NAAGAHA QAAR SAXIIB MA LEH Qiso Naago reer 🇬🇧

  Рет қаралды 28,053

Caaliya Sharif channel

Caaliya Sharif channel

Күн бұрын

Пікірлер: 226
@Himila55
@Himila55 7 ай бұрын
nabiga scw waxu yiri kuwa dadka isku dira hadalka u kala qaado janada ma uriyaan inay galaan iska dhaafa gabadha codka laga duubay waxa lagu samayay ihaano iyo cadawtinimo calamad fiicana maaha qof inaa hadal ka duubto oo qof kle u shidid adoy katahy ruufyanimo waa calamad ahlu naar allah naga koriyo
@muxidiinmixidiintisiyoow8028
@muxidiinmixidiintisiyoow8028 2 ай бұрын
Asc
@muxidiinmixidiintisiyoow8028
@muxidiinmixidiintisiyoow8028 2 ай бұрын
0044❤
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 7 ай бұрын
Illahay amarkiis waligay naftaydaan sxb la ahaa illa waagan foodlayda ahaa Alxamdulillah
@zainababdi781
@zainababdi781 7 ай бұрын
Aduunka naag soomaali baan ugu necbahay saaxiib hadaan daris nahay iyo hadaan isugu imaano shaqo ama schools salaanta sharciga islaamka uma dhaafo waayo waan ogahay inaysan quality lahayn
@Caliya529
@Caliya529 7 ай бұрын
Wlhi waa runta very smart
@zainababdi781
@zainababdi781 7 ай бұрын
@@Caliya529 hal gabar baan dhihi karaa baan saxiibnahay, waxaan saxib ku noqonay kuna nahay sadex ilaa afar sano ilaahay dartiis,quraanka ayaan isla subcinaa. Waligayna halmar baan gurigeeda tagay oon soo booqday iyadoo umashay. Personal life keeda iigama sheekayso ana ugama sheekayo. Hadii caqabad noloshayda isoo wajahdo, I always turn to allaah and he us enough for me.Naagta soomaali subixii waxay kugu aragto bay casarkii kugu caayin hiil male.
@sacfaransusaan7233
@sacfaransusaan7233 7 ай бұрын
Yaahu ee isku mid ma ahaaa😮
@ummnora4665
@ummnora4665 6 ай бұрын
Dadka soomaalida oo dhan isku mid ah, haku danbaabin, dad qiimo iyo sharaf leh ayaa ka buuxa walaahi anigaa markhaati ka ah dumar sharaf leh oo garab iyo gaashaan aan isku nahey 20 sano ayaan arkey Allahuma baarik 🌼
@ibaadoafroow9002
@ibaadoafroow9002 6 ай бұрын
@@ummnora4665❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d 7 ай бұрын
Welcome back, Walashay. You have senses of humor, mashaa Allah. Dumar way isdaba orordi baryo sirahooda isku sheegan maalintay waxyar dhexmaraan saaxiibnimadii way iloobaan waxyar oo Allah unaxariistay ma,ogiye. Thank you for the updates. Waa qiso anfac leh xabiibti qaali. Inaan dumarka arimaha familiga ee hoose inaan loosheegun ayaaba kawanaagsan ma istiri Caaliya!
@ismahanhassan8995
@ismahanhassan8995 6 ай бұрын
Walahi xaq aad ka hadashay waa loo baahanyahay saan in loo sheego runta masha Allah
@maslah345
@maslah345 7 ай бұрын
Wax saaxib layiraahdaa majiraan maanta calamka waxa jiraa waa saxib danaysi
@Himila55
@Himila55 7 ай бұрын
Ahlu naar waaya
@maslah345
@maslah345 6 ай бұрын
@@Himila55 waa masiibo soo siyaaday
@maslah345
@maslah345 6 ай бұрын
@@Himila55 aad iyo aad
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 7 ай бұрын
Don’t worry xappty Soomaali caado waaye inay qofka ku mashquulaan inay sheekada ka faaiidaystaan maku maqno,Aday kugu maqan yihiin Allah Xaqa ha tuso❤🎉
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 7 ай бұрын
Is astur ceeb my noqotay
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 2 ай бұрын
Caaliyo daf beey kula tiri😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@AxmedMaxamed-uh5ld
@AxmedMaxamed-uh5ld 5 ай бұрын
Caaliya sodoh qaali ah weeyi alaah ayaa gabadheeda guursada
@AbdirashidJamac-uq4ro
@AbdirashidJamac-uq4ro 6 ай бұрын
Calafkagi waa aniga talafonkaga ii soo dir qof wanaagsan ayaad tahey
@deeqahassan1030
@deeqahassan1030 7 ай бұрын
Sikastaba kuwa isku diray labo qofood oo saaxiiba ceeshoo milix isagee dhibtaa maalinta qiyaame❤
@balkisindho7093
@balkisindho7093 4 ай бұрын
Wlhi habiryr shekooyinkaga wa jeclhy ❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 4 ай бұрын
Habo Alla haku jeclaado carfoon badaneey😍😍
@umuridwaan8815
@umuridwaan8815 7 ай бұрын
Sheekooyinkaada waa jeclahay noo soo badi kana soo hadal Sharma boy heesta oo soo qaaday murunka dhalaisay ❤
@saraaaaaa16
@saraaaaaa16 7 ай бұрын
Masha Allah waawaxsax ah oomaalinwa. Kadhacda oomarmar aan isweediyo dhaqanka xun oo. Labartay maanta ayaa laheshay eekasheekee waxajiro siloobadalo
@hanifarah6370
@hanifarah6370 7 ай бұрын
Waa somali iyo bilaa macruuf 10sano kuma baran kartid dantaada la raacda afkaga iyo edinkaaga
@khayr9860
@khayr9860 7 ай бұрын
Acuudubilaahi minashaydaani rajiim ma naagaha ilmahaa isu doonaa yaa waa ba la jabaye😢😢😢
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 6 ай бұрын
Cheerful woman is a joy of life ❤.
@luxside6438
@luxside6438 6 ай бұрын
Masha Allah abaayo sheekadaadu wey igu socotaa gabdhahaaga aan sodoh u noqdee ila soco
@osmanibrahim5734
@osmanibrahim5734 7 ай бұрын
Walal xaas ahaw ama garoob ahaw cawrada waa cawra ilaahay kabaq
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 7 ай бұрын
Asc mama caliyo mashaallaah waxa tahay quruxdi oo qof ah illahey waxankaga baryey adiga iyo awladada allaha naxafido dhamanteen
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 7 ай бұрын
Aamiin yarabi
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 7 ай бұрын
Mama caliya habrahan waywashen siilkodi oo qalalay dhigi katagay ayey dhalinyaradii wasayan cajusoyin aan xishoneynin ok
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 7 ай бұрын
Mama caliyo landhera tahay wax sax ah ayadkahashay viva guul
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 7 ай бұрын
@@faizaabdulla3604waa run
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 5 ай бұрын
❤❤SALAAN SARE HUUNO
@sadowarsame7393
@sadowarsame7393 7 ай бұрын
Absolutely you are right sister I agree with you 💯 👏
@Novemberrain096
@Novemberrain096 7 ай бұрын
Sheeko markad bilowdoo damastiir marba mel ha Nala adiinee. Like grasshopper
@Novemberrain096
@Novemberrain096 7 ай бұрын
@@alisacid-cf8fu do you know the definition of grass hopper?
@Islamicgirl-d4o
@Islamicgirl-d4o 7 ай бұрын
Waxay la. Bod bodaysa
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 6 ай бұрын
Haraati geele camal
@Novemberrain096
@Novemberrain096 6 ай бұрын
@@abdialifarah4173 kkkkkkk
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 5 ай бұрын
Codkasga ❤❤❤❤❤
@Amalyasin
@Amalyasin 6 ай бұрын
Naa ilahey kabaq. Laftirkaga yaan lagaasoo waramin
@MsLajecel
@MsLajecel 7 ай бұрын
You look beautiful abaayo. Allahuma baarik lak.
@SafiaKabail-p3u
@SafiaKabail-p3u 7 ай бұрын
Caaliya runsheeg xeerka hada jiro aadbey u xuntahay aniga waxan u banshee teem gang
@kaltumamuhumed3145
@kaltumamuhumed3145 7 ай бұрын
Sax waye ilmaha ma ahaan inay sheekada dadka weyn dheystan
@bisharoabdi180
@bisharoabdi180 6 ай бұрын
Habo caaliya, I miss your stories wlhi Noso badi sheekoyinka
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 6 ай бұрын
waa khaad adoo qof muslim ah in aad ka qayb gashid gaalo ana illhy aqoon dhaqan koda iyo janasadoda aniga muslim baaa ahay maa dhahdid
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy 7 ай бұрын
Sheekooyinkaagu waa cajib alaiya
@sumadqaran
@sumadqaran 6 ай бұрын
Illahay amarkii funny baa tahay waaba iska kaa jeclahay
@hafsajamamuse5518
@hafsajamamuse5518 7 ай бұрын
Wlhi waa runta caaliya aroosyada yurub duugsi baa ku Nacay qaraan baa meelkasta la aruursana yaab
@ladanab9676
@ladanab9676 6 ай бұрын
Tuugsi ma aha sister ee waa la is caawiyaa 🥰🥰
@AminaOsman-j6d
@AminaOsman-j6d 7 ай бұрын
MashaAllah wow sister Thanks😘👏🏻👏🏻😂😂
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 6 ай бұрын
Walaal ha caaytamin Shiirkooda iyo caraftooda haka hadlin waa ceeb inaa shaqsiyan u weerarto dadka. Balse qaladka ka hadal iyo waxyaabaha u baahan in la saxo. Mahadsanid.
@Seynap-o5v
@Seynap-o5v 7 ай бұрын
Warleey maxay faa-iiday.Cidideedaa calool ku jabtay 👏🏽👏🏽👏🏽
@kadijaali4753
@kadijaali4753 6 ай бұрын
Naago wax dono hada wa lagu dhelay dhaqanki & dinti caaliya aniga isku mid ah anba sas samayn lahay sister ❤❤❤
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
Naaag Saaxiib ma laha.. waa ay Nin Qaba yeelato.
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 7 ай бұрын
Masha allah ilaaheey ha ku xafido waa run
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 7 ай бұрын
Mahad sanid caliya shariif horey u soco xabad kaakaaga deyso anigaa jecele maxay kaa fii rinayaan wan kusalamyaa
@munamohamed2972
@munamohamed2972 7 ай бұрын
Aliya sharif shekadada kama dharagne 30 daqiiqo noga dhig xiiso bana u qabn we love u❤ mid kale naag hadad aragto isku ka soo seexiso cunto kusoo sameyo oo hadal mcn isku kaa soo sohdo waxbey damacsan tahay iska jir saxib iskala dhigto waatan ugu munaafaqsan! Mida kale Aroosyada qaranka lagu dhigo magalo meshano Germany dadki hore dagan ban qati ka taganahay gorupyo tol qaaran aruuris u samestay qofti wiil ame gabar u aroosayo ba lagu kaba kaba darane taas laguma eko lacag bile ah ba laiska qada yaab anigu 1 euro kuma darsado maxa weekend walba aroos iyo qaran isoo arkay man sadaqeysto masajidyada ku darsaso lacagta dad iga lacag badan sin laha maskiin xamalata ahay! Qurba joogta dadka wey u qayileen!
@hanifarah6370
@hanifarah6370 7 ай бұрын
Funny wlhy aad thy wan ka helaa sheekadada iyo farxadada mash allh barakallaahu farxad kuwaar❤❤Adiga ubadkagagaba🎉
@saidoaden9535
@saidoaden9535 7 ай бұрын
Gobanimo waa taas caaliya shariif caruurtii waa ceebeyeen
@lailasaciid1974
@lailasaciid1974 7 ай бұрын
You’re so funny we missed you, sis
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 6 ай бұрын
Ala caaliya aniga beec ayaan qabaa adna waad sheegtay xagee hade
@quruxsanqurux8659
@quruxsanqurux8659 6 ай бұрын
Caaliyo fani waaye
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 7 ай бұрын
Is astur waxasu xalkuu noqonmaayane qofyarna ma tihide
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 7 ай бұрын
Arooska hadaadan awoodin guri u sharax u ducee ha iska aqal galaan naagahaas intay bixiyaan bay hadana kugu caayayaan.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 6 ай бұрын
Caliya xagen ka helaa wan ka fogahee waa dookhayga wan ku labayn lahaa kkkkk runtaa fiicane
@shackzsharif1629
@shackzsharif1629 7 ай бұрын
Asc hawaryar add iskuu astuur xabadka waa cowra.t shirt ila iyo duuntaa garaya xiraa sii aan loo arkiin xabadka Allah aan kacabsana iyo cathaab wax lugu kaftama maaha waa laaziin inn laisasturaa.jazakallah kheir hahilmamin hadalkaas hawaryaar kheir Allah hakusiya ameen barakallh aan dathaalna damanteen cathabka Allah hanaga xureya
@Inaxmedyare
@Inaxmedyare 7 ай бұрын
Alla caaliya run badanaa , afka caano laguugu qabay abaayo. I am your new fan 🎉
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 6 ай бұрын
SAXIIX WALEE WAA XAQIIQ TUUGSIGA IN CARUURTA LAGA DAAYO WAA MUHIIM IYO SIDA LOO KARHAY BAADAN OGEYN
@shankaron6966
@shankaron6966 7 ай бұрын
Asc kalamadaas waa sax waan arooska caaliyo Love You. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 2 ай бұрын
Cabaayad kutag unasoo doceey gaalka dhintay😂😂😂😂
@zeinabomar-mc5jf
@zeinabomar-mc5jf 7 ай бұрын
True Aliya 🎉sharafi dhimatay wll well say hhhhh
@rodahmohamed7946
@rodahmohamed7946 7 ай бұрын
Caaliya you are so funny, I like your stories.
@kadroable
@kadroable 6 ай бұрын
Afku kuma go'o, raggiibaa hawshoodu lagu haystaa
@simplysweet7523
@simplysweet7523 6 ай бұрын
Haal a ina adeertiis mashaaal
@MohamudMohamed10
@MohamudMohamed10 6 ай бұрын
Eedo xabad miineystay inaad banaanka keento oo aad dad ku qanciso iyo inaad Alllaha ku abuuray ka cabsato teee fiican jirkaaga cadaabta ka ilaasho
@najmaAbdi-fr9fz
@najmaAbdi-fr9fz 6 ай бұрын
😂😂😂your so funny havo maanta igukaa horeso m.a❤️
@kaidosultan9882
@kaidosultan9882 7 ай бұрын
Masha Allah hunno hadaba gabadhan ma u dhoofa sheekoyinkeeda aad ban uga hela
@norajabril7955
@norajabril7955 7 ай бұрын
Alia cadeey Waa lagu waayee halkeed ka dhacday we miss you welcome back sis Masha Allah ❤
@Tasnim-j8b
@Tasnim-j8b 7 ай бұрын
Meyd la gubayo maxaad ka dooneysaa mise shaqadaada ayaa ku xiran Subxaanalah
@Doubleclasheditz
@Doubleclasheditz 6 ай бұрын
😀😀😀
@deeqahassan1030
@deeqahassan1030 7 ай бұрын
Intaba wee isu ahaan karaan kii xumaadane yeelkeed iyagee u taalaa ruux sidee saas oo dhan ugu aamintaa😢
@testtestahmewd7746
@testtestahmewd7746 6 ай бұрын
ASC WLLO MA KAA RUNBAA IMIKA WAXA AAD TAHAY XUSUL BARUUR . NAFAQO LAGAA HELAYAA
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 6 ай бұрын
🤣🤣🤣
@maxamedubaxle-j1q
@maxamedubaxle-j1q 6 ай бұрын
Naa xishood waxaad tahey qof wey xishood
@fartunomar2528
@fartunomar2528 7 ай бұрын
Horaan kuugu sheegay adigoo xiiso ba,an laguu qabo baad soodhacdaa ❤❤❤❤ wan ku salamay asc!!!!!!
@khadijac9841
@khadijac9841 7 ай бұрын
Waakusugaynaa insha'Allah tuugsiga aroosyada ala bisinka arooyada matago cid tagtana kumaxidhni
@whome4851
@whome4851 7 ай бұрын
Naa llaabta qarso
@bulxanguuni4659
@bulxanguuni4659 6 ай бұрын
Fadlan caaliyo ii isoo qabo
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 7 ай бұрын
Asc abaayo mcn manshallah ❤❤❤❤
@anisaahmed7753
@anisaahmed7753 6 ай бұрын
Habo its my first time watching your KZbin. I like your video nice sheeko. This why I don't have friends.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 6 ай бұрын
Welcome, Habo carfoon🥰
@raxmaabokor5977
@raxmaabokor5977 7 ай бұрын
Ilaahay baan ku dhaartee mamadan aad u jecelahay❤ sheekadeea iyo halkeedaba
@AhmedAli-nr2tz
@AhmedAli-nr2tz 7 ай бұрын
Caaliya Madigan jirtay sh xasan barsame secendery xamar
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 7 ай бұрын
Asc habaryar xagee ka dhacdey
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
Dhego dhegayntii wax ma ka baratay?
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 7 ай бұрын
Exactly naaga gabar donaayo 😂😂😂
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 7 ай бұрын
Bismilaahi raxmaani raxiim ,iyadu intay reerka dhexgashay oo lacayshteey maxay uxamanaysaa bismilaahiye,mawaxaasaa wanag iyo islaamnimaa ,waa qurinimee ?
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 7 ай бұрын
Waa ruuntaa waa lagu dawarsadaa Aroosyadaa Sweden waanyaabaa.
@umaamina1885
@umaamina1885 7 ай бұрын
Rag salaan😂😂😂😂😂 dhibley❤
@nimo3724
@nimo3724 7 ай бұрын
Ha aadin gaalada tacsidooda waa qalad dharkooda iskaba daa
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 7 ай бұрын
Hadda adigu rag salaan miyaa , xishood mee Qaali?
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 7 ай бұрын
Wey iska kaftamaysa caaliya qurux 😂
@sahrahaji5749
@sahrahaji5749 7 ай бұрын
Asc caaliya waan kusalaamay weef jig wallaahi aniga hadakahor baa anigoo itali joogo duqdi aan ushaqeynaayi dhimatay waxaan kuqasbanaay inaa kanisadi uraaco markey waxa baas aqriyaan intii quraanka ka aqaanay baan kor ka aqriyay anoo baxsan oo leh saan maa kuudabeysay balaayo wadan gaalo hatimaado taas baa maanta ixasuusisay
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 7 ай бұрын
Waan kuu xiisey aliya cadey eedo❤❤
@HafsaJama-n4l
@HafsaJama-n4l 7 ай бұрын
Asc caaliyo wadna nacday ayaantan sonoqo adoonabad qabo abayo
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
Naagaha qaar Saaxiib ma laha..adiga ku dar
@ikraanhassen2219
@ikraanhassen2219 7 ай бұрын
Caliya dhuudhubka wan ku salamay ina ader qurux
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 7 ай бұрын
NAG saxiib magasho sirtadana loma shegto nagaha 2a xasad afdher duli ah nagoow Kanagawa sirtina bananka ka lakena tas ogada ok
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 7 ай бұрын
Caaliyey inader ku jeceliya waa runta naaga dhaqankii badaley waa tuug sii aroosyadii ceeb walahi tuugsii ayaa caruurtooda kuaroosayan
@aragsanuj
@aragsanuj 7 ай бұрын
Alxamdulilaah tuugsigaas inaan diiday
@qamarahmed9236
@qamarahmed9236 7 ай бұрын
Anaguba caaliyoow warbaan u fafadhinaa meeshaan ee maxaad naga raali gareeynerysaa
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 7 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ayanosman5205
@ayanosman5205 7 ай бұрын
Kkkkkkk soo funny walashey run
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 7 ай бұрын
Waxan ahay 30jir habraha qaar somalida markan arko jirirco aya iga kacdo war war war subxanalaah 😂😂😂😂 so badi shekooyinka 20 daqiiqo kaso dhig video ga ✌️✌️✌️✌️♥️♥️♥️
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 7 ай бұрын
Waa sax waa rag salam
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 7 ай бұрын
Kkkkk arman Samiday ka soo doontaa Odiyaal kaa soo doonana 😂😂😂😂
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 7 ай бұрын
Welcome back ❤please ka soo hadal QAARAANKA aroosyada 😂London walaahi waa la yaaban yahay,Qasab aa Qaaraan lagaaga qaadaa £200 ugu yaraan hadii kale ,,,,,,😂😂😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 7 ай бұрын
Haddii kale No invitation 🤣🤣
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 6 ай бұрын
Asc ❤saas weeye hhhh
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 2 ай бұрын
BBC caaliya kkkkkkk😂❤
@asiaahmed8004
@asiaahmed8004 7 ай бұрын
asc walaale waana kuu xiisaya ee ha ubixina ❤
@AxmedMaxamed-uh5ld
@AxmedMaxamed-uh5ld 5 ай бұрын
5:30
@tonyausten2168
@tonyausten2168 7 ай бұрын
Welcome back Habo! Missed you! Awful story walaahi. Why are humans evil? :(
Qiso murugo leh😱Minyaro marmar waa Masiibo😪
16:08
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 23 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 39 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 152 МЛН
УДИВИЛ ВСЕХ СВОИМ УХОДОМ!😳 #shorts
00:49
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 27 МЛН
Deg Deg Xil ka qaadista RW Xamse oo Buuq Xoogan uu ka taagan yahay
8:13
QALBI JAB KALE! NINKI UGU QIYANADA BADNA NOLOSHA LAGU QABTAY
14:28
Ridhwan Issack
Рет қаралды 152 М.
Single Mother Reer 🇺🇸 oo AIDS ka BADBAADAY Qiso Dhab ah ka Dhacday 🇦🇪
15:04
NIN XAASKIISA BACDA BANANKA U DHIGAY 🇬🇧 🥲 #QisooyinkaQurbaha
14:19
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 13 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 39 МЛН