Majaajilo Godob-Jacayl Part 1[Riwaayad somali ah]

  Рет қаралды 390,409

cakaara

cakaara

17 жыл бұрын

Riwaayadii Godob-Jacayl, Huryo oo ku mataleeya Dumar.. very funny and laughing... Abs, u will love it..

Пікірлер: 21
@BintAbdullahi1
@BintAbdullahi1 14 жыл бұрын
ninkan maaha huryo waa axmed xuseen jigjigaawi oo reer jabbuuti ah waligiiba dumar ayuu matalaa waan nin aad ugu dheereeya matlaad dumarka allaha unaxariisto jigjigaawi iyo miicaad
@aishagure1664
@aishagure1664 3 жыл бұрын
So waaw nice riiwayad allha unaxristo intidhimatay oo riwayda kujirta iyo inta comentiga qoray 13kahor ilaa 10sano kahor allha uwada naxristo intadhimtay anagana allha nonaxristo
@CMY142
@CMY142 15 жыл бұрын
kkkkkkkkkkk dasab buu kaa noqday hahahhaha OMG waaan jeclahay ruwayadan
@cali0010
@cali0010 2 жыл бұрын
Riwaayadaan waxaa daawaday 2001, waa riwaayad qadiimi ah, waxaa filayaa in la duubo 10 sano ka hor xilligaan daawaday.
@cakaara
@cakaara 17 жыл бұрын
waa ruwayadii Godob-Jacayl oo aay aad u funny ah, it is one of my favorite somali comedy films, i will be posting other parts of the movie with KabshiishayNewsWeeek actor.... i will leave u judge..
@Baarqabka
@Baarqabka 14 жыл бұрын
kkkkkkkkk dacas 9/5 baa la isla dhici doonaaaaaaaaaa tht was funny damnnnnnnnnnn
@kadijasaid534
@kadijasaid534 4 жыл бұрын
Allah haw naxariisto Mead Miganeh iyo Jigjigawi
@abwanqarni8248
@abwanqarni8248 6 жыл бұрын
Mch allh
@rhubesh
@rhubesh 16 жыл бұрын
sheekeeye iyo jigjigaawi weeyan.
@abdisamad691
@abdisamad691 15 жыл бұрын
cakaara can u please post the rest of the riwaayad brother
@farxiyaibrahim5870
@farxiyaibrahim5870 6 жыл бұрын
Waxa Weyane jigjigawi waar reer Jabuti ku maagac Dhere salugla
@samaroon
@samaroon 15 жыл бұрын
omg:_:_- wa riwayad xasuus leh wale sideen u hela sxbyaal iyado dhan? cakaarow mad noso galisid sxb qeybahedi kale
@maxamedmaxuud3651
@maxamedmaxuud3651 7 жыл бұрын
Fny im so happy
@cakaara
@cakaara 13 жыл бұрын
Insha Allah waan soo gelinayaa inta ka hadhsan- heesuhu waa ka saaaray ee majaajilo wax ku kola weeeye runtii- waxaa laga heli karaa had meeshaad jooogto
@craxmaanducaale-ox8xj
@craxmaanducaale-ox8xj Жыл бұрын
😊😊😊😍😍😋😅 4🎉😂❤😂 4
@Xaaaxi
@Xaaaxi 14 жыл бұрын
3:44 Afar mid iyo Maalmo Irsiq ayn cuno Aqalkeena ma keenine.. Ma Umadi dhimanaysu ISRAAIL iska daayay.... funny
@lhudoon28
@lhudoon28 14 жыл бұрын
hahaha
@sabahqurux4229
@sabahqurux4229 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk
@hoodoayaan3052
@hoodoayaan3052 11 жыл бұрын
huryo ilhay hawmaxariisto runtii waxaan ku qoslay ma dadkii dhimanayay ayuu isra iil iska dayya marka uu leyay
@sacdiacali3491
@sacdiacali3491 5 жыл бұрын
hoodo ayaan of
@khaalidyousuf1211
@khaalidyousuf1211 5 жыл бұрын
Imdr ma yoonis bad thy
Majaajilo Godob-Jacayl Part 2 [Riwaayad somali ah]
7:56
cakaara
Рет қаралды 565 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 29 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 20 МЛН
Ciil Badanaa- Ruwaayad reer Jabuuti
19:27
Universal TV
Рет қаралды 410 М.
Qayb Kale & Riwaayaddii "Godob Jacayl"  2
11:37
Tixraac
Рет қаралды 105 М.
majaajilo | Riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
8:07
Majaajilo | Daankaas Baan Kugu Dhufan | Caawa Aynu Wada Duulno
11:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 160 М.
Deg Deg Daawo Riwaayadii Cidla ka qooq part 1
1:01:31
mahamed liibaan
Рет қаралды 10 М.
RIWAAYAD WITH  SAREEYE , MIICAD MIGANE AND MORE
25:29
somalworld
Рет қаралды 259 М.
RIWAAYADII HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN FULL DRAMA QAYBTII 1AAD
1:33:56
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Godob jaceyl 2.flv
10:03
Xildhiban Publications
Рет қаралды 45 М.
Riwaayaddii Dhayla Jecel Qaybtii Dambe
1:04:44
Tixraac
Рет қаралды 447 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
0:18
HaHaWhat
Рет қаралды 16 МЛН
I Can't Believe My Dad Did This...
0:47
Zhong
Рет қаралды 18 МЛН