By by muqdisho ✈️ safarkaygii dhamestirayay riyadaydii 9 sano ayaan soo galay alx llh

  Рет қаралды 25,720

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

Күн бұрын

Пікірлер: 347
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Күн бұрын
771771800 WAA LAMBARKAA IGALA SOO XIRIIRI KARTID
@suweriacadey8574
@suweriacadey8574 Күн бұрын
Asc aniga ubahan
@suweriacadey8574
@suweriacadey8574 Күн бұрын
Wllky ayaan uu ibinaya habo aniga ubahan
@suweriacadey8574
@suweriacadey8574 Күн бұрын
Furaha maxawaye
@NaimaMoha-x1h
@NaimaMoha-x1h 16 сағат бұрын
Asc abaayo telka maxaa Laga hormarinaa wuu Ii Soo qaban waayey ee numberka
@NasroSheekhxasan-lb8jr
@NasroSheekhxasan-lb8jr 15 сағат бұрын
Markaan yaabo qofka aan shidaalka kaqaato ayaan qof qaali ah
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 11 сағат бұрын
Alxamdulilaahi Ayaaney markaad nasatiin qur,aan isa saara caruurtana baari allaha idinkaga dhigo ❤❤❤
@LadanAbdwahid
@LadanAbdwahid Күн бұрын
Alxamdulilah isoo duceya anigana rajadeyda in uu illahay ii rumeyo iyo inta ila midka ah waan rajeynaa anigo gulestay in aan qisadeyda ayaan la wadago ayaney adga mashaa allah tabarakallah illahY haku siyadiyo frxdada nolasha rajada aadka leedahay illahay haku rumeyo bini Adam nahay baahi nahama dhamato
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Күн бұрын
Alx wx jira hooyooyin dhibaatada aad so martay iyo ka badan marayaa ayaaney aan uwada duceeyno hooyooyinkaas allaha uso sahlo caruurtooda😢❤
@Zamzamqurux-f5z
@Zamzamqurux-f5z 17 сағат бұрын
Amiin ❤ wallahi gudaha kagubanaya
@bilicsandeeq5540
@bilicsandeeq5540 7 сағат бұрын
Wlh warunta abayo hoyoyin badhan aya carurtodha kamaqan aniga ayana ka kow ah curadkeygi iyo curadkuxigen keygi aya iga maqan 9 sano xita aragti wala ii didhay alx wlh allah sidhan ubaryaye oo istiqfarta ubadhinayay hada ayey igu dahen carurta holiday Ayan kukeneyna wlh malintas wan oyay farxad darted holidaydhi Ayan sugi la ahaye
@falishassan231
@falishassan231 23 сағат бұрын
Because maqsuud aataahy oo wadnahaagi ayaad wadataa abayo sidaas ayaad ucuntay Masha Allah
@Zuuzu77
@Zuuzu77 Күн бұрын
Alle SCW marku adoonkiisa imtixaanayo samirkiisa & imaankisa ayu firinayaa, qof walbo murugo iyo xanun daremaya samirka iyo ku xirnashaha alle ha i badiyo si u imtaxaanka ugu baso una liibaano adun & akhiro ❤️
@AbdirahmanIbrahim-cz8oz
@AbdirahmanIbrahim-cz8oz Күн бұрын
Ayaaney walhi maalinkasta waan is waydiin jiray goormay soo noqon yada iyo ciyalkeedii walhi xataa manta waan kaa warwarsnaa waan jeclaa inaad masar ku soo noqoto ilaahay haku xifdiyo cawa ayuu warwarkaagu igabayaa mcn ❤❤❤
@ramlaruun8982
@ramlaruun8982 Күн бұрын
Ayaaney sidaan ugu farxay mamalen kartid inaad laabatay❤adi awlaadaadii abyo❤xaasid mawaaree wlhi ani dadka farxadooda aad baan ujeclhy guuleyso if io aakhiraba abyo❤ اللهم لك الحمد ولك شكر❤
@mohameddeedow3840
@mohameddeedow3840 Күн бұрын
Asc abaayo guul aad iyo aad ayaan kuugufarxay ilaahay hakula garabgalo waan kufaraxsanaha inaad adiga iyo beerkaagii aad dib u midawdaan il iyo aafaba alaha idinkahayo aamiin
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 Күн бұрын
Ilaahow adaa awood lehe sii caafimaad ay iskula qaataan farxad dheer iyo nolol qurux badan hampalyo ayaaney adi iyo wiilasheyda ❤❤
@nacimanacima4981
@nacimanacima4981 Күн бұрын
Amiin ya rabi
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 23 сағат бұрын
Aamiin aamiin mahadsanaid ina adeer
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 23 сағат бұрын
@@ayaangobdoon3254 you welcome ina adeer qaali mar walbo kor ahaaw ciil iyo cadaabna rabbi kuma tuso
@nacimanacima4981
@nacimanacima4981 17 сағат бұрын
@@ayaangobdoon3254 ada mudn hbbty
@MaidaJamaad
@MaidaJamaad Сағат бұрын
Talajada wan ubahnan laha lkn 😢abayo allah ha idiin xifdiyo cafimad ku waara ❤❤​@@ayaangobdoon3254
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Сағат бұрын
Illahay haku Xifdhiyo walasheyn Carurtaada Insha Allah mahadsanid ayaaney
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 Күн бұрын
Masha Allah ayaan qurux Allaah haku siyadiyo farxada iyo kheyrka amiin sida ayaney aniga xitaa waan so safray africa ayaa jogaa hooyo iyo abo soboqday mar yahan ku ma dawan hada la kulma safar kaga wana ku xisay❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Күн бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@nasronuur7921
@nasronuur7921 Күн бұрын
Maasha Allah hamplyo Ina adeer mcnto amurahaaga allaha kuu saqiro adi iyo caruurtaba allaha nii xafido❤❤❤❤
@umumaysuun
@umumaysuun 16 сағат бұрын
Mashalah tabarakallah qali alle hkuu xifdiyo carrurtaada iyo sawjkaagaba
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Күн бұрын
Masha Allah ❤🎉❤
@Haffyy
@Haffyy 21 сағат бұрын
Masha Allah ilahow kuxafid manta inan arko walashey igaweyn ayan iyo ilmaheda oo midobay oo isla socdo sidan oogu farxay maqiyasi karo ya allaha isku barakey oo cimri iyo cafimad ay kuwada noladan si ya Allah 😭♥️♥️💯
@amounali640
@amounali640 Күн бұрын
Assalamu caleikum habaryaar, MASHA ALLAH, TABARAK RAXMAN ALLAH SUBXANA HUWA TACALA haa idine xifdiyo
@XamdaXasan-fe8dl
@XamdaXasan-fe8dl Күн бұрын
Mashallha❤❤❤ ugu danbeyn wad gulestay cawa farxad darted Ayn ilmeyay ❤❤❤ wallo illhay adiga iyo qoyskaga quruxda badan farxad kunoolada❤❤❤❤❤❤
@munocqadir205
@munocqadir205 22 сағат бұрын
Mashllah tabarikallah abyo wlhi Wan kufarxy ina iso wadaty wilashadii guuleyso intee nolol jirto ❤
@farhiyahussein6752
@farhiyahussein6752 Сағат бұрын
Mansha allah tabarakallah abayo ayan qalbi qurux xppti anagana ilah aya ducadena naga aqbaley ilah aya mahad iska leh ayan qalbi wanag alxamdulilah farxadana ilah haku ziyadiyo ayaney ragasna quruxda bdn ilahow kuxifdi🎉🎉🎉❤❤❤❤❤amiiiin ya rabii mansha allah tabarakallah
@AsliIdriss
@AsliIdriss Күн бұрын
Mashallah ayaney nolal qurux badan ayan kuu rajeyna adiga iyo caruurtada ❤🎉🎉
@makkadagan876
@makkadagan876 14 сағат бұрын
Masha Allah Alxamdullah guuleysatay Hambalyo 🎉❤ Ilahay haidin xafido adiga iyo caruurtada abayo macn🥰
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Күн бұрын
Guuleyso Guuleyso Guuleyso mar walba waxaad tahay hooyo lagu daydo aa tahay maash'allaah tabaarakallaah eeddo macaan
@MunoXuseen
@MunoXuseen Күн бұрын
Alha waxan kaga barya waxad jeceshahy inu ilahey ku sahlo abyo macan❤❤❤
@Anisa-vg3kd
@Anisa-vg3kd 7 сағат бұрын
MashaAllah Tabarakallah alfa mabruuk hooyo karti leh ina gobdoon guuleyso Allaahuma baarik xabiibty
@Sadioabdirahm143
@Sadioabdirahm143 23 сағат бұрын
Mansha allah tabaraka allah ayaan mcnt alle riyàdadii aad usosafartay wa kugu guuleyay alle farxad hakugu wado adi iyo ehelkaga❤❤❤❤
@Warda57
@Warda57 9 сағат бұрын
Maasha allh alle haidna xafido adiga iyo caruurta iyo xajiga
@CanabAxmed-u8p
@CanabAxmed-u8p 23 сағат бұрын
Mnsha Allah dhib waliba dhef baa ka dabeya kuwii samra oo samarkoda guleysta ale ha inaga yelo i.n dhamantenaba alxm ad ayaa ugu farax sanahay gushada abayo mcnto❤
@IjaaboHusseinALi-vc2gt
@IjaaboHusseinALi-vc2gt 37 минут бұрын
Masha Allah 🎉 abaayo mcn Allaha idin xifdiyo insha Allah
@maryanxariro1075
@maryanxariro1075 Күн бұрын
Ayaney hda kusoo egayey ina wax so dhigtay ❤❤❤love u
@aminoalli-o1j
@aminoalli-o1j Күн бұрын
Mansha allah tabarakallah abayo isha alle hyniga haayo alle hakula koriyo awlaaada ❤
@falishassan231
@falishassan231 21 сағат бұрын
@Ayaanay abayo waxaan illahay kaaga baryay inuu kaaga dhigo kuwii xajka kugeeyo farxadana allaha kuu siyadiyo ❤❤❤❤❤
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo Күн бұрын
Ilahayow hooyo kasta ilmeheeda ha ka fogyn run ahaaantii ani kaliyaa dareemaya dhibky leedahy marka ay duruuf ini kala kaxayso adi iyo ilmahaga yaa rabi iiqadar gabdhydii poqordydii farxdydii in aan hal meel ku wada noolaano 😢😢😢😢😢😢😢 aamiin iidhaha
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 19 сағат бұрын
Masha Allaah beautiful family welcome back ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@XabsaIbraahim
@XabsaIbraahim 15 сағат бұрын
Hno allaha ku barakeeyo cadowgu badane adkaarta badso masha Allah ❤❤❤❤❤
@maryamashiikh317
@maryamashiikh317 Күн бұрын
Maashaa Allaah wllo qaali ilaahay ha idin xiftiyo dhamaantiin
@FatimaAhmed-v2o
@FatimaAhmed-v2o Күн бұрын
Masha allah ma soo kaxaysaty wiilashiidii farxad ku noolaada walal
@AyaanAxmed-y7h
@AyaanAxmed-y7h Күн бұрын
Abaayo farxaad kunoolada dhamanti masha Allah ❤❤❤
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre Күн бұрын
Mabruug xabibti Allahuma barik 🥰🦾🤜
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 23 сағат бұрын
Shukran abaayo
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Күн бұрын
Alxamdulillaah mar haddii aad wadajir ku socotiin indhaaga wadnahaaga aad illaahay ku siiyey aad wadato
@nimoabdi71
@nimoabdi71 23 сағат бұрын
Maa shaa Allah tabarakallah Allah yaxfadhkum min kuli makruuh ❤
@sacdiyakuuloow4370
@sacdiyakuuloow4370 14 сағат бұрын
Masha allah horey u soco walashey ❤❤❤
@asmajaamacfarah4622
@asmajaamacfarah4622 Күн бұрын
Mashallah Alhamdulilah hambalyo wllshy farxadada wa farxadeyda ❤❤
@aaminabashiir7992
@aaminabashiir7992 Күн бұрын
Maashaa allaah allaahay ha idin xafdiyo
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 14 сағат бұрын
Inta Safarka Jecel sideydoo kale❤ Si khaas ah ayaan idiin Salaamay?❤❤
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj Күн бұрын
Mansha Allah hakuu xafido kuligood
@RoodaIshwaaq
@RoodaIshwaaq Күн бұрын
Maashlh wlshy qli io ilmaheda io sawjkeda Alllaah haydin xafido farxdadu waa farxdyda qli❤
@xafsobashiir1245
@xafsobashiir1245 Күн бұрын
Rabbi awlaadda ha kuu xafido,muslimkoo dhanna ha u xafid,mawduucaad ka hadlaysid hooyo uun baa fahmi kadha.
@FarxiyoMukhtaar
@FarxiyoMukhtaar Күн бұрын
M a waku farxsanhy in ciyaalkaag gacanta ku heysto alxm ❤❤❤❤❤
@XamdaMukhtaar-v1u
@XamdaMukhtaar-v1u Сағат бұрын
Mash alla hooyo karti badan Aysan Queen 👑🎉❤
@UmuAliya20
@UmuAliya20 Күн бұрын
Masha Allah Abayo Allah ku barakeyo ubadka 🥰🥰🥰🥰🥰
@IkraamMahamoud
@IkraamMahamoud 21 сағат бұрын
Ayaan cadey karti bdn illhy waxan ka baryaya adiga cml oo gabar iisiyo❤
@sacdiyacabdi1664
@sacdiyacabdi1664 Күн бұрын
M Allah 🎊 farxad ku nolow ayanay forever 🎉❤
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 Күн бұрын
Alxamdulilh allha ku barakeyo abaayo ilmahaada noloshu wa sabar iyo adkeysi guul ne waad ka gaartay Alxamdulilh alfa marah❤
@soyaa0472
@soyaa0472 Күн бұрын
Abaayo cimraan iyo ibraahim iyo qaalid ma wadataa
@gabarhiiran6774
@gabarhiiran6774 5 сағат бұрын
Masha Allah 🎉 hooyo kasto. San u rajeynaaaa in eya u gulesto ❤❤❤
@zaynabibraahim4363
@zaynabibraahim4363 23 сағат бұрын
alhamdulillah congratulations guuleysta❤❤
@luulmahamud1005
@luulmahamud1005 14 сағат бұрын
Masha allaah alah ku fududeyo abayo🎉🎉🎉🎉
@Ikraam-lula
@Ikraam-lula Күн бұрын
Masha allah hooyo karti badan aya tahay ❤
@NimaHassan-q3q
@NimaHassan-q3q 14 сағат бұрын
Masha Allah my famliy qurxoon ❤❤❤❤
@ayanadiwahab887
@ayanadiwahab887 Күн бұрын
Alle hakuu xafidu ilmaha Abyo❤
@nafissaahmed4642
@nafissaahmed4642 Күн бұрын
Ma shaa Allah wallal Ayaan adiga iyo willashaada noqosho wacan❤
@falisdaahir4662
@falisdaahir4662 Күн бұрын
Mashalaah abyo ayaan waakusalaamay hooyo ku dayasho mudan ayaa tahay horay usoco waa run qof aan hanti lahayn waa gun hantiyeey macaan waa midaan hoy lagaa oran😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 Күн бұрын
Mashaa Allaah hooyo llama helli karo hooyo wallabo illaahay janata faradoso Acallaa hoyogeda haka dhigo yaa rabii🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Күн бұрын
Maasha Allaah alxamdulillaah ilaahey idin mideeyay.
@runeyiskufilin4806
@runeyiskufilin4806 Күн бұрын
Alhamdulilah illheey ha ku xafido abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FartuunCali-m8r
@FartuunCali-m8r 22 сағат бұрын
Masha allah Ayan iyo wiasheena farxad waarta insha allah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanmaxameddaud1749
@ayaanmaxameddaud1749 Күн бұрын
M.a Allah kula garab galo Mustaqbalka carurtada Hoyo Karti badan Guleyso Ayaan wxd ithy Rodmell hoyonimo buxdo aya kama muqato m.a ❤️🙏
@Xananxurmo
@Xananxurmo 12 сағат бұрын
Masha Allah allaha kubarakeyo qali alxamdullilah
@MaryamoSayid
@MaryamoSayid Күн бұрын
Masha allh ayaney guulayso marwalba xbbti. Ayaney masar walashay baa dagan waa macquul malin malmaha kamid ah ina imaado oois aragno qaahira inshaallh
@hewarable5547
@hewarable5547 Күн бұрын
Ayan abayo halkee kala soxiriraa abayo Qali ❤❤❤
@shamsohussein
@shamsohussein 8 сағат бұрын
Masha Allah tabaaraka, Allah keep going abayo qurux ❤❤❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Күн бұрын
Safar salaama nabad ku tag meeshaad ku safraysid nabad ku tag iinshaa'allaah macaan badaney
@fadumoabdihassan3903
@fadumoabdihassan3903 15 сағат бұрын
Mansha aalah alle haku dayo awladada
@kayftahlil4461
@kayftahlil4461 9 сағат бұрын
Mansh Allah walalayaal hanbalbalayo abaayo macaan Allah ku baarakeeyo aduun iyo akhara baa Ayaan
@caatikocabdullaahi3885
@caatikocabdullaahi3885 Күн бұрын
Masha alsh mcnto alaha ku nabad geeyo
@HiboAbdiShakur-c5g
@HiboAbdiShakur-c5g Күн бұрын
Abaayo qofa aqana ama tahay
@AbshiroCcasiis-lc4qp
@AbshiroCcasiis-lc4qp Күн бұрын
Alle hakuu fududeyo safarka abyo
@SacdiyaYuusuf-qy7ct
@SacdiyaYuusuf-qy7ct Күн бұрын
ماشاءالله تبارك الله الله يحفظكم من كل شر
@bbillionaire2064
@bbillionaire2064 23 сағат бұрын
Mansha Allah ayaan farxada waa teena ilahay ayeey mahad usognaatay
@ShukriYusuf-y5e
@ShukriYusuf-y5e Күн бұрын
Maashallaah guuleyso abaayo kuwa sabra ayaa liibanaa😂
@Maymun315
@Maymun315 Күн бұрын
M.a Abaayo waxan ku dhihikaraa hooyo guuleysatay❤❤❤❤
@istaahilmaxamad2057
@istaahilmaxamad2057 7 сағат бұрын
Ilaahy ha ku nabad geeyo adiga iyo walaadada qali❤❤❤
@NasroAli-p9x
@NasroAli-p9x 15 сағат бұрын
M.a Abayo wiilki kalana wad heshay somaha❤❤
@AminaAbdullahi-zg6rh
@AminaAbdullahi-zg6rh Күн бұрын
Manshaallah
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 Күн бұрын
Mashaa allaah guuleyso abaayo macaan
@Maxamedabdulahi-i3r
@Maxamedabdulahi-i3r 8 сағат бұрын
Masha allah
@sarah.a4096
@sarah.a4096 6 сағат бұрын
Mashaa Allah congratulations 🎉🎉ayaney I'm happy 4 u
@AishaQurux-d4v
@AishaQurux-d4v Күн бұрын
Masha allha abyo safar salaama 🎉🎉❤
@luulshire8301
@luulshire8301 Күн бұрын
Ayaan.ayaan maasha.allaah.walaashe guuleyso .safar salaamo horay usoco❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Lamahela
@Lamahela 13 сағат бұрын
Wadankee adey ayaaneey mash allah ❤❤❤❤
@ayaanbadan5580
@ayaanbadan5580 3 сағат бұрын
Abaayo wankugu hambalyeyna gusha aad ka gadhay caqabadihi badna ana iguso duceyy in muradkyga iyo caqabadaha nolosha aan ka gudbo hambalyo mcnto 2 sano kugu xiranhy wlhi hbeen kuma nicin❤❤❤
@cafiifo5580
@cafiifo5580 Күн бұрын
Wcs abayo mcnto ayaany Alle darti an ku jeclhg❤
@RunsheegAbdi
@RunsheegAbdi 13 сағат бұрын
Ninka ookiyaalaha wato professor Cimraan miyaa ma asha Allaah ❤ Adiga iyo Ubadkaaga farxad ku noolaada Habo
@Xilkas0000
@Xilkas0000 Күн бұрын
Alx marba hadii aad hoolahada dhameysatey naag nool ayaa tahay anagana alle ha'inaga dhigo teem indha ween hadaa nahay
@fardosoaxmed6677
@fardosoaxmed6677 6 сағат бұрын
Ilahey riyadada ha iirumeeyo
@UmuYusra12
@UmuYusra12 12 сағат бұрын
Mansha allah abaayo inta kuuhartayna allah kuurumey
@fowziaisse1697
@fowziaisse1697 8 сағат бұрын
Guuleyso in badan abaayo waa ii farxad guushaadu
@Raxma-d8e
@Raxma-d8e 8 сағат бұрын
Mnsha allah tabarka farxada alle hakusiyadiyo wllo❤❤❤❤❤❤
@FarhiyaAdowsiyad-xk3ge
@FarhiyaAdowsiyad-xk3ge 13 сағат бұрын
Maasha allah tabarakalah abaayo farxaddaada waa farxaddeena aad iyo ayaan kuula farxay alxamdullilah ❤❤❤❤❤❤❤
ibro oo ooyay markan war farxad leh usheegay kama filaneynin
9:48
Istar Kurlibaax
Рет қаралды 3,9 М.
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 107 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
WAXAAN MUQDISHO KA,IIBSADAY GURIGII RIYADAYDA MEESHAAN KA
20:22
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 74 М.
SAFARKII KOKO BULLE EE MUQDISHU
13:49
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 24 М.
NAXDIN QURUXDA QOYSKA 2 CABDULAHI IYO MARYAN MAKA LATAGEEN WAA MAXAY DADKA
18:30
UURKII UU IGU INKIRAY MATAANO AYUU NOQDAY
26:43
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 19 М.
PART 2: NINKI ISKA FURTA WACAY MAXA UDIDAY BIILKA CUNUGAGA
49:22
Ridhwan Issack
Рет қаралды 4,3 М.
HADAD HELAYSA NIN KUQALMA WAA KIIS CAJIIB AH!!@SawdaBillan
52:03
Sawda Billan
Рет қаралды 12 М.
WAXAY LAWALATAY MASAYR IYO MINUARADA SABABTED!!@sawdamqaalib
51:01
Sawda Qaalib
Рет қаралды 5 М.
Ugaadha iyo Xamar waan kala garan waayey( Hinda Makhtal Dahir)
33:38
Somali Nomad Network
Рет қаралды 1,8 М.
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН