Balaayada ay qooshayso Esraa,il iyada baa ku jabaysa iiraan waxeeda bay banaanka soo dhiganaysa
@reemali6728Күн бұрын
waankugu raacsanahay midaas
@WaliSinwaarКүн бұрын
C/xaafidow zxp waad mhdsnhy sida Aad wararka noogu soo tebiso ljn ha hilmaamun wararka Qasa mhdsnid
@nasrabashir3958Күн бұрын
Yaabay yabay israel iyo maraykanka ma ayagaa umada dhan ma ayagaa maamula oo leh. Tankale dowlada islamka madaxdodu waa biya dhac.
@abdullahabaw6922Күн бұрын
Shiicada adunka hal qof ayay ka dambeeyaan o amarkiisa qaataan Malagu degdegi karo USA
@SacdiaSheik12Күн бұрын
Illahow u saqir reer falastiin Aamiin
@abdisharif8315Күн бұрын
Subax wanaagsan
@jnoortayeser6212Күн бұрын
Maya suurto gal ma aha qorshaha Neteyahu. Iran diyaar ayey u tahay wax kasta oo dhici kara.
@GggfFtffyКүн бұрын
Iran iyo xisbushaydan iyo yahuda wa walaalo
@aminmunye85711 сағат бұрын
isra il iyo Iran waxay heshis ku yihin inay islamka suniga ah siba sacudiga ayay raban guud ahan Baraga dhaxe inay Kala qebsadan
@cadceed-wt5Күн бұрын
Isreal ayada adunka ugu dad yar iran wa 300m 10 niyukleer hadii lagu dhufto xita dada ka so harayo halka isreal digada 5 niyukleer hadi lagu dhufto la weynayo wax isreal la dhahayo
@abdisharif8315Күн бұрын
MAYA IRAAN WAA IS DHIIBAYSAA TAAS OGOW WAAYO MAR HORE AYEY XINIINYAHEEDA FUULI LAHEYD