Caaqil Sanyare Oo Jawaab Kulul Siiyey Suldaankii Habar Yoonis Ee Laha Maxaabiista…

  Рет қаралды 37,411

ETV

ETV

25 күн бұрын

Caaqil Sanyare Oo Jawaab Kulul Siiyey Suldaankii Habar Yoonis Ee Laha Maxaabiista 2 Maalin Ayaan Kuso Ceshanaynaa#SUBSCRIBE

Пікірлер: 125
@mohamedabotan9983
@mohamedabotan9983 24 күн бұрын
Caqilkaan wa legend 😂
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 24 күн бұрын
Sanyare masha Allah 🤲🤲🤲💙💙 . From Jigjiga
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 24 күн бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah🙏💯 Sanyare ❤ VIVA SSC Khatumo waa lamtabtan❤ Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah🙏 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirisaaqidirisgeele8622
@abdirisaaqidirisgeele8622 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 24 күн бұрын
kuna waayo adeer caaqil sanyare libaax libaax dhalay illaahay cimridheer iyo caafimaad iyo cimridheer haku siiyo iyo cabaado duuban adeer
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 24 күн бұрын
Kkkk War duqa legend ssc guul guul garabkiinaa nuhay haday nunahay walaaladiin reer jubaland magaca awowgeen daarood kor alaah haka yeelo diinta islaamka iyo daarood nimada ilaahow nagu dil
@Hciid
@Hciid 24 күн бұрын
ISAAQU UMAD CAAQILKOODA IYO XOOLAHODUBA ISKU MID YIHIIN WARYAADA COOSKAA CAGAARAN BAAD KU CAQLI TIHIINE ASAGA LASHEEKEYSTA
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 24 күн бұрын
ISAAQ KUBWAS CUQDAD XUN AYAA KU HAYSAA INA GUMEED LAANGAAB AH
@user-ys5re7vx1w
@user-ys5re7vx1w 24 күн бұрын
​@IsmailJama-xo4gv bal adba isaqow jawabta ka bixiyo somali cida qolada heshish tihin suasha jawabtedu wa somali cudurka ku dhahjira tihin o cuqdad bakhtiyeysan been ku nolow wad ayan darantihin siil ku nolow bad tihin
@AbmedDaahir-mx6xc
@AbmedDaahir-mx6xc 24 күн бұрын
​@@user-ys5re7vx1w deee somali heshiisba ma leh eee anigu waxa ta keeenysa gooni u gooosto noqnya
@MoSool-lc2mn
@MoSool-lc2mn 24 күн бұрын
Caaqli Waa Ruunta🎉
@cabdiqanimadame1165
@cabdiqanimadame1165 24 күн бұрын
Laandheerenimo marki alle kaa dhigo waa sidokale karbaash gunta snm
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 24 күн бұрын
Caaqil San yare WA halyey Reer SSc khatumo Adeer karbash adoonkan bahdilan EE idoor faanka iyo bakh bakhda wa lagu yaqanay inay cararaan jilicsanta 😮😮😮
@abdimreali1625
@abdimreali1625 24 күн бұрын
Gunbuurku ma habaryoonis baa xagayse degaan hadal laangaab buu ku hadlauey anigu waxaan moodayey midgaha ladega habar yoonis
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 24 күн бұрын
Well done Adeer Sanweyne
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 24 күн бұрын
Ma laysku kiin dhuftay alaylehe Heego Naasdheer idinka caqli badisey
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 24 күн бұрын
ssc khaatumo haguuleysto hajirto oo hajoogto
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 24 күн бұрын
From afmadow jubaland iigu soo hagaaga
@11naa44
@11naa44 24 күн бұрын
MashAllah Caaqil isha baxarka Buufi cayayaanka 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u 24 күн бұрын
Samarooneey ?reerkan iidoor la leeyahay af somaaliga way ka aradan yihiin fahantay samaron buu u dar daar warinayaa way na hubsadeen❤😂🎉😢😮😅😊
@rashidmire2648
@rashidmire2648 24 күн бұрын
DHULBAHANTOOW ABTIYAAL KANI WAA CAADA QAATE H/YOON8S MA MATELO DAGAAL UU QAADI KARAANA MAJIRO.
@Umo580
@Umo580 24 күн бұрын
ADEER KUSOCO 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🫶🫶🫶🫶🤣🤣🤣🤣🤣
@halimojama2378
@halimojama2378 24 күн бұрын
Sanyare allaha ku ilaaliyo
@daniyaahmet8671
@daniyaahmet8671 24 күн бұрын
Somalilland iyo isaaq ma midnimo ba u hadhay maxabista lahayo samaron cise iyo isaaq odhan wa leyihin ila horgaladi harti ba xita anu kala calaf qaadne aduunyo Gambuur dad la siman haday gacmaha kabaha ku galiyan waa ayaan daro lkn 😂🏃‍♀️
@rashidmire2648
@rashidmire2648 24 күн бұрын
ZANYARE KAN HABAR YOON8S HAW QABAN ADEER WAA SUL.GACAN KU RIM8SA WAA CAADA QAATE,MUUSE CALL BOX U AH.
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 24 күн бұрын
Nac nacda iskadaa waanu ku haynaa hada isaaqna waa midkaliya
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 24 күн бұрын
Abti waa runtaa
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 24 күн бұрын
Waa Gudi Baasto nama metallo
@bashirmohamed5637
@bashirmohamed5637 24 күн бұрын
CAAQIL..NINKAAD U JAWAABAYSAA SULDAAN MA AHA WAA NIN BIRO LAAB AHAA OO SHAQADII LAGA CAYDHIYAY
@husseinaden7560
@husseinaden7560 24 күн бұрын
400 ee maxbuus ,200 waaba jabar yoonis garxajisow bal soo daaya waxaad haysaan
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 24 күн бұрын
Masha’Allah. Caqliga iyo cod karnimada waa u dhalasho.
@Mboqole
@Mboqole 23 күн бұрын
Caqiil ilaahay caqliga ha ku barakeeyo
@canbaro1696
@canbaro1696 18 күн бұрын
Mashaalah caaqil sanyare ilaahay hanoodaayo ilaahay waxaan karajaynayaa wiilal yaryar isagoo kale ah oo xaqli badan in ilaahay dhulbahante kasoo saaro adeerow Jir oo joog
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 24 күн бұрын
War habar yoonis waa kuwa ugu qurunsan
@Hibocudoon
@Hibocudoon 24 күн бұрын
Ma daboolihi Ku dhalay ayaa kugu idhi wicilyoow ? 😂🤣🤣🤣
@hirsifow2183
@hirsifow2183 24 күн бұрын
Sanyare is a legend. Noolow
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 24 күн бұрын
Ma’ matallo Habaryoonis Waa midgaan Baasto
@abdirahimaden
@abdirahimaden 24 күн бұрын
Adeer wuu saxanyahay guul suldan daahir
@user-jo5qi5du3p
@user-jo5qi5du3p 2 күн бұрын
Wxna oday lagaa dhaha ciradu kugumay qasarin adeer wlhi waa leng 😂😂😂
@maxamudabdiqqadir
@maxamudabdiqqadir 24 күн бұрын
Yaa
@YasiinDheere
@YasiinDheere 24 күн бұрын
Waa runtii waa DIGSI XAGATO. GUDI BAASTO. DHULBAHANTOW kan hadalkiisa wax kaso qaad maleh.
@AyaanWaano
@AyaanWaano 23 күн бұрын
Guuuuuuuul somaliland
@Khadaraxmed-kc7xc
@Khadaraxmed-kc7xc 12 күн бұрын
Daarood ismacill waxan leeyahay xaal baanu siinay odayga habaryonis sheegtayna waa lagu adeegtay from garxajis
@user-kj3gv5ig9k
@user-kj3gv5ig9k 24 күн бұрын
Dir iyo Daarood baan nahnay
@mohamedabsiye2634
@mohamedabsiye2634 24 күн бұрын
GUUUUUUUUUUUUL. SSC ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
@user-bt5rv5wr4f
@user-bt5rv5wr4f 24 күн бұрын
Farid Aboo from Djiboutien Scc Khatumo Alllaah barik
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 24 күн бұрын
Shadhaab adoon canfareed oo aan aan canfar kahorjoogo Wales gunbaad tihiin
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 24 күн бұрын
Dhulbahange Qarmuun waa nili karbaashi xoog baanu xuduuda u tagaya
@XasanXaashi-qq2hp
@XasanXaashi-qq2hp 24 күн бұрын
XALQODO HADANU NAHA GRX
@MjaamacXasan
@MjaamacXasan 24 күн бұрын
Sanyarow inaad jawaabtamay ahayn waayo waad habranaysaa
@abdisharif8315
@abdisharif8315 24 күн бұрын
CAAQIL SANYARE IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alijama8180
@alijama8180 24 күн бұрын
Qunbuur are in Ethiopia don't have land in sl really shit if og talk they say Ethiopia man when qunbur became reer sl cajeeb .
@user-hu1xr4sj3j
@user-hu1xr4sj3j 22 күн бұрын
Waa RUNTA XAGUIL WAKAA NOLOW AABO
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 24 күн бұрын
Horta odaygaasi hadal gunned waa leeyahay kkk Gunbuur.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 24 күн бұрын
😂😂😂😂 bahay yaroo beenloow ah weeye oon qajilaynin
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 24 күн бұрын
WAA UMAD AAN LAHAYN AQOON YAHAN ODAYO WAAL WAALAN AYAA DADKII ISKU DIREY. ODAYADAN HADAY DHAHAAN GALA DAGAALKA DHALINYARO BADAN BAA SIDA DUQSIGA AAKHIRO AADAYA.
@guuleedmaxamuud2278
@guuleedmaxamuud2278 23 күн бұрын
Wali baastadii ayuu isagu weli ku shaqeeyaaa
@muuseaadan7458
@muuseaadan7458 24 күн бұрын
Caqil Sanyare ninkan ad ujawabaysa maba istahilo jawaab Caqligisa wad aragon u ku hadlayo
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 24 күн бұрын
Adeer, Sanyare, Karbaash waa Gudi Baasto Muse judaan iyo jegaan ayaa soo diray, Raxma yar ku dir
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 24 күн бұрын
Gaajo Hadhuudh danbe ma jiro
@abdisharif8315
@abdisharif8315 24 күн бұрын
JECLIYAA SANYARE MUXUU NACAS XUN AFKA KA LAADAY CAAQIL SANYARE ALLAAH CIMRIGA IYO CAQLIGABA HAKUU SIYAADSHO.
@AhmedSal-y1y
@AhmedSal-y1y 24 күн бұрын
Gudi baasto weeye Ninkasi kilmiye ayaa Soo diray
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 24 күн бұрын
Habar yoonis dad sidaa u fud fudud maaha ee kani waa sheegato habar awal ah
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 23 күн бұрын
Caqil kahadh waa inangumeed laangaabkaa waxaa lagu yaqaane
@maxameddugsiiye8341
@maxameddugsiiye8341 13 күн бұрын
Wuu riyoonayaa walaahi waa leys yaqaaan doqonimo ayaa ka keentey reerba reerka kale ma heysan karo
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 24 күн бұрын
Haddii aad laba cesho kula bixi kartid maxaad u difaaci wayday markii la qabanayey.
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 23 күн бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏🐎🐎🐎🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️
@roodanuur461
@roodanuur461 24 күн бұрын
Dhuullbahante amaba haarti 25 .2023 baslagati buu iska jaaray o waa kaafatami kaaran
@RahmaYousuf-lg6qz
@RahmaYousuf-lg6qz 24 күн бұрын
Caaqil ninkaasi maaha waa habaryoonis. Waa oromo waa labaadhay ninkaasi maaha habaryoonis.
@qaran-channel-tv4311
@qaran-channel-tv4311 24 күн бұрын
Kkkkkkkkkkk
@amnaali8642
@amnaali8642 24 күн бұрын
WAR SO QAQABTA ODAYASHA GAALA RAACAA EE DIINTII KA BAXAY ILMAHOODANA KAGA SAARAY ABAARSO EE DHAQANKI DIINTEENA BADALAY ISNA MOODAY INEY DHULKA LEEYIHIIN GAALO HALA LAAYO NACALA KUYAALKA IYO INTA WADATA GUUL SOOMIYA CADOWVEEDUNA HA JABO CADAABTA KU GURA ALLAA. CADAABAYE
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 24 күн бұрын
CIIL XUN AYAA KU HAYA MA ADOON XUN OO DAROOD AH AYAAD TAHAY SIILKAAGA XATAA HADAAD NAGA KIRAYSO KU DHAAFIMAYNO YAA QABXA . GAAL IYO QUDHUNBA WAXAA HAA KUWII AFWAYNE KA DHASHAY NINKII KITAABKA ALE BEENEEYAY . AYAAN XIRSI MAGAN MIYAAD ILOWDAY OO NABI MUXAMED CAYDA NNKH . DHAQAN XUMO IYO DHILO JAREER KUKUUYO WASAAN REERKA U BADSADAA WAA IDINKA
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 22 күн бұрын
Jawabttisi. Waylay. Ital. barabaro
@abdiali319
@abdiali319 24 күн бұрын
Af Dulaaqan Lahaydaa, waanu arki doonaa adiga oo xero qaxoonti ka qaylinaya.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 24 күн бұрын
Mar horuu xeryo kugu ooraye ma adaa halya😂😂😂😂
@AbdiDuulane
@AbdiDuulane 23 күн бұрын
Dhulbahanto kaftaka ka xidhnaa o dib fagaaraha ugu so laabtay ilama aha reer dambo hadal u miisanayn makarafonka intay iska qaatan waxay doonan inay ku hadlaan misa iidor ahayey misa Daroodka intiisa kale ahadaan
@user-fe8vw3iv6y
@user-fe8vw3iv6y 24 күн бұрын
Huwantii gudaha wada niikiya kkk
@11naa44
@11naa44 24 күн бұрын
Ina orom thy ama amxaar ma kala garan 😂😂😂😂
@ftshmh4761
@ftshmh4761 24 күн бұрын
Intaat huwantii gudaha iyo debeda ku hayseen baa aduunkii la idinka soo xirxirtay 😂😂😂😂😂 xittaa jabuutigii
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 19 күн бұрын
Ee iska aamus waxad ku hadlaysaa waa hantatac dhulbahante iyo faatabakhdii huwan😂😂
@maxamedshuceyb2396
@maxamedshuceyb2396 24 күн бұрын
Kkkkkkkk miskiin Adeer isaaqnimo waatii dirica kuu xidhay 1991 ee garaad abdiqani alle ha unaxariistee cagaha iyo abdiraxman tuur uu qabsaday alle ha unaxariistee kkkkkk markaa haddad wax ismooday bal aan dhowro malmo dabadood
@wazzupmngl
@wazzupmngl 24 күн бұрын
Dhaqankii somaliyed wuu dhintay raguun isu jawaabaya
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 23 күн бұрын
Hadda miyuu baryootamayaa maxaa gunbuur damalaxagare geeyey ismaba gaadhaane
@AbdiqadirMohamoud-ic1ju
@AbdiqadirMohamoud-ic1ju 24 күн бұрын
Odaygaa dhulbahante wuubaqday
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 24 күн бұрын
Odaygu waxaba ulamuu harin
@yussufhussein8123
@yussufhussein8123 23 күн бұрын
Wale ssc way gulaysate
@FaysalMohamed-dw8fw
@FaysalMohamed-dw8fw 23 күн бұрын
Waa.beenaale.suldan.maaha.damala.xagaro.muu.arag
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 24 күн бұрын
reerkan dhulbahante khadka wuufahmay,sidareerkan garxajis lookalaxado,iyosida loorido
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 24 күн бұрын
SULDAANKII REER SHEEKH ISAXAAQ 🤣🤣🤣🤣 KURDISH DHULMAHANTE GAAJOONAYA SAF BAY U SOO GALEEN GEESI IGA DHEH
@xassandaahir6617
@xassandaahir6617 24 күн бұрын
Adeerow nabada haladhowro
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 23 күн бұрын
War bal amuurtan kaalaya damala xagare goormaa layska soo baacsaday sawtaa ceergaabo idinkoo kabaha afka ku sida baryo ku soo gasheen 1991kii
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 24 күн бұрын
Gumbuur ayn ĺagugu imaneyn dhulbante tarikhdan cusb ee gojacade kabilaman teye gojacade aynu eegno intey kusocoto ilen tariikh hore majirto
@massmass8300
@massmass8300 24 күн бұрын
nacalaba gunbuurw cibraan geeli laga qaad✍✍✍✍✍
@osmanmageer6957
@osmanmageer6957 24 күн бұрын
Qodhaa iyo xeradaa ninkaa adaa ka hadal fiican . Somalilandna cadaw ayuu ku yahay oo dadka reer somaliland ayuu kicin ku waday op aduu kuu hiilinaayay caaqil sanyarow oo waxtar somaliland ma wadin WAAR NINKA DAYSO
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 19 күн бұрын
Samaroon iyo ciise waa rag dir ah oo rer somaliland ah ee naacda daa oo maryaha qabso😂
@Iphone20249
@Iphone20249 24 күн бұрын
Habaryoonis iyo habar jeclo dhulkaakii oodhan bay xooku haystaan nin hadaatay soo dhaqaqa
@ftshmh4761
@ftshmh4761 24 күн бұрын
😂😂😂😂😂 ma ninka xeryaha geela u ootay iidoor baad la hadashay??
@mohamedowjama8447
@mohamedowjama8447 24 күн бұрын
Oday nacnacle uun iga dhe!!
@user-kj3gv5ig9k
@user-kj3gv5ig9k 24 күн бұрын
Habar Yoonis ma Maxamuud Garaad baad u taqaan hooyadaadii sharmuutada ahayd wase
@HassanAli-fh1tj
@HassanAli-fh1tj 24 күн бұрын
Nasiib darro waa nin raba in la barto!!!!!!!
@maxamedciise1807
@maxamedciise1807 24 күн бұрын
Walee nin halisa ayaad tahay kani kuliyaa naga kaxaystay ee haw bixin
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 24 күн бұрын
Issaq wa jahil mayaca kabadinay hadan nahnay samaron,Cissé iyo somaliya kaleh Ila iyo dawladi ayan somalinimo labaryana hadan ahnay samaron oo dawladi yar oo somaliland uu sameynay tana waxaban modanay inu dulmiga didan Yahya oo dawladi heshay cadal sameyno lodhan Yahya harti iyo Cissé iyo samaron lakun maxa kaso bahay naqa leh somaliland niqi ididana wan laynaya tasina wa qaliga issaqlan
@mukhtarjiciir8005
@mukhtarjiciir8005 24 күн бұрын
Jawaab Tani maahee waanaaac
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o 24 күн бұрын
Zanyare waa dhimirka
@sahradahir6959
@sahradahir6959 19 күн бұрын
Adigaa dhimir ah
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 24 күн бұрын
Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 24 күн бұрын
Maxaad la calaacalaysaan daarood
@abualialis-haqi1318
@abualialis-haqi1318 24 күн бұрын
Jawaab maahee, waa nacnac.
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 24 күн бұрын
Kkkkkkkkkk baroortii daarood😂😂😂😂😂😂
@Iphone20249
@Iphone20249 24 күн бұрын
Isaaq wakuwii idinkoo qashinkiina wata soomaliyoodhàn wa hangooladii ay geed sudheen batay waxba hakala sasaban munaafiqiinyay sida lookalasasabta taqanane sifiican baad utaqaana isaaq intuu isdhuuvayay ee uu idiin habranayay baa kibirteen walaahi haday gacanta idiinqadànvhabeen inaydan dagananayn lascalood asaasaqyow dhiiga kunooli
@11naa44
@11naa44 24 күн бұрын
Isaaq wa mxy habree 😂😂😂😂
@Iphone20249
@Iphone20249 24 күн бұрын
@@11naa44 wa ayaydaa
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 24 күн бұрын
Odaygani kuma dhaco inuu Habar Yoonis wax ka sheego🤣🤣🤣
@gureey3185
@gureey3185 24 күн бұрын
Dhalinyarada way ka xishootaa waxa odayaashan 80 jirada ah ka hadlayaan war alle ka baqaba oo war fiican noo sheega
@daniyaahmet8671
@daniyaahmet8671 24 күн бұрын
Ka kale ma dhegaystay wuxu ku hadlay
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 24 күн бұрын
Haday damale xagare kasoo carareen waabad cadaysee siday ku gaadheen sow idinka may adkaan kkkkkkkk walee wuu idinkaga cabaadiyey kkkkkk Adeer kala daa habaryoonis waa niman wanaagsan iyo ninkanow waad xuntay iyo isaaq baad tihiin iyo noomayfaan kala hadhin iyo waanu idinka adagnay kkkkkk mid kaloo maanta aad u xanaaqsana waan arkayee kaas difaaciisii ma ku falaan waayey ninkaa habaryoonis kkkkkk welee shaagle Laga baqay adeer looma baahna hasha geela cuntee cabaadee is dejiya isaaq wuu idin fahmay idinkaana is fahan siiyey fadhadhaqdiina ayaana been idiin sheegtay waxaad noqoteen naagtii la yidhi kkkkk Xamiido wasmana waa rabtaa qslqaslkeedna ma hayso waayo dhulmahante isaaq inuu Soo kala dhawaystana waa rabaa qorshihiisiina ma hayo kkkkk hada qoladii habaryoonis ee lahaydeen isaaq ku diira oo kala hadha ayaa dagaal ku bilowdeen kkkk markaa iyamaa waalantiin sow maahmaahdii sayidku idin kama muuqato ee ahayd dhulbahante waan Soo maroo waxaan kusoo arkay waali laakiin maryaha way siteen kkkkkkk walaahi somaslidu been way sheegtaa beense ma maahmaahdo waa run kkkkkk
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 34 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 55 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 94 МЛН
reer burco oo si kulul uga hadlay maxamed abiib khudbadiisii
11:31
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 119 М.
Adkaatay: dhashii Cabdalle Cumar oo buurmadow soo naaray
30:42
Garaadsan Media
Рет қаралды 10 М.
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 34 МЛН