Dawlada Somaliya way daaashay oo waajibkeegii waa ka soo baxday,kuwii u dadaalayna ajri iyo xasanaad Allah ha siiyo, Ehelkiisii iyo qaraabadii iyo Somali oo dhan sabir iyo imaan Allah ha ka siiyo Amiin. Halgankii Soomaali galbeed ayuu qayb weyn ka soo qaatay.