No video

Cabdiraxmaan Cabdishakuur-DoodWadaag iyo Damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya

  Рет қаралды 160,394

Universal TV

Universal TV

7 ай бұрын

DoodWadaag iyo Damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya.

Пікірлер: 669
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 ай бұрын
❤ mudane Cabdiraxmaan cabdishakuur alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo waanu ku jecelnahay hadaanu nahay reer Somaliland 💯 , shaqo fiican baad qabatay ❤well done
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 7 ай бұрын
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo yiri. Hal hadal oo muhiim ah ayan caawa dhihi rabaa. ''DIRACNIMADA SHAQSIGA NOOGU JIRTAA AYAADOO QARANAA LA RABAA''.. Hadal meel fog iiga dhacay weeyaan Hargeysa ayaan kaa soo salamaayaa mudaane Ina w.arsame
@laylaali2477
@laylaali2477 7 ай бұрын
Masha Allah C/abdi Shakuur waa siyaasi Qaangaadh ah friid Qarankaa kuu baahan✅✅👏👏👏
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 7 ай бұрын
Odaygan badeenii Somaliya khalkhalka galiyay oo ilaa’imika 25% Adoonta Kenya 🇰🇪 nagaga maqantahay kuwa wax kuwa wax’kadhagaysanaya iyagaaba jaahiliin ah aan wadani’aheen walahi 😢 subhannallah 😢Muuse Oromo iibintuu iibiyay dhulkii iyo baddii Somaliyeed Odaygani maxuu dhaamaa imika ee habaarka qaba ee dulliga ah ilaahay nacalad haku rido yarab oo saxariir ilaahay ha’idiin dilo kulligiina intii wadanka Somaliya iibiyay iyo kuwa burburiyay Somaliya aamiin ilaahow🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahay 5Ta Somaliyeed ha’idinka badbaadiyo idinka oo ilaahayna ha’mideeyo Somalida oo idil yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 7 ай бұрын
Waad habaartami kartaa laakiin ninkani bad uu iibiyey ma jirtee raggii dadka noolnool iibsadey ee Farmaajo ugu horreeyo ka warrama?!
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 6 ай бұрын
​@@IbiEntertainmentdigteetar farmajo walaalki abiye axmed muxuu siiyay😢
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 ай бұрын
@@WaayeelkaJaqafsada haye aannu gowracno kulligooda waxii wax iibiyayba ma’igu raacsan tahay sxb?
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 6 ай бұрын
@@muktarmohamud937 Abiy iyo waxii lahalmaalaa aan wada gowracno xitaa Farmaajo iyo Muuse adiguna maan gowraci Hassan sheekh iyo Imaaraad waxii la’daaqa InshaAllah?
@laylaali2477
@laylaali2477 7 ай бұрын
Abdi rah maan waa siyaasi mucaaradnimo waa is bedeshaa maanta waa wiil Qaran Guul baan u rajeynayaa mr Shakuur🇸🇴👍😊
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 7 ай бұрын
Odaygan badeenii Somaliya khalkhalka galiyay oo ilaa’imika 25% Adoonta Kenya 🇰🇪 nagaga maqantahay kuwa wax kuwa wax’kadhagaysanaya iyagaaba jaahiliin ah aan wadani’aheen walahi 😢 subhannallah 😢Muuse Oromo iibintuu iibiyay dhulkii iyo baddii Somaliyeed Odaygani maxuu dhaamaa imika ee habaarka qaba ee dulliga ah ilaahay nacalad haku rido yarab oo saxariir ilaahay ha’idiin dilo kulligiina intii wadanka Somaliya iibiyay iyo kuwa burburiyay Somaliya aamiin ilaahow🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahay 5Ta Somaliyeed ha’idinka badbaadiyo idinka oo ilaahayna ha’mideeyo Somalida oo idil yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 6 ай бұрын
​@@IbiEntertainmentdigteetar farmajo abiye axmed muxu ka gaday😂
@abaasacdayuusuf7544
@abaasacdayuusuf7544 6 ай бұрын
Cabdishakur, Anigu fikir xun baan kaa aaminsanaa laakiin markaan hada ku daawaday waxan aaminsanahay, you deserve to be our leader.
@MohamadHadi-vs6ww
@MohamadHadi-vs6ww 7 ай бұрын
Somali people must unite and stop being naive. We must protect our interests and sovereignty. Period.
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Somali down viva somaliland and Ethiopia 🇪🇹
@faisahassan8983
@faisahassan8983 7 ай бұрын
Jasakilaha khayr CCW waa nin fariida waan kugu raacsanahay firfircoonidaada iyo soo jeedkaaga
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 7 ай бұрын
Siyaasi Abdirixmaan waa runtiis aniga oo geelay ah qof Wabi Kudhacay kasoosaar hadii la I dhaho micnaheedu isla daga maahoo.
@RNN1234
@RNN1234 7 ай бұрын
Abdiraxmaan Abdishakuur Waa Siyaasi Aqoon durugsan Oo Aad U Dad Iyo Dal Jecel Awal Waan Necbaa Mana Taageeri jirin, Laga bilaabo Maanta Waxaan Ahay Taageero Xisbiga Wadajir, Abdiraxmaan Insha allaah Waa Next presdent Of Somalia Insha Allaah😊😊😊.
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 6 ай бұрын
Mashallah ta aya xaqiiq ah, isma qadan karto dowlad xoog leh iyo 4,5 no waxa u bahanahay qof walba aqontisa iyo boskisa shaqada ay is lahadan, haday donto ha noqdan walalo ama isku qabil, danta iyo dalka aya wax walba ka horeya, hadu dalka dhismo wa nolol iyo barwaqo, manta waxa garnay intii xorta ahed in la damco, taa waxa sabab u ah waa qabiil ader qabiil wax ma dhiso, inshallah somaliya way guleysan, abdirahman abdi shakur guleyso wadani
@burhandini906
@burhandini906 7 ай бұрын
Alaha barakeyo xildhibankeena c/raxman cabdi shakuur siyasi gaamurey
@liibaanomar9150
@liibaanomar9150 7 ай бұрын
Hargeysa lagu qabtay magaalada London ee wadanka Itoobiya oo ay ku jiraan kuwa kale
@abdullahisalah4702
@abdullahisalah4702 7 ай бұрын
Qabiil waaa cudur wlhi 😢😭🇸🇴
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 7 ай бұрын
Odaygan badeenii Somaliya khalkhalka galiyay oo ilaa’imika 25% Adoonta Kenya 🇰🇪 nagaga maqantahay kuwa wax kuwa wax’kadhagaysanaya iyagaaba jaahiliin ah aan wadani’aheen walahi 😢 subhannallah 😢Muuse Oromo iibintuu iibiyay dhulkii iyo baddii Somaliyeed Odaygani maxuu dhaamaa imika ee habaarka qaba ee dulliga ah ilaahay nacalad haku rido yarab oo saxariir ilaahay ha’idiin dilo kulligiina intii wadanka Somaliya iibiyay iyo kuwa burburiyay Somaliya aamiin ilaahow🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahay 5Ta Somaliyeed ha’idinka badbaadiyo idinka oo ilaahayna ha’mideeyo Somalida oo idil yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@OkasheAli
@OkasheAli 7 ай бұрын
Xildhibaan c/raxmaan c/shakur hadal tafatiran mugleh qoto dheer ayuu soo jeediye .waan rajayna in maalin maalmaha ka midka ah in aad noqoto madaxwaynaha somalia, guulayso c/raxmaan c/shakuur
@ustadmohamedhashihydar7242
@ustadmohamedhashihydar7242 6 ай бұрын
One of best scholar and analysts for history and politics experience and knowledge appears the leader Abdirahman abdishakuur
@ciireaxmed6764
@ciireaxmed6764 6 ай бұрын
0:52 0:55 w
@ciireaxmed6764
@ciireaxmed6764 6 ай бұрын
Ewell e😅😅
@ciireaxmed6764
@ciireaxmed6764 6 ай бұрын
W 2:21 2:21 2:21 2:22 ww 2:25
@ciireaxmed6764
@ciireaxmed6764 6 ай бұрын
Ww 2:23
@ciireaxmed6764
@ciireaxmed6764 6 ай бұрын
1:06 W
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 7 ай бұрын
Runtii cabqari Cabdiraxman Cabdishakuur wa masuul soomaaliyeed o karti badan dowladnimada aad ufahansan aqoon maadi iyo diinba leh wax badana kala socdo siyaasadaha arimaha gudaha iyo caalamkaba waxaan rajeeynka in mar un Allah swt ukaso in o Somalia madaxweeyna ka noqdo
@XasanBicidyan-fl3gq
@XasanBicidyan-fl3gq 7 ай бұрын
Ethiopia anagaa naqaan màanta Mesheey Mareysana Waa ognahay Mesheey Kanugushahayna Waa Ognahay Waxaanu naqaan Lagaa bilaabo from.1996 ilaa 2040 qorshahaa Uu Degsaan Ee Uu Dajiiyey Males Sanawi Kanaa Ayadiibu Fulinaya Waxaana Ka Mid ah qorshaha Ugaa yaal Geeska Africa Xaladaan ay hadaa Wado Ethiopia Ee Ee qorshaha badaa Somalia Sidii loqadaan lahaa Waliba Somalida Waxaan U Shegaaya Baadu Seylac Kaliya Qorshuhuu Mahaa Waxaa jira Illaa Sedax Melood Ooyku jirto Taan Seylac Marka Xoogta Madaxdu Diyaar Mowtahay I neey qaatan Xoogtan Kunaa dhaqmaan Waa Hadeey Qeyladuu Dhab Inagaa tahay Thank you all Somali People Samalia no for Sale
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 7 ай бұрын
Odaygan badeenii Somaliya khalkhalka galiyay oo ilaa’imika 25% Adoonta Kenya 🇰🇪 nagaga maqantahay kuwa wax kuwa wax’kadhagaysanaya iyagaaba jaahiliin ah aan wadani’aheen walahi 😢 subhannallah 😢Muuse Oromo iibintuu iibiyay dhulkii iyo baddii Somaliyeed Odaygani maxuu dhaamaa imika ee habaarka qaba ee dulliga ah ilaahay nacalad haku rido yarab oo saxariir ilaahay ha’idiin dilo kulligiina intii wadanka Somaliya iibiyay iyo kuwa burburiyay Somaliya aamiin ilaahow🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahay 5Ta Somaliyeed ha’idinka badbaadiyo idinka oo ilaahayna ha’mideeyo Somalida oo idil yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@AbdulNaleie-kc2qe
@AbdulNaleie-kc2qe 7 ай бұрын
Maashaa Allah. Ina cabdiShakuur guuleyso. Wax badan ayaan fahamnay annagoo Somaalia dhan oo ka kooban ayaa isku raacnay. Vivo Somalia.
@luulsharib
@luulsharib 7 ай бұрын
Abdirahmaan Abdi Shakuur waa aqoon yahan runtii wax badan og Waxaan ka helay sida uu usheegay in Muse lala kulmo waa lagu degdegay in fashilmay oo dambiile ah dad xasuuqay!!
@abdiaziz.r6763
@abdiaziz.r6763 7 ай бұрын
muse kuwi ka horeyyba walala hadli jiry ,musena meshn si jogi mayo wu tagya tasi macnhdu maha in wada hadlku jogsnyo ila lakala baxyo wala wada hadlaya lkn mid ogow mlinta u Somaliland madaxwyne ka noqdo qof dhashay 1990 o kso barbary hal calan, dastur iyo map malintsi sbb an Somalia usi wada hadalno mesha uli mayso kaliya mesha waxa jogi dona qof kamid ah qabilada dagn waxa kle sdi raxanwayn mesha an ugso sarnay ayn ugso saryn tasi mel ksi qoro.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 ай бұрын
Walaahi waa runtii Muuse biixi wuxu rabaa in cidamada Ethiopia u naageeyaan garxajis iyo dhulbahante
@rodahmohamed7946
@rodahmohamed7946 7 ай бұрын
waan kugu faraxsanahay maanta inaad wax ka baratay shalay , waana ku soo dhaweyneynaa.
@abdullashire9236
@abdullashire9236 7 ай бұрын
Xildhibaan qaran iyo aqoo yahan somaliyeed madaxweyne soo socda insha allah
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 7 ай бұрын
Yaarabi
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 7 ай бұрын
Wlhi wuu iqanciyay Maashaa allh
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 6 ай бұрын
Maxaa ugu wacan siyaasiga somaliyeed markuu banaanka ka joogo xukunka inuu yahay xilkasa laakiin markey kursiga ay fariistaan daciifiin maxay unoqdaan??
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 7 ай бұрын
Xildhibaan abdiraxaman abdi shakur well done 👍 good leader 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@oma2635
@oma2635 7 ай бұрын
one minutes don't worry Ethiopian is My daughter
@oma2635
@oma2635 7 ай бұрын
don't worry because My daughter 83 family she's can keep hair home
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 6 ай бұрын
Mahadsanid xildhibaan abdirahman ❤❤❤
@digalefarah3227
@digalefarah3227 7 ай бұрын
Adher Abdi Shakur waxa u cadeeystay inu yahay reer Mudug runta kama lexdan Waa daad qiima badan Allah ya cizak
@axmaddaahirmakaalmukarama9002
@axmaddaahirmakaalmukarama9002 7 ай бұрын
Masha allah waa akhris siyaasadeed oo qaan gaar ah
@Ninweyn-
@Ninweyn- 7 ай бұрын
Xaqiiiq Diid Ama Yeel Waa Runtiisa Somaliyey Fikira
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 7 ай бұрын
GUUL DAWLADAHA WALAALAHA AH EE JAMUURIYADA SOMALILAND IYO DAWLADA FEDERAALKA EE ETHIOPIA.💪💪💪💪
@Waris668
@Waris668 7 ай бұрын
Akhas
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 7 ай бұрын
C,C/Shakur waa nin waxbadan og; asagga aan madaxweyne ka dhigano; Ma ahan xasan sheikh oo aduunka dhan sxb la ah 😅
@Malik3544
@Malik3544 7 ай бұрын
Ninkan waan ka soogorheeday mudo lakin Waxaan xaqiiqasday in uu yahay qof arigti fog leh. Hadii uu qeyr notahay Alle MADAXWEYNE haka dhigo.
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 6 ай бұрын
Diracnimada shakhsiga noogu Jirta iyadoo Qaran ah baa la rabaa 😭🇸🇴 Anigoo ah reer Burao ayaa wlhi ka tanaasulay beentii ahayd Somaliland ereygaasi wuu I bedelay hqiiqatan 🤦🏽‍♂️💯💔
@aminahashi5668
@aminahashi5668 6 ай бұрын
We need to unite and get ready for defending our land and sea
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 6 ай бұрын
Walaahi waa khudbadda qarniga
@Itzmojii
@Itzmojii 7 ай бұрын
Absolutely sharci leyskuma haleenkaro shantana waalobahanyahay💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@Maxamuud_Filibiin
@Maxamuud_Filibiin 6 ай бұрын
Aqoontii Iyo Waaya Aragnimadii Oo Qof Ah Masha Allah Mudane A.A.W
@mcnncm1318
@mcnncm1318 7 ай бұрын
Kuwani ethiopia 🇪🇹 diid maaha somaliland diid
@Zailatv
@Zailatv 7 ай бұрын
Somaliland wax jiraba maaha adero 25august ayaa afka ciida loo daray
@NimcoFf
@NimcoFf 7 ай бұрын
​@@Zailatvtuuladadi meel aan ahayn ma joogtid halkaasna waa ku jiri uun
@Ninweyn-
@Ninweyn- 7 ай бұрын
Been Ayaad iskugu Sheekesa Cuqdad Udhimo
@NimcoFf
@NimcoFf 7 ай бұрын
@@Ninweyn- cuqdad wxa la jiifa 2023 lahaa ha lay xoreeyo oo yaa lagaa xoraynayay hhhhhhh
@Ninweyn-
@Ninweyn- 7 ай бұрын
@@NimcoFf Maku Fahmin
@abdikariimhassan2822
@abdikariimhassan2822 7 ай бұрын
International order low sida Xildhibaanku sheegay imaka ma shaqaynaayo oo dee waynuba ujeeddna sida la iskugu xad gudbaayo, Xildhibaanku waa nin aragti hufan oo dheer leh runtii wa dadka fara kutiriska ah ee aan kaga daydo Bisaylka Aqonta iyo Hogaaminta intaba , ish allah dalkena somalia waxan urajaynayaa guul iyo isku duubni buuxda❤
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 7 ай бұрын
Maashaa allaah geesi wadani dhab ah Cabdi raxmaan cabdi shakuur madaxwaynaha mustaqbalka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 7 ай бұрын
Odaygan badeenii Somaliya khalkhalka galiyay oo ilaa’imika 25% Adoonta Kenya 🇰🇪 nagaga maqantahay kuwa wax kuwa wax’kadhagaysanaya iyagaaba jaahiliin ah aan wadani’aheen walahi 😢 subhannallah 😢Muuse Oromo iibintuu iibiyay dhulkii iyo baddii Somaliyeed Odaygani maxuu dhaamaa imika ee habaarka qaba ee dulliga ah ilaahay nacalad haku rido yarab oo saxariir ilaahay ha’idiin dilo kulligiina intii wadanka Somaliya iibiyay iyo kuwa burburiyay Somaliya aamiin ilaahow🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahay 5Ta Somaliyeed ha’idinka badbaadiyo idinka oo ilaahayna ha’mideeyo Somalida oo idil yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@S_24HTv
@S_24HTv 7 ай бұрын
Dhagaha Iyo Indhahaba Alle Haku Tiree Ninkan Sow Maaheen Ninkii Saxiixiisii Lagu Helay Bad Kaweyn Dhulka Ay Ku Fadhido Jamhuuriyadii Soomaaliyeed Mise Waxaa Tahay Abaal Laawe Ibnu Xaaraam Ah Oo Caayda Uun lafil Ah ​@@IbiEntertainment
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 7 ай бұрын
Mudane Abdishakur sifiican ayuu u kala dhig dhigey aniga waxan isleyahay weli fursad fiican ayaa noo muuqato weli kow waa inaan isu diyaarina sidii hub loosameyn lahaa waa in lasoo saara engineero dhalinyaro ah training haloo diro cadowga Ethiopia marna kama tanaasuli doono inuu weerer nagu yahay waxaa roon sidan inaan wax ka bedelno midnimo iyo isku duubni waa muhiim haddii kale cadowga fursad ayaa siiney maanta waa ujeedin Falastiin waxaa kasocda dhaley dhagax ayey tuurayen lkn maanta hub culus ayey cadowga yuhuda kula dagaalayan .lkn somaliya waa dowlad xor ah wax waxwalba soo iibsan karo Falastiin fursadasi mahayan waxaa kusoo gunaanuda hurdada halaga kaco birta halatunto colmigane hala barto guul ayaa u rajeynaya somaliya unity first.
@HassanQatar-wq2sk
@HassanQatar-wq2sk 6 ай бұрын
I agree with you 💯🥰💪
@alix02511
@alix02511 7 ай бұрын
Long live the Somali nation United we stand divided we fall 🇸🇴💪🤝
@abdiriasaqismail3588
@abdiriasaqismail3588 7 ай бұрын
Cabdiraxman cabdi shakur waa nin dulanimada wax ka yaqana masha alla guul guul guul guul. Waa Anigo ha reer Boorama awdal
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 7 ай бұрын
Muuse biixi & abiy Ahmed. Godka jilacoow halageeya@
@neimoabdirahman2042
@neimoabdirahman2042 7 ай бұрын
Waa ii hadashay xildhibaan. Mahadsanid
@youcooper673
@youcooper673 7 ай бұрын
Somaliland does not belong to Somali. Leave Somaliland to Somaliland people period
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 7 ай бұрын
Maashaa allh waa hadal xigmad leh ee illh hana amaansaday
@omaraded4775
@omaraded4775 6 ай бұрын
Xasan sheikh waa in uu fariinta C/raxman cabdi shakuir si dhab ah u qaataaa
@user-jl4ye7ox6p
@user-jl4ye7ox6p 6 ай бұрын
Xil Abdirahman Well Deserved to be a president of Somalia
@ahmeds6878
@ahmeds6878 6 ай бұрын
Siyaasi jira Abdirahman cabdishakuur warsame
@mahadhassan8343
@mahadhassan8343 7 ай бұрын
AAw waa taariikhdii oo qof ah
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 7 ай бұрын
Siyaasi Sare Aqoonyahan Abdirixmaan Abdishakur Wax Uu Mudan Yahay In Mar Un Talada Dalka Hogaamiyo Isha Allaah Waay Imaan Doontaa. Soomaali Maryooleey Waan Idin Aqaan Marka Siyaasi Ah La,amaano Waxaad Dhahaaysaan Waa Isku Reer Qurac Ama Reer Qansax Aniga Midna Lama Ihi Marka Laga Reebo In Aan Nahay Labo Qof Somali Ah Walaalo Ah Oo Islaam Ah.
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 7 ай бұрын
Muhiim ma ahan in qofka qabiilkiisa la fiiriyo wll waxa ka muhiimsan islaamnimada shaqsiyadiisa iyo kartidiisa CCS wa aqoonyahan soomaaliyeed waxa la helaaya kuwa bdn o ku qabiil aheeyn o ku taageero afkaaro o kuso gudbiyo fagaarayaasha o ka hadlo
@ismailsaleban9783
@ismailsaleban9783 7 ай бұрын
Kkkkkkkkk hawiyee caqlimaleh nin faaruq been waas ayey dhagasanayan somali waa 00 00 maxay sameenkaraan caac caaac anigu from somaliland wllhi haddii dagaal dhacoow waxanu lasanahay Ethiopia 🇪🇹 guul guuul
@MuhumedJimale-nr4nz
@MuhumedJimale-nr4nz 7 ай бұрын
No more ictiraf wiligin ictiraf heli meysin walahi bilahi talahi mamulgoboledka Somaliland ee hoostaga dowlada federalka Somalia
@luulsharib
@luulsharib 7 ай бұрын
Wax 4.5 ma jiraan Ethiopia nama kala jecla si wada jira ha loo istaago 🇸🇴🇸🇴
@abdurashidfarah8232
@abdurashidfarah8232 7 ай бұрын
Wasiirka arimaha dibada Waa adiga ina cabdishakuurow
@daarali
@daarali 7 ай бұрын
Ninkan macaarid baan ku ahaan jiry lkin hadalkiisu waa rasaas wax badana og ..waa in loo magacaabaa wasiirka warfaafinta oo miskiinka jareer Wayne la inaga badalaaa😅😅😅
@abdiibrahim316
@abdiibrahim316 7 ай бұрын
W. Asiirka A.Dibadda ayuu uga haboonyahay.
@abdiahmed1355
@abdiahmed1355 6 ай бұрын
- [ ] The federal government must send a warrant to arrest Muse Bihi, because he committed a serious crime of treason to Interpol police. Federal authorities must put him a traveling restriction. Pan Ethiopia airline to use Somali sky, kick out the Ethiopian ambassador and Ethiopia army must leave Gedo, Kismayo, North west. Secondly the government must send a two hundred Gorgor soldiers with help of SSC military to arrest him from Hargaysa and it’s doable. Musa has no power to resists. The world will understand that muse is criminal and that what any government in the world has rights to do.
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 7 ай бұрын
Dood wadaag waxaan ku xasuustaa weriye cawil daahir alah ha u naxriisto Qabrigiisa na ha u waasiciyo dadka iyo dalka soomaaliyeed na alah ha bedbaadiyo
@ubahali783
@ubahali783 7 ай бұрын
I wish in Cabdirahman mucaarad nimadani akhyaarnimadu ka muuqato uu kula dhaqmo lahaa dawladii Farmaajo., wax badan ayaa inoo hagaagi lahaa.
@Nn-yg3pk
@Nn-yg3pk 6 ай бұрын
Qofka waxey baxasato aya uso naqahaayo , xuman ama wanaag , marka dawlada farmaajo ninka 1 ay weerareen wa cabdiraxman 6 nimana laga dilay asne wa la dhaawacy sidaa daraadee farmajo wa isku taagnayeen , xasan shiikh ne siyaasiyiinta wo la hishiiyay .
@farhiagurey3697
@farhiagurey3697 6 ай бұрын
Wlhi waligay madhagaysan adirahman abdishakour manta kahor maantana wakahelay jawabihiisaa❤❤ noolow
@oma2635
@oma2635 7 ай бұрын
one don't worry my daughter Ethiopian she's can keep 83 family she is carrying with AS
@Opp_Man
@Opp_Man 7 ай бұрын
Agree with his analysis of history. However, not his opinion of current affairs, his too emotional involved in the issue to be impartial and unbiased. wanla weyne propaganda sprinled in with a bit a truth😂😂
@yussufismael6314
@yussufismael6314 7 ай бұрын
We are Somali 🇸🇴 ku hadal plz
@Yuusuf-Adam143
@Yuusuf-Adam143 6 ай бұрын
​​@@yussufismael6314ma qof aan soomaali ahayn ayaad leedahay ku hadal afsomaali
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 6 ай бұрын
Is the ocean not ours😂 or it's every man's land
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
Hawiyoow.. dantiinna gaarka raacda.. Somaliland ha ku mashquulina.
@abdiraxiin1640
@abdiraxiin1640 7 ай бұрын
Wlhi c/raxmaan c/Shakur waa update wadankaan aduu kuubaahanyahay
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 6 ай бұрын
Ma sha allah Abdirahman Abdi shakuur waa siyaasi run sheega guul umada Soomaaliyeed guud ahaan gumaysiga Ethiopia iyo dabadhilifka ushaqeeya shisheeyaha waan kadifaacayna ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
Somalialnd iyo Zoomalia ayaa is haysta.. Ethiobio ayaa neceb nahay waa mar marmasiiyo.
@88srtakz15
@88srtakz15 7 ай бұрын
Isaaq iyo somalida kale ayaa is haysta
@y.a1903
@y.a1903 7 ай бұрын
Mamulka somaliland fashilmay xuduud ahaan iyo dad ahaan iyo xukumada federal ka somaliya.
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 7 ай бұрын
​@@88srtakz15Garxajis Kuma jiro,xabashi wax heshiisa lama gla karno
@user-xp2kk1pz1z
@user-xp2kk1pz1z 7 ай бұрын
Asc hurts selayahay waxba hamurugunina wa iman natulminayo ilahah aya garab nakasinayo waxba yan lakhalkhalin❤❤❤❤❤❤
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 7 ай бұрын
Odaygan badeenii Somaliya khalkhalka galiyay oo ilaa’imika 25% Adoonta Kenya 🇰🇪 nagaga maqantahay kuwa wax kuwa wax’kadhagaysanaya iyagaaba jaahiliin ah aan wadani’aheen walahi 😢 subhannallah 😢Muuse Oromo iibintuu iibiyay dhulkii iyo baddii Somaliyeed Odaygani maxuu dhaamaa imika ee habaarka qaba ee dulliga ah ilaahay nacalad haku rido yarab oo saxariir ilaahay ha’idiin dilo kulligiina intii wadanka Somaliya iibiyay iyo kuwa burburiyay Somaliya aamiin ilaahow🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Ilaahay 5Ta Somaliyeed ha’idinka badbaadiyo idinka oo ilaahayna ha’mideeyo Somalida oo idil yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@AliHassan-ju8qn
@AliHassan-ju8qn 7 ай бұрын
Xidhibaan soomaaliyeed waaye oo wax bartay
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 7 ай бұрын
Isaaqo xishooda cayda iska daaya waad wareeren run buu sheegay waana geesi ah siyaasi wlh Abdiraxanan Abdishakuur anag taagersanyihiin aniga waxan ahay nin rer puntland ah somali ah qof kasta somali ah Waa taageersanahay hadalka xildhibaan Abdiraxanan abdishakuur guul somali 👍👍👍👍👍👍👍👍🙏👍👍👍👍👍👍
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 7 ай бұрын
ninkan waa mooryan asaga dhiibkan Somali uu horseeday marku kenya ka iibsaday waa duuli wadu nagu fuuray.
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 7 ай бұрын
dooda inoobadiya masha allah wadanka wax halaga badalo
@guledmohamed7524
@guledmohamed7524 7 ай бұрын
siyaasiga somaaliga ahi af macanaa aragti dheraa aqoon yahan sanaa kahor inta aanu kursiga tegin
@abdirashiidabdirisak6758
@abdirashiidabdirisak6758 7 ай бұрын
Alla xildhibaanku cabqarisana macha Allh
@adenxirsi6046
@adenxirsi6046 7 ай бұрын
Xildhiban .c.c.shakuur. jidmarnta casharkaga waa .I deeqay. Casharkasi waa qadanay.mudana. ? Indhagu maxay arkan? Codsi somaliya way ku .bahantay. sax. Sida hada .noo qancisay. Midnimada.dalka .cadalada u hiili.waxan u socda ka hadal ama arag .waxii khaldan.sax .waxii sax U baahan.asc midnimo. Guulalayso thanks.
@MoDahir-qg1tr
@MoDahir-qg1tr 7 ай бұрын
The President should appoint Abdirahman for the foreign minister of the Federal Republic of Somalia.
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 7 ай бұрын
Sadly He can’t because of 4.5 system wadankeena duco o ubaahanyahay si looga gudbo system kaan qabiilka kudhisan ee na wareeriye
@yonisabdullahi3024
@yonisabdullahi3024 7 ай бұрын
Wala iswafajinkara xata 4.5 ahan, o reflection ama isku shandhayn ba la samayn kara, lkn hada 4.5 ka waxa ka daran isbahaysiga siyasaded o meshi mid inaderkisa o teamka dawlada isleyihin ba meshi joga!
@24Sevendays
@24Sevendays 7 ай бұрын
Ninkan sida shilinta u cunay raashinki umada. Ari uuma dirteen.
@abdulrazaqaljabarty8838
@abdulrazaqaljabarty8838 7 ай бұрын
C.c.shakur wuxuu ka been sheegay in Saudi Arabia waziirkooda arimaha dibeda Amiir Saud Alfaysal (rip) inuu yimid Mogadishu inta eey bilooban dagaalkii 1977 furayna Masjidka isbaheysiga taa waa taariikh qaldan ee waziirka Arimaha dibeda Saudi Arabia waxaa u yimid 1980's waana kadib dagaalkii 77.
@muumincumar7417
@muumincumar7417 7 ай бұрын
​@@abdulrazaqaljabarty8838miyaad ogeyn in masjidka isbahaysoga la furay1977 ka hor ee aan la furin 1980
@user-gn1dx5el8f
@user-gn1dx5el8f 7 ай бұрын
Xasan sheeq waa nin laleeyahy ismail Omar geele ayaa lakulan kuyiri muse biixi mana diidi Karin
@nursaid6283
@nursaid6283 7 ай бұрын
Aad iyo aad baan ugu mahadcelinaaya bahda universalTv iyo xil. C.raxman c.shakur doodu xiligeed bay ku so aadey.
@mohameddeeqhalane9420
@mohameddeeqhalane9420 7 ай бұрын
Aniga waxaan layaabey ninkaan maan madaxweyne kadhigano bcz wa update aftahan sidan uhadli lahaa markasto uhadla marnaba aankagamban xaqiiqda even haduu xilkahaayo dowlada w wacyi gelin bilaash ah xigmad argti fog
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 ай бұрын
❤ Somali guul, no more lafta nagaa
@cumarsaciid9283
@cumarsaciid9283 7 ай бұрын
hawiye maanta fuursad ayuu haaysta uu somali laagu so celinaro qaranko somali
@user-wq8fk5gs4o
@user-wq8fk5gs4o 2 ай бұрын
Hawiye mise somali War afsomaliga iska hagaaji
@abdiomar6406
@abdiomar6406 7 ай бұрын
cabdi rahman keep going
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 7 ай бұрын
Saxiib dadka (1991) kadib kasoo,baxay iskuulka cabdalla shideeya Kadibna sodan iyo maleshia and hindiya iyo Pakistan kasooqatay shahaadoyinka feega ah. Ma aha kuwo aqon durugsan ulleh. Marka plz fadlan nagadaa kuwan waxala layirahdaa asar,madoorsha yaal
@mcnncm1318
@mcnncm1318 7 ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹 sowta joogta hiiraan. Baydhabo kismaanyo moqdisho gedo.bakool galmudug DAMEERAHA QADAADWEYN yaa munaafaq
@luulsharib
@luulsharib 7 ай бұрын
WAXAAN ARKAA DAD MOODAYA IN SOMALAND LAGA HADLAYO WAX MAGARATO AH WAR MEESHA SOMALIA MASIIRKEEDA BAA LAGA HADLAYAA 120 MILLION OO GAAJO AH CADAW AH FAKHRI AH INJIR LEH GAALO AH BAA RABAA IN AAD KA HOR TAGTO 🇸🇴🏆🇸🇴🇸🇴
@zalahmohamms5132
@zalahmohamms5132 7 ай бұрын
Craxman mashaa Allah ilaah ha into daayo warbixintiisa waa mudnaan ilàa madaweyne❤❤❤❤❤❤
@hadimohamed-fh6ml
@hadimohamed-fh6ml 6 ай бұрын
Geesi qaraan ccc siyaasi qaraan ❤
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
Dumarka iyo caruuurta joogta Xamar soo qorax joojiya Mudahaarada dhaha, Go,aanka Somaliland gaadhay waxba iska bedeli maayaan.
@user-np9ms3kw6x
@user-np9ms3kw6x 7 ай бұрын
Hawada shale iyo manta laga Celiye kwrn amxaar yahow Meqa sana qiyaali kunolaaane
@NimcoFf
@NimcoFf 7 ай бұрын
​@@user-np9ms3kw6xbada cas inaan leeyahay oo kaa xigo miyaanad ogayn wllhi hadaan kaa yara xidho bariiska ayaad kuyuu ugali hawo yar baad sheekaynaysaaye hhhhhhh adero nimay ugaadhay baan ahay miskin hawo hawo hawo hawo hhhhhhhh
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
@@NimcoFf Nimco Quruxeey.. Bada cas , halka ay ku taalo baro marka hore. Wxaan ka hadlyaa waa Qooriga Cadmeed, ,,,Bada cas , wax shaqo ah kuma lehin.
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
@@NimcoFf .. Nimco Quruxeey , anigu waxaan ka hadlayaa Qooriga cadmeed , meel kale ayaad iala aaday. Bada cas Soomaliya kuma taalo abaaayo.
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
Baydhabo, Booosaaso , Kismaayo iyo Gaalkacayo.. wax mudaahaarad ah kama dhicin,, waxa sida Tukaha u qaylinaya waa Moooryaan Hawiiye ah baahi hayso.
@faysalabdallah1953
@faysalabdallah1953 7 ай бұрын
This guy , I don't trust him. Where is all the money he collected from UN and countries Special Presidential Envoy for Drought Response Somalia
@AhmedOmar-ii8gp
@AhmedOmar-ii8gp 7 ай бұрын
Ya kudhahay lacag uruurina lo magacabay?
@MoDahir-qg1tr
@MoDahir-qg1tr 7 ай бұрын
Abdirahman Abdishakur for President
@Geranuke
@Geranuke 7 ай бұрын
Farmaajo waa marexaan ninkii keenay ayaa 4.5 wax ka sheegaya
@mctech9639
@mctech9639 6 ай бұрын
Somaliand hadii ay dhul bixinayso is loo aqoon, maxay Sool iyo Sanaag u siinwaysay dowladda somaia oo ay aqoonsi uga badalato.
@fj8626
@fj8626 6 ай бұрын
_ Waa hadal aysan dadka intooda badan haleeli karin. Meel fog baad ka soo dhufatey.! Ma boqol jir baad tahay. Intaana waa kaftan.! 👋
@ahmedmohamed-lz5ms
@ahmedmohamed-lz5ms 7 ай бұрын
Somalaay C C Warsame noogu Dhiiba wasiirka arimaha Dibada, inta Ethiopia aan Isaka dhicinayno.
@alisalah2787
@alisalah2787 6 ай бұрын
SSC baa dhiyaar u ah difaaca dhalka SOOMAIYEED. DIYAAR Malooyahay difaaca SOOMAALIYEED
@laylaali2477
@laylaali2477 7 ай бұрын
Anigaa from Sanaag ah oo leh no lands pls ka gudba Qolo Qolo iyo Qoqob aniga Qaran baa I deeqa Ina Shakuur baan u dhiibanayaa talada
@saidmohamed5797
@saidmohamed5797 7 ай бұрын
Abdirahman abdishuukuur xanse ha lagu bedclothes,waayo waa nin qaxbadan fahmsan geesina ah,alla ha kuu guuluyo.
@Halgame334
@Halgame334 7 ай бұрын
HAWIYE XAAR WEYN ADER ISKA NAFIS SOMALILAND KHATARTAY KA ORDAYSAY2960 EY KULA MIDOWDAY OD UGA FAIDAYSATAY MANTA WAY XALISAY ICTIRAF HORUMAR . ISKASHI DHAQALOO SL HESHAY AND MONEY OTHER THISGS . MARKA ISKA NAFIS
@abdulrahmanali101
@abdulrahmanali101 6 ай бұрын
Somaliland is leasing land and sea, no one can stop it. Put your house in order first and unite Garowe and Muqdhisho
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 6 ай бұрын
VIVA SOMALILAND GUUL ALLOW DHAWR AMIIN..VIVA ETHIOPIA 🇪🇹 DOWN 🇸🇴 DHIMATEY ALJASIIRA HOTEL WAA HALKI DADKA SOMALILAND GUUL BOQOLAAL XAMAR LAGA SO URIYAY LAGU XASUUQEY
@user-kk8cp2vw6c
@user-kk8cp2vw6c 7 ай бұрын
Waxan layaabay waxa kudhacay lafti naga😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 7 ай бұрын
HAWIYE HABAYAC MOORYAAN 😂😂😂😂 REER CAQLI DAMEER CID WALIBA RARATO
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 7 ай бұрын
Nagaa miyaa Bad lagu helayaa iyo baqaa hhh
@makebravo7133
@makebravo7133 7 ай бұрын
KKK MAQLI JIREY HAWIYE WA HANTI-DAAROOD KKK
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 6 ай бұрын
Somaliland: Maxaad la qaylinaysaa goor kasta, Ma heshiiska SL-Ethio ayaad diidantay? Somalia: Maya!! Somaliland: Hadaa maxaad rabtaa? Somalia: In anagu heshiiska la sexeexano. Somaliland: In Ethiopia bad hesho ma diidanid? Somalia: Ma diidani! Somaliland: Oo Ethiopia ma diidanid? Somalia: Haa ma diidani!! Somaliland: Oo hadaa maxaad diidan tahay? Somalia: In Somaliland la heshiis la gasho cid kale!! Somaliland: Oo sababtuna waa maxay? Somalia: Haday Somaliland heshiis gasho, waxay cadaynaysaa inay madaxbanaan tahay. Somaliland: Oo sawniga la galayba maxaad ka qaban kartaa? Somalia: Walaahi runta markaan kuu sheego taydii baan u taag waayay tu kalena daa. Somaliland: Oo markaa maxaad kordhisay, ma inaan sii kala fogaanaa baad rabtaa? Somalia: Maya, maya ha iga tegin cidlo bahalogaleena waaye, wallaalo ayaan nahay, Somaliland: Walaalnimadii waadigii hore u cunay hadana Jiritaankaygaba ma rabtid, ? Somalia: Runtaa waaye,,,,, Anigaa cidla is dhigay...Maxaan sameeyaa hada? Somaliland: Horta Jiritaankayga ma qirsan tahay? Somalia: Hmmmmm....Haa waan qirsanahay .... Somaliland: Aduunkoo dhan baa qirsan,,,, markaa inaad qirto uma baahni Somalia: Maxaad u baahan tahay hadaa ii sheeg? Somaliland: Aqoonsi baan u baahnay hadda ku dhawaaq hadda Somalia; Sax waayee Wax yar i sug? horta Ethiopia ka noqo Somaliland: Maya maya midho guntiga ku jira midho geed saaran looma daadiyo. horta adigu ku horee aqoonsiga wakhtiga waa kaa dhacayaa ,,,,, last chance Somalia; ?????????
@user-tp4tb9ox6v
@user-tp4tb9ox6v 6 ай бұрын
Waa ruuntiis walaal keen
@MubYus
@MubYus 7 ай бұрын
Ciidanka Ethiopia . Guriga Xasan Sheekh ayay waardiyaayaan
@ahmedabdi4708
@ahmedabdi4708 6 ай бұрын
Taariikhda ugu muhiimsan waa 1955 illaa 1991-dii.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 43 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 35 МЛН
"የአማራ ፋኖ በጎጃም ከህወሓት ጋር?"
1:29:22
Addis Compass Media / ACM / አዲስ ኮምፓስ ሚዲያ
Рет қаралды 2,5 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 134 М.
Democracy at Work: Curing Capitalism | Richard Wolff | Talks at Google
1:25:34
Talks at Google
Рет қаралды 3,2 МЛН
Dood Wadaag iyo Xaalada Dalka 14 08 2024
2:11:37
Universal TV
Рет қаралды 28 М.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 43 МЛН