CAASHO KIIN VS SOMALILAND | CAWAALE DUSHAADA SUDHO | SILSILADDA DANGUUD | XASAASI | (PART 11) 2021

  Рет қаралды 226,485

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

3 жыл бұрын

DALKALE CALANKIISII BAAD
TAWXIIDKA KU DAABACDOO
TALYAANI BAAD DOOR BIDOO
SUCUUDINA DABA GASHAYE
MUXUU QALBI DOOJIYAAA?
INTAAN HEEG LAGAA DACWAYN
CAWAALE DUSHAADA SUDHOO
............
DANGUUD & MUQDISHO OO DARAF KALE KASOO GASHAY ..
JIGJIGA VS HARGEYSA
XAMAR OO SOO JAWAABTAY
HEESTI 11AAD - SILSILADDA
DANGUUD WAA LAMA HURAAN
CAASHA KIIN
JAWAABTA MOHAMED DOWLAD
OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
--------------------
EREYADA: CABDULLAAHI XAWAYAAN
MUSIC: MOWLIID XASAN FAARAX
LAXANKA: JINIIN I SHUMI
CAMERA BY: KABACADDE
PRODUCED BY: ABDIASKARITUBE
-------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Follow Our Instagram page: / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

Пікірлер: 1 100
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 жыл бұрын
DOODDA INOO WADA .. HEESTA 12 & 13AAD AYAA LAGU KALA HADHAYAA...
@guleidjamamahamed1141
@guleidjamamahamed1141 3 жыл бұрын
Cabdi askariwaxan raaba inaad gabay kusoo gudbiyo hal Kan kusoomarshaa hadaa aragti iisoo sheeg WANKU SUGAA ABDI
@zaakirsomali1
@zaakirsomali1 3 жыл бұрын
Cabdi askari tube hogaanka umada soomaaliyed
@_s8895
@_s8895 3 жыл бұрын
Abdi askariyow wan ogahay inaad qadaad wayn tahay lkn Fan iyo murti iyo khibrad somaliland lagaga badin maaye Cakuye hanagu daalin baba 😂😂
@nazlamehmet6593
@nazlamehmet6593 3 жыл бұрын
Doodda wa inalagukalahadha 12 ama 14. Sababtu heesta waxabilaway Somalia. Republic of Somaliland aya qadimeyso taas wa fair. Abdi askari dahdahaad manoqoneysit hal dinaac aya lasafatay hadi 13 kusodameysid musalsalka. waina 12 ama 14 kusogagabeysa taasna wa cadalad....
@idirisabdiyousuf7946
@idirisabdiyousuf7946 3 жыл бұрын
Dhex dhexaad noqo oo cidna ha caayine eraydu sidu yahy u dhig. Adoo taadi dayacay danguudna maxa ku fara
@muniirabdiofficial2801
@muniirabdiofficial2801 3 жыл бұрын
Wlhi kaligay iska qos ley heesta macaankeeda iyo ere yada masha allah Viva Xamar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥇🥈🥉🏆💪🇸🇴🇸🇴
@muniirmaanka9641
@muniirmaanka9641 2 жыл бұрын
Love Somalia 🇸🇴from dhulbahante 🤍🐎💙🇸🇴🔥💪 Proud to be Somalia 🫀🇸🇴🤍🐎💙🔥💪💪💪
@zamiiraholand6617
@zamiiraholand6617 3 жыл бұрын
I LOVE YOU SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💪
@alijooker2075
@alijooker2075 3 жыл бұрын
Casho kiin wadaniyad dhaba mnchalah soomali hays raacdo🇸🇴💪❤👑🇸🇴
@OkOk-gg8me
@OkOk-gg8me 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯👍👍👍👍👍
@ahakimahmedjamanuur5661
@ahakimahmedjamanuur5661 3 жыл бұрын
Riyoda ka baxa idinkuma riyoono anaku viva somaliland.
@anisomaxamed9348
@anisomaxamed9348 3 жыл бұрын
Wooow ereyada heesta ku jirta ayaan ka helay wallee abwaan baa nahelay lkn hoygi fanka ayaan sugaya jawb adag inaga Keena wn ogahy inay cidi taas nagu gaarayn💚💚❤️❤️
@xujoyareofficial2923
@xujoyareofficial2923 3 жыл бұрын
Aniso abyo waxa ogaata Somali dhan waa Hal (1)🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭 xumaan ma ficno manta🔥🔥
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 3 жыл бұрын
Naa haina ceebeyn wllhi waxan xabad kama fahmin 🤔 maxad Ka fahantay bal iisjeeg
@asyia9444
@asyia9444 3 жыл бұрын
@@xujoyareofficial2923 waxa midnimo la yidhaa ma jirto somali waa 5 ma qusataane
@kaalay7arag962
@kaalay7arag962 3 жыл бұрын
Xasuuso walaal ninla aad abwaanka ku sheegtay waa kii hore loogu saxay" WUXUU DIIRTAA DHIRTEE AYAXU XOOLAHA MA DILLO" we kala garan waayey Ayaxu inuu dhirta diirto iyo inuu xoolaha dillo. Isagaa Uulo loo diray laakiin Soomaali xaalkeedaa ah "HADAL HADAL KA HORGEE"
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Ala ma anagaaa fahaneyba mxey abwaan ina heli
@nurali989
@nurali989 3 жыл бұрын
Abwaan xawayaan hal abuur soomaliyeed nolow heees iyo bar ❤❤ ani somali ma kala aqaano balse xamar waan jeclahay waa dad calol fiyow cadow badan leh😭😭😭😭 malin kasta xaq dara u dhamaado🤲🤲 rabiyow ka saar dhibatada uma somaliyed🤲🤲
@zamiirasulaimanraxaab9944
@zamiirasulaimanraxaab9944 3 жыл бұрын
Gar iyo gardarama somalilandernimo💚⚪️❤️. Suugaan hadey noqoto waa la yaqanaa halka loogu imaaado❤️.
@hudhudmohamed2573
@hudhudmohamed2573 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🌹🌹👀👀👀👀
@bestnewsomalitiktoks965
@bestnewsomalitiktoks965 3 жыл бұрын
Intad ictiraf radineysen apwano nodha shen 👍
@ibrahimmahamed6992
@ibrahimmahamed6992 3 жыл бұрын
Somalinimo kama didee wanag ban la doonayaa
@somaliagracefulplacebb2077
@somaliagracefulplacebb2077 3 жыл бұрын
Zamiira Sumaiman Raxaab , kk Ma keentidoo hee heesta halagu arkee intaa bootada naga dhaaftid.
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 жыл бұрын
Cawa 1k ha la igadhsiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somali weyn 🥰
@queeenamira7707
@queeenamira7707 3 жыл бұрын
Somaliland iyo muqdisho waka wada dhashay lkn muqdisha digeyga iska leh 💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kan ba iga badan💋❤️💯💉
@Dheymanshow
@Dheymanshow 3 жыл бұрын
Runta marka laga hadlo waa silsilada aad uqurux badan Abdi askari halkaas kasii wada 2021 silsilado badan insha allah
@abdullahiyussuf
@abdullahiyussuf 3 жыл бұрын
Intaa heeg laga dacweyn caawale dusha suro mashaallah ilahow calanka 🇸🇴 noxafid
@bisharshirwac2258
@bisharshirwac2258 3 жыл бұрын
Abwaan xayawaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪abwaanka ugu erayada culus wye waxa kle way iska hadlaan xaqiiqdu waatan🇸🇴🇸🇴
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 3 жыл бұрын
Xamar wax dhama lawaa Allow umada qalbiyadoda midee o xaqa tusi.
@duniyaaofficialchanan6977
@duniyaaofficialchanan6977 3 жыл бұрын
Guul somalind 💚🤍❤
@zamzam7508
@zamzam7508 3 жыл бұрын
Dilo 🤮🤧
@asoumabdikarin388
@asoumabdikarin388 3 жыл бұрын
@@zamzam7508 adaa dhilaa maxad ku cayaaysa gabdha ma wax xun bay sheegtay
@mohamedfard3008
@mohamedfard3008 3 жыл бұрын
🤮🤮🤮 dilo yesssssssssssssss zam zam 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰
@laaloowmohamed6762
@laaloowmohamed6762 3 жыл бұрын
@@mohamedfard3008 yes
@captainusopp4395
@captainusopp4395 3 жыл бұрын
@@mohamedfard3008 anaa ku wasa
@najaxdiamond8708
@najaxdiamond8708 3 жыл бұрын
I'm from xmar🤜🤛
@nimcodegan5449
@nimcodegan5449 3 жыл бұрын
Buluga 🇸🇴🇸🇴👈 wax dhama la waaa guul soomaalia 💪💪
@hassanapdirizakabwanka6425
@hassanapdirizakabwanka6425 3 жыл бұрын
Abwaan xayawaan Aad baan ula dhacsanahay wuxu soo xulayaa Erayo oo Aad uga fiirsaday xaqiiqda ka hadlaya balanteenu Buluuga kusoo dhawoow midnimo ladugaashadaaye Buluuga kusoo dhawoow Aad umahadsantahay Apdi Askari
@abdulismaisma5069
@abdulismaisma5069 3 жыл бұрын
Caasho kiineey ilxun kuma aragto idim Alle. Ereyadaas halkey kuhaboonaayeen baad dhigtay walaal ee horay usoco.
@stromkilson5066
@stromkilson5066 3 жыл бұрын
Somalinimo kama didee Dareen saxan baa wata Jirdhkeygu ma dido xamar Hargeysana kama durkee Wanaag baan la doonaya Damirkuna waa hankee Ee maxa kugu diray midnimo? Ya ina Adeeryal Wale xaqiiqdu u sheegay abwaan somaliyeed Abwaan cabdullah xayawaan❤️. Guul iyo goobadnimo umadeyda somaliyeed meel walbo dhaafaha calaamka ka joogan Salaam saare ayan hawada u soo marinaya garsooraheena abdi askri tube
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 жыл бұрын
Is h calaa jawaab intaan h eg lagaa dac ween🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
aad baan u salaamaya abwaankeena xawayaan iyo fananadeena caasho kiin reer jigjiga
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 3 жыл бұрын
Abwaan xayawaan💖💖💖madaafiic culus uu gamey😁😁😁😁😁intadan Heeg lagu geyn Cawaale dushaada suro❤️🇸🇴💖🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴💚🇸🇴🌹
@abdikariim12mouzeh76
@abdikariim12mouzeh76 3 жыл бұрын
AH yaa ERAYO abdulaahi xawayaan wan ku wataa gar io gartaraba abwaan somaliyed Somali wayn🇸🇴🇸🇴🇸🇴 one love
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
DAKANO AAN MEELNA JIRIN ADAA WELI DABA SOCDEE MIYAA SAMIRKA U DUDAAN WAA SU'AAL BARTEEDA LA DHIGAY ABWAANKA FANAANADA ABDIASKARI TUBE HORE U SOCDA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@matanjr_1043
@matanjr_1043 3 жыл бұрын
Allow kadhig mid lugu wada tiirsa naado calankan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 3 жыл бұрын
Wooow caadi mahan ereyada heeskaa Somalinimo🇸🇴👌
@mariamufs2023
@mariamufs2023 3 жыл бұрын
Jigjigo allow ku daa 🇸🇴💙🤍🥰
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 3 жыл бұрын
Allaahuma Aamiin Wllo
@saamiyomaxamuud8752
@saamiyomaxamuud8752 3 жыл бұрын
Wlhi waa sax erayada waan kahely lkn soomaalilnd sida saxda ah ugu jwbydo anaa taas og meelo kale kumeeratsaa reer jigjiga cududa xamar waa adinka nolaada
@rukiyaali2383
@rukiyaali2383 3 жыл бұрын
Walalayal waxan ahay KZbin cusub balis layka i sara mahadsanid walalayal ilaha ha idin xafido walalayal dhamantina Amin 😍😭🙏💯♥️💞😭😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@adnaanmaxwi957
@adnaanmaxwi957 3 жыл бұрын
Somaliland guuuL 💝💭💚🦁😎
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
HALKAN WAXAN BADA BALARAN U KA CELIN👑🌹🌹🙌👏 ABWAANKA👑💯💯👏 HEESTAN SAMUYE👑 IYO👑 MUSUGISTAHA💯💯👑👏 IYO ABDI 👑💯💯ASKARI👏👌 BOQORAADA👑💯💯👏 MUQDISHO👑🇸🇴🇸🇴💙 AMA 🇸🇴🇸🇴💙XAMAAR 🇸🇴🇸🇴👑👑🌹CADEEY 💯💯👑CAASHO🙌👏💯💯👑 KIIN
@laascaanoodsool3521
@laascaanoodsool3521 3 жыл бұрын
Afsomaliga baro inta aanad afka kalla qaadin
@haliiltv3088
@haliiltv3088 3 жыл бұрын
wooow mashaaalah waxaas baa abwaan la dhaahaa la iskama celin karo abwaan xawayaan waxas lala imaada gole @@@@@@@ candhoole curiyee ismooday iyo casaar fiiiid ciyaah culimadaa ree jigjiga cashiir siin taqaana @@@@@ caraabisayee adoon ciirsi heelen cidlaad wehel modaa
@haliiltv3088
@haliiltv3088 3 жыл бұрын
Thnks
@nazlamehmet6593
@nazlamehmet6593 3 жыл бұрын
Republic of Somaliland nacabkenu darajo ha waayo Ameeen Ya Raab!
@bishaarobarre9705
@bishaarobarre9705 3 жыл бұрын
Allah somalia urkoda hesku fuuuro amin yarbi 🇸🇴✌❣❣❣❣💋👏👏👏👏
@MUKHTAAR99
@MUKHTAAR99 3 жыл бұрын
Intuu dad shisheeye iyo dameer ku xamaalashada, siyaasi duf xumi xukumo, inaynu wada degnaa dambibay dadnimada ku tahay, dawladnimo iga daa warkeed, dunteenaynu wada lahayn,dirkii soomaalinimo maruun cadaw ka duwo
@farhanjam2773
@farhanjam2773 3 жыл бұрын
Ar jigjiga maxa u uharay car may sonoqotay hadanah imikah ayay ku dhici hiroshimihi horeh kaleh e Viva la somaliland reer somaliland ayah ilah qabah inay hestah 12 2 week kadib aw so sarayo ABDI ASKAR 👆👆👆👆👆👆👆👆👆 viva la reer slnd from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@zamzammohammed7313
@zamzammohammed7313 3 жыл бұрын
ماشاءالله 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁😇😇❤️👉
@xananeit785
@xananeit785 3 жыл бұрын
Waxn suganaba wahoygii fanka somaliland💚💬♥️💋💖💖❤❤💖😍♥️💋❤💖
@kaltuunahmed2569
@kaltuunahmed2569 3 жыл бұрын
kaa adku fanayso anaa laha hadan nacay oosadex midab lahaa tawxid ku kuxardhan yahay dushayda sudhay
@saharasimanyartajogadheer4873
@saharasimanyartajogadheer4873 3 жыл бұрын
🤣🤣miya laga xogaay mise adiga xoray hhhhhhhhhhhh 😜
@umusheikhabdalaikhyaar2082
@umusheikhabdalaikhyaar2082 3 жыл бұрын
@ Kaltuun Kkkkkkkkkk Waxaas baa lagu so Akhriyeey marka hore so baro Calanka Qofka sameeyeey iyo mesha laga so qaaday sax weeye in laga sudhay hargaisa Oo lo qaday heesta kan sur kan daji balse waxa Ilmo Heego weli Aysan fahmin Xaqiiqda balse mardhaw way so gaba gaboobeysaa iska sug wax Nacaybka ha isku sii buuxin Dalka iyo Dadkuba waa Hal kii Caaac dhaha iyo kii Aaminsanba dhulkii Soomaaliyeed weeye saad Adiguba u tiri Soomaali land Micneheedu yahay dhul Dee waa dhulkii Soomaaliyeed waxay ageer Markii Calanka Talyaaniga lasaneynayeey ila magaca Soomaali la Badalo xaqiiqdii markaas baanu ku doodi lahayn Soomaaliya ma nihin labo dawladood baanu kala nahay mida xigtaayi Soomaaliland Hal Qolo Masuul kama ahan Qof waliba intiisu mamula u lee yahay inta u badan oo ah Walaalha darfaha inala daga ma ogola wax kaso keysa Soomaalinimo taas Xisaabta ku darso hadaad Heegoy diideen idinku Konfur idinkuna dadku wey idin diideen xitaa heego mooye intii kske diiday Qasab ma jidho
@nimcosiciid1384
@nimcosiciid1384 3 жыл бұрын
Wxn.maqlay.calanka.buluga.xamar.inlaga.keenay.oo.layidhi.waqooyi.kuxorooba.saan.maqlay
@djqarniofficial1
@djqarniofficial1 3 жыл бұрын
Abdi Askari Tube Lagend Of Lagend Keep Going Walaal
@fathiyaahmed3705
@fathiyaahmed3705 3 жыл бұрын
guul guul 👍💪🇸🇴🇸🇴
@zaynabsalah8836
@zaynabsalah8836 3 жыл бұрын
Somaliland cidnah u ma baahna alle ha barakeeyo aamiin yaa rabbi 🦁💚💬❤
@theflagbearer9196
@theflagbearer9196 3 жыл бұрын
Viva calanka buluuga. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Iga badan somalinimo.
@rooneygeedi1551
@rooneygeedi1551 3 жыл бұрын
Masha Allah danguud way timid waxbadan waan sugayay ❤️❤️❤️ walalaha somaliyeed mel walba aad jogtiin welcome dhamantiin 💋💋💋💋❤️❤️❤️farxad aan dhaman dadkeygii
@Newgeneration12009
@Newgeneration12009 3 жыл бұрын
gabadhan may xanunsatay bismilaaah Casho kin wan ku tagera lakin il xanuun ba ka muqde abyo suker miya kugu dhacday alloow ku cafi amen amen
@maryanabdillahi6725
@maryanabdillahi6725 3 жыл бұрын
woow masha Allah tabarakallah abwaan xawayan afka kuma goo Aamiin Aamiin insha Allah💯💯👀🌹🌹🌹 ❤❤👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hassanibrahim9234
@hassanibrahim9234 3 жыл бұрын
Abdulahi xawayaan waa abwaan dhameystiran dhanka magaalada
@mohamedqarni5541
@mohamedqarni5541 3 жыл бұрын
wow wllhi cod macaan somali gull iyo gobanimo somaliland soo dhawaada idin jecelnahay wllo
@miiriyomaan4043
@miiriyomaan4043 3 жыл бұрын
Hadaa dawanays Asc walaal
@munabashiir5285
@munabashiir5285 3 жыл бұрын
Intaan heeg lagaa dacweyn cawaale dushaada sudho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Wali baryaad wadaan inaneey calaacalka hargaysi idinma doonayso Silsiladan somaliland meelbay ka soowada jeesatay burco hrgysa borama sool sanaag
@beegziofficial2581
@beegziofficial2581 3 жыл бұрын
Cabdi askri tube hawshu hasocoto keep going 🥰🥰🥰
@aragsanjaamaca4063
@aragsanjaamaca4063 3 жыл бұрын
Waw mnshllh calankayaga buuluga reer jigjiga nasab nasab dhalay from sool
@mumtaaz6488
@mumtaaz6488 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somalinimo
@fatumaelyas5947
@fatumaelyas5947 3 жыл бұрын
Abwaan nagu qaali ah nolow💜❤💙💜❤🙏🙏💪💪💪
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Guuuuuuuul✊🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌 👏👑🌹xamar💙💙🇸🇴🇸🇴 cadeey 💙💙💖💖🌹🌹💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 3 жыл бұрын
Qadadweyn waxa lagu sameeyo bal adna amisonta xeryaha idinku aasan baa soo socotaa
@yusra4592
@yusra4592 3 жыл бұрын
Reer somali land Qadadyar 😁just waa kaftan bro😂
@iqra8832
@iqra8832 3 жыл бұрын
Haddadan wax doorineyn dibna la iskama furoo 😅😅🤣🤣🤣🤣🤣😂
@sulaiqamaxamed5489
@sulaiqamaxamed5489 3 жыл бұрын
War soco eygi bixi nefta idinku celinayo leka hadla cac loma bahne
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 3 жыл бұрын
@@sulaiqamaxamed5489 qadad yuub
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
caay la an lama joogikaro miyas
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Legend abdi askari tube🙌
@fatushswty4024
@fatushswty4024 3 жыл бұрын
Thanks marka hore abwanada iyo fananinta iyo laxamistayasha silsilada iyo abdi askari iyo dhaman umada lasocoda silsilada kadib waxan jeclahay in silsilada aya dhagaystan siyasiyinta si aya wax uku badalan figrado o ay somaliya ay midayan abdi askari shaqo fican aya wada hori u soco wilika jiro jog dhamantiin faraxd ku waara abid one love ❤️❤️❤️❤️
@wardahaji7260
@wardahaji7260 3 жыл бұрын
Sax masha Allah
@hassanibrahim9234
@hassanibrahim9234 3 жыл бұрын
Hadalo cad cad waano iyo wax u sheeg
@hamdahassan8976
@hamdahassan8976 3 жыл бұрын
From my jamhuuriyada barakysan 💚🤍❤ waxan sugaaba waa jwbta abwaanada
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Weithing...
@abdullaminmohamed3748
@abdullaminmohamed3748 3 жыл бұрын
Abdi Askari Tube sxp Asc waxan kunoolahay meel Kenya iyi Tanzania u daxayso meshas calanka bluuga ah wa kasuraanyi lakn Mel Somali kunoshi ini calanka bluega lagadida Maha damiir iyo daqaan
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zamzamidiris4010
@zamzamidiris4010 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 😘😘 one love
@happyyuosuf3067
@happyyuosuf3067 3 жыл бұрын
Somaliland my home guul iyo gopanimo
@suuaadmohamud5158
@suuaadmohamud5158 3 жыл бұрын
Manshallaah abaawaan xawayan iyo dhamantin siilsilada daanta guul waaw 🇸🇴🇸🇴
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Wa ani ma heesba wa hadal cadiye dalka kle calankiisu waa kee iskumaba dhawee talyaanina wuu taaganyahay midaboodu somaliland way jiifasn ufiirso tawxiidkuna waa qasab oo wadan islaama ayaanu nahay Lkn ka sheekee kay shayaadiintu caabudo
@fowztv4309
@fowztv4309 3 жыл бұрын
Masha allaaa
@deqoharuun1559
@deqoharuun1559 3 жыл бұрын
Asc abdi askari nin an gaban aleylehe ina tahy gesi gesi dhalay ana ku qiraya guleeyso wllkey waxan ebe kaga baryaya cimri dheer iyo cibaado suban allahuma amiin❤❤❤❤❤
@umkinaan1285
@umkinaan1285 3 жыл бұрын
Waaw msha allah codkaa idilay🇸🇴🥰 🇸🇴❤️
@farhiaabdirahman3330
@farhiaabdirahman3330 3 жыл бұрын
Haday digajiidh timado Diirban leyahay xariira Hasugin bogaha dalola. Hasocoto😏 gesiyashayda Kuleh marwalba, afkina Canogel lagu qabay wan idinsugayna
@istarahmed4819
@istarahmed4819 3 жыл бұрын
Wx baadan ban ka bartayay intaa aan dawanayay Silsiladan oo aan horayay uu aaqan Tnks ABDI SKARI TUBE ❤️❤️
@Najiib_Farhan
@Najiib_Farhan 3 жыл бұрын
inangumeed baa na helee Jawaab adag baan Sugayaa Somaliland neey 💪Haddii Fulay ku lagdo siduu kaaga kacaa adage
@saciidomaxamed4
@saciidomaxamed4 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@mohacade3407
@mohacade3407 3 жыл бұрын
doodi waan kaa xidhe uladii dip usoo bilow😂😂😂💓💓💕wow intaza ku filan
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 3 жыл бұрын
Abwan qalia oo re ceerigaba ah ayaa idinso dhacaya xaqiqi iyo mid burcaa
@abdikadirmohamed6025
@abdikadirmohamed6025 3 жыл бұрын
Thx mahadsanid gul
@milannuurabdi4417
@milannuurabdi4417 3 жыл бұрын
Waaaaaw wlhi Heestan Abwan dhameystiran Baa so qoray 10jeer Wan ku ceshtay ugu yaran viva Xamar 💉💉🇸🇴🇸🇴🇸🇴💉👸💯
@nazlamehmet6593
@nazlamehmet6593 3 жыл бұрын
Republic of Somaliland hawarto abid! Insha Allah Ameeen...
@xujoyareofficial2923
@xujoyareofficial2923 3 жыл бұрын
😭😭😭wallhi hadalada heestan ku jiro wa sax Somali dhan waa Hal (1)😭😭😭😭😭♥️👍🇸🇴
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 3 жыл бұрын
Somaliland dalkayga hooyo❤️❤️
@najahmahdi8521
@najahmahdi8521 3 жыл бұрын
Cankagi jigjiga haf cawale 🇸🇴🇸🇴
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Xayawaan maxaa kagalay midnimo dhimatay adeer xor noqo marka aad xabashida iyo oromada ka xorowdaan ayeynu wada doodi Lkn hada inaan kula hadlo waa igu ceeb
@sulaymanemohamud7381
@sulaymanemohamud7381 3 жыл бұрын
Wll xayawaan axmaro ma gumaysato lkn axmarka show xaga somaliland buu gumaystaa oo dakadihiina iyo khayradkina ayey intay soo gurtaan anaga qaybtanada Na siyaan markaa labada kee lagumaystaa 😂😂
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
@@sulaymanemohamud7381 af noolina waa hadlaa eyna waa ciyaa sheekadaadu waxa weeyi waan socon weynee aan orodno adiga oo gumaysi ku hoos nool hadal kuuma banaana itoobiya wax baanu kala iibsanaa lkn shidaalkaagii baad ka gaajoonaysaa
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
@@sulaymanemohamud7381 cagdheer bilaa caqli ah baa tahay oo aqoon la aanta ayaa kuugu wacan inaad runta ka meeraysato somaliland maxaad ka taqaan dadkii lahaa baa maamula cidna uma daba fadhiyaan lkn marka aad tagto jigjiga xataa shaqaale hoosaadku waa axmaaro iyo oromo
@sulaymanemohamud7381
@sulaymanemohamud7381 3 жыл бұрын
@@ibrahimabdi6399 adna idoor afku dhogorleh unbaad tahay 😂😂 aqli iyo waxtarna isaaq dabo balaadh unbaad ka tahay 😂😂 gumaysi jacaylna waatad magacyadinii badasheen walee haduuna sayidkii idinka soo gadhin wada michel iyo alexdra ayaa manta magacyadinu ahaan lahayeen 😂😂
@sagalaxmed1233
@sagalaxmed1233 3 жыл бұрын
@@sulaymanemohamud7381 reer xamrkan walan yaa dadka ka qabsada midnimo aan jirin ayeey dadka la baryayeen way dhimatay midnimo soomaaliland guul
@nazlamehmet6593
@nazlamehmet6593 3 жыл бұрын
Republic of Somaliland Cadowgeena darbiyada ha jiido Ameeen Ya Raab!
@samirelmi1334
@samirelmi1334 3 жыл бұрын
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚🇸🇴 (𝐎𝐧𝐞) 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💉💉🇸🇴💉🇸🇴💉🇸🇴💉💉🇸🇴💉💉💉💉❣️💉❣️🇸🇴💉🇸🇴💉🇸🇴💉💉🇸🇴💉🇸🇴💉🇸🇴💉🇸🇴💉🇸🇴🇸🇴💉
@mustaphejeex4755
@mustaphejeex4755 3 жыл бұрын
Jigjiga oo manta xabashi gumeysto anaga sidey midnimo iyo waxa no gala hadsha orodo oromda izka xoreya niyaw
@gadhleheebaan3083
@gadhleheebaan3083 3 жыл бұрын
Jigjiga Washington ayay idiintahay waabad usoo tahriibtaan reer mirqaanlanoow
@mustaphejeex4755
@mustaphejeex4755 3 жыл бұрын
@@gadhleheebaan3083 ma anigo Hargeisa jooga casimadi geeska ayad tidhi amxaar ayad u soo taharibtan Hargeisa ayey nagu haystan dadku nagaw
@saynabjamac6901
@saynabjamac6901 3 жыл бұрын
Aasha. Alaah. ❤️🇸🇴
@munoraage8664
@munoraage8664 3 жыл бұрын
abdi askari first comant aad ban kugu xirnahayy gulayso
@cabdicade9731
@cabdicade9731 3 жыл бұрын
nnnnn
@edebsanomar3036
@edebsanomar3036 3 жыл бұрын
Guul midnimo🇸🇱🇸🇱🇸🇱♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲♥️♥️♥️
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Somalinmo. AYAA nadeqa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💙💙💙💙💙💙❤❤❤💙🗨💙🗨💙🗨💙🗨💙
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 3 жыл бұрын
madfaca somolaliland sugaa ilayn lagama waayo aftahane💚💬💗🇮🇹😘
@sahroahmed858
@sahroahmed858 2 жыл бұрын
kkkkkkkk calan talyaani🤑🤑✅✅✍👌
@nadiifokiin2662
@nadiifokiin2662 3 жыл бұрын
❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤😁😁😁😁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤😍🇸🇴🇸🇴 Maan sha alaah walaasheen Caasha kiin
@Hilaac.production
@Hilaac.production 3 жыл бұрын
Abdi askri 13aad aniga ayaan bixinaayo qofka loo dhiibaayo soo sheeg 🇸🇴🇸🇴🇸🇴xamar guuul
@maxamedsuruur4777
@maxamedsuruur4777 3 жыл бұрын
Wow sda looga jawaaba way adagtahay murt maangal ah
@najma8198
@najma8198 3 жыл бұрын
Abdi askari👑🌹 hore u🤝💯💯 soco✊ guuuul✊👌✊ ku rajin🙌🙌
@axmedjibriir5227
@axmedjibriir5227 3 жыл бұрын
Jawaabta somaliland ayaan sugayaa anigu ka hadliba maayo wa ayo wax aan hadal ku khasariyaba ma leh
@aminouk3581
@aminouk3581 3 жыл бұрын
Mashaa allah Abdi askari wll qaali wax kale noguso dar oo ah is dhexgal bulsha ah si ay ufahman soomalisan qabyaalada io qabiilka dilatay howl fiicana aya haysa nolow ina aabe mcn Waxan kalo inta uga mahad celinaya abwaan Abdulahi xayawaan oo ka shaqaynayo in dib iskuguso noqoto wanax lee yahay guulayso abwaan da. yar hadana aragti dheer leh Insha allah wax yaaba badan oo bulshada lugu badano naso badiya
@hassanibrahim9234
@hassanibrahim9234 3 жыл бұрын
Waah waah waa ereyo fadhiyo
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 3 жыл бұрын
waa runtii abwaanku aniga hore ugu wareeray calanka soomaalind wadan calankiisay sharaxanayaan
@hmedadan6420
@hmedadan6420 3 жыл бұрын
Guul soomaland iyo somalia💓💕💞
@cashoabdicashoabdi2478
@cashoabdicashoabdi2478 3 жыл бұрын
Waw masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 soomaaliya guul iyo gobanimo
@nazlamehmet6593
@nazlamehmet6593 3 жыл бұрын
Guul Jamhuriyada Barakeysan ee Somaliland!
Deg deg HAWIYE IYO DAAROOD AMAR ALLE LAAKIIN!! 25 July 2024
30:01
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 33 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 15 МЛН
CAASHO KIIN CILMI  FT MAHAD XIDIG HEES CUSUB AMAANA LA KOOBE
7:36
Caasha kiin Official
Рет қаралды 30 М.
Abwaan Abdirashid jamac Boss Xafladii Khaatumo Göteborg.
7:12
Somali Got Talent
Рет қаралды 8 М.
#HAWIYE IYO #DAAROOD AMAR ALLE LAAKI25 July 2024
14:50
Tawakkal Tv
Рет қаралды 157
Кого она вытащила из воды?😱
0:51
Следы времени
Рет қаралды 4,3 МЛН
😹😹😹
0:19
Татьяна Дука
Рет қаралды 18 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
0:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 8 МЛН
Толстый солдат всем отомстил #shorts
1:00