Burburka Soomaaliya - Sheekh Cumar Faaruuq 16.08.1998

  Рет қаралды 57,710

maktabadda | Af-Soomaaliga

maktabadda | Af-Soomaaliga

6 жыл бұрын

Burburka Soomaaliya - Sheekh Cumar Faaruuq 16.08.1998
بربركَ صوماليَ - شيخ عمر فاروق
١٦.٨.١٩٩٨م
أزمة الصومال: أسبابها، بدئها، مراحلها، نهايتها الآن، وحلٌها
للشيخ عمر الفاروق بن الحاج عبده بن الحاج سلطان، رحمه الله
Dhibaatada Soomaalida ku Dhacday, Asbaabti Keentay, iyo Intii Heer ay Martay, iyo Maanta Meesha ay Joogto, iyo Wixi Xal u ah.
Sheekh Cumar Xaaji Cabdi Xaaji Suldaan, Alle ha u naxariisto.
*شرف بي إنو تهي إن موقالكن لگسو قاتي سلسلدَّ (ساء ما يحكمون).

Пікірлер: 54
@arifiahmed114
@arifiahmed114 20 күн бұрын
Waa 2024 Wxn Daawanayo Maqdacan, Sheekhu Arimuhuu Kahadlayna Wali Waa Nahaystaan... Wxn Rajaynayaa Inuu Jiilka Danbe Maqdacan Arki Doono Iyadoo Soomalia Usoo Laabatay Diinta Ilaahay Barwaaqo Io Hormana Gaadhay... Sheekh Cumar Faaruuq Dhaxal Wayn Buu Umada Ooga Tagay, Allaha Unaxariisto... اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك...💙
@rihabomar2385
@rihabomar2385 2 жыл бұрын
Allow kuunaxariiso Waad cadaysay Runta Jazakumullh kheyr Sheikhow 😢💔
@cabdi.nasirali3392
@cabdi.nasirali3392 2 жыл бұрын
Muxadaradan inta Badan wnku so Cesh ceshtaa Runtii Dhaxal An wax ku Fahmi karno ayuu noga Tagay Sheikha alle Ha unaxaristee
@rihabomar2385
@rihabomar2385 2 жыл бұрын
Haa Xaqa Allaha nafahamsiiyo 😓🤲💔
@imanhusseinali5005
@imanhusseinali5005 2 жыл бұрын
Mansha Allah amen adne Allah ku xafido sonkana fadligesa Allah ku siyo adiga iyo inta qerka jacal tafsirkisa ayan aad u jaclahy shekha
@AbdulNour-cb8pt
@AbdulNour-cb8pt 5 ай бұрын
اللهم اغفر له وأرحمه وعافه وأعف عنة وأكرم نزلة ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم اجعل قبره روضة منّ رياض الجنه امين
@maktabadda
@maktabadda 5 ай бұрын
آمين
@strongboyki
@strongboyki Жыл бұрын
Allow kuu naxariiiso sheeeq cumar faaruuuq
@strongboyki
@strongboyki Жыл бұрын
Waleee goortaaasaa god galmay alla run badana sh cumar alla muxuu alle dhbta fahamsiiyay alhamdulilah allow sidaan nahay anaga is yeelnee noo naxariiso yafabi
@user-dv5it5lg5c
@user-dv5it5lg5c 10 ай бұрын
رحمك الله ياشيخنا رحمة واسعة شيخ عمر فاروق عبدسلطان اذكر ايام جار للمسجد أمام بركات بحي الروابي
@queenhaboon9176
@queenhaboon9176 Жыл бұрын
Allaha ku naxaristo sheikh cumar anoo yar masajidada garowe laga daari jiry❤😢
@ilyasmacow8799
@ilyasmacow8799 2 жыл бұрын
Allah ha unaxaristo sheik cumar farooq janatu fardowsa Allah ha ka warabiiyo
@maktabadda
@maktabadda 2 жыл бұрын
آمين
@Walal_kobra
@Walal_kobra 5 жыл бұрын
Allaha u naxaristo Dalkane cabsida iyo gajada allaha naga qaado
@maktabadda
@maktabadda 4 жыл бұрын
آمين
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 4 жыл бұрын
Sheekhunaa Cumar Faaruuq Raximuhu Allaah
@maktabadda
@maktabadda 4 жыл бұрын
آمين
@Caaqilmire
@Caaqilmire 2 жыл бұрын
Jazaaaka Allaaaaahu khayr jazaaa. Rabi hakuu naxariisto . fariintaa wacdiga ah ee aad noo soo gudbisa rabi xasanaadkeeda Alle hakaa abaal mariyo.
@aliosman3919
@aliosman3919 3 жыл бұрын
Allah hakuu naxariisto yaa sheikh cumar faaruuq
@drrushka7414
@drrushka7414 Жыл бұрын
Allah ha kuu naxariisto sh cumar faruqow Janatul firdow aclaa kuu rajeen
@bashiryusuf787
@bashiryusuf787 3 жыл бұрын
Thanks shikh
@abdiyarebashiir8644
@abdiyarebashiir8644 5 жыл бұрын
RAXIIMU _LAAHU Sheikh Cumar Faruuq Jaandul Fardowse RAABBI Haa Kuga Naxriisto
@maktabadda
@maktabadda 4 жыл бұрын
آمين
@noorkadiinka2664
@noorkadiinka2664 4 жыл бұрын
sh cumar faaruuq Alle ha u naxariiso
@maktabadda
@maktabadda 4 жыл бұрын
آمين
@axmedshiiqibrahim1734
@axmedshiiqibrahim1734 2 жыл бұрын
m. allaah allaha una xariisto sheikha
@nabadatv6128
@nabadatv6128 5 жыл бұрын
Allahu akbar
@imanhusseinali5005
@imanhusseinali5005 2 жыл бұрын
Mansha Allah shekh Allah ku naxaristo janatul firdos Allah ka abal mariyo cilme wad noga tagty Allah inaga digo kowe ku camal falo
@dr.amarshukri2891
@dr.amarshukri2891 3 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@chapkamoha6597
@chapkamoha6597 5 жыл бұрын
Yaa raxman Illahaw unaxariiso
@maktabadda
@maktabadda 4 жыл бұрын
آمين
@fatumaosman2750
@fatumaosman2750 4 жыл бұрын
Alaah haunaxariistoo
@maktabadda
@maktabadda 4 жыл бұрын
آمين
@canabmahameh4002
@canabmahameh4002 5 жыл бұрын
Masha Allah ah. Cumar faruq Jada Allaha kaa warabiyo
@maktabadda
@maktabadda 4 жыл бұрын
آمين
@ugaasmohamedisack6193
@ugaasmohamedisack6193 2 жыл бұрын
Aamiin
@parentscaretaker4407
@parentscaretaker4407 Жыл бұрын
Mashaalaah my mentor
@axmedthree4118
@axmedthree4118 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso oo janatu firdowsa ka waraabi Aamiin
@maktabadda
@maktabadda 4 жыл бұрын
آمين
@user-dv5it5lg5c
@user-dv5it5lg5c 10 ай бұрын
رحمك الله يا أبو مصلح
@maxamedelqudadi5073
@maxamedelqudadi5073 5 жыл бұрын
Allow unaxariso
@maktabadda
@maktabadda 4 жыл бұрын
آمين
@hajiafgooye3197
@hajiafgooye3197 5 жыл бұрын
Allah yaa raxmo shiekh omar faruuq
@mohamedadan4914
@mohamedadan4914 2 жыл бұрын
اللهم إرحمه آمين
@MohamedAmin-fr8xx
@MohamedAmin-fr8xx 4 жыл бұрын
Allah h unaxirsto
@maktabadda
@maktabadda 4 жыл бұрын
آمين
@salaadali6088
@salaadali6088 2 жыл бұрын
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين
@maktabadda
@maktabadda 2 жыл бұрын
آمين
@cabdi.nasirali3392
@cabdi.nasirali3392 2 жыл бұрын
CUMAR FARUUUQ 😥😑
@IbraahimKamaal
@IbraahimKamaal 11 ай бұрын
1
@abshirnurali726
@abshirnurali726 3 жыл бұрын
AUN
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 Жыл бұрын
Burburka waxaa keenay kursi isku dhajinta digteetar siyad bare
@boolocadey4661
@boolocadey4661 9 ай бұрын
Qabyaaladu dhibaato aan laga Bogsoon bay kugu noqotey .
Muxaadaro Sh. Cumar Faaruuq walaal tinimada Islaamka
59:44
Qaran Media
Рет қаралды 137 М.
SHEEKH CUMAR FAARUUQ MACNAHA TAWXIIDKA 1996
1:18:33
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 15 М.
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 71 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 34 МЛН
SU AALO & JAWAABO KUSAABSAN SOMALIA || SH CUMAR FAARUQ 1995
36:53
sheekh maxamed macalin wareysi laga qaday 1994
43:50
Abdukadir Abdi Ahmed
Рет қаралды 200 М.
Casharkii 214, Tafsiirka  Al-xadiid 1 ilaa 29, Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
1:03:40
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН