CAJIIB JACALKII KUBILODAY ARAGTIDA EE KUDHAMADAY DHIMASHADA!

  Рет қаралды 48,391

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

9 ай бұрын

#sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Пікірлер: 209
@istiqlaalaadan3777
@istiqlaalaadan3777 8 ай бұрын
Sowda saad no dhiiri galiso hadaan gabdho nahay aad ban ujeclahay wallahai walaaladaa jidhkaagi ah camal baad nola hadashaa ❤❤
@umurowda6887
@umurowda6887 6 ай бұрын
illaahow adaa awood iyo naxariis leh ee u gargaar falastiin iyo yaman iyo islaamka oo dhan allow yuhuud iyo kufaar allow jabi aamiin scw
@ganggang1316
@ganggang1316 8 ай бұрын
Qaain kasta waxasu gabdhaha ku sabsabta Illahey gabdhaha yaryar ha xiftiyo
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 8 ай бұрын
Allaah jecliyaaa hadaladaada murtida badan Allaaah ya cizak yaa xabiiibtiii
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 8 ай бұрын
Taas waamuqadas Waajibayeeykutahay Qofkasta oo Islaama inuu Ilaaheey ubaryo markasto eey kujirtana welibana Wakhtiyada Salaadda ee Alle haga Aqbalo Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲Aamiin
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 8 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته يا أختي الغالية يحفظك ويرعاك يا الله اللهم امييييين
@aliyah-rl7pv
@aliyah-rl7pv 8 ай бұрын
Labadi xaran ku heshisa xaqay isku diriran gbry lugahaga dhexdoda ilaasho ilahow no ilaali gabdhaha
@user-wr7nh1gp3i
@user-wr7nh1gp3i 8 ай бұрын
wlhi waarun ninkaagii mustaqbalkaan ahay ayaan aduunka unacay😢😢😢 allaw na astur aakharo iyo aduunba
@user-jb6my7cp7y
@user-jb6my7cp7y 8 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم أصلح أحوال اخواننا في غزه 😢
@FardowsaAli-md2eh
@FardowsaAli-md2eh 8 ай бұрын
Wcs ww scw scw scw scw scw ❤❤
@khadrahussain5156
@khadrahussain5156 8 ай бұрын
Waan u duceeyaa salaad walba alle ha u aqbalo
@faraxitah3831
@faraxitah3831 8 ай бұрын
Wcs sawda Scw scw
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 8 ай бұрын
الهم صلي على سيدنا محمد الهم انصر اخواننا في فلسطين 😢
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 8 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا الفلسطين اللهم انصرهم نصرا عظيما اللهم امييييين
@safiyasacad485
@safiyasacad485 8 ай бұрын
Aamin Aamin yaarabi 😢😢
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 27 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@UbaxCabdikarinxasan
@UbaxCabdikarinxasan 8 ай бұрын
Bisinka naagta doqon sanaa ninka ay tiri waan kufashili say guriga ugu tagtay allow dadka nocaas ah allah shartoda kaqabto anagana allah hana xafido oo hoyoyinkeen hano xafido walhi hoyoyinka wanaaga ay nosameeyan oo wanaagena kujira ayaan modnaa inay nagumaysanaan maxaan arkay gabdho badan oo dhahaya hoyaday hoyo maahan waxaas iyo waxaas noma ogolo oo guriga inaan kabaxno maogolo ama gabdho saaxibo yaalano gabdhow wax walba hoyadaa lawadaag taas wanaagaaga ayaa kujira 😢😢😢😢
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 8 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وسيدنا و شفيعنا محمد بن عبد ❤❤❤
@abassabdiabdi7813
@abassabdiabdi7813 8 ай бұрын
Ilahayo ugargar walaladen falastin yahudanah dhulka lajar
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 8 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
@faadumomuuse1500
@faadumomuuse1500 8 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في غزة
@hahi4340
@hahi4340 5 сағат бұрын
Scw❤️
@raxmomohamud3590
@raxmomohamud3590 8 ай бұрын
Waan u duceeynaa walaalaheena reer falastiin allaa macag
@user-ikram182
@user-ikram182 8 ай бұрын
Wlh wa runta 😢😢 keep going sis 👏 100k soon inshallha 🎉
@user-ec8ej6cm7r
@user-ec8ej6cm7r 15 күн бұрын
Ale haku barakeeyo walshy sawda ❤❤❤❤❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 8 ай бұрын
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Allow u gargaar reer falastiin Gabdaha waa wanisa mar kastabo Allah haku barakeeyo
@oumouraireyousouf6802
@oumouraireyousouf6802 8 ай бұрын
ماشاء الله شكرا جزيلا إختي غالية
@najmaelmi9425
@najmaelmi9425 8 ай бұрын
Sowda qisada yaa soo gudbiyey
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 8 ай бұрын
Waxa lagaso qoray police station-kii laguxiray wilka
@XabiiboCabdi-wy1lo
@XabiiboCabdi-wy1lo 8 ай бұрын
​@@sawdamqaalib❤😮q
@cabdiqadirahmed3880
@cabdiqadirahmed3880 8 ай бұрын
اللهم اعز فلسطئن
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 8 ай бұрын
Allaha u gar gaaro walaaleheen reer falastiin 🤲🤲🤲🤲
@IstaahilCali-zi8xr
@IstaahilCali-zi8xr 6 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يا رب العالمين 🤲🤲😭😭🇵🇸🇵🇸
@khadrahussain5156
@khadrahussain5156 8 ай бұрын
Waa kalmad gabdha lagu soo jiito iyaguna way jecelyihiin lagu dhaho waan ku jecelahY iyo waad qurux badantahay 2 labadaa eray hadii lagu yidhaa way is dhiibaan
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 8 ай бұрын
Wcs my Queen abaayo sowda sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan
@ahmedwarsame1550
@ahmedwarsame1550 8 ай бұрын
Gabadhayda Allaha xifdiyo
@fathiamoussa6125
@fathiamoussa6125 8 ай бұрын
اللهم أعز الاسلام و المسلمين
@faadumomuuse1500
@faadumomuuse1500 8 ай бұрын
ألهم صلي على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 8 ай бұрын
Aamiin aamiiin
@hindaahmed4861
@hindaahmed4861 8 ай бұрын
الهم انصر اخواننا في فلسطين الهم فرج كروبهم الهم كن معهم الهم فرجا قريبا من عندك
@yusufawale4755
@yusufawale4755 8 ай бұрын
Wcs scw mahadsanid
@saafiismaacil914
@saafiismaacil914 8 ай бұрын
Allaha u gargaro wlllahena reer falastiin🤲🤲
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 8 ай бұрын
Allahuma najinaa nin aan nikaax kuu heyn kalsooni ma galo kaasaaba mararka qaar wax melga
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 8 ай бұрын
Thanks sister ❤
@abyanahmed5909
@abyanahmed5909 8 ай бұрын
MashaAllah tawarakAllah xabibtii qiso xanun badan ee ahed wallahi subxanallah ilahey gabdhaha iyo gabdhaha musliminda dhamaan haa xafido Allahuma amiin yaa rabii 😢 xabibtii inshaAllah waat gareenita ilahey ku qoray horay uu soco ❤❤❤
@SaalaxYuusuf-tk1ej
@SaalaxYuusuf-tk1ej 8 ай бұрын
Asc abayo aamin yaa rabi abayo in sha Allah way guuleysaneysaa falstii wayna ka baxaysaa xalda ay kujirta ee abyo xabsi ha utaxaawi jaceylka wan❤❤❤iska taxadareeyna ❤abayo wane❤dadaaleyna❤iinshaallah❤abayo adigane noo so docey❤abayo ❤mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Abayo mcn noolow nolo teda ugu quruxda badan❤aaqiro ne janah abayo ❤anaga ❤iyo❤adigaba ❤janatul❤firdowso❤Allah ❤haniskukulan ❤siyo ❤abayo mcn ❤
@faraxitah3831
@faraxitah3831 8 ай бұрын
Sawda shukran niyada kugu hayey
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 8 ай бұрын
اللهم انصر إخواننا المجاهدين والمستضعفين فى فلسطين يارب العالمين 😢😢😢
@wacanmuse7865
@wacanmuse7865 8 ай бұрын
Illahay amarkii dulmiga aad ban u necebahay sheekadan guri la kireeyay markay maraysay ban ka hadhay wan dhagaysan kari wayay hablaha la khiyaamana wan necebahay.
@MaryanDagan
@MaryanDagan 8 ай бұрын
Anba qisoyinka naxdintah wanka cabsad😢
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 8 ай бұрын
Subxanallah ilahow na astur rabi ha inoo xafido gbdhaha
@user-sq8io6uk6z
@user-sq8io6uk6z 8 ай бұрын
Wcs mahadsanid
@hawaabdulkader3111
@hawaabdulkader3111 2 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saacidmohamedosman5325
@saacidmohamedosman5325 8 ай бұрын
Aniga xitaa waan ku jecelahay sawda Mohamud ❤
@nasraabdi5960
@nasraabdi5960 8 ай бұрын
Aamiin ya Allaah
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 4 ай бұрын
SCW ♥️ SCW ALLAAHU AKBAR 🤲 SCW 🕋♥️🤲 SCW 🕋 SCW
@fartun9503
@fartun9503 8 ай бұрын
Amiiiiiin Ya Allah
@hawaabdulkader3111
@hawaabdulkader3111 2 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب العالمين
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 8 ай бұрын
Jazaakallaah abaayo
@user-jb6my7cp7y
@user-jb6my7cp7y 8 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد ❤
@fartun9503
@fartun9503 8 ай бұрын
insha Allah
@fariyadhassan398
@fariyadhassan398 8 ай бұрын
wcs m.a manta dhan wan ku sugyey mahadsanid abaayo ❤
@user-wc9gv5hs5i
@user-wc9gv5hs5i 8 ай бұрын
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلي آله وصحبه وسلم 💖🕋 اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلستين 🤲🤲😥😥
@Xaawo825
@Xaawo825 8 ай бұрын
Waa runtaa abaayo shukran waa aad na waani say
@nasiyacabdi9651
@nasiyacabdi9651 8 ай бұрын
Aamiinamiin
@UbaxCabdikarinxasan
@UbaxCabdikarinxasan 8 ай бұрын
Mansha Allah ❤❤sowday
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 8 ай бұрын
Aamiin Allaha u gargaaro walaleheen Falastiin.
@fartun9503
@fartun9503 8 ай бұрын
Masha Allah sax
@user-zo5tb4hm3q
@user-zo5tb4hm3q 2 ай бұрын
Alhuma in sur ikhwanin
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 8 ай бұрын
اللهم صل وسلم علي نبينا وحبيبنا محمد، اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸😭😭💔💔🤲🤲🤲
@wadaniyadasumaya1974
@wadaniyadasumaya1974 8 ай бұрын
Mahadsanid abaayo❤😻
@mamaruney4373
@mamaruney4373 7 ай бұрын
Inaalillaahi wa inaa ileyhi Raajicuun allaha u naxariisto
@nasiyacabdi9651
@nasiyacabdi9651 8 ай бұрын
Scw
@fartun9503
@fartun9503 8 ай бұрын
Thanks Abaayo ❤️👍👍
@z-1il
@z-1il 6 ай бұрын
Ameen yaraab 🤲🏾
@user-lb8iq9es8z
@user-lb8iq9es8z 8 ай бұрын
Allaha khayr ku siiyo eedo
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug 8 ай бұрын
Rabi nasriga hasiiyo walloheyn falastiin murugta iyo kurbada rabi hakafeydo
@user-fd8oo7ub7f
@user-fd8oo7ub7f 8 ай бұрын
Haa hye wan gadhayna insha alaah sawda ❤
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 8 ай бұрын
Alle ha u gargaaro. Wll Falastiin
@zaynabibrahim881
@zaynabibrahim881 8 ай бұрын
Ilahow caawi falastin Amin yarabii
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 8 ай бұрын
اللهم امييييين
@saidchoukri7227
@saidchoukri7227 8 ай бұрын
Amiiiyen
@fartun9503
@fartun9503 8 ай бұрын
Subxaaaaana Allah
@khaalidcabdisamadofficial3649
@khaalidcabdisamadofficial3649 8 ай бұрын
Walahi kaasi qof ba muu ahayn sababto ma uu mustaqbal keedii seejiyey ayuu waliba dillay waan ka xumaaday arinkaasi
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 8 ай бұрын
Subhaallah 😢
@user-pf5cf6gq6r
@user-pf5cf6gq6r 3 ай бұрын
Subaxaanalaah
@BurwaaqoBurwaqa
@BurwaaqoBurwaqa 18 күн бұрын
Allah ❤🤲🤲
@faisahussein1231
@faisahussein1231 8 ай бұрын
Subxanalah subxanalah subxanalah aaammiinn yaa Raxaman
@leylaabdirashid4392
@leylaabdirashid4392 8 ай бұрын
Aamiin
@ridwaanmahamed-gd6gk
@ridwaanmahamed-gd6gk 13 күн бұрын
الهم انصر اخواننا في فلسطين
@Mascuud442
@Mascuud442 3 ай бұрын
Amiiiin❤❤❤❤
@Walishariifali1515
@Walishariifali1515 8 ай бұрын
Sawda qisooyinkan gaba gabadoodu wada murugadaa waxay xageed kasoo ariirisaa😮
@muhuboyusufnur1991
@muhuboyusufnur1991 8 ай бұрын
Sawda waxad tahy qof warkedu cadyahay ilahay haku xifdyo
@nastexa6091
@nastexa6091 8 ай бұрын
Soowdo qaalibey manta walaashay markay kuu timid waaxa ladhahay waxyar fadhiiiso Soowdo KZbin ayey duubanaysaa aniga Farxad caaw muuqal so socda isdhahay جزاك الله خير الجزاء ❤❤❤❤
@SamsamAbshir-jd6bx
@SamsamAbshir-jd6bx 8 ай бұрын
Xge ugutagteen abyo said
@nastexa6091
@nastexa6091 8 ай бұрын
@SamsamAbshir-jd6bx abyo gabta shaqada shrfy
@MustaqinNuurMoxamud
@MustaqinNuurMoxamud 2 сағат бұрын
Naa halaagaagee nin gurigiisa maxaa ka doontay😢😢😢😢😢😢
@user-jb6my7cp7y
@user-jb6my7cp7y 8 ай бұрын
Keep going sister sawda qurur aadbaan ujeclahay qisaskaaga ❤
@user-rf9ot7px9x
@user-rf9ot7px9x 22 күн бұрын
amaiiiin amaiiiin amaiiiin amaiiiin wll mccn. Alle haku xfaiido
@bayaanjama629
@bayaanjama629 8 ай бұрын
Subxanallah subxanallah
@user-eu5it8fm4f
@user-eu5it8fm4f 20 күн бұрын
Gabdhan qisoyinkeda wajecelhy❤
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 27 күн бұрын
Allhu akbar
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 8 ай бұрын
miskiin illaahay ha u naxariisto
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 8 ай бұрын
Ilaahayow ugar gaar walaleehn falastiin
@xalimokhaliif2408
@xalimokhaliif2408 8 ай бұрын
Subxanallaah ilaahow na ilaali
@Xaawo825
@Xaawo825 8 ай бұрын
Illahayow ugargaar Muslim reerfalatiin yaa allah
@fartun9503
@fartun9503 8 ай бұрын
ilahay ha u Naxriisto
@khadrinaz
@khadrinaz 8 ай бұрын
You deserve more than 50 Abayo and insha Allah you will get ❤❤
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 60 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 4,9 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 169 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
GUURKI BENTA AHAA!!@SawdaBillan
35:26
Sawda Billan
Рет қаралды 40 М.
QADANWA IYO AMAKAAG!!@SawdaBillan
24:37
Sawda Billan
Рет қаралды 54 М.
QISO JACAYL OO MURUGO BADAN AMAL IYO ASAD!Q.1@sawdamqaalib
25:57
Sawda Qaalib
Рет қаралды 28 М.
WAX BADSO WAXBEELBAY DHASHAA!!@sawdamqaalib
33:49
Sawda Qaalib
Рет қаралды 45 М.
HABENKI AQALGALKA IYO SHURUDIHII LAYABKA LAHA!!@SawdaBillan
38:01
Sawda Billan
Рет қаралды 63 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,8 МЛН
DURUUFTII SUCAAD WAA QISO MURUGO BADAN!!Q.1/@sawdamqaalib
22:30
Sawda Qaalib
Рет қаралды 31 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 60 МЛН