Calaamadaha Waawayn ee Qiyaamaha #2 | Wakhtiga Mahdiga & Astaamihiisa

  Рет қаралды 27,155

Jawaahiri

Jawaahiri

Күн бұрын

Mahdigii beenta ahaa ee 1979 kii
• 1979 kii weerarkii Kac...
Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 52
@jawaahiri
@jawaahiri 2 жыл бұрын
Mahdigii beenta ahaa ee 1979 kii kzbin.info/www/bejne/q2rTZ2eXprSdbaM
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 2 жыл бұрын
Khadar brother barnamijkaan fadlan nosoo tarjum waa barnamij muhiim ah mahadsanid kzbin.info/www/bejne/j2q3p5x_qr2Diac
@jawaahiri
@jawaahiri 2 жыл бұрын
@@purhaanxbf8496 insha'Allah haye lkn waan edit garayn doonaa waayo Quality geeda ayaa hooseeya iileen 90s kii ayaa la duubaye, lkn xog muhiim ah ayuu gudbinayaa professor ku 👍👍👍
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 2 жыл бұрын
@@jawaahiri haye brother wan ku sugeynaa inshallah jazakumullah
@samira-of3rd
@samira-of3rd 2 жыл бұрын
@@jawaahiri qiyamah miya soodhaw wll
@maykallyare8847
@maykallyare8847 2 жыл бұрын
Sxp sheqa quranka.aqrinayo magacis wll
@khadraguuleed3058
@khadraguuleed3058 2 жыл бұрын
Mnsh allah inkasta oo aad nagalasoo raagtay Wll maad naga waydiisid xalqadii hore
@herofliveTV
@herofliveTV 2 жыл бұрын
Mahadsanid cilmi aad u fiican ayaad nooga faaiidaysaa ku soco wll
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 Жыл бұрын
❤Mahadsanid Sidaad u Sharaxday Xigmada Alle Haku Saa'idiyo
@ahmedabyad5691
@ahmedabyad5691 2 жыл бұрын
mshlh agreat topic
@goldhunter7
@goldhunter7 2 жыл бұрын
Noo sobadi sxb saan qalbiyadeena ugu dajinoo waa sheyga ugu fcn in lis xasusiyo
@naasirbashiir3246
@naasirbashiir3246 2 жыл бұрын
Jazzaka-Allah Wllo
@sadaqalijamac4386
@sadaqalijamac4386 2 жыл бұрын
Ilaaahay wakhtigaa fitanka badan nama joojiyo😥😥😥😥😥😥
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 2 жыл бұрын
jizakallaahu walal qaali
@CkaafiMaxamuud
@CkaafiMaxamuud 9 ай бұрын
Walal jasaaka laah
@abdifatahcg4055
@abdifatahcg4055 2 жыл бұрын
War zhp heedhe yaa budhka kula dultaagan , kaftan hayga ahaate Please bro mawduuca sidagan inoogu soo gudbi oo dagdaga kadaa mhds
@abdishakurhussein9598
@abdishakurhussein9598 2 жыл бұрын
JazakAllah kheyr
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn Жыл бұрын
Welcome
@somaliland1944
@somaliland1944 2 жыл бұрын
Walal man gari kara
@khadraguuleed3058
@khadraguuleed3058 2 жыл бұрын
Wll khdr miyaad ku tala jirtaa inaad nooso turjunto mar uun buuga forbiden pro phecies insh allah
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 2 жыл бұрын
Walal waxaan ku dhihi lahaa barnaamijkan waa mid aad u xiiso badan wana mid baladhan saad hore noogu sheegtay markaa isbuucii miyaad laba mar nooga dhigtid si kasta oo wakhtiga cidhiidh kuugu yahay Mahadsanid nin aan wax badan taageero ayaad tahay runtii
@jawaahiri
@jawaahiri 2 жыл бұрын
Wll way igu adag tahay
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 2 жыл бұрын
@@jawaahiri haye walal intan noogu soo dadaal sabti walba insha allah
@childrenentertainment2254
@childrenentertainment2254 2 жыл бұрын
Walal hadalkaaga kala fur fur oo tartiib u hadal si dad badani kuu fahmaan degdega iska ilaali Mahadsanid
@sucaadmaxamad1484
@sucaadmaxamad1484 2 жыл бұрын
Serieskaan usbuucii 2 jeer nooga dhig wll allah haku sharfee
@hanahassan1000
@hanahassan1000 2 жыл бұрын
Masha allah wallhi wax badan ayaan ka Faaidy walalo nasoo badi lakn waa channelling chanelka rasmiga ahi
@CkaafiMaxamuud
@CkaafiMaxamuud 9 ай бұрын
Cabdikaafi maxamuud c/laahi
@najiib9486
@najiib9486 2 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo wll
@xasanqasaare7467
@xasanqasaare7467 2 жыл бұрын
Masha alaah
@schienemahmud2846
@schienemahmud2846 2 жыл бұрын
Waa Ku mahadsantahay sxb
@mushtaaqosmaan6997
@mushtaaqosmaan6997 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll lkn hadalka hadadajin ado raliya wll
@somaliland1944
@somaliland1944 2 жыл бұрын
Wa
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 2 жыл бұрын
Wr sxp adigoo mahadsan wxnu kaa codsan lahayin inaanad codka deg dega kadaaa tartiib ha dedejin
@xasanqasaare7467
@xasanqasaare7467 2 жыл бұрын
Sxb alaah haka qeer siiyo
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Fadlan wllyaal Nagu soo biira waxaad kaheli doontaa kanaalkaan barnaamijyo Nashiidooyin tarjuman iyo wixii khayraba👏💯
@habonitaabdi9715
@habonitaabdi9715 2 жыл бұрын
Mahasanid walal
@abasibrahim9806
@abasibrahim9806 2 жыл бұрын
Waxad akhrista ayadka lisaanka o dhan si aad carabkaga shaydanka uga haro dagdaganu kaga bo wna mhdsnthy
@yunisgaming3973
@yunisgaming3973 6 ай бұрын
khurasan waa afgahnistan iyo iran aan kusaxo sxb🎉
@mahadcaddaan
@mahadcaddaan 2 жыл бұрын
❤❤❤
@somalicitizen6807
@somalicitizen6807 2 жыл бұрын
Shekhan magaciisa ii sheeg wll
@jawaahiri
@jawaahiri 2 жыл бұрын
Sh xasan al waajidi
@Abdimaaliki
@Abdimaaliki 2 жыл бұрын
Wll waxaan ku waydinagaa sual waxaa dhahday kacbada waxaa so weerari doona xabashi waqtigaas kadibna Dib laguma Dugan doona Waqtigaa wax Muslim ah maku noola miyaa kacbada 🤔
@jawaahiri
@jawaahiri 2 жыл бұрын
Wakhtigaas "HAA" sidaynu xaga danbe ku arki doono insha'Allahu
@maykallyare8847
@maykallyare8847 2 жыл бұрын
Sxp sheqa quranka aqrinayo magacis
@alsiisiabdi441
@alsiisiabdi441 Жыл бұрын
N N K H❣❣❣❣❣❣❣❣
@mohamedadan2711
@mohamedadan2711 2 жыл бұрын
Magacii mahdiga
@aishasufi1447
@aishasufi1447 2 жыл бұрын
mohammed bin abdullah
@mohamedadan2711
@mohamedadan2711 2 жыл бұрын
Walal wax riiyo Allah igu tuusay muddo 20 sano ka hoor arinkan la in ka dhalaano hassan . Waxana , wlh wa ajiib ‘ intee uu ku dhashay lama shegiin miya
@amedkohen5262
@amedkohen5262 2 жыл бұрын
Hadalkaaga daji
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 700 М.
Calaamadaha Waawayn ee Qiyaamaha #4 | Wakhtiga Dajjaal Q.2aad
34:21
Calaamadaha Waaweyn Ee Qiyaamaha Ka Soo Horeeya Sh.Umal
1:18:18
Baraarug Media
Рет қаралды 95 М.
Maalinta Qiyaamaha Waa Maalin Aad Uwayn ᴴᴰ┇► SHEEKH MUSTAFA
44:33
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 111 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36