C/raxmaan Oday Heesta Gaasira | Xasuustii Axmed Mooge | Qaaci Show Astaan HD 2020

  Рет қаралды 180,457

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2020

Пікірлер: 77
@saedabdilahiyousuf7377
@saedabdilahiyousuf7377 4 жыл бұрын
Waleee waa dhigay Sxp hore u soco Mr.oday Halyay qaran
@axlaaminaabdirahman8464
@axlaaminaabdirahman8464 4 жыл бұрын
Mazha Allah waaku farax sanahy Heesta Gaasiray haduu Oday dib kasoo qaaday 🥰❤🎶🎼🎤🎹🎸🎻🥁
@armaanlucky7815
@armaanlucky7815 4 жыл бұрын
Barteeda ayuu dhigay oday heestan wax kle legend 😍👌
@mohameddauudciisemohamud3822
@mohameddauudciisemohamud3822 3 жыл бұрын
Astaan fanka ayaad noolaysaan wlhi
@mohamednoor4405
@mohamednoor4405 Жыл бұрын
Good song
@ayannaismail158
@ayannaismail158 4 жыл бұрын
Heestaan markaan dhagesto waxan so xasusta anoo yar oo hooyana jikada kujirto si ay qadada ukarsato daqada isaari jirtay mana kaso dagi karin😂😂😂😍😂😂
@moha.arlaadi
@moha.arlaadi 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@rooblemohamed700
@rooblemohamed700 3 жыл бұрын
daaqad ayaaba ka soo dagi weysaneef see heesta ku soo xasuusatey hhhb wlhi iga cilbi bdanthy 🤪🤪🤪🤪🤷🏻‍♂️🤪🤪🤪
@ayannaismail158
@ayannaismail158 3 жыл бұрын
@@rooblemohamed700 hhhhhhhhhhhh daaqad hadi lasaranyahay wax lama maqlo miya
@rooblemohamed700
@rooblemohamed700 3 жыл бұрын
@@ayannaismail158 wlhi cabaar aan qoslaayey hhhh daaqada adiga oo saaran wax waad maqli karta lkn aqli aad daaqada uga soo dagto ayaa qabin ee hees sidee ku xasuusatey hhhhh waa iga cilmi badan thy hhhh wlhi
@ayannaismail158
@ayannaismail158 3 жыл бұрын
@@rooblemohamed700 hhhhhhhhhhhhhh war naa car soo dag ba leydhihi jiray ana waan nafjeclaa
@aasiyaaxmed796
@aasiyaaxmed796 4 жыл бұрын
Eesh qiyaasak halkeda ayu dhigay wlhi 👏👏❤️
@fardowsaahmaddey6637
@fardowsaahmaddey6637 2 жыл бұрын
Hees aan iska jecelahay Xasuustii aun axmed mooge
@mohamednoor4405
@mohamednoor4405 Жыл бұрын
Gasire the feveret song of our former president mohamed siyat Barre legend
@naasirhaykal1445
@naasirhaykal1445 4 жыл бұрын
Meshan waa lagu kala baxay Xidiguhu waxba kuma hayaaan mesha
@sadiiqmohamoud9122
@sadiiqmohamoud9122 4 жыл бұрын
Masha Allah heesta berteydii ayuu dhigey odoy sxb hore usaco
@khadaribrahim4237
@khadaribrahim4237 4 жыл бұрын
Masha alah cabdiraxmaan oday iyo codkiisii dahabiga ahaa gaasira narteedaad dhigtay
@nimcoxirsi9420
@nimcoxirsi9420 4 жыл бұрын
My favorite Oday long life
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 4 жыл бұрын
Ninkan #Heeska Magala Qabto wa asaga sida #Xaliimo_Gobaad Riimaaye🤣 Live #Music wa Meesha Lagu Kala Haraayo🤣🤣
@ashaahmed4601
@ashaahmed4601 3 жыл бұрын
Kaban nistaha hargeysa ugu weeeyn adeer jamaal, 😍😍🥰🥰❤
@mahadmohamudnur33
@mahadmohamudnur33 4 жыл бұрын
Perfect ✌🏿 teamka musiguna halkeedi bay dhigeen
@hibakyuusuf3944
@hibakyuusuf3944 4 жыл бұрын
Waan jeclahy heestan💯❤✌
@mohamedabdimohamed3868
@mohamedabdimohamed3868 6 ай бұрын
Gaasira wll micnaheeda mataqaan
@amiin_ac5281
@amiin_ac5281 4 жыл бұрын
my favorite song lenged oday
@hajialiinthehouse8170
@hajialiinthehouse8170 4 жыл бұрын
Wuu kenay. AUN Axmed Mooge Liiban
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 4 жыл бұрын
Heestan odey uu qaldey laxanka iyo erayadaba meelo kamida
@xogtageeska9581
@xogtageeska9581 4 жыл бұрын
Waanka xumahay war odeygii Allah haunaxariisto yaan xasuusta lagahaleyn
@kahinfarxan3423
@kahinfarxan3423 4 жыл бұрын
Talow Oday ma cidagale lol wakan heesi AUN Ahmed Mooge wada taruruxiye
@gudoonfaraax4839
@gudoonfaraax4839 4 жыл бұрын
Haa
@gudoonfaraax4839
@gudoonfaraax4839 4 жыл бұрын
Haa xata nimco dagan
@abdicanada9489
@abdicanada9489 4 жыл бұрын
Waa ciidagale gob ka baro dadka
@kahinfarxan3423
@kahinfarxan3423 4 жыл бұрын
@@abdicanada9489 ok sir
@zmarburcawi7934
@zmarburcawi7934 4 жыл бұрын
Waar waa isku reer walipa waa laba adkee
@iidajama82
@iidajama82 Жыл бұрын
Heesta ciyaarta kadaa laxyey laxdu dhashay
@huud7497
@huud7497 4 жыл бұрын
🙉 Oday wlhi hesta kufsi ba an u geysta sxp lkn wd isku dayda horay u soco
@yaroobem7271
@yaroobem7271 4 жыл бұрын
heesta ma short cut ayuu ku sameyey waban yaabay eh dhamaan ogaa mesha uu leeyahay (qaar meel u sii galay) waxa weeyi (aar meel u sii galay)
@abwaanqalbihanad1433
@abwaanqalbihanad1433 4 жыл бұрын
Sax
@adirahmaanmuhamed1387
@adirahmaanmuhamed1387 3 жыл бұрын
Isaga kaa saxan qaar meel usii galay weye heestu macnaha heesta aya ku saxan sidaa aarku haduu wax laayo miyaa lagaga garnaqaaa
@MohamudDahir55
@MohamudDahir55 4 жыл бұрын
Qaar meel u sii galay maahee waa Aar meel u sii galay!
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 4 жыл бұрын
Zxp aar maxaya ma aar ayaa wax gowraca?? iska sax adu horta!!!!
@ismo_official
@ismo_official 4 жыл бұрын
Music keegiu horay ku macaanayd se xataa oday kuma.fiicna waa lagaga fiicanyahay
@wanaagsanmedia8325
@wanaagsanmedia8325 4 жыл бұрын
Mashallah👌
@maxamadcali7786
@maxamadcali7786 4 жыл бұрын
Astaanneey maxaafaki dadla macsiisay war hadaa fanaan wax kaduubeeyso wax u alifa sugaantii hore hakufsaninehe
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 4 жыл бұрын
Wuu dadaalay masha Allh 💯💯💯💯😘😘😘 beautiful weyaan and oday quruxloow kaalay iska arag
@halbeegmedia3585
@halbeegmedia3585 4 жыл бұрын
Oday Heestaan waan ka hayaa balse kuwii kale meeye
@maxamedabdi8789
@maxamedabdi8789 10 ай бұрын
Walhi Wu bahdilay hesta😅😅
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Heesaha axmed mooge labadii aan ugu nebcaa ayuu iska daba qaaday yaab maxaa heesihii kale ee axmed mooge
@Waarufmedia188
@Waarufmedia188 4 жыл бұрын
Heesta oday laxanka uu qaldey
@iidajama82
@iidajama82 Жыл бұрын
Ma huuno ayaa heestii ku ciyaartay hooyadadii ciyi jirtaay wase cida heesta cida kadaa
@cabdimuqtaar7885
@cabdimuqtaar7885 3 жыл бұрын
Gaasira waxaa curiyay Sangub
@yassinmire8440
@yassinmire8440 3 жыл бұрын
Ma soo dhoweyn xitaa
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 4 жыл бұрын
Maya axmed mooge waligiis makeenayo
@abdirizakhassan5314
@abdirizakhassan5314 4 жыл бұрын
Hebalaw Yaa inakala gurayaaa 😪
@CabdFatah
@CabdFatah 4 жыл бұрын
Ilaa hadda waxaan ku wareer sanahay cabdinasir macalin caydiid iyo ninkaa kale tumaya aa violinnka waxaad moodaa cabdinaasiroo gadhka soo xiirtay😂😂
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 4 жыл бұрын
Waa inankiisa sxp
@ddkuuba6413
@ddkuuba6413 4 жыл бұрын
Wa walalo wada dashay
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Hhhh wa walalo
@Am3n26
@Am3n26 4 жыл бұрын
Waa Abdinasir M.aydid iyo Mustafe M. aydid wa walaalo
@cabdisamedmawliid4810
@cabdisamedmawliid4810 4 жыл бұрын
Waa wllo ilma maclin caydiid cabdi naasir waaka cuudka tumaya mustafena waa ka violinka tumaaya mustafana yar labada
@Baabkasool
@Baabkasool 6 ай бұрын
gasira😂
@wariyeistahilpodcastsomali
@wariyeistahilpodcastsomali 4 жыл бұрын
Qaar baadan ayan idinka sugayna Waraysigi Herut Teklehaymanod away
@sheeylong9946
@sheeylong9946 3 жыл бұрын
Xasusti axmed mooge.. Gasiira > siyad bare
@mohamedabdimohamed3868
@mohamedabdimohamed3868 6 ай бұрын
Gaasira micnaheed zxp
@rooblemohamed700
@rooblemohamed700 3 жыл бұрын
wwwwwww
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Weligii ma keeni karo codkii aun axmed mooge ee dahabiga ahaa wuu kufsaday heesta
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 3 жыл бұрын
Uma uusan dhawaynin xataa wajiyo xuntu haddayso xadtooyada
@sharifsocdaal77
@sharifsocdaal77 3 жыл бұрын
Gaajo iyo harraad markeey gabax noqdaan dheh heesta waa ku ciyaaray midkaan
@abdirahmanismail9800
@abdirahmanismail9800 4 жыл бұрын
Heesta wuu kuciyaaray .wuunaga dhabqiyay
@mfjolst3610
@mfjolst3610 3 жыл бұрын
War ilmahan yaa naga qabtaa 🤣🤣🤣
@Hajar24787
@Hajar24787 4 жыл бұрын
Sidaas midba Malin miska nogu so sara...Naga daya playback-ga
@najmaisse5787
@najmaisse5787 3 жыл бұрын
Fashiluuu
@abdikadiryusuf
@abdikadiryusuf 4 жыл бұрын
Fashiluuu😂
@Jama143
@Jama143 4 жыл бұрын
Halkeedii maadan dhigin kubsi qaran odey codkii weynaa baa larabaa
@marwoaxmed3541
@marwoaxmed3541 4 жыл бұрын
💋💋💋💋💋
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 46 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 100 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 89 МЛН
GAASIRA. LEGEND AXMED MOOGE LIIBAAN . AUN
8:03
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 1 МЛН
Qaaci Show | C/risaaq Siciid & Najax Mawliid | Astaan | 2021
31:07
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
Afkaaga Masuul Ka Noqo
8:19
Axmed Aarshe - Topic
Рет қаралды 19 М.
Ismaaciil Aarka | Qaaci Show | Astaan | 2020
28:01
Astaan
Рет қаралды 516 М.
NUUR CADDE DIGAALE QAACI XASUUSTII AXMED MOOGE KABANKII QURBAANI
6:40
CABDIRAXMAAN ODAY HEESTA LAAC IYO LUGOOYO XUSUUSTII AHUN MAXAMED MOOGE
6:26
Somali New Entertainment
Рет қаралды 92 М.