SHAKI WAYN OO HAREEYAY HISHIISYADA QARSOODIGA AH EE DFS & ITOOBIYA

  Рет қаралды 31,976

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 219
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 16 күн бұрын
Eng qeer Allah siiyo wax yaalo badan ayuu noo ifiye
@MrAntoniyo12
@MrAntoniyo12 16 күн бұрын
Xaqiiqadu waxay tahay itoobiya maanta wax kastoo ay soomaaliya ka doonaysay gacanta ayey ku dhigeen waxaadna mar dhaw arki doontaa Gabre oo madaxtooyada dhex degan hadduusanba hadda joogin. Wixii intaa ka soo hara waa shimbirayahow heesa ❤
@maden7818
@maden7818 16 күн бұрын
Jaajuus miyaad itoobiya u tahay
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 16 күн бұрын
Waad asiibtay
@MrAntoniyo12
@MrAntoniyo12 15 күн бұрын
@@maden7818 Maya wll ,laakiin waxaan qiimeyay xalada hada tagan waxa la filan karo, haddaadse adi u tahay waa sheeko kale🤔
@A3Asom
@A3Asom 15 күн бұрын
@@MrAntoniyo12 sxp xasuuo heesti AUN magool ee ahyd afrikaay hurudooy hada wxa muuqda ayad ka hadlaysay meel kale aya lagula aaday wxabad modaa magool africa umay heeseen ee somali ayay u hesaysay somali ma maxkadi ba istagtay mise qabiil difac iyo qurun kii aya halka dhigay 🤷🏽‍♂️
@imamhassanjaamici
@imamhassanjaamici 15 күн бұрын
Mahadsanid.Jzk kheyr Engineer iyo Abdixaafid Ethiopia = Qof caato ah oo dhiman rabo, oo gacmo iyo luga go'an, oo kugu hanjabo, waa ku dilaayaa, haddaad ka cararto, cabsato, maxaad noqon?
@sour.candly7868
@sour.candly7868 16 күн бұрын
Allow fashili Heshiisyada lala galay Itoobiya oo Shartooda iyo Dhagartooda naga fogee oo god ku rid Cadowga...
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 15 күн бұрын
Aamiin Aamiin
@AbukarMohamed-l9z
@AbukarMohamed-l9z 15 күн бұрын
Amin amin
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 16 күн бұрын
Abdixafid waa ku salaamay ilahey haa ku dhowr adiga iyo dhmn familyga oo dhan amin jazzakallah
@maden7818
@maden7818 16 күн бұрын
Cabdi xafiid wuxuu jaajuus u yahay itoobiya far ayaana ku godan.
@MrSultaan99
@MrSultaan99 16 күн бұрын
ITOOBIYA INAY NAGA FAQRISAN TAHAY, WAXAAD KAGA GARANAYSAA OROMADA IYO XABASHIDA SOOMAALIYA USOO SHAQO TUUGSI IYO TAHRIIB TAGAY.😊😊😊
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 16 күн бұрын
Taasi waa doqonimada somalida ee taajirnimo Maaha, adis ababa iyo muqdisho intay isu jiraan dhiska, oromada Somaliya dhex joogtaa waa dad maanta degaan ah oo afkii bartay maalin maalmaha ka mid ahna dorashada waa ka qeyb gali donaan
@kiinabdirizaaq8863
@kiinabdirizaaq8863 15 күн бұрын
kuumaso shaqategine dalkaga inay qaatan bay usocdaan iyo inay kala bartan iyo inaay sirtada ogadaan berina cidamadooda meelkasta iyagoo yaqana kugusoodulan shaqadoon maha waxa kudhexjira siyaadiyiin
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 15 күн бұрын
@kiinabdirizaaq8863 wax dal Somaliya la idhaa adeer ma jirto waa qabiilo dhul dagan laakin wakhti aan dheereyn 50sano ka bacdi waxa la huba ama kahor in Oromo 50% ka noqon donto somaliya oo magaalooyin gaar ah yeelan donaan oo ay ka mid tahay Bosaaso, berbera, saylac,
@zahramaow2052
@zahramaow2052 16 күн бұрын
Macquul ma'ahan waana waxan dhaceyn, hadey rumowdona waaniyad jab inagu dhacdey, ilaahey wadankeena ha inoo xafido yaarabi dadkeena intey iyagu isku maqan yihiin 😢, ilaahey been haka dhigo oo ducadeyda ha aqbalo yaarabi 😢.
@Shakir-y2m
@Shakir-y2m 16 күн бұрын
Heshiis walbo ey gasho xukuumada soo socoto ayaa nul and void kadhigi doonto InshaAllah
@mohamedmohamud-wo2si
@mohamedmohamud-wo2si 16 күн бұрын
somali weyn hadey dalka ilashan ethopia qadaneysa ogada. dalka. ethopia halaga ilaasho. somaliyey. 🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿🇸🇴✊🏿
@yasmiinhaji2119
@yasmiinhaji2119 16 күн бұрын
😭😭Walhi Somalia 🇸🇴 dhib aa haaysto 😢
@maden7818
@maden7818 16 күн бұрын
Dhibka waa kuu kaligaa
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 15 күн бұрын
Viva Hassan shiekh president for life ❤️❤️❤️❤️
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 15 күн бұрын
Waa kahasaare xukumada somaliya kuwa daadihinaya ee uu xasan hogaaminayo
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 16 күн бұрын
Waxaan ka soo salaamaya Columbus Ohio adiga iyo team kaga
@salaadohiraabe3575
@salaadohiraabe3575 9 күн бұрын
Wiilashii soo maliyeedna gaaja dishay adkrtaa ahaa waxaas waa Duli nimo ee xasn hala dajiyo Xukunka halags rido
@AdanYusufAli
@AdanYusufAli 16 күн бұрын
ASC WAAD SALAAMANTIHIIN DHAMAANTIIN CABDIXAFID IYO INGIYEER ABTI DOON MAALIN WANAAGSAN❤
@nasirsu85
@nasirsu85 15 күн бұрын
Masha Allah he is right somali need a safe
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 16 күн бұрын
Mashallah jazzakallah kheiran engineer axmed khamir Wayne oo Sheegay wax kasto lagu Lakin welwel I haya in Somali akhariki wadanikani laga la weerig donna hadda fursad lehnahay waxaa loo rag geesi ah oo runta waa Java. Somali ma dzgaalsana daddka dibbada jooga waxay jecelyihiin u noqondan dhibta Somalia waa siyasada dad aan aqoon uleheen wadaniyada leheen gaalada u adeega iyo shabab oo gaalada u adeega waxaasa is biirsaday .xalane waxay keenta daroogda waxay soo gelisa cuun to caanshur la aan aan la Ogeen aan baaris soo marin dadka somaliyeed waxaa lagu haya slow motion genocide sababta waxaad aad arkaysa cudur aan la aqoon or complex disease
@abdiasmigaud2647
@abdiasmigaud2647 16 күн бұрын
Argagixisada waxa ka dambaya Dowlada Xabashida ! Mid lagu qaptey Puntland wuxu yidhi in u so maray Addis.
@AbdulkadirSheikh-d6m
@AbdulkadirSheikh-d6m 15 күн бұрын
Waa runtiis ingeneerka
@MrAntoniyo12
@MrAntoniyo12 16 күн бұрын
Heshiiskan waxaan filayay inuu khuseeyo wadaxaajodkoodyaopda wasaaradaha arrimaha dibada laakiin markaan arkay wasiirada difaaca oo isa salaamaya waxaa iisoo baxday sheeko kale oo ka duwan waxa ay soomaalida isu sheegeyso
@xyzabc6626
@xyzabc6626 15 күн бұрын
Sax waaye. Wadan meesha majiro. Halagu kalatago awalbo qaxooti baa ka eheen. Uff
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 15 күн бұрын
Naclatulaah dawlda Somalia from Somaliland cadaw anagay noo yaqaaniin
@YasirArow
@YasirArow 16 күн бұрын
Waa sax weli lamagarin heshiis lama gelikaro
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 15 күн бұрын
Xasan hunguri waxwalba waa u samaynayaa waana madaxwaynihii ugu damirka xumaa ee somara somali godkuu kuridana wale waa la arki doona jarku katuro somalia
@CaashoCanabXaaji
@CaashoCanabXaaji 16 күн бұрын
Odeygan HSh.M. ah. maalina isha lagasoo tuurayo.Maalina gacan lagasoo jabinayo. Awalaan yaabahayey inuusan Kheyr soo wadin.Alloow namooti.inuu saacadan soo gaaraa maba aheyn😊😊😊😊
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 16 күн бұрын
Waa su’aasha aan sugaay dadkaan yaasiiyo shidallka, hubka, raashiinka meeshaas waxbaa kujira mida labaadna heshiisyada dhamaantoot mid shacabka lala wadaagey malahan badbaado qaran ayaan ubaahanahay waxgarad sax ah ayaan ubaahanahay.
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 16 күн бұрын
Ethtopia ayado horay dhul noga.heysatay.bà.hadana. , Bad logu daray.👀💔😭😭
@nevaehshalo
@nevaehshalo 16 күн бұрын
SOMALILAND OO NABAD AH AYAA KA KU TALISEEN IN LA BAABIYO. ILAAHAY AYAANU SHARKIINA KA MAGAN GALNAY. IN SHAA ALLAH WAANU DUCAYSAN OO SHIRKIINA IYO COLAADIIN AYUU RABBI NAGA NABADGELIN.
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 15 күн бұрын
Waa inaan iska celinaa oo jaagada ka tuurnas madaxdaan la iibsaday wax ay noo haayaan oo asn ahayn lu gooyo ma jirto
@abdifatahsahal4731
@abdifatahsahal4731 15 күн бұрын
Abtidoon wuu dareenhadlayaa caawa walwal ayaa iga muuqda wayna dhibaysaa sida dalka iyo dadka Somalia u dayacan yihiin adeer abtidoon waan kula qabnaa walwalka ilahay dadka iyo dalka ha inoo badbaadiyo
@thahirmahmoud6430
@thahirmahmoud6430 15 күн бұрын
ASC injineerku ha eego culeyska ithoipa ee gudaha somalia iyo danta doorasho qof iyo cod EE DF iyo isbadalka gedo ee ku wajahan kismayo waxaana muuqata in dowlada fedralka ee somalia awoodeda ciidan aaney buurneyn
@User-s5z2t
@User-s5z2t 16 күн бұрын
Somalia. Waxay ku damayn gacanta cadowga waayo ninka oramada ah waa uu ilaalaysta somalia Allah u gargaar Palestinian 🇵🇸
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 16 күн бұрын
Fadlan arrimaha dhaqaalaha ee aduunka qaar ahaan BRICS nala socodsii
@HassanBasri725
@HassanBasri725 16 күн бұрын
BRICS maxaa kaa galay 😂😂😂😂😂 adaaba gumaysi ku jiree
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 16 күн бұрын
Cabdixamiido waxan raabney in aad wareysatan madaxda dalka ugu sareyso
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 15 күн бұрын
Hassan shiekh SOMALIA 🇸🇴 for selling Good job Mr President
@sahroali1196
@sahroali1196 15 күн бұрын
Abtidoon.waa.adinkii.mudane.farmaajo.qabiilnimada.kudiidaayey.ee.ka.xabxaabiya.ayaxa.ooman.ee.boobaya.hantida.qaranka.dul.bad.berri.la.xaraashaayo😢😢😢😢😢😢😢
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 16 күн бұрын
Fadlan abtidoon waxaan kulatalinayaa inaad soobaadho ceebaha oromo iskana joojiso dhaliisha xasan sheekh iyo dawlad goboleedyada waayo dadkani sidaas waxkumafahmaan
@maxamuudmacalin-rj7rq
@maxamuudmacalin-rj7rq 16 күн бұрын
Asc cabdi.nurow weydii ditoorka Maheysaa gobol cafimad gzbo Ookuraba ilaa dadkan jilbaha.lodh Igo hogaanka waalTogayaa
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 16 күн бұрын
Ethopia waxay leedahay adeer iyo abti lakin Somalia malaha adeer iyo abti
@micraaj6621
@micraaj6621 16 күн бұрын
Ala ha u naxariisto 🇸🇴 Somalia waxaa siyaasada Arimaha dibada iyo talada villa Somalia gacanta u gashay rag fadhi ku dirir ku fiicnaa sida fiqi madaxaa I furan iwm
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 16 күн бұрын
ASC ENG AHMED SHALEY HASAN SHEEQ IYO DOWLADIISA WAAD TAGEERASANEED
@abdisharif8315
@abdisharif8315 16 күн бұрын
FIQI WAA LAGA ADKAADAY OO BANAANKA AYAA LAGA DHIGAY HESHIISKA ETHIOPIA
@mariammire9145
@mariammire9145 16 күн бұрын
Asalamu calcium A/xaadi iyo inaxmed iyo dhegestayaasha. Dawlada hankoodu ma,in ayfuliyaa dananah dallalka ayay kusoo ururutay, intii ay difaaci lahay dalkeen.!
