Cadaadiska Neerfaha Ee Calaacasha ama Baabacada Gacanta

  Рет қаралды 27,782

Dr.Yusuf O.Qalib

Dr.Yusuf O.Qalib

Күн бұрын

Cadaadiska neerfaha ee calaacasha gacanta wuxuu sababaa xanuun, kabuubyo iyo olol siina xumaada habeenkii. Neerfahan ayaa dareenka siiya suulka iyo faraha dhexe ee gacanta.
Let’s connect here:
Instagram: / dr.yusuf_o​​.. .
Facebook: / yusufomarqalib​​
Twitter: / dryusuf_oqalib​​
Kusoo dhawow janal la isku halleyn karo, macluumaad caafimaad oo kusalaysan xaqiiq.
Haddii ay jiraan mawduuc aad rabto inaan ka hadalno fadlan noogu dhaaf fariinta hoos. Waan tixgelindoonaa talooyinkiina!
** Nuxurka fiidyawyadan waxaa loogu talogalay ujeedooyin macluumad guud oo keliya, loogumana talagelin in lagu bedelo daawaynta ama soojeedinta dhaqtarka.
The content contained in this video is for general information purposes only and is not intended to substitute doctor's diagnosis, treatment or prescription. **
Fadlan lasoco fiidyawyo cusub maalinkasta oo Isniin ah.
Please subscribe every Monday for new videos!
www.youtube.co...
Mahad sanidin.
Dr.Yusuf

Пікірлер: 68
@hodan8655
@hodan8655 2 жыл бұрын
Caaw ayey ada ixanuneysa ilhaye qof walb oo xanusan ha caafiyo xanunkan awal malaheene mudo 7bilod ah Ada ayey gacanta xididu ixanunyaan 😞
@sihaamnaazir3128
@sihaamnaazir3128 Жыл бұрын
Amiin aniga Xata dhawaan izku arkay Xidid wlpa ixanunaya
@nessong
@nessong Жыл бұрын
Q
@HassenABDI-wq2mb
@HassenABDI-wq2mb 8 ай бұрын
Dr Khayr alle haku siiyo.
@dhaladomar2834
@dhaladomar2834 Жыл бұрын
Dr uur baan leeyahay tayrodkanacwaan leyahay inaad aniga iga hadlaysaan mooday habeen kii cadadis badan baa gacanta faraha hore iyo babacada iga qabta heer waxan gadhaa aan hurdada iskaga kaco markaan yara qab qabto ayaan nafisaa kornavumactagi karo mana foorarin karo subxanalaah
@sucaadmuuse6022
@sucaadmuuse6022 3 жыл бұрын
Mansha allah dr yusuf
@zamzamahmed8425
@zamzamahmed8425 3 жыл бұрын
Dr rayi wacan mnsha allh ale hakuxiftiyo
@inhaanabdi2980
@inhaanabdi2980 2 ай бұрын
Dr ani Marka qof duraayo gacanta aad ayeey igaga jareysaa mar mar anoo iska joogo i jareeyee😢🥺
@user-jc8jp5vq9x
@user-jc8jp5vq9x 2 ай бұрын
Jisaakalhu khayer xageed dhakhatrkagu kuyaal
@caynidhalad9300
@caynidhalad9300 10 ай бұрын
Thanks Aniga ayaadba iga hadlaysaa Insha allah khayr
@sumayosuum1117
@sumayosuum1117 2 жыл бұрын
Dr ani gacanta bidix suulka ijareynayo nerfana qaba mxa ku daweya
@user-ts6vb5oc8b
@user-ts6vb5oc8b Жыл бұрын
Dr isoojawaab plz gacmaha aya ixanuunaya qaybta faraha iyo mesha lagu xiro kanolaha ilaa xididada iyo lugaha calacasha wayna ikululun yihiin
@munamuha2395
@munamuha2395 3 жыл бұрын
Mansha allah digtoore shaqo fiican haysaa alle hakula garabgalo
@jojosherwa1361
@jojosherwa1361 4 ай бұрын
Dr Asc hooyo day iyaa xalada kujirta haada gaacamihi burbur iyo cuncun ayay kadaremaysa isojawab jazakalaha
@harig-shillgroup6837
@harig-shillgroup6837 6 ай бұрын
Asc Dr yusuf walaal waxaan kashaqeeyaa farsamada gacanta waxaa isku arkaa inbadan gacma xanuun wadata kabuubyo Maxaa ii dawo ah ama aan sameeya ?
@manchesterunited6257
@manchesterunited6257 Жыл бұрын
Abyo gacmaha dad ku masajo raadso Qebta u dhaxeysa sulka iyo farta aniga waxas qawo waxan modi jiray ina jiis gacmaha inoqon rawan hada alxmd wan ka ficnaadr masaaj a li sameye
@sahromaxamed1183
@sahromaxamed1183 2 жыл бұрын
Dr qer alaha kusiyo gacanta iga dhawacan farahana wey ad kadkaden waxey iaga gogday qebta sacada laga xerto qebta hoose waxwalba waiga goo en waala toolay lakin faraha iga agad
@user-lk4hr9tg8i
@user-lk4hr9tg8i 11 ай бұрын
Maxa sabaaba in uu qofku marku shaqaynayo uu udaalo sida marku qofku wax qoraayo ama marku tismis wax ku furfuraayo
@ayanabdi3195
@ayanabdi3195 3 жыл бұрын
Walaalow waanku salaamay adoo mahadsan iiga soojawaab arintan waxaan isku hayaa xanuun dhinaca midig qaybata madaxa dhafoorka ilaa daanka kabuubyo baan dareemaa isha iyo dhegta xanuun baankadareemaa walaalow baljawaab isoosii maneerfaa mise waxkale
@khadardaauud3980
@khadardaauud3980 Жыл бұрын
Dr qacmaha ayuu xidid iga hayaa
@Ycade2770
@Ycade2770 Жыл бұрын
Dr nerafaha ma sababi karaan iney gacanta ku istajiso ama aadan dhaqaajin kareynin?
@habibomcnto5439
@habibomcnto5439 Жыл бұрын
Asc dark wan weydinaya waxan hesta wilyar anfarisan Karen gacantana an simian udhaqajin Karen maxaa unaware ah
@saadaqcabdisalaam2671
@saadaqcabdisalaam2671 2 жыл бұрын
M.a dir gacanta ayaaan kaxanuunsanayaa oogacan hilibkeedii ayaaba dhamaaday farta dhaxana shaqadii ayey gabtay
@NajaxMahamed-n9h
@NajaxMahamed-n9h Ай бұрын
Wll hada sethy
@shud600
@shud600 6 ай бұрын
Wax culus ba i keeny walal
@niciimashakir5844
@niciimashakir5844 2 жыл бұрын
Asc Dr waxaanqabaa dhabarxanuun daran dhaqtarkaantagaana imafahmo DX inbadan baanqabaa xanuunkan dhabarka meeshaudhaw miskaha ilaadhinaca bidix lugta oodhan maxaansameeyaa
@ahmedwarsame3625
@ahmedwarsame3625 3 жыл бұрын
Dr xagaa lagaa helayaa
@user-lk4hr9tg8i
@user-lk4hr9tg8i 11 ай бұрын
Markaan feedh duubto gacmahaa aad ii xanuuna
@mohamedadam469
@mohamedadam469 3 жыл бұрын
Dr khayr alle haku siiyee lugaha ayaa kawaabyo iga hayso waliba waa jogto maxaa hal ah ii soo sheg insha Allah
@sahracali8898
@sahracali8898 3 жыл бұрын
Cafimaadku wamihiim
@Maankab
@Maankab 7 ай бұрын
Dr intee kaala xariiraa
@apdiawedziciid4909
@apdiawedziciid4909 3 жыл бұрын
Dr gariirka gacmaha mxa kenaa
@DrYusufOQalib
@DrYusufOQalib 3 жыл бұрын
Instagram nagala soo xidhiidh instagram.com/dr.yusuf_o.qalib/
@istahilismailabdi2898
@istahilismailabdi2898 2 жыл бұрын
@@DrYusufOQalib dhaqtar
@nuuramaxamed6084
@nuuramaxamed6084 2 жыл бұрын
Dr lug baa ixanuun eysa gacmuhuna wey ikabuubyoonayaa xageen kaala sooxidhiidha
@user-kg2mn3xb9q
@user-kg2mn3xb9q Жыл бұрын
Asc wllky waxa ixanuuna qoorta iyo dhanaca ilaa gacanta midig ee maxaan sameeyaa in Muda ah eey ixa nuuneysaa
@NajaxMahamed-n9h
@NajaxMahamed-n9h Ай бұрын
Hada seethy
@wardalifestyle3182
@wardalifestyle3182 2 жыл бұрын
Dr markee gacanta bidix iyo lugta bidix ee isku mid ka yihiin cadaadiska ee u dheer tahay xogaa garir yar iyo dibaaxsho maxaa keena sidee na loogu hor tagi karaa iso sheg adoo raali ah ama si gaar ah iila soo xirir thanks 😊 🙏
@mahamaddaki4391
@mahamaddaki4391 Жыл бұрын
Dibaxasho laabta wllo
@mahadoshariif4911
@mahadoshariif4911 4 ай бұрын
aniga habeenkii kama seexdo kabanyo hadaan ayada useexdo dhaqtarka waxuu idhahay waa lagaa qalaa meeshad adiga itusinaysay alaqalaa u dhahay ana waan kacabsaday waa mahad santahay
@NajaxMahamed-n9h
@NajaxMahamed-n9h Ай бұрын
Makaficnaty byo
@user-hf1di5js7l
@user-hf1di5js7l 7 ай бұрын
Sxb. Gain.baaneerfo.iga.ah Qeebta.farha.ah
@farxiyodeqow5160
@farxiyodeqow5160 2 жыл бұрын
Asc
@hanamohamed8694
@hanamohamed8694 2 жыл бұрын
Maxa sababo kababiyadaas. Weyiheeysa anige. Maxan sameya. Digtoor
@farhiadahir3354
@farhiadahir3354 2 жыл бұрын
dr ani gacan marbay say ujoogto iska jareenee🥺🥺👨‍🍳
@ayaancismaan7295
@ayaancismaan7295 Жыл бұрын
dr gacan io adinbuu igajiraaye maxaa
@mahadoshariif4911
@mahadoshariif4911 4 ай бұрын
kabaabyo an kawadaa
@fafiissack7524
@fafiissack7524 3 жыл бұрын
Asc dr waxan ahay gabdh uur leh sidaa ad sheegty gacanta ayay iga haystaa mudo asbuuc ah kabuubyo habenkii oo garac badan faraha afka hore ah maxan sameyn karaa iso jawab plz asc
@raxiimacadey4406
@raxiimacadey4406 2 жыл бұрын
Dhibkaas baa ihesta wll xal miyad heshy adigu 3malin baa isku arkaaa
@aragsanabdullahi5958
@aragsanabdullahi5958 Жыл бұрын
Maka cafimadeen aniga hada i heesata wllo idinko mahad san
@ayaancismaan7295
@ayaancismaan7295 Жыл бұрын
dr asc waa kusalaamy gacan io adinbuu igaga jiraa waana kabuub yooda qodxan yona way imud mudaan in badan wuu hayey gacanta ku shaqayn karo sidee loo daaweya ma xaad igu latalin lahay 18 baan ahy
@user-pr4gy3fj1r
@user-pr4gy3fj1r Ай бұрын
Hada se tahay walal
@saredofaraxg6657
@saredofaraxg6657 2 жыл бұрын
Gacmaha faraha aya I kabub yoda Gacnta midigta
@jowharaaxmed5054
@jowharaaxmed5054 3 жыл бұрын
A.S.C.dhinaca bidixda ayaa aad ii xanuuna isha ilaa lugta 55 ayaan jiraa wax cudura oo aan gaas ahayn iskuma ogi marka baabacada iyo kalagoyska ayaa iigu daran oo aan marmar xidid in uu kacsan ama fuursan yahay aan dareemaa marka maxaad igula talin lahay.Xanuunkan 2 bilood ayaan aad u dareemayaa markii iigu horeysey dabaq 4 biyaano ah ayaan si xawliya u fuulay neeftuur badan ayaan dareemey oo aanan arki jirin ilaa maalintaa xanuun baa i haya dhakhtar weyna ma tegin laakiin Nerobion iyo xanuun baabi,ye ayaan Isticmaalay welina wuu kacayaa marna waan ladnaanayaa
@dhabadawacan5462
@dhabadawacan5462 3 жыл бұрын
Maxa ka dawaa dr romatizanka
@qaalixuseen6543
@qaalixuseen6543 2 жыл бұрын
Maxa dawo u ah
@calimaxamuud9961
@calimaxamuud9961 2 жыл бұрын
Sulka.gacanta.ayaa.nabur.horaykulaha.kabubyoku Ku.arkay Imikanakulugoo.farha.babacada.gacanta.maxaakadawa.ah
@samiiraabdi747
@samiiraabdi747 2 жыл бұрын
Dr bishinta kabuub yoto waa maxay
@naimabarkhadle6738
@naimabarkhadle6738 2 жыл бұрын
Walal umul baan ahay kabuubyo joogta ah ayaan gacmaha ku haystaa maxaad igulatalin lahayd
@faatuuzhmuuqdheer4515
@faatuuzhmuuqdheer4515 Жыл бұрын
Wll ma ka baday mxdse ku daweysay
@faatuuzhmuuqdheer4515
@faatuuzhmuuqdheer4515 Жыл бұрын
Wll ma ka baday mxdse ku daweysay
@ismailarashidibrahim5532
@ismailarashidibrahim5532 Жыл бұрын
Kawaeiyada se iga baxee
@farxiyaseefseef3468
@farxiyaseefseef3468 2 жыл бұрын
Lix bilood baa leyga hayaa halkaas anigoo uur leh buu igu bilowday xanunk shaqadeydane cilaan baa saari jiray inkastoo aan iska daayay xanuunka dartii hada wan dhalay welina wey i xanuuneysaa xataa ilmaha yar kuma qabsan karo waxna kuma furi karo sidee yeelaa ilaa xuskulka i xanuunaya
@xabiiboxussan7384
@xabiiboxussan7384 2 жыл бұрын
Anigaba weixanuunaan gacmaha wax igahayana maqaaan abaaaa
@fartuunmayow1767
@fartuunmayow1767 Жыл бұрын
@@xabiiboxussan7384 kula mid ahy aby gacmaha xidadis ilaa gacanta labatadeda isla xanuneso io xididka jilibka hose nerfana iskama barin
@DAARUL901
@DAARUL901 2 жыл бұрын
maxa daawo u ah
@calimaxamuud9961
@calimaxamuud9961 2 жыл бұрын
Maxaakadawa.ah.kabubyada.gacanta
@MohamedOmar-kj4kc
@MohamedOmar-kj4kc 3 жыл бұрын
Mansha allah dr yusuf
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 117 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 21 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 27 МЛН
Alat yang Membersihkan Kaki dalam Hitungan Detik 🦶🫧
00:24
Poly Holy Yow Indonesia
Рет қаралды 11 МЛН
Neerfaha Dr.Maxamed Cabdi Gaboose
49:34
True Cable Tv
Рет қаралды 143 М.
Dr Ali Mao - Cudurada Gala Qoorta iyo Garbaha
41:18
DrAlimaoaweys
Рет қаралды 33 М.
NEERFE XANUUNKA DHABARKA, QOORTA IYO LUGAHA #nervepain
7:01
Dr.Yusuf O.Qalib
Рет қаралды 20 М.
Tennis Elbow | Suxul Xanuun | #tenniselbow
6:39
Dr.Yusuf O.Qalib
Рет қаралды 1,5 М.
The BEST Rice for Diabetics - Eat it THIS way!
8:09
Beat Your Diabetes
Рет қаралды 496
Caabuqa Dahaadhka Seeda Suulka
3:12
Dr.Yusuf O.Qalib
Рет қаралды 1 М.
3 khaladaad oo dhaawac kusababi kara xejiyaha ACL ka Jilibka #aclinjury
6:03
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 117 МЛН