“C/raxman Cirro laba jeer ayuu xaq u leeyahay inuu is sharaxo, aniguna..” Cabdiqaadir Jirde Q:5aad

  Рет қаралды 27,953

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@C.fatax471
@C.fatax471 Ай бұрын
Illaa bilawghii baan la socday maantana qaybtii u dambaysay baan dhagaystay, runtii c.qaadir jirde waa waayo arag aan laga xiiso goynayn sheekadiisa, waxaan codsanaynaa in aad loo waraysto iyo in uu ku dhakhsado buuggii uu isago sheegay in uu qorayo. Allah ha barakeeyo c.qaadir jirde❤❤
@abdihersi9158
@abdihersi9158 Ай бұрын
Masha Allah A.qadir Jirde Lagama Xiisa Go.ayo Waayo Aragnimadisa Iyo Aftahanimadisaba Alle Cimriga Iyo Caafimadkaba Ha U Barakeeyo
@BashiiribraahinXirsi
@BashiiribraahinXirsi Ай бұрын
Mansha Allah Mr.Jirde Adeer oday somaliyeed ooaqoon iyo waayo aragnimo isku darsadey
@ahmedalidireyse7596
@ahmedalidireyse7596 21 күн бұрын
Masha alla waa siyaasi ruug cadaya illahay cimriga ha u dheereyo
@moseskaahin
@moseskaahin Ай бұрын
❤masha allah waa hees fanaan weyn qaada hees weyn
@jamaabdirahman8511
@jamaabdirahman8511 Ай бұрын
Alle haku barakeeyo Abdiqaadir jirde waxaan boorin lahaa in waraysiyo badan laga qaado waxbadanbaa laga faa,idiyeee.
@ilkacaseproduction2371
@ilkacaseproduction2371 Ай бұрын
Alah haku barakeeyo Aqoonyahan abdiqadir jirde ❤.
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 Ай бұрын
Aqoonyahan, siyaasi, dhaqan yaqaan abdiqadir jirde ilaahay haku barakeeyo waa shaqsi aad u qiimo badan guulayso idamka ilaahay adeer, waa waraysi dhaxal gal ah.
@xafidcashuur1643
@xafidcashuur1643 Ай бұрын
Tariikh bad ka warantay muhiim ah masha alah
@drasadabdiahmed3377
@drasadabdiahmed3377 Ай бұрын
Mansha Allah 2005 ayaan u codeeyey aniga uun xagga haybta ku raacin ilaa waagaa waan taageeraa.
@FaysalAbdiaziz-y7j
@FaysalAbdiaziz-y7j Ай бұрын
Waa aqonyahan
@zupermax3710
@zupermax3710 13 күн бұрын
Alle haunaxariisto madaxweyne maxamed xaaji ibrahin cigaal
@AbdizamedXidig
@AbdizamedXidig Ай бұрын
Siyaasi oday guurti ah cabdiqaadir jirde❤🎉
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Ай бұрын
Waayo joog jirde waa xeeldheere siyaasadeed
@aminamohammedibrahim9396
@aminamohammedibrahim9396 Ай бұрын
ما شاء الله تبارك الله🎉🎉🎉❤❤🎉🎉❤🎉
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q Ай бұрын
Mansha allah
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Ай бұрын
JIRDE JIRDE ❤❤❤❤❤
@abdimeigag4410
@abdimeigag4410 Ай бұрын
Cabdiqaadir jirde waxaad taganahay Hal kii aad Ina cigaal lahayid Goorma ayaan baluqaynaa ma dhamayinaysaan kursigane wali a waxaad tahay Madaxe bal ka dhamaada siyaasada kursigeeda adeero oo wax noo reeba thanks 😅😅😅
@libaaxaqaahira4537
@libaaxaqaahira4537 Ай бұрын
Masha Allah tariikh run ayu ka hadkay c.qadir jirde lkn waxan maqal inu aha dadkii uu habaray abahii dimuqrdiyad s. Land med x.ibrhm cigaal waxad ka daremi kartan waligi wasiir udub kama noqon iyo wadani hada labada wuxu kaso noqday madxda sare lkn waka manta runta shegay walahi ma ihi isaaq lkn am somalilander asli
@ismailyusuf6375
@ismailyusuf6375 Ай бұрын
Nin qaran ( States Man) hadaad ma maqasho waa ninkan. Waa raggii samalind dhisay. Golaha guurtida haloo dhiibo Cabdiqaadir Jirde.
@mahamedganay5851
@mahamedganay5851 Ай бұрын
Mnshlla
@zupermax3710
@zupermax3710 Ай бұрын
Yaa salaam codka ba kugu dhacay aqoonyahan cabdiqaadir jirde
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 Ай бұрын
Cabdiqadir jirde wa legend somaliland wax badan danaheda ka so shaqeeyey taariikh badana haya wa dadka iyo nasiibka aynu somali dheernahay
@MaxamedAamiin-y7s
@MaxamedAamiin-y7s Ай бұрын
C/ QAADIR JIRDE SIYAASI CABQARIYA ILAHAW KUDAA ADER QALI
@mohamudsamatar8993
@mohamudsamatar8993 Ай бұрын
Xilka waa laga qaadayaa ,khiyaamo qaran marka ay dhacdo doorashada Xildhibaanada ee soo socta Group Dhukuro, talis Dhukuro ilaahay dalka ka badbaadi
@kadraahmed6684
@kadraahmed6684 Ай бұрын
Kursiguu wa sharcii ee qoollo Maha. Jirdeh very descent men...
@muuseismail
@muuseismail Ай бұрын
Waxa ii muuqda waaya arag cabdi qaadir jirde
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 18 күн бұрын
Ciilqabe. Ayuu adeerkay noqdey reerkisa lagu diro
@SaluglaSicid
@SaluglaSicid Ай бұрын
Odaygii laba aan isqaban ayaa kasoobaxay geerida xasuusteeda iyo cigaal iyo hees
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Saaca bi saaca
@MahamedFarah-p5k
@MahamedFarah-p5k Ай бұрын
Hdlka si fcn u dhegeyso
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d Ай бұрын
80 jir Masajid waligii mu gelin akhira war jiraa
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c Ай бұрын
Faan Badana, Aniga Aniga
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
Abdiqaadiir Jirdoow, maxaad adigu iskusoo sharaxi weeyde? Intaad Cabdiraxmaan Huradaaye noo soo sharaxdey? Adigeey aheeyd in aad madaxweeyne ka noqotid Somaliland.
@assadabdillahi1461
@assadabdillahi1461 Ай бұрын
Adigaa cuqdad kuu gaara ciro uqaba lakin isaga qalbigu waa nadiif 😂 Takale cirro maantaba waatas loo ayay ee laguwada faraxsanyahay ee xukuumadisa lalawada dhacsanyahay kursiga inu yimaadana baryo kumuu imaane aqoontisa iyo siyaasadisa iyo taageerada bulshadisa ayu kuyimi 🎉 Laakin adiga waxas arkinaysidoo meelbaa ku bugta 😂😊
@Abdulkga
@Abdulkga Ай бұрын
Waa barnaamij muhim ah oo khuseeya siyaasaddi iyo taariikhdii Somaliland soo martay, oo loo baahan yahay in ardayda Political science baranayso mustaqbalka in loo kaydiyo oo ay ka bartaan geedi socodkii dheeraa ee la soo maray.
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Ай бұрын
Arabakii xooga waawayne ee halgeah Maxaa waqaade ugu sexexaywaydey cigaaal waayab
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 dadki fanka ayaa dal loo dhibay sidi yukreen
@SaluglaSicid
@SaluglaSicid Ай бұрын
Ninkaa ereybixintaa iyo aftahanimadaa kafaa iideen xataa halma uma ducaysaan hayaay C/qaadir hareer qabo awrka
@salahhassan50
@salahhassan50 Ай бұрын
Hhh alla cimriga iyo caaliga iyo caafimadka haw siyaadiyo wa shaqsiga ugu mudan somaliland c/qaadir jirde
@faysalibrahim584
@faysalibrahim584 Ай бұрын
Halkaa wxn ka fahmay in cirro mar labaad soo noqonayo 😂
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Ciro laba jeer ayuu isa soo sharaxay markii hore ee laga helay iyo hadda
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mawliidcaabi-ix3zl
@mawliidcaabi-ix3zl Ай бұрын
Gudoomiyahii maxkamada sare ee xiligaasi riyaale dhaariyey wuxuu ahaa shooqi ninka reer xuseen ee uu sheegayaa waa shooqi
@mmhassan8596
@mmhassan8596 Ай бұрын
Cawil Cilmi Cali (Showqi) AHN
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Ай бұрын
UDUB: Asaasayaashii. Madaxweyne Cigaal Prof. Gees Iyo Siyaasi Axmed Yusuf Ducaale Iyo Cabdiqadir Jirde.😊 Siyaasi
@MustafeCabdi-y4s
@MustafeCabdi-y4s Ай бұрын
Siin iyo cay kala sar xisi dabadii dab lama shidan
@AbidiMohamed-ih7fb
@AbidiMohamed-ih7fb Ай бұрын
wuxu yaqaan sifiican Carabi iyo English iyo Ruush waa meletari haddan engineer iyo siyasi waa naadir
@mubarigyusufawed7075
@mubarigyusufawed7075 Ай бұрын
70 aan kubkiisa biyo marin naag abaskuul iyo garanwayana qabo
@XaajiLadane97
@XaajiLadane97 Ай бұрын
Fan dhaadhi weeye odaygu Heesta hordhaca ah waa heesta la yidhaa magaceeda "Indho-Deeraleey" waxa qaada Xuseen Yuusuf Tarabi.
@MohamedAli-mw4ke
@MohamedAli-mw4ke Ай бұрын
Oday geelii ba'ay.
@gouledxidig32
@gouledxidig32 Ай бұрын
Cali masuuliyiinta dalka wareysigooda soobadi oo boobe yuusuf noogu xigsii oo odayaasha dalka bal wareysiyo kaqaad kusoco halka
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Ай бұрын
Kkkkkkkkk
Kaftanka Siyaasada 572 oo aad u xiisa badan
41:19
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,5 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 2aad Sh Mustafe
1:08:55
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 285 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН