Cabdulaaahi waa will 15 jir oo qaba down syndrome. kna mid ah dadka baahiyaha gaarka qaba

  Рет қаралды 5,359

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 14
@abdirashidismail6631
@abdirashidismail6631 3 жыл бұрын
Insha Allah kheyr, ilaahay caafimaad ha siiyo. Bulsho ahaan waa in marka ilmahaas aad la dhaqmaysid aad sabir badan muujisaa. Hadalada farxada gelinaya, niyadana u dhisaya isticmaashaa. Asalamu Aleikum.
@BARROOFFICIAL
@BARROOFFICIAL 3 жыл бұрын
Asc dhammaantiin meelwalba aad joogtaan waxaan Idinka dalbanayaa inaad uduceysaan wiilkaaan Mahadsanidiin
@iftiinkanaal7493
@iftiinkanaal7493 3 жыл бұрын
Allaha caafiyo xaalada C/llaahi waa xaalad caafimaad oo ay qabaan caruur badan oo somaaliyeed oo wadanka nagula nool lkn nasiib daro ma aysan helin fursada uu c/llaahi helay
@somalia9670
@somalia9670 3 жыл бұрын
Su’aashuse waa maxay sababta iyo sababta Soomaaliya, Suuriya, Yemen, Ciraaq, Falastiin, Suudaan, Chad iyo Liibiya ay sidan oo kale yihiin?, oo ma waxaan waydiiyay sababta Khaliijka iyo shaqaalahooda la shaqeeya ee Masar ka socda ay qani ku yihiin inta kale Shaqadu waa liidataa, maxaa loo waayay dhib, dagaal, argagaxisnimo, burbur, burbur, dhibaato dibadda iyo gudaha ah oo hawlo kale leh, jawaabtu waa qoslay oo wadamo kale ayay maamuleen. iyagoo fidno iyo kicin ka wada dalal kale oo ay si wadajir ah uga qayb qaataan iibinta hubka iyo dhaca
@Ahmad17056
@Ahmad17056 3 жыл бұрын
Allah ha caafiyo
@amaladan5579
@amaladan5579 3 жыл бұрын
Masha Allah abdilaahi he is the most handsome boy we love you abdilaahi. Sister your doing good job💝👏
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 3 жыл бұрын
Manshallah Allaha xafido.
@munayussuf4255
@munayussuf4255 2 жыл бұрын
Masha Allah..Allah is great and he knows whats best for you sister sorry to ask are the other kids ok and is he the first born
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 3 жыл бұрын
Manshallah Allaha ku xafido.
@goat7403
@goat7403 2 жыл бұрын
Allahamdulilah Haa fiicnayoo
@drsamrandagan3912
@drsamrandagan3912 Жыл бұрын
Allaha caafiyo
@lalislife8378
@lalislife8378 3 жыл бұрын
Cabdullahi KZbin: Lali’s Life
@hodanmohamed3258
@hodanmohamed3258 3 жыл бұрын
Asc Walashey Telefonkada ma heli karaa waxan ka shaqeyaa dadka special need ka waana runtaawaxad ka shegeysid somalida xaqana Allaha fahansiiyo
@luqmanhajibaarqab592
@luqmanhajibaarqab592 Жыл бұрын
Najma cusmaan waxaa tahay hooyo halyeey ah aniga xata curudkayga waa sida curudkaaga oo kale down's syndrome ayuu qabaa
Why does Down Syndrome Occur? SIMPLIFIED!
6:52
Living With Eve
Рет қаралды 56 М.
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
I Sent a Subscriber to Disneyland
0:27
MrBeast
Рет қаралды 104 МЛН
БАБУШКА ШАРИТ #shorts
0:16
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,1 МЛН
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
Su'aalahii La Yaabka Ee Sh Usuuli  La Weydiyay
13:51
Universal TV
Рет қаралды 872
Hear From Families of Children with Down Syndrome
8:00
childrenshospgh
Рет қаралды 513 М.
FUUL SI CASRI AH LOO SAMEEYAY| 10 DAQIIQO KU SAMEESO
12:09
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 24 М.
Trisomy 21 (Down Syndrome): Introduction - Pediatrics | Lecturio
8:11
Lecturio Medical
Рет қаралды 227 М.
My Baby Might Have Down Syndrome? | High Risk Pregnancy
10:06
Elizabeth Garkowski
Рет қаралды 219 М.
DHIIG LAGA QAADAY AYAA LAGU XAQIIJIYAY INUU QABO DOWN'S SYNDROME
41:43
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 102 М.
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН