Buraanbur HOOYO MCN

  Рет қаралды 638,776

صومالى وافتخر

صومالى وافتخر

Күн бұрын

Ereyada iyo codka: shamso boodhari

Пікірлер: 285
@simranqurux595
@simranqurux595 5 жыл бұрын
Woow mashallah 😢😢😭😢😢😢🤩😍alow ku naxariysto janada alow kugey hoooyo macan walahi wan ku xisay hooyo marwalbo wan ooya
@caashoxassan5702
@caashoxassan5702 3 жыл бұрын
2 a
@shadiyaabdirashid6848
@shadiyaabdirashid6848 6 жыл бұрын
Hooyadey waan jeclahey danta nakala fogeysey riyadeydu waa intan dib u midobeyno hooyadey runti qisa dhaba oo nawada heysta hadan nahey gabdha somaliyeed illahey hooyadey nabad iyo nool neysku kaya tus
@maizaqulqul9060
@maizaqulqul9060 4 ай бұрын
Hooyo mcn ilhy hooygaga jano haka dhigo ❤waxa kle hlkan ku xusiya habar yar tay mcn shamso bodheri hbo mcn ilhy cimriga haku dheereyo
@maryanabukahasan741
@maryanabukahasan741 8 жыл бұрын
Tabarakallahu kun jeer ka badan wan dhageysatay allow hooyoy janacada alle kugu bishaareey denbigana alle swet ha dhaafo hoyoo barakallahu fiik eddo shamso boodhari ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fadumoali7300
@fadumoali7300 8 жыл бұрын
Waalihi buraanbuurkaan waa i tabtay oo waan ku qiirooday ilaahow hooyoyinka u naxariiso oo akhiro janada ka waaraabi aamiin yaa rabi
@samrasicid489
@samrasicid489 8 жыл бұрын
Aaaax allow hoyday nabad igo tus inta ila maidka ahna allow nabad qab ku kulansee amiin hoyo dhan allow xifde aduunka akhirna rabeyow fardowsa ku waraabe😍😍😍😷😷😰😰
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 6 жыл бұрын
Qofwalba wuu taabanaa wallashiis qof caqlibadan baa tahay maashaa Allaah waad naga ooysiisay waalidkeen baan wada xasuusanay aloow intii dhimatay unaxariisto inta noola halagu dadaalo maashaa Allaah buraabur waakuwa ugu fiicnaa baad tirisay
@asmaloveweriyenimduasmalov2082
@asmaloveweriyenimduasmalov2082 8 жыл бұрын
aaaxx aaaxx hooyo macaan macan. ku jclahay rabi haku xafido manshala hooyo
@malyuunali2864
@malyuunali2864 8 жыл бұрын
Buraanburkaan made me cry. I am a mum myself and my lives with me. Hoyooyinka hala jeclaado hana la ciiseeyo. Hadii hooyo laqadarin laha soomaliya lagama qexeen, qabiilna majireen. May Almighty Allah bless somali mothers with obedient sons, daughters and jannatal firdaus.
@queenofqueens9129
@queenofqueens9129 8 жыл бұрын
mshallaah hooyo mcn wan ku jeclahay illahay cimri dheer iyo cfmd taam ah haku siiyo aaamiin yaa allaah
@safiyamacalinmuuse4309
@safiyamacalinmuuse4309 8 жыл бұрын
ilahow hooyo mcn janada allah haka warabiyo wlhi waan u xisay dhabtii jaceylka aan u qabane mahin mid laso kabi karo hooyo ilaah hanesku keen keeno rabow janadii carfeysay hooyo ka warabi amiin i love you hooyo mcn
@nimcomaxamed779
@nimcomaxamed779 6 жыл бұрын
HOOYOMCN
@dheemanluula3085
@dheemanluula3085 7 жыл бұрын
mansha allah hooyo qaali inta iyo wax kabadan bay uqalantaa yaa allah hooyaday iyo hooyoyinka islaamka janadii aduunka iyo tii aakhiraba sii aamin aamin
@maaidaabbas3659
@maaidaabbas3659 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 xiisay wlh
@mulkichannel6440
@mulkichannel6440 8 жыл бұрын
ii samax hooyo ilahow hooyooyinka jano ugu bishareey inshaa Allah💔💔💟👏💙💙💚💛💖
@xilkasxaaji891
@xilkasxaaji891 8 жыл бұрын
masha allaah hoooooooooooooooooooooooyo macaan waa qaaali walahi balse hooyaday jano allaaah ha geeyo yaa allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah
@farhiaabdirazak3042
@farhiaabdirazak3042 2 жыл бұрын
Kama daalo buraanburkaan😔😔😔😔 hooyo la'aanteed abaar weeye wlhi ilaahow cimrigeeda u barakee🥰😍😍
@caashomohamud3906
@caashomohamud3906 4 жыл бұрын
I love you hooyo ilaahayow janada geli hooyadena❤❤❤
@latifah008
@latifah008 8 жыл бұрын
Masha Allah, hooyo mcn Allah haka naxriist adiga iyo aabe mcn Allah swt qabrigiina Allah ha nuursho. Allah ha nugu kulmiyo Jannatul Firdous. Waalidka qiimahahiisa Waxa dareemi Karo ruuxi kuso koro ciil iyo dhibaaato iyo xaasidnimo. Waalidkiina ka duceeysta
@umuisxaqhodanhajiahmed7432
@umuisxaqhodanhajiahmed7432 5 жыл бұрын
hooyo macaan allah ha xiftiyo meel walba oo ay joogto hooyo maacaan inta dhimatana allaah hanaxaristo
@hilaacdahir4598
@hilaacdahir4598 8 жыл бұрын
Masha Alla illahoow hooyoooyin keen nooodaa aamiiiin I love you hoooyo Maaaaaanka💗💗💗💗💖💖💖💖💖💟💟💗💖💟💗💗💟💟💗💗💗💗
@SafiyoSahal-tg7qw
@SafiyoSahal-tg7qw Жыл бұрын
Janadi fardowso allha kugeeyo hoyo mcn duco walba. Aa akhrinyo adaa kuso duceeya
@galadomar2121
@galadomar2121 8 жыл бұрын
😍😍😍💋💋❤💋💋 i love you hooyo mcn badan war raggow gabdhaha xataa waa hooye hala qiimeyo wayoo hadii hada lagaaga sheekeyo nin hooyadaa hada ka hor soo dhibay waxaad ku fakiri laheed saad uga aargoosan laheed all i love gabdhaheena butac butacyasha
@yusraali8667
@yusraali8667 7 жыл бұрын
gallad subscribe ilahay aqliga ha kuu daayo walal
@abdihalimgeescade6177
@abdihalimgeescade6177 7 жыл бұрын
Hoyo mcn allowkudhawr
@msshajji6868
@msshajji6868 6 жыл бұрын
galad Abdi wll ilaahay caqliga hakuu siyaadsho intaas iyo in u dhow kuwa aan aqoonin la hayaa
@a.q.n.i2283
@a.q.n.i2283 5 жыл бұрын
@@msshajji6868 @j:
@maxamadd.j1842
@maxamadd.j1842 4 жыл бұрын
Masha alaah
@sulekhaomaar1630
@sulekhaomaar1630 8 жыл бұрын
masha ALLAH ALLOW nabad isku keen tus waaan ilmeyay ALLOW Adna kubarakee wad nabaraarujisay
@fowsiocadey7132
@fowsiocadey7132 8 жыл бұрын
Masha allaah tabarakallaa allow ku xafid dhegey siga baraanburkaan kama daalo illaahey ha xafido hooyooyinka muslimiinta I love you my Mather
@gobdeeq2717
@gobdeeq2717 6 жыл бұрын
Allaw hooyo mcn dhawr ifkaan kuugu jecleee mamoo farxad iigu noolaw ❤❤❤❤❤❤❤
@deeqabilan2118
@deeqabilan2118 2 жыл бұрын
Hoyo alaahow hoyo walbo abal keda janada kadhig adigaa awood lehe wakujeclahay hoyo ilaahey cimri dheer iyo cibaado suban haku siiyo waxan dhageysana baran burkaan sanankda cusub hijriyada 1444 bisha sako 1 ah dariiqda 30 bisha 7 2022 habin axad so galeyso sacada 22.19 daqiiqo hoyo macan hada jeceshy ha idhafin
@nagadcabdi
@nagadcabdi 6 жыл бұрын
Alxamdulilah hooyadey xaliimo xaashi shulaac wey nooshahey ilaahey hay dhooro😭😢😭😢 lkn buranburku waa mid qiiro leh
@ayalelmi3932
@ayalelmi3932 7 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 hooooyo ax ax alloow hooyo kuuu naxariiiso
@deeqanuura2277
@deeqanuura2277 8 жыл бұрын
Masha Allah Excegtly wa gabay Masha Allah aad yo aad u qaaliya 💖💖 Rabi wayo badan isku keen daa UmmoH 💕💕
@koosduale8475
@koosduale8475 8 жыл бұрын
Masha Allah beautiful buraanbur ilahay hooyooyinka ha inoo daayo
@aweliaqadir2939
@aweliaqadir2939 5 жыл бұрын
hooyo mcn wankujeclahay dad badan oo hooyooyinka jecal ayaa jira laakin ani hooyo sixadnaaf ayaan ujeclahay dardeed wan isgudili karaa
@najmomaxamed759
@najmomaxamed759 8 жыл бұрын
masha allah hooyo mcn ilaahow noo daaa adiga abyo ne ilaah haku xafido
@naimaomar5969
@naimaomar5969 6 жыл бұрын
Hooyo mcn waan kuu xiisay Allow ikaa dhowr mama mcnt😘😘😍😍❤️❤️💕💕
@abdixaabsade7603
@abdixaabsade7603 5 жыл бұрын
Hooyo alle cimriga haku dheeeyo Iyo dhaman hoyooyinka somaliyeed
@qnnajlaa5499
@qnnajlaa5499 6 жыл бұрын
Mcha allH hyo mcn Alllha Nodayo Hyo Laan Waaa Nolol Laan Hyo lanteed Allaw Hana DhigiN amiiiN
@samiiramohamed8456
@samiiramohamed8456 8 жыл бұрын
mansha allah hoyoyinki kawada nimiye ilahow ugargar ilahy hoyo janada kaxore
@asadmohamed8121
@asadmohamed8121 8 жыл бұрын
hooyo mcn😭😭😭😭😭😭😭😭 I LOVE YOU HOOYO MALIN IYO HABEEN ADIGA AYA QALBIGA KU QURAN II NOOLOW HOOYO MCN❤❤❤❤💋💋💋💋💋😚😚😚😚😚😭😭😭😭😭
@kiinabdi3682
@kiinabdi3682 7 жыл бұрын
Asad Mohamed 😂👩‍👩‍👧👩‍👩‍👧👩‍👩‍👧👩‍👩‍👧👩‍👩‍👧👃🏽🐛
@dekamohamed9805
@dekamohamed9805 7 жыл бұрын
Asad Mohamed
@farhiaali8056
@farhiaali8056 6 жыл бұрын
Asad Mo6yspPpq15jqy196omm Pkhamed
@jinxmo2294
@jinxmo2294 6 жыл бұрын
Hooya Amaanaysa Gabadheeda Gabadhii aan jeclaayeey galaddii Ilaahayeey Gacalkii la i siiyey ee guule ii gartaay Gaban markii aad ahayd ee laagu gardaadsanaa Gurbood markaad noqotay ubadkii ka raacaay gees Dugsigana aad aaday guushiina soo hantiday Garaadkaaga iyo aqoontaada gees walbab gaasir ma leh Markii aan gaabshay tii ii gargaartayeey Oo guulahaan tuugay rabbigayga gacanta wayn Giddigeeda noloshaada ha ahaato garabka sare OO guur marka aad gaarto oo wiil is-gacashataan Ninka ha guul gullin guryankaaga yaan la maqal Gurboodka ururi gacalkiisa gogol u fidi Go+yaasha u uumi oo raaxo heer ka gaar Oo gurrac haddii aad aragto gurigiisaba uga guur Gunaanadka iga guddoon gaamur duco gin-giman Golaha aakhirana jannadii ku hayso gogol
@fadumaabdi7976
@fadumaabdi7976 8 жыл бұрын
mashallah hooyo laan qofkii arkaa ayaa daraami kara dhibakaad ilhay ha u naxariiso dhamaan hooyinka
@sacdiyosiman908
@sacdiyosiman908 7 жыл бұрын
maansha alaah hooyo mcn ilaahay ha noo xafido hooyo waa nuurka dunida I love you mum
@mmaliosman2332
@mmaliosman2332 Жыл бұрын
❤❤hoyo mcn qofkii hayita uu garan axyaa buranbur
@1khadra
@1khadra 7 жыл бұрын
Hooyooy lagamaarmaarbaad Tahay, adagoo kale lagumahele cunug Hooyo fiican koriso waa cunug faciisa dhaafo ee Hooyo ALLAH kheeyr kusii. Amen
@khadraibrahim5169
@khadraibrahim5169 6 жыл бұрын
Mansha allaah rabbi ha inoo xifdiyo dhamaan hooyoyin keen kuwii ay ka dhimatay allaah ha u naxariisto
@samirawarbac4948
@samirawarbac4948 8 жыл бұрын
hooyo mcn allow kuu naxariiso aduunyo aakhiro Amiiin😘😙😚😚
@qaaliqaali3402
@qaaliqaali3402 3 жыл бұрын
Maashaalaah hooyo mcn teelkaa iisodir hunoo
@ijaboabukar7257
@ijaboabukar7257 7 жыл бұрын
HOOYO MACAAN I❤🌷👍👍LOVE Allha jano ku warabiyo Amin amin
@nasriinanadar6779
@nasriinanadar6779 8 жыл бұрын
alle hooyo yin keey nabad ha igu tuso rabbi asaga cadile janada hooy gooda ha ka dhigo
@princesshani4012
@princesshani4012 6 жыл бұрын
Hooyo waa lamahuraan xanuunbadanaaa hooyo la.aan siiba hadaad gabartahay kama maarmeeysid hooyo mcnto nasiib badaanaa gabadhii heysato hooyo mcnto
@hawosalah3841
@hawosalah3841 8 жыл бұрын
masha Allah abaayo ilahey haka awalamariyo sida wanagsan oo adaxaqa uu shegatay inenka jifanin xaaqenaglaheda Hooyo mcn
@haniluulalove9024
@haniluulalove9024 5 жыл бұрын
Sidaad iixambaartay baan kuu xajgaynaya insha allh maamo macaan quruxy
@nimcociisesuleiman7638
@nimcociisesuleiman7638 7 жыл бұрын
manshallah ilahay hooyo cimriga ah ku dheeryo
@xamdafaadumo6798
@xamdafaadumo6798 7 жыл бұрын
Wwwwwwwwwwwwwwwwwww😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wlhi waa ooyaay Aloow Hooyo mcn janada haka qadiin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤💯
@hamdaabass4701
@hamdaabass4701 4 жыл бұрын
Amiin amiin😥😥😔😭😭
@mohamedabdulhakimsharif846
@mohamedabdulhakimsharif846 8 жыл бұрын
masha allah ilaahow janada gee hooyo.abaayo adoo nabad ilaahay hooyadaa hakuu geeyo
@hindadheman5726
@hindadheman5726 4 жыл бұрын
Alle adigo nabda haku geeyo
@hindadheman5726
@hindadheman5726 4 жыл бұрын
Alle hay daayo
@najmomuhudin3769
@najmomuhudin3769 9 жыл бұрын
Hooyo qaali baa tahay kalintaada wacan hooyo lama buxin kareey hooyo macaan
@laylaabdulkadir2314
@laylaabdulkadir2314 8 жыл бұрын
masha Allah walal khayr leh waa buraabur cajiib ah
@mahamedmahamoud587
@mahamedmahamoud587 8 жыл бұрын
allow dhowr unaxariisto if iyo aakhiraba love u maama mcn❤❤❤❤❤❤❤❤
@latifah008
@latifah008 8 жыл бұрын
Wallaahi hooyo la'aan xanuun ayeey ledahay, siiba hadaad tahay gabar. Allah KU naxriisto hooyo. Weey iga ooysiisey 😭
@Nihaalmohamed-nr6nh
@Nihaalmohamed-nr6nh 5 жыл бұрын
Abaayoo ana kula.mida walhii hooyadey dhimashadeda isbuuc kma soo wareegin walhi wa dhib alow kuu naxariisoo mamii adi iyo inta mamayin dhinty oo dhn
@mementomori5748
@mementomori5748 8 жыл бұрын
i really miss my mom i would do any thing just to see her again i love you hooyo
@familyhappyforever8557
@familyhappyforever8557 6 жыл бұрын
Me too walaahi 8 sano ayaan Kama qanahay waxaan jeclahay hajka inan geeyo kadibna aan dib u kala maq naa nin Insha Allah
@XamdiYasiin
@XamdiYasiin Жыл бұрын
S
@ishaamowlid143.com.gmailGabowM
@ishaamowlid143.com.gmailGabowM 6 жыл бұрын
Manshaallah hooyo maaacaan Allah haku xafido inshaAllah hooyo adun iyo ajiro
@casiisomohamed9638
@casiisomohamed9638 7 жыл бұрын
Hooyo mcn allh nowad dayo hooyo mcn wan Ku xiisey allh igadayo mam janad allh huy gag dhig
@najmoabdulaahi4268
@najmoabdulaahi4268 7 жыл бұрын
hoooyo mcnto illahow janda kusexi oka xore sualaha adag
@bintiyuusuf4441
@bintiyuusuf4441 6 жыл бұрын
joooooyo macaaan waaan kuuxiisaay ilin ayaaaa indhaha iga soocota walahi ilahayoow dhuul keeyga nabad inoga dhiiig walidkeen ayaay naga foogeeyeeen ilahayoow naga qaabo wuwa saa noogalay
@loveyourself1712
@loveyourself1712 6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 aniga siqaas ah ayuu ii taabtaa buraaburada hooyo lootiriyo waayo waxaan ahay gawaran hooyo waliged arag mar walbo waxaan dareemaa inaan half ahay in ay wax iga maqan yihin ALLAHAYOW hooyoyinkeen u naxariiso 😭😭😭😭
@abdoulrazackbarkadleh
@abdoulrazackbarkadleh 6 жыл бұрын
Deeqo Quruxley sorry😣😔
@mohamedilyas4393
@mohamedilyas4393 8 жыл бұрын
Masha allah allow hooyooyinkeena una naxariiso Aamiin Aamiin Aamiin
@quruxlaylugobaasto4404
@quruxlaylugobaasto4404 6 жыл бұрын
Hooyo mcn allaw ika daa hoyo kliya ima ahyn boski aabo xta yda i buuxinysy alla ilhaw ha iga ka hor qadin😭😭
@asmamuxumed5609
@asmamuxumed5609 7 жыл бұрын
Ala hooyo waa mcnka nolosha walhi I love U mamo mcn noloshaydii alle hayka daayo Ku xiisay walhi 😧😧😧
@nasrotahliil8537
@nasrotahliil8537 4 жыл бұрын
Hooyo mcn alle unaxaristo janada farduwso alle ha geeyo 😭😭😭👶👶👶😿😿👶😿💔💔💔💔💔💔
@hilaacdahir4598
@hilaacdahir4598 8 жыл бұрын
Masha Allah illahoow hooyoooyin keen nooodaa
@ifrahyusuf2872
@ifrahyusuf2872 7 жыл бұрын
Mashaallah my beautiful hoyo macaan❤️❤️❤️❤️
@abuubakarabuubakar3625
@abuubakarabuubakar3625 6 жыл бұрын
I miss you maamo Nikii hooyo haystoow gacantaada yay ka bixin HM
@babasubraa6067
@babasubraa6067 5 жыл бұрын
Ninkii hooyo haystoow gacantaada yaaykabixin
@deqamahamad9139
@deqamahamad9139 9 жыл бұрын
Hooyoy mcny alllaha no kaa daaayo
@nasroc1462
@nasroc1462 8 жыл бұрын
Mashaa Allah Allow dhowr hooyooyinken
@arkanfarahhassan2222
@arkanfarahhassan2222 8 жыл бұрын
Mashalaah ilahaw hoyoyinkena dambikoda daf mcnbdny wakuxisay ilahaw igadaa
@abdisuldan2940
@abdisuldan2940 8 жыл бұрын
masha allah alloow hooyooyinka inoo xafid
@nuralcayn107
@nuralcayn107 2 жыл бұрын
Hooyo Macaan 💘 ilaahah Haykaa Xafido
@qalanjoshirwac1850
@qalanjoshirwac1850 9 жыл бұрын
axaxaxa hooyo ilahay danbigaga hadhaafo akhirna jano aaamiiiin
@ummunatha5863
@ummunatha5863 8 жыл бұрын
hooyo muumino alloow janada fardoowso kaaa wa raaabi😢😢😢😢😢
@ruuxkujecel1784
@ruuxkujecel1784 8 жыл бұрын
hooyo qaali ilahaw no kaa daa wan ku jeclahay hoyade mcn
@ilhancadeey1743
@ilhancadeey1743 6 жыл бұрын
Masha allah ilahow hooyoyinkeen no dhoor
@xamdafaadumo6798
@xamdafaadumo6798 7 жыл бұрын
Eeboow ku xafiid wlshy qali❤💯
@queenhamdi499
@queenhamdi499 3 жыл бұрын
Allow ha ku cadaabin hooyo mcn😭
@nasroc1462
@nasroc1462 8 жыл бұрын
buraaanbur qurxooon Allaha kudhowro walashey
@hamdiabdi8167
@hamdiabdi8167 6 жыл бұрын
Hooyo macaan ifka wax kudhiba ilahey kuma tuso aaqiro fardowso ilahow iideyso hooyo macaan madaxeeda raaji danbi dhaaafna siiih
@bilan.bariso3793
@bilan.bariso3793 7 жыл бұрын
hooyo macan ifka waxa kudhiba ilahay kumatuso akhirana jaca fardusa ilaho kuge amina
@khayraatali5152
@khayraatali5152 5 жыл бұрын
Xuska hadanan wayin adaan kuxamalaya insha'Allah
@dekadagan3837
@dekadagan3837 6 жыл бұрын
Hooooooyo macaaaan alow hoy janada kasiii
@rodacabdilahi8808
@rodacabdilahi8808 5 жыл бұрын
Hooyoyoyin allow dhoowr melkasta aay joogan
@hodanandaltalmanahafankano9168
@hodanandaltalmanahafankano9168 8 жыл бұрын
mnsha allllh hooyo mcn ifka samo kunolow aaaakhirana janadii ilahow nagu kulmi aaaaaamiiin wlhy waaan kuu xiisay hooyo mcn anaaa og saaan kugu burseelay ilaaahow iikaadaaa aaaamiiin Yaarabi
@user-fh7px9us5v
@user-fh7px9us5v 8 жыл бұрын
MashaAllah ukhtii dhamaan waan uxiisnay allaha nagu simo inaan aragno
@akramfaarah6379
@akramfaarah6379 8 жыл бұрын
masha allah hooyo mcn
@yaziinqarboozhe3349
@yaziinqarboozhe3349 8 жыл бұрын
hodan and alta lmanaha fanka noolada waligiin Sun
@assallahmed7985
@assallahmed7985 7 жыл бұрын
hodan and alta lmanaha fanka noolada waligiin Sun pp
@assallahmed7985
@assallahmed7985 7 жыл бұрын
😈😉😯😑😑😄😂😀👚👕👖👑🐓🐀⛲🏥🏬🐼😗😗😙😘😘😗😜😛😛😴😨😮 hi
@axmedmaxamudfaraxxaayow6365
@axmedmaxamudfaraxxaayow6365 6 жыл бұрын
hooyo mcn ilaahow naarta kaa xoree oo janada kaaga dhigo hooy
@mulkiisse5560
@mulkiisse5560 8 жыл бұрын
masha alah waa hooyo macan. aminnnnnnnnnn
@abdikhalif4877
@abdikhalif4877 8 жыл бұрын
Allah hooyoyinkeena dhamaan janada jiif ooga yeel
@samatarhassanahmed3264
@samatarhassanahmed3264 8 жыл бұрын
Masha allah ilahay haku xafido
@abdulkadirsabriye2483
@abdulkadirsabriye2483 5 жыл бұрын
Ilove you hoyo mcn bdn cmri dheer iyo cafimad ayan kugu ducyy hoyo mcn bdn
@muunacumar2735
@muunacumar2735 4 жыл бұрын
Masha allaah ilahy haku danbigeeda hadhaafo
@fadumoali7300
@fadumoali7300 8 жыл бұрын
Mansha Aallaah Hooyo macaan ilaahow ku xifdi
@ayanabdiwali4899
@ayanabdiwali4899 4 жыл бұрын
Illaho ku xoray ❤❤❤❤❤❤💚💚💚💙💙💙💙💛💛💛🧡🧡🧡💜💜💜💖💖💗
@asiyoomar2068
@asiyoomar2068 6 жыл бұрын
Hooyo Mcn ilahay ha ika dayo
@seynababf140
@seynababf140 4 жыл бұрын
Maasha allaah xbbti allaha kuxafido
@Sihaamqurux-bt3vm
@Sihaamqurux-bt3vm Жыл бұрын
6year kahor hoyadey mcn iskuulka uga qaaday anoo 6aadaa😢hdana sanadki igu horeye e jamacadeeda waa ilahow iidaaa😢
@fartunmuse3917
@fartunmuse3917 8 жыл бұрын
Hoyo MCN rabi janada haku siiyo daartii wacneed
@mohamedibrahim6274
@mohamedibrahim6274 8 жыл бұрын
masha aallh wlhi meel ayuu itaabtay
@suhaanawil2493
@suhaanawil2493 7 жыл бұрын
illahow alxm hoyooyinkeen oo idin janada nagula kulmi ameeeeen
@1khadra
@1khadra 7 жыл бұрын
Amen thuma amen
@ayanaden4026
@ayanaden4026 6 жыл бұрын
Ax ax ax waa buranbur qiiro wata oh
@SUPER_BOY579
@SUPER_BOY579 5 жыл бұрын
Mashaa alaah waa buran bur cajiib ah
Hooyo Macaan
6:08
Sado Mohamed
Рет қаралды 269 М.
Hees Qalbiga Taabanaysa ❤️ Hooyoy Yaa Ku Heli Kara🙏
4:49
Dal Jire Tv
Рет қаралды 1 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 43 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 3,8 МЛН
Buraanbur Wadani Qeybtii 2-aad
8:45
Banaaye
Рет қаралды 393 М.
DOORKA HAWEENKA 27 03 2016
52:50
Somali cable
Рет қаралды 175 М.
BURAANBUR CUSUB (CIYAAR BOODO HABAR YOONIS & HABAR JECLO)
4:29
dheel dhaqan studio
Рет қаралды 1 МЛН
Hooyo | Abwaan Qumane Muuse Cabdile
6:00
MEDIA FOR AFRICA
Рет қаралды 245 М.
XAMDA QAALI OO HEES UQAADAY INANTEEDA AXLAAM OFFICAIL VIDEO 2020
4:20
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,5 МЛН
BURAANBUR HOOYO AAMINA ABWAANAD FARTUUN KAREETO BY HORSEED STUDIO
5:03
Buranbur ku saabsan Hooyo by Hodan Nur
2:21
LIBAN SHOW
Рет қаралды 273 М.
Heestii Hooyo Macaan Abdirazak Kennedy"
7:07
Somalieyes
Рет қаралды 1,4 МЛН