SubxanaAllah Ilaahoow hanohalaagin kuwa fasaaday waxay sameynayaan😢😢
@nuuurcabdii3 сағат бұрын
😪😪😪..Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@beydanfarah35903 сағат бұрын
Ilahy dhulka ha la jaro dhaman kuwa meesha joga Allah u halaago sidii fircoon mahamed salman visit xun Allah ku dirido an dawo lahayn si def def inshallah
@mulkiosman89784 сағат бұрын
Inaa lillahi wainaa ilayhi raajicuun
@raghejama512550 минут бұрын
Qoraalkaa badal oo joojii Kabcadii oo loobadaley Night club waa qalad kabcadii looma badalin ilaahey kabaq ceeeb xishoood
@Enas-p5k4 сағат бұрын
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: +967735955836. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·°꒰·̮ •̥·°🎉😢😢 😢😮😢😮
@Askasom2 сағат бұрын
@@Enas-p5k waa scam iska ilaaliya
@SalseecoСағат бұрын
See ku ogaatey?@@Askasom
@SalseecoСағат бұрын
How did you get Internet brother?
@MaandeeqCadey-o9i6 сағат бұрын
Ilaahow kuwa islaamka fasahaadinaya naga qabo carab way fogaatay xasbunallah
@omerhassan30413 сағат бұрын
Faasiqani, maxishooda ah Allaha uma calfo wuxuu sugaaye! Waa daanyeer caloosh la ciyaara oo abid kii ugu liitay ee taariikhda carbeed soo maray ah! Musawirka kacbaduna maaha meel lagu daanso oo almina in fisqigiisa uu kacbada kala fogaado ayeey ahayd!
سبحان الله العظيم ☝️ إنا لله وإنا إليه راجعون يا رب يا الله ☝️ 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@jiijodaqere88813 сағат бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@MaandeeqCadey-o9i6 сағат бұрын
سبحان الله سبحان الله والعياذ بالله
@zamzamcabdiraxman535125 минут бұрын
SubxanAllah ya Rabb Ilaahayow noo danbi dhaaf Sidaan waa calol xumo, xaqa Alle ha tuso umada dadka madaxda u ah, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏😢
@dal29985 сағат бұрын
اللهم حسن عاقبتنا ف أمور كلها واجرنا من خزي الدنيا وعذاب آخره
@safiyaabdalla6922Сағат бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل
@reemali67286 сағат бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته اللهم امين يارب العالمين 🤲 🤲 🤲 🤲
@reemali67286 сағат бұрын
اللهم يا مخلب الخلوب ثبط خلوبنا على دينك وبرطااك يارب العالمين اللهم آمين يارب العالمين 🤲 🤲 🤲 🤲
@user-gb1tn3cn2b6 сағат бұрын
قلوب مش خلوب
@ummuhan60536 сағат бұрын
Reemali abaayo sidaas maaha ducadu اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك Waa sidan ee sax xuruufta
@Dalmar-r6g42 минут бұрын
Waar maxaad qoraysa hadaanad afcarabi garaneyn,maad afsomali qortid.
@YussufJire6 сағат бұрын
Mujribka sacuudi madax ka'ah Alle hakaqabto sacuudiga
@nuuurcabdii3 сағат бұрын
😪😪 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@ZamzamAxmed-i3r2 сағат бұрын
S cw scw scw ❤❤❤❤ Bismillah nacudubiillaaah
@somalicookingculture401415 минут бұрын
Subxanllaah Subxanllaah Subxanllaah 😢😢😢😢😢😢😢😢
@malabey1973 сағат бұрын
Saaaaan hdda ku socono wlhi waa halaagsameenaaa
@kaltuunxasan28532 сағат бұрын
Allah ka qabto dhaxalsugaha xad gudubka uu u geystey kacbada sharafka leh waxa uu sameeyay meeshii muqadaska aheyd ayuu saqajaanimo iyo edeb daro la aadey asagaa ah sheydaanka ugu Weyn waaye Allah ummadda hor dhaafiyo
@ShukriHaashi-cn5yf6 сағат бұрын
Subxaan. ALLAHA MALCUUNIYIINTII AYAA LA ISKA GADAYAA TII Allana waa laga tegey 😢😢😢😢
@jiijodaqere88813 сағат бұрын
Ilahay ha soo hanunsho wiilkaas Ilahay ha ka qabto muslimiinta hadii aan Ilahay hanun uqorin
@MouminHersi6 сағат бұрын
Med ben Salman waayo horey bu ciibicey dhuulka barakeysane wa islaam dhumis
Dhulka somaliya xayey siiya joojiya kenya oo shisheeya ah
@MaryanMaryama-cj5hy2 сағат бұрын
Subxanallah Subxanallah Subxanallah
@AsliOmar-rc4gk5 сағат бұрын
MAXAMED bin Salman. Iyo MAXAMED bin Said iyo SII SII hadaaneey islaamku iska qaban walaahi. Waa lahalaagsamaa subxaanalaah ilaahoow umada ka horwareeji kuwaan
@istahilYusuf-e2d2 сағат бұрын
Subxana laah Allow sahal umuraha
@SharmakeJamac-k7q5 сағат бұрын
Subxanallah war Kan sucuudiga joga WA kufaar kufaar dhalay WA in la dila
@nadifoissak13166 сағат бұрын
Illahay swt wax ka qarson ma jirto isagan ilashanaya dhulka barakaysan wa nin meel lo wato a Illahay swt inu dhulka galiyo meshas fasuqa lagu sameyey a kabcada lo ekaysiyey dab Allah hu shido dhulka galiya wiilkan boqornimada sugaya hausan hanuun alla ladamacsanayn Illahay dhulkas barakaysan haka qabto
@saadabogoreh82196 сағат бұрын
Allow dhulka baraykasan ilacho soubhanallah
@miskiomar4399Сағат бұрын
Subxana Allah
@fayselhassen46813 сағат бұрын
Subaxanalah 😢
@MaryanHussein-nu9yd5 сағат бұрын
Subxaanalaah ilaahayow naga qabo shartooda
@warisroobo175933 минут бұрын
Sheydaan ayaa Foolxumadii u qurxiyey waana Nicmada lagu koriyey oo,aan la barin Allihii abuurtey,waxa uu u abuurey,waa imtixaan la imtixaamayo kuwana gaajo iyo xasuuq ayey agtooda ku baaba,ayaan,Reer Aal sacudna Ducadii Nabi ,Ibrahim iyo Buqcada Barakeysan,ee Rabbi u doorey way arki waayeen,oo Fisqi iyo faaxisho ayey Ku dhaceen ,Allaha ka qabto Aduunka Islaamka ee fasaadka uu ku wado Walad Ibliiskaan.
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo qumadooda aamiin allah wiilkaan mujribka ah ee ku ciyaaraayo kacbada sharafta leh allah ha qabto aamiin kan wuu waalanyahay ee maxaa qaadey shacka sucuudiga
Hada wuxunba dhiman in kacbada ay ku dawafaan dancing group shakira iyo kooxdeda qaawan, muslimkina wuu daawanaya و الساكت على الحق شيطان اخرس
@Ruun-finder4 сағат бұрын
Marka dal dadkiisa aan codkooda la qadarin ee qof iyo in yar sayrabaan kayeelaan waa khatar.
@ubahdahraan44946 сағат бұрын
Subxaanalaah,wali ma arag sheeq kahadlaya mucjisadaan. Toloow hadii eey ka hadlaan ma mashaariicdaa laga goosan?
@samiyafarhan18203 сағат бұрын
Saudi marekan Aya waloyo wllhi
@cabdisalancabdullahi1975Сағат бұрын
Madaxda carabta waa yahuuda dhab ahaan Lakin jahanama ayee ku dhax holcayaan
@HalimaRage-q6n5 сағат бұрын
Illahow naqabo yaarabi nin ka dhaxalsugaha sucudiga
@MuxdiinSalaad-w9y3 сағат бұрын
Subxaanallaah 😢
@Enas-p5k4 сағат бұрын
رسالتي الئ كل مسلم اخي او اختي صاحب القناه بعرف انه مهو من حقي اعلق على قناتك بس يشهد الله ضروفنا قاسيه واجبرتني على هذا اشي ارجوك سامحني💔اخي عاد باقي اخوه إيمانيه طلبتك حق كيس طحين اخي احنا نساء ما بتقدر نخرج بين الرجال عاد باقي مره عندكم اخي ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بتقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الاخوه الايمانيه في قلوبكم احنا نساءلاخوه ولا رحمه😥 ولا شفقه ولا انسانيه وبشر الصابرين هي أكبر أمل بأنتظار ما نريد'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' كم. ناديت وكم كلامت وكم نشتد ولالكن لاحياةالمن تنادي. ياخي احنا معنا. امي تطلب لنا اكل من المطعم. زويده واليوم. امي روحت. تبكي قالت ليش يامي تبكي. قالتي يابنتي. اني اسال. الله اني. يعزني بالموت. قالته. ليش. يامي. تدعي علينا. قالتي.يابنتي اليوم صاحب. المطعم. سبني قله.ليش. اشله الزويده من حيث الناس. اني اسال الله يابنتي. انه الله يحشرني. بالموت وحده حشره افضله. من هذا البهدله واهذ الهيني. صحيصح. اني هذا الكلام. ينقص من قدري ومن احترمي. لاكن ياخي. شهدالله اني مانطقت هذا الكلام ابوس جزمتك. من اشده الجوع ماعد ضمير سمحه لي اني اخلي تروح تطلب لنا اكل. اني ابوس جزمتك ياخي واني اسالك بالله العظيم وفي كتاب الالاله ياخي اني ابوس جزمتك ياخي. غير علينا غره ياخي حتي الف ريال يمني نشتري لنا كيوله دقيقه ياخي ارحمنه من في العرض يرحمكم من في السماء ياخي هاذا رقمي واتساب967735955836+ الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب نرسله ألاسم الكامل يحولنا بقدر استطاعته الله يجزيكم خير يعلم الله ان صاحب البيت بيخرجنا في الشارع بين الامطار بسبب الاجارشوفو حالتي ب انفسكم اسالكم بالله الحي القيوم تساعدوني والله العضيم حتا في اليل ما نقدر ننام من الخوف لا معنا فرشات ولا بطانيات ندفا بها من البرد كل شي غرق من الامطار وحنا ليس لدينا احد الا الله ثم انتم اخواني ابوس جزمتك لا تردني خايبه ساعدنا بلذي تقدر عليها هل يرضيكم اننا نعيش في هاذي المكان نحنا بنات وليس لدينا احد ابونا توفا بحادث سياره اعتبرونا بناتكم وعرضكم وساعدني يلذي تقدر عليها جزاكم الله خير=>[[}>] ^][°] €] €] €] €🎉::.:.:.:..🎉🎉… 😢😢 😢😮😢😢
@fayselhassen46813 сағат бұрын
Allaw, umada ka Qabo Maxamad binu salman wuu fasahadiyay muslimki😢
@Thehabonchannel5 сағат бұрын
Gaalada ayuu raali galinaya wuxuu ku xadgudbay diinta islaamka allaha ha qabto boqortoyo ku sheega
@mogadisho24tv506 сағат бұрын
سبحانالله
@kowsaralihassan76742 сағат бұрын
Alow naga qabo wa in.laga hortaga sida ugu dhaqsaha badan 😢
@roodanuur4612 сағат бұрын
Biisnka iyo raabiigawin xaata jaahiilinti quurasheed waaxan maa saamin jiirin
Asc Cabdixafid illahayow hanoo cadaabin xumaanta uu sameynayo wiilkan rabiyow Aniga waxanba ka quustay markuu dhisay dhul uu nabiga csw uu yiri yaan la marin oon waxlaga cunin ceelasheeda yaan biyo laga cabin Ayuu dhismo ku bilaabay wuu jabiyey dardaaranki rasuulka scw Wax laga sugaya ayaaba jirin Ninja gaalo ugu tumaaya xaramki misna baytul qudus iyo shacbki lagumaadayo Misna si hoose ay wax ugu gudbiyan yuhuud Allaha ka qabto waa istus iyo reer galbeed buu iskagadaya Allaha ka qabto waa in islaamku ka dhiidhiyan
@Xamdushcilmi2 сағат бұрын
Subxanllaaah subxanllaah
@ardonoorwardhere89135 сағат бұрын
Dunidu wa' kama. Iirmaysa dadki cadawnimada ehemka u aha iyo dadki faadaqnmada ehelka u iyo kuwi wanaga i o sharafta ehelka u aha laha'na xigmad bu ka leyahay waxa ku dhacaya reer falastin iy sida lo dawanayo
KACBADII OO NIGHT CLUB LOO BEDELAY. WAA EREYO AAD U QALDAN. EREYO KALE INAAD ADEEGSATO AYAY AHAYD
@SafiyoAbdiRaage-i2s5 сағат бұрын
Waciil😭😭😭🙈🙉🙊
@AbiibIbraahin3 сағат бұрын
ninkan salmn aad leedahy yuhuda kadhaw sow waxaba kama taqanan
@amransulemanamran9331Сағат бұрын
Allahu akbar 😂😂😂😂😂
@mrsocotraisland19392 сағат бұрын
CULUMADA SACUUDIGA JOOGTA LACAG BAA U DARAN MA HADLI KARAAN MIYAA? WAHAABIYADA SOOMALIYA MA KA HADLI KARAAN MISE IN XAJ IYO CUMRA LOO DIIDEEY KA BAQAYAAN