрын
@@joharanur3260 kanaalka suweeys sallaankii loo mari lahaa miyaa nahay
@AnisaCgeele
@AnisaCgeele Ай бұрын
Dagaal igu soo orod maaha , sidii gooja cadde u jabna yeeli mayno .
@AnisaCgeele
@AnisaCgeele Ай бұрын
Siyaasaddu adeer waa abtirsataaye isoo vodka ka daa, hana fashilmin khabiirkoow
@Aadane1
@Aadane1 Ай бұрын
Alla dhawaydaa Xassan markuu kismayo kusoodhawaynayay Kenya iyo Ethiopia waana madaxwaynihii ugu horeyay isagoo xilka haya jigjiga kaday kuna tilmaamay dagalkii77 askartii kudhimatay inay qalad kudhinteen
@abdullahimahmoud7027
@abdullahimahmoud7027 Ай бұрын
Adeer qof aad adiga deris tihiin gurigaaga gubanaayo kasoo tagay oo aniga ka fog i dhaho gurigaaga gubanaayo ayaan ku daminaa taas baa caqli xumo,masar falastiin wax u qaban weysay,igama dhaadhaceyso anaga ayeey wax dan noo ah noo qabaneysaa ,odaygaan dhex dhexaad baan u heystay lknse xag jir
@Umxasan
@Umxasan Ай бұрын
masar inay. kulugooso maahini lugkuufidmeso. masar. iyo imaarad. waa dadka. lugooyay carb. war. dhamantiis masar bari eeyku iibsaneesaa halagajoog
@crisaaq3877
@crisaaq3877 Ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win insha allah aamin scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴
@PilotibraYare
@PilotibraYare Ай бұрын
Ninkaan o kale ka wareeso wa siyaasi dhex dhexaad ah somali si sax kaga waramaa
@ahmednuuraden9552
@ahmednuuraden9552 Ай бұрын
Waa runtii Eng Axmed Guray, In odayaal Soomaali ahi siiyeen Soomaali Galbeed Xayle silaase, aawa kuwaasi? Waa Odayaal Ogaadeena waana run
@fooziJaamac
@fooziJaamac Ай бұрын
Masar waa lugooyo
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h Ай бұрын
Adeer nacnac looma baana ee masar dhulkeedii bay yuhuud ooga soo carartay
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 Ай бұрын
Waa in msaamuus ka xayuubin lagu ssmeeyo
@AbukarMuriidi
@AbukarMuriidi Ай бұрын
Dumarka raxaweyn marka ciidanka kufsadaan dadka la xasuuqo ayey garan-doonaan inshallah
@YussufUlaa
@YussufUlaa Ай бұрын
see camal
@cucmarxasanxasan2650
@cucmarxasanxasan2650 Ай бұрын
odey biigey masarbaan kugudilaa adna ithiobia makeenkartid hawiye csgligiidheh
@MouminHersi
@MouminHersi Ай бұрын
Poutine guuleyso
@haboon180
@haboon180 Ай бұрын
Hawiye ( moryan) darood ( faqash) iyaga ayaa Xamar Ethiopia keenay, mantana waxay raban in ay Masar Baydhabo ku qabsadan. Faqash iyo moryan waxay boobeen juboyinka iyo shabeloyinka, dadkii somaliyeed ee dhulkaa lahaa waxay daadsan yihiin meel kasta.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
Asc
@adanhassanmursal7741
@adanhassanmursal7741 Ай бұрын
Sowlama dhihi karo qaab calooshood ushaqay
@aishanureini9446
@aishanureini9446 Ай бұрын
Markaanu qaxeyney Itobi & Kenya wey na grab qabten ilaa iyo hada Somali badan masruufkoda meelahaas bu ka yimada lkn Jazaar wa Somali
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Ай бұрын
Jabuuti Danni uuguma jirto in portka Tadjourah Ethiopia lagu wareejiyo sababtoo ah jabuuti waxay noqondoontaa gobol ka mid ah Ethiopia. Waa ayaan daro u soo hoyatay shacabkayaga reer jabuuti. Balse ina Cudur Cumar Geelle dhibtii somalia iyo Ethiopia dhex taalay ayuu jabuuti u soo wareejinayaa
@GhJop-k5f
@GhJop-k5f Ай бұрын
Caadifad baa kaa hadalsiysa Ethiopia waa cadaw lakiin masar ayaa wax iiqabaneyso Aqoonta iyo Dabecda weykala duwanyiin intaa kuu dhafimayo
@kingahmaadi9952
@kingahmaadi9952 Ай бұрын
@@GhJop-k5f horta nio saa wax ufahantay baa qaldan Inaa wadamo dalbato qasab waye un ka ayaa dhahy ama waa lagu keenaa ama dalal kuu roon dalbo marka ethoipia maa la dalban lahaa misa kenya misa uganda badanaa dalal muslim ah baa la dalbay marka hadaba marekan waxba noma hayo kaliya boos buuxiyaal waye marka caqligaga ha shaqeyo kaliya boosaska laga baxayo buuxinayaan inta jogaan ciidanka tiradooda iyo tayadooda ayaa la dhisayaa marka fikir
@saidmohamoud549
@saidmohamoud549 Ай бұрын
Kalamaan! Dadka qaar iyagu keligi waddaniga baan la yaabaa!
XOG CUSUB: 'ISRA OO IRAN & XIZBULLAH FOODA DARI LA' SABAB?
12:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 14 М.
ARIN LAYAAB LEH OO AYSAN MARNABA FILANAYN | SEE WAX U DHECEEN?
23:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 6 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | RUSSIA | UKRAINE | N KOREA
19:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 44 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOMALIA | ISRAEL  | IRAN
25:07
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 37 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA RUUSHKA | UKRAINE | CAALAMKA
34:25
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 63 М.
ATOORAHA ADUUNKA UGU CAANSAN OO ARIN CAJAA'IB AH SOO BANDHIGAY
21:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 51 М.
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 6 МЛН