Cabdi Ismaciil Beele l Heesta Dunidda

  Рет қаралды 944,106

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Пікірлер: 830
@queennagda481
@queennagda481 5 жыл бұрын
Qof Waliba qofku jecelayahy waa uqaali sida tahay dadka waxa ka doorta dunida qofka naftada u hibeyiso hadaba qofki dareen leh dawadiisu waxa tahy inuun ilawiin rabi inta kadib dacad noqo waa huba sida anigo Kale Inaad helayiiso qof kujecel adne jceshshy always respect Pelle
@mohamettabdukadirft9709
@mohamettabdukadirft9709 Жыл бұрын
Kawrn qofkaas isagoo ku xumeeyey hadaad wei jeceshahay
@khadramohamed1818
@khadramohamed1818 2 ай бұрын
Ilahay ayaawanagaga tusidon hadu gofwangan yahay
@ayoubmohaz129
@ayoubmohaz129 10 ай бұрын
am still here 2024 Midu dookhaygii raacay kume Hdi ad dawanaysid 2024 fadlan si an u ogaado inaad ila mid thy like ha ila dhaafin Mahadsanid😍
@naajisantana3675
@naajisantana3675 9 ай бұрын
Hada ayey ii daran tahay 😮
@IkraanMohmettt
@IkraanMohmettt 5 ай бұрын
Waxan dawanayy maalin isniin ah zhalayna waxY ahyd maalin axda eidki arafO 2024/6/17 ❤😢
@AbdikarinHussien
@AbdikarinHussien 3 ай бұрын
No 👎😔😞😭👎😊
@AbdikarinHussien
@AbdikarinHussien 3 ай бұрын
​@@naajisantana3675😊😊😊😊
@KhadraKhadra-d7w
@KhadraKhadra-d7w 3 ай бұрын
Heestan xasuus ay igu leedahy qof isku duubah hadaan arko waaan ooyaah😢
@Abshir.abdo77
@Abshir.abdo77 10 ай бұрын
2024 yaa wali dhageesanaayo❤️
@smatilenwehn7821
@smatilenwehn7821 3 жыл бұрын
Nostalgic song😭😭!! Heestan waxay dib igu celisay 2013kii markaan jamacada ku jiray addis. Internet ku sida imika ma ahayn oo waxaan kasoo dawan jiray ESTV gabadh anu sxp nahay aqalkeeda.. heestan waxay ahayd heesaha aan aad ka u jeclaa markaa. Waxay isoo xasuusisay xaafadahayagii laanta hawada iyo wakhtiii yarantii ee quruxda badna😭 jijiga caday dhawr🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@ahmedser3489
@ahmedser3489 Жыл бұрын
Masha allah illaahay meel walpa aad joogto hakugu xiftiyo isku xaafad ayn nahay laanta hawada
@abdiaziizali3025
@abdiaziizali3025 7 жыл бұрын
Heestan waa hees xasuus gaara ii leh waana heesta kaliya ee intan qalin iyo buug soo qaatey qoro dabeeto xafido , wxn joogey hargeisa waqtigaas .
@hamze7458
@hamze7458 5 жыл бұрын
Abdi Aziiz Ali heestii iqra yarey miyaad ilawday sxb qli kkkkkkk Aadban ku salamaya walalkayaw
@mohamudmohamedahmed7534
@mohamudmohamedahmed7534 4 жыл бұрын
Hada inte jogtane
@abdiaziizali3025
@abdiaziizali3025 4 жыл бұрын
@@hamze7458 hhh bro may ma ilaawin heestaasi kacaa khaamteedey wadatey
@abdiaziizali3025
@abdiaziizali3025 4 жыл бұрын
@@mohamudmohamedahmed7534 Germany wll
@hayaatyuusuf4941
@hayaatyuusuf4941 4 жыл бұрын
Talow imika ma noshay
@abdijabarhassan6192
@abdijabarhassan6192 3 жыл бұрын
2021 aniga unba ka daawanayo umaleyna one love my peaple old is gold
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 3 жыл бұрын
Iyo aniga😫😫
@aminbudul5999
@aminbudul5999 3 жыл бұрын
Iyo AnIgaBa Dee🤔
@Imaxamud1
@Imaxamud1 6 жыл бұрын
Halkuu caashaqaagu duray 😍 Halkuu nabarada ku reebay 😙 Dab iyo olol baa ka baxa'oo❤ Dibnaha hadal wuu ka jaray 💖
@shaaficihassan1936
@shaaficihassan1936 3 жыл бұрын
Dadka lyricska raadinaya halkan ayaad ka eegan kartaan Miduu dookhayguu raacaay Midaan dumarkaba ka doortaay Daraadeed midaan udaalee Dantaydii udaayacaay Inaan dadba kuu jecloo Hadaan duunyo haynlahaa Dunida kuu iibin lahaa Darmaanyahay waad ogtahay Miyaanaad dareen lahayn Miyaanaad ii diir naxayn Gacalo daymadaada wacan Inay dawadaydii tahay Miyay kaa daahan tahay Halkuu caashaqaagu duray Damquu nabarada ku reebay Dab iyo ololbaa ka baxa oo Dibnaha hadal wuu ka jaray Dadbaa ila yaabanoo Inaan doqon liita iyo Tantii moog ahay imoodee Darmaan yahay miyaad og tahay Miyaanaad dareen lahayn Miyaanaad ii diirnaxayn Gacalo daymadaada wacan Inay dawadaydii tahay Miyay kaa daahan tahay
@KhadanCismaan
@KhadanCismaan Жыл бұрын
@MutafaqAbdikayd
@MutafaqAbdikayd 10 ай бұрын
@ApdallaMahamath
@ApdallaMahamath 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@durdur77
@durdur77 10 жыл бұрын
heesta ESTV ayaan ka dawaday youtube ayaan is idhi ka raadi magaca fanaankana maan hayin mana qorana wakhti ayay igu qadatay in an helo ilaa aan yurub geenyo iyo fanaaniinta reer jigjiga la heesay ku raadiyay waayo yurub ayay hees wada qaadan waana hees aan ugu helay beele waa fanan jira heestana xaqeediii may helin dad yarba dawaday waa hees fcn
@muxyodiincabdi3839
@muxyodiincabdi3839 7 жыл бұрын
yasin abdi gabadh qalbi fcn
@najiibboss7593
@najiibboss7593 7 жыл бұрын
yasin abdi isku dookh ayaan nahay $$
@صابرة-ي9ط
@صابرة-ي9ط 6 жыл бұрын
Sidoo kale anigaba ESTV ayan ka daawaday wakhti badan ban raadinayay si kedis ah ban u helay.waa hees macaan runti.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Halkan ka daawo heesaha Fanaan Cabdi Beele kzbin.info/aero/PLZ1Qa5M-LLQUsao0jncbLZ_BRb5YnVvlB
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Ku soo dhawoow channel waxaad ka heli heesaha ugu badan youtube ee faniinta degaanka. Welcome
@voiceoftheday0
@voiceoftheday0 11 ай бұрын
Who’s still here 2024 🤔
@hamzahussein6203
@hamzahussein6203 7 ай бұрын
20/4/2024🎉
@khadarking429
@khadarking429 7 ай бұрын
mybe me 😂😅
@umalkhairmohamed7134
@umalkhairmohamed7134 7 ай бұрын
Me😯🥲
@esrahodan3291
@esrahodan3291 7 ай бұрын
Me😅
@suhaybabib1349
@suhaybabib1349 7 ай бұрын
@@hamzahussein620314/5/2024😅
@DaganAbdi-o1r
@DaganAbdi-o1r 10 ай бұрын
Waxaaan dacad u jecladay Wiil Inderkay waxan u noqday dacad inta qof bilaadanka ah lo noqdo jacayl badan iyo faraxdbadan kadib waxan wiilki ka arkay gabiis xagisa ah waxanan ogansaday ano jecel inan ka fogado 😢illhay waxan ka barayay inu baskisa qof khayqaba igu badadlo 🤲🏻💔
@khalidfantastic
@khalidfantastic 9 ай бұрын
Mahad badan ku noolow wlaal qiimahaga qofka garanaya ayaad la soocon kartaa
@nuurabdisharif6403
@nuurabdisharif6403 8 ай бұрын
Naa benta joogi balo ku qadaye 😂
@khadarking429
@khadarking429 7 ай бұрын
​@@nuurabdisharif6403 innta mxd benalay uga so qaaday qalpigay ka hadashe
@khadarking429
@khadarking429 7 ай бұрын
jcylka inaderka ka inabtiga ka wacan runti
@HORJOOGPRO
@HORJOOGPRO 7 ай бұрын
Aniga ka waran ilaahay dartiis hadaan isku jeclano noloshu farxad iyo kalsooni ayay ku bilaabantaa dabkaa qalbiga kaa baxaya ilaahay inuu kaa bakhtiyoo happy for new love ❤❤❤ 😊😊
@abdilazizali6791
@abdilazizali6791 4 жыл бұрын
Wlhy heestan waan jecelahay adbay agtayda qli uu gu tahay waxan uqadi jiray qofkan aduunka ugu jecla alle ha uu naxariisto 😥😭😭
@cismaanmaxamed7952
@cismaanmaxamed7952 4 жыл бұрын
me two zHp....😭😭😭😭😭😭😭😭
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Aamiin
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 3 жыл бұрын
May dhimatay wll😫😫
@MaxamedAamiN-is9bv
@MaxamedAamiN-is9bv 7 ай бұрын
Aamin😢
@amendiria5673
@amendiria5673 2 жыл бұрын
Halkuu caashaqaagu duray 💘 Bartuu Nabarada ku reebey 💔 Dab iyo Olol baa ka baxa oo 💥 Dibnaha hadal wuu ka jaray 🙂 Xasuus Cabdi ismacil beele 2014 ESTV
@abdikaremdalmar299
@abdikaremdalmar299 4 жыл бұрын
2020 anunba ka daawanayo malaha🤔😂 hadad akhriday comantigan like saar👍🙏🥰
@Saetsane10
@Saetsane10 5 ай бұрын
Afar Sano kadib joga😂❤
@BUQAARIBASHBASH
@BUQAARIBASHBASH 4 ай бұрын
2024 jooga 😂😂😂
@goldenboy2305
@goldenboy2305 6 жыл бұрын
Hadaan "DUNYO" HaYn Laaha #DUNIDAN Ku iibin Laaha. @HOOYO MACAAN. LOVE YOU FOR EVERY.😍😍😍😍😍💋☑
@Mudug___Star
@Mudug___Star 2 жыл бұрын
Cawa waa habeen aan gabi wax hurdo ah iga soo dhiciwayday ilaaa sadex jeer ban soo kacay heestan ban daartay dadka gaarka u taabtan ka mid ahay waa habeem xasuuus gaar Ii leh iyadoo qoraal ah baan ku qoray message ahaan ❤💔😭
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
😢😢😢
@NaemaYuusuf
@NaemaYuusuf 11 ай бұрын
Alle qalbiga ha ku qaboojiyo😢
@MaxamedAamiN-is9bv
@MaxamedAamiN-is9bv 7 ай бұрын
😢😢😢
@ccmsportedittv7190
@ccmsportedittv7190 3 жыл бұрын
Ayaa wali daawanaya/dhagaysanayaa heestan 2021-02-02 ? waa heestaan ugu jeclaa 2013 kii waa xasuusti dhalinyarnimadayda iyo noloshaydi jigjiga waa nolool aan aad ugu xiisay oo hadaan awoodi lahaa aan dib usoo ceshan lahaa 😭😭 cabdi ismaciil beele wuxu ahaa fananka kaliyeen taageero wakhtigaas Caawa waxa dhagaysanayaa ano ka baxay shaashadaha dhalinyarnimada 😂😂
@wll__lamjad9572
@wll__lamjad9572 3 жыл бұрын
Legend 🖤✌ sido kale xasuus hestan 🥰
@movlogs6582
@movlogs6582 7 жыл бұрын
Still watching in 2018 Heestan waa xasuus ..
@Adam_Dabbaare
@Adam_Dabbaare 4 жыл бұрын
still watching 2013 until now 2020/6 #miyaanad dareen lahayn #miyaanad ii diirnaxay #gacalo daymadaada wacan #inay dawadaydi thay #miyay kaa daahan tahay heestani waxay xasuus uthy qayb kamida noloshayda sida darteed ayan marmar uxsaa xasuuso haygii hore
@fambamcrew1259
@fambamcrew1259 Жыл бұрын
2023 am still listening to this heart beating song
@abdidarwiish740
@abdidarwiish740 10 ай бұрын
2024
@bahjaali807
@bahjaali807 10 ай бұрын
2024 😂
@janoh357
@janoh357 8 ай бұрын
Jzjzjsbsbsjsjabsbshsb L​@@abdidarwiish740
@Ciyaalkomandi
@Ciyaalkomandi 4 ай бұрын
The end the year 202😢
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 5 жыл бұрын
HEESTAN CAAWA OO AH 17_OCTOBER_2019 ayay aniga toos iigahadlaysaa😢😢😭😭😭😭 Lkn markay soobaxday ama markii koobaad een maqlo waxba umasrkayn caawana waxaan dhuuxayaa eryada NOOLOW BEELE IYO ABWAANKII ERAYADALAHAABA SALAAN QAALIYA AYAAN UDIRAYAA😍
@ustaaddiishbihi7852
@ustaaddiishbihi7852 2 жыл бұрын
Abdi beele 2022 dhamaaadkeda xata waa lagu dhagaysanaya best singer Calayk yaakhey
@cabdixakiinxamarji3992
@cabdixakiinxamarji3992 2 жыл бұрын
Cabdi ismaaciil Ahmed Beele legend 2022 hadaad so booqato like saar
@jamaac273
@jamaac273 Жыл бұрын
Cabdi ismaciil Axmed beele
@adoonallah7947
@adoonallah7947 5 жыл бұрын
Waa hees inbadan naftayda kahadlaysa oo ila dareena. Qalbi wax jecel qofbaa dhibay 😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴 2019
@MOHAMED-tt8mf
@MOHAMED-tt8mf Жыл бұрын
30/1/2023 wlhi wakhtigu wuu socdaa dhalinyarada iga danbaysa waxn leeyhy ilaahay hanoo naxariisto if iyo aakhiro😔
@Sawdaaxmed-p3f
@Sawdaaxmed-p3f Жыл бұрын
Even if I hear more than 100 times the vibe doesn't change
@abdirisaakmahamud112
@abdirisaakmahamud112 6 жыл бұрын
caawa waa hben taariikhle waayo waa hben jimce ah oo udanbeysa sanadka 2018 ilaahayow muraadkayaga noosikhir Iremember 2018
@sayidmohamedali630
@sayidmohamedali630 9 жыл бұрын
Beele waa fanaan aan aad utaa geero anigu alle hadaayee heesta aniga khaas ahaan way itaabadaa
@babariham2303
@babariham2303 4 жыл бұрын
Sithokale wlahi ana kulamid ahay ..... Ina adherow sayid Mohamed Ali 👌👌👌👌👍
@Mubarakk77
@Mubarakk77 5 ай бұрын
Heestan waxaan jeclaan jirey yarantaydii xiligii dugsigii dhexe oo aan ka daawan jirey ESTV Oo xiligaas aad u shidnaa fanaan badana kasoo geli jireen oo ka mid ahaa Legendkan abdi ismail beele 10neeyo sano ka bacdi waxan dhagaysanayaa saaka oo ay tahy 28/6/24 anoo ku sugan qaahira sacaduna tahy 5:40 guulaysta dhalinyaro yaa daawanayaa 2024 liketa dhac ku siiya 😅🙌
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Inshallah khayr
@kdervishkhalil2992
@kdervishkhalil2992 6 жыл бұрын
2019 Yaa Dawanaya
@queennagda481
@queennagda481 5 жыл бұрын
Aniga
@ainansheabdirazak660
@ainansheabdirazak660 5 жыл бұрын
Aniga sxb. Hees iyo maahee waxkale weeyee 🥰🥰🥰
@jimcaalecabdi1714
@jimcaalecabdi1714 2 жыл бұрын
Waxani hees way dhaaftey cabdi beel legend after 8 years ka dib waan ku soo laabtey heestan❤
@cabdilaahisalaad2241
@cabdilaahisalaad2241 Жыл бұрын
Heestan markaan maqlabo waxaan xasuustaa asxaabtaanu wada dhagysan jirney iyo qofkaan aawadii u dhageysan jire inkastoon aanu dhamaantoodba kala fogaaney hadaan markasta oon maqlo heestan iyagaan xasuustaa oo aan mid mid ugu xiisa.. Ala waqtigu cajiibsanaa..
@ayoubmohaz129
@ayoubmohaz129 3 жыл бұрын
2021 hadii ad dawanaysid oo ad heestan jacezhahay sida an u jeclahay fadlan like ha iga xaasidin thankz
@mustafembc
@mustafembc 5 ай бұрын
2024 malaha aniga umbaa daawanaya, hadaad aragto bal like isku muujiya ciyaalki hore.❤❤🎉
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 9 ай бұрын
The legend beele 2024…Loading 🙌.
@mazlahnur6392
@mazlahnur6392 2 жыл бұрын
Miyaanaad dareen lahayn miyaanaad ii diirnaxayn Gacalo daymadaada wacan inay dawadaydii tahay miyay kaa daahan tahay😔💔20.2.2022💥💔
@kaysarostudio3930
@kaysarostudio3930 Жыл бұрын
Jacaylka sidiisaba waxa lagu sifeyaa zxpka noloshiyo sahay aan dhamanayn Heestan ayaa wakhti aan inan isku clss ahayn aan jecla wan dhageysan jirey balse cawa xusuus oo kliya u dhageysanaya wooow❤️❤️🧡
@qabatwa
@qabatwa 10 ай бұрын
2024 model Amazing So Amazing song and music 🎶 🎵 ❤️
@youkay9927
@youkay9927 5 жыл бұрын
4sano kdip inan youtube ka dawado ma aqan se ku dhacday palse ESTV mrke kaso gasho si kal io lap ahan ugu raxesan jiray wna jcla qapku u jilayo hesta wa another level sun,mar,10,2019 wa hapen heees io nus wye😍
@mizzsmile5583
@mizzsmile5583 6 жыл бұрын
Who is watching still😍😍 30/3/2018
@salahmahamed9866
@salahmahamed9866 6 жыл бұрын
mizz smile 21:4😁
@hassandaadle5530
@hassandaadle5530 4 жыл бұрын
mizz smile am here 2020 😹
@asmac4648
@asmac4648 4 жыл бұрын
Me october 2020😍
@zakariamoheddin593
@zakariamoheddin593 4 жыл бұрын
December 2020 😍
@MushtakMohammad2024
@MushtakMohammad2024 3 жыл бұрын
Am here 20 April 2021 ✌️
@mohamedhaybeabdirahman9381
@mohamedhaybeabdirahman9381 8 жыл бұрын
Greatest Man Abdi Ismail Ahmed Beele Best Singer Long Life 4 Ever ♡
@nimcoayaannimcoayaan9285
@nimcoayaannimcoayaan9285 5 жыл бұрын
Yaa 2019 dhagaysta heesta aad baan uga helaa
@abdikanisaed
@abdikanisaed 5 жыл бұрын
Still now 2019 xazuuz igaa goyn heestan cabdi Ismail bele Ku tgera 😭😭
@amiinadan2204
@amiinadan2204 2 жыл бұрын
Maantoo ciida ah baan dhageysanayaa Ciid mubarak
@mohamedholland7768
@mohamedholland7768 Жыл бұрын
Wa mid kamid ah heesaha soomaliyeed mida aan ugu jeclhy kama daalo 2013kii illa hada 2023❤
@JimcaaleMaxamuud-ks6nn
@JimcaaleMaxamuud-ks6nn Жыл бұрын
@AdamApdull
@AdamApdull Ай бұрын
2024 heestaan mcn daawanaaya❤ xasuus waayahii yaraanta iyo ESTV
@sadammaxamad3309
@sadammaxamad3309 4 жыл бұрын
Inaan dadba kujeclo hadan dunyo hayn laha dunida kuu keni la darmanyay wad ogtay xasus 2013🥰
@cismaanmaxamed7952
@cismaanmaxamed7952 4 жыл бұрын
14/june/2020.......Habeen si garaa aan u ilmeeyay....😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 3 жыл бұрын
Maxaa kaa oohiyay walal😫😫
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
@@jecliyadalkayga3346 dhagax baa tahee maxaa dadka ka oohiya maanay ahayn wax uun uu dareemayo 😭
@gentlemanblud5486
@gentlemanblud5486 6 жыл бұрын
Who's watching 2019! I miss this song, it brings back memories😭
@nimcodeman5158
@nimcodeman5158 5 жыл бұрын
Heeztaan waxaan ku xasuustaa wllky Ali farxaan oo jooga xero geel
@abdullahihashi5118
@abdullahihashi5118 28 күн бұрын
Waxan Kamid Ahay Qalbiyada Heestan Tabay Caawa Oo Taarikhtu Tahay Bisha November 12/10/2024 Waxan Dib Uso Booqday Heestan Aan Ad Ujecelahay Insha Allah Ilahy igu Simo waxan Soboqon Dona Sanado Kale oo Kala Duwan ❤😢😢
@moapzhir7021
@moapzhir7021 4 жыл бұрын
2020 Yaa ila dawanaYa
@Cesc.Eng.Nabiil
@Cesc.Eng.Nabiil 9 жыл бұрын
sxp beele msh alah best songs o dhan wa dhankaga inta wa hawo meel maran maraysa
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Legend beele 2022 ya dawanayo hadad iga danbayso like sar ❤✌🏼
@zuhaibtio
@zuhaibtio 7 жыл бұрын
Waxn ku xazuuzta heestan asxaabtan jeclaa een isku Tiimka Ahayn ♡ Abdirahman_Abdi_Hassan_ ♡Abdirahman_Muuze_Mahamed ♡Amiin_Abdi_Raydal ♡Qureesh_Ahmed_Hassan ♡Abdirisaaqa_Saleeban_Adan ♡Aadan_Bile_Suldan_Kadiye(Cptno) ♡Saleeban_Sugule............ Xuzid_Baad_mudan_tihin 😭😭
@Sareedocabdiraxman
@Sareedocabdiraxman 11 ай бұрын
2024 am still listening ❤❤
@khayyyo
@khayyyo 2 жыл бұрын
My chilhood song! This song is heart touched !!!❤😭😂
@mohamedcabdillaahi6150
@mohamedcabdillaahi6150 2 жыл бұрын
Lll,,
@maxamedabdi7203
@maxamedabdi7203 2 жыл бұрын
Sxp isku mid baynu nahy 2010
@abdullahimohamed1648
@abdullahimohamed1648 Жыл бұрын
Ong bro
@khayyyo
@khayyyo Жыл бұрын
@@maxamedabdi7203 wakhtigii bariga ka wrn siday wax walba asal.u ahaayeen😂❤️
@khadaryaasiincaliverrti5101
@khadaryaasiincaliverrti5101 2 жыл бұрын
Wakhti horeH iyOh e.s.tv telivizoNkii la dhihi jirey lagah zoo dejeyn jirey hees way dhaaftay weli waan dhegyznyaha ........miyanaad dareen lahyn....🥰😒😭
@annielee478
@annielee478 9 жыл бұрын
Waxasaa hees la dhahaa wlhi heestan waa heesaha Aan ugu jeclahay heesaha the Best song for me
@abdirahmanmahad9399
@abdirahmanmahad9399 2 жыл бұрын
Miyaanad dareen lahayn Miyaanad ii dirnaxayn Gacalo deymadaada wacan Inay daawadaydi tahay Miyay kaa daahantahay Heestan waxan ka daawan jiray ESTV oo hada loo yaqano SRTV ban filaya , ee degaanka Somalida (DDS) 2013kii anigoo jooga Boosaaso Puntland 🇸🇱🇸🇴 The legend CABDI ISMACIIL AXMED BEELE🔥😍
@Cabdiraxmaan8
@Cabdiraxmaan8 8 ай бұрын
Stil listening 14 April Sunday 9:58
@maymunmahamud6264
@maymunmahamud6264 4 жыл бұрын
Inbdn ka dib cwa ayan dhageysanya belle👍👍kma dalo hestan wlh❤❤
@najiibboss7593
@najiibboss7593 7 жыл бұрын
Yaadaa waday 2018 heestaan ?
@jeynaboy7045
@jeynaboy7045 6 жыл бұрын
hees Xasus mudan anow xabsi ku jiro dhageysan jiray😂😂in aan dadba kuu jeclahoo Hadaan duunyo heen lahaa dunida kuu iibin lahaa Bea waad ogtahay ❤❤
@Roseliena55
@Roseliena55 2 жыл бұрын
Ayy childhood songs 2022 july ❤️
@Nani-lo5bk
@Nani-lo5bk 2 жыл бұрын
I listened more than 50 . Qiso hda I hysata Inan dadba kuu jeclo Hadan duunyo hayn lahaa Dunida kii ii bin laha Darmaamyahy waad ogtay😢
@kamalahmed7310
@kamalahmed7310 2 жыл бұрын
Haben 3:10 17 July 2022 Istanbul. Miss you bbe
@bigshowhassan6428
@bigshowhassan6428 4 жыл бұрын
2020 yaa dawanaya
@garaadkaumada4630
@garaadkaumada4630 6 жыл бұрын
Abdi ismaacil beele waa fanaan jira Addaan duunyo haylahaa dunida kuu iibin lahaa darmaanyahay miyaad ogthy
@apdalahagio9145
@apdalahagio9145 4 ай бұрын
Maanto o ay tahay taarikhdu thursday/ 1.Aug/2024 waliba o aan heestan ku mirqamayo ilahy wxan ka rajeynya sanad kan kuwooda kle inu ilahy cimriga noo dayo’jaadkana ha waaro 😂❤️🌿🙌🏾
@UpdiKani1234
@UpdiKani1234 3 ай бұрын
Team Estv Unba Garanaya Hestan😂old is gold😢❤
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 3 ай бұрын
Heestydii yartaydii maqali jirtey mrka wx ku jirey dugsiga hoose dhexe wxb aan ka dawan jirey Estv Xusus hore Maanta ayaadoon mudan badna ka soo wareegtey dhageysanyaa aduunv😢❤ 14 August 2024😢😭
@Vaatuush5656
@Vaatuush5656 8 ай бұрын
2024/3/27 ramadan /habeen Arbaco I.n five years arki dona qoraalkayga insha alaaah❤
@dreamygirl8766
@dreamygirl8766 3 жыл бұрын
Halkuu caashaqagu duray Dhanbuu nabarada ku reebay Dab iyo olol baa ka baxa oo Dibnaha hadal wuuka jaray.🥺❤
@mohamedholland7768
@mohamedholland7768 Жыл бұрын
Axyaa dareen❤
@adnanhusein1437
@adnanhusein1437 Ай бұрын
Still craying 😢💔💯
@cnasirmawliid1984
@cnasirmawliid1984 10 ай бұрын
Xusus wlhi Estv ayay ka so gali jirty 2013ki hadana wa 2024😢
@sidiiqshabrhamjr
@sidiiqshabrhamjr 6 жыл бұрын
Des son xasuus aan caadi ahayn ayay igalisaa inti is jecel ilahow isu dheere mana ilaabidoono waayhayga💙😓🙏🏾
@babyboss204
@babyboss204 5 жыл бұрын
heeestan aad ban meel iga tabata dhan maha jecayl iyo film aan jirin ee meelbay xasuus iga tusta sidaasan u nacay wan jecala 2014😭 lkn waxwalba wa qadar qoran looma jabo wakhtiga 👊🏾
@ahmedyasin3500
@ahmedyasin3500 11 жыл бұрын
(CIA) cabdi ismaaciil axmed beele, axsan fanaan ,axsan mulaxamiiste soomaliyeed that i saw ever, viva al fanaan beele, abwaanka da'ada yar, fanaanka, mulaxamiistaha, musicianka, a somali complet talanted singer.
@rssomalitv6678
@rssomalitv6678 6 ай бұрын
Still 2024 in windsor canada❤ Xasuuso hore.
@XamseBiileeye
@XamseBiileeye 10 ай бұрын
Xamda cadeey has ❤❤❤😊😊
@abdallasaed7894
@abdallasaed7894 8 жыл бұрын
axyaa hees inbadan ban daydayey best song waayo waayo iyo ciyalnimadii💯💯💯💯
@faatuhani7728
@faatuhani7728 11 жыл бұрын
OMG tnx caweska dalmar 100% walaahay hestan saan u radinaayey ma malaynkartid
@Zaky_garad
@Zaky_garad Жыл бұрын
WAAYADII DHEXE IYO ESTV HEESIHII KASOO GALI JIRAY MIDAAN UGU JECLAA- CABDI BEELE👏🎧🤘
@Edirisyusuf0
@Edirisyusuf0 4 ай бұрын
Old Is Gold.😢❤
@mahadtaleex841
@mahadtaleex841 5 ай бұрын
Taarikhdu waa 21/6/2024. Saacadu 01:02habeenimo dhaawac jaceyl oo hore ayaan soo xasuustay ❤ hadaad dhibka caashaq soo aragtay sxb samir waalagula qabaaye
@cnajax..officiallychannel3384
@cnajax..officiallychannel3384 13 күн бұрын
Wlhi hees wey dhaftay hees Lama dhihi karu Al fanan bele ❤
@raaqiyaahmed4093
@raaqiyaahmed4093 3 ай бұрын
Hees igu Qaaliya❤ 😢
@bahjaali807
@bahjaali807 10 ай бұрын
Estv baanka daawan jiray
@MohamedAmin-kx2zd
@MohamedAmin-kx2zd 2 жыл бұрын
One of my favorite artist abdi Ismail beele true artist weeye 😍
@NajaxMohamed-i3d
@NajaxMohamed-i3d 7 ай бұрын
Dadka ilahada xanunusan adban idinsalamaya😢😢😢
@yj_lak
@yj_lak 2 жыл бұрын
Xasuusaha qaar waxay kugu kalifayaan Inaad ilmayso 😢. 2/9/2022 Hargaysa
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@hamseabdikariim7670
@hamseabdikariim7670 2 жыл бұрын
Heesta markey cusbayd ila manta wan dhagaysanayaa😢
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 жыл бұрын
😭😭😭😭 1/Augast/2020 dhagysnyaa😭😭😭😭
@maymuunmohamud3185
@maymuunmohamud3185 6 жыл бұрын
ax hestan 2014 e s t v kadawn jirnay ani iyo saxibady xalimo cabdirxman bakaale from xagardheer hadana meel kuma ogi sxibtey wan radiyaa intaas ana garowe la iiso guursaday ala aduunku wayo badanaa ax ax were are you been my dear friend xalimo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@najjoh_23
@najjoh_23 3 жыл бұрын
Still 2022❤ Iwch Heesta kaliya aan xafid ku hayo👊
@CaynaaN_hefow
@CaynaaN_hefow 2 жыл бұрын
3/July/ 2022 yaa ila dhageesanaya 😢
@Shabco_qaadi12
@Shabco_qaadi12 2 жыл бұрын
Old is gold. ❤
@maymunismail8051
@maymunismail8051 8 жыл бұрын
action ka uu u jeejeedsanaayaaba i dilay codka laxanka iyo musikadana kaba daran
@jennyfromtheblock5564
@jennyfromtheblock5564 6 жыл бұрын
maymun ismail 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-sh5iu1lq6x
@user-sh5iu1lq6x 10 жыл бұрын
Beele is really true artist. Jijiga stand up.
@naasirdahab1224
@naasirdahab1224 7 жыл бұрын
Updiwasa
@abdiwasashbarket3232
@abdiwasashbarket3232 4 жыл бұрын
who is 06/2020 still watching?? like
Hees cusub by yurub iyo beele
6:05
Omar Mohamed
Рет қаралды 291 М.
Accompanying my daughter to practice dance is so annoying #funny #cute#comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 28 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 4,3 МЛН
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Mattaanaha
Рет қаралды 6 МЛН
MUSTAFE KANTE - DHAKHTARKAYGII MAAN HELIN - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:13
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,9 МЛН
Abdi Shire Jama Jooqle iyo heesta Muna - Latest video
7:47
HimiloStudio
Рет қаралды 3,9 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 484 М.
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 310 М.
Xamda Cabdi (Xamda Queen) Heestii Mil dhahaabo
4:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,1 МЛН
EID JAMA BATALAALE HEESTA HANI HCTV MUSIC 2017
7:57
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,5 МЛН
KHADRA SILIMO IYO CABDI BEELE
5:21
AYMAN KASAANO STUDIO
Рет қаралды 734 М.
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 3,1 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН