Cabdi Tahliil Warsame ihn | Yaxyax & Xishood

  Рет қаралды 18,812

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#caweyskadalmar #qarami #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 5
@abdiqanigadhle
@abdiqanigadhle 3 жыл бұрын
AHUN Cabdi Tahliil Warsame. Yaxyax iyo xishoodbaa Igu yuurarsadayoo Jacayl igu yato’aybaa Ii yeedhanayaayee Yeyda iyo ugaadhaan Xeryaha u yagyeelaa Yaca iyo atooraan Ayaan yamaadh u daajaa Yuuqaba adaa i baday Yulqanka iyo taahee Laygu kaa dul yookee Wanaagana ma yeeshid Sideed iila yaabtaa la yaabtaa la yaabtaa Yoon baad i gelisee *️⃣*️⃣*️⃣*️⃣*️⃣*️⃣*️⃣*️⃣ Kalgacayl yuhuun lihi Yaryaraysi ma lahe Yabyaboohiskaagaan Yaayaale qaadee Yuuc iyo adoon noqon Laan yicib oo kale Oo aan yu’ashadeydana Waa yeelkadaa odhan Yabadh baan ka heli laa Hadaan dhagax u yeedhee Laygu kaa dul yookee Wanaagana ma yeeshid Sideed iila yaabtaa la yaabtaa la yaabtaa Yoon baad i gelisee *️⃣*️⃣*️⃣*️⃣*️⃣*️⃣*️⃣*️⃣ Inta aan yur idhi bahal Yaacaya waaqli’i Oo aan yeel ku xidhay geri Ama aan yacay kuso raray Adna tahay yag ii maqan Oo aan yure ku tiirsado Igumaad yaqdhooteen Adoo yaala haradee Yaabyaabka iga daa Waan kuu yuhuumoo Laygu kaa dul yookee Wanaagana ma yeeshid Sideed iila yaabtaa la yaabtaa la yaabtaa Yoon baad i gelisee
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin. Mahadsanid wll
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 10 ай бұрын
#LYRICS. #Page1 Yuuqaba aday baday Yulqanka iyo taahee Laygu kaa dul yookee Wanaagana ma yeeshide Sideed iila yaabtaa aa Yoon baad i gelisee #Page2 Yax yax iyo xishood baa Igu yuurursadayoo Jacayl igu yoto'ay baa Ii yeedhanaayee Yey-diyo ugaadhaan Xeryahaw yagleelaa Yaca iyo atooraa Aan yamaarug daajaa Yuuqaba aday baday Yulqanka iyo taahee Laygu kaa dul yookee Wanaagana ma yeeshide Sideed iila yaabtaa La yaabtaa la yaabtaa La yaabta Layaabtaa Yoon baad i gelisee Haa Haaa Haa Haa Hee Hee Hee Hee #Page3 Kalgacayl yuhuun lihi Yar yaraysi ma lehee Yan yaboohiskaagaa Yaayaale qaadine Yoociyo adoon noqon Laan Yicibahoo kale Oo aan Yu'ashadeedana Waa yeelkadaa o dhan Yabadh baan ka heli lahaa Hadaan dhagax u yeedhee Laygu kaa dul yeekee Wanaagana ma yeeshide Sideed iila yaabtaa La yaabtaa La yaabtaa Yoon baad i gelisee. ~~~~~~~~~~~~~~~~ Erayadii Mohamed A Dacar Laxankii Cabdi tahiil AHUN Codkii Cabdi tahliil AHUN. Thanks Hoyga fanka iyo suugaanta CAWAYSKA cawaysyada DALMMAR.📍
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Walaal mahadsanid
@hiponuura8823
@hiponuura8823 Жыл бұрын
👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦👨‍👩‍👧‍👦
Yaxyax iyo Xishood   Abditahlil
8:59
Abdi wahab
Рет қаралды 504 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 21 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 52 МЛН
Aayatiinle
10:23
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 40 М.
Fadumiini oo ka jawaabtay su’aalo aan hore loo weydiin.
34:46
Cabdi Tahliil || Nin Caashaq Wadaa Ma waabtee
12:44
Osman Mohamoud
Рет қаралды 46 М.
Cabdinuur Alaale  Iyo Hodan Xaaji Maxamuud Ahun | Heestii Geedaan Ahee
13:12
UGAASO||GABADHII CABDI TAHLIIL LOO DILAY@BULSHADA CUSUB
9:31
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 50 М.
CABDI TAHLIIL WARSAME | GAARAA BIDHAAN | With Lyrics
8:33
Himilo Media
Рет қаралды 162 М.
Ugaaso
10:10
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 36 М.