Caaqil Sheegay in hayo Xalka Khilaafka Somaliland Ka jira iyo Qisada u soo Bandhigay

  Рет қаралды 31,686

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 79
@ayansidow4
@ayansidow4 2 жыл бұрын
Walaahi. Intaan. Talo. Arkaayey. Waa. Tii ugu. Fiicnayd. Ilaahay. Ha ku barakeeyo. Caaqil
@saadhussein5466
@saadhussein5466 2 жыл бұрын
Salaadiinta iyo cuqaasha hadii ay ninkan oo kale ahaan lahayeen wadanka oo dhan ilahey barwaqeynlahaa oo kor iyo hoos Allah naga quudanlahaa. بارك الله فيك عمي. الله يعطيك العافيه
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
❤❤❤ Talo wanaagsan camy 🎉Guulayso soomaalilland
@kaydkaaqoonta.3637
@kaydkaaqoonta.3637 2 жыл бұрын
Mansha Allah sh.c.raxmaan waa sgeekh weyn oo xaafidul quraana isagoo da'daas ah ku darsoo salaada subax imam ah masjidul khaeyr mararka qaar. Waa sheekh cibaado badan oo wallahi dhaqan aad i fiican leh. بارك الله فيك شيخنا عبدالرحمن. Qaarbadan ayaa wax ka sheegaya iga oo aan aqoon u lahayn moodayana suldaan la soo diray oo xamaasadaysan...... Somaliland salaadiinteedu haddii ay la mid noqon lahaayeen wallaahi guul badan ayaynu gaadhi lahayn إذ أبق إلى الفلك المشحون ....
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 2 жыл бұрын
Masha allah baarakallah adeer Waa talo aad u wanaagsan allah ha garadsiiyo ciday khusayso reerka odaygaasi/sheekhaasi caaqil u yahay nimcadaa biyo dhigtay masha allah hanii an lakum
@Sahal63
@Sahal63 2 жыл бұрын
Sheekhan Allah swt ha ka jazai siiyo hadalkaa wanaagsan use malayn maayo in qolyahay is hayaa u jeedaan, sababtoo ah waxa laga baqayaa in qori tuur danbe yimaado, mid waliba waraaqdaa uu xeerka ka akhrinayo ayaa laweyn, anigu waxaan qabaa in hadday waa rag waaweyne wada hadlaan heshiin karaan,weliba iyagoo saddex weji ah Xukuumada, Ururada, iyo Xisbiyada mucaaradka. Allah swt isfaham ha dhexdhigo, kuwii dadka u tudhana haka dhigo.
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 2 жыл бұрын
Caaqil hambalyo waa raggii arrimin jirey ee tudhaalaha lahaa thanks
@ahmetjama8544
@ahmetjama8544 2 жыл бұрын
Walahi iyo bilahi iyo tolaahi arinko sida mooyane kuma dhamaanayo Alle ya cisak sheekh
@ciisemaxamedadammaxamed8539
@ciisemaxamedadammaxamed8539 Жыл бұрын
Ale hakuu Naxariistii jano haka waraabiyo rabil caalamin
@cabdimawlid
@cabdimawlid 2 жыл бұрын
Sheekh abdiraxmaan alla haka jasaa siiyo
@masjidsalaaxudiin1770
@masjidsalaaxudiin1770 2 жыл бұрын
Waa uu geeriyooday shekh Caaqil Cabdiraxmaan Shil baabuur ayuu ku dhintay إنالله وانا اليه راجعون ان لله ما اخذ وله ما اعطى وكل شيء عنده باجل مسمى.
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 2 жыл бұрын
Mansha allaah waa talo aad u fiican alle hakaa abaal mariyo insha allaah
@dahirhassan1991
@dahirhassan1991 2 жыл бұрын
Intaan arkayey caaqil waa kii ugu mudnaa ilaahay haku barakeeyo waa dadkii ehelka u ahaa talada waar ninkaa raaca taladiisa kolay qaadan maysaane
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 2 жыл бұрын
Maashaa ALLAAH war odaygu cajiibsanaa
@masjidsalaaxudiin1770
@masjidsalaaxudiin1770 2 жыл бұрын
Walaalo wuu dhintay shekhii Shil ayuu ku dhintay
@abdinasirmahamed9260
@abdinasirmahamed9260 2 жыл бұрын
maasha allah dhinacyada ishayaa ilaahay hacabsadan oo taladaa haqaataan qofkii aan xuman doonaynini ka xumaan doonayana ilaahay hanagaqabto
@acacius9903
@acacius9903 2 жыл бұрын
I agree with him 100%. Let us go back to Islam and do this way please. If you are close to Muse Bixi and or Wadani and Ucid Ciro and Faysal tell him this video and please let us do this. Also Allah will help us more because we arw going back to the Islam rightful way. Please spread this video and demand this from your political parties in Somaliland. Thank yoh
@mustafatalaal5734
@mustafatalaal5734 2 жыл бұрын
Adeer jazzaaka allah khayr, laakiinse hadii taas la yeelo soo Madaxweyne kasta oo raba in uu kursiga iska sii fadhiyo odhan maayo ii qori tuura
@faysajibriil73
@faysajibriil73 2 жыл бұрын
Masha allah talo wanagsan insha allah ha qaatan
@Ramdammubarak
@Ramdammubarak 2 жыл бұрын
Manshalaah
@khadramohamed9849
@khadramohamed9849 2 жыл бұрын
❤❤❤ Talo wanaagsan🎉Guul soomaalilland
@yuusufyuusuf1951
@yuusufyuusuf1951 Жыл бұрын
Scw
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 жыл бұрын
ADEER....DOORASHADA MADAXWEYNAHA WAA NOVEMBAR WAANA DASTUURI, TAN URUURADA WA XEER WAANA DICEMBAR, ADEER SIDAAS LA SOCO, MEESHAN QORI TUUR KAMA JIRI KARTO.
@getwell143
@getwell143 2 жыл бұрын
Oday inta u sheegayanaa waa diini inabti wa tall fiican ee ha dhibsan
@walaybisostudio9023
@walaybisostudio9023 2 жыл бұрын
Wuu dhintay alle hakuu naxristo adeero
@1962yusuf
@1962yusuf 2 жыл бұрын
Maasha allaah, Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
@cabdimawlid
@cabdimawlid 2 жыл бұрын
Alla haka jasaaid siiyo
@yaseinfaarah6037
@yaseinfaarah6037 2 жыл бұрын
Maxaa muhmalgalinaya oo baqanaysaa xaqiiqda ,xeerka hore yaa dhignaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Waa arin lagu wada farxayo oo urarda cuusub dlawada iyo mucardidkaba waa xal cafimaad qabaa qori u tuurka waa nasiib illahey illahey waxuu inala jaclayhey buu noqan
@asmaidil1527
@asmaidil1527 2 жыл бұрын
Sheekhni wa O ficanyahy wllhi 🤲
@zakihussein9147
@zakihussein9147 2 жыл бұрын
Waa talo aad u fiican wllahi waan taageersanahy
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 2 жыл бұрын
Fikirkani waa arrin wanaagsan oo xal u noqonkarta khilaafka jira ,waase haddii ay inala qaataan dhinacyada is hayaa Ilaahayna arrimaheena ha hagaajiyo.
@abdoulkader3543
@abdoulkader3543 2 жыл бұрын
Walaahi khayr
@mohamedhashi6135
@mohamedhashi6135 2 жыл бұрын
Wlhi waa talo aan ku laabasho lahayn hadii aan habaar iyo akhlaaq xumo la doonayn
@isaabdi1478
@isaabdi1478 2 жыл бұрын
Wuxuu niyada kuhayo ee wanaagsan
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 жыл бұрын
Jaaaw jaaw waar wax qori Tuur la yidhaa ma jiraan. Mucaaradka in ay madaxweyne ayay noqonayaan taas baa naga go.an
@khadramohamed9849
@khadramohamed9849 2 жыл бұрын
👍🥛🥛🥛✍🏼✅✅ShukrN caaqil
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Sheekh ba waay waa mahadsanyahey waa saxsanyahey why sharciga waa kal sari lahaa ee wax baa is wada gaadhey oo mucaaradka in dib loo dhaco sabey lakiin hada wax wala
@se1059
@se1059 2 жыл бұрын
Intaa la qori tuuraayo maa doorashada wadaxwaynaha iyo taa xisbiyada mar lawada qabto si aanay cida waa nala dulmiyay u odhan
@somalilandarchaeologicalas7722
@somalilandarchaeologicalas7722 2 жыл бұрын
Dawadii waa lahelay
@Ibrahim-jx1gz
@Ibrahim-jx1gz 2 жыл бұрын
WAXBA MAAD SHEEGIN. MURAN KALE AYUUN BAAD SOO KORDHISAY ADIGUNA.
@ismacil9022
@ismacil9022 2 жыл бұрын
De sharciba yaala hore dalkuna kushaqeyo
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 2 жыл бұрын
Qori tuurku waa xal.....waa xalka kaliya ee ii muuqda
@hibaaqmaxamedismaciil9030
@hibaaqmaxamedismaciil9030 2 жыл бұрын
Arinka laysku hayaa maaha bakhtiyaa nasiin
@faysalcilmi
@faysalcilmi Жыл бұрын
Taba waa udan umada oo waa sakaraad cabsi busaarad xanuun qabiil layidhaa
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 жыл бұрын
Sedexdoodaba halawaaayp way inagu buuuqeeeeennnnnnnnn
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Sharciga ma kala saari karo waxii ba waay isa soo wada gaadheen doorshada madaxweynha in la qabtey ma qabsoomi ubaal mucaardka ka asuulah oo dalwada la meerstey uruaradii baa halakan diyaar ah mucaardkiba leh anaga wax kasta dib ha dhacaan waxba nagama aglin waa in nasiib kale nalahu tijaabyaa kolkaa qori tuurkaasi waa qori tuur xalaal ah waliba tv live ha looga soo daayo Hal shalin somaliland ha lagu ciyaaro wlaiba ha loo dhiibo ilama yar oo ila a 10 jir ah dadka waaweyn qaar ba a xarfaan ah
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 2 жыл бұрын
*DOONNIDA HADDAAN LOO SINAYN, DAAKHILKIYO DUUDKA, *INUU DAKHALKU JABO, AY DEGTAA, SOW DAN NOQONMAYSO! *OO DOORANMAAYAAN BADHKOOD INAY DALOOSHAANBA.? *HADDII AAN DULMIGA LAYSKA QABAN, LA ISKU DAWSIIYO, *DANBAYSADU WAXAY NOQON, MIYAAN DIINTA LAGU SHEEGIN ? *
@khallomahad8792
@khallomahad8792 2 жыл бұрын
Ninkansi diin ayuu idinkuna hadlayaa somaliyeey caqliga malihidine
@ifrahjama630
@ifrahjama630 2 жыл бұрын
Waa intaa waxa lasku hastaa waa doorashada madax tooyada hadu muuse qabto wax dhacayaa majiro shacbku intaasu rabaa muuse wax u rabaa in u wax mariiyo mase dhacayiisa in uruuro la horeesiyo no
@ha4006
@ha4006 2 жыл бұрын
Wax dhacayaa ma jiro wll muuse dalkan u taliyay, ta ururada ayaana soo horeynaysa taasna ku seexo, dalkan garxajis xoog Kuma fuulayaan kursiga maxadtooyada
@cabdinaasiraxmad8022
@cabdinaasiraxmad8022 2 жыл бұрын
Waa talo fiican runtii
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Gudida doorashooyinka iyo.maxkamada sare in ay kala saaraan ayey ahayd
@hamzemire5911
@hamzemire5911 2 жыл бұрын
Caaqilku talo dhaxal gala ayuu keenay waana masalo shareecada ku qotonta oo soo dhexdhigay darafyada lakiin dadka uu lahadlayo kitaabka quraanka waxay kor mariyaan waaraqo Aadan samee ah
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
sadexdoodaba aynu wada ridno farteena no !
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 жыл бұрын
Sharcigu wuxu leyahaay dorashadda madaxweynaha aay soo horeynasa,ururaddan sharci baa lomasameyn musa samiri baa jebkisa kaso sadhaay
@jimcaalemuusegaab9958
@jimcaalemuusegaab9958 2 жыл бұрын
Hee waxagee
@nuromar8984
@nuromar8984 2 жыл бұрын
qurbejoogu way xalin karaan khilaafkan sababtoo ah saami qaybsi ayaa ku jira iyo in aanay qurba-joogu doonayn in Somaliland burburto , haddii ay Somaliland dagaal gasho taasina ma dhacayso, hase yeeshee haddii uu dalku burburo qurbe-joogtu meel kale ma heli doonto. , markaa halkaa danta ayaa ku jirta in laga hadlo colaadda Somaliland
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 2 жыл бұрын
DIB HA UGU NOQON WAX DHAMAADAY ADEER ARRIN KALE QARAN DIIDKA KA HADAL MA AQOOSANI LA KULANA WAAN RABAA BIDAARAHA ISMA QABANAYSO U SHEEG
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk qaar baa kuleh talo fiicanaa kkkkkk meesha ma ciyaartii caruurtaa mise waa dowlad shircigeedu dhisan yahay kkkk qofk gacan ku dhiigle ah oo lagaranayo qofobkiisa miyaa loo qori tuuri karaa dil ama daa kkkkkk
@mubarakmaxamed6113
@mubarakmaxamed6113 2 жыл бұрын
Arinkan qori tuurku waa arin waxyi ku yimi maaha ciyaar ciyaar waa cadaalad halkii usaraysay adigu ambiyadii ilaahay ayaa wax sidaa ku kala saari jirtay hadii aad leedahay waan ka cilmi badanahay nabiyada taasi waa danbi mida kale hadii 2qof loo cadaalad samaynaayo iyo hadii qoom dhan loo cadaalad saynaayo waa isku xuquuq lama rabo in cidna la dulmiyo lkin qofkii xikmad alle siiyay ayuun baa fahmaaya maangaabku ma fahmi karo
@abdilahiali6677
@abdilahiali6677 2 жыл бұрын
Talo nin wayn tayaa ku dheehan ee taahala ogaado
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 жыл бұрын
Waxaan ka xumahay ciduu la hadlayo oo caqli hayn hunguri mooyaane
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 2 жыл бұрын
Looma baahna taas, waayo ururadii waxa ka dhacaya wakhtiga, markaa waxa jira 12 urur, looma qori tuuri karo, waa in ay soo kala baxaan doorasho
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 2 жыл бұрын
Cid is haysaaba ma jirto qori tuurna maaha sheekadu ee waa somland diid wax kale sheeg
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 жыл бұрын
Heego caay ayuunbaa kaa soo hadhaye ilaa naagihi caqli iyo xaa garad nimo kaa dheer cuqdaad laan gab nimo ayaay daareemyaan garxajis daad iyo dhul iyo bawar midan maa ku gaadhan caaye iyo xasidnimo mooye sida daadka maa u gartamaan nin cuqdad qaba waxaba laama wadaagi kartiid
@CirsanKayedh
@CirsanKayedh 2 жыл бұрын
Lax walba mikirifoon bay u dhiibayaan markaasay dhagaha kaa wasakhaynayaan Shit Ximaarka Ciya ayaa duqa dhaama.
@hamzemire5911
@hamzemire5911 2 жыл бұрын
Qof weyn baa tahaye wax iskula hadh qofna fakirkiisa inaad Aflagaado niica ugu badasho waxa dhaamo Aado iskaga aamusa
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 2 жыл бұрын
Nacasyohow sheekha waad ku geftey qofka wanaagsani ma caytamo ee fikirkiisuu hadlaa Maxaad ku hadashay? Miyaan la qorayn waxaad ku hadlayso oo laba malag garbahaaga saarayn?
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 2 жыл бұрын
Xishood. Tarbiyaddaa kaa xune
@asmaidil1527
@asmaidil1527 2 жыл бұрын
nagihinan dhararaqda haya lahadlaya cirro masobaxayo waligi hadu washo Na masobaxayo cirka sodumi
@mohamedcigaal4179
@mohamedcigaal4179 2 жыл бұрын
Wadhato dastuurka kuma jirto qori tuur
@asmaidil1527
@asmaidil1527 2 жыл бұрын
Waarun
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 2 жыл бұрын
Xaaji wadan xeerarbu leeyahay ee ka baxa waxaad rabtu iyo diatoor jebin afka lagugu so riday hanala hor iman
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 2 жыл бұрын
Saab way cabaadidoontaan sidiini hada sida kusii socotaan oo u badhaadhaan dhibaataynta qaran wa la idinka arka ee joojiya waxa dhiirinaysan iyo boonboontin wax yalaha yar yar e jira.
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 жыл бұрын
Heego caaye ayuunbaa kaa soo hadhaye ilaa naagihi caqli iyo xaa garad nimo kaa dheer cuqdaad laan gab nimo ayaay daareemyaan garxajis daad iyo dhul iyo bawar midan maa ku gaadhan caaye iyo xasidnimo mooye sida daadka maa u gartamaan nin cuqdad qaba waxaba laama wadaagi kartiid
@mohamedcigaal4179
@mohamedcigaal4179 2 жыл бұрын
Waanu ku fahanay caaqil hadad u baahantay inad wax fahanto xisbiyadu wa dhaceen 26/10/022 marka waxanad fahmayn haka hadlin waxana fahmayn wadhato ayaad tahaye
@OmarMohamed-cl4kp
@OmarMohamed-cl4kp 2 жыл бұрын
Marka arin adkaado Kitaabka iyo sunaha ayaa loonoqdaa Distoorku haduu wax saxa yahay Cidi kuma muranteen
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 9 МЛН
Munaafiqiinta iyo khatartooda - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
1:07:46
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,3 МЛН