Bisinka ilaahow taas carurta nooga ilaali gabadha yarta ahna ka so bad baadi thanks caaliyo cadeey
@sahrafarah35273 жыл бұрын
Ma sha allah tabarakallah waa runta walal dadku mawada ficna
@sacdiyomursal1563 жыл бұрын
masha Allah sis waa runtaa been faaidomaleh👏👏👏👏👏👏
@fadumoabdullahiabdi92542 жыл бұрын
Abaayo sheekadada waan jeclahay
@hawoadan35773 жыл бұрын
Assalamu aleykum subhanallah subhanallah walaal wixii khayr ah baa wax lagu noqdaa hers wax la taageero mahaa wixii fiican aan taageerno
@shadaliabdi62993 жыл бұрын
Masha allah allaha ku barakeyo
@hawoadan35773 жыл бұрын
Waxaan kawadaa hadalkayga heeso mahaa in la taageero gabadhaa aniga magaranayo heeso ma isticmaalo laakiin iyada iyo inaga oo dhan danbigeena alle ha inoodhaafo khayrka alle ha ina jeclaysiiyo waxaa jiray in dad badan ka siifogaadeen diintooda waana dagaal diinta lagu hayo waayo qofka haduu wax khayr sheego lama siiyo like laakiin haduu naftiisa dulmiyo waa lasoodheeya walaal alle fariid macadabo ee doqon baa lacadabaa taas aan ogaano wax khayr lagu waayey lama raadiyo
@hawoadan35773 жыл бұрын
Kama wado walaal sacdiyo in aan kahor imanayo laakiin waa wax aan WADA og ahay abaaye waan dhegastaa barnaamij keeda wax badan oo loo baahan yahay Bay kahadashaan oo u baahan in lagu baraarugo
@@shadaliabdi6299 abaaye social media waxaan og ahay dhibaato in ay ka socoto aniga adiga waan ku dhegaystaan runi waan jeclahay wax badan oo soo dhigto waa wax ubaahan in lagu baraarugo heesuhu waa danbi weyn dadkeena waa kudhiban yihiin bara bushada laakiin adiga wax fiican baad keentaa
@jabartimohamed27203 жыл бұрын
Qalbigeyga wad qadatey
@SGS6273 жыл бұрын
Subxanaallh lacag hes laga helay miyad allh barakeyo ledahey wa yab
kzbin.info/www/bejne/fGa3YqRoq7eFgrs Halkaas ka daawo xbbti
@yussufarog51753 жыл бұрын
Mashallah make agent and clear nimco happy updates
@saraisse30193 жыл бұрын
Habaryareey Wan ku salamey 100% walaaaaaleey iisoo sheeg waxad isku cadeysey nuuuuurkaga baxaya
@Caaliyasharif3 жыл бұрын
Adna ma sidayda oo kale ayaad is cadeyn laheyd🤣🤣🤣
@ruqiyooffice36643 жыл бұрын
Wacalekumasalaam 🤝🇸🇴🤩
@nim0abbaas6433 жыл бұрын
Mahad sanid caaliya nimca Hapyy na hambalyo.
@istarlini3 жыл бұрын
masha allah thank you
@fadumaali63913 жыл бұрын
Asc abaayo dubey meeshaa ka degtay 🏨 mey eheed macluumaad ma iga siin kartaa please ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️💕💕💕🇸🇴🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@Caaliyasharif3 жыл бұрын
Abaayo waxaan deganaa Hotel Hayat Place la dhaho ku yaalo Binyas Square, wax badan uma jiro Gold Market. waa kala barka magaalada laakiin waxaa jira Hotels ka fiican ee ku yaal dhinaca DOWN TOWN ka ama DAIRA DUBAI loo yaqaan laakin ay qiimaha lagu seexdo isku mid yihiin
@maxamedkoorre39583 жыл бұрын
Shariifadda salamullah 🙏
@Gorillakingdomvr2 жыл бұрын
Like iyo shear waad istahisha thanks sis
@qaaliahmed49843 жыл бұрын
Habo qaali we miss u, welcome back 🥰💕
@YazinDhere3 жыл бұрын
waxay ku heestay 4 sano kahor Mantana wa caan heestu
@calimashaqeyste74223 жыл бұрын
Haduusan ilaahey hanuunin aysana ka toobad keenin raad iyo halaag ay ku dambeyn doontaa waayo maadaama ay caan xumaan ku noqotay dadka xunxun waxaan aheyn ma arki doonto
@fatmayusuf58112 жыл бұрын
Comments I like
@Kadraarab3 жыл бұрын
🥰😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰👍
@ibtisaamg39503 жыл бұрын
Wad dadlaysa habo hadi somali waxa ku qadanayso
@zeinabsomow79833 жыл бұрын
Masha allah
@maryanjama29183 жыл бұрын
Haday sheekadu runtahay maxay police ka ugu sheegi weydey!