No video

Cajiib : Yaaa kula cod macaan fanaaniintan . Mid u codee ​⁠

  Рет қаралды 7,920

Dheereye

Dheereye

Күн бұрын

Пікірлер: 73
@khawaajeofficial146
@khawaajeofficial146 2 ай бұрын
codadka hadaan yar taabo noocyadooda am toonka aaay ka heesayaan 1 cabdi bosis codiisa waa codadka dabar goya ee bass bass buu leeyahay laakiin laxanka iyo codka misaxdis haduu siiyo waa fanaan buura 2 nagiif alfa codkiisa waa baritone laakiin hadii uu codkii saafi u soo tuuri lahaa waa cod halaasiya laxanka waa haya inyar sanka ka duwo 3maxamed codkiis waa tenor waa cod mcn 4 cawil codkiis waa baritone saafiya laxanka halkiisu dhigay anigu cawil baan siiya 💯
@gadaayoshow2086
@gadaayoshow2086 2 ай бұрын
Woooow Sheekh cawil axsan yaa cod ❤
@Cadceedchannel
@Cadceedchannel 2 ай бұрын
Wow waala yabay
@SuhaybcabdiClaahi
@SuhaybcabdiClaahi 2 ай бұрын
Cabdibooziz lambar one Libaax waan ku wataa sxp
@rs9678
@rs9678 2 ай бұрын
Naghib ban wata anu sxp madama u hestaydi cajaabey cajibay qaday wah wah hesihisu maba kala dhacan yarka
@Caabbi
@Caabbi 2 күн бұрын
Halayaa Cawil 🎉 War bal aniga maydin isoo qaban anigaa odhhan lahaa inamadan iska hayda ee. @Dheereye.
@deeqcabdalladeeq
@deeqcabdalladeeq 2 ай бұрын
Cawil the best 🎉
@user-jc2ni8jc6h
@user-jc2ni8jc6h 2 ай бұрын
Mohamet haLaaC iYo cawiL best
@mohaliishandiid3580
@mohaliishandiid3580 2 ай бұрын
Abdibosis gusomiyha team DHF hubka culus🤝guleso xasan adanka teamka
@kingdalxa710
@kingdalxa710 2 ай бұрын
Boobsiis iyo cawil Waxa aan si gaara ugala cajabay waa toonka iyo sida ay heeska meeshiisa ugu tageen, labadaas ninee kalena iyaguba kama dhacaan; waxay sigaara uga fiican yihiin labada kale waa heeska oo ay ku ilaalinayaan laxankeeda iyo hab dhicii: waa alfa iyo halac e. Dheereyow mahadsabid, sida aad fanka u noolaysay Eebbe hakuu nooleeyo.
@user-fs2jw6ql5d
@user-fs2jw6ql5d 2 ай бұрын
Alfa wataa anoon barnamijka dhamaysan alfa waan ku wataa❤❤❤❤
@haldorkahaweenka
@haldorkahaweenka 2 ай бұрын
Ma kala dacan lki abdi boosis 🎉🎉❤❤❤❤
@zakirboss143
@zakirboss143 2 ай бұрын
Dheereeyow Ragg la kala saari karo soo qabo kuwani kala saaris malahee sidooda ha isku xamaashaane ....
@SafaGas-jw4gs
@SafaGas-jw4gs 2 ай бұрын
From DJ Djibouti ano ahaa Abdibosis ayaan wataaa ❤🙏
@MohammedMsicid-ej1hh
@MohammedMsicid-ej1hh 2 ай бұрын
Awil best❤
@ayniabdullahi
@ayniabdullahi 2 ай бұрын
Boosis waan ku tageeraaa❤❤❤😊😊😊
@gurxanosman7789
@gurxanosman7789 2 ай бұрын
1 abdibobsiis
@laughingvideos0
@laughingvideos0 2 ай бұрын
cawil ❤
@user-ob6ov4rh6f
@user-ob6ov4rh6f 2 ай бұрын
Abdiboosiis❤🎉
@user-gc8mq3tw5h
@user-gc8mq3tw5h 2 ай бұрын
Alla ya cizak❤
@laughingvideos0
@laughingvideos0 2 ай бұрын
cawil is the best
@ahmedabiib7050
@ahmedabiib7050 Ай бұрын
4
@abdiyusuf9006
@abdiyusuf9006 2 ай бұрын
Abdiboosis cade maha
@AsadCaqilka
@AsadCaqilka 2 ай бұрын
Moh halac❤
@Raadmedia2024
@Raadmedia2024 2 ай бұрын
Ragbaa isku haleelay meesha Yaa salaam
@nuurahassan1093
@nuurahassan1093 2 ай бұрын
Nagiib is one ❤
@SuhaybcabdiClaahi
@SuhaybcabdiClaahi 2 ай бұрын
Cabdibooziz
@hamdajama3809
@hamdajama3809 2 ай бұрын
yaasalam makala dhacan lakin wax u codeyay inanka murayada xiran allh yacisag❤
@AhmedMohammed-le6ev
@AhmedMohammed-le6ev 2 ай бұрын
Cawil Aarka🦁 ayaan u codeeyey
@baxsanqurux4989
@baxsanqurux4989 2 ай бұрын
Boosiiis🎉
@abdisalanyaredahir2474
@abdisalanyaredahir2474 2 ай бұрын
Nagiib😮😮
@alaleadem27
@alaleadem27 2 ай бұрын
Alfa 1aad ah
@tayasirabdiomar9633
@tayasirabdiomar9633 Ай бұрын
Cajabeey Cajiibeey Winner 9/10
@barwaaqodirrie6054
@barwaaqodirrie6054 2 ай бұрын
❤❤
@mohamedabdikadir4774
@mohamedabdikadir4774 2 ай бұрын
Najib alpha
@mohamedabdikadir4774
@mohamedabdikadir4774 2 ай бұрын
@user-jp5uk4yq5z
@user-jp5uk4yq5z 2 ай бұрын
Mo HalaC🔥
@munaquen4394
@munaquen4394 2 ай бұрын
Waah waah cawil
@user-eg5vn9bu1n
@user-eg5vn9bu1n 24 күн бұрын
1👍
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 2 ай бұрын
Caadimaha codkagu wallo magacaga magaranayo💚💚❤️❤️🤍🤍❤️❤️💚💚💚❤️🤍🤍❤️💚💚💚
@user-yx8gj8bo3y
@user-yx8gj8bo3y 2 ай бұрын
We we❤❤❤
@jimcaalebashiir6097
@jimcaalebashiir6097 2 ай бұрын
Dhanil yaro ninkaa dheedheeye hala hagaajiyo oo hore udhaqaajiya
@user-ew3sh1vp7r
@user-ew3sh1vp7r 2 ай бұрын
Woow cawil baa siiyaya
@user-ew3sh1vp7r
@user-ew3sh1vp7r 2 ай бұрын
Kuli waan wataa waycdmacyihin
@SadaamMahamed-ht7ex
@SadaamMahamed-ht7ex 2 ай бұрын
Cawil
@NImcoAhmed-ju4ef
@NImcoAhmed-ju4ef 2 ай бұрын
2 da inan koofiyadaha xidhan inamada gacan qabo please
@abdinouryousuf3849
@abdinouryousuf3849 15 күн бұрын
Suul dhabaalaha kadaa qulub ayad kuwada raga
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 2 ай бұрын
3ka xasan aadan heestisa qaday mansha allah🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤💚💚❤️❤️🤍❤️❤️💚💚💚❤️❤️❤️
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 2 ай бұрын
Kalabad isna waku haysta codkiisa🤍🤍❤️💚💚❤️❤️🤍🤍🎉🎉🎉🎉
@barwaaqodirrie6054
@barwaaqodirrie6054 2 ай бұрын
Cawil esh cala cod
@mmmm1224.
@mmmm1224. 2 ай бұрын
Maxamed bk iyo yurub geenyo habeen ku casuum madashan
@zagalmohamet7462
@zagalmohamet7462 2 ай бұрын
Bk ma fanbu ku jiraa mxaa lag casuumah😅
@mmmm1224.
@mmmm1224. 2 ай бұрын
​@@zagalmohamet7462 ma music baa la tumayaa waa cod uun sow maaha
@HibaaqAbdiKaafi
@HibaaqAbdiKaafi 2 ай бұрын
222
@isxaaqapdi11
@isxaaqapdi11 2 ай бұрын
Wr zxp barnamijkasu kle wn raba zxp ee iso qabo ❤ wllkyow
@mohamedabdalla9590
@mohamedabdalla9590 2 ай бұрын
Abdibosis 1
@barkhadahmed-ri4tg
@barkhadahmed-ri4tg 2 ай бұрын
mohamed haLac🥰
@Afgaani-i1u
@Afgaani-i1u 2 ай бұрын
Cadku inuu ku caabudo waa laga Badalay wll kalmadaas waa Qalad Abwan Habraawi oo sameeyay Erayada Iyo maxamed saleban Oo qaada Waxay ku badaleen DADKU INUU KU CALMADA SOO KUMA CANAANTEEN😊
@GeenyaDaCibraan
@GeenyaDaCibraan 25 күн бұрын
Cabdi bosis codbuuu kugaracy kuwa yar yre sanqada kahdlya 😂
@faraxsaxardiid
@faraxsaxardiid 2 ай бұрын
Cccc❤❤❤❤❤❤❤
@khalidhassan4169
@khalidhassan4169 2 ай бұрын
Nagiib alfa
@adanlove27
@adanlove27 2 ай бұрын
Cabdi-booziz ayaa ku codeeyay
@hanimaxamuud4728
@hanimaxamuud4728 2 ай бұрын
nink funanada cad wadanaa❤
@inahchama9205
@inahchama9205 2 ай бұрын
ABDI BOOSIIS DHANKA QARAAMIGA WAA TOP MOHAMED HEESAHA DANBE ISAGUNA TOP KU YAHY
@user-ew3sh1vp7r
@user-ew3sh1vp7r 2 ай бұрын
Halca baasiiyay
@farduusoali2383
@farduusoali2383 2 ай бұрын
boosiis❤
@halimahersi7924
@halimahersi7924 2 күн бұрын
Cabso boowsi
@HiboAbdi-eg7oc
@HiboAbdi-eg7oc 2 ай бұрын
Bobsis iyo nagiip wataa❤❤❤
@AbdiwaliIbraahim-dj2bd
@AbdiwaliIbraahim-dj2bd 2 ай бұрын
Alfanaan awiL
@user-dd2jd7if9o
@user-dd2jd7if9o 2 ай бұрын
Boodsis
@farxiyafaarax7647
@farxiyafaarax7647 2 ай бұрын
𝚌𝚊𝚠𝚒𝚕💯👌
@hafsamahamed4104
@hafsamahamed4104 2 ай бұрын
Cawal
@SuhaybcabdiClaahi
@SuhaybcabdiClaahi 2 ай бұрын
Cabdibooziz
Cajiib yaa kula cod macaan fanaaniintan @dheereye4040
16:15
Dheereye
Рет қаралды 13 М.
U codee fanaanka kula codka macaan ||@dheereye4040 || woow
27:34
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 10 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН
Heeso  bila music xamda xaraabo iyo cadceed
19:51
Cadceed channel
Рет қаралды 37 М.
WALIGAA MA SAMAYSAY ?????
14:13
Najah
Рет қаралды 4,2 М.
Eid mubarak Dhamaan umada islaamka ah @dheereye4040
34:27
Dheereye
Рет қаралды 98 М.
u codee labadan fanaan yaa kula cod macaan @dheereye4040
16:30
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН