Waaw watan qisadaydi wabay iigubaxda kuwasidanha lakin waxmacanaylahad inunasinin kuwa adeeradidhalean waxba uukajaroo wayax kusamee yeen wyo kuwasi damiira malaha
@_Xismaal13 күн бұрын
Waa runta
@njmahali317613 күн бұрын
Wsc ❤❤❤❤❤❤❤❤
@HudaYusuf-e4g11 күн бұрын
Abowe janalkan cusubna maxawaye team iftin show baan ehee
@_Xismaal11 күн бұрын
Kan Qisooyinka Cabsida ugu Talagalney Ee sodhawoow
@HaniDafniyeetagirl14313 күн бұрын
M.a
@SixiidMaxamuud13 күн бұрын
Waar shp ma chenal cusub baa
@_Xismaal12 күн бұрын
Haa Sxb Wuu Jiray Kana
@Graphics-zv2bc13 күн бұрын
Nio luqada carabiga mataqanid miyaa dhowr mar baan ku arkay adoo dadka been u sheegayo qisoyin badan oo aadiga ka dhageystau iyo kuwa kale oo carab ah aan ka dhagestay iskumid ba uma fasirttaa, inta badan waxa ka soo qadataa KZbin ee ku qorantahey DLOO, marka nio waxa caadi uso fasir ee dadka beenta ka daa
@_Xismaal13 күн бұрын
Mahadsanid wll
@Awoqali-c1y12 күн бұрын
Hhhnnhhh been ta adigu maxad udhageysaneysa marka
@HananQorane11 күн бұрын
😂😂😂😂@@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y11 күн бұрын
@HananQorane wan layabay qofki ayuu liidaya been ayad sheegaysa ayuu leeyahay hadana wuu dhageysanaya
@UmuShamso-r3j7 күн бұрын
Been hadlee tahay xataa waa been nagu soconeeso hadaa Rabin Kan carabiga aa sheekoosi lee ka daawo👉👍