@ahmedbashiir6786
@ahmedbashiir6786 16 күн бұрын
Midnimada soomalia waxaa diidan dani oo udeegayo itoobiyo
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 16 күн бұрын
Injineerka waa Qabiir weyn waaye allah xifdiiyo shabaka waxa kadanbeeya waa xabashiida iyo jabuutiga iyo kenyaanka maraban in hurmur gaaran
@BeksiArtsDj
@BeksiArtsDj 16 күн бұрын
iinyow somalidu miyay wada isticmaashaa kalmada yaraanta ah ee iinyaw anagu waanu isticmaalnaa from borama
@salaadohiraabe3575
@salaadohiraabe3575 9 күн бұрын
Amxaaro ayaa dhashy waa been assgaa sameeyey . Melisanwi aya Sameeyey
@mohamoudyusuf8072
@mohamoudyusuf8072 12 күн бұрын
AUSSOM waa barnaamij ay DFS ka mid tahay.
@inafaarahbaad5637
@inafaarahbaad5637 15 күн бұрын
Walhy wallahy wallahy sida engineer ku sheegay ban u werweraa ano rer hargeisa ah. Waar day habeenku muse saxiixay badda manan seexan wadan shisheeye ayan jamacad ka dhigtaa jamacadina wan aadi kari wayay gabigayguba yalaaluho iyo murugo miidhan bn noqday allow no sahal
@nurmohafarey1971
@nurmohafarey1971 15 күн бұрын
Warkan ALLAAH hana dhaafiyo malahan siyaasat fadhidda. Xasan sheekh ALLAAH hana dhaafiyo aamiin
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 16 күн бұрын
Anigu waxaan qabaa in ay masar difaacayso kanaalka suways oo aanay nileka kaliya ahayn markaa cida bada cas difaacayso waa inaan lahishiinaa oo ah masar iyo areteria from awdal
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 16 күн бұрын
Xoog ayeey nagu haysataaa Ethiopia waxaasna waxaaa keenay siyaasad xumada madaxda Somalia. Wadanka wuu ka baxay faraha somaaliyeed
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 16 күн бұрын
Waa intay hawiye iyo darood Ka lushan iidoor abowe
@HassanBasri725
@HassanBasri725 16 күн бұрын
Horta iska xoreeya Ethiopia 😂😂😂😂
@mohamednoorweris7031
@mohamednoorweris7031 16 күн бұрын
Ma laga yaabaa in turkigu kula jaalanjigaraynayo masar bada aan weli heshiiska lagu ahayn xadaynteeda ee u dhaxaysa giriiga ,,turkiya masar, liibiya ee ay masar ka raacday giriiga.marka laga Reebo danaha uu turkigu ka leeyahay geeska afrika
@habiibabdalle4088
@habiibabdalle4088 16 күн бұрын
Brit TV, waxaan idin ka codsanayaa in si fool ka fool ah waraysi kulul uga qaadaan wasiir Fiqi, waraysi xaqiiqada bedka keenaya waa codsi mudane Cabdixafiid.
@AbduladifAhmedaskar
@AbduladifAhmedaskar 16 күн бұрын
Ethiopia faa iido aan ka hellayn naa majirto iyaddii gaajoneysa Maha dad wax laga hello baddeena iney sidaa inoo ahaato xataa diinteena ayaa ku badbaadi dadkenu yeyna waxba heysa lakin diin ba kamuu qata, duliga itoobiya ha noo keenina dhulkiiban ka saari laa nahey ma badbaad kasari wali kallaan ka arkaan
@ibrahimosman5219
@ibrahimosman5219 16 күн бұрын
Eng Qabyaalada dhibkaas ayeey leedahay Dowladaan xassan sheekh way fashilantay ee dheh ha is casisho
@mohamedshiine5305
@mohamedshiine5305 15 күн бұрын
Ingenere ku darso midkasto oo dhacda . Hadana 1 ama 2 bil kadib way kacdaa oo dib ayay SI nab ah ugu laabataa .
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 15 күн бұрын
Maxaa xal ah oday
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 15 күн бұрын
Diyaaradaha kuma dhacasn ee way ku dagaan oo hub iyo cunto ayeey u geeyasn umizon. Alshababka
@saidahmed3524
@saidahmed3524 15 күн бұрын
iinyo waxa isticmaala caruurta, markaa halkaa waxa kacad in wasiir fiqi uu noo cadeeyey in soomaaliya ay tahey gobol kamida itoobya, shacaabka soomaaliyeedna loo dhigaayo riwaayaddii aheyd. Waa maadeys aduunyadu dadkuna ay matalayaan.
@AbdiLibaax-r5h
@AbdiLibaax-r5h 16 күн бұрын
Wale Waa Yaab Soomaali Miyaa Duli Lala Maagay
@HassanBasri725
@HassanBasri725 16 күн бұрын
Ma jiro wax Somalia ladhaho; waa maamul goboleed kamida Ethiopia. Ethiopia ayaa jaangoysa siyaasadeeda
@omarishirwa
@omarishirwa 16 күн бұрын
xasan sheekh meel uu somaliya u wado iyo qorshaha siyasadeed wa lagu jahawareeray Dagaalka Alshabaab o fashilmay dawladaha TURKIGA, ERTARIA, MASAR ,ETHIOPIA JABUUTI O Marba madaxwaynuhu boqasho iyo waa hadal kawado 5. geesood. waa siyaasad MUGDI KU JIRTA
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 16 күн бұрын
Acwb waad mahadsantihiin dhamaantiin ( adiga iyo injineerkuba), shaqo wanaagsan ayaad shacabka soomaaliyeed u heysaan guuleysta.
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 16 күн бұрын
Asc walakeey injineerka xaqiiqda ayuu kahadley manta wax lagu hadla mayaala wadankeyna gacanr a ayuu kabaxey
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 15 күн бұрын
Ethiopia waxay qaasaday jubland waxay dishay askartii qaranka waxay noo keentay Alshabaab Xuduudaheens ayaa 20kun ciidan dhan ku soo gureen
@eviethebaby
@eviethebaby 16 күн бұрын
Asc horta wax soomaali ama soomaalya la dhaho majiraa?????
@rocky4066
@rocky4066 16 күн бұрын
INYAW KUMA HADLO QOF DIBLOMASI AH WAA HADAL CARUUREED WAA NASIIBDARO WAXAASAA WADDAN DHAN ARRIMAHIISA DIBEDDA LOOGU AMINAY SHAQSI HEERKAAS CARUUREEDKA TAAGAN. ALLAHAYOOW NAGA BADBAADI KUWAN
@muminohussein3365
@muminohussein3365 15 күн бұрын
MATITAR❤
@AmranibnuKhayre-v7x
@AmranibnuKhayre-v7x 15 күн бұрын
Rabi iyo Raga baayi Somali leedahayi illaahayow no guurumo waa nala guumenaya oo xaabo aaya laga dhigayi waa in la qaraxinayo in qori la is kugu dhiibayi ale aaya no guruman Odagasi Ruun buu shegaya Guul baan Somali uu rajenaya
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 15 күн бұрын
Waxay ka dhigeen shacabkii soomaaliyeed. Unhappy waxay na galiyeen murug iyo walwal iyo in aan ku aamini karin wadan keena
@osmanguled6591
@osmanguled6591 16 күн бұрын
Injineerka waa runtii Ethiopia lama arag meel aykula dagaalantay alshabaab
@abdirahmanosman9
@abdirahmanosman9 15 күн бұрын
Abdi Hafiid Iyo Ing'Kiisa Waxaan La Yaabanahay Waxa Ay Xiligaan Ay Ka Hadlayaan Iyo Heahiisyada Ay Leeyihiin Magdi Ayo Qatar Ineey Ku Gedaaman Yihiin Hadana Waxa Wedeemo Ay Usoo Jeediy3en MDXasan Sheekh Ama Fashil Siyaasadeed Mid Gudaha Iyo Dibada Ama Qiyaano Qaran Iyo Dhaca IyoDhul Boobka Baaxsan Iyo Hantidii Qaranka Ee Xasan Sheekh Uu Iibsanaayo Ayna Ugu Dambeeyeen Garoonkii Ciyaaraha Iyo Suuqa Bakaaraha Iyo Gurigii Hooyooyinka Cawaadka Shacabka Hadana Umada Soomaaliyeed Nidaamkii Hore Ee Ay La Dhacsanaayeen Ee Shacabka iska Gaday Tusay Dawlad Wanaag Iyo Wax Qawad Iska Wax U Qabso Iyo Dibu Dhisyo Rajo Soocwlin Waa Nidaamkii N&N Oo Dhalinyarada Soomaaliyeed *neey Ku Xarakoodaan Darees Ahaan Calanka Maalmaha Munaasabadaha Qaranka ay Soo Xusuu Siyeen Ayna Jecleesiiyeen Jiilka Maanta Lkn BiritSomali TV Wuxuu Mucaarad Ku Ahaa Dawladii N&N isgoo %aageer Sanaa Mooriyaantii Qabyaalada isus9o Hawar Wacday Oo La Magac Baxay Badbaado Qurun Birit Soomaali TV Wuxuu Afhayeen U Ahaa Kooxdii Qaran Dumis Ka Ahaa Oo Maanta Talada Haya ee Soomaaliyana Meesha Ay Taalo Dhigay BiRIT SOMALI TV Ad8nkuna Qeeb Ayaad Ka Eheedeen Nidaamkii HoreD7mintiisa Iyo Kooxdaan Dam Jadiid ee Anigu Rabina Ila Ogyahay Aan Ahay Shaqsig8i Magacaan U Bixiyay { Kooxda Xaraash Qaran } Maanta Inkastoo Qiyaanada Qaranka uu Ka Galay iyo Debiyada Uu Ka Galay Iyo Tilaawada Laga Qaado Doono Ama @axa Uu Ku Mudan Doono Xasan Sheekh Aad Ka Le ex Leexaneeyaaan Shacabkana Tilaawada Waajibka Ku Ah EeInaadan Ku Baraarujinin Weli BIRIT SOMALI TVWax Baad Xeerineeysaan Lkn Fiqi Qiil Qaad USameeyseen Wuxuuna Ahaa Aabihii Afarta Jardiin Fowdada Ka Sameen JirayAabihii Taayer Guwida Ayaa Lagu Awaal Mariyay Wsirka Arimaha Dibada BIRIT Somali TV Mooriyaantaan Ineey Talada A6 La Wareegaan Adinka Ayaa Umada Ka Gadi Jiray Oky Farmaajo Sidaan Mau Jilcanaa In Dgulk8isa Iyo BadiisaXoog Ama Xiilo Lagu Qaato Taasi Hadaad Tiraahdaan Umada Soomaaliyeed Ayaa Ka Shalaayneeysa Kooxdaan Intii Shalay Taageersaneed Hadeey Tahay Soshal meesiyahaIyo Shacab Ayaa Shlaayneeyso Oo Baaqyo U Diraaya Farmaajo Eaaligelin Weeydiisanaayo Una SalaaynoAabihii Qarankoo Soo LaawoAyaa La Taagan Yahay Lon BIRT Somali TV Umada Soomaaliyeed Kuwaan Adinka Ayaa UkeenayUmada Soomaaliyeedna Adinka Ayaa Meeshaan Dhigay Qarankaan *n La Iiwiyo Qeeb Liwaax Leh Ayaad Kasoo Qaadatewm Xitaa Gumeeysi Hadii Soomaaliya Iu Qabsado Ama lakala Qeebsado Sawab Ayaa Ku Leheedeen Xiligii Aad Taageersaneedeen Badbaado Qurun
@shucaybwacays324
@shucaybwacays324 16 күн бұрын
Adeerkay waalaga cadhaysiiyay siyaasad xumada soomaaliyeed
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr 15 күн бұрын
Engineer Ahmed Abtidoon, waa run wal wal aad u weyn baan qabna. Waxaa yaab leh Shicibka Somalida maxay u aamusa yihiin? Aaway Barlamaanka? Si wax u socdo waan garan la"ahay Allo sahal umuurahayni!
@EidXaaji
@EidXaaji 16 күн бұрын
Eng Somaliland Haku Darrin Shuftada konfurta ee Xalane looga taliyo Wa Runta Ashabab walagu Haya meesha Amisom iyo Ashabab wa isku mashruuc Hal meel laga wadda maamulo. Somalilamd Wadal Tashaday ismamula Xaqeeda meel hawga dhicin markad Jupaland Iyo koonfur)galbed barbar dhigayso Waa Geff Aad Dad waxqabsaday kagelayso Allah Xaqqa Haku Tusso
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 16 күн бұрын
Mar kasto waa idin duceynaya bstv hbn marcadde show cali xarare iyo dulmi diid jamac galaad iyo kuwo badan
@YussufJire
@YussufJire 16 күн бұрын
HSM wa in maxamada laso tagoh
@AdanHadi-b4q
@AdanHadi-b4q 15 күн бұрын
Waawadani soomaaliyeed waanaruntii
@abdigah5364
@abdigah5364 16 күн бұрын
Ethiopia way dhisankarta 10 dekedood haddii bad laga kireeyo . Uma baahna lacag ay iyadu leedahay inay ku dhisato ee adduunka ayaa la dhisaya. Isweydii Airportka Bole International Addisababa ee Africa ugu weyn uguna casrisan sidee lagu dhisay ? Waxaad tahay iska-hadow-ina igarreh
@fahiimae7336
@fahiimae7336 16 күн бұрын
Somalia dan ay ka heleyso in ay Ethiopia heshiish ay la gashaa ma jirto ee waa Somaliland ku xumee iyo Xaasidnimo xataa hadii ay iyaga qabsanayso 😡
@FoosiJaamac-e9e
@FoosiJaamac-e9e 16 күн бұрын
Somalidu waxey midoobeysaa 2060 boqol sano ka dib 1960 sanadguurada boqolaad ee xoriyadii gumeystaha ان شاء الله
@Hassanhandule
@Hassanhandule 15 күн бұрын
Turkey wa walaheen maxa laga dheefay
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 16 күн бұрын
Shacabka Somaliyeed ha loo cadeeyo arrinta waftigii ka yimid Ethiopia ay ku qaadanayso badda ay ay leedahay ummada. Waa in naloosheego waxa meesha ku jira ee la qarinayo heshiikii dheexmary Ethiopia iyo Somalia. Waxaan rabna inaan wax oggaano oo shaqaadii laydiin igmaday oo shacabka Somaliyeed idiinka doonayan jawaab u cuntanta waxa la sheeg oo ah badeed Somaliyeed Ethiopia ayaa loo gacan galiyey.
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 16 күн бұрын
Alshabaab waa mashruuc Marreekan shaki kuma jiro !!
@mohamedmohamud-wo2si
@mohamedmohamud-wo2si 16 күн бұрын
hidhiiska was mid qasab ah ethopian. wa cadow 1 waad umada somaliyed wax ethopian naga dhaxeyo malaha. bad ilahay ma siin sey bad losinkara 🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹❌🇪🇹
@abdiqanifarah9375
@abdiqanifarah9375 16 күн бұрын
Wax baniiaadam ah oo territorila integretigooda ka gorgortamaya. Muse waa qofkii ugu horeeyey ee dhulkiisa bixiya marka laga reebo falastin Paper ayaa ka publish gareeyey arrintaan in international journal of geopolitics and governance. Qofkii rabaa ha akhriyo. Weliba idinka si aad background iidinku noqdo markaad dadka wareysaneysaan.
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 16 күн бұрын
Anigu waxaan aqaanaa afka xabashiga markaan dhagaysto waxay sooqaataan dhaliilihiina iyagoole soomaalidu waa tuug cadayna waxay kadhigtaan isdhaliilideena
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 16 күн бұрын
Naagtan caaisha maxaned baddii xalane ayeey isku so sawirtay .waxeeyna soo dhigtay X keeda qofki arkay wuu arkay.
@mariammire9145
@mariammire9145 16 күн бұрын
Soomooli haday rabaan inay badbaadiyaa dalkaood iyo dadkooda xallane albaabad hala,isugudhifo.
@hanafarah1441
@hanafarah1441 16 күн бұрын
soomaaliya xalkeedu waqooyi ayuu yaalaa.la heshiiya reer waqooyiga,oo joojiya xaasidnimada aad ku haysaan reerwaqooyi,kana hadha jabuuti,waa halka jabkeenu yaalo.
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 16 күн бұрын
Takale itoobiya hadii badayada loosexeexo xagay marinayso alaabteeda hakafikirto jidka ayaan ugalaynaa
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 15 күн бұрын
Waxay happy ka dhigaysan Ethiopia nka waxay siinayaan dhulkeena iyo badeenaa my qeation is awaay baarlamankii ayagana ma la iibsaday
@CabdiwaliAar
@CabdiwaliAar 16 күн бұрын
Ethopia bad ayay siyen blse xagey wx umari donaan
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 16 күн бұрын
C.xaafid waxaad noogu jirtaa kaalinta oromo ugu jiro jawhar maxamed from awdal
@mcwcqkalinle629
@mcwcqkalinle629 16 күн бұрын
Somali heshis eh dunida heshis la eh.xassan sheikh somali xarash u haya abiye Baada sinaya.
@HRU20256
@HRU20256 16 күн бұрын
ODAYAAL RIYO MAALMEEDKA KA BAXA DAWLAD WAX LA DHAHAA KAMA JIDHO SOMALIYA WAA GANACSADAYAAL DALKA IYO DADKABA DAN KA LAHEYN INEY LACAG URURSADAAN AYEY KU MASHQUULYIHIIN.
@cabdulqadir10
@cabdulqadir10 16 күн бұрын
Walalayaal madaxdeynu yeey ushaqeyaan madanta dalka iyo dadka somaliyeed iyo aaway kitaabka uukudhaartay aawaay
@amiyn2136
@amiyn2136 16 күн бұрын
Dhulka Soomaliyeed afar calooshodu caqligooda ka horaysa,mamatalaan ,Gobol uu mamula majiro oon Xalane ahayn.
@ggm661
@ggm661 14 күн бұрын
Maxa Laga qaban karaa. Sold sold .hadal wax mataro
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 16 күн бұрын
Cabdi xaafidna waxaan kubaraarujinayaa unuu iskudayo inuu soomaalida kiciyo sida uu jawhar maxamed oromo ukiciyay from awdal
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 15 күн бұрын
Itadii baa backu xaaraysa itoobiya imaraadka ayaa dabada kawada
Trump oo durba qaaday tallaabooyin xasaasi ah | Qubanaha VOA
29:59
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY MAREYKANKA | BARIGA DHAXE | IRAN | GAZA
16:34
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 18 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE
20:25
FAM TV
Рет қаралды 1,4 МЛН
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,2 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН