CAALIN: MW 'MADAXTOOYADA HAKA SOO BOXO' | KIISKA BADDA | SL

  Рет қаралды 30,076

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

#subscribe
WAA MAXAY ''HALISTA WAYN EE KU JIRTA HISHIISKA TURKI-GA'' ? DFS | ITOBIYA | SOMALILAND | KIISKA BADDA
• CAALIN: MW 'MADAXTOOYA...
Netanyahu Delivers a Forceful Defense of Israel to Applause in Congress
The speech by Israel’s leader was charged with symbolism, as the war in Gaza has divided lawmakers. He portrayed the conflict as a proxy fight with Iran that must be won at all costs and condemned protesters. www.nytimes.co...
Netanyahu tells US Congress of ‘vision for Gaza’
Netanyahu is addressing the US Congress for the fourth time.
Speaking of the war in Gaza, he said that “following our victory, the de-militarisation and de-radicalisation of Gaza can lead to a future of prosperity, security and peace,” he told the US Congress.
“That’s my vision for Gaza,” he said.
For the broader Middle Eastern region, he proposed that Israel and the US forge a security alliance to counter the Iranian threat. “All those countries who are at peace with Israel and all those countries who will make peace with Israel should be invited to join this alliance,” Netanyahu said. ( al jazeera )
Trump recovering at New Jersey golf club
Trump has indicated he has every intention of showing up at the Republican National Convention (RNC) later this week and give a speech where he’s expected to name his vice presidential candidate that will be running against him.
But for now, he’s here in Bedminster at his golf club; this is a place that he likes to spend time in the summer and he’s there recovering presumably until he heads to the RNC.
Authorities here are taking every precaution.
We saw it as we were trying around the golf club - it’s a very rural, farmland type area but all of the entrances to the golf club were blocked by police cars. Media was not allowed to stop along the way, we are a good few kilometres away from its entrance.
Security has been heightened not only here in New Jersey but also in New York, at Trump Tower, where supporters of Donald Trump have been stopping to pay their respects.
And you can bet when it comes to the RNC this week, everyone will be on high alert, as well. www.aljazeera.... .
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisr...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 195
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 2 ай бұрын
WCS Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Cabdulxaafid JAAMAC, Bahda BSTV IYO Martidaada Sharafta Leh, Ambassador Caalin, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleyso
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 2 ай бұрын
Mansha Allah, Wariye Abdihafid Mohamud Jamac iyo Amb. Mohamed Caalin Allaha idin xafido. Illahow dadkeena iyo dalkeenaba inoo badbaadiyo. Xaalada waa adagtahay
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay xasan waa tuug waa shaytaan waa beenale
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Maasha allaah walaalkey cabdi xafit mahadsant ❤❤❤❤❤
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
ÀMBASADOOR KU SAXBUU KU JOOGA❤❤❤. XASAN DALKA HALAGA QABTO. CIIDANKU HA KU JEENSADAAN. DALKII WUU DUMEY😢😢😢
@Raage-Ecomomics
@Raage-Ecomomics 2 ай бұрын
I agree 100% with Ambassador his Argument up on Hassan Sheikh Administration.
@MM-hz3eb
@MM-hz3eb 2 ай бұрын
ambassador maxamed good points 💯
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 2 ай бұрын
imbaa shatoork waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid
@fatimaomar6400
@fatimaomar6400 2 ай бұрын
Waa Runtaa Ambassador ha laga Qabto Waddanka Xasan Sheikh
@suadfarah5701
@suadfarah5701 2 ай бұрын
ninkan caalin la leeyahay waa bro soomaaliland. Siduu u roonyahay bas soomaalilan lasoo qazdi markaad buu xaqiiqda ka fogaan.Somaali waa qawladato xukunkeddu ku kooban yahay burco iyo hargaysa. Naflacaari waa waa waxay xabashi ugu gacan haadinaso. aalka soomaliland wuxuu joogaa neef la gawracay biyo kama waabto.
@AbdulkadirMohamedAbikar
@AbdulkadirMohamedAbikar 2 ай бұрын
Dawlada Keliye si daacad ah u kaalmeeya Soomaalida waa Turkiga
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 ай бұрын
Welkom 🤗 Abdihafid wallo
@luulmohamud
@luulmohamud 2 ай бұрын
Wan ku salaamayaa my young brother C xaafid Wixii qaldan hala cadeeyo ilaa hwerja uu gaarsiisan yahay si xaq ahdhexdhexaad ah cilmiyeysan qofkasta arki karo dareemi karo iyadoo ducada muhiimad aad la siiyo ducada madaxda labana midii fudud ee aan dhibjeene6n8n baa la qaataa Huuno mahadsanid jazaakallahu kheyran👍👍👍
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 2 ай бұрын
ILAAHAY UMMADDA HAKAQABTO XASAN SHEEKH WAA DABADHILIF UMMADDA BAABIIYAY
@AbdiFaraah
@AbdiFaraah 2 ай бұрын
Waan ku raac sanahay safiirka eebow
@AbdiGarre
@AbdiGarre 2 ай бұрын
Mr. Caalin waxaad sheegtay xaqiiqada jirta RABBI ha naga qabto Hassan shek inshaALLAH waa leyska qaban
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 ай бұрын
Siyaasi careysan iga dheh .wll alle ha ku caafiyo😮
@Diinteenasuuban
@Diinteenasuuban 2 ай бұрын
Nagu soo biir walal aduunka diintaa kaa racaysa. muxadarooyin ayaa isoo gudbinaa. jazakallah khyr
@ShaficiAxmed-tm2gn
@ShaficiAxmed-tm2gn 2 ай бұрын
Asc barnaamisha forfayna waa salaamay bacda salaan odaygu waa kaligii macali
@siidosman3516
@siidosman3516 2 ай бұрын
Ninkan ma professor ah, oo ded ey dhageystan, wa yabka adunka. Wadan waxad ka hadli karta markad joogto oo xogal tahay, lakin ma jogi wixi ley shegay ayan Amina, taa caqligada iyo garadkad ism leh, ee ISKA XADIRI DR XABEEB .
@MustafaAli-z5b
@MustafaAli-z5b 2 ай бұрын
REPUBLIC OF PUNTLAND ❤
@FreemanV99
@FreemanV99 2 ай бұрын
Your ambassador has trouble dressing up accordingly. When you claim the wrong title, this is the evidence!.
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 2 ай бұрын
Siyaasada soomaalida qofkaan xishoon waa ku taajiraa🎉🎉
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 2 ай бұрын
Wariye abdi haafid and amp caalim kalamaan tihiin
@shaacirkulmiye2933
@shaacirkulmiye2933 2 ай бұрын
Inshaaalah noqo sida shekh Mustafa
@nuraali5514
@nuraali5514 2 ай бұрын
Soomaaliya, guul ayaan Ilaahey uga baryayaa! Cadowga Soomaaliweyn, Ilaahey ha baabi’iyo! Madaxweyne Xasan Sheekh (Dalxoreeye) iyo ra’iisalwasaaraheeyna Xamse guul ayaan Ilaahey uga baryayaa! Mudane Aadan madoobe iyo mudane Madaale guuleeysta idanka Alle. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kala duwan, ee xoreeynta Soomaaliya iyo sharaf soo celinteeda u taagan, habeen iyo maalin, jano Allaha ugu bedelo! Aamiin yaa Allah. Daba dhilif, jaajuus iyo cadowga Soomaaliweyn, ha dhaco! ❤️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇩🇯❤️ 🔓Soomaaliya, Soomaaliweyn baa leh 👍🔐💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🤝🇸🇴🇩🇯🥨🔓
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 2 ай бұрын
Caalin markan iyo markale waa Aqlisaliim laakiin guul daro.❤❤❤
@nedramahamuud2531
@nedramahamuud2531 2 ай бұрын
Asc akhii filah c/ xaafid waan ku daawada markasta waana kugu xiranahay waana jeclahay marka aad la doodeysid dadka runtana u sheegtid gaar ahaan ninkaan hypocriet ah i love it mahadsanid ❤
@MustafaAli-z5b
@MustafaAli-z5b 2 ай бұрын
PUNTLAND ❤
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 2 ай бұрын
Waxaa loo baa hanyahay weji cusub oo taariikh wanaagsan leh🎉maya intim la soo tijaabiyey🎉🎉
@jaranecabdi5892
@jaranecabdi5892 2 ай бұрын
xasan sheekh masocdo nidaam dowladeed
@cabdicali8952
@cabdicali8952 2 ай бұрын
Soo kuwii lahaa kuwan. Maanta. Dawladnimadij baabiyay. .. koox shisheeye kalkaala dhaqaala urursi. . Qaraaba kiiil. ..cajiib. haka soo baxo odaygani waa mooryaane
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 ай бұрын
Turkey 🇹🇷 faa iido noomLa laha Somaliland faabiido ima laha
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 ай бұрын
Somaliland , soomaaliya ay ja mid tahey markaa waxa ay sameynkarto ma jirto
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 2 ай бұрын
Siilkaaga kamida soomaaliya
@caliducaale464
@caliducaale464 2 ай бұрын
Somalilandbaa kuwaalateene kaalayoo cawrya dee illayn waxba kamaqabankartaane
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 2 ай бұрын
The failed State of Somalia keep dreaming 😂😂😂😂😂😂
@caliducaale464
@caliducaale464 2 ай бұрын
Adeer baddayada iyo kiiskeeda kabaxa
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
WAR SHALAY WERIYAASHA CAALAMKA IYAA XASAN KU EEDEEYEY IN UU 60 GOOR IN KA BADAN BUU DHOOF DAL XIIS AH U DHOOFAY OO HANTIDII DALKA KY CIYAARAY😢
@kingmj5675
@kingmj5675 2 ай бұрын
WAA RUNTIIS AMBASSADOR CAALIM, XASAN WAA FAASHIL, KA GANACSI DAROOGO, HUB, BILILIQO, BOOB IYO QABYAALAD BUU KU MASHQULSAN YAHAY.
@AbdishakurYusuf-e7t
@AbdishakurYusuf-e7t 2 ай бұрын
Aad iyo aad buu umahad san yahay pr caalin waa wax garad xog ogaala waana biyo kama dhibcaan wuxuu kahadlay waana mahad sanyahay waa soomaali xalaal ah
@Somaliland4162
@Somaliland4162 2 ай бұрын
Point ka turkiga ambassador waan ku waafaqsanahy waa run shacabka soomalia waxbadan kama aanu faaiidiin, sababtuna turkida maaha ee waa madaxda soomaalida weeye.
@SeeygaadeSaayaadde
@SeeygaadeSaayaadde 2 ай бұрын
Wlhi waan kuraacsanshay adeerkan
@HamdiMohamed-x1k
@HamdiMohamed-x1k 2 ай бұрын
Sax waa kikugu raacsanahay prfs waaa kula qabnaa sidaas iyo si la mida waan kugu qabaa ee walaalkey waa tuug Ee soo qabta so sad 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SamsamMahamed-qj8vn
@SamsamMahamed-qj8vn 2 ай бұрын
Pr caalin waxaan kutàaageersanàhay arinta turkiga inuyahay dawlad dhaqaalo doonah
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 ай бұрын
I agree With him 100% Although he Was Supporting !! Xasan sheikh !!! Yesterday!! Tan Kale Ma La is Dhihi Karaa Cuqubadii Laga Galay Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo Ayaa Soo Baxday Oo Soo Iftiin Tay!! Kuwii Shalay Durbaanka U Garaacayey Xasan Sheikh Ama Qabyaalad Haku Taageereen Ama Si Kale Haku Taageereene Ayaga Oo Ogaa Xasan Sheikh & Hab Dhaqankiiisa Foosha Xun Waa Madaxweyne Somalia 🇸🇴 Ku Fashilmay Dhinac Walba !! Dhac & Boob Musuqmasuq Qabyaalad Wadankii Oo Dhan Ayaa Galay Qalasaaso Siyaasadeed !! Xasan Indhaha Laga Qaado Oo Ka Noqdo Madaxweyne Wadankaan Ugu Imow Soomali Kala Tagta? & Wadanka Oo La Xaalufiyo
@abdirashidaseyr8711
@abdirashidaseyr8711 2 ай бұрын
Anagaa shacabka puntland ah xasana madaxweyne uma aqoonsanin asna umahaysto inuu madaxweyne iiyahay
@Wonders-of-Mother-Africa
@Wonders-of-Mother-Africa 2 ай бұрын
Inaga ala rabay in aan ka faidasano..Turkigu waxa adiga somaliga aadan rabin mu kugu qasbaa. Dalkasta ninkiisa iyo dadkiisa dhista. Hadaa tahay qof nolasha ka dhacay familkaaga wa ku garab istaagi karaan lakiin hadaysan adi kaso go'in qof ku caawin karo majiro.
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 ай бұрын
Turkigu waa dawladda keli ah ee wax tartay Soomaaliya. Waxa ay soomaali qabsayn weyday yaan lagu eedayn Turkiga.
@MadarAbdi
@MadarAbdi 2 ай бұрын
Please page-ka halayso mention gareeyo.
@alisalad9653
@alisalad9653 2 ай бұрын
I agree 100% with ambassador
@yasminabdurahman7961
@yasminabdurahman7961 2 ай бұрын
You are dreaming
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 ай бұрын
Am.Caalin warunti aniga waxay ilatahay magaca madaxweyne in loogu yeedho xasan dal xaraashe ayaaba xaaraan ah
@Raage-Ecomomics
@Raage-Ecomomics 2 ай бұрын
Waxan Soo dhaweynayaa Aragtida iyo Fikirka uu soo bandhigay Ambassador ka ee Ku aadan Hab maamuleedka Hassan in laga hortago waan Ku tageersanahay, waa in Dalka, Dadka, iyo Diinta laga badbaadiyaa Damushabab.
@thahirmahmoud6430
@thahirmahmoud6430 2 ай бұрын
RUN HASHEEGIN BEENA HASHEEGIN.WAXAAD SHEEGTANA HAWAAYIN..AMBASA DOORKA. WUU DALAN YAHAYE HALOO YOOLO ILEYN ISAGOO YAR OO GABAN AH AYUU YEELI JIRAY .EE HALOOYEELO
@muuseaadan7458
@muuseaadan7458 2 ай бұрын
Wasax Xasan shiikh dalka halaga qabto Watalo wanagsan wanan sodhaweynaya
@HassanAliFarah
@HassanAliFarah 2 ай бұрын
Caalin ma,mudana in lasoodhaweeye! Sababtuna waa nin-cadiifad iyo ujeedo xumo.
@minursa02
@minursa02 2 ай бұрын
Baroorti ba idhiin ka damaateey, keep crying but remember "Noise of a frog in water doesn't deter Lions drinking from it".
@jaranecabdi5892
@jaranecabdi5892 2 ай бұрын
gooood
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 2 ай бұрын
Majeerteen iswareesteydheh?
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 2 ай бұрын
Waa runti masuulku
@aliomarwehliye
@aliomarwehliye 2 ай бұрын
Turkish wax noo dhaama majiraan lkn anaga ayey wax walba Naga soco la yihiin
@omardisow2272
@omardisow2272 2 ай бұрын
Waxa ugu wanaagsan ee shirki Doha ka soo baxay waa in qeybweyne ee ergada ka mid ah ay soo booq-deed Madaxweyne hore Farmajo.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 ай бұрын
Share share please everyone
@daryeeltv9564
@daryeeltv9564 2 ай бұрын
Barnaamijka ugu liito,ugu xun ee BS Tv
@siciidabshirabdalla5954
@siciidabshirabdalla5954 2 ай бұрын
Tani eedeyin maahan waa caay
@LuulAadan-r9q
@LuulAadan-r9q 2 ай бұрын
Ninkani runta ayuu ka hadlaa from to somaliland
@BashiirCusmaan-v9s
@BashiirCusmaan-v9s 2 ай бұрын
BbA
@husenmumin3494
@husenmumin3494 2 ай бұрын
Somaliyey qabilka iyo qabyalada Iska daya Wana dariqa cadawgu inisomaro
@subraarm4381
@subraarm4381 2 ай бұрын
Abdixaafid waxaan su,aalayaa waa ayo ama waa Dalkee Somland ayaale Dawlada Beenta ah Waxaan Ahay Soomaaliyad Muslim ah 68 jir ah ilaa yaraantaydii ku korin wax Soomaali dhaafsan waxaa iigu wacan Labo gumaysi oon labadaba arkay waxay Soomalida ku sameeyaan dil xadhi ama Guri laga ooyayo markaan su,aashayda u soo noqdo ma arkayo waxan had boonbooninayo ee Somland waa Hargaysa iyo barbara runtu waa taas dal ma noqon kartaa waa maya dadkaygu way ka maarmaan Ninka naga marma Adiguna waxaad noqotay Adeerkaa faroole oo hortiisa lagu gumaalad Reer kalshaale iyada oo Qabiilnimo Caruurta loo dhameeyay oo lagana dhigay dhimasho iyo dhaawac ayuu qudbad jeediyay ah Isaaqow waad layseen Caruur Harti ah markuu gurigii tegay ayay Naagtiisii tidhi ka noqo hadalkii waanu ka noqday Ninku Xiniiyo male hadii masiibo guriga u fadhido Ilaahay Naagaha Soomaaliyeed Xaqa ha tuso kuwo Qaladad lagalayo Beri ka noqda .
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 2 ай бұрын
Ambassadore, Hamballyo, wxnka kaaga Mahad Celinaya sida Caqli salliimka Ah Eed UNaaqishto sitaadasada somalida, Adigo si Daacad Ah Had iyo Jeer uga Hadla Arimaha somalilnd iyo Somalia, MhdsNd.
@Waris668
@Waris668 2 ай бұрын
Itoobiyaan waan siin badaha turkina inuu joogaan diidayaa waxaa cida iniga yeesha usheegadhe turkey iyaga sababtooduu u iman
@Maama-p1w
@Maama-p1w 2 ай бұрын
AMBAASHATOOR BEENTA JOOJI. WAXADAN AWOODIN HA SHEEGIN. HASAN SHEIKH SOBAX ADIGU MADHIHI KARTID.
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 ай бұрын
Adiga Miyaa Dhihi Kara Xasan Sheikh Ka Soo Villa da Oo Is Casil?? Hadii Muwadinkaan Soomaliyeed aan Dhihi Karin???
@ismail-uz3dl
@ismail-uz3dl 2 ай бұрын
Kan walah BsTv I nacsin rabyaa always negative lee wayo
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 2 ай бұрын
Abdixafid waa suaal keene wana jawaab diide
@abdillahisalah5872
@abdillahisalah5872 2 ай бұрын
Wada hadal hose oo Lsh ayaa shirkan lagu qarinyaay thas it
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 2 ай бұрын
Siyaasadda Turkeya khatar bay hadda ku tahay somalia 🇸🇴 waayo dal dadkii lahaa aysan hishiis ahay koox inuu taageero waa wax dhib dadka somaliyed ku ah oo uu hantidooda boobo isla markaasna uu cid gaar ah hubeeyo,waxay cawaaqib xun uga tageysa labada dal oo muslimka dadkooda iyo dawladdahooda,inuu iska indho tirayo baana dareemaya arinta somalia 🇸🇴
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 2 ай бұрын
Sootuu axmed madoobe lahaa madaxda dawlada i soo wakiilatay inaan idiinku hambslyeeyo jabinti aragixisada xumaan baa kuu muuqate fliada ka soo bax guul luguma gasre dalka ha wada dhisto soomaaliyeey
@abdirahmanismail6616
@abdirahmanismail6616 2 ай бұрын
ISBAARO XIL RAADIS AH UUNBAA TAALA SOMALIA EE WAXBA YAAN LAGU KADSOOMIN, SOMALILAMD WAXKALE LAGUMA HAYSTO WADANKAASAA NABADEE AYNU ISBAARO U DHIGANO DJIBOUTI IYO SOMALIA WAXBA WAY KU FILNAANWAAYEEN MARKAA.UJEEDKU WAA.ISBAARO
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 2 ай бұрын
Asalaamacaleykum
@AbdiqadirMaxamed-u1e
@AbdiqadirMaxamed-u1e 2 ай бұрын
Somali Beec ah walojedaa idinkana fadhikudirirwadaan Xasbunalaaah😢
@mohamedyussuf5701
@mohamedyussuf5701 2 ай бұрын
Ninkan Xasan waa laga shidaa
@dhegnaas
@dhegnaas 2 ай бұрын
Waa nin iska mucaarad ah. Waxa uu ku hadlaayo wax miisaan leh maahin.
@abdimahamud6165
@abdimahamud6165 2 ай бұрын
Caalin very very true. Thanks
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 2 ай бұрын
Vodka wuu gabanyahay caalin cabdi xaafidow
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 2 ай бұрын
JAREERKAN muxuu uga hadlaa arimaha Somaliland?
@MaamacaashaXuseen
@MaamacaashaXuseen 2 ай бұрын
Kan oo kale c/xafiid in aad soo qaadato waa la fiicnaa as quality
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 ай бұрын
Runta in Laga Hadlo Miyaa Ku Dhibeeyso?? 😂😂😂😂😂
@omarmohamud-p1g
@omarmohamud-p1g 2 ай бұрын
Turkigigu inuu somali madaxa isugalinayo ayaamuuqata waayo qaarna wuusoodhawaysanayaa qaarna wuxuu u arkaa dad la afbuubikaro lkn war la aanbaa haysa horaa looyidhi libaax nimaan aqoonbaa laxkarita
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 2 ай бұрын
Khamriga.iyo.xashiishada Iyo.jaadka..intuba.aqbad..ayah Dadka..soomaliyed.ku.yihiin
@shaacirkulmiye2933
@shaacirkulmiye2933 2 ай бұрын
Asc saxib aad Ayaan kuu slaamay Absatorka wa ma aha nin dhax dhaxad ee yusan marada kaa halaynin saba a badan awgood
@jeimoha3286
@jeimoha3286 2 ай бұрын
Cabdixaqfidow ma wadaniyad baa mise qabyaalad
@hassanaliomar2307
@hassanaliomar2307 2 ай бұрын
ASC ABDI XAAFID ILAAH DARTIISA KUU JECLAHAY RUNTA AYAAD U GA HADASHAA MARKII XAYA WAAN OO QABYAALIS TAHAAN 00 LAFAHA KA GASHAY WAA NIN QABYAALAD DI SH00TAY DIIN MA LAHA EE YUU KU DAMBAA JININ EE WALAAL
@abdirahmanismail6616
@abdirahmanismail6616 2 ай бұрын
ileen tuugu waa tuug weligiiba waa tuug wax dawladnimo la dhaho kama suuroobayso koonfur waa umad qofkastaa dawlad iyo shicib waxay boobaan uun raadinaaya,laakiin Somaliland dawladeeda iyo dadkeefuba wuu ka duwan yahay Somalia isku dhaqana masha isku qalbina masha isku lexejeclo wadana maaha isku halgana maaha Somalia Muqdisho iyo dhamaan maamulada hoostaga waa Beeso uun xataa naxariis iyo bulshada hoose eega iyo waxaasi ma jirto waa kooxo isbaariistayaal siyaasadeed
@shaacirkulmiye2933
@shaacirkulmiye2933 2 ай бұрын
Adigana waxaan kuugu naqaana oday aqiyaar ah ee ka fiirso waxaan ahay aday kuugu xiran habeen iyo maalin
@siciidabshirabdalla5954
@siciidabshirabdalla5954 2 ай бұрын
Khiiro jabaan kaalay gacanta sooqabo oo soosaar
@PilotibraYare
@PilotibraYare 2 ай бұрын
Wadankeena waxa burburiyay wa kuwa sida ninkaan cml ah
@roblehassan3069
@roblehassan3069 2 ай бұрын
Labo nin hal qabiila waa ceb waye muqdisho waa nabad madaxweni intas qabtay wali manan arkin😂😂😂
@yasminabdurahman7961
@yasminabdurahman7961 2 ай бұрын
War heedhe hadaa doonaysid isa soo sharax hadaa doonaysid madaxnimo bold man hadii kale dee sabayadaada karso
@haliimogoodir5411
@haliimogoodir5411 2 ай бұрын
Odayga baahi baas baa ku dhegen wali ma qawoowin xalaal iyo xaaranba wuxuu heleyba cimrina waa joogaa xaqa allaha tuso
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 2 ай бұрын
Xasan Sh xiligii farmaajo hal maalin afkiisa isma qaban wuxuu ku eedeynaayay wax ka daran ayuu dalka ku haayaa inta safar dibada ee uu galay xisaab malaha
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 2 ай бұрын
WERIYUHU SUAALIHIISU WAA KUWO XASAN DAAFACAAYA. WAR ISKA DHAAFA IN AAD XASAN KU GARGAARTAAN DALKA UU DUMIYEY, CADOWGANA U LOOGEY. WAAMAXAY CADAYTA IDIIN DHIMAN OOD RABTAAN ? MAYDAAN U JEEDIN WAXA DALKA KA TAAGAN ?
@AbdulahiMohamed-p3q
@AbdulahiMohamed-p3q 2 ай бұрын
Ninka la wareesanaayo caalin horta ma ka yahaay gurigIisa masul wa Nin dagan Finlandia waligis shaqen xita ku qorneen gurugiisa 2 Nin hawiye naceeb.
@sudiissa5701
@sudiissa5701 2 ай бұрын
Anigu daarood ayaan ka dhashaye waxaan amisanahaye daarood iyo Hawiye soomaaliya ha laga qabto waa labo reer oo ayagu is neceb isu muuqada awaaye soomaalidii kale wadankan laha please
@caliducaale464
@caliducaale464 2 ай бұрын
Somaliya markay somaliland waxba kaqaban kariwaayeenbay iyagii iskuwaasheen waasha oo wajaqa
@gaafaneabdi675
@gaafaneabdi675 2 ай бұрын
kan aad waraysanaysaa waa dabadhilif u shaqeeya emaaraadka.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 31 МЛН
WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN?
18:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 8 М.
TECHNOLOGY-DA CASRIGA AH IYO SOMALIDA  MAXAA KALA HAYSTA?
15:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,7 М.
WIIL CADAAN AH OO DHIBAATO BADAN USOO MARAY INUU MUSLIMO.
16:06
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 18 М.
HOOYO 75 JIR AH OO ARIN CAJIIB AH SAMAYSAY WOOOW
10:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
HAYAAY! SIRTII ABID UGU CUSLAYD OO DIBADDA LASOO DHIGAY CABSI
13:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 61 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY XIISADA BARIGA DHEXE | HALIS CUSUB
26:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 28 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | IRAN | ISRA | HEZBOLLAH
24:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН