Burundi Dalka Aduunka Ugu Liito ! .. Mowduuc Wacyi Muhiim ah .

  Рет қаралды 134,732

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Midaan waa burundi , dowlad afrikaan xiran dowlad aanan bad malahayn , burundi waxay ku taalaa bartanka waadiga weyn ee Rift Valley .. الأخدود الإفريقي العظيم . deegaanka harooyinka waa weyn bariga afrika .
dhinacaan waxaa ka xigo rwanda .. waqooyigana tanzania .. barigana soo ma ahan koongo Dm , waxaa ku nool ilaa 12 milyan oo qof
hadii aad burundi soo jiido oo aad dhex dhigto gobolka mudug waxaad arkaysaa in uu ku dhawaad 2 mar gobolkaas ka weynayahy dalka burundi
taasoo ah in somaliya qaybtaan ay 25 mar ka weynatahy burundi , somali weyn 37 mar ayay burundi ka weyntahay .. waxaad arkaysaa in burundi tahay wadan aad u yar , 27ks .
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 000
@amiirmaxamed817
@amiirmaxamed817 Жыл бұрын
Barnaamijkaan waxuu u baahan yahay ugu yaraan 35 milyan ilaa 45 milyan oo share garayn ah Maadaama somalida Lagu Qiyaaso tirada Dadka 35 ilaa 45 Milion si ay u ogaadaan Xogaha badan ee ka Qarsoon Wan kaaga mahad Celinaynaa walalkeen Cumar inshaar Xogta Aad Nasoo Siisay Masha Allaah walalkeen
@iptisam3125
@iptisam3125 Жыл бұрын
An baraha bulshada alad kasta ku gaarsino
@dalmarmohamed5100
@dalmarmohamed5100 Жыл бұрын
walaal waxaan nahay 15 Million xagee 35 noola aaday🤣
@ju5661
@ju5661 Жыл бұрын
@@dalmarmohamed5100 taasi waa tirakoob khiyaali ah caqliga magali karto soomaalidu ugu yaraan waa 40 milyan oo qof
@iqbalaynanshe7027
@iqbalaynanshe7027 Жыл бұрын
@@ju5661 haa soomaalida ethopia haysato+kuwa kenya haysato+jabuuti+inta dibada ku maqan+inta joogta inta 7 ka u samaysan=35-40 million aya nhy
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 Жыл бұрын
@@iqbalaynanshe7027 Been Maadan Sheegin
@Cabaasapdirahmaan1
@Cabaasapdirahmaan1 Жыл бұрын
Keep going soo badi
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@zakirboss143
@zakirboss143 Жыл бұрын
Waad mahadsanatahay Wllky Cumar Inzhar . Raggaas calooshooda u shaqaystayaasha ahi waxan filayaa inay iga ka masuul yihiin keenista iyo joogitaanka Ciidan ku Sheegaa AMISON
@jamaalcali2157
@jamaalcali2157 Жыл бұрын
ciidanka xaqiiqda kuwa soomaaliya jooga iyagaa ugu aqlaaq iyo dhaqan African
@drsocial6889
@drsocial6889 Жыл бұрын
Amisom iyagaaba dalka nooga baxaya dhamaadka 2023
@hargeisawow6738
@hargeisawow6738 Жыл бұрын
Cunsiri baa tahee Somaliland wa dal Somalia yada aad sheegayso ka awood bdn calanka buluugana somaliland ayaa sameysey🥱
@abdihakiinfaysal
@abdihakiinfaysal Жыл бұрын
Waa mowduuc ficaan maxad dusha uga wada saraysaa somalo dhaan daal la yidhaa somaliya ayaa dulinimdaa isgu wacaan Djibouti wadigaa arkaa somali ayana leh
@abdurhmanmohamedali687
@abdurhmanmohamedali687 Жыл бұрын
Guleso prother
@CxakiinAdoonkiialle
@CxakiinAdoonkiialle Жыл бұрын
Waxaan ahay somali sahamiye ama (researcher) ku nool dalka germany dalkan intaa ka aqaano 1962 ayay xoriyadda dalka Belgium ka heshay dalka colaado badan ayuu soo maray dagaalo soceeyay 2 qabiil aya ugu caansan waxaa lakala dhahaa tutsi iyo hutu dadbadan ayay iska laayen sanadadii 90s meed yaddii waxay dadka burundi qaxooti ku yhiin oo ay u cararareen wadamada deriska sida tanzania markale ayuu dagaal ka dilaacay sanadkii 2015 markii madax waynahoodii pirerre nkozizka oo doonay in loo dooorto markiisii sedexaad shcabkiina ay kasoo hor jeedseen taasi waxa ka dhashay dadban inay ku dhintaan madax waynahoodiina wuxuu dhintay 2020 ayuu u dhintay wadne xanuun
@abdulahimuhamud4024
@abdulahimuhamud4024 Жыл бұрын
sxb walahi ciil waaye sxb maxaa sameeynaa
@usaamaibraahimisxaaq5635
@usaamaibraahimisxaaq5635 Жыл бұрын
Hadal xaqiiq ah Allaha Somalia madax wayna Fahamsan wacaygi io dhgarta gaalada!
@abshirmohammed5728
@abshirmohammed5728 Жыл бұрын
Wixii dhiig lahow kaca Somaliyey Aan hurdada ka tosno kuwa madaxda i no ah iyo Burundi waxba isma dhaaman ?
@yaxaaska9049
@yaxaaska9049 Жыл бұрын
Uganda 🇺🇬
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ
@sakariyecabdilaahiaxmed
@sakariyecabdilaahiaxmed Жыл бұрын
Sallahu calyhi wasalam
@cisecabdi7403
@cisecabdi7403 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا الى يوم الدين
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 Жыл бұрын
@@cisecabdi7403 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdi85237
@abdi85237 Жыл бұрын
Scw scw
@AbdiWahaab-tl1mt
@AbdiWahaab-tl1mt 4 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@amishmaxamed3043
@amishmaxamed3043 Жыл бұрын
Shacabow kaca banan baxa maxa dhacay ma dullinimo yad sugaysan kaca dhaqaqa illayna tala saarta dad muslim ah ba tihin dantina firsada 😭😭😭dhulkaygi 🇸🇴😭
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 Жыл бұрын
Shacab haddu banaan baxo dhib mooye dheef soo ma kordhiyo
@Abshirjama5
@Abshirjama5 Жыл бұрын
Golden voice Mnshlh best Somali KZbinr 😍😍
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Жыл бұрын
Exactly he has a sweet voice masha allah
@Abshirjama5
@Abshirjama5 Жыл бұрын
@@khadraciise2044 yeah
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 Жыл бұрын
I agree with you!!
@duuroow9760
@duuroow9760 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@maxamedxasan2855
@maxamedxasan2855 Жыл бұрын
dhaqan gaalo nasoo galay anagoo dhaadanyn Waliga il aduunyo laguma qiimeeyo
@ayanamiira4915
@ayanamiira4915 Жыл бұрын
Haleso dhaweyo ogansho aya Hada kaso biray ❤
@abadirahmanmohamedjamac1202
@abadirahmanmohamedjamac1202 Жыл бұрын
Soo dhawoow wllo
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Kusoo dhowoow aqoon korodhsi iyo wacyi joogta ah
@nastehaismail7054
@nastehaismail7054 Жыл бұрын
Mooryan baa cidama jira nalogadhiga yaa Allaah somaliya u gargaaar🤲🤲🤲😭😭😭😭
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
Wxan ahay muwadin somaliyed o kunol Hargaysa askari an somali ahayn ma arag wali lkn benshegi maye malin kasto anso xasusuto askarta afrikanka.ahi dhibka ayku hayan dhulkayga iyo xaruunti somaliyed e muqdisho walhi qalbiga ixanuna wxan iswaydiya manta hadad awood uyelan lahayd talow maxad utarilahay dhulkaga ogowna melkasto somaliyi dagtana inu dhul somaliyed yahay walahi cuquba inagu dhacdaye
@jibriilprodaction9969
@jibriilprodaction9969 Жыл бұрын
zxp Kenya iyo eithopia waxaa wata dad ..Burundi iyo Uganda 🇺🇬 dadbaa wata nothing called somali ..iska joog hargaysadaada..
@مقاطع_المعرفة
@مقاطع_المعرفة Жыл бұрын
"Wax lamaal gashado waxaa ugu wanaagsan waa binu aadam" bal Japan fiirya wax khayraada maleh hddana waa dal horumar san
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Qof bishii qaadan jiray 15dollar oo hada qaato $800+ ilama ahan inuu lacagtas katagayo xaqiiq wye 🥴 lkn wxa layableh mxaa madaxda somalida dhamaantod isku fakir iyo maskax kawada dhigay ee amisom iyo shisheyha uwada aamisna yihiin ayagana manalaso xula mid kasta marki ladoorta noogu dambeyso ilaahow 16sano kle dhibatadan aanan kujirin.
@Hikmaawi-Graphics
@Hikmaawi-Graphics Жыл бұрын
Nafwalbo geeridu wey dhadhamisaa 🚑🚑 كل نفس داءقة الموت انالله وانا اليه راجعون Ma dhinte waa ALLAH! Adeerkeyga mcn wan ku jecleen, balse Eebbe ayaa naga ka jecladay oo aad xagiisa aaday. Haddii adiga ahaan lahayn dunidaan ma imaan lahayn ILAAHAYOW UNAXRIIS CADOONKAAGA 😥😥 ADEERKEYGA MCN waxaa ku leeyahay : Rabi haku naxaristo🤲 Qabriga alle haku wasaciyo🤲 Su'aalaha qabrigana alle haku fududeyo🤲 Marti la jecelyahayna alle haka dhigo🤲 Qof kasta oo la jecelyahay aduunka kuma waaro, hadii ay cid ku waari lahayd, waxa ku waari laha suubanaheena mohamed (nabad galyo iyo naxaris korkiisa ha ahaate). ADEERKEYGA mcn inta aan nolahay wan ku duceynaya insha allah kuwii janada ku kulmana alle ha inaga dhigo 🤲 Samir iyo imaana alle ha inaga kaa siiyo Dhamanteen 🤲 Gadaa'shaa kuwii fidnooba alle nagama dhigo🤲. Walaaliyaal igu soo duceeya Adeerkeyga mcn 😢😢😢😢
@yaanyonur9324
@yaanyonur9324 Жыл бұрын
Alle hownariisto 🙌
@daadir3042
@daadir3042 Жыл бұрын
انا لله وإنا اليه راجعون 😭
@daadir3042
@daadir3042 Жыл бұрын
Allah ha'u naxariisto 😪
@safiyaali9914
@safiyaali9914 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@faadhigotahliil1371
@faadhigotahliil1371 Жыл бұрын
Walhi waxaa ceeb nagu filan in amnigena sugayan dad naga hooseya 🇸🇴😥
@pooky1
@pooky1 Жыл бұрын
Wadankooda ayaba u baahane maxay amni noo dhisaan subxanallah war Waxan wadanka nooga saara plz madaxweynaha alle ka cabso😭😭😭😰💔💔
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 Жыл бұрын
Ani ilama ahan madaxdeenu iney ka war hayn oo wallhi wey ogyihin balse xaqiiqada qaraar cidna waajihi mayse qofksta wuxu fiirsanaya مصلحته الشخصية 💔💔
@cumarcaaqil9
@cumarcaaqil9 Жыл бұрын
Runtaa weye abayo kii xatta wax ka qabo is dhaho gaaladan mushaarka siiso Yaa culeys saari o is hor istaagi.
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 Жыл бұрын
@@cumarcaaqil9 waa umad ma garanyo runti waxan ku tilmaamo walhi wanka niyad jabney dalkiiba anago dhalinyaro aho jamacado ku jirna oo weli curdiney na niyad jabiyeen ilaahey ha inoo hagaajiyo waxkle garan mayne😢
@cumarcaaqil9
@cumarcaaqil9 Жыл бұрын
Haa lkin mashruuc kastaa maalin uu ubilowdaa maaaline wuu dhamaadaa Marka waqtigiisa dhiman Weynu iska dulqaadan dhibta laguma waarayo insha Allah
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 Жыл бұрын
@@ziabeauty8830 Apyo niyad jab majiro waa soo laaban I.a
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 Жыл бұрын
@@cumarcaaqil9 InshaAlh wall
@Misantubee
@Misantubee Жыл бұрын
Walal cumar aad baan kuugu mahad celinaya runti ma aqaano luuqada englishka carabigana wan ku liita balse waxan haysta channels somali ku baxayo Mac luumadka aan raadinayona aan k ahelayo aad ban kuugu mahad celinaya runti wan jeclan laha iney kuso batan social media dadka wanaagsan si ay meesha uga baxan dadka dhaqanka xun iyo maalayacniga faafinaya❣️🦋🥰
@niciimamahamed2868
@niciimamahamed2868 Жыл бұрын
ku saliya nabiga scw
@omerovali4725
@omerovali4725 Жыл бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام
@feysalmahrez4929
@feysalmahrez4929 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤️
@Geyre02
@Geyre02 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Waxaa Iga Qoslisay Ciidanka Burundi waa Mooryaan leesku keen keneey 😂
@yuusufmaxamed9879
@yuusufmaxamed9879 Жыл бұрын
😭😭😭👋Ogaansho waxaan dareemayaa waxa aad adiga dareemeysid wax ka badan maxaa yeelay waxaan ku noolahay Mogadishu ma qiyaasi kartaa waxa ay ka sameeyaan Mogadishu waxaa si damiir xuma loo jajabiyaa bajaajyada iyo babuurta dhalinyarada waliba ayagoo og in aad la weediin doonin fadlan adiga soo baara wlhi waa ooyi doontaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@munaaxmed2253
@munaaxmed2253 Жыл бұрын
Waa wax laganaxo
@cabdiraxmaanoffical3328
@cabdiraxmaanoffical3328 Жыл бұрын
Wlhi markaad dawanayo ogaansho maskaxadayda dhan waay uso jeedà 2018 ilhada waan dawanaya wax badana waan ka faaiday ale haku sharafo cumar inshaar 🤲❤✋🥈
@hassenyusuf3012
@hassenyusuf3012 Жыл бұрын
Marki aan raashin cunaayo ad u xiseye ina daawado muqalada Masha allah 👍
@xamsecraxmaan122
@xamsecraxmaan122 Жыл бұрын
@@hassenyusuf3012 quraan ku bedel wll quraanka dhegaysigiisa ha
@hassenyusuf3012
@hassenyusuf3012 Жыл бұрын
insha allah wll mahad sanid
@xikmadoTube
@xikmadoTube Жыл бұрын
Jiilka Maanta: Waa necebyihiin inay hurdada ka kacaan Subaxnimada hore. Caajis badan baa haya Casarki, Galabti. Waa daalan yihiin Fiidki. Waa careysan yihiin markay sii seexanayaan Habeenki. 🙏🔐
@cristiano-x1g3f
@cristiano-x1g3f Жыл бұрын
xaqiiq wlhi
@naimadahir519
@naimadahir519 Жыл бұрын
Ani maa ika hadleysaa😂😂😂
@mk6098
@mk6098 Жыл бұрын
@@naimadahir519 iska qabo qofta adi waye qofka laga hadlayo dhega hadal free ah 😅😅😅
@mohamudismael
@mohamudismael Жыл бұрын
Waa sax hadal kaagu inader lkn mawduucan aad video ga ka daawatay fikir kaga ka dhiibo dhalinyaru haku danbeysee
@Layaab-m5v
@Layaab-m5v Жыл бұрын
Ok maxaa looga gudbikaraa
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Жыл бұрын
‎﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱....
