Allow dadkayaga nabad dhexdhid mideey quluubtooda isu keen waa ka xumahay aad iyo aad ducada aan badino Allah na ka cabsano Ku salaamaya brother jimcaha kuwa ka faaideysta Allah heynaga dhigo na waafajiyay kheyrkeeda
@meditationwellnessvideos383018 күн бұрын
@@luulmohamud ma odeygaan dilaya ka xoolaha baa boqor ku sheege waa dagaal oogje qabiileyste ah insha allah mardhow jamaahirtu wey soo qaban
@A_NP-mm5bb18 күн бұрын
Ku saliya nabiga❤
@jamalskp728018 күн бұрын
Csw csw CSW
@ozzylink17 күн бұрын
CSW
@jamalnur498117 күн бұрын
Great segment. Somaalaay, Ilaahay ha lagabaqo. Aakhiraa dambaysa.
@Somaliland204718 күн бұрын
Ogaden Ethiopianimo waanu u wada simanahay namana xukumayo, Mahadsanid A.xafid.
Somali is kudhamatay ilahay bajira alahu Akbar subxanaka inii kuntu minadalimiim
@SakariyeSiciid-df9zs17 күн бұрын
Masha’Allah Boqor Buurmadow si wacan buu u hadlay. Allah ha inaga qaboojiyo coolaadaas.
@gureey318518 күн бұрын
Boqorka maanta wuu miyir hadlayaa ma caraysna murti iyo diin ayuu ku hadlay allaha noo barakeeyo waa in la heshiisiiyo garaad jaamac iyo boqorka,boqorka waa boqor somali carsbkiisa khayr allaha noo saaro
@nuurmacoow352317 күн бұрын
WAA AYAAN DARO IN MAANTA DAD SOOMAALIYEED OO CADOW WEYN HAYSTO IYAGII IS DILAYAAN ALLE UMMADDA SOOMAALIYEED WAX KHEYR QABA ALLE HA UKEENO MEEL KASTA OO AY JOOGAAN
@Hamdiabdi557517 күн бұрын
Markaa ay ciidamada 45 ta non ah eenabada loogu keenay ay maleeshiyaad degan iyo kuwa somaliland ka yimi ay gamta u joogsadeen ay xataa infhaha kala soo baxayeen Soo qabiil umay dilaynin
@bardehanad491918 күн бұрын
Allah umadaan caqliga u soo celiyo. Dad wada dhashay, is dhalay oo wax ay maanta isku xasuuqayaan aan la aqoon. War nabadda Ka shaqeeya, oo culumo iyo wax garad ha loo kaco sidii colaada loo admin lahaa. Isaaqu, Dhulbahante, Ogaadeena meel ay Kala aadayaan maleh ee caruurna yaan la isku dhameyn. Wadanka daqowdii miyaa Ka idlaatay?
@najmanajma675218 күн бұрын
Aamiin
@Hamdiabdi557517 күн бұрын
Walaalayaalow runta hadaan la sheegaynin oo cida qaldan la qabanaynin marka dhib wayn dhaco yaan la csbaadinee Allaha kala qaboojiyo iyo nabad ha lagu deg dego
@AbdikadirIsmaciil18 күн бұрын
Alle Somali Ha Mideeeyo Nabadna Haka Dhigo Inzhaaa allaah
@Salugla18 күн бұрын
Abdihafid Buurmadoow soo kii lahaa Garaadku waa garac miyuu ka gar baxay Garaadka inta aadan Somali hor keenin
@balqeisahmeth103717 күн бұрын
Dee waa garac ma beenbaa soota abihii lagu hor keenay😂😂
@AichaAbaas18 күн бұрын
Doqon qodhaha.iskago xaawaley yahay nana du watee halkay dala sawdiki dalkaki godgurifay munafaq yaw alha kaqabto dalka amin
@RAHATUNAFSI18 күн бұрын
Dds waxaa xukuma mustafe cagtar
@MursalJaamac-z5g18 күн бұрын
Hala samro oo Nabadgelyada waqti Hala siiyo. Yaan la siyaasadayn bulshada oo xal nabadeed hala raadiyo weliba dadka samakataliska ah hala dhegaysto. Xaliye from Garoowe.
Markay odayaasha ogaadeen laascaanood ka dagaalamayeen inimadoodana soo dagaal galiyeen miyaad ilowday ma waxad moodayaan in laasku ka tirsanaa kililka Maya e isaaq baad duulaan ku ahayd oonad u ogalayn in ay dadka la dega dhulka Somaliland wax Wada yeeshaan sidaasoo kale ayaad hada bilawday in aad isaaq ugu hanjabto ka baxa degaanka ay udhasheen waxay arintani gaadhi in dasroodka geedka artiga dam lagu shido gacantiina ayaad isku toogateen
Been madow doc buu ka raran yahy Ilaahyna ka baqi maayo wanaag aanu lahyn ood ku sheegtana qaban maayo Ma uusheegin fidnada inay iyagubilaaben Ma uu sheegin ciidanka iyo qabaailka aomalilnd ee xaduudka ka gudbay Wuxu yidhi ninki dhibta kuu gaystay lalama hadli karo isla markaam wuxu rabaa reer ssc Inay la hadlan dadki dhibka u gaystay oo la xaajoodan Mana sheegayo shacb iyo maamul wada soxdaa inay ceeri gaabo dad shacaba wada laayen Muu sheegin I la gubay oo la bililiqaysty daanti hartiga ceerigaabo Cariishyadi buqdharkayn iyo dawacaalybaa u muuqda Ilaahy kelihiis baa cadaaliya Isagan allh agtii buu tegaya Cimaamda benta ahina eebe agtiisa waxba uga yari mayso
@Mohkh64718 күн бұрын
Boqoor cismaan buurmadow waligaba runta kama gabatid feri Goood
@caalim242 күн бұрын
ABTI HAGADIL ADEER HAGA DIL HOOYO HA GABLIN NABAD NABAD
@Maxamed-ql2py18 күн бұрын
Asc
@Adualeh18 күн бұрын
Walahi darod way ku jabayaan dagalka xaqdarada ah ee ay ku soo heshiiyaan inay xasuqan isaq mana dhacayso waydun ka sheekayn😂😂
@Onceuponatime-f7h18 күн бұрын
Hadda dhowr jeer baad been dhaaratay ee iska naso
@saidali630518 күн бұрын
Ilahay ka baq darood waxaa kuma heshine
@bardehanad491917 күн бұрын
@@Adualeh Cid Ku faa'iideysa maleh. Waa kaa dhimay oo kugu dhimay. Dadka meesha Ku le'enaya waa Wiil iyo abtigii, iyo Ina abtigii. Ma garan Karo waxàad mid isu xijiso midna u fogeysoo. Allah waxaan ugu baryaayaa in caqligu shaqeeya oo dadka is ah aan qof danbe isaga dhiman. Colaada iyo qobqobkana Allaha Ka dhex saaro. Dadka geeriyooda qaraabadooda Samir ilaahay Ku irsaaqo. Foolxumo intaan ayaa noogu filan. Walaal is cunaya caqli ma ahan.
@mohaaxmed275917 күн бұрын
Car qofka wayn e isinka sheeganaya bal runta hasheego waxba yusan aano kumeeraysane qofki 12aad makay dileen after dagalki sol kadib marky marayeen ayan meesha galnay cerigabo sababtasana keentay waxna kamay qaban dadkayagu maha basal e wa bashar dhiig io ehelba leh
@MohamedGas-r1s18 күн бұрын
WAR ISKA HUBSO WAR KAAD SHEEGEYSO IYO KAN L A GUU SHEEGAYO
@abdullahiabdullahi117217 күн бұрын
Waa oday dibjir ah adigana ina suaal weydiso ayay ahayd dhinac ayuu xukuumad ka dhigayaa dhinaca kalena shacab markaa laba xukumadood ama laba shacab mesha mid ha udaayo
@AbdizamedXidig18 күн бұрын
Saxafi weyn rug cadaa ah cabdixafiid ❤
@calasowcalas658318 күн бұрын
Odayga ma caaytamaayo, maxaa helay?
@najmanajma675218 күн бұрын
Waan la yaabay aniguba
@hoodo926018 күн бұрын
Boqor ilaahay ha ku barakeeyo si wacan baad u hadashay Dadku waa wllo ilaahay ha laga baqo oo si wacan haloo xaliyo
@AbdelrazakDol18 күн бұрын
Cabdow buurmadow wuxuusan ogayn dilki dacawaley lagu dilay hogaanki nabadgalyada iyo dilki 40 liyuu bolis ah eenabada sugayay ee dacawaley lagu dilay. Boqorku wuxuu sheegay oo kaliya wixii dhacay 25ki december
@Sumayo98718 күн бұрын
@@AbdelrazakDol huwaneey waxa ladinku seekeeyey inaad idoor xasuqdaan oo dhulkooda bililiqayisatan sidii faqash u bililiqayisatay walahay been baa isu sheegteen intii layidhin dhawraayey way dhamaantay
@amaalabdi718518 күн бұрын
Bisinka boqor aa ???😅😅😅
@MaryamAli-z1s18 күн бұрын
C/xaafid odagaan buurmadow kaad ogeydma aha iminka waadagaal ooge
@pmoge931318 күн бұрын
cabdi xaafid. proffesional journalism Boqor Burmadow waa waxgaradka somali ku hadhay oo fahmaya dhaqanka.well said Boqor Aw Maxmuud Buurmadow
@meditationwellnessvideos383018 күн бұрын
Xagee wax garad waa dibjir dik alla ahaa oo dagaal oogje qabyaaladiiste
@meditationwellnessvideos383018 күн бұрын
Xagee wax garad waa dibjir dik alla ahaa oo dagaal oogje qabyaaladiiste 3:32
@Ahmedcismaan-y1i18 күн бұрын
Boqor Buurmadoobow yaan Faqash Ka hadhku waxba Ku ammaanin yaanu kuuhoosgelin
@najmanajma675218 күн бұрын
Boqorku si fiican buu u hadlay maanta
@BashirMaxamud-i1s18 күн бұрын
❤️❤️
@fartunalihashi483318 күн бұрын
Dadka shacabka ah baa waxay noqdeen wasakh!!! Aan diin iyo iimaan lahayn oo dulloobey. Waa in dadkaan shuftada ah oo bahalloobey dhaqan celis lagu sameeyo. Waa iyaga fidmadu
A xafid manta weykaa hoostay kan odeymaaha yusan ku wasakheyn beenmadoow Aya layiraahaa
@0marabdi20917 күн бұрын
Somalia return to square one
@MohamudAbdi-qw8bf18 күн бұрын
War kan sow ma'aha kii sidii caruurta oran jirey hebel waa wacal .
@MaxamedAbdiaadam17 күн бұрын
Tuug af miinshaar ah oo waxkale ka shaqeeya
@AhmedMohamed-vm7oj18 күн бұрын
Weriye khaa'in ah oo kaadib ah ma dilaal buurmadow baa nabad ka shaqeeya ninka tignikada gadayey ee furimaha ciidanka ka kicinayey
@bezani18 күн бұрын
Odayga waxaad moodaa inu dhinac ka raranyahay oo dagaaladan ceerigaabo ama Somali galbeed ka socda uuna dhexdhexaad ka ahayn, fiqi tolkii kama janno tago!
@HilaacR18 күн бұрын
Si fiican oo waayel ciimamade sita u hadli karayo ayuu hadlay nabad buu ka taliye dhinacyadana ugu baaqay siday xaaladuhu uu jiren u sheegay cano qubay dabadooda la qabta inti nool ee dadkeena han u talino inti dhimatay dhimate illahay haw naxaristo
@AhmedYasco-bg5wj16 күн бұрын
Kadda m
@FaisalDualeh18 күн бұрын
Walee seedigey marna ah abtigey waa siyaas run yaqan , marna kiciye marna dajiye , bal maxaa u diidey ragan siyasinta Iskugu shegaya . Ilahayow kala qaboji dadkeenan washay ..
@yusufahmed649317 күн бұрын
Ceergabona sidaas baa ka dhacday ciidankii iyo shicibkii iidoor oo wada socda ayaa lascanod ka dagaallamayey oo cergabo bililiqaysanayey nabaddiina farahay ka baxday
@mahamedqabatur103418 күн бұрын
burmadow iyo kuwa lamidka hadan laiska qaban xalhagagi mayo
@IfiyeAlleamin18 күн бұрын
Su aasha sifiican ayaad udhigtay buurmadowna qadar ayay kahoostay sabab dhe bulshada ara markii uhoraysay hogaan bay dileen hadaba ciidankii ayay soo weerareen loogeeyay dhax dhaxaadinta oo qaar kalaayeen markaa soomaalilan gogoldhaaf siyaa sadeed soo samaysay
Lakiin walahi baan weligeed isaaq laga guulaysan iyagoo guulaysta mooyaane darood way ku jabayaan walahi😂😂
@najmanajma675218 күн бұрын
Iidoorku Daaroodka may ku khalkhaleen
@najmanajma675218 күн бұрын
Abdixaafidoow 40kii ciidanka Liyuu booliiska ahaa ee ay laayeen maxaad u waydiin wayday
@Labwa31318 күн бұрын
SNM in gacan biir ah lagu qabto ayaan rajayn haya oo lagala xisabtamo qaxootigi aya ku laayen waqooyi.alla dulmi ku dhafimayo waa laga yaba in lagu yare dheereyo dulmiga ku siisocoto lakin mar baykulagui.
@MarketJerk18 күн бұрын
siilkaaga nadiifi uu urayaa
@Labwa31318 күн бұрын
@MarketJerk midka hoyada usheeg inay nadifiso SNM waa jabtay nin aan ciilay ayaa icaya waan ku ciilay
@Adualeh18 күн бұрын
Darood waxay ku midaysan yihiin xasuuqa isaq iyo duminta somaliland wadad siyasi shacab dawlad iyo dhaman darood way kuwada socdaan😂😂
@Onceuponatime-f7h18 күн бұрын
Duminta Somaliland haa, xasuuqa dadka maya. Nin kasta oo Daarood ah oo aan rabin in u dumiyo Somaliland waa nacas waayo ana ayaa Somaliland lahayn oo Isaaq kaga dhul wayn dee adiguna dhulkayagiba sheeganaysa oo kaa yagi iyo kaagiba waad Isa siisay. Waxba dhisi maysid adiguna waxbaad duminaysaa. Ma jirayso Isaaq Daarood xukumaya waayo Isaaq aan wax naga dhexeyeen ma tihid ee irir baad tahay ee orod oo irir xukun
@Mahmeedahmed-b5z18 күн бұрын
abha was baqor fotu garc grac dhaley guuulesty daarrrod waen guuuul new polic
@MohamedTijaabo-s8y18 күн бұрын
Duqu 2da dhinacba Dawacalay iyo ceerogaababa midna muuna run ka sheegin 2diiba wa lnakaga gardaryahay yidhi Wn ka xumay ki aanbislahaa run bu sheegi Dan iyo nabadba
@hawonadar.n903918 күн бұрын
Horta c/xf illaahay undoba ken buurmado ninka labaxay dhiiga soomaalidu si dadban iyo is daaragtiya ucunaa waa qabilaste siyasi ah waa khawarijta udbeheda calad madamiyee waa huriyaa Wana nacfigiisi 10 wajile masiibo ku ah soomaaliya nabadeed
@hanaanali295317 күн бұрын
War baadanka hayn ninku beryahan belaaya madow buu noqday
@Onceuponatime-f7h18 күн бұрын
Haweenay ayaa guri Sultanka gashay ee boqor Sida,aanu gabadh ku siinay inanta Nagu soo wareeji
@Adualeh18 күн бұрын
A/xafidow waxad waydiinaysaa buur madow su aalo qabyaladaysan oo aad u daaroodiysan tahay kaa muuqato dhexdhexad kama tihid su alahag😂😂
@aliahmedbygt4kub92118 күн бұрын
Buurmadow mawaxa uu moodayaa in xabashidu kala jeceshahay soomaali waa u soomaali
@cabdilaahiaxmed948018 күн бұрын
Waxa aad iiga yaabiyay, Ugaadeenka Kenya , Kismaayo , Muqdisho joogaa , isagu wixii ka dhacaya Somaliland, Ethiopia , Soomaliya Kenya ، xaq ayuu u leeyahay inuu ka hadlo, laakiin dadka kale uma laha, waa caqliga iga yaabiyay ee Ugaadeen😂😂😂
@2Mohamed-e3t18 күн бұрын
@cabdilaahiaxmed9480 Ogaden ban ahay Garissa kudhashay marku anaku Dhib nagu imadho sidii waqtigii madaxweyne Sharmake Kenya usaxixay NFD, Garissa jamhaad o kalii aya kuso haray Shacabka Dhoobley Somalia ayeey galeen sidaas mid lamid ah kan DDS joogo kama Marmo kani Badhaadhe joogo
@Dhuuxyareone18 күн бұрын
Daalim weye qabyaladista ah
@sharmaakebaayaha653318 күн бұрын
Nabadu waa qurux
@khadraosman172418 күн бұрын
Ma aha in aad ninkan wareysatid
@batulasmail826118 күн бұрын
Iidoor Waxay u barteen Tiraygi ay gacan yaraha u ahaayeen oo dadka u soo qaqaban jireen War dadka Ka fariista hadii kale waa la iska kiin celin
@Engineer-l1l18 күн бұрын
Daarood guryo gub ayay ku soo shaacbexeen
@MuxumedSarhaye-qz6wx18 күн бұрын
Buurmadoow xog badan ayaa ka maqan waxaa ku wanaagsaneyd in aad xog badan uruuriso majirin hal shaqsi oo Ogaadeen ah oo dagaalkaas ku luglahaa oo aan ka aheyn Askari liyuu ah Askartana soomaali baa udhan weliba Arab qoys kaga badan oo soomaali ah Ogaadeen uunbaa jira runtu waataas
@XalaawiXalaawi-uh3im18 күн бұрын
Ciidankii ay gumaadeen ee maydadkii Guska iyo Xaniinyaha ka jareen(17 mayd ayey Xaniinyaha ka gooyeen), kama uu hadlayo Buurmadoow, kama uu hadlayo in Shan maalmood Nabad laga baryayey, Iidoor madaahiro meelkastaba ha joogee
Ogaadeen caqli wax maamul ma leh. Ha laga hoos baxo. Hawd and Reserve Area maamul gaara ha yeeshaan
@AB333East18 күн бұрын
Adeer meesha maqaayad burco ku taalo maha sharci ayaa jir ruuxi ruux laku argo qori sharci daro ah waa la qabay ciidamada new police ayaa gacanta ku hayo dawacley iyo xarshin
@najmanajma675218 күн бұрын
Iidoorna halaga hoos baxo caqli wax muumula ma lehe,samaroon iyo ciise iyo daarood haka hoos baxaan
@AB333East18 күн бұрын
@@najmanajma6752 daarood mar hore ayaa ka hoose baxay laakiin kuwa waligeed ka hoos baxeenin waa samaroon
@MaxamedAbdiaadam17 күн бұрын
Meel kale laga xukumaa Garaadlaawaha iyo buurmadowba TALO kama godo
@MaxamedQarfaan18 күн бұрын
MUXUU DAREEMAY EE SIDII HORE MAHEE
@Yusufliban-ty2tl18 күн бұрын
Waxaan ugu baaqayaa dhamaan beelaha dir ee degan itoobiya waa in ay ka hoos baxaan maamulka ugaadeen oo ay sammaystaan maamul u gaar ah ama oromada isku darsadaan si soomaalidu khadkaba uga baxdo marhadii la is indho buuxin waayey
@batulasmail826118 күн бұрын
Ileen waxay Iidoor u Xasuuqeen Ciidankii Dawlada ee Nabada ilaalinta waa arimo laga soo shaqeeyey iyo Dagaal la Abaabulayey mudo.