No video

CALAAMADAHAAN HADAA ISKU ARAGTO QAFLA AYAD KU JIRTAA ᴴᴰ┇Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

  Рет қаралды 991,883

Alnasiixa Media

Alnasiixa Media

Күн бұрын

PLEASE SUBSCRIBE TO OUR CHANNEL
www.youtube.co...
Facebook : / alnasiixa
Twitter : / alnasiixa
KZbin: / alnasiixa

Пікірлер: 1 000
@Alnasiixa
@Alnasiixa 6 жыл бұрын
Macnaha *GAFLA* : waa [ *dhoohanaan* ] Hadii aan sii Fasirno Waa : *In Aduunka kaliya looshaqeysto, Aakhirana la Mooganaando oo ey xisaabtaba noogu jirin*
@aminaabdullahi8833
@aminaabdullahi8833 6 жыл бұрын
Ilaaah ba kamagan galne😢
@khadarnuur9240
@khadarnuur9240 6 жыл бұрын
Alnasiixa Media
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 6 жыл бұрын
Alnasiixa Media jazakalah kheyrul jazaa
@abdinajibibrahimadan5968
@abdinajibibrahimadan5968 6 жыл бұрын
Alnasiixa Media mahasanid wll ma fahnsaneyn wlh gafla xamar
@aleyleteam3110
@aleyleteam3110 6 жыл бұрын
Alnasiixa Media Waan faideysteey
@naciimosheikh8172
@naciimosheikh8172 6 жыл бұрын
Sheekh mustafe Illahay dartiis ayn kuu jclhy waxna rbaa inaan jannada Ku kulano insha Allah.
@techwolf20
@techwolf20 6 жыл бұрын
Naciimo Sheikh Mancha Allah kuligenba allah ha inagu kulmiyo
@mohamedmohomoud5830
@mohamedmohomoud5830 6 жыл бұрын
BroKhalifa Mst Aamiin ALLAHu Aamiin
@jamesrodriguezjamesrodrigu6145
@jamesrodriguezjamesrodrigu6145 6 жыл бұрын
Ilaahay haa kujeclaado naciimo.shkh
@MohamedMohamed-gp8lo
@MohamedMohamed-gp8lo 6 жыл бұрын
Naciimo Sheikh
@mucallimobsie6395
@mucallimobsie6395 6 жыл бұрын
mncha allah
@hayaadhassan5739
@hayaadhassan5739 5 жыл бұрын
Isoo duceya wl inuu ilhy heesaha iyo xumntaba qalbigyga ka modobeyo 😓
@asmaomar4158
@asmaomar4158 5 жыл бұрын
Aameen yaa rabi ilaahay qalbiga hakuu nadiifiyo ducada badi qur aanka aqri salaadana waqtigeeda duko
@cabdixakiimcawad596
@cabdixakiimcawad596 5 жыл бұрын
Allah haka dulqaado
@quuenaragsanbbe2890
@quuenaragsanbbe2890 5 жыл бұрын
Ilhay haka madobeyo adiga iyo anagaba
@suxufixurmo7328
@suxufixurmo7328 5 жыл бұрын
Aaamiiiin yaarbi wallshy qalli insha Allah wuukamadoobanayaa Lin Adina isku day inaad xakamayso naftaada
@abdullahiyahyamohamud215
@abdullahiyahyamohamud215 5 жыл бұрын
Alaha kaa madoobeyo wll aamiin
@sundusyousuf7387
@sundusyousuf7387 3 жыл бұрын
Alla ilahayow iso hanuuni anaga iyo intii muslim ah bah😥😥
@MaryamaAbdulahi-er5ug
@MaryamaAbdulahi-er5ug 2 ай бұрын
Aamin❤❤❤
@SaabiriinAxmedwali
@SaabiriinAxmedwali Ай бұрын
Aamin❤❤❤
@ikraanitailkacaz8373
@ikraanitailkacaz8373 4 жыл бұрын
Asxaabta iisoo duceeya in alleh quraanka iyo sallada iyo wanaga igu Soo hanuunayo heesaha iyo salalad laanta igasoohadeeyo😢😢😢😢🤲
@AxmedSaalaxProduction
@AxmedSaalaxProduction 4 жыл бұрын
Maanta Ma kusalideen Rasuulkeennii Muxammad Scw 💙🌹💛🌹💚🌹❤🌹
@NaimaQali
@NaimaQali 5 сағат бұрын
Iso duceya ino Alha salada ifududeyo waswaska iyo shakiga iga cafiyo dhaman Alha na caafiyo Amiin ya rabi
@rijalaali2365
@rijalaali2365 6 жыл бұрын
☝☝☝☝ ya Allah quluhtena cabsidada nogali oo rali naganoqo
@Amirajamac
@Amirajamac 6 жыл бұрын
Aisha Ali Ameen yaa rabbi
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 4 жыл бұрын
Amiin yaa rabbi
@farahsaninaabdullaahi2509
@farahsaninaabdullaahi2509 4 жыл бұрын
amiin yaa rabi😭😭😭😭😭😭😭
@farhiamohammed7187
@farhiamohammed7187 4 жыл бұрын
Amin Amin ya Allah
@hussientahir6047
@hussientahir6047 6 жыл бұрын
Jazaallah khayr sheekh Dar ilaahay ayaan ku jecelahay wlahi ❤❤
@asiaaar5002
@asiaaar5002 6 жыл бұрын
Allow noo naxariiso oo cibaadadaada noo fududee ... Shukran sheikh mustafe
@user-ct7ww7vt8f
@user-ct7ww7vt8f 6 жыл бұрын
jisakumalahu kheyr
@Hijabilover102
@Hijabilover102 6 жыл бұрын
Asia Aar Ameen
@zenabmohamed2977
@zenabmohamed2977 6 жыл бұрын
alow no naxaritso
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 5 жыл бұрын
Daadka saaro deisleed ayaan laa yaabey
@fartuunfilsanoficial3290
@fartuunfilsanoficial3290 6 жыл бұрын
Dunida inta Adani kunool Bacda 2tiyta Walid Abahay iyo Hoyadey Gacalo Waxan Uu Jeclahay Sheikh Mustafa Hajji ismail harun ilahay Subhana Watacala waxan Ka baryaya Jannaduul Ferdows kuwa Taris Ku noqto Allahuma Amiin ya Allah ya Jabar ya Caziz ya wadud ya Rahman ya Raxim Walalayalow Ducadeytaa Allah SWT inu iga Aqbalo Ducada igu Kalmiya ilahay idinkana Jannada hanagu Kulmiyo Amiin
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 6 жыл бұрын
Abdulfatah Osman Aamiin yaa rabiii Dhamaan teenba
@haidarsweedendream9101
@haidarsweedendream9101 6 жыл бұрын
Abdulfatah Osman ammiiin wll
@monaomar7555
@monaomar7555 6 жыл бұрын
Ameeeen Ya Allah
@HAMZAHamza-bl8jh
@HAMZAHamza-bl8jh 6 жыл бұрын
Amin alow kurume
@dhamestirandumar9966
@dhamestirandumar9966 6 жыл бұрын
amiin yaa rabi
@amiiraboodhlle5934
@amiiraboodhlle5934 6 жыл бұрын
Abaalkaaga janno firdows Allah haka dhigo sheekh aamiin ya Rabbi
@hayatimhaya4254
@hayatimhaya4254 4 жыл бұрын
1_التكاسل عن الطاعات (ولا يأتون الصلاة الا وهم كسالى) ٢_الاستهانة بالمعاصي . ٣-عدم استفادة بالوقت waqtiga ka luma faaido la'aan 4-qofkoo anayblawyayn ilahay wuxu amray oo ay lafudydato
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 9 ай бұрын
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 7 ай бұрын
كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم 🩵
@mucurashmucuraj3177
@mucurashmucuraj3177 6 жыл бұрын
Wlh Calamadan badan isku arkay lacag Ribo wan qatay masajidka salada jimco matago Allow isoo hanuuni aniga iyo kuwa ila midka
@salwajjj8705
@salwajjj8705 6 жыл бұрын
Mucurash Mucuraj amiiiin😥😥😥
@fardusbarreh5667
@fardusbarreh5667 6 жыл бұрын
amiiin wllo
@sagalinabbyano7985
@sagalinabbyano7985 6 жыл бұрын
Mucurash Mucuraj amiiiin wll
@abdallahdahermousa3867
@abdallahdahermousa3867 6 жыл бұрын
Mucurash Mucuraj allah dhamanten haina so hanuniyo wall ribada aad uga taxadar waa dhib ad u wayn
@everythinguneed6223
@everythinguneed6223 6 жыл бұрын
Mucurash Mucuraj Aamin ya Allah
@keyfabdikadir5075
@keyfabdikadir5075 6 жыл бұрын
Masha allaah shaikh mustafe ismacil Jazaaka allaaahu kheyr allaah haku xafido shaikhana💜💜
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
Hadii aad gadaashey dhagey sato iiduceey wall anigu hesaha ayaan dhageystaa in ilaahey iga madoo beyo
@Aisha-qn5tx
@Aisha-qn5tx 4 жыл бұрын
allah hkaa madoobeeyo wllo adiguna dadaal same si aad uga harto🙏🙏🙏
@samraa13
@samraa13 4 жыл бұрын
Tasbiixda badi iyo dhageysiga muxaadarada
@yourcountryimportant8358
@yourcountryimportant8358 4 жыл бұрын
Wllo alle haynga wada madoobeeyo aniguna waa iskagkaga taag lahay wllhi markan daa maagba waan ku noqoda mudadii ugu dheerayid een abid iska joojiya haydi hal sano kadib hadna waan bilaaabay illahowu adaa jira
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 4 жыл бұрын
Allah haka Modobeyo walal
@khadraahmedmohamed9092
@khadraahmedmohamed9092 4 жыл бұрын
Alaha ka madobeya xumanta
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 5 жыл бұрын
Ifka lagu yahy wllo igu ducey inu hesaha iyo xumanta iga modoweyo oo ilahey utopakena wllahey
@saidoabdirahman6749
@saidoabdirahman6749 4 жыл бұрын
Abyo Allaha nasoo wada hanuuniyo
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 жыл бұрын
@@saidoabdirahman6749 aamin ya rabih
@ruqiyaruun2526
@ruqiyaruun2526 3 жыл бұрын
NAFTA waa la dhibaa ee dhib
@ilhaanosmaan9934
@ilhaanosmaan9934 6 жыл бұрын
ماشاء الله ماشاء الله تبارك الله وتعالى في احسن جزاكم الله خيرا
@MohamedHassan-tx2gx
@MohamedHassan-tx2gx 6 жыл бұрын
Ilhaan Osmaan qafla maxaa la dhahaa
@ilhaanosmaan9934
@ilhaanosmaan9934 6 жыл бұрын
Mohamed Hassan qafla maxaa kawadaa Akhiii
@MohamedHassan-tx2gx
@MohamedHassan-tx2gx 6 жыл бұрын
Ilhaan Osmaan Sheekha waxuu dhaheey"intaan arimo hadii aad aragtid qafla ayaad kujirtaa" Ereyga qaflo maxaa lala jeedaa
@ilhaanosmaan9934
@ilhaanosmaan9934 6 жыл бұрын
Mohamed Hassan walal waxaa laga wadaa qof aan cilmiga diinta wax badan ka aqoon
@somaliamyblood4170
@somaliamyblood4170 6 жыл бұрын
Qafla waa erey Carabi ah oo micnihiisu yahay "Mooganaan" ama qof aan ogayn in uu ka durkay khayrkii iyo wanaagii diinta.
@engrabdullahi8405
@engrabdullahi8405 6 жыл бұрын
Xasuusinta aad naxasuusid Allah haka Abaal mariyo
@axmedcabdi9436
@axmedcabdi9436 6 жыл бұрын
ABDULLAHI MOHAMED
@boqoradajecelinasheegowyar3383
@boqoradajecelinasheegowyar3383 6 жыл бұрын
Sami Abdalla سحر
@ciriqs2430
@ciriqs2430 4 жыл бұрын
sheikh mustafa hadu i guursan lahaa nolosha malaha waku barwaaqobi lahaa allah ku barakeeyo
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@abdullaomar6176
@abdullaomar6176 4 жыл бұрын
Naftaada khayrka ku tarbiyee
@emem3711
@emem3711 5 жыл бұрын
شكرا علي جهدالطيب وجزاك الله خيري الجزي (شيخنا ) (من أكبر) أسباب ضعفنا وتقصرينا (1) الغفلة عن مرا قبة الله تعالي)
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 4 жыл бұрын
Allah hana ilaashado hana nagafogeeyo wixii xunba aamiin🙏🙏❤🌷Yaa rabi
@rahmaalisalad9775
@rahmaalisalad9775 6 жыл бұрын
Subxannallah Ilahayow noodambi dhaaf anaga iyo intii islamaba🙏 Jazakallah wll
@zeynabxasan8972
@zeynabxasan8972 5 жыл бұрын
Allhanahanuuniyo sh allhakudeysto
@cumarcabdicabdiraxmaan1268
@cumarcabdicabdiraxmaan1268 5 жыл бұрын
allow qalbigena diinta ku xasili
@cumarcabdicabdiraxmaan1268
@cumarcabdicabdiraxmaan1268 5 жыл бұрын
allow qalbigena diinta ku xasili
@safiyoxasan1350
@safiyoxasan1350 5 жыл бұрын
Aammin yaaa rabii
@saarokiin4256
@saarokiin4256 4 жыл бұрын
@@safiyoxasan1350 amiin yaa raaapi😪
@mahadgesale6647
@mahadgesale6647 5 жыл бұрын
Walhi sheekha somalida ugu aqliga badan waax u leeyahyi hdl dabcan oo daagn oo ayi kuu jirin ohiin been ah iyo qayilo been ah walhi cuulimda somali sheekha ugu hormarsan walhi weyaan quuluubta dadaka ayu tooos ula hdlya alha kuu daayo sheekh mustafe
@aymanhadsan9751
@aymanhadsan9751 6 жыл бұрын
يا ربي اغفر لي وارحمني واجعل قلبي في قرانك يا الله❤️❤️❤️❤️
@fardusbarreh5667
@fardusbarreh5667 6 жыл бұрын
amiiin wllo
@asmaamohamoud4382
@asmaamohamoud4382 6 жыл бұрын
Ayman Hadsan
@haaruunahmedduceysaneoffic5553
@haaruunahmedduceysaneoffic5553 3 жыл бұрын
Alle SWT qalbigeyga waxaa oo dawa uga dhigay quranka wacdiga salada alle ana ka baryaa inow igu dilo iyo muminita ilamidka ah Kuwa raxmadas heysana alle ha so hanuuniyo aamin alahuma👏❤
@Queen__Safi
@Queen__Safi Жыл бұрын
Amiin yarabi allow salada ii hagaaji🥺
@aktv4681
@aktv4681 4 жыл бұрын
subxanaAllah
@anuushali9099
@anuushali9099 5 жыл бұрын
Asxbey igu soduceeya inu ilahy sawj iga dhigo niin shiiqa oo kitabka dusha iga xafdaiya wlhi ila yaran taydi ayan jecla nin shiikha inan guursado lkn mahelo plz igu soduceya shiikh wan jeclahy inu ilahy si sahlan igu siyo 🙏👏🏻🙏
@gabadheydalajeceleyallowii3503
@gabadheydalajeceleyallowii3503 5 жыл бұрын
quruxey illahey haku sahla nin wanagsan lkn ogow shiikha naftirkiisa wuu bartay oo kuma uusan dhalanin adiga ne wad baran kartaaa insh allah ka bilow quranka tafsiirka ku xiji axaadista ku xiji maanta bilow inad wax barata xita meesha wacdigan ka dhegeysatay ayad tafsiir ka baran karta quran ka baran kartaaa
@ajboy9738
@ajboy9738 5 жыл бұрын
masajdkena aye jogan lakin lacag mahestan marabta🤔
@Somali-One
@Somali-One 5 жыл бұрын
hadaa shiiqad tahay ILAHAY KUMA HOOJINAAYO. waxaad u heli laadahay malaha adaana astaamihii lagu helaayey aan buuxin. bal dib iskugu laabo.
@anuushali9099
@anuushali9099 5 жыл бұрын
Mowlid Osman wll ani qofki iyaqaan aya igaran kara wlhi ani ma ihi qof xun qof helu salada ayan ahy qof afkeda iyo adinkedaba laga nabad galan ahy saso thyna nasiibkayga xuun oo man helo
@anuushali9099
@anuushali9099 5 жыл бұрын
Gabadheyda Lajeceley allow ii ilaali abyo quranka wa aqiin lkn man dhameysan ee wxn raba nin wadada oo wuxu igu dhama i bara awladan u dhalana si fican an u wada bar barsano
@ibnuhussein5080
@ibnuhussein5080 5 жыл бұрын
أنت شيخية الحياة التي تغيرت جزا ك الله خيرا
@abdiasiisabdirashiid4985
@abdiasiisabdirashiid4985 6 жыл бұрын
Jazakallah sh mustafa allaha ku dhowro cimrigaagu ha dheeraado allaha kugu anfaco cilmigaaga anagana kuwa qaatah wacdiga allaha naga dhigo
@naciimaali1631
@naciimaali1631 5 жыл бұрын
Mash allah
@ilwadmahomed1287
@ilwadmahomed1287 5 жыл бұрын
Inallilllah 😢😢😢😢 waligay maan arkin dad wacdi ilaahay dislike siinaya Allahu akpar seed gacantada ugu quudhi kartaa inaad dislike kusiiso 😢😭 Ilaahow masoo hanuni
@najmamahamoud6310
@najmamahamoud6310 4 жыл бұрын
inaysan aqoon ulahan balaga yaba wll
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 4 жыл бұрын
Islam baaney axainn
@farahsaninaabdullaahi2509
@farahsaninaabdullaahi2509 4 жыл бұрын
amiin yaa rabi😭😭😭
@abdifataahabdilaahi5273
@abdifataahabdilaahi5273 4 жыл бұрын
Malaha Way Ka Dhacday
@aragsanmajeey7891
@aragsanmajeey7891 4 жыл бұрын
Walaal ineysan aqoonin baa laga yaaba 😭
@libanahmed7277
@libanahmed7277 6 жыл бұрын
Masha aLH Sh Mostaphe Alle Cimriga Iyo Cilmigaba ha ku barakeeyo❤
@luqmaanal.xakiim2524
@luqmaanal.xakiim2524 6 жыл бұрын
مشاء ألله يا شيخ مصطفى حفظك الله من كل سوء ومكروه
@abdirazak.a8336
@abdirazak.a8336 6 жыл бұрын
jaskaallah kheyr shekh mustafae alle haku barakeeyo
@ayuubsaciid3157
@ayuubsaciid3157 6 жыл бұрын
Masha allah al nasiixa Allaha idinka abaal mariyo
@afrahjama409
@afrahjama409 6 жыл бұрын
Masha Allaah very true words, subhanallah jazaa a kallashu kheiran jazaa.
@farhiakhaliif1460
@farhiakhaliif1460 6 жыл бұрын
Ala illahayow isoo hanuuni aniga iyo inta lunsanba😭😭😭😭
@ghaith2431
@ghaith2431 6 жыл бұрын
Jazakumullahu Khayr, Wish Alnasixa Channel to xontinue tiz kind of gd work So, May Allah S.W.T bless u all. Allahuma Ameen,
@Alnasiixa
@Alnasiixa 6 жыл бұрын
+Mas'ud Dr.Sayed Ali {Wise Ozil} Waiyak bro, May Allah SWT Bless u 2
@ghaith2431
@ghaith2431 6 жыл бұрын
Ameen Ameen Ameen Ya rabil Alameen,
@kinggarwaal3182
@kinggarwaal3182 6 жыл бұрын
الله يجزيك الخير يا شيخ مصطفى. يعطيك. ألف العافية
@axmedaxmed1891
@axmedaxmed1891 5 жыл бұрын
Asm isoo.duceeya.in.ilaahay.iifudud.Eeeyo.kharka
@adeshyare6588
@adeshyare6588 6 жыл бұрын
Masha allah sheikh mustafa ilaah haku xafido
@monaahmed3246
@monaahmed3246 6 жыл бұрын
Ilaahy ha ino dambi dhaafo dhamaanteen
@somaliamyblood4170
@somaliamyblood4170 6 жыл бұрын
Mona Ahmed Aamiin
@hadiyahadiya2518
@hadiyahadiya2518 6 жыл бұрын
Ilaawo xaqa na waafaji adigaa awood lehe😭😭😭😭
@khadrahana9667
@khadrahana9667 6 жыл бұрын
Alle kharka aad na fartay alle haka jisai siiyo sheekh
@ahmedmussa5890
@ahmedmussa5890 6 жыл бұрын
Mansha allah illaahay ha inagu sugo xaqa .scw scw
@ahmedhaybe6757
@ahmedhaybe6757 5 жыл бұрын
IlahaH haku barakeYo Miisaanka xasanaadkana kuugu daro danbogaagana ha dhaaho aaamn💕
@adcomultiservice4158
@adcomultiservice4158 6 жыл бұрын
جزاأك الله شيخنا، الله يحفظك
@libanshamin8151
@libanshamin8151 6 жыл бұрын
Msha allah sheikh mustafa allow ku xafid
@nacimajwarsame387
@nacimajwarsame387 6 жыл бұрын
ALLOW nasoo hanuuni addaa awood leh e
@abdalleh.ebrahim7642
@abdalleh.ebrahim7642 6 жыл бұрын
nacimaj warsame Aaaaaamiin wllo
@filsanxaaji7984
@filsanxaaji7984 3 жыл бұрын
Amiiin amiin 🤲😢
@ismailsoodsoodyare5647
@ismailsoodsoodyare5647 5 жыл бұрын
Anaa kamid ah ii duceeya inuu Allah iga badbaadiyo inteysan geeridu ii iman ilaahay towbada nawaafaji
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 4 жыл бұрын
Dadaal inaad dhageysiga shiikhakha wllo
@ubahabdi453
@ubahabdi453 6 жыл бұрын
Jizzakallahu khair akhii fillah
@hamzemohamud3504
@hamzemohamud3504 4 жыл бұрын
IlaHay hynaga dambi dhafo dhmaanteed♥️🤲
@nimcaanmohamed4621
@nimcaanmohamed4621 4 жыл бұрын
Allow qalbigayAgaH saafi nooga dhiG kuwii diintu biyo dhigto allow naga dhiG laba daarooD kuwii GuulaYztaH allow naGaH dhiG alluhuma AmeeN AmeeN Ameen
@khadargeedi5396
@khadargeedi5396 6 жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw
@Amirajamac
@Amirajamac 6 жыл бұрын
Dadka Dislike ga sareen waa kuwa laga hdlooyo acudu billAh
@samraabdi7614
@samraabdi7614 6 жыл бұрын
DDSI 4lyf haa run ahaanti dadka Allah so hanuuniyo
@fartunjohan8156
@fartunjohan8156 6 жыл бұрын
Samra Abdi qafalad maxa waye
@beeloroga1919
@beeloroga1919 6 жыл бұрын
fartun johan waa marku qofku halmaan sanyahay ilahay iyo maalinta qiyama in lays xibaaniyo qaflah(ilowsan)
@fartunjohan8156
@fartunjohan8156 6 жыл бұрын
Najma badane anu cirkuu ku qoraya kayga haaa mahadsanid waa fahmay
@abdallayare9970
@abdallayare9970 6 жыл бұрын
waxan umaleynayaa dislike iyo like inaysan kala garaneyn
@saidabdulahiabshir9458
@saidabdulahiabshir9458 6 жыл бұрын
جزاك الله خير جزا يا شخينا
@mohamedjama6882
@mohamedjama6882 6 жыл бұрын
ما شاء الله جزاك الله خيرا
@sahy_aakhiro
@sahy_aakhiro 6 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا والحنة ربي يحميكم
@lahilahi1076
@lahilahi1076 4 жыл бұрын
2520633855095
@farduusxusen6816
@farduusxusen6816 6 жыл бұрын
Alhey haku zharfo zheekh mustfe
@ridwaanmohammed1882
@ridwaanmohammed1882 6 жыл бұрын
Mncha Allah Sheikh Mustafe Ismacil
@yasminbarkhad4930
@yasminbarkhad4930 4 жыл бұрын
Walalyal aniga hal mid ku falanhy waa hesaha iyo musalsalada waa idin barya isoo duceeya allah inu iga qaado waxa ahy gabar walashiin ah oo 16 jir walakyal waa idin barya marka salada tukadana ba iiso duceeya duco ficana ii soo sheega allahayow kuwa janada ku kulma naga dhig rabiyow walakyal duco marka murugeysantahy iisoo sheega fadlan
@saadaqcalimahamed1388
@saadaqcalimahamed1388 4 жыл бұрын
murugo markad dremto ku celceli :لا حول ولاقوة إلا بالله wardigan ha ilobin marwlbo :سبحان الله والحمد لله ولا إله إلا الله والله أكبر qalbiga aya ku dgya walshy insha allh
@bashaalmedio8441
@bashaalmedio8441 5 жыл бұрын
inta Videogan igaga Danbeeysa Like igu caawa 2019
@faafintasunada9198
@faafintasunada9198 5 жыл бұрын
Ka faaiideso oo saxibadaa gaarsii si ay uga faaiidestaan *Share* dheh Hadi ad ku cusubtahay *islamic Dacwa* Fadlan *subscribe* dheh si ay kuugusoo dhacaan wax kasta oo lasoo galiyo
@qaadirojacayl3103
@qaadirojacayl3103 6 жыл бұрын
thanks brother
@darajeahmedfarmajobnotpres4595
@darajeahmedfarmajobnotpres4595 6 жыл бұрын
Qaadiro Jacayl
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 4 жыл бұрын
Wlhi aniga ka 1 ah dadka Is dhaha hadhow baad shaqaysan Doontaa hada dhalin yar ayaa tahay yaa allah isoo hadee ani iyo wixi ilamidaba
@Quman_qaali
@Quman_qaali 5 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا ajar iyo xasanaad aan la so koobi karin allaha idinka siiyo dambigiina iyo kan labadiina walid allaha dhaafo abaalmarintiinana allaha ka dhigo janatul firdowsa aclaa qeerka aad no so gudbisen wan ka faida allaha idinka abaal mariyo
@ShafiShafi-zr2rn
@ShafiShafi-zr2rn 6 жыл бұрын
Sh.mustaf Allah hakuxafido daaiman
@bushraabdilaahi7728
@bushraabdilaahi7728 6 жыл бұрын
jasaka Allah sheekh
@azmaralrahmaan9700
@azmaralrahmaan9700 4 жыл бұрын
AaamiiN
@Nasrinabdullahi9999
@Nasrinabdullahi9999 6 жыл бұрын
maansha allah tabaraklaah
@huzeinhazancabdi6934
@huzeinhazancabdi6934 6 жыл бұрын
Ilhy yaankaga magn gakay kuwaa necbaystay khyrka alleh
@abdirahimmohamedabdi9243
@abdirahimmohamedabdi9243 6 жыл бұрын
p
@okitsme47
@okitsme47 6 жыл бұрын
dadka dislike iyo like makala fahansana malaha waayo wax la dislike gareeyo maba aha
@gabadheydalajeceleyallowii3503
@gabadheydalajeceleyallowii3503 5 жыл бұрын
waa runtaa waxaa jira dad aan fahansaneyn wixi kas u saaray illahey ba u jeeda aniga marba jirta oo an dislike saari jiray weliba asago 0 ah ban iska saari jiray 2013 weliba tafsiirka iyo muxaadaradka mana ogeyn lkn alxamdullilah wan kala bartay
@adammohamed1514
@adammohamed1514 5 жыл бұрын
Gacanta uga dhacday
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 6 жыл бұрын
Sual ku socoto dadka channel kaan iskaleh soomaali qaflo kujirto maweeyseen carab kaliya ayaad soo bandhigteen ee ??? Sheikh iyo dadka qolka maamulo kuweena xiran iyo muslimiinta oodhan ilaahey hanoo naxariisto aaduun iyo aakhiraba 🇸🇴👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅🇸🇴🇸🇴
@sir_faatix
@sir_faatix 6 жыл бұрын
Waxaad ifahansiisaa waxa lga jeedo *-qaFla-* ma dhimashada
@dii7644
@dii7644 6 жыл бұрын
yahye joker hhhhh maya Waa moooge ama moganaanta waa cudur insaanka ku dhaca✌
@sacdiaziman5741
@sacdiaziman5741 6 жыл бұрын
yahye joker waaa dhofnaan war mooge weyej
@ahmedkariim1039
@ahmedkariim1039 6 жыл бұрын
yahye joker Joker wa taqan ok englisha lkn carabiga inaad radsata dideysa oo barato. Jeesjeska iskada wafahmeysaye walal
@fardusbarreh5667
@fardusbarreh5667 6 жыл бұрын
+ahmed kariim subhanallaaah somali cidkasta ma mageysaa ....walaalo inanku waxbuu ini waydiiyey ee u sheeg ama iskaga aamu carabiga ileen uma dhalane ma qasabaaa inuu garto 😣..................
@mohamedyuusuf7289
@mohamedyuusuf7289 6 жыл бұрын
yahye joker qunful
@ifrahhassan2577
@ifrahhassan2577 4 жыл бұрын
Allow cibaadada noofududeee🤲🤲aaamiin aaamiin yarabi Jazakalah shiikh mustafa
@maryamabdi632
@maryamabdi632 Жыл бұрын
Allahu akbar ilahayow narta naga badbadi yaa rabi yaa raxman Allahu akbar ❤
@caduunchannel2909
@caduunchannel2909 6 жыл бұрын
صلو علی النبی محمد صل اللہ علیہ وسلم
@sabasaleh2978
@sabasaleh2978 4 жыл бұрын
Illahow Nawada Hanuuni oo wadada saxda ah nagu so hagaaji amen Ya Raxmaan😭
@mubaarigcumar9226
@mubaarigcumar9226 5 ай бұрын
ILaahow aduun iyo aakhiroba hanuunkga nagu toosi❤
@jabrilabdala1620
@jabrilabdala1620 6 жыл бұрын
Alhaa ku xafido shiqan rabi darti aan u jclhy shikh mustafe insha aalh rabi janadaa hanugu kulan siyo yaa rabi
@anisaxiireey5344
@anisaxiireey5344 6 жыл бұрын
Jazakumulaah sheikh mustafa alle ha kubarakeyo cimridheerne alle ha ku siiyo cilmigane alle ha kuusii kordhiyo janadane alle hanagu kulansiiyo amiin barakalaah
@peapahjaa3899
@peapahjaa3899 5 жыл бұрын
MahadZantahy sh. mustafe.H. ismaiL HaruN sh.aaan Muxadardisa jecLahay ❤❤ ❤
@saidalisaid6980
@saidalisaid6980 6 жыл бұрын
ماشاءالله ماشاءالله جزاك الله خيرا صلى الله عليه وسلم
@omarsalat5048
@omarsalat5048 6 жыл бұрын
Masha allah sheikh muftafe xaaji ismacil Alle dartiis ayan kujeclahay w/hi❤❤
@nimoyusufabdillahi4868
@nimoyusufabdillahi4868 10 ай бұрын
Illhay dhamanten ba ha ina so hadeyo❤
@amiishcookingfasion9645
@amiishcookingfasion9645 5 жыл бұрын
Illahow ada ka megen galnay qaflada smiin amiin
@kingmoha9965
@kingmoha9965 6 жыл бұрын
Mansha aalah alaah hanoo danbi dhaafo jidka toosana hanagu hadeeeyo jasakalaaah sheikh mustafae Aaaamiiin dhaha
@bushraomar4922
@bushraomar4922 4 жыл бұрын
Masha Allah illahay haynaga dhigo kuwa khayrka ku dhaqma janadana ku kulma
@xusenaxmad5037
@xusenaxmad5037 4 жыл бұрын
Nio sheikha waxa uu shegayo wlhi aniga ayay i hyztaaa iyo ka badan yaaa allh illhow i danbi dhaaaaf🤲🤲
@mustaagtripleone9643
@mustaagtripleone9643 6 жыл бұрын
Masha alah sheikh mustafa xaaji ismaaciil Alle ha ka abaalmariyo qeyrka aad bulshada la wadaageyso
@khaalidhppy2931
@khaalidhppy2931 6 жыл бұрын
mnsha allh jasklah khyru jasa ilhy haa naa dhawro amiin
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 5 жыл бұрын
Illaahow musiiboyinka aduun iyo qatumo xumo ayaan kamagangalnay yaa rabi
@MunitoAstuta
@MunitoAstuta Ай бұрын
Iisoo duceeya in ilaahay cibaadada igu sugo 😢
@muhacawad1072
@muhacawad1072 5 жыл бұрын
Alle khayrka hanawafajiyo oo alle khatumada khayr noogu danbeeya
@queenyismail5158
@queenyismail5158 5 жыл бұрын
Allaw khatumadeena khayr noogu dhamee🤲
@abdirahmanahmedabdirahman2920
@abdirahmanahmedabdirahman2920 6 жыл бұрын
Jazakallah kheyr Illahay intii kuwaano qaadata amiin
@saacidmahad451
@saacidmahad451 5 жыл бұрын
Rabbi jidka siraad iyo Kuu sahal su aalaha Raxmaankeen sidii roon Kuu sahal amuuraha.
@manaalmahamud5323
@manaalmahamud5323 6 жыл бұрын
iLaahoW KhaatuMada Khayr noogu khatim sh mustafe jazakallh shekhuna ajar io xasanad allaha kaa siiyo baraarujintaada anagana kuwi ku cibro qaato ilaah ha naga dhigo☝
@abdifitahadenahmed6113
@abdifitahadenahmed6113 4 жыл бұрын
Walal ii soo ducey wll waxaan ku suganahay wado qaldan Alle ha inoo dembi dhaafo. Aamiin Yaa Rabbi
@SarahthMohamed
@SarahthMohamed 4 жыл бұрын
Adna ilaahey ajar ha kaa siiyo anana Allah ha nugu anfaco. Amiin amiin amiin amiin amiin
@fatumaahmediskufilan1103
@fatumaahmediskufilan1103 6 жыл бұрын
Mashallah sheikh mustafa jazakallah khayr
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 5 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 94 МЛН
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 30 МЛН
SIDA FAQRIGA LOOGA BAXO SHEEKH MUSTAFE MUXADARO
21:45
SHEEKH MUSTAFE
Рет қаралды 47 М.
Mustaqbalkaaga Dhiso | Dhiirigalin | Sheekh Mustafe 2024
44:44
Wadaad Media
Рет қаралды 104 М.
Maxaa Keena Daalka Maskaxda | Sheekh  Mustafe Xaaji  Ismaciil
10:12
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 46 М.
MAXAA LAGU BADBAADAA  ᴴᴰ┇Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil
19:56
Alnasiixa Media
Рет қаралды 557 М.
YAA WEHEL KUU AH ? || Sh Mustafe Ismaacil Haaruun
24:18
Daacad Production
Рет қаралды 147 М.
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 5 МЛН