Axasan Cabdi-diini......Gabadhana inaad soo gelbisaan kaa sugayaa!
@AbdiazizSaidAhmed7 жыл бұрын
Hoos galbeedka webigiyo Halgan iyo aboorreey Halkay ku taalo Nuur fanax Dusha ila bacaadiyo Moqokori hareerigaa Har ma kaaga waabaa II SAX ABWAAN ANAABA U JEEDOO TUDUCA 4AAD WAABA DEELQAAF WAXAAN QORAYOO XARAF-RAACII "H" WAABA KA MAQAN YAHEEE
@mohamedahmedabdi46685 жыл бұрын
Dusha hila bacaad aan maa saxo halkaas waan tagay dagmooyinkaas waa meel webiga hareertiisa ah oo wax beerasha caan ku ah oo kaba la aan in aad socoto ku fiican bacaad qabow oo biyaha webiga ku soo maaxeen jawi carfoon
@deeqamohamed33162 жыл бұрын
Walal heesta walshis ba leh hodan xasan xuseen 🥰
@zahraz60438 жыл бұрын
wooooooow cabdi diini fanaan qaran noloow
@hakiim74083 жыл бұрын
Hos galbeedka wabiigiiyo, halgaani iyo aboorey halkeey kutaala nuur fanax dushaa ma ila adii muqaakoori