No video

CAAWA WAXBAA DHACAY GACMAHAA LA ISULA TAGAY! SHAB AYAANA LA IS YIRI FOOLKA FOOL

  Рет қаралды 134,125

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

DEG DEG CAAWA WAXBAA DHACAY GACMAHAA LA ISULA TAGAY! SHAB AYAANA LA IS YIRI FOOLKA FOOL
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT DULMI DIID THROUGH HIS EMAIL
Dulmidiidchannel@gmail.com
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, money transfer, gas, electricity, treatment, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.

Пікірлер: 271
@canabcnuur535
@canabcnuur535 9 ай бұрын
اللهم انصر إخواننا في فلسطين دائما في قلوبنا غزة و هي الحرة 🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤❤❤
@hanaali5893
@hanaali5893 9 ай бұрын
Alhamdulillah cadawga allaha jabiyo islaamkana allaha guuleeyo. Inta muslim dhimatay 2ba jibaarkooda allaha ka dilo yuhuuda .
@fauziasalah5096
@fauziasalah5096 9 ай бұрын
Allahumma ameen ya rabb 🤲
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 9 ай бұрын
Guul waarta mujaahidiinta reer falastiin iyo inta macooda ah aamiin yaa rabbi Yuhuud iyo xulafadeeda rucbi iyo ruux beel allow ku rid aamiin yaa rabbi
@nasrinlovely6699
@nasrinlovely6699 9 ай бұрын
Aamiin ya rabii
@sacdiyobusuri2068
@sacdiyobusuri2068 9 ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@Salman-yk7xw
@Salman-yk7xw 9 ай бұрын
الله اكبر اللهم انصر اخواننا مجاهدين في غزة وارحم موتاهم وانصرهم نصرأ قريبآ يارب
@dheehdhubad4021
@dheehdhubad4021 9 ай бұрын
Alhamdulilaah xasbunalaah wanicmal wakiil jiroojooga wiilasheena aamiin yaa Allah yaa xayyu yaa qayyum Allah akbar jazakalaahu kheyr sheekh
@user-wr4ge6kw1c
@user-wr4ge6kw1c 9 ай бұрын
allaah ugargar reer falastiin waa mujaahiidiin guul guul guushii 🇵🇸 ♥️ 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽allaahayo ugargar mujaahiidiin reer falastiin ❤❤❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️♥️
@umuyahya
@umuyahya 9 ай бұрын
Allaha guuleeyo walaalaheen yaa rabbi🤲🏻🤲🏻🤲🏻😢
@maysamohamoud5754
@maysamohamoud5754 9 ай бұрын
Ilahay Guusha Ha Siiyo Xamaas Xaq Udirirka❤ Falastiin Ilahay Ha Ugargaaro
@sabrinayounisaden7238
@sabrinayounisaden7238 9 ай бұрын
May Allah Almaighty protect and give victory to our People in palestine.
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 9 ай бұрын
Aamiin
@kowsaribrahin8053
@kowsaribrahin8053 9 ай бұрын
الهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 ❤❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 9 ай бұрын
Inshallah guul baan u rajenayaa walaaleheen reer falastiin 🤲🤲🤲
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 9 ай бұрын
Guul iyo gobanimo shacabka reer falastine. Allaha xafido.allahu ma aamin
@niimaneur4842
@niimaneur4842 9 ай бұрын
Jazakallah khair Sheekh
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 9 ай бұрын
Mashallah allow ugargaar musliminta falastin ❤❤❤❤
@baarliincabdullahi1948
@baarliincabdullahi1948 9 ай бұрын
Illahayow guleey cidamadda mushahidinta xisbullah xamas🤲 🤲🩸🇯🇴 Allahu akbar🇯🇴🩸🤲 (A)🇯🇴🫀🇸🇴🩸🇯🇴🦁🩸🦁🇯🇴🫀👈🥰 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 (B)🤮🇮🇱😏🇮🇱💩😡🇺🇸😡🇺🇲😈💩🏳️‍🌈😏🇮🇱🏳️‍🌈🤮🇮🇱💩🏳️‍🌈🇺🇸😏🤮🏳️‍🌈👈🤫😂
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 9 ай бұрын
@@baarliincabdullahi1948 amiin walal sumaya ama khadija kwrn hadii ad labaxdo yacnii barlin wa magalo gaalo ee ado rali ah
@dagandumar829
@dagandumar829 9 ай бұрын
Allaahu akbar allaahu akbar Ilaahow nooga gargaar daalimiintaas
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 9 ай бұрын
Manshalah shaqo wacan
@atika7411
@atika7411 9 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب
@cosobtayeegtayeeg9214
@cosobtayeegtayeeg9214 9 ай бұрын
Illaaheey hala jiro Ururka xaq udirirka reer falastiin yaarabi
@sadiqhussien7075
@sadiqhussien7075 9 ай бұрын
Alxamdulilaah ilaahay ayaa caawinaya guuuuul yaa rabi aamiiin
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 9 ай бұрын
Mahadsanid sheikh Dulmidiid
@ummumuhammad9412
@ummumuhammad9412 9 ай бұрын
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@MawliidMuuse-my4iz
@MawliidMuuse-my4iz 9 ай бұрын
Xamas guul insha Allah 🤲
@lulmohamed181
@lulmohamed181 9 ай бұрын
Allah ha u gargaaro walaalaheen reer falastiin aamiin yaa Rabi 💞
@ashamohamed689
@ashamohamed689 9 ай бұрын
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@saynabm
@saynabm 9 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب العالمين 😢😢
@user-lf3ml8du2s
@user-lf3ml8du2s 9 ай бұрын
Sheikh wanku aaminsanahay Marna wll ilaahay haku xafido mahadsanid wll
@user-uh3zh7bl6c
@user-uh3zh7bl6c 9 ай бұрын
Mashallah allahu Akbar
@user-xd8wk2yq7v
@user-xd8wk2yq7v 9 ай бұрын
Allow ugargaar falastiiin iyo mujaahidiin Xamaas
@DAARUSUNNA
@DAARUSUNNA 9 ай бұрын
Thanks sheekh iney wali sawaariikh ridaayaan ayaaba mucjiso ah kadib sida gasa loo galay loo burburiyay
@AhmedFarah23
@AhmedFarah23 9 ай бұрын
Rabbul Caalamiin aya la jira. Israel hadi eysan tagero ka heli lehen America Barqo aya la qabsa laha. Tal-Aviv wa in laga daremo wax Gaza laga daremayo
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 9 ай бұрын
Mashaallah
@user-uh3zh7bl6c
@user-uh3zh7bl6c 9 ай бұрын
Walaikum salam rahmatullah barakatuh
@NoraOsman-qy6yb
@NoraOsman-qy6yb 9 ай бұрын
Waa mahdsantahq
@MarinaDhual-jw7tb
@MarinaDhual-jw7tb 9 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr 9 ай бұрын
Waxaan Alle kabaryayaa in Israel nukleyarkoodu ku qarxo oo musiibo kuhabsato insha Allahu
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 9 ай бұрын
Amiin Amiin
@hindaahmed4861
@hindaahmed4861 9 ай бұрын
الهم انصر اخواننا في فلسطين
@ashawooo
@ashawooo 9 ай бұрын
Taliba inshallaha illahaya ha guba rabi ha idana babiya Qax iyo orada allaha idana galiya gusha waa walaalaha Falasatina
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 9 ай бұрын
Amiin Amiin
@sahroali2547
@sahroali2547 9 ай бұрын
Allahu akbar Allaha u gargaaro walalahen reer Falestine Allaha jabiyo yuhuuda awalba dulmi baa lagu dajiyay Allaha ku cadaabo gacmaha reer Falestine
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 9 ай бұрын
InshaAllaah guul xamaas falastiin rajeeneena 🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 9 ай бұрын
Well come markaaleeh Free falastin Free falastin Free falastin Free 🇵🇸🇵🇸🆓🆓
@user-fm6rp4ef8t
@user-fm6rp4ef8t 9 ай бұрын
الله اكبر الله اكبرالله اكبر
@abdulrahmanmohammed32
@abdulrahmanmohammed32 9 ай бұрын
أنقذوا أهل غزة يا إلهي
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 9 ай бұрын
❤aamin yaa Rab
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 9 ай бұрын
Masha allaah
@gorsgang9647
@gorsgang9647 9 ай бұрын
Wcs shiikh illahay Israël mucjiso ay ka shalayan ha Ku rido dabaylo biyo dhulgariir allaah Ku rido ameen yaa allaah 🤲🤲🤲
@Sulqayareey8888
@Sulqayareey8888 9 ай бұрын
امين يارب 🤲
@ubahsiyad6810
@ubahsiyad6810 9 ай бұрын
Aamiin yarabi
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 9 ай бұрын
Amiin Amiin ya allah
@scaiidfeysali3739
@scaiidfeysali3739 9 ай бұрын
Adika iyo nadara ya run sheego idacda masheegan al jasiira wan dawana anika waxan kunoola Yemen waxan ahay arabi adika waan kutageera iyo nadara wan taageera🎉❤
@ubahsiyad6810
@ubahsiyad6810 9 ай бұрын
Arab hdad tahay mad aljasiira dawatid midakale afsomalinaga wad taqana😂
@AbdiYussuf-fp3co
@AbdiYussuf-fp3co 9 ай бұрын
اللهم رب جبرائيل ورب كل شيء انصر أهل فلسطين نصراً مؤزراً
@Ahmettt069
@Ahmettt069 9 ай бұрын
HamaaS 100 %dagaal ka weY u diyaaR garoowdaY wlH I.n Guusha waa dhankedaH😢
@abuukarahmed2282
@abuukarahmed2282 9 ай бұрын
Anga waxan kabaqye in hubkaba kadhamaado lkn allaha awood siiyo iimaan ayaaa lagu dagaalamaaa
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 9 ай бұрын
​@@abuukarahmed2282amiin Amiin
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 9 ай бұрын
Inshaallah
@user-uh3zh7bl6c
@user-uh3zh7bl6c 9 ай бұрын
Allahu Akbar 🇦🇪☝️
@abdisalamyoussouf4090
@abdisalamyoussouf4090 9 ай бұрын
Allahu akbar allahu akbar
@mohamedcaydid4404
@mohamedcaydid4404 9 ай бұрын
اللهم.انصرالمسلمين.والسملمات.فلسطين
@macalinyacquub741
@macalinyacquub741 9 ай бұрын
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar
@abdimuse7911
@abdimuse7911 9 ай бұрын
Geesiyaasha Kataa'ibul Qasaam Waa Dagaalamayaan Weliba Mid Naf Huris ah, Kaliya Waxaa Ka Raagay Caawinaadii Dowladaha Muslimiinta, Dalka waxaa iska leh Ninka Naftiisa , Maalkiisa, & Waqtigiisaba U Hura.... Ninkii dhoof Kuyimid ayay Geeridu dhibeysaa.. Hasocoto Baaruudu, Inta Badan & Baaqiga ayaa Hadhi Doonta insha allaah
@abuukarahmed2282
@abuukarahmed2282 9 ай бұрын
Jihaad weeye gaal kgu dilaaya dhulkaaga iyo diintaada reer gaza allhaguuleeyoi.a
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 9 ай бұрын
​@@abuukarahmed2282amiin Amiin
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 9 ай бұрын
أللهم انصر اخواننا في غزة
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 9 ай бұрын
Gul insha allah hamas
@FarxiyaYare
@FarxiyaYare 9 ай бұрын
guusha way so dhowdahay keliya docoda an badino👍
@teacherdahirahmed1331
@teacherdahirahmed1331 9 ай бұрын
Linkiga video yadaaas hoos inoo soo dhig masuul Dhabtii waxaaa tahay qof ku wacan qancinta daawada yaasha
@daily1542
@daily1542 9 ай бұрын
I am so happy for to hear that cry from them I can sleep well 😴
@sqynz7592
@sqynz7592 9 ай бұрын
Allaah waxan ugu baryaa in gumeysiga dhulka palestin uuka qaxo dibna ugu soo noqon nolosha
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr 9 ай бұрын
In caruurta falastiin ay sidaas ugalaan iyagana nabad kuseexdaan macquul maahan
@nestehamohame
@nestehamohame 9 ай бұрын
shiiq wad mahadasatehey Ilahey falastiin ha u gar gaaro
@maryamamohammed9566
@maryamamohammed9566 9 ай бұрын
Telegram no samey sheikh noso dhig wixi KZbin diidayo
@Sonic-860
@Sonic-860 9 ай бұрын
Yaa Allah yaa qaadir help people of Palestine 🇵🇸🥲🥲🥲
@alimohamedwaberi2360
@alimohamedwaberi2360 9 ай бұрын
Asc brother waan kaxumahay magacaga aan garaneynin intaa kadib waa ali mohamed waberi oo joga magalada garissa ee dalka kenya waad kumahad santahay sida aad noola wadagtid wararka xasaasiga ah ee marinka (QAZA)illaah hakaa ajarsiyo insha,allaah,mahadsanid
@umuyahya6866
@umuyahya6866 9 ай бұрын
Yaa allaah help people of Palestine 🇵🇸 😢
@cbduqadirgajacey6120
@cbduqadirgajacey6120 9 ай бұрын
Shiikh mar walbo lama arko vedio yada aa laptop ka ka dareso isku day ina so deyso oo youtbe ka adiga oo sharaxayo isla shashada mar mar ka qaar xita sawirada lama aqrin karo qoralada adigane wa wea
@cbduqadirgajacey6120
@cbduqadirgajacey6120 9 ай бұрын
Waa natustaa mar wablo siwirka adiga kaga qari ee shashada so saar mise lama ogolo
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 9 ай бұрын
Amiine amiine ya Rabi
@mustafecadami6246
@mustafecadami6246 9 ай бұрын
​@@cbduqadirgajacey6120❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Ey😊3 ❤❤❤oy
@kinsialin8009
@kinsialin8009 9 ай бұрын
Amen amen ya Allh
@luulhussein7191
@luulhussein7191 9 ай бұрын
Allahu akbar
@deeqamohamoud809
@deeqamohamoud809 9 ай бұрын
Ascww Maansha allha Sh. Dulmadiid Anigu habeenkii isagoo lief ah ayaan Aljezira kadaawada Adugana fasilaad ayaan kaa faaiidaa khayr badan allha hakusiiyo
@hakashakin3306
@hakashakin3306 9 ай бұрын
Shiikh link ga hoos noosoo dhig, yacnii kan Television ka. Mahadsanid.
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 9 ай бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@saciidaomar660
@saciidaomar660 9 ай бұрын
Ilahayow jab iyo halag kurid galada oo islamka ugargar allahuma aamiin yaa rabbi🤲
@user-bz2qf7vl5o
@user-bz2qf7vl5o 9 ай бұрын
الهم انصراخواننا في فلسطين يا الله يارب❤❤❤
@shacni9361
@shacni9361 9 ай бұрын
(ALLAAHA RAXMAANKA) haguuleeyo masaakiinta reer falastiin Sheekh JASAAKUMALLAAHU Qaye
@AmoBad-wg9wo
@AmoBad-wg9wo 9 ай бұрын
Masha allah
@luulyusufabdulle3929
@luulyusufabdulle3929 9 ай бұрын
Xamaasa Guul inshallah
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 9 ай бұрын
اللهم انصر اخواننافي فلسطین
@SaharaMohamed-eg9pm
@SaharaMohamed-eg9pm 9 ай бұрын
Thanks ya sheikh
@maryanfarahtimir5791
@maryanfarahtimir5791 9 ай бұрын
Yaaaa allaaaaah yaaarabi yaaaarxmaaan yaaaaraxiiim illaaaaahoow yuhuuud iyo is raaa iil musiiibi Dag dag ah kuriddhmntood guuuul guuuul xmaaaas
@KhadraQueen-ht4nv
@KhadraQueen-ht4nv 9 ай бұрын
Allah ha kaa farxiyo sheikh marwalba waxaad Nala wagaagtaa xaalada Gasa gar ahaan jabka gaalada in sha allah waan guulaysaneynaa ee Shekh lasoco xalada marwalba Jabka gaaladana ha moogaan soo bandhigidooda Guul muzliminta Falaztin
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 9 ай бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 9 ай бұрын
Allow guusha sii falastiin yaa allah caawi reer falastiin
@user-yt8im7fh5b
@user-yt8im7fh5b 9 ай бұрын
Allah ha xifdiyo adun I aqiraba muslimiinta dhamantot
@mohamedshampao495
@mohamedshampao495 9 ай бұрын
Diulmi Diid Saaxiib Salam Sare igagudon Adigaa iyo Asaxaabeta ku guxiidhen
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr 9 ай бұрын
Allaha u gargaaro reer falastiin
@jamaaldqabil2810
@jamaaldqabil2810 9 ай бұрын
Sheikh Fashion fadlan dhar ma'ii xayeysiinee waxaan kahellay qaabka aad usoo duubto your one.
@AhmedFarah23
@AhmedFarah23 9 ай бұрын
Rabbul Caalamiin aya la jira. Israel hadi eysan tagero ka heli lehen America Barqo aya la qabsa laha. Tal-Aviv wa in laga daremo wax Gaza laga daremayo Insha'Allah😊
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 9 ай бұрын
Sax ilahay hauziyadiyo imanka iyo karkarka ilahay amiin Amiin
@Fardososaid
@Fardososaid 9 ай бұрын
Ilhy gull Inshallah ❤️
@warisyusuf4433
@warisyusuf4433 9 ай бұрын
Alaow uhiil Falastiin
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 9 ай бұрын
Ugu yaraan caawa waan yara farxay maxbuuska la dilay caadiban jasiira uga daawaday maydkiisa xataa ayadoon shoocaac ka saarin
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 9 ай бұрын
Sheeko noo raaxeey. Alxamdu-Lillaah.
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 9 ай бұрын
Asc wr❤❤❤❤
@nimcohassan3782
@nimcohassan3782 9 ай бұрын
May allah almaighty protect and give victory to our people in palestine
@crisaaq3877
@crisaaq3877 9 ай бұрын
Asc free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 ♥ insha allah aamiin 🇵🇸 🇸🇴 ♥ from awdal state soomaaliya 🇵🇸 🇸🇴 ♥ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Bilekhyr
@Bilekhyr 9 ай бұрын
Yaa rabi Ilaaheyow awooda uguhiili raboow waxkasta adaa Maamulka inaalilahi waa Neeilihi raajicuun
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 9 ай бұрын
Allaahu Akbar allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭‼️
@user-lc7qc1kw2b
@user-lc7qc1kw2b 9 ай бұрын
أللهم انصر شعب فلسطين على اعدائك اعدائهم اليهود
@mahamedabdimajid1038
@mahamedabdimajid1038 9 ай бұрын
إنشاءالله الا ان نصرا الله قريب 🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 9 ай бұрын
INSHA ALLAH gumestah ha gul dareesto. XAQ UDIRIRKA RER FLSTN ALLAH HA UU HIILIYO ALLAHU MA AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN.
@AhmedG36
@AhmedG36 8 ай бұрын
Ishlaa yuhud hajabaan Ya rabi🙏🙏🙏🙏
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 9 ай бұрын
Wcs wrx shiekh
@munaaden2028
@munaaden2028 9 ай бұрын
Asc
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 9 ай бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALM😢🥺
@fahm3d88
@fahm3d88 9 ай бұрын
ؤما يعلم جنود ربك إلا هو
@munaawale253
@munaawale253 9 ай бұрын
Ya Allah I hileey umada Islam ka
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН
"تل أبيب تحترق.. والقدس ستتحرر".. مشاهد جديدة لكتائب القسام
1:11
WAR FARXAD LEH | FALASTIIN
14:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
Uncrewed Systems Day Highlights (Featured at IAVC 2024)
1:23
Defence iQ
Рет қаралды 8 М.
DEG DEG GEERIDA MAAIDO OO GUBATAY, GABAR DIIN LEH (QISO XANUUN BADAN)
26:27
Zaki honest Official
Рет қаралды 32 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН