PROF AXMED ISMAACIIL SAMATAR XUSUUSTII QARAAMIGA |HD

  Рет қаралды 43,214

Cabdiraxmaan Cadami

Cabdiraxmaan Cadami

Күн бұрын

Пікірлер: 31
@omer-sayid
@omer-sayid 7 жыл бұрын
waabuu ooyi gaadhay Prof Axmed. axyaa qaraami
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 5 жыл бұрын
#Beerdilaacshe waa qaraamiga ugu macaan ama laxan inta sheegato oo dhan aragtidayda waa kan aan ugu jecel ahay dhammaan laxan oo dhan.
@januarySl2024
@januarySl2024 5 ай бұрын
Qaraami aanu dhegeysan dhowr iyo labaatan sanadood, caano geel aanu cabin iyo hilibgeel aanu cunin 30 sanadood ayuu Somalilaand u soo doontay. Markuu ka dhergey dhowr iyo toban sanadood ayuu habeen intuu khamri ka soo dhergey ayuu wixii naxli, nacayb iyo xasad calooshiisa ugu jirey Somalilaand ku butaacey !!!
@hassandhidar8537
@hassandhidar8537 6 жыл бұрын
my role model hadaan soomaalu nahay waan kugu faanaa prof samatar Noolow
@abdirahmanballe7820
@abdirahmanballe7820 4 жыл бұрын
Asc Ustad hassan dhidar telkaga ubahnan laha ustaadi.🙏
@と同じと同じととあイもあ
@と同じと同じととあイもあ 6 жыл бұрын
Axyaa professor Axmed nolow nin qaaliya oonu ku faano wlhy
@abdullahahmedabdi7301
@abdullahahmedabdi7301 6 жыл бұрын
Axyaa qaraamiga Beerdilaacshe wax baa ka dhacay rag baa is helay, Axmed Naaji macalinka cuudka iga dheh.
@yonishassan4131
@yonishassan4131 3 жыл бұрын
Waaw Mucjisah Wlh, allow adaa wax walbo Hodan nooga dhigay af dhaqan iyo dhulee ALLOW colaada naga saar oo dowlad Warta Ina sii, Aduunyada Inaan Dhanwalbo ku hagaamino ayaan xaq leenahay. Rag baa halkan isku helay wlh Dayanka durbaanka iyo Dhawaqa kabanka Ee uu axmed naaji ku taagsaday laxankii beerdilaacshe iyo Prof Samatar, wax aan ku tilmaamo ma aqaan. Cajiib Cajiib.
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Maasha Allaha, waa odeyaahseenii qarankii Soomaaliyeed wixii ka hadhay oo maalinta farxadda maaweelinaya qurba joogtii Soomaaliyeed. Cimrigiinu ha jiro oo caafimaad iyo sharaf ha ku niolaado.
@hindihassan1094
@hindihassan1094 2 жыл бұрын
Aad baan ku ixtiramaa aqonyahan somali lakin saa kofur somalida jogto unecebtahay ma wanagsana
@gamayare2767
@gamayare2767 4 жыл бұрын
Fanka wa raxo iyo bashal 🎸🎸 Iyo Inad marka donayso inad nasato ku nasato 🎧🎸
@rastamaaniyo3863
@rastamaaniyo3863 6 жыл бұрын
Ax Ax Ax yaa hees wlhi
@mohamedhamake7
@mohamedhamake7 7 жыл бұрын
Axya qarami prof
@amiinhaid308
@amiinhaid308 4 жыл бұрын
Axyaa wayo wayo
@dannyromero1720
@dannyromero1720 6 жыл бұрын
Maqsuuud iyo nus axmed
@abdiqanimohamud2736
@abdiqanimohamud2736 2 жыл бұрын
Celeyk caleyk halkeedaad dhigteen
@calicabdifarax9059
@calicabdifarax9059 5 жыл бұрын
Aqoonyahan heesaya mnshalh
@khadarali2601
@khadarali2601 6 жыл бұрын
Walee axmed aduun kale yuu ka yimid aqoonyahan noolaw
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 6 ай бұрын
Walaahi.waxaan.xasuustaa.wakhti.iyo.dad.iska.hooyday.waan.qiirodayalla.hadaayo.aXmad.siciid
@abdirashiid3571
@abdirashiid3571 3 жыл бұрын
Ok
@sssdddf8508
@sssdddf8508 7 жыл бұрын
Beer dilaacshe waaw.
@abdifatahmohamed4409
@abdifatahmohamed4409 5 жыл бұрын
Odayga caadi maaha🔊🎻🎸 Codka Haba iska gaabnaadee waad keenty prof👌👏 Balse jiliinkiyaad ka badisay prof😂😂🤣
@ahmedmuse248
@ahmedmuse248 4 жыл бұрын
Beer dilaacshe wuxuu calanka u sidaa laxamada
@MohamedMaam33
@MohamedMaam33 5 жыл бұрын
Raaxeeye oo Beerdilaacshe ah papapaa noocan waa noocii uu idhi c/lahi qarshe Casarkii uun hala dhagusto
@axmednurwardheerexalane808
@axmednurwardheerexalane808 7 жыл бұрын
War ilaahay ka baq oday weyn oo da ah baaad tahay inta aad masjidka gali laheed ayad hees qadaysaaaa Allah ka baq o cibaadada ku dadal
@ashrafbhai4453
@ashrafbhai4453 7 жыл бұрын
Axmed Nur Wardheere Xalane adero hadaba ma cibaada la'ee isa sax oo baro qaaabka dadka waweyn loola hadlo xata haduu qaldanyay si asluubaysan ayaa waxlaysugu sheega jire bro
@yahyeabdilaahimaxamed2647
@yahyeabdilaahimaxamed2647 6 жыл бұрын
Axmed Nur Wardheere Xalane doqon baa tahay adiga masaajidka maxaa kuu diiday
@radiomogadishu
@radiomogadishu 5 жыл бұрын
waar umadda ilaahay isaga tag waad lunsantahaye maxaa dadka kudaba dhigay hadduu heesayo iyo haduu sharaabayo waar yaa ,ilaahay yaqaana waar nimanyohow soomaalida ilaaq baa dileysa
@addiwaye9234
@addiwaye9234 6 жыл бұрын
He chooses to sing for Muse Bihi. Very sad.
@IbrahimYusuf-oe8xj
@IbrahimYusuf-oe8xj 5 жыл бұрын
80 jir ayuu ku bilaabay heeso
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Heesaha maalinta farxadda ma reebana.
TAARIIKH: Wareysi uu bixiyay 10 sano ka hor Prof. Saciid Samatar
9:26
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 12 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 16 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 25 МЛН
Wareysigii Prof Ahmed Ismail Samatar & Abdihafid Mahamud Jama
1:03:44
Hayaan Media
Рет қаралды 324 М.
Somali week Axmed Naji & pro Axmed I Smater
38:44
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 107 М.
Dooq xasan aadan samatar iyo magool
13:49
kaaraan official
Рет қаралды 220 М.