buraanbur | Kufsiga & Dilka loo gaysanyo hablaha soomaliyeed😭😭 sahraboss2020

  Рет қаралды 255,680

Sahra boss official

Sahra boss official

Күн бұрын

Пікірлер: 273
@اللهملاتجعلهمنافيالدنيا
@اللهملاتجعلهمنافيالدنيا 4 жыл бұрын
Ax Ax buraanbur cajiib ah waaye oo ka yimid qaliga gabdhahena somaliyed ee dhulkooda xita nabad ku qabin oo ragii kufsiga ayaa ku bate ee damiirka laa illaahay ha na xifdiyo
@nimcoismaaciil7911
@nimcoismaaciil7911 3 жыл бұрын
Mnshallh habo qaali afku kuma goo💋💋💋💋💋
@hibobootaan8837
@hibobootaan8837 2 жыл бұрын
M.a afkaaga caano mlp lagaqaby 🥰🥰🥰🥰🥰
@guribilainaadan3501
@guribilainaadan3501 4 жыл бұрын
Hadaaa doctor leedihiin rag dasduur dajiya amase daalal maamushaan dawladaha Hagtaan war diinta ku faafiyiyo daaci leedihiin dayaxa kuwa dhaafy iyo duuliyana tihiin oo geesi diriraaya dalka daafacana tihiin halyey dooroo aqoon daadiyana tihiin war intaasuu darajo dumar baa idiin lahaa maasha allh abwaanad sahra boss afkaga caano lagu qabay xbbti ilhy raga xaqa ha tuso cadawgeenii bay noqdeene from lasacanood bn kasoo salaamayaa
@sahrahajinuur2017
@sahrahajinuur2017 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭🤲🤲
@sabrinasabrina8825
@sabrinasabrina8825 4 жыл бұрын
Ilahayo no gargar😭😭😭😭😭😭🥺😰😰😭😭😭😭
@saidaomar4319
@saidaomar4319 3 жыл бұрын
Maansha alaah Edo. Taleefan kaaga. Ii. Soo. Qor.
@cisman_1326
@cisman_1326 4 жыл бұрын
😢😢 illaahow cadowga gabdhaheena ka ilaali waa hooyooyin keena wallaahay gabdhow dhaymankeena baad tihidiin 😢😢
@fawziaabdirizak9210
@fawziaabdirizak9210 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😓😓😓😓😓😓
@fardawsaabdirisak490
@fardawsaabdirisak490 Жыл бұрын
Alah haku zharfo walzhy aad baan kutageeraaa
@muunacabdi1470
@muunacabdi1470 4 жыл бұрын
Ax Ax Waay Naa Dafiiren wllhi Allow Naaga Qaabo Cadwgayag wllhi
@hodonayanleahmed9265
@hodonayanleahmed9265 3 жыл бұрын
Runti waxlaga naxo weye cadowga allah haka qabto hablaha somaliyed
@mahamedibrahim2927
@mahamedibrahim2927 3 жыл бұрын
Wan ka qaday
@zakidaacadoffcial5465
@zakidaacadoffcial5465 3 жыл бұрын
Intee joogtaa abyo🥺
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 жыл бұрын
qaranbaan ahay iyoiyo.iyaaaah brobiyo.yarta
@maxamed8830
@maxamed8830 3 жыл бұрын
maansha allh maansha allh maansha allh wll caasha guulayso abidkaa ishaa allh wll guuul iyo gobonimo 💚💚💚💚💚✅✅🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️💚💚💚💚💚💚💚💚🇸🇴🇸🇴💚💚💚💚✅✅🙋‍♂️🙋‍♂️💚💚💚
@nuuramoaliim3623
@nuuramoaliim3623 3 жыл бұрын
Mashaa allaah ragoow waxmaqla allana ka cabsada dumarka unaxa ajarba ku heleysaan hada duleysana wa ogtihin ciqaabta iyo xisaabta aqiro jazakallaahu kheyr abaayo sahro fmguleyso
@cabdinuurcai3901
@cabdinuurcai3901 4 жыл бұрын
Ilaahay haku daayo inader qaaali aadbaan kuu jclhy
@amiiratualxijaab6199
@amiiratualxijaab6199 4 жыл бұрын
Alle u naxriisto wlsheena xamdi wlhi waan iska ooyey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 abaayo zahra ilaahey ku xafido keep going ❤❤
@sacdiyomaxamuud8299
@sacdiyomaxamuud8299 4 жыл бұрын
Mashaallaha
@sacdiyomaxamuud8299
@sacdiyomaxamuud8299 4 жыл бұрын
Mashaallah Abayoo
@kaltunisse5887
@kaltunisse5887 4 жыл бұрын
allaah Swc hablaha somaleyed xaqoda hasiyo if iyo akhiraba JASA KALLAHAA WASHAY SAHRO BOOS
@maxamudcali1340
@maxamudcali1340 3 жыл бұрын
Dislike inta siisay wax.magarat waye Like love inta iga Danbesa ilove Sahara boos
@kdejamoh6416
@kdejamoh6416 4 жыл бұрын
Quraankaa allaah ku daafacay ee halu dhaqmo oo halagu xukumo
@habibayusuf8585
@habibayusuf8585 11 ай бұрын
😢💔
@farxiyamohamed1273
@farxiyamohamed1273 Жыл бұрын
Saharaboos waakuwataa
@xamdimaxamud6182
@xamdimaxamud6182 4 жыл бұрын
Xa xa xa xa xa xa xa xa xa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 жыл бұрын
iyaaaah , khatraaaayqiimobadan dumarcadceed tii kujirtay uguna wadatay faraxsaneyfaceedakaroonfariidaaay. iyaaah waxbadan lajecel lay soo dhaweeyaana laygu farxaana yareeydaan iyaaahfariidadtan. riyaaq loobogey marwadumar princeseseseseseses family
@xasangorod1701
@xasangorod1701 3 жыл бұрын
Waarunmaashaallaah 😂😭😭🌷🌼🍲🥤💒🌀
@xasangorod1701
@xasangorod1701 3 жыл бұрын
F
@dariiquljannah3098
@dariiquljannah3098 4 жыл бұрын
Maasha Allah Abwaanadeena keep going walal
@ifrahomar4694
@ifrahomar4694 4 жыл бұрын
Alle ha xafido dumarka muslimiinta ah oodhan meelkasta oo ay joogaan
@Marin2030
@Marin2030 3 жыл бұрын
Maansha Allah afkaga caano lugu qabay quruxey wax uu sheegtay haday wax ku qaadanayan raga Somaliyeed inanta Xamdina ilahay ha uu naxaristo jano fardowsa ha geeyo
@faadimaabdullaahi5599
@faadimaabdullaahi5599 4 жыл бұрын
Mashaa"llaah"buranburka"markaan" dhageystay"wlhi"ilin"ayaa"isoo dhaafty"runtii"qiimaha"ay"leeyihiin" iyo"sida"loogalayo" hableheena"somaloyed"
@apdirahmanallisalad2523
@apdirahmanallisalad2523 4 жыл бұрын
MAshalaah alakudaayo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@apdirahmanallisalad2523
@apdirahmanallisalad2523 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
@roodaismail5738
@roodaismail5738 4 жыл бұрын
⁰⁰⁰0⁰⁰⁰⁰
@osmaanmaxamed1633
@osmaanmaxamed1633 4 жыл бұрын
Masha Allah run ayaa shekhtey mcnto alaah kheyr ha ku siiyo afkaaga caano xalaga qabto
@zozodeep8557
@zozodeep8557 4 жыл бұрын
Maashaallaah. Allaah. Ha. Ku. Dhowro. Adkaarta. Akhriso. Eeddo. Markasta. Aadd. Burunburayso
@mattansahal8394
@mattansahal8394 4 жыл бұрын
Apaayo Leelkase darbi daarod raga Galdogob iyo Galkacyo Bursaalx mudug ilaa nugaal gabin tanyo bari daga bal nudu soo buran bur adoo raliya 🍒🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 жыл бұрын
Mataan sahal .reer galdogob mawaaney aheeyn kuwii inta kufsaday misna kaduubay flimka ayakoo isku bedbedelaa war ina ragoow noo daaya gabdhaha.
@farhiyohussein6437
@farhiyohussein6437 4 жыл бұрын
Manshallah keep going Sahra boss 👍🌹👍
@beelocolaad6248
@beelocolaad6248 4 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo
@boodmohamud6686
@boodmohamud6686 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@habibayusuf8585
@habibayusuf8585 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢​@@boodmohamud6686
@najahapdy7994
@najahapdy7994 3 жыл бұрын
M.a
@ayuubalqanuuniofficial9766
@ayuubalqanuuniofficial9766 4 жыл бұрын
ala yacizaka waxan balan qadaya in an difaco gabadh kasto oo somaliyed aan difac no gabdhaha sonaliyed hadaan nahay inta CAA fimaad qabta
@ayan5613
@ayan5613 4 жыл бұрын
Ilahay haku sharfo abowe 🙏
@nimomohamed220
@nimomohamed220 4 жыл бұрын
Asc
@ayuubalqanuuniofficial9766
@ayuubalqanuuniofficial9766 4 жыл бұрын
wcs sharafay sodhawaw
@ashaali9437
@ashaali9437 4 жыл бұрын
Mahasanit wllky
@hamdiabdi3976
@hamdiabdi3976 4 жыл бұрын
Mhdsnd abwe allaha kawada dhigo raga somaaliyeed kuwo damiir leh ,damqada una naxariista gabdhaha somaliyeed
@marwodumar
@marwodumar 4 жыл бұрын
Allah swt xaqooda ha u so ifiiyo gabar walbo muslim ah oo dulman Allaahuma amiin Ya Rahiim
@luulismail40
@luulismail40 4 жыл бұрын
Love you
@ilyasahmed7256
@ilyasahmed7256 4 жыл бұрын
Masha Alaah jazakalahu Alfa khayr walaal iskada gabadhan ka hoshadlaysa please 👏👏👏👏
@nimomohamed4156
@nimomohamed4156 2 жыл бұрын
Tyoi
@najmohussein7907
@najmohussein7907 3 жыл бұрын
m.a queen
@najmosheekh624
@najmosheekh624 4 жыл бұрын
m.a walashey sahra ilahey ha ku xifdiyo mcnto insha alah
@geeldhuusay1333
@geeldhuusay1333 4 жыл бұрын
Oohin bay IGA keentay inaantaani ,nice buranbur
@Marin2030
@Marin2030 3 жыл бұрын
Kkkkkkk magacaga iga qosliyay ooohinta dhuusanaa ma uu racisay geelow 🤣
@shugriyabilow3711
@shugriyabilow3711 3 жыл бұрын
Abayo nolaw ilah ayaa nomaqan
@haajarahaajara6058
@haajarahaajara6058 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin ilaahy ha unaxariisto miskiinta walaasheen 💟💟👍👍mashalaah saharo bos sifiican Ayaad Uga hadashay ilaahy haku cisaayo ❤❤❤❤❤
@khadijomohamodmuhamod2882
@khadijomohamodmuhamod2882 4 жыл бұрын
Mash allah waa sax allaha Ku xafido sahro boss wlshen cadaalad allaha siiyo
@asmaahmed8457
@asmaahmed8457 4 жыл бұрын
Aamin aamin sahro boos qlii horay u soco qof aan si khas ah u taageero
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 жыл бұрын
doqoney.fariidadatantan.
@ifarahabdirahman2670
@ifarahabdirahman2670 4 жыл бұрын
Mashaalaah mashaalaah keep it up rag ma jiro hada laxaha batay bahalkeey la fadhin la’yihiin kuwoodo xun ka hadlaa 😭😭😭😭
@zozodeep8557
@zozodeep8557 4 жыл бұрын
Maashaallaah. Wa. Buraanbur. Qeero. Leh. OO. Murugo. Iyo. Tiraanyo. Leh
@umutaqiyabeautysalon1410
@umutaqiyabeautysalon1410 4 жыл бұрын
Masha allaah abaayo waa buraanbur qiimo badan hadane qiiro badan waaye allaha kuxafido qaali😥😥😥😥😥
@fatimajama8774
@fatimajama8774 4 жыл бұрын
Runtii waa buraanbur qimaysan. Allaah hawnaxariisto walleeshen xamda habalaha somaaliyeedna rabi ha xiftiyo
@shukrijama5399
@shukrijama5399 4 жыл бұрын
Mansha Allah sahra salaan sare 😭😭😭😭😭 🙏😭😭😭😭😭😭
@abdirisackabdullahi1022
@abdirisackabdullahi1022 4 жыл бұрын
mahadsanid, Sahara
@abdirisackabdullahi1022
@abdirisackabdullahi1022 4 жыл бұрын
Mash.Allah..Sahara 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sacdiyotaakow3321
@sacdiyotaakow3321 4 жыл бұрын
Wcs masha allh waan kaaqaadnay xabibiti aamin aamin
@cumarmohamed6083
@cumarmohamed6083 4 жыл бұрын
Nonxrista
@samsamxasaan7177
@samsamxasaan7177 4 жыл бұрын
Abayo afkaga cano lagu qaby😭😭😭😭😭😭
@suhurnoor8385
@suhurnoor8385 3 жыл бұрын
🌼💟💟💟💟
@fadumojama6080
@fadumojama6080 4 жыл бұрын
ASC IlAAHAY HA U NAXRIISTO XAMDI ABAAYO ALLAHA KU XAFIDO RUN WEEYE. RAGOOW ARIMAA FOOSHA XUN WAX KA BEDELA. WAA RAGA XUN
@mariahonest2642
@mariahonest2642 4 жыл бұрын
😫😫👌👍👍
@hilaalahmed6940
@hilaalahmed6940 4 жыл бұрын
Masha allah abwanad sahro boss ilaahay afkaaga caano lagu qabay runtii waxaad tirisay buraanbur waxbadan qeexay kaladhig dhigaayana haweenka soomaaliyeed sharaftooda lkn maxay noogu taalaa raggaan dhalay ayaa sharaftii iyo hadafkii aan aduunkaan kalahayn nagaga ciyaaray madax wax kaqabata arintaasna mahaysano ilaahay ayaa xaakim ah asaga ayaana sugaynaa xukunkiisa insha allah ilaahay hanaga qabto waxii gabdhaha soomaaliyeed dhagar ladamacsan ooo dhan iyo gabadh kastoo muslimad ah Aaaaamiin aaamiin ilaahay kuwii wax kuqaata waanadaan qiimaha badan hakadhigo
@maxamedcumar2313
@maxamedcumar2313 Жыл бұрын
Xanuun wllhi🤗😭😭😭😭😭😭
@samawanagchannel173
@samawanagchannel173 4 жыл бұрын
Mashaa.Allaah samiday horay u soo geesiyad as tahay Alle ha xaqa ha tuso wiilasheena
@anfacquan6202
@anfacquan6202 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@cakulemedia330
@cakulemedia330 4 жыл бұрын
Mnshallah Wllshy abwaanad Sahro boss Alle ha Ku sharfo Waa dhacdo aad iyo aad u xun oo aniga aad iyo aad iiga murugaysay Kuwa waxaa falayaa waa qaar aan iimaan lahayn markaa waa in la laayaan si aanu falkaasi dib loo Falin.
@nimomohamed4156
@nimomohamed4156 2 жыл бұрын
Me
@ayshasul868
@ayshasul868 4 жыл бұрын
man shaalha wllo ilhay haku xafdo qali
@asmakayse7551
@asmakayse7551 4 жыл бұрын
😥😥😥😥 raga yaa dhahay lama kufsan karo gaBdho raga waa la kufsan karaa ee intaa dabaq ku balansataan futada saliid kulul kaga shuba guskana ka jara dabaqana ka tuura nacalaa dhalee naagaha somaliya damiir xumaa From hargaysa😂
@afxakamechanell8622
@afxakamechanell8622 4 жыл бұрын
KalaY NagA gA shuB dee
@lakisaciid4204
@lakisaciid4204 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah ku xifati zaharo boos
@habibaali9801
@habibaali9801 4 жыл бұрын
Masha Allah my sister🙏👑💐👍👍👏👏👌👌
@qaalimohamed5520
@qaalimohamed5520 4 жыл бұрын
Abayo wad mahad santahay xamda ilahey ha unaxristo washey ayay aheyd
@sadiyoabdi5825
@sadiyoabdi5825 3 жыл бұрын
Masha allah tabaraka laah afkaaga Caano lagu qabay
@zanaqabdaan3333
@zanaqabdaan3333 4 жыл бұрын
Masha allah wll mcn wad mahadsantahy wax jira ayad sheegtay
@sabirayusuf3472
@sabirayusuf3472 4 жыл бұрын
dulmiga naga daaya ragaw daayin waa allee 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilaahay haw naxa riisto xamdi
@naimamohamed564
@naimamohamed564 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰❤️❤️
@khadiijacabdi9897
@khadiijacabdi9897 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@sacdiyocabdulahi8086
@sacdiyocabdulahi8086 4 жыл бұрын
Mash allh jazakilahu kheyra mahdsnid abyo
@deqafarah4039
@deqafarah4039 4 жыл бұрын
Maansha allah awowgay bile dalmar beer gaal waad thy duriyadisii 😍😍😍
@xurmobadanofficial1700
@xurmobadanofficial1700 4 жыл бұрын
Abaayo macnto noloow wllo wankusiyay sibiscaraab adna iisaar adiga iyo inta codkaga jecel
@SahraSsDama
@SahraSsDama 4 жыл бұрын
Asc ilaahay ha unaxariisto xamdi amiin amiin amiin amiin amiin
@abrarmohammed4840
@abrarmohammed4840 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭ilaahow dumarka uhiili
@afyareofficial2382
@afyareofficial2382 4 жыл бұрын
Dumaashi Buraanburka Waa Qiso Oohin Badan Alle Adna Haku Sharfo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Sahra afka boog iyo biri kuma gooyso illaahay caqliga hakuu barakeeyo
@amalhassan3400
@amalhassan3400 4 жыл бұрын
Ax wlh niyad bey inoogu buranburtay allah kubarakeeyo bayo mcn
@axmedcaasho3558
@axmedcaasho3558 4 жыл бұрын
Alla ya cisak Alla yashar fak
@nastexonalka9151
@nastexonalka9151 4 жыл бұрын
Xaxxx 😭😭😭😭 yarabi allow na badbaadi gabdhahena wilasheni qlbi jab nagu riden wlh
@abdirahmanibrahim4107
@abdirahmanibrahim4107 4 жыл бұрын
Maasha. Allah. Afkaaga. Caano. Lagu. Qabey
@kaltuunmuuse6316
@kaltuunmuuse6316 4 жыл бұрын
Allh haku sharfo❤️❤️💋💋💋
@bedrimaxamed9315
@bedrimaxamed9315 4 жыл бұрын
Mansh allh wlllshy qaali afaku kuma goi
@habiboaden4915
@habiboaden4915 4 жыл бұрын
Manshaallah abaaya Qaail ❤❤❤💙💙💙💋💋💋💋💋💋
@xalimosalmaiyosamsam6190
@xalimosalmaiyosamsam6190 4 жыл бұрын
Masha allllah
@lumnaabdi336
@lumnaabdi336 4 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭😭😭
@ciiirka
@ciiirka 4 жыл бұрын
ASC wall qali youtube halaygo soo dhaweyo fadlan talkaay waa somaliweyn 👍👍
@farhiyaabdi2493
@farhiyaabdi2493 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@quensabnaa2117
@quensabnaa2117 4 жыл бұрын
Mash allan thisks ❤❤😭😭😭😭
@ayaansoomaaliofflcialltara49
@ayaansoomaaliofflcialltara49 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sadiyaiman7531
@sadiyaiman7531 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@kaltunjouns2444
@kaltunjouns2444 4 жыл бұрын
Inaal ilaah wa install ileehi rajicuun alle ha u naxariisto walasheen
@aminaadan4815
@aminaadan4815 4 жыл бұрын
Walahi waan oyay wana qiroday Allaha ku xafido Aamin Aamin Aamin
@sadiyaiman7531
@sadiyaiman7531 4 жыл бұрын
Mashallah habaryar 😭😭😭😭😭😭😭😭
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 4 жыл бұрын
Manshallah manshallah Manshallah Baarkaaka Allaha Allaha ku Xafido.
@raaliyobintumuhudiin6823
@raaliyobintumuhudiin6823 4 жыл бұрын
Allha unxriisto walashen xamdi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sacdiyosiman1699
@sacdiyosiman1699 4 жыл бұрын
Asc walal saharo nambarkada xagee ka helaa
@deqaahamedahamed2692
@deqaahamedahamed2692 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakalaa thanks abaayo macan 💋💋💋💋💐💐❤️❤️❤️❤️❤️
@zozodeep8557
@zozodeep8557 4 жыл бұрын
Allaah. Ha ku xafido
BURAANBUR AAN U HIBEEBYAY ABWAAN HANAD HUSSEIN | KUSOO DHAWOOW NAIROBI
8:15
Sahra boss official
Рет қаралды 53 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
buraanbur | galjacel | Layla & Ibrahiim | sahro boss 2020
9:42
Sahra boss official
Рет қаралды 30 М.
buraanbur | hambalyo | Samiya iidle | sahro boss 2020
5:18
Sahra boss official
Рет қаралды 16 М.
Abwaanad Xaliimo puntland iyo buraanbur qiimo badan
5:56
Sheekhul kuli media
Рет қаралды 10 М.
ABWAANAD FARTUUN KAREETO BURAANBUR SAFIYO TUSMO SAMIR YEELO WAA LA HELI SADKA
3:57
Fartuun Kareeto Official
Рет қаралды 141 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН