8 Sano Kadib ayuu Waxbarasho aaday Kadib Maxaa Dhacay? || Sheekada Guusha || W-P

  Рет қаралды 21,031

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@Zakaria-h7g
@Zakaria-h7g 3 күн бұрын
I wish, In uu sheego jaamacadda oo dhigtay magaceeda!
@ismailali3501
@ismailali3501 26 күн бұрын
Muuqaalkan wax badan inaan ka faa’idno ayaan rajeyneynaa ustaad Abdiweli Khalif iyo Mohamed keyse waad mahadsantihiin.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 23 күн бұрын
Dadaalku waa lagama maarmaan❤❤ Dhalinyaro waqtiga ha laga Faa'iidaysto ❤
@geeledheere6706
@geeledheere6706 8 күн бұрын
Abdi weliyow Waraysiyadan waa Muhiim lkn wax ka badal qaabkooda, cinwaankooda iyo ararta aad u samayso inshaa'Allaah
@CabdirashiidSaleebaan-k4c
@CabdirashiidSaleebaan-k4c 26 күн бұрын
Masha allah engineerkani wuxu tusaale ugu filan yahay dad badan oo duruufaha nololeed isu dhiibay kana hadhay waxbarashadoodii alla ha usiyaadiyo cilmiga ustaad Abdiwali Khalif na waxaan kacodsan lahaa inuu inoo soobadiyo dadka sidan oo kale ku dayashada mudan
@AliMahamoud-c8d
@AliMahamoud-c8d 26 күн бұрын
Asc macalin wa sheeko aan wax badan ka faa iidnay lkn waxaaan kaa codsanayaa muuqaalka xiga soo qabo Cumar inshaar ❤
@abdisaid6092
@abdisaid6092 26 күн бұрын
Masha Allah Mohamed Baaraka Allah Waxaan isleeyahay Waxbadan kugaaray Waalidkiis inuu baari unoqday isagoo da 'a yar Walaalihiisna uu iyaga iska hormariyey Inay Waxbartaan.
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 26 күн бұрын
Ustaad A/wali adna mahadsanid qisooyinka, talooyinka iyo dhiiri galinta markasta
@nimahussein3348
@nimahussein3348 26 күн бұрын
Ilaahay ha xifdiyo xikmadna ha u siyaadsho wiilkan reerkoodii kor u qaaday nafsiisana kor u qaaday Masha alaah
@FahadShdahir
@FahadShdahir 25 күн бұрын
Thanks!
@Ctrzla777
@Ctrzla777 25 күн бұрын
M.a waa wiila wanaagsan iyo family wanaagsan why waana ooye aabihii marku kuyiri xagada lacagta kakeen taye Ilahaye haayedin barakeeyo faraxada baaye iitahaye inan sheekadaan dhegeeyesto oo horaye usocdo. Abdiwali jisaakalaahu kheeyeraan 🥹
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 25 күн бұрын
Maasha Allah Eng. Maxamed qisadisu waa Qiso k Ino noqonaysa Dhiiri galin
@abdihakimdeeq7132
@abdihakimdeeq7132 25 күн бұрын
Ustaaaad. Waaa qof qabiiir ah. Eeee markale noooo soooo celi insha lllh
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 25 күн бұрын
Macalin abdiwali khalif aad baad u mhdsnthy waa sheko waa guul mudan in cashar lagala baxo
@Ardaaga_Nuurka2024
@Ardaaga_Nuurka2024 26 күн бұрын
Waa muuqaal qurux badan ❤
@abuayman-wk4rv
@abuayman-wk4rv 26 күн бұрын
Ustaad podcastiga xiga noo soo qabo saxiipkaa ustaad cumar inshaar please
@Geedaqorowmedia-ko5pi
@Geedaqorowmedia-ko5pi 26 күн бұрын
Arkaas ku wax bartay ma aha nio qab qablo wyye axad wax laga faaidayo sheeg
@KalideyXogjex-j3o
@KalideyXogjex-j3o 25 күн бұрын
​@@Geedaqorowmedia-ko5pijahil umada kalexo
@Nadiiraa-Ali
@Nadiiraa-Ali 20 күн бұрын
😂😂😂😂​@@Geedaqorowmedia-ko5pi
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 26 күн бұрын
Maansha Allah tabaarak walaal. Alle haku guuleeyo mar walba
@ciyaarahmanta
@ciyaarahmanta 20 күн бұрын
Mashallah muqal fican oo dhiiragalin ah
@ZFarah-lw6qf
@ZFarah-lw6qf 25 күн бұрын
Masha Allah tusaale fiican
@Mahuraanchannel-c7n
@Mahuraanchannel-c7n 26 күн бұрын
Masha allah guulayso waligaa wll
@hoodo9260
@hoodo9260 24 күн бұрын
Mashaa Allah Cajiib ❤
@fardowsaabdi290
@fardowsaabdi290 26 күн бұрын
Maashaa Allah.. tabaarakallaahu
@halimafarah9820
@halimafarah9820 24 күн бұрын
ManshaAllah TabarakaAllah
@justincasecase4367
@justincasecase4367 26 күн бұрын
Mashallah Tusaale Wanagasan
@Geedaqorowmedia-ko5pi
@Geedaqorowmedia-ko5pi 26 күн бұрын
Mahadsanid ustaadi noo soo badi
@ReerAbdishakur
@ReerAbdishakur 26 күн бұрын
Ustaad khayr alle hakusiiyo
@deeqoali57
@deeqoali57 26 күн бұрын
Mansha alah walalninadu waa qaali
@OLAD1
@OLAD1 26 күн бұрын
Dhiira galinta aad no suubisen aad ayaad ugu maadsantihiin
@ibrahimelmi9374
@ibrahimelmi9374 26 күн бұрын
Maashaa Allaah
@KhalidJamac-j6j
@KhalidJamac-j6j 26 күн бұрын
Mahadsanid ustaad
@MohamedAliMoussa-x6v
@MohamedAliMoussa-x6v 14 күн бұрын
Masha allah tabaraka allah
@PhalisHonnest
@PhalisHonnest 21 күн бұрын
Masha allh حفطك الله❤
@khaalidaxmed1315
@khaalidaxmed1315 26 күн бұрын
manzhallah nin kani waa nin dadalay waxanan ka faaiday wax badan.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 22 күн бұрын
Masha Allah
@hassanrayan3921
@hassanrayan3921 26 күн бұрын
abdiwali baal Maxamed kayse xalke kala xidhidhaa because I'm IT certified shaqo radisnaa wan ahaay
@Xirsiev
@Xirsiev 26 күн бұрын
Masallah Ustaad mahadsanid
@QaaliqueenQaalimaxamed
@QaaliqueenQaalimaxamed 25 күн бұрын
Ninkan hadalkiisa meel uu ka socdo iyo meel uu isocdo waan fahmi waayey 😮😮
@yusufamiin76
@yusufamiin76 25 күн бұрын
Kkkk xaqiiq 😂
@muhanadmohamedabdi2273
@muhanadmohamedabdi2273 16 күн бұрын
Walal malaha meel kale baad ka fikiraysay ee ustaadka si fcn buu iskugu kaaya sheegay
@MaryamBare-v2e
@MaryamBare-v2e 26 күн бұрын
Borama waxa aan bilaabay school ka 2003 ulada ama class one cunugu ma fariisan karin ilaa uu enter exam ku baaso. Waxa aan xasuustaa aniga iyo walaashay inaan examka galney kuma pass nay sidii school alnour ama kuwayd ku bilownay. Waxaan uga ogeelay sida gobalada Somaliland ama waqooyi advanced ugu tahay aqoonta Marka somalida kale la fiirsho
@asaldhalad4186
@asaldhalad4186 15 күн бұрын
Ila hada masasba mise Waxba isbadalay
@MaryamBare-v2e
@MaryamBare-v2e 15 күн бұрын
Hada warkama haayo 2012 igu danbaysay
@nasriyaasiin6268
@nasriyaasiin6268 25 күн бұрын
🎉🎉🎉
@عبدالخالقأمينعبدالقادربنعويس
@عبدالخالقأمينعبدالقادربنعويس 25 күн бұрын
اليوم سررت جدا بهذه المقابلة الأكثر من رائعة في الحقيقة محمد كيسى والنعم فيه وهو شاب ومن الرجال القلائل والشباب الذي يتميز بحسن الخلق والديانة وحبه للصومالين ورجل مثقف واعي وشاب طموح يستحق التشجيع والتقدير والإحترام بدأ من الصفر ورجل عصامي وخير مثال على الشاب الصومالي الطموح الذي ولد في المهجر وفي دولة خليجية عزيزة علينا جميعا دولة قطر الحبيبة
@ياسمينمحمدفارح
@ياسمينمحمدفارح 26 күн бұрын
Asc walaalahy qaali idinkoo raali ah isiya lambarka Abdiwali Alkhalif كيف حالكم كيف صحتكم احبابي غالين لوسمحتو هاعطوني رقم اخونا عبد الولي الخليف
@mohamedisackabdi6971
@mohamedisackabdi6971 25 күн бұрын
Numberkiisa waxaa kaaga fudud inaa heshid Gmailkiisa, dadka academic ah waxaa lagala xiriira gemailka.
@rahma_h2y
@rahma_h2y 25 күн бұрын
ايوه تواصل معه حقي الإيميل بتاعه
@cabdiwali
@cabdiwali 25 күн бұрын
Abkhalif22@gmail.com
@IsseAdenAbdi
@IsseAdenAbdi 24 күн бұрын
Walaal emailka kasoo jawaab
@BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj
@BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj 23 күн бұрын
Wcs, Anigu mahayo Lkn Facbook = ga ayaa kuugu dhaw ayaan filayaa
@xogbaar
@xogbaar 25 күн бұрын
Hadal kiisaba lama fahmayo
@Cusmaanxaamud-mn3xy
@Cusmaanxaamud-mn3xy 25 күн бұрын
.
@AbdiasisAli-uz4gi
@AbdiasisAli-uz4gi 26 күн бұрын
Meesha aad wax kuduubaysan roob maakada ayo
@ياسمينمحمدفارح
@ياسمينمحمدفارح 26 күн бұрын
اخي غالي عبد الولي الخلفيه لوسمحت اريد رقم خاص واتساب تبعك اريد اسالك استفارات عن القطر
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 132 МЛН
amazing#devil #lilith #funny #shorts
00:15
Devil Lilith
Рет қаралды 18 МЛН
18b  "Muogope Allah popote ulipo" - Sh. Abdulhamid Yussuf
3:19:56
Baraza La Ma Sheikh Holland
Рет қаралды 66
AQOONYAHAN WASIIR MUXIYADIIN CABDI AKHRISKA GODAY BOOK FAIR 2024
56:15
Cabdixamiid Khadka
Рет қаралды 107 М.
What You Need To Know About Hell | #Jahannam Webinar by Dr. Omar Suleiman
1:19:21
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 255 М.
Sideed Qoraa Ku Noqon Kartaa? || Farah Biniin Boos || Waxbarasho Podcast
35:13