@yusufhassan9409
@yusufhassan9409 Жыл бұрын
Absolutely you're right Ustad 💯
@apdiqaniburco
@apdiqaniburco Жыл бұрын
Wall omar walhy aad ayaan kuu taageeraa❤💯
@maankaherochannel7803
@maankaherochannel7803 Жыл бұрын
Wlhi ustaad anaa la kulmay askari uganda u dhashay wuxuu ka dhistay dalkiisa guryo waaweyn wuxuna ahaa mid ku faraxsan nolosha somalia mid asiga la dhashay ayan ku dhahay maxad jeceshahay inad sameyso walipa asigoo dukaan yar gadaayo wuxuna iigu jawapay waxan ku haminaya inaan maalin uun noqdo askari ka shaqeeyo dalkiina somalia malintas waxa is badalay wlhi dareenkeyga waayo sidii inuu yurub tagaayo ayuu u faraxsanaa🥺🥺
@pooky1
@pooky1 Жыл бұрын
Aniga amison dhan waxa nacay 2011 maqaayad ee ku laayeen dad somali ah intee darbiyada madaxa usaareen toogeen ilaa hada wa necbahy wlhi allow naga saar gaaladan💔😰💔😭💔😭
@maankaherochannel7803
@maankaherochannel7803 Жыл бұрын
@@pooky1 haa wlhi sxp waa dad arxan iyo bani aadanimo ku jiriN allow dalkeena lee noo dhaafi🙋‍♂️🙋‍♂️
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel Жыл бұрын
Walaahi mar ayaan rabay in aan ka hadlo burundi markaan arkay in ay ugu liidato aduunka lkn adiga ayaan kaaga kaaftoomay waayo sidan aad ugu hadashay ugama hadli leheen waxaan ku leeyahay shukran jaziilan
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
Ninki wax fahmaayo Omar Inshar meel dheer buu wax naga tusey wlhi
@sahruj2haji239
@sahruj2haji239 Жыл бұрын
Awal marka😂dhihi jirty shahada so qado manan hysan blse manta marka shah hysto wxa tiri warqad radso 😅
@LONGMAN66
@LONGMAN66 Жыл бұрын
Soomalia madax doda waa lootaliyaa goaan madax banaan maqaadan karaan hadii eey qilafaan waxeey kabaqayaan dhibaatoyin ama lacagta ayaa ka goeyso 💔😭
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid Жыл бұрын
Ninkani waa cajiib waa youtuber ka ugu fiican markaste wuxuu soo gudbiyaa muuqaalo bulshada faa,iido weyn u leh
@salamali54
@salamali54 Жыл бұрын
Somalia ceeb aduunyo loma dhinto ..sidaan ilee goormee ku jireynaaa😥
@naimadahir519
@naimadahir519 Жыл бұрын
Anaga lee iska saari karno cid noo maqan maleh oo noo imaneyso kadibna naka saareyso
@Mo_Am_Mo
@Mo_Am_Mo Жыл бұрын
Ka tahriib oo aad meelaha wanaagsan tan ha ka yaabin inay hagaagto waa habeenkii xalay tagay !
@cumarcabdisalan4223
@cumarcabdisalan4223 Жыл бұрын
​@@Mo_Am_Mo mastaxiil maha in umad duliga kabaxdo😢😢
@mohamednouh8862
@mohamednouh8862 Жыл бұрын
Wad mahadsanid walal wlhi somali wax uharaya maba jirtaba dhinaca madaxdeena ayana inola somaray mana lagayaba rabshad iyo qarax ina kabaxno intan sidan sidan nahay madaxdeena iyo amisom waxey isdhaman majirto wa dad ganacsi kujoogo allah ha inoo sahlo madax wanagsan oo cadil ah
@ahmedzawaaj4293
@ahmedzawaaj4293 Жыл бұрын
KZbinrka ugu fiican somalida soo nadaya wax ku anfacaya ❤️
@muhidiin05
@muhidiin05 Жыл бұрын
somali can only help itself, no outsider can help us. lets wake up much respect to your video's bro
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 Жыл бұрын
Dhowr sharafta io qayimka luqadaada
@najmodahir
@najmodahir Жыл бұрын
Waa xirmaya insha allaah waa arkidoonta insha allaah
@AhmedMohamed-lf2yx
@AhmedMohamed-lf2yx Жыл бұрын
What about aniga xamar Iska leh iyo aniga Ka landhereysan
@Mohammed_Jacob
@Mohammed_Jacob Жыл бұрын
@@AhmedMohamed-lf2yx Landheera iyoh qabyaalad dhamaanteed calmaaniyada ayuunbaa u madax ah iyagana waqtigooda waa dhamaaday.
@Mohammed_Jacob
@Mohammed_Jacob Жыл бұрын
@Najmo Dahir 👍👍👍👍💯 insha'allah
@NAQEEYE
@NAQEEYE Жыл бұрын
Burundi haku ilaaliso waa habaar walahi illaahow soomaali qalbigeeda burcad isku mari
@abselma3330
@abselma3330 Жыл бұрын
Wll omar waxaan kaa codsan lahaa inaa waxbadan kasamayso taariikhaha iyo nolosha wadamada africa, ee media reer galbeedku qariyaan, insha allh.
@najibabdi9676
@najibabdi9676 Жыл бұрын
Meel aya ixanuntay Allah hana cafiyo cudur qabyalad aya nagu dhacaye 🥹😢
@MH-dl7bp
@MH-dl7bp Жыл бұрын
Jazakallahu Khair yaa Ustad!
@mohamudismael
@mohamudismael Жыл бұрын
Pls inta awooda video-gan qaad una dir madaxweynaha somalia HSM iyo inta somalia madax ka ah oo maamul goboleed yadu ka mid yihiin bal in xitaa xoogaa damiir-koodu dhaqaaqo.
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Жыл бұрын
Shukran OGAANSHO CHANNEL & OMAR INSHAAR ❤❤❤
@hasan4901
@hasan4901 Жыл бұрын
Igama nasiib fiicna in aan ana jarmal 1700 ku qato isna wadankaygii 2000 ku qadanayo maha wax Aqliga galaya
@Hersi17
@Hersi17 Жыл бұрын
Ustaad dhalinyarada somaliyed wax bdn baa u iftimisay alle hku barakeyo❤️
@radwancabdi7830
@radwancabdi7830 Жыл бұрын
Lacagta ay Yurbiyanku Siyaan Dadka Lagu sheegayo cidamada waxaa ay ka timaadaa bada somaliya siiba Kaluumka
@yesbossxyzsomaliboy5981
@yesbossxyzsomaliboy5981 Жыл бұрын
Mahadsanid wll omar. Ilaheyna waxaa uga baryaa inoo madaxdeyna xaqa iyo runta fahamsiiyo.
@yubeyare5646
@yubeyare5646 Жыл бұрын
Inshallah wakana hogamiyihi somaliya 🇸🇴 badali laha Africa iyo calamkaba intisa badanbo kasara marsiin laha .Hala iska adkeso waqtiga unba Icilayo inshallah Somali dhanba isu raacin doona wadada doonaba aa qaade.inshallah illahey cafimad iyo cibado haigu garsiyo waqtigas
@ajmala522
@ajmala522 7 ай бұрын
I.a
@ayaanhersi5591
@ayaanhersi5591 Жыл бұрын
Waxan maqlay mar askariga AMISOM markii lagu yiraahdo wadankaagi aa laguu celinaa wey ooyaan oo qasab ayaa lagu saraa diyarada ileen waa dad dhintay $15 qof mushar u qadanayay oo $1000 iyo kabadan arkay 😮 ciidamadeena intaa iyo in u dhow lama siiyo 😢 dad caqligoodu fooraro ayaa noohaya talada illahaw dhagraha ay nala maganyihiin naga qabo reer galbeedku😢
@mohcade2754
@mohcade2754 Жыл бұрын
What a KZbinr Masha Allaah Cumar Noo Soo Badi Warbixinada Juquraafiyada Akhii
@emeats6027
@emeats6027 Жыл бұрын
Runti sxbkry Burundisa aya muqalkan ila dawanaya omaro bas kadheh Burundi wa ogen Inu wadan faqriyahay
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
Chapter seven ( البند السابع ) waa dhibka ugu weyn ee ina haysta dadnimo ahaan iyo dalnimo ahaan ba waynu jabnay, Beesha caalamkaay Wafdi qaramada midoobay ka socda Atmis Amisom Safiirka dal hebel Qarax waa ereyada aan dhibsanay
@muhidiin05
@muhidiin05 Жыл бұрын
we need close the doors for international help and help our self as somali people come together as one and we can go somewhere.
@anisoabdi181
@anisoabdi181 Жыл бұрын
Cadow somalia waa dowladaha shisheeye gudaheena qifaafka daran ee yaalo ayey noogu faaideysanayan
@marwankhan6969
@marwankhan6969 Жыл бұрын
Kkkkkk kkkkkk kkkkk beeesha caalam kaay 🤣🤣🤣🤣
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
@@marwankhan6969 CBB iyo MBB markay isku dhacaan miyaanay odhan beesha caalamkaay kkkkkkkk
@marwankhan6969
@marwankhan6969 Жыл бұрын
@@sharmaarke-Nabane ta ugu daran ee ina haysataa waa beesha caalamkaay 😂😂😂😂
@cabdishakuur4709
@cabdishakuur4709 Жыл бұрын
CANDHOY SOOMAALILAND SI BAAD USOO FADHIDA WALAY WAX KU DUBEEYAAD RABTAAAYAAN FILAYA
@abdulahimuseayo9829
@abdulahimuseayo9829 Жыл бұрын
Cumar golden voice ❤❤
@cawilyareofficial1933
@cawilyareofficial1933 Жыл бұрын
hadii uu dalkooda burundi uu kajiro dagaal mxaa annaga ino keenay ciidamadooda??
@binali5845
@binali5845 Жыл бұрын
Great! Bloody I highly appreciate your programmes and your amazing research. Hope our blinds community somalia and entire Africa OMAR INSHAAR well said.
@binali5845
@binali5845 Жыл бұрын
Thanks ustad
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 Жыл бұрын
Beenaale somalia Ayaa ka liidata wadan Shacabkiisa ay is xasuuqayaan mudo 30 Sano ah Amison iyo Alshabaab na gumaysi iyo xasuuq daran ay ku hayaan ilaa heer la gaarsiiyay in Alshabaab ay disho wax ka badan 600 Qof hal maalin kali ah qarixii soobe aduunku wuu heshiin kara lkn somalia ma heshiin karto tusale ethiopia ayaa idinku filan wakaas Dagaalkii TPLF iyo ethiopia ay ka heshiyeen xaga somalia ay nin maatidii haldoorkii iyo wax garadkii xasuuqay laga dhigayo wasiir abaal marin ahaana lo sinayo dhiiguu dadyay in laga dhigo wasiir ( Mukhtaar Robow) waxa ka dhacaya somaliya waa filn cadi ah wlhi. somalia ani waan ka quustay waligayna aadi ma hayo
@maryan8577
@maryan8577 Жыл бұрын
Anagana Allha Naga kexeeyo
@thecentury1200
@thecentury1200 Жыл бұрын
Walaalkay waa runtaa waxa boqol jeerka liita somalia Wlahay 32 sannadaad maanta weeye Ninkan miyaad aragtay Isagoo dhibaata ay wadanka khawaarijta tu hayso ninta iyo shisheeye Ina dilay waxa badan alshabab dishay Ninka waa dadka la jira alshabab iyo argagaxisada Allah ha duleeyo wanna dulaysteen
@drkhaalidgeesh3915
@drkhaalidgeesh3915 Жыл бұрын
Dalkeena waa laheeystaa waana laysku heytaa waana lakala haayaa
@zakeabdi2782
@zakeabdi2782 Жыл бұрын
Madaxda soomaliya maxay dareemayan markay xaqiiqada qadaad daawadan yaa allah 😢😢😢
@Mo_Am_Mo
@Mo_Am_Mo Жыл бұрын
Way ogyihiin caruur maaha ! Balse qof walba dantiisa ayuu raacanayaa lacag iyagoo arkaya maxaa mashquulkaas galiyay ileen xilku waa fursad laga yaabo inaadan dib u helin .
@power1774
@power1774 Жыл бұрын
@@Mo_Am_Mo beenta maha sxb
@cabdishakuur4709
@cabdishakuur4709 Жыл бұрын
CUQDAD BAA KA BUUXDA ADIGA IYO QADAAD WEENTA WALIGIIN SIDAAS BAAD AHAANESAN
@hamdatani572
@hamdatani572 Жыл бұрын
ManshaAllah Allaha caqliga iyo garadka Hakubarakeyo wllo cumarow Somalin inatay iyadu iskujedo waxaba qabsan mayso Adigo kalee Allaha nobadiyo
@susanaaadiamond4431
@susanaaadiamond4431 Жыл бұрын
الله يكثر من أمثالك
@harun9739
@harun9739 Жыл бұрын
Vedio ugu fican ee awid KZbinr Somali post soo dhahy Keep going. But don’t say I want be leader
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Waan gar tey sodaa warka wll horey na usoco
@40Durkiya
@40Durkiya Жыл бұрын
Omer xanuun ayaa nawada haya xanuunkaas oo qabiila wiilkasto dhalin yaro ah xanuunka qabiil ee haya dartii uu Adeer kiiso tuuga oo uusan waxba ka faaidayn ku taageerayo marka dawadiisa cudurka ilahay ayaa haya rabi karaamada hanoo soo cesho ilin ayaa iga imata markan mawduucyo noocana dhagaysto Anigoo wiil dhalin yaro ah 27 sano jira anan dawlad arag kadib yurub tahriib ku imid wali dalkaygii sidii uun uuyahay aniguna nin asaagaya oo madaxdiisu uhiilisay aan shaqaale u ahay ilahay ayaa inoo maqan 😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪from Awdal Boorama
@abdirmaanlayli106
@abdirmaanlayli106 Жыл бұрын
waxaan rajaynaynaa inay somalia ciidan cudud leh oo awood leh inay samaysan doonto dalkeena somalia marwalba guul ayaan u rajaynaya insha Allah
@zakariyecaafidheel8766
@zakariyecaafidheel8766 Жыл бұрын
alle haku xifdiyo walal Cumar insha allah amin amin hadii anaan qaldanen cumar ayuu ahaa magacaga walal wax badan ayaa jira oo somalia ka jira balse shacabka inta badan maka hadli karaan wayo dowladii ayaba ku so.bodaysa alle hanaga koriyo bini adam kale oo aan somali aheen gacantoda insha allah balse ogow arinta somalia madhawa mel fog ayuu garay xalkiisa
@powerofislam8535
@powerofislam8535 Жыл бұрын
Jeep going bro ❤️❤️❤️
@bedweeyn
@bedweeyn Жыл бұрын
Ruwaayadi argagixisada amaad garaaceeysa cumaroow, Argagixisada ka hadal iyo dhibaatada eey sidoo kale nagu haayaan
@nimcocali8665
@nimcocali8665 Жыл бұрын
wllhi waa xaqiiq somalina wali way hurudaa illaahay caqliga hakuu barakeeyo wll
@mutasali4903
@mutasali4903 Жыл бұрын
Accurate English Online waa college online waa college online ah oo ka caawinaya barashada englishka iyo qaybaha kala duwan sida Grammar Reading Speaking Writing Fee $4 oo hel shahaado
@abdallaali5198
@abdallaali5198 Жыл бұрын
cumaro mahadsanid wlaalkey janaaalka aan ugu jeclahay waxbadanna ka faa idey 😍😍😍❤❤❤❤👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@siciidugaas3737
@siciidugaas3737 Жыл бұрын
Be attention Maya farmajo ma aaminsanayn taasi waad u gefray zxp ninkas Sbbtan kuu sheegayaa zxp adiga maanta hadii madaxwayne lagaa dhigo ma oran kartid 24 kaga baxa sbbto ah wadankuba gacantada kuma jiro muqdishana ma dhaafikartid marka Somalidu waxay ku maahmaahda gacantadu hadii ay dhudhub kaa gasho tartiib baa loogaga baxaa waana jidka uu qaaday oo ah inuu ciidankii lagu bedeli lahaa la dhiso badii diido inay chapter 7 kusii jiirto. Marka anigu waxaan aaminsanahay in farmaajo uu ku baxay shirqool ay amaamushay Us iyo EU da Marka waa inaad ninkaa raaligelin siisaa
@yaya_______boss
@yaya_______boss Жыл бұрын
Gabigodba wax ba isma dhaman sida saxda ah
@jibriilprodaction9969
@jibriilprodaction9969 Жыл бұрын
wlhi waxaa taahy nin is indho tiraya eithopia waxay somali soogashay kahor 2000 gobalda gado bay bokool. waxana adeegasan jiray kuwa dagan goboladaas 2006-2009 xasuuqi ay xamar kagaystay .waxana loo adeegasay dadka ree muqdisho sidookel Kenya kismayo joogta ..Burundi iyo Uganda 🇺🇬 waxay sugaan amniaga dadka .kamana bixidoonaann dhulkaan bal waa un la balaarin ishallaha..mahdsanidiin ciidamad Uganda iyo Burundi 🇧🇮 iyo midowga yurub..mahdasnnid sheikh shariif sheikh Axmed..
@naxlaawi9266
@naxlaawi9266 Жыл бұрын
Waxyaabaha ugu adag waxaa ka mid ah markaad doonayso inaad xorayso qof Gumaysiga ku qanacsan oo gobonnimada neceb. Waxay lamidtahay un adigoo doonaya inaad dagaal ku qabsato dhul aadan lahayn xaga adeyga.
@clsamedfaysal2660
@clsamedfaysal2660 Жыл бұрын
Gun ayaad tahey nacallaa ku dhalaye Markaad leedahey mahadsanid burundi maad umahad celisid ciidanka qaranka ee ku dhimanaya jiida hore ee dagaalka Alshabab Teeda kale amnigee bay sugaan amisom ?
@muxammad2413
@muxammad2413 Жыл бұрын
ASC,Markaa caqli haddii aad leeddahay,miyaannay halkaasi kaagga caddaannayn,AL- SHABBAAB wixii aan ahayn in ay yihiin shayaaddiin ay gaalladdu u sammaysatay dabbargoynta islaamka? Wa BILLAAHI tawfiiq.
@wllantonio8259
@wllantonio8259 Жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo zxp Cumar inshaar🙏☑️
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
googleka waaxd kuqortaa 'the poorest country in the world' kadib fiirfiiri wadamada kujiro top 10ka . hadaa kudhaho marumaysanaysaa somalia waxaykujirta kaalinta 2aad macnaha Burundi anagaa ku xigno . marka adinkaa sidan noogalay oo qabyaalad 4.5 ilaa hada wada . adinkaana doortay madax calooshooda ushaqeesstayaal ah
@mahadcabdi7280
@mahadcabdi7280 Жыл бұрын
Mawduuc xaqiiqda taabanaya ayaad kahadashey mahadsanid omar inshar
@mudugbila3126
@mudugbila3126 Жыл бұрын
Bismilaahi Sxb Madaxdeena nooguma hayaan xilalka si ay wax nogu qabtaan ama dhibatada nogu saaraan ay ganacsi ayay ujoogan Madaxdeena Marka waxa loo baahan yahay in shacabkeena ay isku duubni ay muujiyan ayna dareensiiyan madax Deena inaanu raali ka ahayn dibad baxyo nabadeed oo logu Soo horjeedoo amisoon ay sameeyaan ayaa loogu baahan yahy lkn shacabka Kuma dhiiran karaan arintaas waana midaan layaabanahay qofkasta aad waydiisidna maxa iga galay ayuu ku leeyahy Marka Shacabka waxan kula talin lahaa waliba inta wadanka joogta in ay isku duubnaadan oo ay arintan Hal dhinac ka istaagan SOOMAALIA HA NOOLAATO🇸🇴👋❤️
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legendary always legendary keeps goings Omar inshar another's levels ogansho best interests people's 💯💯👍👍👍
@abduqadirabdulahi6721
@abduqadirabdulahi6721 Жыл бұрын
Waxa mesha kugu qoran xta ninka iska leh ma fahmi karo ee maxaad isku dhibeysa ileen muqalkaba inta dawatay iyo inta daawandonta waa somali
@bararugsadam6055
@bararugsadam6055 Жыл бұрын
Runtii omarow. Markan video gan dawaday. Eee su aaallo Aaan cadho qiyaasayana jwaabahoodda iswaydiinayo.!? Misna yaqiin sanahay somali dhibteedda inayy kamidtahay jahli ooo cunugg xaasidnimo ladhahana inoogu curtayy. Yap. Ayaaan comantigga ishayaramariyayy cadhadeydiiiina qosl iyo yaaab ayay isu badashay iyo madax xanuuun.
@fcchblue2936
@fcchblue2936 Жыл бұрын
Saxiibow waa mahadsantahay waa suaal in badan aan is waydiiyey
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 Жыл бұрын
Xaqiiqada qarar ayaa ah dhalniyaradii dalka wx uqaban laheed in hamigooda uu hoos3eyo dumar inee daba ordan io tiktok inee waqti kulumiyen io sfcn inee wx ubaranin mrkas ayad arkaysa mrkii uu jaamacada dhameeyo inuu kamr mar siyooda dalka shaqo mataalo Ben uu neftiisa usheegay wye cos dalka shaqo way taalaa hduu aqoon leeyahy shirkadaha muu shahaadadiisa geesto oo isku soo diyaaario inuu imtixan galo lkin imtixan inu galo mrbo cos aqontiisa madhisno siduu imtixan kugalaa lacalla hadii uu shaqo wyo sbb wxa unoqon kara qabiil ahan in looga tagy mida xikta dhalintan qabil ayaa saameeyey weliba zaaid mrka Allah nahagaajio dhamntena 🤲🤲
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
Marwalba indhaha ayaad iifurtaa mahadsanis Omar 😊
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
Cumar waliba waxa kaaga daran akhlaaq xumada ay sameeyaan Sida inay dumarka soomaaliyeed isticmaalaan xitaa waxan Ka dhagaystay BBC Somali Oday soomaaliyeed oo ay xoolihii u dhaqanayey Ay u galmoodeen 3 neef kadibna uu gawracay ilayn lama cuni Karo caanana lagama cabi karee walaahi waa nasiib darro I'm sorry
@husseinabdi4618
@husseinabdi4618 Жыл бұрын
Speech is silver silence is golden🤐 !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@captain12474
@captain12474 Жыл бұрын
Legend
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 Жыл бұрын
Taa maxaad ulajeedaa wll?
@guleit89
@guleit89 Жыл бұрын
Sxb aragtida wa saxix lakin somali tan waxaa uga taarikh xun markay 4.5 markay isku raceen 😢
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 waligeed heer ma gaadhayso ilaa ay helayaan dictotor zidi aabo ziyaad barre ❤️
@faadhigotahliil1371
@faadhigotahliil1371 Жыл бұрын
Ma waxa aad aabo ledahy nin ka dafiray kalamka alle asaga aa Somalia garsiyay ilaa heerkan hada hadii aan ku dhaho hooyada way sineysaty waa xanaqeysa adiga ayana leh waa saniyad🤔🏃🏾‍♂️🚫🙃
@Viclip24
@Viclip24 Жыл бұрын
@@faadhigotahliil1371 gadaashiis kuwa kadaran ayaa yimi
@cabdixakiinalfa2926
@cabdixakiinalfa2926 Жыл бұрын
Aabe sitaadku waa kan dhibkaan oo dhan aabaha u ah
@Viclip24
@Viclip24 Жыл бұрын
@@cabdixakiinalfa2926 hawiye waaye dhibka somalia cawaanada
@hassanmohamedibrahim-rv6jp
@hassanmohamedibrahim-rv6jp 9 ай бұрын
Somalia aya maanta kalidata manta oo siyasiyen tuunu malin qado ah ay sistan sharaftoda maxad ka sheegi Burundi firi somalida manta ee imaradka sidu doono kayelayo????
@axmedabdirahman7979
@axmedabdirahman7979 Жыл бұрын
Unity is Power, if we stand up together peace and prosperity arives to us faster
@kalidmalik2299
@kalidmalik2299 Жыл бұрын
Raqiisnimo weeyi adoo Somali ah inaad af kale nagula hadasho
@waxkabaro9259
@waxkabaro9259 Жыл бұрын
Burundi ayaad ka hadleysee maxaa somalia ku geeyey fadlan.mawdaaca aad ka.hadlyso haka bixin wll
@Aryaahmed179
@Aryaahmed179 Жыл бұрын
Nabiga ku Saliya scw ❤
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 16 МЛН
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,9 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 70 МЛН
الجزء الأول : طالبان ~ الطريق إلى كابول
15:54
خواطر بالدارجة - Khawater Bdarija
Рет қаралды 96 М.
Maskaxdaada Waa Meeqaa GB ?
10:59
OGAANSHO
Рет қаралды 98 М.
Mawaaqif Geesi Nimo Leh , Hogaamiya yaal Afrikaan Ah .
14:01
OGAANSHO
Рет қаралды 234 М.
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
17:11
Rwanda | shalay iyo maanta | 1994 - 2018 |
10:55
OGAANSHO
Рет қаралды 128 М.
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 16 МЛН