No video

DABCASAR IYO 'XANUUNADA BARAHA BULSHADA LAGA QAADO'

  Рет қаралды 54,992

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 237
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 11 ай бұрын
FADLAN LIKE | SHARE AND SUBSCRIBE FOR MORE THANKS 👍😍😀
@user-pj5ni7rp9v
@user-pj5ni7rp9v 11 ай бұрын
thanks
@HVEM324
@HVEM324 11 ай бұрын
CABDI XAFIDOW ADIGUBA WAXAAD TAHAY QABILISTE QARSON
@HVEM324
@HVEM324 11 ай бұрын
Waxaad tihiin adiga iyo daba casarba wa daciya ilaal darood
@maandeeq330
@maandeeq330 11 ай бұрын
Dabcasar cilmi baa ku dheehan Wallahi Allahuma baarik! Thank you for this beautiful interview Abdulhafith 💐
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 11 ай бұрын
MaanshaAllah cabdixafid somalia 🇸🇴 wayn colaada Allaah ka qaado🤲🌸🌸🌹🌹
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 11 ай бұрын
Aamiin walaal guulayso
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 11 ай бұрын
​@@BRITSOMALITVpart 2 inoo soo same wll 🤣
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 11 ай бұрын
Xaaji Dabcasar run ahaantii Cilmi diiin ayuu alle siiyay Iyo kaba siii macaane Qaari Quraan weeyi Allaha kugu wado Aabo wanaaga aad u kacday , Carruurtana allaha kusooo dhaweeyo insha allah 💙🙏
@husseinabdikadir695
@husseinabdikadir695 11 ай бұрын
Walal abdi xafiid waanku salaamay runtii waxa tahay halyey fican wanaagaga siiwad🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴soomaali guul iyo gowonimo
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 11 ай бұрын
Maasha Allah dabcas cod Quraanka ALLAAH kuu brakeeyo AMIIIIIIIN 😊
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 11 ай бұрын
Masha Allah shikh abdirahman wa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba iyo meel Walbo❤❤❤❤❤
@sadiaaden2095
@sadiaaden2095 11 ай бұрын
Masha aallah sheikh dabcaser runto sheegay wan wa wadani dhabta ah wa ku tageersan from ceelhur insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@omerjibril7318
@omerjibril7318 11 ай бұрын
Masha Allah Shaikh you are right ✅️ and you are tell true Masha Allah
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 11 ай бұрын
MANSHALAH XAAJI DABCASAR WAXU KA MID YAHEY INTA YARE CAQLIGA LEH EE RAGI KA SOO HAREY. ILAHOW NOO XAFID ISAGA IYO KUWA LA MID AH, CABDIXAFIT ALAHA KU BARAKEEYO ADIGUNA.
@idil_onlion
@idil_onlion 11 ай бұрын
Mash alah Xaaji Dabacasir runta ku jacelahay ninkan somalia madax weene halooga dhigo walhi🤘🤘🤘🤘
@macoz8070
@macoz8070 11 ай бұрын
Mansha allah Haji Dabcasar waxaan ilaahay kaaga baryayaa inuu ku sugo markasta sida hada wanaagu kaaga muuqdana aad daainto insha allah
@gacalhaashi4241
@gacalhaashi4241 11 ай бұрын
Somali haji Dabcasar oo 10 qof hadii lahelo waxba iska badali lahaa. Sheikh allaha kuxafido adiga iyo abdihakim❤❤❤❤
@katramatan9099
@katramatan9099 11 ай бұрын
Maan sha alaah shek dabcasar ilaahay xaqa hakusugu
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 11 ай бұрын
Sh Dabcasar wan jeclahay waa daacad Iam from Burco.
@KABAX21
@KABAX21 11 ай бұрын
I JUST love Dabacaras ....watching him is like riding Rollercoaster and watching horror movie at the same time 😂😂😂
@aminaa7909
@aminaa7909 11 ай бұрын
LOL I say Dabcasar for president
@sagalm3186
@sagalm3186 11 ай бұрын
😂😂😂😂
@roodaaadan1171
@roodaaadan1171 11 ай бұрын
Xaji dabcasar waa shakhsi qalbi wanaagsan oo nadiif ah from Somaliland burco
@jaydeedee6805
@jaydeedee6805 11 ай бұрын
Laakin waad garacdeen soo maha
@user-lc8vr4ol2w
@user-lc8vr4ol2w 11 ай бұрын
Manshalhha
@omerjibril7318
@omerjibril7318 11 ай бұрын
Masha Allah Shaikh you are right ✅️
@Sahal63
@Sahal63 11 ай бұрын
Sheekh Dabcasar allah swt denbiiga ga dhaafo, halkan hadal qiimo leh buu ka sheegay, anigu wixii hore uga dhacay ku noqon maayo, allah swt Somali qabiilka iyo is neceybks haka daweeyo,
@kadrafuaad1
@kadrafuaad1 11 ай бұрын
Dabcasar waan ku taageeraa waayo waa run sheeg diin iyo dhaqanle Im Somaliland guul guul 💚🤍❤️💪💪🥰
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 11 ай бұрын
Kkkk abtigay dabacasar gob gob i dhashay aftahan
@hassan-8474
@hassan-8474 11 ай бұрын
Abdi Xafid saxiib, fadlan ama codsi ah inaad noo badisid wareysiga Sheekh Dabcaser aad baan u xiiseynaa aniga iyo familkayga iyo asxaabtayda. Waxaan ku jecelnahay Dabcaser mar walba uu wax shegayo, Ayad buu soo qataa ama rasulkeena SCW. Marka saaxiib weraysigiisa noo badi Sheekh Dabcaser adigoo mahadsan, hadaad waqti u heli kartid❤
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 11 ай бұрын
Walaal waa kuu mahad celinaynaa insha alaah waa ku dadaalaynaa waana waajib na saaran in dadkeena wax ay ku qanacsan yihiin ama rabaan u keeno guulayso walaal
@FatimaALI-su2db
@FatimaALI-su2db 11 ай бұрын
ASC,Sheekh Dabcasar iyo Cabdalxaafid,Alla ha idin Xafido Yaa Allaah.
@lulalasow5550
@lulalasow5550 11 ай бұрын
Qeyb weyn markuu hooyadiis soo salaamay wadanki oo soo duubay isagoo lasoo weeraray oo qoray loo qaatay. Waa naga nixiyey Sheekhu
@yasirxeyder5744
@yasirxeyder5744 11 ай бұрын
The one only Haji dabacaser 😂😂😂😂 legend
@badriahussein8291
@badriahussein8291 11 ай бұрын
Mansha Allah waa Barnaamij wanaagsan❤️🙏❤️
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 I miss you so much Sheikh dabcasar illahay kuwa xifdiyo
@mahadguray4241
@mahadguray4241 11 ай бұрын
Maansha allaah sheekh cabdi raxmaan alle ha barakeeyo Soomali dhamana alle ha bara keeyo Dabcasar waan jecelahay walaahi Ilahay dartii hargaysa ayaan joogaa Codkiisa quraankana waa lagu raaxaysanayaa maansha allaah Jeclaan lahaaye isagoo oo itujina Rabadaan taraawiix walaahi maan daaleenba maansha allaah #Daaci weeye ninkaasi Gabadh uurle oo soomaliyeed gaadhi siiyay bari dhawayd maansha allaah
@hamdiahmed9134
@hamdiahmed9134 11 ай бұрын
Su’aalaha dhamaan dhaxalgal bayahaayeen Wadaadkuna runtii wuu daacad hadlay Maashaa Alla
@libanali8725
@libanali8725 11 ай бұрын
Odeyga maqribkii isku garab tukanay masjida isagoo khamiis cad xiran, Allaah barakeeyo Xaaji C/rahmaan.
@MrAntoniyo12
@MrAntoniyo12 11 ай бұрын
Mahadsanid Mudane C/xaafid adiga iyo xaajigaba. Barnaamij xiiso leh. Waxaan aad uga helay qaabka uu dabacasar uga hadlay dhinac kasta siyaasad diin dhaqan iyo wax walboo ku saabsan soomaalida wakhti yar. Waxaan kaloo ka helay siduu barnaamijka u daadaheeyay iyo sidaa u siisay wakhti ku filan 😊
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 11 ай бұрын
ManshAllah tabarakallah our legend.We love her skeikh Abdirahman.BarakaAllah 😊
@sahalade4245
@sahalade4245 11 ай бұрын
Masha Allah
@Ruun-finder
@Ruun-finder 11 ай бұрын
Mashaa Allah Xaaji Dabcasar Madax waynaha soomaaliya.
@xjadiidxjadiid2821
@xjadiidxjadiid2821 11 ай бұрын
Alle haku xafido dabacasar wax badan oo wanaag ayaad sheegtay alle hanuunka hakugu haayo ❤❤❤❤ 🇸🇴
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 11 ай бұрын
Kaliya 13 dqiqo dhageysanaayaa, wax uusan ka hadlinna ma jirto. Diin, dhaqan, dagaal, siyaasad, Waa nin cajiib ah runtii Dabacasar waa kuwataa.😊
@rodahassan929
@rodahassan929 11 ай бұрын
Walahay kal iyo laab baan uqoslay .dabcasar ragiii soomalida saliid saytuun buu uwada xambaariyey guri walba oo soomaliyeed musqusha saliid baa taal
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 11 ай бұрын
Shikh dabacasar Allah daayo❤❤❤
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 11 ай бұрын
Kkkkkkkkkk Odayadi baan U soo ciimreystey ❤️❤️❤️❤️dabcasar waan waan jeclahey❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
@hoodohersi3131
@hoodohersi3131 11 ай бұрын
ManshaAllh sheikh dabacasar
@foosijaamac4983
@foosijaamac4983 11 ай бұрын
Shiiq c/taxman dabcasar waa nin fiican oo qabyaalada ku yar tahay oo aan aad u jecelahay ilaahey ha barakeeye oo run sheega diintana ku fiican ilaahey if iyo aaqiro meel wacan if iyo aduun haku negaado aamin from hargeysa
@shiine111
@shiine111 11 ай бұрын
Shugran abdi xaafid runtii aadbaan ugu bogay inaad noosooqabatay xaaji dabcar khabiir in waxbadan laga barto u baahan weeye ninkaanu
@sucdisafi3692
@sucdisafi3692 11 ай бұрын
Asc abdihafid iyo dabcasar waa idin salaamay ilaah saan haku wado ❤😅
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 11 ай бұрын
Mashallah Tabarikalla ❤️❤️
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 11 ай бұрын
SHEEKH DABCASAR ALLE HAKU XIFDIYO
@fatoumisaud5821
@fatoumisaud5821 11 ай бұрын
Anigaa sheekhan jecel iikeena❤❤❤❤❤
@amiinyusuf42
@amiinyusuf42 11 ай бұрын
Abdulxafid thanks wll ❤ Dabacasar talk the fact😂😂
@faedsaed7461
@faedsaed7461 11 ай бұрын
Maasha alaah
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 11 ай бұрын
Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama caleyhi salaatu wa salaam
@user-pj5ni7rp9v
@user-pj5ni7rp9v 11 ай бұрын
Allaha kaa aqbalo isbadalka allaha kuwaafajiyo tawbatu nasuuxa
@Khayreyare
@Khayreyare 11 ай бұрын
Abdirahman haji Allah ku xafido bro
@historypublishers
@historypublishers 11 ай бұрын
💪🏿🇸🇴💪🏿
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy
@FoosiyaMaxamuud-xy2wy 11 ай бұрын
Maansha Allaaa dabcasar Runtiibuu ku Raftay, Alle ha barakeeyo, Somali ha tashato, waliba 5Somaliyeed oo midwaliba goonideeda u tagan tahay ha Midobaan iyagoo Noqonayaa Midawga Bariga Afrika, ha loo guntado itoobiya & kiniya oo ku jira gacantii gumeysiga??🧠✍️⚖️🕋👑🤽🦅🙏❤️💐
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 11 ай бұрын
Sax!!!!!!❤❤❤❤❤❤
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 11 ай бұрын
Waxaa laga yaabaa in gabdhihii la cidleeyay sidaa daraadeed ay u qarxadaan.
@user-jn8hg5kv4w
@user-jn8hg5kv4w 11 ай бұрын
M.a
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 11 ай бұрын
C/raxmaan xaaji dabcaser masha allah tabarakallah
@Nuurah951
@Nuurah951 11 ай бұрын
Sh xaaji Dabcasir inta diinta sheegata qof dhaama ma arag.
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 11 ай бұрын
Sheikh dabcasar iyo wariye c/xafid salaam sharaf
@AhamedAlly-ub8gv
@AhamedAlly-ub8gv 11 ай бұрын
Asm wariyayasha soomaliyed waxan jecelahay dabcasir iyo salad calad calijele dadwalan waresi madoneyno fadlan
@dewinner3554
@dewinner3554 11 ай бұрын
Love you sheikh dabcasar❤❤❤❤❤❤
@kashkaash8818
@kashkaash8818 11 ай бұрын
Mashruucii saliid saytuunka hoos ugal
@abdifitahahmed9768
@abdifitahahmed9768 11 ай бұрын
Sheikh haji funny waaye
@masbaalh4270
@masbaalh4270 11 ай бұрын
Dabcasar waa nin soodalay tasuna waxaay ukeentay in aw xooga maskaxiiyan u cafimaad qaabiin 😢
@HamdiMahamed-xo1md
@HamdiMahamed-xo1md 11 ай бұрын
Mahadsanid wllo
@sahraj3885
@sahraj3885 11 ай бұрын
Asalamu Caleykum Waan idin salaamayaa Weriye Abdihafid iyo Dabcaser Maansha Allah Tabaraka, Dabcaser Markuu Hargeysa yimi ayaan ku bartey media Hotelka Inaabtigey buu tegi jirey ee Golis Hotel
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 11 ай бұрын
Waa wareysigii iigu qosolka badnaay abid, kulahaa kaarooto ayey la ordayaan kkkkkkk
@user-nf4rc2jc4f
@user-nf4rc2jc4f 11 ай бұрын
KKK
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 11 ай бұрын
Xamar waxaan jiiraan ahayn skeekh c/raxman dabcasar walaashiis gurigeeda
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 11 ай бұрын
su aalaha foosha xun ee aad hoosgaliso nagadaa sxb. imisa xaas ayaa lagaa dhacay....iyo kuwa lamidka ah ugooy masuul.
@heerqaran580
@heerqaran580 11 ай бұрын
Waa xaqiiqa dadks baraha bulshada inta aad aragto oo sidda xun u usticmaasho waa dad xanuunsan waana dadka bulshada dhaxdeeda aanba wax qiimaa ku laheyn waxaanan ku arkay magaaladeyda
@MohamedAhmed-gz9ub
@MohamedAhmed-gz9ub 11 ай бұрын
Hayeey cabdixaafid hayeey dabcabsar
@Nuurah951
@Nuurah951 11 ай бұрын
Dabcasar markastoon arko saliid seytuun baa igusoo dhacda.
@Starry217
@Starry217 11 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Well done for tackling one somali sensitive issues.. How to best contact you for a very important issue facing our community.
@maxedcali4232
@maxedcali4232 11 ай бұрын
Kkkkkkk wareeysi xiiso badan
@AminaXashi-eq1zw
@AminaXashi-eq1zw 11 ай бұрын
nsheeg...ta
@xjadiidxjadiid2821
@xjadiidxjadiid2821 11 ай бұрын
😂😂😂😂 keep going ar somaliyaaa 🇸🇴
@Haaruunmacruuf2025
@Haaruunmacruuf2025 11 ай бұрын
Odayga waa iga qosliyay walhi nin adag waaye guuleyso dabcasar
@nadiradaher519
@nadiradaher519 11 ай бұрын
👍👍👍👍👍👍
@mohpower9619
@mohpower9619 11 ай бұрын
DABACASAR WAA TAKFIIR SHQRIIK
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 11 ай бұрын
Dab Caseyr waa runtiisa Cudurro halis ah baa laga qaadaa baraha bulshada haba ugu horeeysee cudurka dhimirta oo hadda asagaba la tacaalaya Alle ha caafiyee , waxaa kakoo jira cudurro kale oo laga qaado baraha bulshada , sida shoogga , isku dhex yaaca , buuqa , xanaaqa , murugada , naxdinta iwm.
@nasradahir3121
@nasradahir3121 11 ай бұрын
Waa iga oyseeyey able haku sharfo aamiin
@MohamedAli-yt6gl
@MohamedAli-yt6gl 11 ай бұрын
Wali stress baa jira allaha cfmd buuxa siiyo
@shukriyusuf9841
@shukriyusuf9841 11 ай бұрын
Wlh wana qosalya waan uso xijiye
@greatspead1363
@greatspead1363 11 ай бұрын
Dabacasar waa nin waalan. Diintana kuma dhaqmo waa nin isbadal badan.
@ayannur9480
@ayannur9480 11 ай бұрын
Galada qabil waay lee yihin Eglish, Whalish. Socotish, and irish ,laakin isugama soo guur guuran qof walba degan kissa ayuu dhista. America waxaa u badan qabilka Irissh la yrirahdo. Somalia waxa ka aaldan in Qabilkasta degan kiisa ku noolado cid ugu daba imanesa ma jirto Somalida kama aqli iyo cilmi badna waa isku mid. Qayano aqli maha waxay shaqeesa hal mar
@abdallaaden638
@abdallaaden638 11 ай бұрын
best somali podcast
@abdiaziizaliabdirahman3078
@abdiaziizaliabdirahman3078 11 ай бұрын
Ninkan runta ku jeclhy
@hassan-8474
@hassan-8474 11 ай бұрын
Dabcaser waa nin aan aad u tageersanahay, waana salamayaa.
@hoodohersi3131
@hoodohersi3131 11 ай бұрын
😂😂😂 keep going
@abukids2176
@abukids2176 11 ай бұрын
محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم خاتم أنبأ والمرسلين سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@caaishaxaaji5850
@caaishaxaaji5850 11 ай бұрын
Kkkkk waa run
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 11 ай бұрын
Dabcasar ninkan ku waraysanya qabyaladi iyo cuqdad ayaa dishay daarodnimo ayuu mar walba wada
@abdiyahyamogow5765
@abdiyahyamogow5765 11 ай бұрын
Abdi xafid sxb wankusalame sxb ninkan Aniga nin xun qabyaliste ayan umaleynaye ilakin ninkan wa culama su shege wa sax umada somaliyed Allah haugargaro hana midowdo
@aphiaraghe6073
@aphiaraghe6073 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 I feel like I am on a rollercoaster.
@somaliparents2879
@somaliparents2879 11 ай бұрын
Qodoba jirah iyo mashaakila bulshadeenna haysta ayuu dulmaray. Ma ka toobadkeennaa oo ma isdaba qabanaa mise waalida iyo walaahowgan ayaan jiilka soo socda dhaxal u siinaa???
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 11 ай бұрын
Asc waa runtiis hadalkaas
@Chrisnelsonn
@Chrisnelsonn 11 ай бұрын
Dabcaser yaa waraysi kaa qaadi karo 😅😅😅
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 11 ай бұрын
Abdi xaafid caawa waxba ku dhacay waxaan maqli jiray qofkii far taagta mid laba taagta lakulmaa waa la,aamusiyay😂😂😂
@ashasalim4861
@ashasalim4861 11 ай бұрын
Kkkk naag baa ifurtey .
@ayanmuse9676
@ayanmuse9676 11 ай бұрын
Subxaanalaha, Somaali cuqubo lu dhan ma 30 Hablood baa hal meel lagu kufsadey misana la dilay
XAMAS OO BAAHISAY 2-MUUQAAL ''OO AAD OGA NIXIYAY ISRA''
9:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 4,9 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | RUSSIA | UKRAINE | SOMALIA
25:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 51 М.
XARIGA MAXAMED ABIIB | FAHAD | FARMAAJO XOG MUHIIM AH
15:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 25 М.
Wadahadalka Lamaanaha
26:04
Suheyba Badqas
Рет қаралды 17 М.
''NINKII AMXAARADA DALKA KEENAY OO BILADDA LA GODOONSIIYAY''
30:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 25 М.
SOMALIA | MASAR OO SAMAYNAYA DHOOLA TUS CIIDAN | HAYAAY
11:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
ARIN ARGAGAX LEH | SOMALIDA MARAYKANKA | OLOLAHA DOORASHADA
26:17
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
Wiilka Faadumo Baraanbur Oo Soo Weediistay Caawinaad
25:29
Fatuma Buraanbur Channel
Рет қаралды 85 М.
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН