BUURTA SHAYDAANKA | LAASGEEL

  Рет қаралды 325,957

Qays Qeyser

Qays Qeyser

3 жыл бұрын

Wuxu ahaa runtii dalxiis aanu cilmi badan ka kororsanay oo xiisihiisa watay
Sidoo kale waxn u mahadcelinaya asxaabtaydii nagala qaybqaatay dalxiiskan oo ugu horeyo sxbkay abdalla jamaal, dhakhtar, maaweell, abdihahi haji iyo sumaya
Ascaabtayda daawadayaasha ahna waan idin mahad celinayaa, Aadbaan idin jecelnahay idinka la’aantiin waxba may suurto galeen
Daawasho wanaagsan waxn rajayanaya inuu muuqaalkani noqdo mid aad waxbadan ka korosataan kuna raaxaysataan daawashadiisa

Пікірлер: 1 500
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto, Aynu uwada ducayno qofkaas ku dhintay shilkaas, inta dhaawacana alle ha shaafiyo ameen. 🤍
@sacadsacaf5281
@sacadsacaf5281 3 жыл бұрын
Amiin jaar ahaYn zxp qofkaaa
@yusufsomali5011
@yusufsomali5011 3 жыл бұрын
Zxp puntland u so dalxiiz thnkz
@shamismuuse9445
@shamismuuse9445 3 жыл бұрын
aaamiin
@abdou.x3815
@abdou.x3815 3 жыл бұрын
saxib karamysan #qaysqayser #abdallajamal #two #legend #somalia #bastfriend 👍🏿🇮🇹🇮🇹keep going 🔥
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@abdalajamaal
@abdalajamaal 3 жыл бұрын
Wad salamantihiin Asxaabta Jecel in ay Dalxiisaaan ama Dhulkooda kala bartaan 🤟🏽
@kingsaid9298
@kingsaid9298 3 жыл бұрын
Alle haku sharfo bro
@exnewhargeysa162
@exnewhargeysa162 3 жыл бұрын
Legend video GaaGa aan sugeyna Lasoo dhakhso pro
@gacmoofficiall1383
@gacmoofficiall1383 3 жыл бұрын
Lagaa qaaday
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
Wnka qaadnay hoodhe
@gamaalshirwac6593
@gamaalshirwac6593 3 жыл бұрын
Wlaga qaday Legedn
@shuayb8pack
@shuayb8pack 3 жыл бұрын
2 legends amazing content I’m coming insha allah
@ismailupdeirazhid153
@ismailupdeirazhid153 3 жыл бұрын
Insha Allah bro WelcomE to somaliland
@KhaLeDhaykal47
@KhaLeDhaykal47 3 жыл бұрын
EYeeHe legned welcome brother🙌✊
@burcotogdheer7898
@burcotogdheer7898 3 жыл бұрын
@@ismailupdeirazhid153 somaliland isn’t a country my brother , muse bixi will soon leave 😂😂🇩🇯🇩🇯❤️🇸🇴🇸🇴somali waa 1 nacasyow cadanka uushaqeya
@user-il4vj5js7u
@user-il4vj5js7u 3 жыл бұрын
@@burcotogdheer7898 beedee beedee dhalay ka masax magac burco accountkaaga nugushu burco kama dhalatee
@user-il4vj5js7u
@user-il4vj5js7u 3 жыл бұрын
@@burcotogdheer7898 beedee beedee dhalay ka masax magac burco accountkaaga nugushu burco kama dhalatee
@umusuldan4062
@umusuldan4062 3 жыл бұрын
Hooyadi ku tarbiysay kuna dhashay ayada inta inta hooyo Muslims ilaahay ha xifdiyo inta dhimatayna raabi ha u naxariisto edebta aad ku dhaqameyso masha allah
@xaajiofficial4602
@xaajiofficial4602 3 жыл бұрын
Inta iLa aragtay cabdale jamaal iyo qays qayser iney isku eegyihin loveka ha ila dhaafin😍
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Hhhhh beenta mahan
@maan-dhaadhi4967
@maan-dhaadhi4967 3 жыл бұрын
Anu ma kala garan jirin barigi hore
@Sara-hx8wu
@Sara-hx8wu 3 жыл бұрын
Soomaha
@Somali-Rights-Watch
@Somali-Rights-Watch 3 жыл бұрын
Mar badan ayaan isbarbar digay..weey isuegyihin....taloww meey isladasheen
@iamk3977
@iamk3977 3 жыл бұрын
@@Somali-Rights-Watch 😂😂islamay dhalan mayee
@maaweell
@maaweell 3 жыл бұрын
Wooow Laas Geel Si fiican ufiirsada
@umaymamoh1667
@umaymamoh1667 3 жыл бұрын
Ilmaaderayaalow inamadeena 1m aynu gaadhsino ! Labadooda channelba
@ifrahelmi1643
@ifrahelmi1643 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@msbuundo
@msbuundo 3 жыл бұрын
2 talo ayaan idin odhan lahaa gaadhsiiya cida masuulka ka ah ama ilaalisa deegaankan. 1:Sida aad hada meesha dhexdeda wax ugu cunteen aan loogu ogalaan in wax lagu cuno 2: in aan la taaban calamadaha ku qoran ee asaarta ah waayo gacmuhu wax yeelo ayay u gaysanayaan. Thank you sida aad muuqalada dalka noogu soo gudbiso
@axmanna7855
@axmanna7855 3 жыл бұрын
Labadii qof ee Nasiibka badnayd ee ku raacday waa kuwama talow😀, Muqdishaan kaala socdaa wll💯
@Masdille
@Masdille 3 жыл бұрын
Lkn meeshu Waa Laasgeel😂🖐 Aadban idiin salaamay Reer Muqdisho.
@homzadayax3224
@homzadayax3224 3 жыл бұрын
Wxa is helay lapada KZbinr ee hrgeisa somaliland an ugu taagero wlh fadhiga igu Tusey hrgeisa somaliland qurux deeda alhamdullah keep going abdalla iyo qays iyo maxamed dhakhter iyo maawell insha allaH wxan rajeynaya in an ka mid noqon doono dadka sida wngsan lo kaxenayo dalxiska insha allaH Qays qayser legendary wlh wan idin slamay pro
@ibrahimhadame4946
@ibrahimhadame4946 3 жыл бұрын
Labadiii youtuber ee aan kaligood daawan jiray ayaa maanta is helay👏👏👏
@namiin3034
@namiin3034 3 жыл бұрын
I LOVE MY COUNTRY SOMALILAND ❤ I LOVE MY PEOPLE 🖤 I LOVE OUR FREEDOM💚 MASHAALLAH TABARKALLAH 😁
@farahmohamed8782
@farahmohamed8782 3 жыл бұрын
Somaliland doesn’t exist it’s part of Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jokeryt5673
@jokeryt5673 3 жыл бұрын
@@farahmohamed8782 siilka hooyda somali ilmo niiko qaraxland fuck🇸🇴🦶🦶🦶🤮
@lamahurantechnology1773
@lamahurantechnology1773 3 жыл бұрын
Team abdala Jamaal ismuujiya dhiiga 🔴❤👊
@xamdacayni2192
@xamdacayni2192 3 жыл бұрын
Qays Iyo Abdalle Jamal Kulankooda Inata Ku Faraxsan Like Ta 👏👍👋
@Dunijoog
@Dunijoog 3 жыл бұрын
ALLE ha idin ziyadiyo Nabadda aad ku dalxiiseesaan dhulkeena intiisa kalena ALLE nabad haka dhigo
@sabahabdirizak6640
@sabahabdirizak6640 3 жыл бұрын
Ilhay hawo naxariisto marxuun ku dhintay shila ka gaadhi idinaka waxan idina leeyaay madaamo soo ban dhigtaan qurux dhulka waad ku mahadsantiin dhamaantiin
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 3 жыл бұрын
abdalle iyo qays oo is helay guuleysta inamadaydii❤️❤️
@xaajiofficial4602
@xaajiofficial4602 3 жыл бұрын
Qays qeyser dadka youtube looga pahanyahay tahay dadalkaga isku so sartey tageero buuxda ku ahay dhulkena nimca fadhida💖🤴
@booblyrics647
@booblyrics647 3 жыл бұрын
Shilkaa gaadhi waxaa ka mid ahaa labadaydii sxb mubaarik iyo xuseen oo midna madaxu dilaacay midna lugu ay jabeen ana nasiib ayaa iga reebay usoo duceeya wll iyo inanka dhintayba😥😭🤲
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 3 жыл бұрын
Ax waanku dareemi karaa wllo ilaahay swt ayaa siduu doonaba yeele ah Ilaahay swt ha caafiyo labadaada sxba wiilka dhintayna rabbi swt janada haka wrbiyo janooyinkiisa aaaaamin aaaamin aaamin Adiguna ilaahay u mahan naq wllo kaa reebay waa naxariis alle iyaba
@hiboabdillahi9711
@hiboabdillahi9711 3 жыл бұрын
ASC, Las Geel is a beautiful unique historical cave, we should preserve it for future generations and I thank you very much for sharing this video. As for the accident, kindly remind people that they should put on their seatbelts and drive safe.
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Masha"allah MuuQal Qurux Badan Iyo dhulkii Hooyo oo Nimcadu Buuxdo MahadsaniT Wlaaal
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariso dadki ku geriyiden shilka😭😭😭😢
@theThriller83
@theThriller83 3 жыл бұрын
Salams from down under Qays, thank you for showcasing the land marks of our country.
@hiboahmed1338
@hiboahmed1338 3 жыл бұрын
Another amazing place, inshallah I can’t wait to visit Somaliland. Thank you brother
@maryamaabdi2242
@maryamaabdi2242 3 жыл бұрын
Goormaa lascaanod tageysaa walaloow from xamar cadeeey
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Reer Laasacaanood Baad tahay Mia ?
@booblyrics647
@booblyrics647 3 жыл бұрын
Ololka,qiica iyo dhimashadaba intaaba cidi maduubTo gaar ahaan muqdisho intaas ba way ka jiraan eeg hadaa👀
@boqorburhaan4390
@boqorburhaan4390 3 жыл бұрын
@A Ktir lyrics sxp Las anod Waxey kamid tahey dhulka ugu tarikhda weyn deegaan Ka somalidu degto
@burcotogdheer7898
@burcotogdheer7898 3 жыл бұрын
@@boqorburhaan4390 haa iisceebayn nacasyow 🤣🤣 dhuulka uugu taarikhda wayn waa,zaila,Berbera,bosaso,muqdishi,harar,dire dhaba,nd many more 🇩🇯🇩🇯❤️🇸🇴🇸🇴
@sakasaruuni101
@sakasaruuni101 3 жыл бұрын
@@burcotogdheer7898 kkkkkk not bosaso. also dont claim burco
@abdirahman9004
@abdirahman9004 3 жыл бұрын
#Republic_of_Somaliland is peace and beautefull Country East Africa 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@faanbadane9995
@faanbadane9995 3 жыл бұрын
Ajanib iska dhig ado somaliya🤮🤮🤮
@faanbadane9995
@faanbadane9995 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕✌🏻
@burcotogdheer7898
@burcotogdheer7898 3 жыл бұрын
Nacasyow somaliland wadan maaha saaxib 😂😂 Somali waaliigod maakala goayso nacasyow from burco peace to all somalis 🇩🇯🇩🇯❤️🇸🇴🇸🇴
@user-il4vj5js7u
@user-il4vj5js7u 3 жыл бұрын
@@burcotogdheer7898 dhakhyahay qadaadwaynta ahi abaahaa amisom adigu somaliba tihid ee waad is mooday
@suho7712
@suho7712 3 жыл бұрын
@@burcotogdheer7898 adigu comment kast ma jawabaad lasugaysssaaaa
@boqoradasomaliland7841
@boqoradasomaliland7841 3 жыл бұрын
Masha Allah dalkeyga Somaliland wan ku fana qeys iyo cabdala salan sare ❤️🥰💕
@yusraarab9910
@yusraarab9910 3 жыл бұрын
Walalo your channel is innovative, modern and creative. I really enjoy watching your videos, specially because it’s a Somali speaking channel. Mansha’Allah, keep up the good work! 👏🏽
@xiinfiniin6765
@xiinfiniin6765 3 жыл бұрын
Inanta Sumaya Dhar Asturan xidho maad tiraahdid walaaal🙏🙏
@Kaaliyeproduction
@Kaaliyeproduction 3 жыл бұрын
dhalinta jecel dalxiiska dhulka fadlan like saar
@abdiazizselad
@abdiazizselad 3 жыл бұрын
Xamar in aad timaado Ayaa sugayaa insha Allaah wllkyga🇸🇴✅✅
@sidikoahmed5257
@sidikoahmed5257 3 жыл бұрын
This channel deserves a 100 million Subs.
@abdimodel6539
@abdimodel6539 3 жыл бұрын
Ninka keliya anigo sarirteyda jifa idalxisiya🤣
@liibaancali1150
@liibaancali1150 3 жыл бұрын
qeys qeysar inta uxiistay like😋
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Laas-Geel I remember 2016 xasuus baan galay🙏🙏🙏thanks wllo
@ifrahyusuf2363
@ifrahyusuf2363 3 жыл бұрын
Yessss!!! The collab I’ve been waiting for💯💯
@abfatah778
@abfatah778 3 жыл бұрын
I'm very Proud of you for showing all these beautiful landscape and beautiful place . Our wonderful country, Go forward My 2 legends. the video is beautuful from Dj ✊✊
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Somaliland dhul nabada ah waxan rajeynaa somaliya iney sidaan si ka daran noo noqoto
@mahadwalidabdala-norrevang8345
@mahadwalidabdala-norrevang8345 3 жыл бұрын
Insha Allah😥🇸🇴❤️
@shakirahmed8966
@shakirahmed8966 3 жыл бұрын
Insha Allah Bro alle Dhibka haydinka qaado
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
@@mahadwalidabdala-norrevang8345 thanks bro
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
@@shakirahmed8966 thanks pro
@faysaibrahimfaysacali
@faysaibrahimfaysacali 3 жыл бұрын
Manshaala walal inshallah xamar nabad bay heli Alah ha idinka dhameeyo cadowgiina wa u ducayna marwalba🤲🏾
@hodanali253
@hodanali253 3 жыл бұрын
Mnch allah mnch allah wn Idin raaci laha hadan joogo Somlilnd alle ha idin xafido inamdayadi 😍😍
@haawaluul9529
@haawaluul9529 3 жыл бұрын
Waa markii igu horeysay e an chennelk so boqdo mashallah wax badan ba hore i dhafee hada kadib ima dhafi donane inshallah ad ban idin dhiragalainayaa wllo✌👍
@nafissaomar6192
@nafissaomar6192 3 жыл бұрын
Amazing ma sha Allah as usual...may Allah bless you guys ameen
@marianadan208
@marianadan208 3 жыл бұрын
Ma sha allah beautiful place thank you guys❤️
@yusufahmed8095
@yusufahmed8095 3 жыл бұрын
Maa shaa Allah tabarakallah keep up the good work bro👍 am coming to somaliland this summer in shaa Allah after lockdown can’t wait
@fathiyayusuf9226
@fathiyayusuf9226 3 жыл бұрын
Thank you for showing us the beauty of our Somali or Somaliland. Please our youth so they can go to their country. Make more videos like this.
@ASMA-j
@ASMA-j 3 жыл бұрын
Two legends in the house m.a💕
@abdirahiimmohamed8190
@abdirahiimmohamed8190 3 жыл бұрын
Maansh allah qays qaysar intina xiisaynasay muuqalka cusub ee laas geel Like.t dhac kusii👍👍👍 Best youtuber of talent qays qaysar♥️
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Abdalla JamaaL Ninkaz iyo Drone tiisa Gacan ban u taagay 🔥💯 Let’s win together Qayska 🤍
@mustafaabdi851
@mustafaabdi851 3 жыл бұрын
Masha allah, salaan sare Qays qaysar iyo asxaabta kale ee safarka ku wehelinaysa, waa barnaamij aad u qiimo badan in lasoo bandhigo goobaha taariikhigaa ee dalkeenu hodanka ku yahay dadkana la baro anigu adban u taageera ee halka kasii wada hawshaa wacan ee aad wadaan Oo goobaha kale hadhayna inoo dalxiis geeya meelkasta oo aad tagtaan waanu idinla dalxiisnaaye, guul baan idiin rajaynayaa dhamaantiin Waa mahadsan tihiin dhalinyaro wadaniyiine dheh.
@ismailasha5494
@ismailasha5494 3 жыл бұрын
Qays you should open your own tourist company love your channel mashaa Allah
@mursaljama1389
@mursaljama1389 3 жыл бұрын
Breathtaking views and amazing landscapes, thanks for showing the beauty of the mother land. Keep the momentum guys.
@HanaanHussein-qi7fd
@HanaanHussein-qi7fd 9 ай бұрын
Really 5th of this ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@cawocabdi4544
@cawocabdi4544 3 жыл бұрын
Dhulka hooyo qurxoona Alloow ha i dilin anoon marin 🤎 Iyo intii jecelba Alahumma aamiin
@yusu0154
@yusu0154 3 жыл бұрын
Thank you for showing my home country i've never been to but i dream of visiting in the near future inshaallah
@aishaarab3248
@aishaarab3248 Жыл бұрын
You really need me to come
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Qees wiil an Jcyhy quruxlow eh oo hadana Muqalo faa, ido leh no so bandhigo dhulkeena hooyo na tuso masha Allah
@nabiilosman6368
@nabiilosman6368 3 жыл бұрын
Dhulkagii halkani maha waa dhul dad leeyihiin xamar iyo garwe aya dhulkaga ah ku faan
@asiaayman6744
@asiaayman6744 3 жыл бұрын
Two legends qays qaysar and abdallah jamaal
@rahmaandrtgismail2847
@rahmaandrtgismail2847 3 жыл бұрын
Maansha Allah cilmi badan iyo taariikh aan la ogeyn ayaa laydin qariyey oo ku qarsoon cidii baadhi lahaydna waa idinka kitaabka quraankana wey ku jiraan cidii halkan deganaan jirtey qawmu samuud ayeyba u eekaayeen dhererkooda
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 3 жыл бұрын
Mshallah congratulations from Djibouti 🇩🇯 dhulka quruxdisa aan la dhacay
@barkulanhub7377
@barkulanhub7377 3 жыл бұрын
Love it 😍 guys keep going qays and others ❤️❤️❤️
@abdirahimhassan2793
@abdirahimhassan2793 3 жыл бұрын
I gained Lesson of arcaeology thanks qays you've been doing well
@saedali5705
@saedali5705 3 жыл бұрын
Masha Allah Qays qaysar hore u soco maanta muuqalada waa cajiib waxa kula socda legend Abdala Jamal
@ridwaannuur8665
@ridwaannuur8665 3 жыл бұрын
Hhhhhhh rag karti leh cabdale jamaal iyo qays qaysar keep going prothers 🔥🔥💯💯
@abdinafimahi1526
@abdinafimahi1526 3 жыл бұрын
This is beautiful masha alla 🔥🔥
@apdirahmanqalas3215
@apdirahmanqalas3215 3 жыл бұрын
Isla dagmada laasgeel aya kan slamy wllki❤️
@pilotkaduula
@pilotkaduula 3 жыл бұрын
Somaliland Melaha Qruxda badan Baa Ku Yalaa Come Our Country 💚💬❤️
@najiibfaarax7912
@najiibfaarax7912 3 жыл бұрын
You are legend, never give up, keep forward Walal
@hanni1028
@hanni1028 3 жыл бұрын
Your camera is something eles 🔥🔥🔥 Your style 100🙈❤❤❤
@m.d.a4163
@m.d.a4163 3 жыл бұрын
Watching live from Kenya. Hope you guys one day you will come Kenya.
@shuushuu5471
@shuushuu5471 3 жыл бұрын
aad baan u jeclhy in aan ku dalxiiso dhulkeena quruxda bdn mash Allh wlh waa melo taariiqiya mahadsanid wll sida quruxda bdn ee aad anigu so gudbiso dhulkeena nimcda ku duugan waan imaan doonaa insh Allh from mugdisha
@____-yq9xy
@____-yq9xy 2 жыл бұрын
Mash allah wadankeygu waa qurux meydhan waa wada buuro iyo wada bado il iyo cowriba lahaada I love my counTRY somaLiLAND ❤️💯
@Mimi05530
@Mimi05530 3 жыл бұрын
Its funny....luv it .. Imika aya igu horeysa...nice to know that we have such amazing youtuber Go forward ..@Qays and team
@abdiazizmohamed2919
@abdiazizmohamed2919 3 жыл бұрын
Mashallah this is Double amazing and niceful i love Somaliland I'm puntlander The best State of historical and tourist places As well safe heesta uku danbeysa Magaceed walaal mahadsanid In badab ❤❤💯
@salamkala14
@salamkala14 5 ай бұрын
Honey SOMALILAND is country not a state
@deedee8934
@deedee8934 3 жыл бұрын
MaashAllah! dhulki hooyo quruxsana inshAllah we r coming back sooon. I llahay ha u naxariisto wiilki ku dhintay shiilka babur kuwa kale cafiimaad deg deg.
@Amraandamar
@Amraandamar Жыл бұрын
Mansha Allah, nice Vlog and thank you for sharing this with us. Wish you every success in life, health and happiness and all the best in the future. Insha Allah I want to visit this places in summer 2023. This place is so beautiful and gorgeous history. Love the view and amazing places in Somalia 🇸🇴 to see and all Somalia need to united. Culture and history of Somalia, and Somalia will rise again and be the best places in Africa to visit Insha Allah.
@maarigjunior5262
@maarigjunior5262 3 жыл бұрын
AFreeChild QQ 😍❤❤
@zupeirx9179
@zupeirx9179 3 жыл бұрын
Maxad ka qaban karta!!!
@laylalovejak6186
@laylalovejak6186 3 жыл бұрын
Qays qaysar calanka somaliland gacanta.ku xidho ku faan dalkaaga walal
@Degaliah
@Degaliah 3 жыл бұрын
😂😂 maxa Calan qacanta lagaga xidhanaya wayabe? Adunka qof calan qanata kuxidha lama arag
@laylalovejak6186
@laylalovejak6186 3 жыл бұрын
@@Degaliah 😂😂😂😁😁😁😁😁😁🤣🤣🤣
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
Qays iyo teamka oo dhanba haku xidhaan ilaahaybaa ka dhigay wayna Ku faanayaan waar Ku xidha calanka jamuuriyada barakaysan ee Allaah ilaaliyo Somaliland.
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
@@Degaliah kii calankiisa ka khajilaya sumcad xumo awgii isagay u taalaa laakiin kaayagu isagaaba sharaf noogu filan manshaallaah.
@Degaliah
@Degaliah 3 жыл бұрын
@@haweeyafanax9093 calankagu iyo dalkagu wa qalbigaaga maha calan maraykan ayan deganahay walina ma arag qof calan sita aan calanaka somaliya iyo Somaliland ahayn wa yaab
@ilhaamqalif5007
@ilhaamqalif5007 3 жыл бұрын
Masha Allah LAASGEEL Aad bay U Qurux badan tahay. Waxaa Sugnaa waa LAASCAANOOD
@juliajano4645
@juliajano4645 3 жыл бұрын
2 legends keep going borther 's🖐🖐
@safakadiyeh3618
@safakadiyeh3618 3 жыл бұрын
I like these typa vlogs keep going guys💞☺😘
@hamdaismail6053
@hamdaismail6053 3 жыл бұрын
I can't wait intaan imanaya dhulkyga hooyo 😇🥀
@soomaaliasoomaalibaaleh4415
@soomaaliasoomaalibaaleh4415 2 жыл бұрын
My qays qaysar please keep goin my bro .
@fardousahmed4850
@fardousahmed4850 3 жыл бұрын
Thanks wllo Gurigaygaa joognaa ku dalxiisnay masha Allah waad ku mahadsantay inaad wax naf leh nala wadaagto
@farhiamandhuri6974
@farhiamandhuri6974 3 жыл бұрын
Waad keyfteen 😍 Qofkaa shilka ku dhinteyna allah yaa raxma🤲👍
@tusmouhmed6861
@tusmouhmed6861 3 жыл бұрын
Weey weey dad baa is helay akhyaar tii reer Somaliland kudal xiisa dalkiina hooyo
@shakurhaji6218
@shakurhaji6218 3 жыл бұрын
Woow,.wat a history in their..coming inshaalaah
@idilabdi6852
@idilabdi6852 3 жыл бұрын
Mansha allah wadankiii bad najeclaysiiseeen waleeeh meelo cajiib ah oo taariikhiii ah baaad nooo sooduubteed waxaaad modaaah ahramtiii Masar
@King-lp1my
@King-lp1my 3 жыл бұрын
حياك الله اخي alle abaalkeeda ha kusiiyo quruxdii dalkaaga ayaad bulsho wayn u boholyowdey la wadaagtaa e
@ramadhanabdishakur6858
@ramadhanabdishakur6858 3 жыл бұрын
This is awesomeness brother🔥🔥🔥🔥❤
@habonekadar9422
@habonekadar9422 3 жыл бұрын
Incha allah hargeisa markan imado waa balan wan idin racaya miss you hargeisa cadey ❤️❤️❤️
@foozia426
@foozia426 3 жыл бұрын
Maasha Allah dalkeygu quruxbadana
@hairrepair2400
@hairrepair2400 3 жыл бұрын
Gacantu waa qalfoofe. Qlbigan ka salaame. Wll qlbi❤️🥺🙏
@MounaOmarismael
@MounaOmarismael 3 жыл бұрын
Mashaallah aad ayaan ugu helaay vlogan wanagsan iyo sida quruxoon ee uduubteen 👍
@amriitashorf5889
@amriitashorf5889 3 жыл бұрын
Goobweyn video ayaan ka zugeena one of the most beautiful places in Somalia
@lovev1064
@lovev1064 3 жыл бұрын
Oh OK Masha Allah Huuno You back ❤️😍😍😍😍😍😍 good to see you again you are beautiful bless Masha Allah We miss you Huuno tell your friend hi 🙋‍♀️ I can’t wait to watch this video to finish
@RB-ns2cf
@RB-ns2cf 2 жыл бұрын
I visited this remarkable spot back in 2007 was an interesting experience
@apdihoorri4371
@apdihoorri4371 3 жыл бұрын
Qays qayser legend aadpaan kuusalaamaYaa wxaan kuurajeYnaYaa horumar wnagsan midna waankuleYahaY dadka dhawr dalkana jeclow🤚💫
@princesssawsan2048
@princesssawsan2048 3 жыл бұрын
Msha Allah 2dinaba tageran inii ahay ilmaderadaay horuu mar wacan ❤👍
@collineest9827
@collineest9827 3 жыл бұрын
Thé only man that i apreciate his vlog Qays qayser jir oo joog From jabuuti
@hipaaqaxmed5028
@hipaaqaxmed5028 3 жыл бұрын
Runahaantii dadka qiimagalehi isma qariyaan wxn bartay qays Vlogii uu ku tagayay Ceerigaabo ee uu burco ka baxay run ahantii ilaa malinkas an bartay wad iska jeclahy inan daawado muuqaaladisa wllhi mid anan ku ceceshan kuma jiro muuqaaladisa alle ha ku xafido wllo qays keep going
@ismacilmukhtar2691
@ismacilmukhtar2691 3 жыл бұрын
Kula mid baan ahy
@mohamedraamoole4072
@mohamedraamoole4072 3 жыл бұрын
You are a very good young man who is taking the minds of the young people in the diaspora and showing them their country and making a beautiful video. I say go ahead and share something good with the community. Success🇸🇴📸🖐
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 3 жыл бұрын
Meshu maha somalia shuba ku dhashee🥱
@ozakediamond2670
@ozakediamond2670 3 жыл бұрын
u sheeg bahluulka🤣🤣🤣
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
@@upsidesalam2870 kkkk way rlyonayaam dhulkogi uu ololayA oi kenya haysata 😂😂😂😂😂
@hibaaqcabdi3380
@hibaaqcabdi3380 3 жыл бұрын
Masha allha wllo qays qayser shugran allha yacisik sida quruxda bdn eed asxabtda u raali galinyso meeshan wa buurta laasgeel e degmda logu magac dary deegaank intii rer laasgeel ah like ha saran ❤❤❤❤❤🙏
@zaamzagal554
@zaamzagal554 3 жыл бұрын
Amazing wllhi Qays qayser io Apdalla jamaal Runtii Aad waxa uu jeclahay ina idinla dalxiiso inzha Allah watacala🥰love U prother’s❤️
Sanaag | Gurigii SAYID Mohamed abdalle hassan iyo Dowga Tabca
21:26
QAYS QAYSER IYO CAMERA DA QARSOON
8:03
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 291 М.
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 37 МЛН
Caping at the mountains
15:31
Qays Qeyser
Рет қаралды 212 М.
BARO DALKAAGA OO NALA DALXIIS IYO FISKA
13:01
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 222 М.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Maaweell
Рет қаралды 719 М.
Waligaa Cunto Ma ku karsatay Duurka ?
10:48
Qays Qeyser
Рет қаралды 323 М.
CHALLENGE QOSOL BADAN IYO SU’AALO DAGDAG AH
13:47
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 253 М.
Nolosha Geeljiraha | A day For Geeljire
15:29
Qays Qeyser
Рет қаралды 608 М.
Sharaxaadii Buurta Laas Geel laga siiyey Madaxweynaha Somaliland
9:10
Somaliland Channel
Рет қаралды 32 М.
Maxaan Kusoo Aragnay Booqashadii LAASGEEL, SOMALILAND
9:24
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 10 М.
Qabrigii SHEEKH ISXAAQ
15:11
Qays Qeyser
Рет қаралды 338 М.
Goob Lagu dabaasho oo qarsoon | Hidden natural swimming pool
15:59
Qays Qeyser
Рет қаралды 354 М.