DEG DEG: NUXURKA QODOBADA KASOO BAXAY KULANKA TRUMP & BOQORKA JORDEN

  Рет қаралды 22,116

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

JORDEN OO AQBASHAY 2000 OO REER GAZA INAY QAABISHO • DEG DEG: NUXURKA QODOB...
Credit: SKYNEWS
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Israeli troops begin withdrawal from strategic Netzarim Corridor in Gaza
Palestinians in Gaza can now return to their homes in the north without passing through Israeli checkpoints where men are regularly abducted thecradle.co/a...
President Donald Trump has signed an executive order sanctioning the International Criminal Court, accusing it of "illegitimate and baseless actions targeting America and our close ally Israel".
The measure places financial and visa restrictions on individuals and their families who assist in ICC investigations of American citizens or allies.
Trump signed the measure as Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu was visiting Washington.
Last November, the ICC issued an arrest warrant for Netanyahu over alleged war crimes in Gaza, which Israel denies. The ICC also issued a warrant for a Hamas commander.
Israel-Hamas ceasefire deal to start Sunday; attacks on Gaza continue
Palestinians in Gaza are celebrating after mediators confirmed a ceasefire deal has been reached between Hamas and Israel after 15 months of war. The truce is set to take effect on Sunday, January 19.
Israeli forces, however, are continuing with their attacks across the Gaza Strip, killing at least 30 Palestinians in the enclave since the agreement was announced.
#LIVE: ISRAEL AND HAMAS AGREE GAZA CEASEFIRE DEAL TO HALT WAR
Israel and Hamas have agreed a ceasefire starting on Sunday to halt the devastating 15-month war in Gaza, Qatar’s Prime Minister says.
Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani said the deal will lead to the release of Israeli captives and a surge in humanitarian aid to Gaza.

Пікірлер: 75
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 9 минут бұрын
آلهم آنصر أخواننا في غزة
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr 4 сағат бұрын
A/hafiid, aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay. Inshaa Allahu, Yehudi wax guul ah gaarimayso. اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير بارك الله فيك وجزاك. اللهم عليك اليهود وحلفاؤها اللهم رد كبد هم في نحورهم واكفنا شر غضبهم ونفوذ بك من شرهم.
@mashallahxaji319
@mashallahxaji319 4 сағат бұрын
سُبحن الله لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
@halimaahmed8756
@halimaahmed8756 4 сағат бұрын
Intay kaadin ayuu ALLAH yahuuda iyo trump massiibo kuridi INSHA ALLAH
@deeqaaden62
@deeqaaden62 5 сағат бұрын
حسبان الله ونعم الوكيل
@LadanOsman-m5h
@LadanOsman-m5h 6 сағат бұрын
Boqorka Jordan waa yahuud Carab isku Qarinaya , illaahoow reer falastiin Guusha gacantooda Raboow ku sug 🇯🇴💪🇯🇴 INsha Allaah reer falastiin weey guuleeysan oo Rabbi swt ayaa la Jira awoodana Raxmaanka ayaa leh ee waduudoow u gargaar adigaa Awood Leh ❤❤
@sumeysane-k2s
@sumeysane-k2s 6 сағат бұрын
Yuhuudu wayudhamaatay
@maxamedyuusufxussen8850
@maxamedyuusufxussen8850 6 сағат бұрын
Waa la bahadilee
@HooyoNimcomohamed
@HooyoNimcomohamed 6 сағат бұрын
Cadi xafidow dagalkan yuhudi hadi aykunoqoto wa Jabki Yehuda ta iga q0r Wana gushing xamas
@deeqaaden62
@deeqaaden62 5 сағат бұрын
@@HooyoNimcomohamedinsha Allah way ku jabayaan kibitka io isla waynida Trump io natanyahu illahay ha jabiyo guushana ha siiyo walaleheen Reer falastiin Amiin 🤲
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 6 сағат бұрын
Mar horaan ogaa in madaxda carabta in la aroosey falastiin ilaaheey ayaa u maqan
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 7 сағат бұрын
أللهم انصرهم في اخواننا غزه يارب العالمين
@mashallahxaji319
@mashallahxaji319 4 сағат бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 6 сағат бұрын
Allhaikbar 🤔🤔🤲😒
@OliviaPaulovichch
@OliviaPaulovichch 7 сағат бұрын
This video made me reevaluate my priorities. More laughter, more cats😘
@mamasomaliyeed8202
@mamasomaliyeed8202 5 сағат бұрын
ILAAHEY HAJABIYO HADEY SOONOQDAAN CARUURTII NABSIGOODA HAQABTO
@deeqaaden62
@deeqaaden62 5 сағат бұрын
illahay dhagartooda ha ku celiyo Trump io Netanyahu io cid kastoo maleegaysa illahay ha qabto dhibaatada dadkaa masakiintaa ee Reer falastiin illahay ha u hiiliyo guushana Allah ha siiyo Allahuma Amiin Adoomadiisaas la dulminaayo almost 80 years io ka badan free Palestine 🇵🇸🇸🇴❤️
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 6 сағат бұрын
Ahafidow Adiga walaalka Falanqeyaha Drum iyo Natinyahu Awooda Rabiga ayaa xukminayaa
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 6 сағат бұрын
Boqorka Jordan warkisu ma cada waana xalad mugdi kujiro xalada Boqorka Jordan
@mohammedmohamud7433
@mohammedmohamud7433 6 сағат бұрын
The 2000 children who had cancer and other illnesses that the king decided to have them is even music to his ears 😅. That's what the puppet said.
@falisdahir3348
@falisdahir3348 5 сағат бұрын
Horjogaha jordan waxu uegyahay ninaan jaradika iyo waraarka Adunka kasocda Akhrisan Anaan dhagaysan hadu yiri taraam waxad wada nabada bariga dhexe wanan kalashaqaynayna subxanalaah
@AsadCali-o3v
@AsadCali-o3v 6 сағат бұрын
Allah sidaan ugabaranay way jabayaan dhamaantood inshaa allah
@Khadijo60
@Khadijo60 6 сағат бұрын
Awalba Cabdalle qabo qaad buu ahaa waa la bahdilay Natanyahu Intaa laga kaarikeeyey reer Gaza Ilahey bey qabaan
@RobynDaykinin
@RobynDaykinin 7 сағат бұрын
My cat looks at me judgmentally when I laugh at this video. She's obviously jealous🧡
@User-s5z2t
@User-s5z2t 5 сағат бұрын
Shacabka Palestine guriyo mahaystaa. Ee dhulka Ayey seexdan. Hada waxaa loodiidaya ciidii ay seexanaayeen allahu Akbar allahu Akbar
@YasinHusen-i6l
@YasinHusen-i6l 6 сағат бұрын
Machado warkiisu qaza Ilahi Yaa umaqan
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 6 сағат бұрын
Dawladaha carbeed ee qaniga ah ha bixiyaan lacagta ay urdun ka hesho maraykanka
@sadiyalabaale7145
@sadiyalabaale7145 5 сағат бұрын
Abdiraxiin sabaxad ma jirtee waa nuuc ka mid ah qiyanada
@CabdullahiXassan-q9r
@CabdullahiXassan-q9r 5 сағат бұрын
Kkkk carab waay kacan kashay😂😂😂
@SaidaAli-l4r
@SaidaAli-l4r 6 сағат бұрын
Anu waxaqaba dagal madhacayo. Waxa bilawday dagalki qaboba ee afka gushaa Xamas gartay ya calamka laga jeedinaya iyo guldaradaa sogartay cidankii Israel
@zakariasaiddjama9422
@zakariasaiddjama9422 6 сағат бұрын
Ascwb walaal C/Xaafid. Nabadda cidda loo wadaa way caddahay oo waa Israaiil. Mowqifka Trump iyo Netenyahuna waan aragnaa. Aaway markaa mawqifka Boqor Cabdallah ee ku saleysan dowlad Falastiin ah in lahelo si ay nabadi u timaado ? Baarak'Allah fiikum.
@XusenCumar-pm2vk
@XusenCumar-pm2vk 4 сағат бұрын
Insh allah yuhuudu waa jabi doonaa haddii ay dagaalka bilaabaan dad badan oo reer falastiin ah shahiinimo ayay heli doonan
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 4 сағат бұрын
King Abdulahi ilaaa Awoowgiisii 3dexaad Taariiqdooda Waxay ahayd in ay Kaba Qaad u ahaayeen US iyo Reer Galbeedka Waligoodna Cida Rajada Ka Qabta Ninkaas Habeen Ma jirin Labada Kun Ee Caruurta uu Leeyahay Hadana Caafimaad u Qaadaynaa muxuu Horay ugu Qaadi Waayeen ?
@GelleWarsameSabriye
@GelleWarsameSabriye 5 сағат бұрын
Nin baahani gob maaha.
@sumeysane-k2s
@sumeysane-k2s 6 сағат бұрын
Radii aydagaalkale kuqaadan qasa
@yusreensheikh9922
@yusreensheikh9922 5 сағат бұрын
Anigu hadaan siyaasi ahaan lahaa waxaan filayaa hadalkaas boqorku yidhi waa ka daran tahay kan taraam wuxuunu baawiyey warkii taraam iyo natalyaahu
@yusreensheikh9922
@yusreensheikh9922 5 сағат бұрын
Soo lagama yaabo inuu ka wado dalkayga lacagta la siiyo ayey dani ugu jirtaa. Hadal waa mergi sidiisaba
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 5 сағат бұрын
The two thousand of sick children whose in Gaza does not need to sent out for medically care, the king of jordan instead of medical care out side , he has to sent specialist medical doctors who suppose to treat their own hospitals in Gaza
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 6 сағат бұрын
Wax Soo noqoneya ma jirto qofkii xuduudaha dhaafaa so noqdo ma jirto
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 6 сағат бұрын
Danta ueegaya boqorku kawaran hadaytahay dhaqaale badan olobalanqaday iyo abnigoda gudaha oah inlaguilaaliyo anay dadkasi siyasadoda waxkabedelin iyo jiritanka boqortoyadoda
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 6 сағат бұрын
2000 caruura okansar qabta dadka wawayna wainte oqaba 20,000baa mise kabadan halkas waxakasobaxaysa indadka qaza sirdil kusocdo iyo xasuq qarson mise washeko kale boqorku kuqarinayo inuogoladay qabilada dadka qaza?
@maryannur4299
@maryannur4299 4 сағат бұрын
Danta wadankeegan firsana marku yiri soo ma noqon karto lacagta leey siiyo baa dan ugu jirta wadankeega
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 8 минут бұрын
Carabta mid mid lo cuno
@sadiyalabaale7145
@sadiyalabaale7145 5 сағат бұрын
Nin ialaahl leh looma dardaar wariyo
@FatumoAlimohamed
@FatumoAlimohamed 7 сағат бұрын
Ma awalbuu dawayn jiray nadalku
@maxamedyuusufxussen8850
@maxamedyuusufxussen8850 6 сағат бұрын
1:58
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 6 сағат бұрын
Waa beenlonshin Masar iyo boqorka urdun ayagana saan u sabab ah hadey mesha ay joogaan o deris la yihin at ka ahan lahayeen Yeman iyo Somali wale yahuud waa lo yaabi laha Lkn allah carabta ha mideeyo Cabsi ayaa ka keentey boqor husein waana wil hoyadisa yahuudi ah asaga iyo SiiSii
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 5 сағат бұрын
Dagaal wayqaadayan lakin markad qimayso xaladaha cidanka lugtu wukobnanaya sidihore calosha umagelidonan tabedelkeda waxay kordhinayan duqaymaha cirka iyo madafiicda umana turidonan shacabka bal sitosay ubegsanayan tas wahadafkoda marka lafirsho hadalki turam eahaa dadkaqaza dagaldanbe inaysankudhiman banrabna nabad helan noladan sidarted inay sameyan fal tageraya hadalkas turam xasuqana dadbadan kadibna layirahdo halkan kunolanmaysan ogolada inmel abniya laydingeyo alxasil hadafkodu washacabka aragtidi xagjirinta ahayd 2damilyon kalabar haladilo intasohartana halamamulo weye welwelka yuhuda yirahdan marwalba dadkan wanagubadanayan aadbay utarmayan tasna dagal baykulajiran sida qofki kabaxa qaza inusan solaban
@BashiirahmedSoyan
@BashiirahmedSoyan 3 сағат бұрын
Dhulkuna ma aha daaqado dhar iyo daas qof leyahaye Falastiin cayda loo diiqayaa ma aha dowgoode Dalka yurub israiil dajisaye xoog dul dhigtay naato Uma daxandaxeysaan ogow waad ku digateene Ha iskana dulqaataan anaa xaal dagdag ah siine AUN abwan dhoodaan
@faaraxkaahiyeKaahiye
@faaraxkaahiyeKaahiye 4 сағат бұрын
Waxba.yaan.ladaaweeyn,was.qiyaano
@abdinasircaynab6407
@abdinasircaynab6407 6 сағат бұрын
Israil way ku noqon dagaalka waliba mid aysan uba merldayeynin duqaymahooda ama ku bartilmaamadsan doonaan gaaguun tirka shacabka laakiin iima muuqato ina ciidamd lugti ku noqon doonaan dagaalka Gaza. Waxay adeegsan doonaan duqaymo bambooyinka cusub ee Maraykan siiyey. Sidoo kale ka filo Yemen.
@karlesk6498
@karlesk6498 5 сағат бұрын
Trump ninkaa sixun ayuu u galay shirka ka hore ayuu qol intuu ku xertay soo garacay 😂😂😂
@abdopharmacieabrora9833
@abdopharmacieabrora9833 3 сағат бұрын
Assalamu caleykum Waraxmatullahi wabarakatuh Cabdi xafidow aniga sida ilattahay marekan ku wa xaydoneyyan wax yahuuda ka madhiyya imikay heleeno Kuwii ka madhinayya wa xamas Allahayow lajjir xamas Dad aad jeceshahay ma dagal baad u aburi misa nabadda aad urradin si ay ila tahay wan nisalamaya
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 3 сағат бұрын
Kuwa falastiniyiinta ee urdun ku nool may soo laabtaan haddii uu qaado caruurta yar yarvberri waalidkood ayaa laga. Daba geynayaan waayo weligeed ma dhicin dad falastiin ah oo ka baxay dhulkooda oo dib ugu soo laabtay yuu u sheegayaa beentaas laga wada dheregsanyahay ma sharci kale ayaa ka hir galay yuhuudda po loo ogolaanayo qof baxay wuu soo laaban karaa ah
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 5 сағат бұрын
Isreal way qaadaysa dagaal waayo waa la dhiiri galiyay, ee maxay yeeli doonan wadamada carbeed iyo dunida muslimka ihi, ma laga yaaba in ay dagaalka galaan
@abdullahiirobe2080
@abdullahiirobe2080 5 сағат бұрын
abdixafiid alaha ku dhowro xamaas ilaahay ha u hiiliyo mase heestan walaalo kaalmeeya sida yahuuda ay usa ukaalmayso anagoo og in falastiin oo la kaalmeeyo ay ka dhigantahay jihaad kii asaxaabaha oo kale mahayno dowlad muslima oo dhiigeeda u hurta ama dhaqaale siida sida loo siiyo yahuuda oo kale ayadoo weliba dagaal xamaas uu xaq yahay
How private equity conquered America | The Chris Hedges Report
43:08
The Real News Network
Рет қаралды 997 М.
Secret to sawing daughter in half
00:40
Justin Flom
Рет қаралды 33 МЛН
I shouldn't be in the house  It's so embarrassing
00:22
Funny Parent-Child Videos
Рет қаралды 9 МЛН
SHE CAME BACK LIKE NOTHING HAPPENED! 🤣 #shorts
00:21
Joe Albanese
Рет қаралды 19 МЛН
vampire being clumsy💀
00:26
Endless Love
Рет қаралды 31 МЛН
Which countries does Turkiye sell military ships to?
21:10
WARAYSI KULUL OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN | SSC | DFS | SANAAG | PL
41:44
Putin's palace. History of world's largest bribe
1:52:51
Алексей Навальный
Рет қаралды 134 МЛН
Secret to sawing daughter in half
00:40
Justin Flom
Рет қаралды 33 МЛН