No video

Buug-wadaag 3 || Ilmo Waxakhriya || Dr. Cabdikariim Bakaar

  Рет қаралды 4,387

Saddaam Carab

Saddaam Carab

Күн бұрын

Ilmo Waxakhriya, Sidee carruurta loogu dhiirrigelin karaa wax akhriska. Waxa qoray Dr. Cabdikariim Bakaar.
Twitter: sa...
/ saddaamcarab
Facebook: / saddamcarab

Пікірлер: 12
@abdisalamismailmohamed9336
@abdisalamismailmohamed9336 4 жыл бұрын
Macalin bugaagta somaliga
@Jabir-Mohame
@Jabir-Mohame 5 жыл бұрын
Asc wrxwrb wan ku salamay waxan rajaynaya inuu caafimadkagu fiicanyahay. Mansha allah wll sadam aad ayaan ugu farax sanahay inaad nala wadaagto aqoon iyo Akhris qiimo leh waanan ku dhiiri galinaya inaadan ka caajisin inaad nagu dhiiri kaliyo wax akhriska iyo faaidadiisa. Codsi: In aad nala wadagto buugta soomaaliga ah ee ay culumada iyo qoraayasha soomaaliyed noo qoreen si ay iyagana dhiiri galin ugu noqoto fadlan Wad Mahadsanthay Asc wrxwrb
@funny5331
@funny5331 3 жыл бұрын
Maasha Allaah , aad baan kaaga faaidnay , bulshadaa kuu baahan horay usoco🥰
@qaranxasan1702
@qaranxasan1702 4 жыл бұрын
Maansha Allaah walaal halkaas ka hay daddaalka aad hayso.
@motivatorfathiabdi6674
@motivatorfathiabdi6674 5 жыл бұрын
Waaa fikrad aad u fiican Sadaam Carab wakugu raacsanahay
@aliabdirahman2417
@aliabdirahman2417 5 жыл бұрын
Waad mahadsantahay sxb, waxaa kaa codsanaa in aad raaciso ama aad noo sheegto meesha laga heli karo Buuggaagtan.
@mohamuddalac2476
@mohamuddalac2476 5 жыл бұрын
Asc. Walal waad mahadsan tahay waxan rabnaa inaad buug badan noogu faaqida waliba kuwa horumarinta Bulshada ama kuwa xogaha badan xambaarsan
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdisalamismailmohamed9336
@abdisalamismailmohamed9336 4 жыл бұрын
Noogu dar please
@Podcast.68
@Podcast.68 4 жыл бұрын
Kuwa carabiga ayaan Jclahay
Sidee loo xallin karaa shaqola'aanta dhallinyarada? - Saddaam Carab
30:51
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Barnaamijka Milicsi | Cabdikariim bakkar | Xalqadda 3 aad
37:02
Buug |Guulayso Dagaal La'aan | Buugaan Adiguu Kugu Socdaa .
9:53
Sidee buug loo qoraa? | Cabdisalaan-Ceeryaamo | 30-03-2022
31:25
Labeenta Bulshada
Рет қаралды 884
Xeerarka Nolosha: 4. Baahinta Dhaqaalaha
5:16
Saddaam Carab
Рет қаралды 105
Hordhac - Xeerarka Nolosha
2:57
Saddaam Carab
Рет қаралды 141
GABEY ANAS CABDIKARIIN EE SOO DHAWAYNTA MADAXWEYNAHA SOMAALIYA 08 05 2013
4:15