Maalin maalmaha ka mid ah haddii Alle idmo, Soomaaliya dib ayey u dhalan doonta, Soomaaliya waxay noqon doontaa dhulkii Alle barakeeyay. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohamedAhmed-il2bx22 сағат бұрын
Absolutely the real picture as Engineer articulated.
@Fadxi-p5hКүн бұрын
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo iyo maraykanka guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SomabilbooksКүн бұрын
aad u salaamay engeernka waa sugayay wuxuu ka dhaho
Ani qax ka baqaa meel aan ado maqan sweden jogaa iniyo ilmaheyga dalshi sheeye ku qax ugu daran qaboow iyo kuwa cunsuriga na cunaa 🙃😬 ilaahow naga haay
@abdiazizmohed6981Күн бұрын
Xisbulaah Iiraan iyo Ruushka wey ku qaldameen beegsiga Sunniyiinta Siiriya waxaana u fiican hadda in ay ka gaabsadaan lkn Abtidoon Caawa Update ma aha waxa dhacaaya
@AbdiAliFaroole-jm4qpКүн бұрын
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
@mbadi818Күн бұрын
ALA CAAWA MAXU RUNTA SHEEGEEY ENGINEERKA ALH BARAKEEYO
@fatumadahir3253Күн бұрын
Asc laa illah illahu soomali yaa la aminaa xassan wadankii oo dhan buu hatay waan kelig taliye injnerku illah ha baqo hadii uu san arkaynin dhibka xassan shiiq wadanka ka wado yaad u sheekaynysaan cabdi xafid iyo adaga yar er meesha fadhoya waxaan rabnaa inada alle ka baqdasn
@FaadumoIbraahimmaxamadКүн бұрын
Raga somaliyeed aqlimalaha
@DjamalMoussa-q2dКүн бұрын
ASC ASXBTA MELKASTA O AD KALA JOGTAN WA BATALALE BODHARI BARBARA SUXUFIYINTENA RUGCADAGA AH E C X IYO SUXUFIGENA ABTI DON
@Ahmedmahadcaruus16 сағат бұрын
Gulesta
@mohamedmuuse444Күн бұрын
Ha ilaa wi ni na dagaal kii zanzania iyo yugaanda. Siyaad barre ayaa bad baa di yey ilaa hay ka so koow . Marka yuganda iyo Kenya waa dad walaalheen ah
@Mohamed-n9s2j16 сағат бұрын
Xasan dhiqo wuu fashilmay oo abiye buu iskudhiibzy si uu Ahmed madoobee ugaguuleystoo xitaa diyaar buu uxahay in uu bada ciiyoo
@CarabCabdilaahi-c6rКүн бұрын
SOMALIA WAY Ababaday xasan sheekh ayaa loogu dawgalay dhamaanba wuu qaybiyey somalia 9 qaybood ayaa kajra somalia waxa fayow somalland oo col lala yahay maxakadhigay mamulgoboledyada waa xaaraan sida somaliland wayka daranyihiin maxaa dhigay ciidanka afrika sidaa darteed wax somalia layidhaa majiraan itobiya keniya way qoslayaan jabka somali haysta way arkayaan xasan sheekh maysagaa diidi kara abay axmed wuu baryootamayaa nafteena yeynaan been usheegin somalia haday sii dhimatay xasan hala waydiiyo hakuu wadankii mariyey
@daacaddood374021 сағат бұрын
Xasan isma maqlo
@yuusufcabdiraman4808Күн бұрын
c/ xafidaw odaygan waxba ma ogee iska dhaaf mardambe suriya hakawaraysan malaa waba shiic kaniye afki shicada ayuu ku hadlayaa wlhy
Waxan mar walba dhageeystaa falanqaynta Injineerka haddiiba ay noqoto in uu xukunka Xasan sh wax ka sheego waa in uu tii Farmaajo soo qaato ma ila fahamteen dhagaystayaal??!!!!!
@FaadumoIbraahimmaxamadКүн бұрын
Meekale ha headline somaaliya ka waran
@HUSSEIN10764Күн бұрын
Engineer ka waa runtii somalia xadgudub ayaa lagu sameeyay 3 wadan somalia dhaqaale xoog badan ayaa ka soo gala lakiin xasan sheekh plan kale ayuu wataa oo ah somalia in uu ku sameeyo isbedel oo uu qabto doorashada qof iyo cod ah taas oo aan heshiis lagu aheen kadibna civil war dhaco kadibna sidii Afghanistan nowono oo nimankii shabaab soo galaan Africa iska caraaraan kadib dawlad somalia ah dibada lagu soo dhiso oo wadankii oo la kala adkaaday xasan sheekh siday ila tahay plankan ayuu doonayaa