CABDI CIISE CAJUUN IYO NIMCO DEGAN DIIDAYHA I MAQASHIIN HIT SONG (OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021)

  Рет қаралды 1,364,434

Faiza Amir

Faiza Amir

2 жыл бұрын

/ @faisaamir
• Video

Пікірлер: 685
@FaisaAmir
@FaisaAmir 2 жыл бұрын
ASC ASXAABTA HEESTA AAD WADA SUGEYSEEN WATANAA SII SHARE AND LIKE SUBSCRIBE KANE WAA DHANKIINA WAA MAHADSANTIHIIN DHAMAAN ASXAABTA ONE LOVE kzbin.info/door/GNzHhKEtDi9AJyhsDWpkxQ kzbin.info/www/bejne/n6iqkpajjMmpn7s
@fardowsaismail9586
@fardowsaismail9586 2 жыл бұрын
Xasan aadan samatar baa leh heestaan iyo naagtii ma xasuusto laqaaday
@aminafarah2318
@aminafarah2318 2 жыл бұрын
Horaa loo qaaday waa maalayacni kuwani yaab
@sheekaraliabdiwiljucfe506
@sheekaraliabdiwiljucfe506 2 жыл бұрын
Heestii weey kufsadeen. Wlhi
@MohamedOmar-wx3yt
@MohamedOmar-wx3yt 2 жыл бұрын
lkn faiso waqtigay so baxday iyo dadka no so gudbina waxay yihiin waxan isku qalmin saynab xaji cali baxsan iyo legend xasan aadan samatr adigana qaladba gashey xasuustii xasan baxsan iyo xasan aadan inaad so qortey ahayd sababto ah malahn erayadan ayaku sorry
@sahra6853
@sahra6853 2 жыл бұрын
@@fardowsaismail9586 fanaanadii baxsan
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 жыл бұрын
Woooow waxaasoo kale YOONIS uunbaa samayn kara wooow dadki jacaylkaba u dhintay C.Boodhari. paapaaaa Nimco Baxsan u cod ekaaa.
@fardousmhassan841
@fardousmhassan841 2 жыл бұрын
Yusuf aden alaaale ,,reer xaaji ayuub
@marcosrashka336
@marcosrashka336 Жыл бұрын
Heesta Xaquuqdeeda Maad Siisaan. Sidaan Xaq Mahn Saynab Cali Baxsan Iyo Xasan Aadan Samatar ❤❤
@farduuscawil9238
@farduuscawil9238 2 жыл бұрын
Cajuun waa libaax walhi keep going bro🦁❤❤
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 Жыл бұрын
Waaw hargeisa caasimada geeska iyo dadki fanka soomaaliga 💛
@kuutiye1189
@kuutiye1189 2 жыл бұрын
Erayadii yuusuf aadan xuseen(allaale) Luqda.. xasan adn iyo synab x.cali ilaahay inta dhimatay hawnaxariisto
@ahmedmahamuudahmed6369
@ahmedmahamuudahmed6369 2 жыл бұрын
Dirqiqi lusku sraco
@Sacuudiyerey
@Sacuudiyerey Жыл бұрын
Alle ha u naxristo dhamaan fanaaniintii soomaaliyeed intii dhimatey xasuustii Maama seynab cali baxsan &Hassan Adan Samatar
@ekraanabdi2950
@ekraanabdi2950 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa lahaa baxsan ee beenta daaya horaa loo qaadey heestaan ,nooloow SAFIYO TUSMO❤️❤️🌹💕❤️❤️ cadoowgaa ha liico
@booqortoyoogadenreercabdil7136
@booqortoyoogadenreercabdil7136 2 жыл бұрын
Waa laabo daayus naa orod is caata oo cunadaa iska yara maa gadhiid Safiyo tusmo she’s queen of shaanta somali 🇸🇴
@samiaelmi
@samiaelmi 2 жыл бұрын
Goob goob dhashay iyo dhashi Ciilmi Bodhari ba iis helay eesh cala Halkeedi ba dhigteeyn (xasuusti Baxsan iyo Hassan Aden Samtar)
@mohamedhogandiid1669
@mohamedhogandiid1669 2 жыл бұрын
Cilmi boodhari miyey qaraabo yihiin
@anisaibrahim304
@anisaibrahim304 2 жыл бұрын
Nimco jawaan iyo doqonkii
@mataantafo7945
@mataantafo7945 2 жыл бұрын
@@anisaibrahim304 haku dubeeyo cabdi cajuun, Maxad ku haysataa ma xoolaad ku leeday mise waa qabyaalad
@anisaibrahim304
@anisaibrahim304 2 жыл бұрын
@@mataantafo7945 kkkk kaas iyo noociisa iima soo dhawaadaan, qavlaayadana waa cudurka ku dhaca dadka xanuunsan sidaada.
@suyuhao7592
@suyuhao7592 2 жыл бұрын
Cilmi boodhari baad shan halaad oo hodan cabdi lagu meheriyay
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 2 жыл бұрын
Ninkan heesaha qaarmiga hanoo soo cusboonaysiiyo waayo wuu ku fiican yahay marka aan lays xaqirayn isagaabka cod macaan nimco hadaaad igu raacsan tahay oo xaqiraadi jirin waad igu raaci karta
@Furqaan-Media
@Furqaan-Media Жыл бұрын
Inkastoona Cod nin iyo cod dumar lays barbar dhigi karin oo ilaahay si dabiici ahba ukala duway waxaan dhihi karaa codka Nimco dagan marka dumar ahaan loo qiimeeyo Isagana kiisa nin ahaan loo qiimeeyo gabadha ayaa ka dhibco badan
@zakiyare2956
@zakiyare2956 2 жыл бұрын
Yoonis Empire 🖤💪😂❤
@maxamedkoosaar8905
@maxamedkoosaar8905 2 жыл бұрын
Waaaaaaaaaw🙏🙏🙏🙏🙏💝💝💝💝💝💝
@abdirizakjafane1178
@abdirizakjafane1178 2 жыл бұрын
Riwaayadi: Gar cadaawe iyo caashaq Erayadii : yuusuf aadan alaale 1973 Luuqdii: Samatar iyo Baxsan Heesta : Diiday hey maqashiin
@s_blackchannel9754
@s_blackchannel9754 2 жыл бұрын
Yaa xasusta 18/4/2014 Ahmed maxamed siilaanyo heestii nimco dagan abaal lama gabee gadhwada rer kayagu waa geesigii...to be continue ♥️🤍💚✌🏾 🥰🥰
@khadarmuuse4250
@khadarmuuse4250 2 жыл бұрын
Ceeb waynaa naagta si qaawan alle ha ku caafiyo buurooooy Immika walaahi waa saban aakhirkii
@zainabgarad289
@zainabgarad289 2 жыл бұрын
Nimco Dagan and Cabdi ciise cajuun halkeeda dhigteen heesta Gobtii Ciida Gale ❤
@abdirahmanfayfle1622
@abdirahmanfayfle1622 2 жыл бұрын
Heestan waaxaa horey si tal-taaligan oo kale uwada daadihiyay Hassan Aden Samatar iyo Seynab Hajji Baxsan ,balse Abdi Isse iyo Nimco bartii ayay dhigeen .sidaas ayaa loo baahanyhy in fanka loo nooleeyo.mahadsanadiin🙏
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 2 жыл бұрын
Cajuun codkiisa waa nooci fankii hore
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Ninkan waxaan gacan uga taagay isagoo kaligii heesaya wali lama arag daawadiisu waa dumar 😂 Waa sidaan ahaa markaan yaraa 😛
@Degaliah
@Degaliah 2 жыл бұрын
😂😂😂 oo cadaa
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
Ninba meelbu ka ciyaara 😂
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
@@karimhasan8967 hhhhhhh aad iyo aad
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
@@Degaliah 😂😂😂😂
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 2 жыл бұрын
Beenaale Wuu Heesay Kaligii Ee Raadso Jaahilyahoow
@ikranabib7919
@ikranabib7919 8 ай бұрын
Wow a great song Cabdi Cajuun iyo Nimco Dagan halkeedii ayaad dhigteen You are legends ❤❤❤❤❤ Thanks Faiza
@maajidmohaz7384
@maajidmohaz7384 2 жыл бұрын
Cajuun in the building 🦁😅
@hamdaaliahmed300
@hamdaaliahmed300 2 жыл бұрын
Tusmo mahadsanid kolay kuma quurane ada nabaray indho shiine Fanan is maqiiq
@sayedchannel8651
@sayedchannel8651 2 жыл бұрын
Music :Mohamed Abdillahi Diiriye (Bulshaawi) Another Level. Abwaan ,Alfanaane Abdi Cujuun iyo Nimco Degen . Wax kale hore u socda. Qaramka ayaad kusoo baxaysaan
@abdirahmanmuktar3946
@abdirahmanmuktar3946 2 жыл бұрын
Heesta waa bililiqo ee laysma xaqiree dadki lahaa xus
@AhmedHassan-jg5hp
@AhmedHassan-jg5hp 2 жыл бұрын
Waa hees wacan xasuustii fanaan xasan aaden samatar iyo AUN saynab xaaji Cali jeestan waxay kamid ahayd heesihii riwaayadii gar caadaawe iyo caashaq abwaan ka erayada lahaa waa yusuf allaale
@fariid8
@fariid8 2 жыл бұрын
Oo hees cusub baan moodaye 🙄 anyway way jilin qurxon yihin.
@fariid8
@fariid8 2 жыл бұрын
Oo hees cusub baan moodaye 🙄 anyway way jilin qurxon yihin.
@calicabdi5734
@calicabdi5734 2 жыл бұрын
waxay ahayd inuu hees cusub soo qaado waayo heestan horaa loo qaaday ceeb bay ku tahay inuu hees koobi ah soo qaado
@fardousmhassan841
@fardousmhassan841 2 жыл бұрын
Yusuf alaale adeerkay dhashii reer xaaji ayuub
@abdinasiromar6283
@abdinasiromar6283 2 жыл бұрын
Eryadii Yuusuf Aadan Xuseen ( Allaaleh) Riwaayadii Gar,cadaawe iyo caashaq 1973 oo ay daboolka ka soo qaadaan Nimco degan iyo Abdi ciise cajuun xasuuso mudan dareeno is barkan
@ahmedabdulqadir7227
@ahmedabdulqadir7227 2 жыл бұрын
Yaase xasuusta heesta leh abwaane
@somtech.somalitechnologyst8724
@somtech.somalitechnologyst8724 2 жыл бұрын
Waad ku Mahadsanid tahay macluumaadka aad na siisay, waan dareensana inay heestani ka darajo sareyso waxayaabaha baryahan la malmaluuqo ee heesta loogu yeedho, fadlan no sheed yaa wada qaadi jiray, waxay u dhadhsmeysa codkii amino feer. Thanks
@abdinasiromar6283
@abdinasiromar6283 2 жыл бұрын
Heestan waxaa hore ugu luuqeeyey codkooda toolmoon ku qaaday Saynab X Cali Baxsan Siigaale iyo Xasan Aadan Samater
@cabdiyare3034
@cabdiyare3034 2 жыл бұрын
Ko
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 2 жыл бұрын
@@somtech.somalitechnologyst8724 heesta waxaa hore u wada qaaday ruugcadaagi fanaankii wayna ee xasan aadan samatar iyo saynab x.cali baxsan magaca heesta (damac yuuna ku qaadin )
@bobplayzroblox8403
@bobplayzroblox8403 2 жыл бұрын
Wowo wax ba lagama qaban karo nimco iyo cajuun 😍😍😍wa lo dhanyahay 😂😂nimca fahmeysa
@ridwaandhuux2344
@ridwaandhuux2344 Жыл бұрын
Yoonisku Waa quruxda fanka somaliyeed
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 2 жыл бұрын
Nimco Iyo cajuun halkeda dhiigten Nice voice ❤️❤️❤️😘😘😘🥰🎋🎋👑👑🙏🏽🙏🏽🙏🏽❤️❤️🎋🎋👑👑🙏🏽💪🏽💪🏽❤️❤️🎋🎋👑👑👑👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@abtiadeer5789
@abtiadeer5789 Жыл бұрын
HEESTA KHALAD AYAA KU JIRO
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
Aar heedhe isaaqu tolow maxee soomalida kale uga ilbaxsan yihiin abtiyaashay 😂😂
@Ayaan_wadaani
@Ayaan_wadaani 2 жыл бұрын
Waaaooooow Cbdi Ciise iyo nimco deegaan Guuleeysta
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 2 жыл бұрын
Dumarku han ha yeeshaan kan miyà safiya ceebeyey
@abdiasis2428
@abdiasis2428 2 жыл бұрын
Nimco degan iyo cabdi cajuun waa reer fanka hidaha ulahaa garxajis in the building 👏👏👏❤❤❤
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 2 жыл бұрын
Please stop ✋ 🥺 We Don’t needs about Tribe hier thanks
@abdiasis2428
@abdiasis2428 2 жыл бұрын
@@dullahiayoub2432 ok
@sumadqaran
@sumadqaran 2 жыл бұрын
Bismillah qoftu seey isu wadaa waa baruurtiiyoo qofa🙄🙄
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
Kkkkkkk baruur maaha waxani waa xanuunw
@sumadqaran
@sumadqaran 2 жыл бұрын
@@u.j7332 😂😂😂 Haa wlhi gacmihii baa isu gaadhi la
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
@@sumadqaran Kkkkkkkk
@maxamedxaajixuseen5907
@maxamedxaajixuseen5907 2 жыл бұрын
Heesaha qaaraamiga ah yaan lagu ciyaarin.
@katramohamedhoyoo3664
@katramohamedhoyoo3664 2 жыл бұрын
Ishad katurtay😂😂😂😂
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Qaraami maahe waa qaaci 😄 🤣 😂 😆
@yonezcrown1909
@yonezcrown1909 2 жыл бұрын
Heesa hore aadban ujcelhy Dhagaysigood halkaa ka siiwada cabdi cajuun
@ayanlecabdallemedia8649
@ayanlecabdallemedia8649 2 жыл бұрын
Amizing fankii Oo Garxajisa ❤️
@ciisecolow419
@ciisecolow419 2 жыл бұрын
Heesta in badan sugayay faiza quruxey boqorada reer amiir heer waxaa gaaray KZbin kuqoro thanks abaayo 🥰 Nimco dagan iyo cabdi cajuun halkan kasalamayaa boqortooyo from turkey 🇹🇷❤️ somalia hanoolato
@abdikhadaribrahimy2140
@abdikhadaribrahimy2140 2 жыл бұрын
Zxp heestan waahoraa laqaaday😁
@aadanaarshe4238
@aadanaarshe4238 7 ай бұрын
Nimco degan show waa nimco alleba maansha allaah
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 2 жыл бұрын
War ninkan hal nag o tol u noqto o libis barto malaso waye yahu balyo shati yar
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 2 жыл бұрын
Masha’allah nimco dagan and cabdi cajuun Somaliyeey fanka qabiilka daa’ya
@abdimoalim6733
@abdimoalim6733 2 жыл бұрын
Cajiib two legend♥️♥️
@radwanitaabdirizakahmad3208
@radwanitaabdirizakahmad3208 2 жыл бұрын
Tusmo lagu dhago hadlaya wax fahma iyadna jecayl jilaysa isna daadsi buu wads😂😂
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
Tusmo way katashata meelaha ha iska bahdilnaado balayo foolxun😂😂
@alexwright3799
@alexwright3799 2 жыл бұрын
Abdi ajuun its ok bro aniga iyo qabiilkeyga gaadsan wan ku garab taaganahey noolow sxb 🦾🦾🦾💯💯💯
@mahmoudmadar4446
@mahmoudmadar4446 2 жыл бұрын
Walhii cajuun waa funny 😆 😄
@fartuunisse1045
@fartuunisse1045 2 жыл бұрын
Heestan waxa wadaqaaday xasan adan samatar iyo saynab x.cali baxsan waxayna ku matalaysaa inan reerkoodu taajiriin yihiin Xasanna inan faqiira oo furinka roodhida ka shaqeeya xaafadahana wareejiya lawska iyo roodhida iyada ayaa jeclaanaysa oo marwalba inta albaabka ku sugto uyeerta oo ka iibsata lowska lacag dheeri ah ugu dari jirtay.jacayl dartii
@salemanmacalin1212
@salemanmacalin1212 2 жыл бұрын
Riwaayad datatype miya m.a
@zayaamad3080
@zayaamad3080 2 жыл бұрын
Riwaayadda magaceed
@shugriabdi4532
@shugriabdi4532 2 жыл бұрын
Labadi dulmiga ku heshisay
@familyshire4099
@familyshire4099 2 жыл бұрын
Naftan colasha wax ka jara yan ugu dhiba tolowu
@hodanjaamac7780
@hodanjaamac7780 2 жыл бұрын
Ala hoogay waa capdi cajuun nayaa nimco na xijaaap dheer o jiitamaya xidho hayaaaay😁😁😁😁😁😁😁
@AyanAli-dr6lm
@AyanAli-dr6lm 2 жыл бұрын
My dhigaygii illahay haydin xaffido amiin ❤♥😍💖💕❤♥
@faraxcabdicasis9433
@faraxcabdicasis9433 2 жыл бұрын
Gurigu waaa kii nimco dagn ee gantalha
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 2 жыл бұрын
Nimco Degan fanaanad laholinwaayay barteedaan dhigteen qisada heesta sifiican baad u jisheen iyo xasuùstii xasan aadan iyo baxsan
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 2 жыл бұрын
Doqonma ahi inleene. Dawga waan arkayaaye. Hadaad iidamqanaysid.
@naemaj4616
@naemaj4616 2 жыл бұрын
2.7k in one hour 🎉🥳🎊👏🏽👏🏽👏🏽
@tahliilmohamuudmohamed6861
@tahliilmohamuudmohamed6861 2 жыл бұрын
Cajiib cajjib runtii hees lama dhihi karo ee waa heesayaalo halkeedii Bay dhigeen runtii mahadsanidiin baan leeyahay
@sicidomaxamed5399
@sicidomaxamed5399 2 жыл бұрын
masha allh waa hees aad umacaan
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 2 жыл бұрын
Wa hees macan si kasta uqata idinku🥰
@yusufabdulle5295
@yusufabdulle5295 2 жыл бұрын
Heesta sharafta ayey ka qaadeen kuwaan qoftaan fuustada ah ayaaba iigu daran seynab xaaji cali baxsan siigaale alle ha unaxariiste gaadhi meyside meesha ka carar naf yarkaan isagane kuma dhaamee magaalada ka xarooda 🤣😂
@mohamoudsalad3959
@mohamoudsalad3959 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@maryamruunmaxamud4514
@maryamruunmaxamud4514 2 жыл бұрын
Hhhh fuusto kulah waliba fuusto gobolo dheh afkeda haan qarkii kadhamaday ba modaa
@MOHAMEDHASSAN-ts8yo
@MOHAMEDHASSAN-ts8yo Жыл бұрын
Waa kufsi cad heestaan qaraamiga ah oo eey horay u qaadeen xasan adan samatar& saynab xaji cali baxsan
@amiranuur8915
@amiranuur8915 2 жыл бұрын
Isna dhaqajin karto xataa meel may iska farisato yaahuuuuuu
@bukhariahmed6953
@bukhariahmed6953 2 жыл бұрын
Faiza Amir adegaa bulshada heesaa tayda leh mhdsanthy 🙏❤️
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 2 жыл бұрын
Heesta qaabka loo jilay ayaaba cajiib ah Heestu waa qaraami waxaana wada qaada xasan aadan samatar iyo saynab cali baxsan
@macerinaladida6997
@macerinaladida6997 2 жыл бұрын
Hestan makadalo dhagasigeda .mashalah afkina malab lugu qabay
@future7058
@future7058 2 жыл бұрын
Cagtii joogsan wayda mar uun bay Cajuun la kulmi. Nimco buuran oo sawiran Allow hana tusin.
@faarush8157
@faarush8157 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂waad iga qoslisa wlh Wlh anigu kama naxeen sootii maaha gabadha kudiganaysay alow lakeeno ayadoo kala waran😂😂😂😂
@xusnifashionofficial6303
@xusnifashionofficial6303 2 жыл бұрын
keeb going faiza amira waa hees mcn aad loo dubey
@maguled
@maguled Жыл бұрын
Fanaaniintu way keeneen heesta, laakiin musiga baa wax ka qaldan yihiin.
@hamdahabimana8399
@hamdahabimana8399 2 жыл бұрын
Akhas shiid iyo bagudi bey ku hesaysa, 😱😱reer baadiye. Kani inay gajo iyo xanun uu hayo aya laa moda 😪
@u.j7332
@u.j7332 2 жыл бұрын
Waa maroodi qofa
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 жыл бұрын
War xishooda heestaanu waxeey ka mid tahay heesihii hore waxaana wada qaaday. XASSAN AADAN SAMATAR IYO SEYNAB XAAJI CALI BAXSAN. Dadka Soomaaliyeed waxeey u badan yihiin dad dhalin yaro ah oo aan la socon fankii soomaaliyeed iyo heesihiisi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🇸🇴🌺🇸🇴
@joomeciyaar1675
@joomeciyaar1675 Жыл бұрын
Yoonisku caadi mahaa
@barreyaaquub952
@barreyaaquub952 2 жыл бұрын
jecliyaa cidagale jacaylka iyo heesaha ayaa ranaga soo da sida roobka ax yeeeeeey waa sidaas huuuno
@api-azizahmet2918
@api-azizahmet2918 2 жыл бұрын
Cajuun mY big pro and Eddo nimcø degan Hore u socda
@salmaahmed7137
@salmaahmed7137 2 жыл бұрын
I love they song habo nimco dagen all ways from uk Birmingham
@hamseesse2615
@hamseesse2615 2 жыл бұрын
Anakuna waxan ka mid ahayn ragii ka qaybgakay markii heestu socoty adna uk ayaad joogtaa
@igeabib3830
@igeabib3830 2 жыл бұрын
Waa laba xanuunsan
@kuutiye1189
@kuutiye1189 2 жыл бұрын
Naac umabaahna dadkani waa dadkii fanka lahaa, malaa noocii tarxiilka kadhuuntay ayaad tahaye
@igeabib3830
@igeabib3830 2 жыл бұрын
@@kuutiye1189 fanka lahaa? U joking . Labaduba fanaanin maaha. Waa laba daanyeer
@abdiosman69
@abdiosman69 Жыл бұрын
Faiza One of the best director indeed none to mention she's best Entertainmener in the community keep up with good work Ms Amir
@aishaali2893
@aishaali2893 2 жыл бұрын
Adigo qawan filo
@abdirahmanjiindhe7564
@abdirahmanjiindhe7564 2 жыл бұрын
War waxaan cajuuna caadiba maahe daadiska waa shaqadiisa 😁😁
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 2 жыл бұрын
😂😂
@cabdixaliim9702
@cabdixaliim9702 2 жыл бұрын
Ordkii shiine coley inta aragaty 😂😂😂😂
@maxamedkoosaar8905
@maxamedkoosaar8905 2 жыл бұрын
Waaaw thankz🙏🙏💝💝💝
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
kk runtii waa isku orad
@myway3801
@myway3801 2 жыл бұрын
Waa baxsan iyo hassan adam samater
@Cr-hi8mm
@Cr-hi8mm Жыл бұрын
Heestan waxaan soo raadiyay kadib markii ay faaduma ibraahim ismacil mistake kasoo qabatay 😃
@kossaid8364
@kossaid8364 2 жыл бұрын
Wawo esh calah hes faysa amir hore usoco wll
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
Very nice song Masha allah codkii mohamed mooge ahuu i xasuusiyaa Cabdi Cajuun....
@AhmedMohamed-os4qe
@AhmedMohamed-os4qe 2 жыл бұрын
Fanku waa hido awlaadul casima Cajuun vs Dagen Hargeisa 💕
@istahilwarsme1060
@istahilwarsme1060 2 жыл бұрын
Wow sis and bro keep going
@ayaancarab4839
@ayaancarab4839 2 жыл бұрын
Dhilooyinka isku xoqonaaya tii sagal ladhahayy ee kudaba walatayna wata mesha kamuuqata akhas
@hindinoormuse5966
@hindinoormuse5966 2 жыл бұрын
Runtii Cabdi Cajuun aad buu u cod macaan yahey
@ssalad5012
@ssalad5012 2 жыл бұрын
Pizza delivery ga Ayaan kuugu duceeyay Cajuunow cajiinka samee. Tusmo tagtay oo talaabsatay. Adiga oo lisin iyo rifin qaba iyo foosto gobolo is eryada 😂😂
@suyuhao7592
@suyuhao7592 2 жыл бұрын
Hhhhhh nin rageed
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Kkkk waa runtaa
@Ayaan_wadaani
@Ayaan_wadaani 2 жыл бұрын
Dookh buu leeyahay Cabdi ciise muxuu ku falaa Habrata safiyo waa dhali kartayeee. ASAL CAJUUUN
@motech2022
@motech2022 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@cabdiqaniqucle1288
@cabdiqaniqucle1288 2 жыл бұрын
Keep going cabdi ciise cajuun iyo nimco dagan 💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@zamiyaabdirahmaan016
@zamiyaabdirahmaan016 2 жыл бұрын
Xaraami
@qadafinuur
@qadafinuur 2 жыл бұрын
Qoftu cod xumaa cajuun baan caadi ahayn
@amirismaacil2592
@amirismaacil2592 10 ай бұрын
Cabdaw abti waad dhanaasateeeee
@calenabdi972
@calenabdi972 2 жыл бұрын
Heey cabdiyow wad dhuubatee biilkii safiya weysay
@ahmedqaylo3424
@ahmedqaylo3424 2 жыл бұрын
Cabdi Ciise cajuun ninka kaliya ee islaamuhu agtiisa yalaan 🤔🤔🤔🤣🤣🤣
@ayaanibraahim2584
@ayaanibraahim2584 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhh walee ninkan wa laga qeyliyey mida kale yar yarka kuma socdaan habar boorso.wadato ayuu raadsada hhhhhhhhhh
@bileabdi9615
@bileabdi9615 2 жыл бұрын
Baxsan iyo samatar qaraami saan safiyo tusmo miyey ku socotaa maskiin hees yey wax ka qaadaa qoftaasu daruurahey mareysaa
@Abdirisakziito
@Abdirisakziito 2 жыл бұрын
My Queen Faiza Amiir Nimco Dagan Iyo Cajuun Dad was shidan
@khadroabdale1746
@khadroabdale1746 2 жыл бұрын
Islaamaha Kama Dhamaado miyaa kani😅😅🤣🤣
@sosossjjsje1069
@sosossjjsje1069 2 жыл бұрын
Wooow Mashalah hees shidan 🌹🌹🌹🌹🥰
@ayaanahmed3247
@ayaanahmed3247 2 жыл бұрын
Wewe walaashay nimco cabdi ciyaar iyo walalkay cabdi ciise cajuun well done love u
@ahmedkhadarkhadar432
@ahmedkhadarkhadar432 2 жыл бұрын
Heesta fanaantii waa weyneyd waad kaga ciyaarteen sham on you
@ahmedsaedahmed1432
@ahmedsaedahmed1432 2 жыл бұрын
Gabadhu cod bay haysaa lkin ninkaa lagu ba.ay
@abdiqays9324
@abdiqays9324 2 жыл бұрын
Heestan waxa horay u qady waberi legends AUN zaynab xaaji cali sigale (baxsan) iyo xasan adan samatar
@abdiarabow4346
@abdiarabow4346 2 жыл бұрын
Adigo dooqa ilooway iska kee daba rool🏃‍♂️
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 53 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 64 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,8 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 3,9 МЛН
YURUB GEENYO & CABDI CAJUUN RUUXA GALA BAD WEYN  XASUUSTII AHN S AHMED & M YUSUF
6:49
NIMCO DEGAN IYO CABDIKARIIN YARE BUUR BAA KUGU GUDBANE - OFFICIAL VIDEO
7:22
Somali New Entertainment
Рет қаралды 34 М.
CABDI CAJUUN QAACI XASUUS AHMED MOOGE AUN KABAN 2023
8:17
Cabdi Cajuun Official
Рет қаралды 59 М.
BASHIR JAAWE 2020 | RAALIYO HAWEEN | BARNAAMIJKA CIIDUL ADXA | XULKA FANAANINTA JIGJIGA
5:49
NIMCO DAGAN XUSUUSTII MAANDEEQ DALMAR YARE HARGEISA LIVE SHOW 2019
4:43
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 189 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 121 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 820 М.