BUSKUDKA CIIDA

  Рет қаралды 47,950

MY RAJO

MY RAJO

Күн бұрын

Пікірлер: 135
@samsamcali8329
@samsamcali8329 2 жыл бұрын
Walalayalow wiil an dhalay agoon ah dhar ciid ima heysto wlhi isoo duceya meel an fileynin alle wax iga siiyo
@iqrasiciid8934
@iqrasiciid8934 2 жыл бұрын
Alle haku sahlo abyo Mel qer qabto haka so galiyo hadan awoodo anaa manta ka farxin lahaa babyga
@samsamcali8329
@samsamcali8329 2 жыл бұрын
@@iqrasiciid8934 abyo mahadsanid hadalka wanagsn hata waa sadaqo
@هنادي-12
@هنادي-12 2 жыл бұрын
Abayo Alle melan fileynin ha kaga sahlo insha Allah qalbiga kaga so duceyna in u alle wilkada ka farxiyo iyo adigan a insha Allah
@samsamcali8329
@samsamcali8329 2 жыл бұрын
@@myrajochannal2 abyo wu iso gali la ahy
@myrajochannal2
@myrajochannal2 2 жыл бұрын
@@samsamcali8329 WhatsApp iga so wac xabibti
@gamerabdi9206
@gamerabdi9206 2 жыл бұрын
Tagabalalahu mina wa minkum eidon mubarak calayna wacalaykum
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah abyo muniro cadey alle haku brakeyo hana Ku caafiyo xbbti 💯 dar Alle Ku jeclahay wlh 🌹💯💯💯
@Umumaryama
@Umumaryama Жыл бұрын
Masha Allah ajir aan dhamaan Allah hakaa siiyo wlh mashiin maan heysan waana sameystey Yaaba uska helo
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 2 жыл бұрын
Maasha alaahu May rajo qeyr alaha ku siiyo aaaamiiin aaamiiin yaarabi qofka sokorta qabo buskud aan sonkor lagu sameeyn noo soo gali insha alaahu qeyr watoowfiiq habbo ascww
@kamalali79
@kamalali79 2 жыл бұрын
Asc walaasheey munira waan ku salaamay video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin keep going my sister shaqo wacan ayaad heysaa guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey munira
@qadraaadancabdicabdi3721
@qadraaadancabdicabdi3721 2 жыл бұрын
Xabiibti garabkada alaha galo caafimaad taam ah rbi hakusiiyo 4 indhood oo nabad ah ilahey hkaa so dhigo xaamilooyiinka makici kro dhahaayo muqaladada ayaan u daraaa barklah
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 жыл бұрын
Masha allaa abaayo muniiro quruxey habooney abaayo muniiro masha allaa afur idhood oo is jecel ilaahey haku siiyo insha allaa sharafey ❤❤❤
@aliyarenuurka9360
@aliyarenuurka9360 2 жыл бұрын
Masha Allah buskud iga dheh thanks muniro
@ifkabea9704
@ifkabea9704 2 жыл бұрын
Masha Allah wlhi abyo muniiro sidaa nooga soo hormarisay habkan fudud waakahelay waana ku mahsantahay
@ayanhassan2614
@ayanhassan2614 2 жыл бұрын
Masha alh abyo ilahey hku barakeyo gacntda iyo fmlkga insha alh 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@hoodosalebaan5218
@hoodosalebaan5218 2 жыл бұрын
Mnsha allh mnta waan kaaa faaiday wlllshy gacanta Alle hkuu brkeeyo mntana janalkga waaan ku soo biiry
@MaidoMaido-vq3ix
@MaidoMaido-vq3ix 2 жыл бұрын
Masha alah
@simanaliali335
@simanaliali335 2 жыл бұрын
Mash allah wan kafidanay allah ku barakeeyo maskaxda xabibati afar indhood abashirah allah kadhigo
@qadardheereoffecial8303
@qadardheereoffecial8303 2 жыл бұрын
Masha Allah keep going
@qisaswacibra
@qisaswacibra 2 жыл бұрын
Abaayo mahadsanid illahay raali hakaa noqdo si niyada kugu duceeye
@maryanruun4246
@maryanruun4246 2 жыл бұрын
M.a abaay muniiro ani foorno maheesti diksiyaa kuduwaa iinsha lah malagu duwigaroo wax dhiba meeleedahay shukran macnto
@aminaomar7341
@aminaomar7341 2 жыл бұрын
Thanks for the tips
@fatmina.qalbiisaafi7003
@fatmina.qalbiisaafi7003 2 жыл бұрын
Masha allah Masha allah wow wow I loved easy wallahi abayo muniro
@caaishamohamedabtidoon9452
@caaishamohamedabtidoon9452 2 жыл бұрын
Masha allah abyo muniiro allah kuu fududeeyo 🤲🤲🤲
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Masha allah wlshey ilahey haku caafiyo adoo nabadane haku kala keeno insha allah
@aminokhaliif4530
@aminokhaliif4530 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaakr Allah xabiibti allah gacantaada haku daayo
@minaymohamed2843
@minaymohamed2843 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo muniiro subuga badalkiis salid maka dhigan kartaa❤
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Wcs abayo munira masha allha tabarikllha shukran xabti Ramadan Mubarak cid Mubarak ❤❤❤
@aminahassan6494
@aminahassan6494 2 жыл бұрын
My team rajo Allah ha, idin xifdiyo. Mashallah tabaaraka Allah. Buskud macaan isbishale isbuluuq aan rabnaa
@samaachannel2121
@samaachannel2121 2 жыл бұрын
Qurux masha Allah
@fadumaabdulaahi5220
@fadumaabdulaahi5220 2 жыл бұрын
Mashaaa allah abaayo macn ciid wangasn allah kufududeyo amiin yarabi 🤲🤲🤲
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 жыл бұрын
ماشاءالله🥰🥰
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allaha
@nadiifoshuceb5550
@nadiifoshuceb5550 2 жыл бұрын
Masha alah alaha ku xafido aamiin
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 жыл бұрын
Manshallah 😍 ciid Mubarak inshallah 🥰✌
@umuridwaan8815
@umuridwaan8815 2 жыл бұрын
Mashalaah abaayo walaahi caadi ma tihit Waa kaa faaiday
@faizahassan3824
@faizahassan3824 2 жыл бұрын
Maashaa’allah
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 2 жыл бұрын
Mashacala
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 жыл бұрын
Masha allah ciid Mubarak xabiibti 👍👍👍❤️❤️🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 2 жыл бұрын
Abayo mcn ku so qor meesha inta shey ad ka sameysay buskutka qaliyey jazakumullah kheyr
@daganindhadeeq1307
@daganindhadeeq1307 2 жыл бұрын
Alxm qalab raadso islahaa wlhii shukran qalbi wanagey
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 4 ай бұрын
Wcs wr wb
@ifarxayassin7033
@ifarxayassin7033 2 жыл бұрын
Maanshaa Allah waa fikrad fcn sidan waxa lagu sameyn karaa qalab uun baan islaha lkn hadii forgeto lagu sameynayo waa farsamo cajiiba kkkk hada sameynayaa ana inshaa allah
@safiyoxajio3984
@safiyoxajio3984 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo Ciid Mubarak
@DeeqoLuulofficial
@DeeqoLuulofficial 2 жыл бұрын
Masha allah Eid mubrka abayo ❤️❤️❤️❤️
@beautifulfamily6698
@beautifulfamily6698 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah hagu fududeeyo muniro cadeey
@user-bp6vk1nh8u
@user-bp6vk1nh8u 2 жыл бұрын
Mansha.allaah qurux
@sacdiyoaxmed9969
@sacdiyoaxmed9969 2 жыл бұрын
Masha allah bilcafiiya
@sundusiinadayib2535
@sundusiinadayib2535 2 жыл бұрын
alle haku fududeyo muniiro cadey 🥰🥰
@bishaarobilan2271
@bishaarobilan2271 2 жыл бұрын
Allow ku fududeey abaayo muniiro
@bilanyusuf6759
@bilanyusuf6759 2 жыл бұрын
Isooo booqo my syster
@aminaabdullahi6913
@aminaabdullahi6913 2 жыл бұрын
Xalwo InshaAllah abayo
@salwoshire8319
@salwoshire8319 2 жыл бұрын
Mamii ciid mubarak waa kumahdsanthy saad noogu faiideysay ilaheey ajir haka siiyo
@talisomohamud3628
@talisomohamud3628 2 жыл бұрын
Msha Allah
@fartunabdulle631
@fartunabdulle631 2 жыл бұрын
Mashaa Allah
@queensaafi
@queensaafi 2 жыл бұрын
Mashaa alllah hormar wacan abayo alllah ku xafido Aamina
@Sumayo937
@Sumayo937 2 жыл бұрын
Shukran abayo
@kherjecel1705
@kherjecel1705 2 жыл бұрын
Marsha.allah
@raqiyaabdiqadir8261
@raqiyaabdiqadir8261 2 жыл бұрын
Manshalaah abayo muniiro ilaahy haku xifdiyo aduun iyo aakhiro ❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🥰🥰🥰
@bilanyusuf6759
@bilanyusuf6759 2 жыл бұрын
Isooo booqo my systet
@geenyadacad
@geenyadacad 2 жыл бұрын
Iso boqo abyo
@aminaabdullahi6913
@aminaabdullahi6913 2 жыл бұрын
Masha Allah
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂ilka Ayaan ku socdaa kullaha daaleee miyaaa Walasheen😂😂😂
@maryanhassan903
@maryanhassan903 2 жыл бұрын
Maasha allha
@maryanhassan903
@maryanhassan903 2 жыл бұрын
Maasha allha🥰🥰🥰🥰🥰
@safiyaali9794
@safiyaali9794 2 жыл бұрын
Tnz abayo
@safiyaali307
@safiyaali307 2 жыл бұрын
Thanks xabiibti
@Amiira-lc7om
@Amiira-lc7om 2 жыл бұрын
Illahey haku fududeyo wll
@safiyaali307
@safiyaali307 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaaraka laaah ❤❤
@farxiyomuxudiin5384
@farxiyomuxudiin5384 2 жыл бұрын
Mahadsanid abyo muniro waaba ka fikiraaye
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 2 жыл бұрын
Masha alllha
@qaalidumar4004
@qaalidumar4004 2 жыл бұрын
Masha allah queen ❤️
@qalbiuroon746
@qalbiuroon746 2 жыл бұрын
Abayo xalwo so samee.allaha ku fududeyo
@caashacali5552
@caashacali5552 2 жыл бұрын
Bilaa fornada sidee lo sameeya buskulka iyo nacnaca ciida
@awalenuro4947
@awalenuro4947 2 жыл бұрын
Asc abaayo meqa koob weye kiilada burka ah please jawab
@nafisohashi7300
@nafisohashi7300 2 жыл бұрын
Abayo thanks lkn mar kasto an iskudayo wuu iga adkaada buskudka
@omarofficial24
@omarofficial24 2 жыл бұрын
allha ku caafiyo abyo❤
@hamdaabdiazizisman179
@hamdaabdiazizisman179 2 жыл бұрын
asc abaayo m.a waa qurux lkn woo kasii mcn badan yhy markaa sisin ku qasto tijabi buskud sisin.👍💯
@carafohabib8471
@carafohabib8471 2 жыл бұрын
Fornada meeqa uu keysay abayo quruxey
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 2 жыл бұрын
Maamii fornaada kor iyo hoos maa loo shida
@xiisinahasanxiisinahasan990
@xiisinahasanxiisinahasan990 2 жыл бұрын
Masha Allah alle ha kubarakeyo gacantada
@rukiamohamed6279
@rukiamohamed6279 2 жыл бұрын
Sister waad igu ogtahy inaan saan u sameysto
@dreamlady9343
@dreamlady9343 2 жыл бұрын
Muniiro abaayo Holland intee ka joogtaaa. Abaayo gabar cilaan saarto mataqaaanaa ? Hadaa taqaanid isoo jawaab abaayo ilaah haku xifdiyo Adi iyo familkaaga dhamaaan ❤️ wani jeclahay
@allrizaaq4178
@allrizaaq4178 2 жыл бұрын
Ana hayo inte dagan tahay abayo
@dreamlady9343
@dreamlady9343 2 жыл бұрын
@@allrizaaq4178 Abaayo ani waxaan daganyahay Brabant dhinacaas iyo Roosendaal.
@allrizaaq4178
@allrizaaq4178 2 жыл бұрын
@@dreamlady9343 abayo is kuma dhowiin anaga flevoland daga nahay maxa lasameyha
@dreamlady9343
@dreamlady9343 2 жыл бұрын
@@allrizaaq4178 Dhibmalahn abaayo way igu fogtahay Flevoland. Jammer 😏
@sabiriinafraxsan6235
@sabiriinafraxsan6235 2 жыл бұрын
Abaayo canaha maxaa uga dhaaftey
@user-kg9tb9fx9e
@user-kg9tb9fx9e 2 жыл бұрын
Abyo muniiro codkaga wuu gaabnyhy ee microphoneka afka udhawey xbbti
@user-wr3lg5zd4b
@user-wr3lg5zd4b 2 жыл бұрын
🌷🌷❤❤
@ALNUURTV
@ALNUURTV 2 жыл бұрын
M.a
@xaawoibraahim3746
@xaawoibraahim3746 2 жыл бұрын
Biyo malagu darikaraa abaayo
@najma_aweiz
@najma_aweiz 2 жыл бұрын
Shukran abyo mcnto 🥰❤
@hunushomarani9546
@hunushomarani9546 2 жыл бұрын
subaga magaciis abaayo
@mariahappy6274
@mariahappy6274 2 жыл бұрын
Abyo hada subag hesan 2 koob saliid cadey maku badal kara ?
@xafsofaarax2922
@xafsofaarax2922 2 жыл бұрын
Apyo xalwo ayaa said u rabaa laso dhaqso sister
@aaminaxasan978
@aaminaxasan978 2 жыл бұрын
Baayo.iska.naso.ilaahay.baa .faxane
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 2 жыл бұрын
Abaay muniiro caano malku daraayo miyaa
@yasminhussen268
@yasminhussen268 2 жыл бұрын
Abaayo muniro bar lagu dubo ayan jirto taas so ibso
@amiirahaji2225
@amiirahaji2225 2 жыл бұрын
Abayo blu band ma isticmali kara
@bilanyusuf6759
@bilanyusuf6759 2 жыл бұрын
Iso boqo abayon
@mahranomar5861
@mahranomar5861 11 ай бұрын
Gawar garat keeda lagari karin aa Tahay makino mahayi majirto esy way
XALWO #my_rajo EID MUBARAK
24:28
MY RAJO
Рет қаралды 32 М.
BUSKUD DHAA DHEER SI FUDUD USAMEYSO 🤍 WELCOME #QAMAR_BINT_AMIIR #QURXINTA
10:18
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 5 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 35 МЛН
BUSKUT  TIMIR MACMUUL  NAQSHAD  CUSUB  Farsamo fudud
17:28
Faatma channel
Рет қаралды 14 М.
dolso ama buskud ad ka ganacsankartid
8:52
Amran cadey channel
Рет қаралды 105
icun somali aad u macaan mac mac caanki ciida
12:15
Annaa fadumo
Рет қаралды 9 М.
HAL KILLO BUSKUD SOMALI #team_rajo
14:58
Team rajo
Рет қаралды 12 М.
BUSKUDKA CIIDA HUBAL WAD KA HELEYSA 2023 #my_rajo
21:22
MY RAJO
Рет қаралды 23 М.
Buskut dhadher gurigaga sidan ugu sameso ado forno aadin
8:05
ilham abahii
Рет қаралды 44 М.
Somali buskut dhedheer بسكويت العيد بالماكينه👌
8:27
Buskut istaambo aad umacan badan  by #Hami official #
21:22
Hami official
Рет қаралды 83 М.